Тёмный
No video :(

33 Sano ayuu deganaa magaalada Nashville ee dalka Maraykanka. 

Hereri Media
Подписаться 281 тыс.
Просмотров 69 тыс.
50% 1

Kala Soco Barnaamijo Iyo Warbixino Ku Xiiso Galiya
Ku Xidhnow Hereri Media Goob Kasta Iyo Goorkasta

Опубликовано:

 

27 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 158   
@usamebayle.3985
@usamebayle.3985 Год назад
Ninkan Waa Nin Aqoon yahan ah Oo waayo Aragnimo leh. Barnaamijyada Abdisalam Hereri Midba midka kale ayuu ka xiiso badan yahay. 🙌❤
@fatmasugule9969
@fatmasugule9969 Год назад
Ku darsoo Soomaali oo dhamina eey u siman yihiin.
@hodanc6255
@hodanc6255 Год назад
@@fatmasugule9969 wa run cabdisalam hereri san maqlay konfur bu ku koray
@fatmasugule9969
@fatmasugule9969 Год назад
@@hodanc6255 walaashey qaali taa ma hubo balse waxaan arkey in uu wareeysto Somaali badan oo kala yimi gobolo iyo magaalooyin kala duwan. Mahadsanid walaalo 💐
@hodanc6255
@hodanc6255 Год назад
@@fatmasugule9969 wa runta qabyalad lagama daremayo waxan kala sixi la ahay in an asaga o shegayo maqlay iyo qof kale san maqlay dad badan o rer waqoyi ba abar daran asibtay konfur baloso raray dadkas inu ku jira ban maqlay bay adu qofka samayn bay ku yelata aniguba dhulka abahay kuma korin isku mid mahan markad hal qabil kaliya arkayso iyo somali kala duwan indha u kala furan hareri kkkkkkk
@drnamlo2980
@drnamlo2980 Год назад
Kismayo xaafada calanleey ayuu ku soo barbaaray kadibna muqdisho waxaa daawataa hereri kismaayo reerkii ay deriska ahaayeen ayuu u tagaayaa aabihiis ayaa bank ka shaqaynaayay
@ymyasiyadofficial7013
@ymyasiyadofficial7013 Год назад
Maansha'Allaah. Soomaalinimo wataa: "Dawladdii Soomaaliya ayaa isoo dirtay, Magacii Soomaaliya ayaan halkan ku imid, oo wax ku bartay" Illaahay Haku Sharfo Mr. C/Qani. Mahadsanid C/Salaan Hereri
@muawiyeawil8430
@muawiyeawil8430 Год назад
Kawaran hadii ay dawladi qaraabo kiiil ku keentay
@xasanaxmed8688
@xasanaxmed8688 Год назад
Bal kwrn haday dawlad somaliya ilaa hada ay jiri lahyd oo ayna bur buri lahyne😰
@elmimuhiyadiin7746
@elmimuhiyadiin7746 Год назад
@@xasanaxmed8688 Turkiga oo kale ayaaynu noqon lahaayn oo dawlad adag ah
@muawiyeawil8430
@muawiyeawil8430 Год назад
@@xasanaxmed8688 waxa uunba ku faa'idilaah uun siyaad bare iyo reerkiisa.
@ymyasiyadofficial7013
@ymyasiyadofficial7013 Год назад
​@@xasanaxmed8688 Maansha'Allaah bay ahaan laheyd iyo Nabadgelyo Nololiyo Sharaf iyo Haybad iyo Isjaceyl lagu Noolaan lahaa wallaal. Balse waa AlXamduli-Laahi Rabil Caalamiin Illaahay Soomaali Hanooleeyo oo Gobanimo iyo Gobnimo iyo Haddaayo iyo Ummaddaha kale oo aan ka kormarnay, Insha'Allaah. Guuliyo Gobanimo Soomaalaa leh, Insha'Allaah. Mahadsanid wallaal.
