Тёмный

30 SANO MARKAN GARAY MAXA ISKA KEY BADALAY 

Ruumi Channel
Подписаться 81 тыс.
Просмотров 11 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

8 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 75   
@ayanabdi-ol5zw
@ayanabdi-ol5zw 11 месяцев назад
Ruumiyey aniga sanadkasto nafteyda wa la xisaabtamaa mxaa sanadki hore ii hagaagay, mxan sanadkn rabaa inaan gaaro. Gadaal ilaahey iima celiyo alxamdulilaah abyo naftetda aadbn ugu fraxsanhy 10 sano ayaan reer leyahay ilaahey ayaa mhada leh.
@SAGALPKXD
@SAGALPKXD 11 месяцев назад
❤😂❤
@user-uq1ev8px5p
@user-uq1ev8px5p 2 месяца назад
Mash Allh gaabadh fariid❤❤
@SahraCali-gk4pc
@SahraCali-gk4pc 11 месяцев назад
Waruntaa abaayo dadkaa isleedahay waakuwa kuugudhaow ayaa udaran haday tahay saxiib iyo haday tahay qaraabo masha alaahaa horay usoco❤❤🎉
@fatumaelmi6863
@fatumaelmi6863 11 месяцев назад
wlshy manshallah talo waxa taleh dar alle ayan ku jecelahy walhy waxa ayan ka korosadaa markasata alle ha ku xifidiyo
@ayanabdi-ol5zw
@ayanabdi-ol5zw 11 месяцев назад
Masha Allah ruumiyey vediowgan wa mid quality bdn waqtigu waa muhiim alxamdulilaah
@sadiaculusow2871
@sadiaculusow2871 11 месяцев назад
Masha alah waayo arag qabiir ah ilaahay ha ku xifdiyo adiga familkaada❤❤❤❤
@user-uq1ev8px5p
@user-uq1ev8px5p 2 месяца назад
Maah allh waxan hay inan waxbaratay hada jamacad gaali raab wali maan guirsan haadn kuhu xidhanay markaan rer jeesho kugu xiiidhnaandoon❤❤❤❤❤❤❤
@IbtisaamSaam
@IbtisaamSaam 11 месяцев назад
Masha Allaah Ruumi qalbi wanagee❤❤❤❤
@boqoradacadar
@boqoradacadar 11 месяцев назад
Scw scw scw
@user-rh2bm1rc9x
@user-rh2bm1rc9x 11 месяцев назад
Abaayoy ani horumar dhan waa gaari laahay waayo kalsoonidaa iga maqan waxkasto samee dhohona cabsiyaa iga hortagan maxaa sameyaa
@Bilan-vt9yq
@Bilan-vt9yq 11 месяцев назад
mashaallaah abaayo wax badan Ayaan kaa faaidee jasaaka llaahu kharaa alle ha idin xitiyo dhamaantiin
@hamdiahmed4504
@hamdiahmed4504 11 месяцев назад
Masha Allah
@miskiqase7747
@miskiqase7747 11 месяцев назад
Mashallah❤
@umusafia-jm5dt
@umusafia-jm5dt 11 месяцев назад
Maasha allaah hooyo qiimo leh hore u soco ❤❤❤❤❤
@ridwanabdulahi2221
@ridwanabdulahi2221 11 месяцев назад
Rumi alaha ku xafido abayo ala lugoyo badana dadka qar abayo dadka ogu lugoyo badan wa qarabadada qof walbow hoyo iyo abo iyo walalada waxan aheeen haku dhumin wakhti iyo dhaqalahada sababto ah qofka qarabadada wa cadowgada kaliye adunka asaga iyo sheydan le ledahay adunka E gabdhow qarabo ma jirto hadunkan e wakhti ha iskaga lumin hadi kale ti igu dhacday kugu dhace o ad ka sexan weydo
@leylaadan5283
@leylaadan5283 11 месяцев назад
Mash allha ❤
@suadaadan1282
@suadaadan1282 11 месяцев назад
Asc ruumi qurux manshaallah, wankusalame abayo nagaha rer Nairobi odjafeyse adlehed auntie abayo antida waba galee Hadi sikasto logushaqeyo hata lakini nagaha rer Somali EE wadanka hoyo joga oo Sidi digagta udalan 13 canug oo Gabar qaraba intalokeno Sida inabti ama inahabret oladaqma Sida gal kadaran bahina kudilan kasohadal?
