Тёмный

4 Calaamadood oo aad ku Ogaan karto inaad Maskax ahaan Korayso | Mubarak Hadi 

Mubarak Hadi
Подписаться 138 тыс.
Просмотров 156 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 532   
@amatallahbintosman2472
@amatallahbintosman2472 6 лет назад
Waaa xaqiiq intaa sheegtay Markii aan go'aansaday inaa nolosheyda badalo qof aynu asxaab aheen ayaa isiiyay talooyin aad uwacan markaan dhaqan galiyayna waan is badalay TALOOYINKAAS WAXAA KA MID AHAA 1. Inaa badalo asxaabteyda oo sameysto kuwa cusub sababtoo ah qof saameynta ugu badan waxa ku haya waa asxaabtiisa 2. Inaa wax barto oo ku mashquulo wax barashadeyda 3. Inaa Alle xariir fiican lasameysto 4. Inaa go'aan adag gaaro Markaas kadib waxaan galay nolol aan raali iskaga ahay walow aanan wali gaarin hamigeygii iyo himilooyinkeygii lkn waa ku tala jiraa inaa nolosha heer ka gaaro jazaakallahu khayr walaal Mubarak Alle hakuu ziyaadiyo cilmigaaga iyo dadaalkaagaba
@hersiclaahi1224
@hersiclaahi1224 Год назад
Waa tala fiican lakiin ka waran Hadeey Xaafada kula degan yihiin malaga guura xafadaada?
@ashahassan1739
@ashahassan1739 6 лет назад
Waxa kale oo walalo mubarak Qofka lagu ogaan karaa inuu garadkisu korayo iyo inkale waxa weeye Qofko Diin Ahaan wanagsananaya oo malinba cilmigisa diintu korayo oo ilaahay u dhawanaya , Qof sidoo kale marwalba akhiro ka fekeraya Marku qofku sidaa u fekero Noloshan adduna wu koraya sidoo kale ! JazakAllah khair walal ilaahay haku barakeeyo
@khadarducaale2743
@khadarducaale2743 5 лет назад
waad mahad santahay waxyabo farabadan ayan ka fa iday thank you so much
@saadeid8889
@saadeid8889 3 года назад
Diintu wll waa gaar.
@heartlessG640
@heartlessG640 2 года назад
@@saadeid8889 gaar ma ahan qofba qofku diinta kaga fiicanyhy waa ka cilmi badanyhy dadka diinta leh waa dadka school jaamacad meel walpa marwalpa number one aH💯💯
@cabdullahicabdulqaadir8748
@cabdullahicabdulqaadir8748 2 года назад
@@saadeid8889 qofku inuu korayo waxa ugu wayn ee lagu garto waa inuu korarsado aqoonto uu u leeyahay Allaah!
@kalshaalechannel
@kalshaalechannel 6 лет назад
Alle haku Barakeeyo Ustaad Mubaarak "" HADAAN GU'GA KUU KORDHAA, GABOW MOOYEE KU TARIN, GARAAD IYO WAAYO ARAG , ILEEN WAX MA DHAANTID GEED "" AHN Gaariye.
@kalsoonbashirkalsoon7146
@kalsoonbashirkalsoon7146 6 лет назад
Masha Allah jazakallha kheery brother
@bushrahussein8172
@bushrahussein8172 6 лет назад
kalshaale channel asc
@waberiosman5939
@waberiosman5939 6 лет назад
asc waxyaabaha qofka maskaxdiisa koriya oo qalbigiisa iyo fahankiisa balaariya waxaa kamida qur aanka iyo camala wanaagsan
@MubarakHadi
@MubarakHadi 6 лет назад
Waberi Osman, waa runtaa walaal. Mahadsanid
@somonlineinvest2386
@somonlineinvest2386 6 лет назад
Maasha allah walaal waa sax quraanka waa number1
@NUXURMEDIA
@NUXURMEDIA 6 лет назад
Waa run
@nimcocabdullahi9422
@nimcocabdullahi9422 5 лет назад
Wa runta
@aadammoha6727
@aadammoha6727 5 лет назад
Masha allah my bro waa run
@hormarinaftaada539
@hormarinaftaada539 6 лет назад
1.inuu mar walba xal uraadinayo problems soo wajaha. ku na daya xalal badan oo kala duwan 2. inuu u cadahay waxa xiga waxa uu qabanayo iyo meesha ka helayo. 3.inuu process walba dead line u leeyahay. 4.inuu seexdo four hours at night 5.inuuna qofna wax ka sugin 6.inuu maalkiisa meela badan maal kishto uuna halmeel isku keenin. 7.inuu mar-walba ku dadaalo inuu hormariyo skills-kiisa iyo new skills na raadiyo .