@DeeqMaalMedia10
@DeeqMaalMedia10 Год назад
Hadaa u jeedo magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤ like sara❤❤🤲
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 Год назад
❤️❤️❤️❤️ALLAH ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@hodangafadi5042
@hodangafadi5042 Год назад
I really like when I see a Somali person who is doing really well in life
@hassanmohamud2317
@hassanmohamud2317 Год назад
i loved the unique people like this guy different culture and hereri news hereri kuwan noosoo badi dadka america cilmiga ka dhitaystay ardayda hadanu nahay si moral keena u dhismo
@sumayamahamed7244
@sumayamahamed7244 Год назад
9990090900090900
@alimohamed9107
@alimohamed9107 Год назад
This brother said the students who finished they study work for IMF please tell us the trick they used to make Africa countries corrupt and keap poor I hope you will safe our country
@abdihakimmohamed2561
@abdihakimmohamed2561 Год назад
Waa arin soo jiidasho leh oo in la ogaado ubaahan. Waxan xasuus mudan in qasdiga jaamacada loo dhisayba ahayd dadkii midawga adoonsigiisa ku dhaganaa ee gobolada koonfuta Maraykanka loogu talo galay in korloogu soo qaado halka dadka ka baxaa loo carbiyo inay sida aboorka ugu baxaan oo uburburiyaan dhaqaalaha waddamada takooran ee calamka 3aad loogu yedho oo ay IMF waxan loogu yeedha hirmuudka utahay. Jaamacadu DAREEN gaar ah ayey leedahay.
@mohamedjama9684
@mohamedjama9684 Год назад
The dollar
@saeedmohammed9933
@saeedmohammed9933 Год назад
maashaa Allah, cabdisalaam hareri, provisional journalist, Well done 👏
@hodhare961
@hodhare961 Год назад
Soomaalinimo qurux badnaydaa. Ana cashuurta dadka Maraykan baan wax ku bartay 😊
@umaddamediachannel104
@umaddamediachannel104 Год назад
Masha Allah Abdi qani waa ku dheg yay meesha. U sheeg waxaa uga fadhinaa in magacii oo wax ku bartay uga faa'iideeyaa bulshada somaliyeed. Shukran Hereeri
@fadumoali7300
@fadumoali7300 Год назад
Mansha allaah waa walaalkay abdiqani baynax bare oo aan isku meel ku dhalanay
@xasanaxmed8688
@xasanaxmed8688 Год назад
Halkeed ku wada dhalateene faadumo Amba,se imika halkeed ku sugantahy my sistare
@adamdalmar8900
@adamdalmar8900 Год назад
Macallin baan u ahaa ilma baynax barre. Ireland baan joogaa ee ma igu xidhi kartaa cabdulqani ama reer baynax barre cid ka mida.
@xasanaxmed8688
@xasanaxmed8688 Год назад
@@adamdalmar8900 gabdha ayaane jawaap ka sugaynaa macalline
@realsom36
@realsom36 Год назад
Waxaa cajiib ah in ninkaan aanu sheegin meesha aabihiis katimid oo lamid ah qabiilkaas baan ahay sida somali badan yiraahdaan magaaladaa baan ku dhashay lkn familkeena waa deegaan hebel. Respect 🙏
@elmimuhiyadiin7746
@elmimuhiyadiin7746 Год назад
realsom qabiilka in la sheego ceeb maaha in la qariyana ceeb maaha, balse soomaalida ayaa si xun u adeegsatay qabiilka
@wardoonwardoon
@wardoonwardoon Год назад
Aabihii wuxuu kayimid qabridahar qorahay
@abdinasirmohamed2238
@abdinasirmohamed2238 Год назад
Anaa garanayo. Lkn Mzee Abdiqani iyo familkooda oo dhan waa dad rer magaal xadaari ah. Kuma daalaan afaarahaas. Iska beyzaani waaye. Dadkiu hore.
@fhuddle2311
@fhuddle2311 Год назад
@@wardoonwardoon Abdi Qani waa nin aad u wanaagsan, oo Soomalida ka horreeya, wuxuu ogyahay in Cudur Qabiil ah dadka baabi,iyay wuuna mahadsan yahay inaanu cidda uu yahay Sheegin
@IB_Adam
@IB_Adam Год назад
@@fhuddle2311 Cabdiqani uma baahna in uu sheego meesha aabihii kayimid maxaa yeeley aabihii caan ayuu ahaa.Baynax Barre wuxuu ka yimid Qabridaharre lkn wuxuu ahaa madaxdii dawladdii Aadan Cadde.
