Тёмный

4 SHEY AN KU GUULEYSTAY INAN JOOJIYO IYO GUUSHII AN GAREYA GABDHI WEY INI SO JAWABTAY 

Ruumi Channel
Подписаться 76 тыс.
Просмотров 27 тыс.
50% 1

#ruumikitchen #share #subscribe

Опубликовано:

 

17 дек 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 214   
@aishashiekhabduaziiz7860
@aishashiekhabduaziiz7860 6 месяцев назад
Shukran abaayo ruumi Falastiin aa duceeno dhibka inoo alle kadulqaado ilaahoow 😢ugargaar walaaleheena muslimiinta ee reer filistiin
@qali0mar645
@qali0mar645 6 месяцев назад
😂😂Somali u ducy
@aishashiekhabduaziiz7860
@aishashiekhabduaziiz7860 6 месяцев назад
@@qali0mar645 soomaaliya waa dalkeyga markastaa uduceeyaa taas maakatashahaa qof damiir leh matihid waalagu qoslo meesha mayaalo dad muslimiin ah OO laaynaayo maku farxsantahay
@fatumaali5834
@fatumaali5834 6 месяцев назад
Aamiin ilhaw musliminta dhibka kadulqaad
@umurashaad6869
@umurashaad6869 6 месяцев назад
15 years shilin meel ma dhigan okay 👍 hada ayan bilabaye insha aallah ❤❤❤
@hodoadam1672
@hodoadam1672 6 месяцев назад
Never too late wll hada dhexda xiro oo dhaqalaha bilow ayuuto/hagbad or dahab or dhulal somalia ka Bilow hadd hesho dad aamina sida waalidkaa oo ku gada waliba dhulal fog fog ee xoga raqiska gado then after 4 or 5 years lacag fican bad ka faidi
@baismail7521
@baismail7521 6 месяцев назад
Qurbaha dhaqaalaha waxa dila xafladaha la aadayo ee u badan kuwa fanka anigu ma tago lakin hablaha taga waxa ka baxaya qarash aan caadi ahayn sida inay sed soo iibsadaan cardka xaflada iibsadaan make up soo marsadaan oo lacag ka bixiyaan gaadhi haday leeyihiin shiidaal ku bixinaya lakin ismay waydiin waxa ay ka soo faaiday iyadoo daalan oo fara madhan bay soo noqonaysaa alle ha ina soo hanuuniyo amin ya allah
@xamdiapdi2646
@xamdiapdi2646 6 месяцев назад
19jir ahay umul ahay malinta kugu so biiray wlhi waa i anfacday ilaah haku xifdiyo
@Maryam-gx5hr
@Maryam-gx5hr 6 месяцев назад
Mahadsanid abaayo
@user-wy8tw2mr2f
@user-wy8tw2mr2f 7 дней назад
Masha Allah❤
@sarah.a4096
@sarah.a4096 6 месяцев назад
Mashaa Allah Absolutely that's true ❤
@Khadro8796
@Khadro8796 6 месяцев назад
Masha allah absolutely
@zagalcabdizagal1011
@zagalcabdizagal1011 5 месяцев назад
Ruumiyey waxad iska jarto ayuuunba kaa goa wll Anigu waxan shaqaynayy 2 sano lacagbuurana kuman shaqaynayn waxan kushaqaynayy 150$ waliba family kaygu baadiya ayuu jiray oo biilbu iigafadhiyay allh mahadi Labada sano ayan kubadalay noloshayda Waxan samaystay kayd markay waxoga yar ii uruurtay ayan ganacsi kabilaby guriga masha allh waan kufaiday maanta family kagyi magalka keensaday naftaydina waan kafeyay alx ❤
@FardowsaAbdikadirAkhii
@FardowsaAbdikadirAkhii 4 месяца назад
Masha Allah Karti Badan
@nasriali240
@nasriali240 6 месяцев назад
Asc Rumi Masha Allah Allah hakubarakeyo❤
@minaahmedmohammed8255
@minaahmedmohammed8255 6 месяцев назад
Man sha Allah Abaayo Runey
@qaaliahmed4984
@qaaliahmed4984 6 месяцев назад
Ruumi geesiyad ❤ thanks alot
@bi8703
@bi8703 6 месяцев назад
Jazakha Allah Khair. Wan ka faiday video iyo tii hore. ❤
@fadumoabdisharib5762
@fadumoabdisharib5762 6 месяцев назад
Masha Allah
@munamohamed1078
@munamohamed1078 6 месяцев назад
M.a allaha idiin barakeyo xolihina abayayal
@fatumoahmed8093
@fatumoahmed8093 6 месяцев назад
Masha Allah Abayo ❤❤❤
@MaaidaCraxmaan
@MaaidaCraxmaan 6 месяцев назад
