Тёмный

Maanta oo kale 60 sanadood ka hor ayaa la dilay madaxwaynahii Maraykanka John F Kennedy, 

Hereri Media
Подписаться 287 тыс.
Просмотров 69 тыс.
50% 1

Maanta oo kale 60 sanadood ka hor ayaa la dilay madaxwaynahii Maraykanka John F Kennedy, Sidee loo dilay?

Опубликовано:

 

2 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 108   
@RoobleOmar-m3s
@RoobleOmar-m3s 10 месяцев назад
Cabdi Daahir Yaana waa Nin kabaniista ah oo cajiiba
@NUURIYE.
@NUURIYE. 10 месяцев назад
Qoyskaan f kenedey badankooda waa la dilay xitaa walalkisa robert wa la dilay
@WarsXasan
@WarsXasan 10 месяцев назад
They said that the reason Kennedy was kiiled because he rejected Jews influence in the Americsn policy.
@cheyyene
@cheyyene 9 месяцев назад
Maffia and CIA
@abdikarimali3144
@abdikarimali3144 10 месяцев назад
Yuhuda Zionistiga ayaa dilay iyagoo u arkayey in uu u jeenjeero dhinaca Falastiniyinta madama uu ahaa Irish. Isaga iyo Abdirashid Ali Sharmake iyo Malcom X Waxa loo arkayey rag raba in dunida wax wayn ay ka badalan. Wala qariyaa ilaa hada in shacabka iyo dunida lala wadago xaqiiqda sida loo dilay.
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 10 месяцев назад
What a inteligental man wariye hereri😊🎉❤
@asadlionish
@asadlionish 10 месяцев назад
State of Texas waa meeshan ka bilabay nolosha maraykan ee la igu soo dejiyay gaar ahaan Fort Worth oo ku dheggan Dallas waan ka guuray 7 sano ka hor oo Minnesota ayaan degay Somali baa iga waashay laakiin Maraykan waan wada maray waxaana ogaaday in Texas uu yahay stateka ugu nolol fiican dhan kasta gaar ahaan Dallas-FW , waan ku noqonayaa insha allah .
@ZakiYasiin-li9sc
@ZakiYasiin-li9sc 10 месяцев назад
Wll xilimaad gashay USA
@cheyyene
@cheyyene 9 месяцев назад
Roughneck
@quruxdiihablaha1234
@quruxdiihablaha1234 9 месяцев назад
Minnesota hanagu cidlayn😂
@Aboudi600
@Aboudi600 7 месяцев назад
Minisota maa joogta walal ​@@quruxdiihablaha1234
@Aboudi600
@Aboudi600 7 месяцев назад
Walal
@AboweAdo
@AboweAdo 10 месяцев назад
اللهم أحسن عاقبتنا في الأمور كلها وأجرنا من خزي الدنيا وعذاب الآخرة
@SundusAyaanle-99
@SundusAyaanle-99 10 месяцев назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم)❤🕋❤
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 10 месяцев назад
Sallalaahu caleyhi wasalam
@maryamamahmoud8365
@maryamamahmoud8365 6 месяцев назад
scw
@sheikhalibukhari2115
@sheikhalibukhari2115 10 месяцев назад
Asc, Iga gaadhsiiya Herari inuu diyaariyo barnaamijka ku saabsan taariikhda islaamka iyo bariga dhexe. Gaalada uun ha inoo xayaysiinina.
@gureycade6981
@gureycade6981 10 месяцев назад
hhhhh hareeriyow haaya haaya markaa dhahdo niyo qosolaa igu dishaa
@Saharthesahora
@Saharthesahora 10 месяцев назад
Asc, walaal salaan kadib, waxaan rawaa inaan kuu sheego camer man kaaha ha noqdo smart oo meelaha aat farta kufiiqeysit ha tuso daawayaasha, Aad ayaan kuu salaamay.