@aktarsharmaarkeofficial3837
ILAAHAY DANBIGIISA HADHAAFO ISAGA IYO HOOYADIIBA QOFKA HAL SUBISKAREEB IISAARA EE WALSHY AMA WLLKY EE SOMAALIYEED ♥💖
@abdirahmanomar7820
@abdirahmanomar7820 Год назад
wow am so proud of Dr Abdiwali gas and this man Abdiqani masha Allah
@hooyouroon991
@hooyouroon991 Год назад
More respect 🙏 Abdiqani beynax bare liibanti qoryoley I mis sow much ❤ 😍 💖 ❣ 💕 💘 ❤ 😍 💖 ❣ 💕 💘 ❤ 😍 💖 ❣
@maxmedmuuse4653
@maxmedmuuse4653 Год назад
Abdisalaan mahadsanid. Haddaad xagiih waxbarashadadii u kacday 🙏👍💯
@mohammedabdirashed2718
@mohammedabdirashed2718 Год назад
I like.. go other city los Angeles ..New York .Minnesota. Washington
@orpheus1662
@orpheus1662 Год назад
😂😂
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 Год назад
Masha allah legend hereri great information as always
@abdullahiqoslaye7715
@abdullahiqoslaye7715 Год назад
Masha alha wariye rug caday sobadi barnamiyadan oo kale
@abrahamojegalitarianism6850
❤❤❤❤❤❤❤❤ walaalkay a/salaan. Ibrahim hereri. DR A/qani Baynax bare. Guulaysta
@abdihakimabdullahiawaale.6735
Nasiib iyo Waxbarasho, buu helay oo ayssn helin jiilka cusub ee Maanta waayo Waayo !
@omarcoonka2578
@omarcoonka2578 Год назад
Respect to Beynax barre
@adamdalmar8900
@adamdalmar8900 Год назад
Asc cabdulqani macallin baan u ahaa isaga iyo walaalihii sida ismaaciil baynax barre. Beer azande ah bay lahaayeen oo maalin laygu cusumey. Waan jeclaan lahaa haddaan cid kala xidhiidhi karo reer baynax barre gaar ahaan cabdulqani. Now I live in Ireland.
@abdikadersaladali7219
@abdikadersaladali7219 Год назад
ALLE CIMRIGA WUU KUU BARAKEEYEY
@adamdalmar8900
@adamdalmar8900 Год назад
@@abdikadersaladali7219 Alxamdullilaah adeer. Mid ka faa’iideysta Allah ha iga dhigo. 70 kii weli ma gaadhin lkn. Waa ku dhowahay.
@abdikadersaladali7219
@abdikadersaladali7219 Год назад
@@adamdalmar8900 Maasha Allah tabaarakallah.
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 Год назад
ALLAH Cimir dheer, cibado suban iyo caafimaad Ha ku siiyo AMEEN YAA ALLAH
@adamdalmar8900
@adamdalmar8900 Год назад
@UCoxgML9YEZ8oUxyYjLZNttw Abdulqani ama ismaaciil haddaad contact kooda ii soo heli kartid
@layladheman6534
@layladheman6534 Год назад
Mnsha allah barnamiijyo qurux badan ayaa nooso galisa
@hodangafadi5042
@hodangafadi5042 Год назад
Education is power knowledge
@maamawadanichanel7653
@maamawadanichanel7653 Год назад
MaashaAllah taariikh fiicana waa kahelnay cabdi slaan
@faaomar8598
@faaomar8598 Год назад
Masha’Allah adeerkey Cabdi qani Baynax barre aragaaga lagu farax ❤
@mohamed88466
@mohamed88466 Год назад
Waa qoloma adeerkaa
@ahussein5083
@ahussein5083 Год назад
@@mohamed88466 waa soomaali
@mohamed88466
@mohamed88466 Год назад
@@ahussein5083 soomaali waa qoomiyad qabiil maaha Qabiil baan weydiiyay
@ahussein5083
@ahussein5083 Год назад
@@mohamed88466 waa Ogaadeen,
@hodanc6255
@hodanc6255 Год назад
@@mohamed88466 kkkk ma bilowday
@Derie10
@Derie10 Год назад
War RU-vid ka abdi slam harari soo booqda uma qalmo intaan yar e.