masha aallaah ruumi
@farhiyahasan7259
@farhiyahasan7259 4 месяца назад
Masha Allah abayo naag nool xafidakalaah❤
@Dagancabdi4063
@Dagancabdi4063 6 месяцев назад
Mahadsanid abaayo allaha kusharfo
@Great.666
@Great.666 6 месяцев назад
Masha Allah gabadh heen o dhan
@user-ug4xh1ir3m
@user-ug4xh1ir3m 6 месяцев назад
Machaallah Machaallah dankjewel zusje ❤❤❤
@deqaahmedi1338
@deqaahmedi1338 5 месяцев назад
Masha allah 👏🏼👏🏼👏🏼 waxaan ugu sii darayaa sakada ha iloobin iska bixi sanad walba ilaahey ha kuu barakeeyee
@hanimacalin3267
@hanimacalin3267 6 месяцев назад
Masha allah
@ismahancali6643
@ismahancali6643 6 месяцев назад
Masha Allaah Fariid waaye ilaahay ha barakeyo Abayo insha Allah. Adigana jazakallahu khayr ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FartuunhusseinAxmed-kv1dk
@FartuunhusseinAxmed-kv1dk 6 месяцев назад
Masha allah fariid waaye ilaahay ha barakeyo❤❤❤🎉
@BahjoCabdirisaaq-ux4oq
@BahjoCabdirisaaq-ux4oq 6 месяцев назад
abaayo wan kusalaamay salaan kadib hooyo jooga ta soomaaliya 5doolar yaan ka aruuriyay waxaan kadhistay laba qol suuligi iyo jikadii in muda dhan 3 sano xaasna waan axahay
@user-fk4ij5nl9f
@user-fk4ij5nl9f 6 месяцев назад
Maash alah
@hodoadam1672
@hodoadam1672 6 месяцев назад
Wow farid dhexdu u xiran tahaa tahy xbbti bishii miyaa 5$ dollar dhigi jirtay no faaide labada qol iyo suuliga meqaa ku dhistay? Ado mahadsan
@hodoadam1672
@hodoadam1672 6 месяцев назад
Masha allah hambalyo gabadh faridaa tahy
@FardowsaAbdikadirAkhii
@FardowsaAbdikadirAkhii 4 месяца назад
​@@hodoadam1672Markey kuso shegto iso sheeg aan ka Fa.idnee
@hamdiwehaliye7609
@hamdiwehaliye7609 6 месяцев назад
Masha Allah ruumi qurux waxaa tahay qof qalbi wanaagsan oona dhiirigaliso 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@user-uz8pr5yi1x
@user-uz8pr5yi1x 6 месяцев назад
Mansha allah
@amiishaahmed9865
@amiishaahmed9865 6 месяцев назад
Mashallaah walee waa fariid gabadhaasi Haa baan u hayaa inantaa Allah hakuu barakeeyo hbbt
@LabasuulMuxumedCali-ew8qu
@LabasuulMuxumedCali-ew8qu 4 месяца назад
Masha alaah mcnto waarunted ❤❤❤❤❤❤❤❤
@MushkMahdi-vx7nf
@MushkMahdi-vx7nf 3 месяца назад
Manshaallh
@nimoadam3435
@nimoadam3435 6 месяцев назад
Ma sha alha
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 6 месяцев назад
Asc mashallh Shukrn
@sahraqueen8081
@sahraqueen8081 6 месяцев назад
Mashallah apyo
@hamdiahmed4504
@hamdiahmed4504 6 месяцев назад
Masha Allah ilaah ha u sii siyaadiyo
@abdirahmannuurmohammed298
@abdirahmannuurmohammed298 6 месяцев назад
Maashaa allaah allaha u barakeeyo
@Dkerriejekrero
@Dkerriejekrero 6 месяцев назад
Masha Allha fariid
@yarimysahra8061
@yarimysahra8061 6 месяцев назад
صل الله عليه وسلم وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته Masha Allah tabarakallah macanto warunta qofkasto hadadalo Insha Allah
@maryamaxaji3820
@maryamaxaji3820 6 месяцев назад
Masha Allah tabarakallah abaayo thanks wan kugu dayaneena anagana ❤❤❤
@user-hi4fu2dj3b
@user-hi4fu2dj3b 5 месяцев назад
Marshall allaaha abaayo
@hoodoheeh3223
@hoodoheeh3223 5 месяцев назад
Wll ilma haysta Ana korsado halke wax ka biilaba iso sheg ❤❤allah haku xafiido
@Umutaqiya
@Umutaqiya 6 месяцев назад
ماشاء الله تبارك الله ❤
@fardosahade5470
@fardosahade5470 6 месяцев назад
Mashaa allah Hambalyo ❤❤. Ilahey aqligeeda ha ubarakeeyo hanakana hanaga dhigo kuwii ka faaiida.