@hamdishiigdon2044
@hamdishiigdon2044 11 месяцев назад
Abayo maa ragtey ilaahey ayaa la xisaab tamaa
@user-tj3uo3rz2m
@user-tj3uo3rz2m 6 месяцев назад
Mansha allah xabiibti allah hakubarakeeyo❤❤❤❤❤
@sumeyo7836
@sumeyo7836 11 месяцев назад
Mashallah ❤😊
@falisaxmed8584
@falisaxmed8584 11 месяцев назад
Masha Allah ❤❤❤❤❤❤
@jamiilamaxamed2107
@jamiilamaxamed2107 11 месяцев назад
MashAlh ruuney waxbadan Ayaan ka faidey jasakalh khyer ❤
@user-rx7yu6tl2o
@user-rx7yu6tl2o 7 месяцев назад
Masha allah wllo ❤❤❤❤
@user-ml4qo6bd5z
@user-ml4qo6bd5z 11 месяцев назад
Masha allah
@user-ic9kv2ke9x
@user-ic9kv2ke9x 11 месяцев назад
Asc umi Ibrahim waa runtaa warkaada xbbti shugran
@Shariifoaxmed-pt3dr
@Shariifoaxmed-pt3dr 8 месяцев назад
Nshallh abaayo rutaa waaye
@faliza8772
@faliza8772 11 месяцев назад
Masha allaah ruumiyay
@xaawahasan-bf4br
@xaawahasan-bf4br 11 месяцев назад
Mashallaah hooyo ku dayasho mudan allahuma baarik
@Wadakirbilquran
@Wadakirbilquran 11 месяцев назад
Sadaqadi xitaaa madiiday ruumeeey
@nawaalaxmad3252
@nawaalaxmad3252 11 месяцев назад
Ruuney abaayo wuu ila guursaday ninka wana nacay ina iska furo wan ku tala jira wayo niyad uma haayo adna sabar aya tagantahay sabarka ma dumarka bisa loogu tala galay
@fatumayussuf5255
@fatumayussuf5255 11 месяцев назад
Abaayo hadoqomobin naag gurigaada ha u dumin waa haddii uu ninku fican yahay oo u xaqa ad ku ledahay yaqano kana sobaxo naag la guursaday is ka iloow booskada xajiso
@fardosaabdi4975
@fardosaabdi4975 11 месяцев назад
Qaali samir ha iska dumin rerkaaga walhy ilmaha aabohi laysfuro aduunka wa dhib hadu ilmihiisa bilinayo adna xaqaaga kusiinayo naag ha udumin rerkaaga malintasay gusheeda gadhay nagtaas. Is adke naag ha ujabin
@nawaalaxmad3252
@nawaalaxmad3252 11 месяцев назад
@@fatumayussuf5255 abaayo aniga nafteyda hadan asiga maba ku qanacsani see nin iyo naag iskugu noqona qof aadba dhibsaneyso ilen nafan leyahay nin aan ku faraxsanaha guursana
@hamdishiigdon2044
@hamdishiigdon2044 11 месяцев назад
Abaayo meel fariiso soo qaado warqad wuxuu ku fiican yahey qorwuxuu ku xun yaheyna qor waxa kusoo bax fiiri ilmo hadaa laheed maxey ka faaidaayaan furitaanka naagta u guursadey ha fiirin adigu bal fiiri waxa fiy uujarka
@-farhia
@-farhia 11 месяцев назад
Qaali sekula gursadey Yacni Ninka marku nag kale haasawe lawado seelagu garta no fa ide bal
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 11 месяцев назад
Manshaallah 😍 waa sax ❤
@simanadan1227
@simanadan1227 11 месяцев назад
❤❤❤❤
@alshab3925
@alshab3925 11 месяцев назад
الحمد لله على كل شيء
@munocadeey2839
@munocadeey2839 11 месяцев назад
Masha Allah Abaayo, dhan walba waxbaa kaa faa iday ❤❤❤
@istahilismail4771
@istahilismail4771 11 месяцев назад
Ruumi you know English yeah it’s right keep your secrets to yourself don’t share them with anyone.