@xasanadan573
@xasanadan573 10 месяцев назад
Bismilaah,A/salan wa kula istaagnay halka lagu dilay mweynuhu ,wax ogal anan u lahayna wadnaga sisay,mahadsanid
@yahya-wadani
@yahya-wadani 10 месяцев назад
president JFK and president c/rasheed cali sharmaarke were both killed in same circumstances, lee harvey oswald shot jfk and unknown soldier shot honorable president c.cali sharmaarke in 1969. Ilaahay labadoodaba ha u naxariisto, amiin 🙏
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 10 месяцев назад
Magaalkii baad uduceyn
@sahaladen584
@sahaladen584 10 месяцев назад
Alle naxariistiisa in uu ka fogeeyo kama yabeeysid miyaa
@sahaladen584
@sahaladen584 10 месяцев назад
JFK illahi naarta haa kowaariyo
@sahaladen584
@sahaladen584 10 месяцев назад
Diintana baro
@yahya-wadani
@yahya-wadani 10 месяцев назад
@@sahaladen584 يا جاهل اتعلم الدين الاسلامي الصحيح، تجوز الرحمة للغير المسلم ان لم يكون كافرا او ملحدا و لم يشرك بربه احدا،، ولا يجوز ان نصلي على الغير المسلمين و لكن ممكن ان نترحم عليهم،
@MawliidMuuse-my4iz
@MawliidMuuse-my4iz 10 месяцев назад
Hereri big legend 🙌
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 10 месяцев назад
👋 Wey Mahadsanyihiin Weriye C/Salaan Hereri&Injineer Cabdi daahir.
@mohamednur1696
@mohamednur1696 10 месяцев назад
DALLAS BOOK STORE DEPOSIT, BLAMED ON LEE HARVEY OSWALD,
@khalidahmed799
@khalidahmed799 10 месяцев назад
Abdisalanow ninkii dilay Abdirashid Ali Sharmarke markiiba lama dilin waa la qabtay waana la maxkamadeyey markasa la dilay.
@cabdiqanidiinaarproducatio5285
@cabdiqanidiinaarproducatio5285 2 месяца назад
Magalada Dalas 1963 noviembre 22 is dead
@AliNoor-w5x
@AliNoor-w5x 10 месяцев назад
Sxbkeey herari yaa ka bixiya lacagaha uu aduunka ku maro anigoo aad kuu taageersan run ahaantii
@nasirismail5899
@nasirismail5899 10 месяцев назад
Hereri mid ba talo ahan ku siin lahaa ama codsiba marka an ahay qof somali ah wax iga galay ma jirto taariikhaha reer galbeed iyo dhulkooda waxa iga fcnayd ina dhulka somalida ad taariikhahaga ad doonto waxa kale oo iyana macbo ii samaynayn ganacsiyada dhulalka ku yaala
@yaasir1936
@yaasir1936 10 месяцев назад
Dallas Magaal Wacan Weeyi ,
@kaldeeqmedia
@kaldeeqmedia 10 месяцев назад
Hareri Guuleyso adi iyo Deeq Darajo Soomaaliya ha noolaato
@asmahussein4275
@asmahussein4275 10 месяцев назад
Ha dhacdo oo ha sii baa'bado ilaahay idamkii😂😏😏
@xamsezoofe1274
@xamsezoofe1274 10 месяцев назад
Abdisalam adigu 3 sanno ka dib ayad dhalatay markaas la dilay madaxweynaha
@dhiinmedia1559
@dhiinmedia1559 10 месяцев назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-GPbpMrkipiY.htmlsi=za_J3jJ80GpYA_mv Ku salin Nabiga the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad صلي الله عليه وسلم
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 10 месяцев назад
Sallalaahu caleyhi wasalam
@Somali-One
@Somali-One 10 месяцев назад
*Marka madaxwayne walba la yiraahdo "sidii kanady miyaa noqonaysaa" waa hadal sarbeebeysan oo waa "haa noqonin sidiisa" hadii kale jidkiisii ayaa mari. Waxan ogahay in dunidan duul fuley ah oo qarsoon shirqoolo dhigayaan*
@Maxamed-Salad-Gurey
@Maxamed-Salad-Gurey 10 месяцев назад
Hospitalkii La Geeyay Inaad Ina Geeyso Ayaa Kaa Dhinneed Mudane Hareeriyoow
@abshirpepe4130
@abshirpepe4130 10 месяцев назад
Maxaa ka faiide gaal baqdiyay
@cabdikariimxirsi861
@cabdikariimxirsi861 10 месяцев назад
Guuleyso
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 10 месяцев назад
Yuhuuddu in dilkiisa ay ka dambaysay ma runbaa?
@Khadar12-u6j
@Khadar12-u6j 10 месяцев назад
200k herari good job
@1985naninuune
@1985naninuune 10 месяцев назад
Waad ku mahadsantahy abti
@ahmedhussein1774
@ahmedhussein1774 10 месяцев назад
Hereri💯💯💯💯💯💯💯💯
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 10 месяцев назад
MAHADSANID WALAAL
@NUURIYE.