@amalmohamad1990
@amalmohamad1990 6 месяцев назад
Masha allaah wllshey ruun 🥰🥰🥰🥰
@SM-qx5he
@SM-qx5he 4 месяца назад
Wlh waaruntiin Africa is west of time and never grew up they take for granted 4 ever like you are not daying you are healthy 4 ever 15 year ayaan Canada jogaa sida Dameerka ushaqeeya wlh Nurse ban ahay haltaano xitaa uma baxsanaayo ayağana uma baxsanayan Waxaaba kadaran anoo xanunsan xitaa of maqaato maalmaha fasaxa mafariisto shaqada iyo African adoon u ahay subaxkasta Waxaan dhaha hadaan sakay joogilahaa lacagtaa dirilahayd yaakadiraya walaalo iyo hooya diiday inay isku meel kunoadaan waligiin ma aragteen dad isku gobal jooga oohadana. 10 Degmoo sacadka yar isujira oon rabin inay wada noolaadan
@Xaliimo835
@Xaliimo835 6 месяцев назад
Mashaa allaah
@ubaxmuxudin1861
@ubaxmuxudin1861 5 месяцев назад
mash allah. hambalyo sis❤
@raxmayuusufcabdi5815
@raxmayuusufcabdi5815 6 месяцев назад
Mashaa alaah qaali
@shukrihussein831
@shukrihussein831 6 месяцев назад
Wlhi abaayadas beenteeda ma ahan ani wax meel wey ii dhigmaan lkn familkeyga inta badan siiya oo wixii aan meel dhigan lahaa familkeyga siiya
@bushraismaciilcali2543
@bushraismaciilcali2543 6 месяцев назад
Manshaa allah
@alhamdulilaah143
@alhamdulilaah143 6 месяцев назад
Mashallaah
@user-fk3ry3dc6i
@user-fk3ry3dc6i 6 месяцев назад
Mansha allh❤
@user-zk3rc1wx8g
@user-zk3rc1wx8g 6 месяцев назад
Masha Allah qruxlay Ani waan ku tageraa ❤❤❤❤❤
@salma-qs2gi
@salma-qs2gi 5 месяцев назад
Masha aalh this video was one mo ago I just watch now she's so smart masha aalh congratulation sister
@umuamiira6098
@umuamiira6098 6 месяцев назад
Masha allh gabadhas qurshaheeda aad bu ufcnyhy qudubka.1aad run bay ka shegty iyo kan 3aad shere garenta ah ..intaas baaba ku liidanaa
@user-pc3zq8ve4r
@user-pc3zq8ve4r 6 месяцев назад
Masha allh ilah habarakeeyo wa gabardine ku dayasho medan
@rayanabdi1390
@rayanabdi1390 6 месяцев назад
jizakalah kheer abayo wlhi 3 video lee ka dawaday waxanba bilabay saving in aan mar hore ku arkay ahayd wlhi ❤❤❤❤
@farax6361
@farax6361 6 месяцев назад
❤ruumi xbti allayaxfidka
@bahjazheekh2530
@bahjazheekh2530 6 месяцев назад
Maansha allh walshy qaali ❤❤❤walahi inan kugudayano waa wajib mcnto waayo dadka wawanagsan wankudaydaa
@user-lx3tf4kl8w
@user-lx3tf4kl8w 5 месяцев назад
7sano ayaa layqaba shilina meel iima yaal inta badan ninkaygu waa iga maqan yahay kaligay 600 ayaa igu baxa ma aqaan wax iga siya ii soo duceeya😊
@XamdiMaxamed-fo7kv
@XamdiMaxamed-fo7kv 6 месяцев назад
N3 xabibti wa mahadsantah
@ayanabdimohamed2233
@ayanabdimohamed2233 6 месяцев назад
Ruuney waad mahadsanthy dhaqalaha noo soo gudbisay aniga dhowr jeer Ayan ku dawaday
@farax6361
@farax6361 6 месяцев назад
Walaashy ruumi alle haku xafido waxaan ahy ardayad plz igusoo xidhi cidii rabta in aan baro Quraanka iyo hingaada caruurta iyo hooyoyinkaba ❤ shan lix afar lix eber sadex hal todoba lix waa afsomali wayo number ma ogola in halkan lagu qoro