@wardoonwardoon
@wardoonwardoon Год назад
Xaqiiq you tube ka abdisalan herari wuxuu uqalmaa in somali oo dhami daawato waayo qofkasta wax xiisagaliya ayuu kahelayaa abdisalaan waxaan kula talin lahaa inuu wariya nimadiisa somali uga faa iideeyo dhalinyarada lacagna kasameeyo si dacab fiican ugatago eleen tan lagu waarimaayee
@Burco.
@Burco. Год назад
After 25 years in Europe is time to move to USA 🇺🇸 and Nashville sounds nice place.
@sofiaaden4999
@sofiaaden4999 Год назад
Europe xage oga noshahay
@Burco.
@Burco. Год назад
@@sofiaaden4999 Belgium 🇧🇪 sis
@mahamedafey9144
@mahamedafey9144 Год назад
Maasha alaah ugaas Abdiqani Baynax bare Waa kusalaamey sifiican baad udhigtey
@jaamacyuusuf4452
@jaamacyuusuf4452 Год назад
Hereri waa mahadsanyahay waxa aad sogudbisaa aqoon badan oo kaladuwan ilhay hakubarakeeyo
@axmedyuusuf2915
@axmedyuusuf2915 Год назад
From somalia
@abobasement346
@abobasement346 Год назад
Masha Allah wuxuu qirtay in dowladih dhaxeh u so dirtay Americah waa somalih dhabah waan kah xumahay in dowladenih ridan qabil moryan ah 40 sanoh bay mantah isku dilayan qabil dowladih sharaftah lahayd u burburiyen waan kah xumahay in moryan wadinkih qabsadan
@abdirahmanalimohamed1419
@abdirahmanalimohamed1419 3 месяца назад
Dowladeeni maalintii Md La doortay Md Cabdi Rashiid la dilay oo Taladii dalka qoray caaradiis lagu qabsaday ayee duntay. Adeer Qorayna waalagu riday. Ileen Hal xaaran ah ma Nirig Xalaal ayaad ka sugee. Teedi kale Somaliya way soo laabatay horayna waa loo soconaa.
@guledmaxamed2529
@guledmaxamed2529 Год назад
Maashalah Great City Cabdisalan Hereri Wanku Salamaya Inadr
@KhadarwaleeD5
@KhadarwaleeD5 Год назад
Haaye Haaye😂 legend
@alishiine145
@alishiine145 Год назад
Walahi Been mahan dadka beeraleyda maguurguur badna waayoo anigaaba kamid ah dadkaas
@alisaid1214
@alisaid1214 Год назад
Abdiqani baynax barre Waxay saaxiib ahaayeen Cali qoryooley Inaadeerkey Qoryooley waan kula kulmey
@saidali6960
@saidali6960 Год назад
One ticket oo dalxiiisa hadaan helilahaa cabdisalaan baan oranlahaa ikaxeee, muxuu wadanka bartay. Legend go forward.
@sooraanwaysacade
@sooraanwaysacade Год назад
Abdisalaan hereri saxafi rugcadaaya hore usoc adeer we love you every time❤️
@farahabdi6978
@farahabdi6978 Год назад
Mahjery medical college, Fisk university Tennesee state university Waa black schools. Hala aado
@mawliid3210
@mawliid3210 Год назад
Masha allah
@dhalinkaabechannel
@dhalinkaabechannel Год назад
Interesting video
@abdiazizhusein7474
@abdiazizhusein7474 Год назад
Maasha Allah Abdiqani Baynax Barre Allaha ku xafido
@keynanyare7083
@keynanyare7083 Год назад
Waan heebiyaa manahaayo USA 🇺🇸
@ibrahimdiis4595
@ibrahimdiis4595 Год назад
33 years out of the country and still better Somali than myself
@fartunyusuf415
@fartunyusuf415 Год назад
Asc Hareri waan kusalamay adiga iyo martidada
@casowe_cali4518
@casowe_cali4518 Год назад
Nasib ayad lee dahay adaa dowladii ku soo dirtay m.a
@Ururshemadiai4523
@Ururshemadiai4523 Год назад
Mashalah muqalka
@roosohalima9978
@roosohalima9978 Год назад
60k wax saaaid ah waaaye runti lkn waxbarashada ayaaa nadiif ah
@abdirahmanmahir3975
@abdirahmanmahir3975 Год назад
مانشاءالله herari
@ayaanlekhadar3024
@ayaanlekhadar3024 Год назад
Waabillacod sorry
@abdiazizsalah912
@abdiazizsalah912 Год назад
weriye abdisalan hereri goor muu imanayaa atlanta Georgia waa.
