Тёмный

WALEYLA GUURSADAY WANA KA NIYADA JABAY INAN ISKA FURA RABA 

Ruumi Channel
Подписаться 85 тыс.
Просмотров 7 тыс.
50% 1

#ruumikitchen #subscribe #share #byruumikitchen #byruumikitchen #dhiragalinta #dhiragalinta #jadwalka #jadwalka ‪@ruumichannel‬

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 34   
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli 5 месяцев назад
Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
@munamohamed5569
@munamohamed5569 Год назад
Mansha allah horusoco wllo 👍🏼👍🏼👍🏼🥰🥰🥰👌👌🤗🤗🤗
@habibaabdalla8264
@habibaabdalla8264 Год назад
Ruumiye shukran and mid wey igu horeysaa midna wey igu dambeysay in wax noo sa'adaan mooyee wax nagama nusqaamin alxamdullilaah wax kasto waa is fahan iyo ixtiraam ayaa laga joogaa.
@maryankeyf4017
@maryankeyf4017 Год назад
Mshllh xppti inu ninku guur badsado waa wax ilhy ubaneyey lkn raga somaliyeed qaybtooda waxay yihiin xisolayaal oo ilawa xasaka iyo ilmaheda midba mida ka dambaysa cirka geeya Mshllh nin rageed baa idin qaba ilhy ha idin barakeyo
@-farhia
@-farhia Год назад
Nagaha somalida. Dhipka haysta waaa ilmaha inta iska dhalayan wlhi. Ninka marku 5kaa dhalo buu kula guursan ilmaha iska yareya farax somali ilmaha kugu badin hadhowna waxa lagu dhaha guriga buuq badana bananka intu aado xaga gbdho cusup ka baran naa hal ama 2ama sadex hadi biri lagu furo Ad kafalad qadi karto dhal koley farax Somli yeeli mayee
@balahiomar8083
@balahiomar8083 Год назад
Masha allah waa run
@munamohamed5569
@munamohamed5569 Год назад
Asxaabta iso booqda 🎉🎉
@foosaadancigale1304
@foosaadancigale1304 Год назад
Masha allah
@Hafsabilanchannel6337
@Hafsabilanchannel6337 Год назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@Msscalia
@Msscalia 5 месяцев назад
18 jir ayaan ahay 2bil ba la iqabaa bishii kobad ban uur qaaday bishii labadna waa igasoo dilmay ilmihii 😢lamana yaqano sababta 😢ilahay ilmo ha isiiyo 🤲isoo duceya
@deeqoafrah878
@deeqoafrah878 Год назад
Hooyo kasta oo cishoon allah u gargaro
@Animeedits1348
@Animeedits1348 Год назад
Mashllh abyo rumiyeey horta talo ficn siisay abaayadas waxaan leeyhy abyo awlaadad fiiiri kafikir ninku hadu kudhaqanayo sida abayo sheekty anuu ku xumayn waxbo naagtas hafiirin iyo reerkas hadey maskadadu ninka wuxu sameeyay kugu mashquliso xbbty maskaxdad waxkale kumashquli carur abahood joogo oo halkan lacg iyo xoog lafadhiyo yeey maskaxda kaxanujin raga somalidu saan ognhy naagta markey furaan bay ilmahana kudaraan adiku naftada dhis kaligeed naag waligaba haisdhihin ninkii nagbu qabah maskaxdu wasaad uladhaqnto
@fatumoahmed8093
@fatumoahmed8093 Год назад
❤❤❤❤❤❤
@deqaahmedi1338
@deqaahmedi1338 Год назад
Aniga ma qabo nolol aan farxad kuugu jirin in lagu sabro waayo naftaada xaq bey kugu leedahay
@Shamsa-o5j
@Shamsa-o5j Год назад
abaayo Rumiyey Anigu waaa Lila qabaa naag waxna iskuma dhina naag waxbaratayna waaan ahayo maanta aqlina leh rerkeygana wanku faraxsananhy intaan guursana waxaan ka aminsanaa hadii nin naag qabo ama kaa dabo kena adoo waligaa gursanin ayaaa kudhaanta lakin hada waxaan u ogahayba malaha tan kaligeed laqaba sababto ah garab iyo faaido moyee dgibataba kama arag
@wardaabdirahamanabdillahi8212
Xabad videos kaaga nadaafada iyo dhiiri galinta ah ayan ku tuurta maalinka aad caajis qabo guriga nadiif bn ka dhiga ruumiChannel shukran hbbty
@habibaabdalla8264
@habibaabdalla8264 Год назад
Thanks
@nasteexohqalinle186
@nasteexohqalinle186 Год назад