@fahimomohamed8261
@fahimomohamed8261 6 месяцев назад
Ani hadafkeygii igu weynaa ii qabsoomay 2023 allaxamdulilah in ta kale illaahey fududeeyo
@SahraKaaba
@SahraKaaba 6 месяцев назад
maasha allh inaantaa waan hambalyaynayaa siday ay dhaqaalaha usamaysatay laakiin kudayasho ayay mudan thay taa odayaasha ka qariya ay leedahay na waan kun daageersanahay 🥰🥰🥰😂😂😂😂😂😂
@ladanmohamed4515
@ladanmohamed4515 6 месяцев назад
masha allaah abaayo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ashaherow139
@ashaherow139 6 месяцев назад
Asc rumii waa tageryaa jazerkumalhii kheer family ka quruxda baden Allahey haku barkiyo deerigaliin ino tahay ku daysho Munden keep going well done hal codsi wata rotika mac macanka qalitul naxel🎉🎉🎉🎉🎉😂❤❤❤❤
@user-dt1by4uh4i
@user-dt1by4uh4i 6 месяцев назад
Mahadsanid wll qaali waxa badan ayaan ka fiday waxa ii noqotay hooyada oo kale wlhi wll qaali Mahadsanid ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-kh2lh5gs2x
@user-kh2lh5gs2x 6 месяцев назад
ruumi ❤❤❤❤
@HappyCoconut-vt6bi
@HappyCoconut-vt6bi 5 месяцев назад
Ala abayo waxbadan banka faa iiday mansha alaah ilahay khayr badan haku siiyo ❤
@AsmaCali-jk7uu
@AsmaCali-jk7uu 2 месяца назад
Runtaa abooyo awlaadyaryar hadad haysato socodku naf kuuma laha awlaada alle ha inoo xafido
@MuniraMahad-co3eg
@MuniraMahad-co3eg 6 месяцев назад
Ana uhoreya ruumi xbbti🎉
@shukriyamuhammad295
@shukriyamuhammad295 6 месяцев назад
Aabyo mcm inshaalah Haye❤️
@shukurimahamad2263
@shukurimahamad2263 2 месяца назад
Masha allah❤❤❤❤❤❤www
@Umuxasan
@Umuxasan 6 месяцев назад
Shugran abayo wad no faideysay ilahay ha ku jeclado❤
@barwakamohamed4531
@barwakamohamed4531 2 месяца назад
Wlahi waxa laiqaba 11sano waligey becshara magali cideyda iskajoga 4050 alxamdulilah
@Muaadhamud0027
@Muaadhamud0027 5 месяцев назад
I love you, so be a lot of work for
@seytunosman6336
@seytunosman6336 6 месяцев назад
Ani lacagtan kashaqesta qurbaha mela digta id uma diri shan mel yaganacsi kafurte garissa neirobi wajir mandera iyo bangal kolkan Africa taga kuli mara lacag tan kahela wa lacag fican laba milyan kuli kolki laisku dara dukamahas mel maadi waqti an shaqenaya iyo waqti gurigeda An hagajisanaya ilmahedana Africa jeste lacagtas yalogabihiya isgool iyo madarasa idena neirobi yakene. Ana lacag umadiri dumahas le ubuhiya
@mumtazkhalif1095
@mumtazkhalif1095 6 месяцев назад
Msh allah wa qof nol msh allh Kkkk waxan ku qoslay xaji lacag ma salam bank miyaaa
@nimoadam3435
@nimoadam3435 6 месяцев назад
❤❤❤ Waal shaa y
@bmk111
@bmk111 6 месяцев назад
Abaayo Horta mahadsanid lakin kawaran gabdhaha xaas ka ah qurbaha jooga oo aan wax shaqo aadin biilna qaadan oo loo soo adeego maxaay meel dhigi biil ba hadii aysan maamulin ee wixii loo keeno uun kariso
@Samiaahmed554yu
@Samiaahmed554yu 6 месяцев назад
Marki lagusojawabo isosheg iskumid nehe😂
@bmk111
@bmk111 6 месяцев назад