@somcaafimaad7009
@somcaafimaad7009 Год назад
Maashallah
@sarasia6173
@sarasia6173 Год назад
Mashallah 🥰
@irridentist
@irridentist Год назад
Af-Soomaali fiican buu ku hadlayaa aqoon yahankan.👋🏽
@libansteve1256
@libansteve1256 Год назад
wariye abdusalam newyork ka warkeen
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi Год назад
Masha Allaah ❤️ dowlad xumi dowlad laan bey dhaantaa
@abdullahiabdallemohamed7676
35 years mayara
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 Год назад
Abdisalan herari salan sare iyo Ina baynax bare
@abdisaid6092
@abdisaid6092 Год назад
Xayaaka Allah
@nasirraja4172
@nasirraja4172 Месяц назад
Dadka beeraha qoota Dadka xoolaha dhaqda Dadka bada ka kalumaysta Dadka ganacsatada
@arielirb4058
@arielirb4058 Год назад
Brother there are two somali in Peru ….you could interview them
@IB_Adam
@IB_Adam Год назад
Are they in Lima or somewhere in the Andes mountains?Are you one of those two? Please elaborate!😃😃
@abdirahmanhussein6230
@abdirahmanhussein6230 Год назад
mahadsanatahay wariye sare maraykanaka waxabarasho sare ayaanu karabnaaye nosoo ogaw
@defensegeneral9893
@defensegeneral9893 11 месяцев назад
Did this person give back the people, since he was sent by Somali government to get education
@casayrmaxamed4292
@casayrmaxamed4292 Год назад
Koonfuru xayran bay ahaayeen😀😀
@zainebahmed1345
@zainebahmed1345 Год назад
Waa bilaa cod
@nouhomer5700
@nouhomer5700 Год назад
BeenTa iskadaa qof weynbaa taheee
@ahassan1205
@ahassan1205 Год назад
@@nouhomer5700 been ma sheegayso ee waxa laga yaabaa inuu taleefankeedu xunyhy markiiba qofka lama weeraro
@kewayekaas803
@kewayekaas803 Год назад
@@nouhomer5700 dhaqanka somalida waa kamabnuc been baad shegisa eereygas khasatan gabadh somali iin ladhaho waa arin aad uuxun.
@rikardostalin5708
@rikardostalin5708 Год назад
Waa cilad dhankaaga ah wll
@hargeeleugaaska2759
@hargeeleugaaska2759 Год назад
ina beynax barre salaamullah
@abdinasirmohamed2238
@abdinasirmohamed2238 Год назад
Adeerkey 🙏
@abdiqani7649
@abdiqani7649 Год назад
thanks
@yalibana6172
@yalibana6172 Год назад
Warkaada qabiil ku salysan Ya Moryaan ah One man's patriot is another man's,Moryaan
@charkoshanghai
@charkoshanghai Год назад
walii ma labadashii ayan sugaya bu yirii 😂😂😂😂
@asadlionish
@asadlionish Год назад
Hareeriyow Nashville maxaa galay beryahan 😂 weriye sare
@cumardayr7446
@cumardayr7446 Год назад
❤❤❤
@abdirizaakmohamed5050
@abdirizaakmohamed5050 Год назад
Hori usoco hareeri
@rahmahassan1377
@rahmahassan1377 Год назад
❤❤🌹🌹🌹🤝🤝🤝
@mohameda1622
@mohameda1622 Год назад
Somali qabilka ceeb maaha , lakin sida loisticmaalo aya ceeb ah , Aderkey beynax barre qabilkisa waa Ogaden, Maxamedzubeyr reer Abdiille , oo walibo Ugasguled ah .
@khadjaissa222
@khadjaissa222 Год назад
Lkn aad usoo abtirisidi yaa ku weydiiyey.jabaab kasta waxey ku fiican tahay iney su'aal ka horeyso.