@NUURIYE. 10 месяцев назад
Kentucky tag nio mohamed ali ciyu
@SamowadegeneraltradingSamowade
@SamowadegeneraltradingSamowade 10 месяцев назад
Hadii.la.dilay gaal la dilay haaye maxuu tarayay
@asmacali111
@asmacali111 10 месяцев назад
herari wariye sare
@bokaahmed5887
@bokaahmed5887 10 месяцев назад
Yaa Ila aaminsan sheekada ah mareykan dayaxa ayuu gaadhay iney been tahay
@Qoordheere77
@Qoordheere77 10 месяцев назад
International space station iyaduna ma been baa..? 😂
@nrcabdi
@nrcabdi 10 месяцев назад
🥺 🥺 🥺 - ilaahayoow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol quus iyo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta taageeradaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax uun i tari karto maanta garab ayaan kaaga baahanahay si walaalnimo iyo allah darti ah. oo igalaxariir *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, eber, labo, shan, lix, lix, todobo, saddex* . Magacayga waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho. ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma heli karo waxaan maalin ku noolaado, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi
@bashiirtarabbi
@bashiirtarabbi 10 месяцев назад
R U a drug addict?🙂
@mohammed-jama
@mohammed-jama 10 месяцев назад
*hadad silic iyo duruuf ku jirto xagee ka keenta lacagta internater ka aad muuqaal kasta comment tiga kaga bixiso ?*
@indhodeeqhajji5078
@indhodeeqhajji5078 10 месяцев назад
Walal gaabadha hadii aanand caawinayn iska daa maxa kaa galay internatkeeda
@indhodeeqhajji5078
@indhodeeqhajji5078 10 месяцев назад
wll adigana ilaahay faraj hakuu furo
@youngblood6606
@youngblood6606 10 месяцев назад
😂😂😂😂😂 that guy with the blue Hat runs 🏃‍♀️ when he hear the car 😂😂😂😂😂😂
@cabdiraxmaancabdillaahi-9
@cabdiraxmaancabdillaahi-9 9 месяцев назад
Cabdisalaan, adiga iyo Cabdiba aad baad u mahadsan tihiin. Taariikh in wax badan laga ogaado mudan baad noo soo gudbiseen.
@bokaahmed5887
@bokaahmed5887 10 месяцев назад
Aniga wax wanaag Kuma maqal inkaar qabahaas
@hoodo-hg8lj
@hoodo-hg8lj 10 месяцев назад
Adu yaad ahayd marka 😂
@bokaahmed5887
@bokaahmed5887 10 месяцев назад
@@hoodo-hg8lj waxaan ahy abdurahman Ahmed
@abshirpepe4130
@abshirpepe4130 10 месяцев назад
Wagaas hareeri ciyaal ayuu aha 😂
@yusramaalim4865
@yusramaalim4865 10 месяцев назад
Amu ba Dalan weightka daadhu lugu Kodin aniga abahay 1965 bu Dasha anigane 1991 wanwadha duqowney😂
@alisharif1997
@alisharif1997 10 месяцев назад
🏗️🏘️🏘️🏘️🏘️🏘️🏘️🏘️
@alikaffe1242
@alikaffe1242 10 месяцев назад
Haaa heee . haaa heee waanku taagersanahay wax badan ayaa nofacideenoosa
@Mohan_Abdullahi
@Mohan_Abdullahi 10 месяцев назад
War haaye haaye wye waa iga qosliday nio, haa hee haa hee kulahaa😂😂😂
@alikaffe1242
@alikaffe1242 10 месяцев назад
@@Mohan_Abdullahi ok million dollar see ku heli karaa ? Waa inaa wax ila talisit
@hamsemiami195
@hamsemiami195 10 месяцев назад
Asc
@abdirahmandirir3279
@abdirahmandirir3279 10 месяцев назад
Nice😂
@NuurxuseenC
@NuurxuseenC 10 месяцев назад
Xubintii duni able aaway soo qabo plase
@shaakircabdi102
@shaakircabdi102 10 месяцев назад
Kkkkk waar dayaxa cidi matagin
@Aziizmohamed
@Aziizmohamed 10 месяцев назад
23way 22 ma ahan
@Ahmett990
@Ahmett990 10 месяцев назад
11:55 fulaysanaa wa nin aan xabad waligi arag😂ma saaso dhan bu uga baqaya gaadhi codkii😂
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 10 месяцев назад
Waa qof raaxo kusoo koray.hala yaabin😂😂😂😂