@idildeerow384
@idildeerow384 11 месяцев назад
Manshaa allaah jazakalaah khayr waa talooyin fiican
@fardosaabdi4975
@fardosaabdi4975 11 месяцев назад
Masha allah ruumi alle ha kuxifdiyo❤❤❤
@Wadakirbilquran
@Wadakirbilquran 11 месяцев назад
Ruumiyay coach maxamed ibraahin ducaale ardadiisaa ka mid aheed bn umalayn
@habonali9734
@habonali9734 11 месяцев назад
Mansha allaah waano wa dhameysay❤❤❤
@UmusalmanabdullahiAbdull-xe1os
@UmusalmanabdullahiAbdull-xe1os 11 месяцев назад
Sax waa mahadsanid masha Allah
@user-hq5se8nw5u
@user-hq5se8nw5u 11 месяцев назад
Thans rumi abayo
@meeymunaabdullahi2329
@meeymunaabdullahi2329 11 месяцев назад
Walahi warun
@user-wr5vb5lk2y
@user-wr5vb5lk2y 11 месяцев назад
Thank you
@NIMCOCbdirxmaan-os5ze
@NIMCOCbdirxmaan-os5ze 11 месяцев назад
Walashay qali
@som1
@som1 11 месяцев назад
Mashallah waa sax. Umusha ka soo hadal
@user-uq1ev8px5p
@user-uq1ev8px5p 2 месяца назад
Maad umul mash Allh
@umalkhayrmohamed1852
@umalkhayrmohamed1852 11 месяцев назад
Waayo Arag ayaaad tahay masha allaj
@faliza8772
@faliza8772 11 месяцев назад
Horay usoco
@FatumaMuhammad-in1ko
@FatumaMuhammad-in1ko 11 месяцев назад
Sax Sax abayo 👍👍👍👍👍👍👌👌👌❤️❤️❤️
@FadumaAAli-fj1pn
@FadumaAAli-fj1pn 11 месяцев назад
Asc ruumi abayo naga aya gugu racsan midaas love u from tanzania
@hananhassan5363
@hananhassan5363 11 месяцев назад
Walhi waa runt ruun qofkti xabiba adoow waa taa carurti social media kentay week kadib aydo oyaneysan arka u caqali celi gabdhas abyo
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 11 месяцев назад
😂😂😂 wallee dulqaad malaihi walaahi Waline maguursan 22 sano ayaa jiraa waxaana rabaa narkaan ganacsi sameesto kadib inaan guursado sababtoo ah faraax leyskuma haleen karo 😂😂
@umanajmo6684
@umanajmo6684 11 месяцев назад
ha wlhi ❤❤❤❤❤❤❤
@-farhia
@-farhia 11 месяцев назад
Wll ha guursan 22waa qof yar marka shaqaystid wax barshada herka gartid guurso isku filnansho gaar
@user-ox9fy8yh9e
@user-ox9fy8yh9e 11 месяцев назад
و ❤❤❤🎉
@tushahmed8296
@tushahmed8296 11 месяцев назад
Samarka Alan hada baranaya inan samro Ayan bilawY
@ubaxmacoow3730
@ubaxmacoow3730 11 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊
@suhurdiamond7319
@suhurdiamond7319 11 месяцев назад
Alla run badinidaa ruumiyey😂
@suhurdiamond7319
@suhurdiamond7319 11 месяцев назад
Mnsha allh
@user-hm7iq8cn7h
@user-hm7iq8cn7h 6 месяцев назад
Wclkmwslm guurkayga waankusoowaya arkay waxba iigumadhimana waan sedaalay waxaa joo gaasoomaaliya dukaaxaafadee baangataa waliba waxaajoogaatuulo waxaanseefa afarkun 7sano waxaa iijooto7caruu ah waxaanleeyahay adkaysta walibacibaadaysta khur aankabarta anigoo ciyaal leh baakhur aankbilaabay waanadhameeyay m
@user-uq1ev8px5p
@user-uq1ev8px5p 2 месяца назад
Mash Allh hooyo fiican waad dadaahay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@umalkhayrmohamed1852
@umalkhayrmohamed1852 11 месяцев назад
Abaayo ruumi kasoo hadal dadka marka aad sirtaadada iyo hawlahaaga uga waramiwaydid kaa xanaaqaaya aadan waxbana u gaysan
@ifrahyassin8991
@ifrahyassin8991 11 месяцев назад
Wlhi wll wey jiraan dad sidaa u dhaqma lkn waan fahmi wayey sababta maalinkay wax kuu kordhan aan week Kula soo hadleyn 😂
@-farhia
@-farhia 11 месяцев назад
Subxaanalah Waa Dadka xaasidinta ha usheegin howlahaga waa iga dignin
@fardosaabdi4975
@fardosaabdi4975 11 месяцев назад
❤❤❤❤
@user-vi1sj9sm2f
@user-vi1sj9sm2f 11 месяцев назад
❤❤❤❤
Далее
Я ЖЕ БЕРЕМЕННА#cat
00:13
Просмотров 484 тыс.
кого отпустят гулять чееек
00:53
Naftada U Tasho😡 Nin Haka Dacwon Malin kaste
17:26
Maqal Ma jira Dumarka  Ku Nol Kenya 🇰🇪 Nayrobi
13:14
Maxa I Shaqeyay Aniga Dhaqalaha Qeyb Muhiim Ah
16:27
Просмотров 18 тыс.