Walaal fadal hakahdlin markali nin iyo iloo baneyay in uh nakla kulaquursado Sdaan ugnahay nin somali iin una nakaliya kufilnakarin ayaanwada ognahay waxaa gabdhaha hakuwanin
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Год назад
Qadar Allah alah u baneyay alah naga hayo ❤😂
@Zahrakiin-so5pp
@Zahrakiin-so5pp Год назад
Qof jecel inuu sadaqeysto waa la waayey dahboy 😂😂😂😂
@habonali9734
@habonali9734 Год назад
Maskiin 😢😢😢😢
@runeyiskufilin4806
@runeyiskufilin4806 Год назад
Abaayo qaali ninkaada haduu ku biilanaayo iskaaga samar nin guur dadaaynaayo Aniga 5 naag ayaa leega daba keenay waxaan kula joogi biil la aan alx dhah hadiib kula ogyahay raga haatan jiro waa ku woo masuuliyadooda xilmaamo markeey guursadan naagkale
@maryankeyf4017
@maryankeyf4017 Год назад
Runey dumarkeena baaal .ma lihin nin wada xun ma jiro hal iin baynu rerka ku dumina waan guurka nala gursado Hada ninkayga labo gabdhood ayaa udhalay mshllh qurux badan wuunu naga farxiya anigana abaal badan ayuu igu leyhy waxayabo badan ayuu qabty haduu gursado maha inaa is walo rerkyga dumiyo
@somalifood6935
@somalifood6935 Год назад
30 markan jiray 5caruura anoo haystaa cidiisi kubilowday maad reerkale yeelatid asaagaa 3 iyo 4buu qabaa markaasuu si cod dheer ku yiri xaaskeyga wey qaracmeysaa sidaa darteed waan ka kaaftoomay oo ayadaa iga badan markaasaan isku bogay oo qalbiga gashtay inaan amaan ahay hadoon 40 jirsaday baa la iisheegay 6sano in layla qabay oo naag iyo caruur ujoogaan hadaa iska dhimanlahayd indhaxumadaan ku haayaa habeen iyo maalin
@caziizomohamed
@caziizomohamed Год назад
ALLAH ha ku gargaaro abayo naag 6sano laqarinayay macno male Lagan xiso dhac Anigay ihaysataa hada lkn wan ogahay inuu naag qarsaday imana ay oga iyagu o wa layga qarshe ana wan u amusay
@ruumichannel
@ruumichannel Год назад
@@caziizomohamed maxey tahay qorshahagu caqaliy baa ku qorsone
@ruumichannel
@ruumichannel Год назад
Waa ka xumahay
@sadiyogulled5663
@sadiyogulled5663 Год назад
​@@caziizomohamed ha ka soo saaron muska hadii kale way kula simi.
@-farhia
@-farhia Год назад
@@caziizomohamed mcn xage kala soo xiriiria Wax ban ka wareysan laha Su allo aan qabo
@nasteexohqalinle186
@nasteexohqalinle186 Год назад
Hduu ilahay ninfican kusiiyay dumarka haku wiirsan nin marka uu Kyla goorsado waxa kadhigantay adoo laugu soo Shaago nin Kaagii inuudhitay camal waxa darimikara arintaa qofaykudhacdy
@AasiyoGeedi-kk4uq
@AasiyoGeedi-kk4uq Год назад
Rymiyay abyo gabadha reerkaga hayso dheh ninka 4 baa loo baneeyeey garoobnimo shrfmleh nagtana haday timi adaa muhiimsan . Ninkaga hyso guriga iyo caruurtada furiin waxaan dhib ahayn kugu keenimyo iyo caruurtada oo dayacda . Marwonimo garoob nimo hka dooran oo ninwalba I gacanta kuu taago.
@deqaahmedi1338
@deqaahmedi1338 Год назад
Hadii afar loo baneeyay waa howl asaga u taal laakiin iyada maxaa u dan ah moralkeeda mar hadeysan nolosheeda ku faraxsaney wax qiimo ah uma lahan
@AasiyoGeedi-kk4uq
@AasiyoGeedi-kk4uq Год назад
@@deqaahmedi1338 abyo qancda nfdata adaa samaysankra nin naag kula gursaday kgama tagayso. Tinkle hoyo hdaad tahy waxaad nin uga bahantahyba iska yar Frxd iyoinaad wakhti laqadato caruurtda kugu filan. Tenkle msayrku waa qayba kmida jcylka Jcylkisa kubdn marka qof jcylkisu kugu bdnyhy hdad katagtona wa hawl. Tenkle shuknsi iyo waxyabha gabdha udiidayaaa .
Далее
Тестирую гаджет для роллов! 🙈
00:42
Side Ku Ogaday inu i Jaceyl Yahay Ninkeyga 🙈💖
16:53
CIID MUBARAK RER MY RAJO FARXAD KU CIIDA #my_rajo
11:47