@@Samiaahmed554yu 😃ma dalkii ayaa joogtaa mise qurbaha hadaa qurbaha joogto meeqo sano ayaa joogtaa aniga Hal sano iyo wax yar ayaa jooga qurbaha wax Ila mida waa raadinayay 😀
@user-hq5se8nw5u
@user-hq5se8nw5u 6 месяцев назад
Kkkkkk fariid hbo waan kutaageera
@fatumaali5834
@fatumaali5834 6 месяцев назад
Wal baytu baytakum wal bintu bintakum marka dhaday dalaqa sodhahay runtii❤❤
@rahmoibrahim5793
@rahmoibrahim5793 6 месяцев назад
Wale naag maraacin alx naaga wadanka ila joogto saaxiib maa ihi waalalahey ayaan saxiiba la.ahy
@Clcaziiz
@Clcaziiz 6 месяцев назад
25 ,Aya layi qabayi oo waba madhigan❤❤
@Sahrokeyf978
@Sahrokeyf978 6 месяцев назад
kkkkkk wlhi waad iga qoslisay Ruumiyeey anigaa layfahmaa lee iga dheh mahadsanid xbbti
@lakibile
@lakibile 6 месяцев назад
goor aan 4ilmo haysto oo lacagtii dhamayd ku ciyaaray ban ruumi helY
@hodancabdinuur2689
@hodancabdinuur2689 6 месяцев назад
Mashaa allh macalinka dumar land keep going ❤🎉
@nadiyasaid123
@nadiyasaid123 6 месяцев назад
0.5 hadad meel dhigto lacag noqone wllo kuwa dibadajoga kaliya mahan kuwa dalki joga dhiiri gali ilel dad jeb yar jira quruxey oo waxyar qata latali noh
@zagalcabdizagal1011
@zagalcabdizagal1011 5 месяцев назад
Ruumi noosobadi wll qisiyinkano gale mshaa llh aniba aad baan ujeclhay dumarka wax kaydsada waa dumar karti usaaxiba ❤
@saynabasser5481
@saynabasser5481 6 месяцев назад
Waa runtaa wlhi abaayo
@hamdiahmed4504
@hamdiahmed4504 6 месяцев назад
Hhhhhh anigaa ka mid ahaaa masha Allah
@user-gh1hv5zf3f
@user-gh1hv5zf3f 5 месяцев назад
اللهم صل على سيدنا محمد
@fooshassan1379
@fooshassan1379 6 месяцев назад
hooyo caruur koris ku jirta iyadaa a ciidan u baahan Alxamdulillah inteena ay u koreena hawl kalaaba u taala oo iyagaaba kaaga baahan wax u sheeg iyi waxyi galin
@geenyadacaad2456
@geenyadacaad2456 6 месяцев назад
Wlhi wa ruun inga seven baa samiiysta limana qabo alx naag ilmaalehna lama saxiibin kuwaan aqaanay xetaa waan jaarey dumarka socodka badana ma ihii yurub iyo America naa ma jogo east Africa joga alx
@Umuxasan
@Umuxasan 6 месяцев назад
Haa wa run abayo ani bey igu dhacday gabadh ban la saxibay waxay ibartay dahab gadow yacni dahabka iska gad oo lacag ban u bahanay😢
@qalbinuura499
@qalbinuura499 6 месяцев назад
Abayo dahabkaada maa Iska gaday mise mid cusub ayaa suu iibsatay?
@nadiyasaid123
@nadiyasaid123 6 месяцев назад
Ta la guursado kow kabilow waxyar ha ahato meel dhigo bes
@Seylaay
@Seylaay 6 месяцев назад
Plz ii soon sheeeeg meesha lagushubaayo.
@LuulBaaruud-oe9je
@LuulBaaruud-oe9je 6 месяцев назад
Manshlaha Manshlaha ❤❤❤❤❤❤
@hubsiinochannel1779
@hubsiinochannel1779 6 месяцев назад
Kkkk wali waa lasoxsanyahay qaali Abayo ayadana ha unarakaayo
Далее
Хотите поиграть в такую?😄
00:16
Просмотров 372 тыс.
NOLASHDEYDA WAXA I QABSAMAY.  2023 IYO 2024 QORSHAHEYGA
16:40
dhaqaalaha hooyada iyo maarayntiisa
35:27
Просмотров 37 тыс.
MIDEEN PODCAST EP1- SAAXIBNIMO TILL WE DHIMO
32:23
Просмотров 46 тыс.