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 Год назад
Husein Jirde Husein Ciyaal axmed eights engineering kadhigayeen Maraykan maxay dadka kahoreeyeen
@maneytalk9296
@maneytalk9296 Год назад
Abdisalam here aad bn kuslmaya
@ibrahimtalyani3012
@ibrahimtalyani3012 Год назад
Calaamada Dahabshiil muujiya ma muuqato background Canaan ka dhiga io cagaar
@mohamoudhassan3494
@mohamoudhassan3494 Год назад
War ninka crashville ma gaarigii Laga jiiray
@hamseabdalla4333
@hamseabdalla4333 Год назад
xuseen jirde xuusen
@ibraahimcabullahi2153
@ibraahimcabullahi2153 Год назад
Soomalidu hadeyba meel kasta ee tagaan aqoon iyo hanti kasameynayan maxaa dadka soomaliyeed isbedelka togan ka hortaagan. #layaab
@ahmedkhadar3612
@ahmedkhadar3612 Год назад
swezarland tag
@gaacaid
@gaacaid Год назад
Thank you hareeri
@somalia2730
@somalia2730 Год назад
Abdiwali cali gaas asagoo cashuri Shacabka waxa ku barataya ayaan daro Qabqable buu noqodaya
@hafsaelmi7015
@hafsaelmi7015 Год назад
Qab qable maha wuxu soqabtay xilal ka raiisul wasaraha qaranka iyo madaxwaynaha puntland marka adiga qalbiga qab qable ka ah iska saar nacaybka wllo
@rikardostalin5708
@rikardostalin5708 Год назад
Waligiis qori ma qaadan gaas laakiin kuwa somalia dhibaatada ku ah buuka mid yahay qalin-kudhiigle weeye.
@fahimafit
@fahimafit Год назад
Asc hadi aad tahay hooyo ama abo huriga jooga aadna u bahan tahay shaqo fadlan link so raac
@adnanabdullahi3390
@adnanabdullahi3390 Год назад
Tolow bal ubadkiisa natusiya
@muhsenali123
@muhsenali123 Год назад
cotmalaha
@abdirashidhussein3004
@abdirashidhussein3004 Год назад
War ninku waa hanti qaran
@gelfish12
@gelfish12 Год назад
Codka
@abdirahman6004
@abdirahman6004 Год назад
Mxd u qabatay oo aad kuso celisay dadkii aad magacoda wax ku baratay
@timeforbinaryoption7715
@timeforbinaryoption7715 Год назад
Suaal fiican
@fhuddle2311
@fhuddle2311 Год назад
1989 ayuu yimid Sanad kadib wadankii wuu burburay, ilaa haddana waa sidii muxuu ku celin lahaa,yaase loo celin war naftaada ilaasho oo halkaaga joog
@sirtanoloshaonline2050
@sirtanoloshaonline2050 Год назад
sidee macdan loo helaa ( how to get gold and gemstones) from Somaliland ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-05XdVCHTCHE.html
@muntazissa6837
@muntazissa6837 Год назад
magaci uma somaliyeed faqash qudha la siinayay xaran bay ahayd dowladasa ilahay ka gooyo waxay galabsaden
@IdontKnow-hh2fc
@IdontKnow-hh2fc Год назад
Faqash waayo? Yaase la odhan jiray
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 Год назад
ALLAH ka cabso
@muntazissa6837
@muntazissa6837 Год назад
ina cabdule ilahay idinka ka baqaa marka hore jamacadaha in loo diiday aradayda somaliland oo magacooda lagu bedeli jiray dad kale oo jamacaa gelayeen kuwiina uun loo diiday dadka kale ma qiraysa mise wa maya ma dadkasa ilahay ka bqayaay dowladi afwayne haday ilahay ka baqyaan sidas ma noqdeen somalia xumantoodi baa umadii wada gaadhay sidi ilahay sheegay leader aan dacad ahayn marku yimdo kharaaabad inay noqto meesha wataas kharabad noqtay
@KhadarwaleeD5
@KhadarwaleeD5 Год назад
Haaye Haaye😂 legend
Далее
СЕРЕГА ПИРАТ - TEAM SPIRIT
02:37
Просмотров 292 тыс.
Somalida iyo waxa  ay ku doortaan magaalada Toronto.
14:13
Sheekooyinkii ugu layaabka badnaa Iyo Ugaaska Angola
20:29
SIR CULUS TAHRIIBKA MEXICO EE MAREYKANKA PART 2
15:21