@abdiroble5107
@abdiroble5107 10 месяцев назад
Ta Cabdirashiid, ninka dilay waa la qabtay, magaciiisu wuxuu ahaa Orphano, qabiilkiisuna wuxuu ahaa Cali Saleebaan, waana la xukumay waana la dilay
@ZakiYasiin-li9sc
@ZakiYasiin-li9sc 10 месяцев назад
War been badnida lmawa qabane qabiilkas aad shegaysana anaga wllo ahe
@updiraxmansiciid6058
@updiraxmansiciid6058 10 месяцев назад
Somaliya sida marecan mar dunida mawga talinaysa ilaan hder dagalka sokeye ee dalkena ka socda waxan u kala baxnay gobolada koonfured iyo gobolada waqooyi marka ma midobi karna oo macquul matahay simaliyey
@asmahussein4275
@asmahussein4275 10 месяцев назад
May ma dhacayso nin walbaaba gaarkiisa ha u dadaalo
@cabdiraxmaanyare1953
@cabdiraxmaanyare1953 10 месяцев назад
What means hay haye
@Kaydnoura7880Kayd
@Kaydnoura7880Kayd 10 месяцев назад
Asc
@khadraali8373
@khadraali8373 10 месяцев назад
Rest and peace JFK American dreams come true
@sahaladen584
@sahaladen584 10 месяцев назад
Waaa NAAR gale 3:40
@sahaladen584
@sahaladen584 10 месяцев назад
Allah muslimka kaa dhigay kaxisho diintana baro diin la,aan baa kaa muuqate wll
@sakicabdiyuusuf3826
@sakicabdiyuusuf3826 10 месяцев назад
hhhh rer miyi baad tahaye kapax meshan
@ahmedmaow5710
@ahmedmaow5710 10 месяцев назад
❤❤❤❤
@abdiomer5706
@abdiomer5706 10 месяцев назад
❤❤❤🎉😂
@waxtarkawalaalkamedia1400
@waxtarkawalaalkamedia1400 10 месяцев назад
hada waxee maree miyaa sida wadada loo gooyo xataa in tusaalo loogu soo qaato dalkeeyn miyaa . insha alah waa ka baxeyna dhibka waxaadna arki doontaan dalalka aad maanta xayeeysiineysan angoo dhaafany hadii la noolaado insha alah
@mohamudmohamud2534
@mohamudmohamud2534 10 месяцев назад
1841 waa shaley
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 10 месяцев назад
Maxaa shalay ah miyaad xanuusanaysaa🙄😳😳
@a-1khadar983
@a-1khadar983 10 месяцев назад
Rest and peace JFK!!!
@Mohan_Abdullahi
@Mohan_Abdullahi 10 месяцев назад
Isku xishoow Ma gaal baad sidaa leedahay
@sahaladen584
@sahaladen584 10 месяцев назад
Subxa nallah
@kamal-hassan
@kamal-hassan 10 месяцев назад
😂😂😂 xitaa wixii baad fahmayne waad isqasbaysaa. Rest in peace dheh and peace lahayne
@caduurmedia
@caduurmedia 10 месяцев назад
Ninka sirdoon mossad ee israel baa dilay Kadid marku oga digay israel iney hub nukliyer ah samaysta
@mohamudmohamud2534
@mohamudmohamud2534 10 месяцев назад
CIA dheh mosad naf ma lageyn xiligaas
@ladanabdalla8907
@ladanabdalla8907 10 месяцев назад
Gaal baqtiyay maxaa naga galay somalida wariyaha ah waa dad allow sahal ah
@khadar_mohamoud
@khadar_mohamoud 10 месяцев назад
Gaal bakhtiyey miyay nimankan waaweyni nooga sheekaynayaan ? 😂😂
@ahdxiish574
@ahdxiish574 10 месяцев назад
Gal baqtiyey sheegsheegidisq mxan ka fa idena mrka
@MohamedHassan-nw4yo
@MohamedHassan-nw4yo 10 месяцев назад
Jaahilnimaaad butaa caysaaa, Dunida Taariikh baa Hagta
@A...A09888
@A...A09888 10 месяцев назад
Wuu bakhtiyay lama dhaho wuu dhimtay dheh bili adaamka ilaahay wuu karaameeyay bakhti laguma tilmaamo orod soo baadh
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 10 месяцев назад
​@@A...A09888may gaalku waa bakhti
@updiraxmansiciid6058
@updiraxmansiciid6058 10 месяцев назад
Jaahil waaninkaan alla ku dufee
Далее
Bal daawo Salaxlay oo sii noqonaysa magaalo salaxan.
37:54
ما الذي يجري في المنطقة
54:48
Просмотров 25 тыс.
Lacagta Gawaadhida Truck ga iyo Canada?
36:46
Просмотров 80 тыс.