@awaaleali1363
@awaaleali1363 6 лет назад
Marakan kula sxpban wax wanagsan ka baratay markan dawanayo baramaijka ama buugaagta aaad soo dhigto Ma xuqado xata sidan uu jclhy darteed wax ka codsanayna inaaad baramijka halka noga sii wado allena ha kula qabto insh allah
@Waamohamed
@Waamohamed 6 лет назад
Waxay muuqaaladaadu ii yihiin kuwa dabka igu fura, riyadaydana nooleeya; waqtiyada aan iswaayo, waxaan ku helaa nafteyda. aad baad ugu mahadsan tahay sida aad aqoontaada iskugu dayayso inaad ugu gudbiso qoomiyadaada ama inta afka somaliga ah ku hadasha. Waa muhiim inaad ogaato in shaqadda aad hayso dad badan ka faa'idaysanayan, oo aanay marnaba khasaare ahayn. Allaha ina barakeeyo dhamaanteen.
@mula1067
@mula1067 5 лет назад
One week one book, One year 48 books 🙏🙂
@bintucumar5825
@bintucumar5825 3 года назад
Halkii maaalin 5 juz oo qur aaan ah 6dii bari 30 juz jumca hana wax dheeraad ah la imoow ooo cibaado aH
@dr.gutalealmuqdishawi9575
@dr.gutalealmuqdishawi9575 4 года назад
Inuu Garaadkaaga Korayo Waxaa looga Cabir qaadataa Fikir Ahaanteyda Inaad: #Maalgashaneyso Xidhiidhka Alle #Maalagashaneyso Waqtigaaga iyo Furaskaaga #Maalgashanayso Caafimaadkaaga #Maalgashanayso Maskaxdaada iyo Wacyigaaga Guud Waan kaaga Mahadcelinayaa Ustaad Khabiir Hormurinta Nafsadda Iyo Ruuxda Insaaniga ah Runtii Waxaad noo tahay "Maktabad Aan Ka Daalacano Cilmiga Insaaniyadda Iyo Isbedelka Shaqsiyadda Iyo Kordhinta-Kobcinta Garaadka Caqliyadeed" Mahadsanid Macalin Mubarak Hadi Allaha Kubarakeeyo Ustaad
@fuadabdirahman2191
@fuadabdirahman2191 5 лет назад
mahdsanid mudane waa runta qof kau haduu hal meel ku qanacsanyahay uu san markasta isbadal sameeen maah mid koray arinta labaad qof ku shalay wax caadi uu yaqanay ama danbi uu samayn jiray ama shqo uu fadaydad san jiray marka uu badalo waxay kadhigan tahay inuu caqli u kordhay ama cibaado u kordhay ama khibardi shaqadu u koradhay mahdsanid
@hindanuur6901
@hindanuur6901 6 лет назад
القرأة القرأن الكريم والسنه شئ مهيم
@Misk_M
@Misk_M 6 лет назад
Hinda Nuur معك حق
@DhurwaaFam
@DhurwaaFam 6 лет назад
قراة القران وليس القرأة القران. الف ول التعريفية ليست للافعال. بناء البيت ، تجميل البيت البيت المبني . البيت الجميل . القران الكريم والرسول الكريم. شكرًا
@hindanuur6901
@hindanuur6901 6 лет назад
جزاك لله خيرا يا خير
@DhurwaaFam
@DhurwaaFam 6 лет назад
Hinda Nuur واياكم والعفو وشكرا على الرد السريع الوسع
@user-ct3if8fv8e
@user-ct3if8fv8e 3 года назад
لفظ قراءة ليست فعلا بل اسم ولكن لا تقبل ال لأنها مضاف
@faadumomaxamud3560
@faadumomaxamud3560 4 года назад
I'm agree with you runtii marwalban oo primarygii markii aan ahaa waxan hysty asxb badan waxanka dhigi jiray waxa ugu muhiimsan noloshyda balse markii aan eegay mustaqbalkyga waxay noqotay inaan ka doorto asxbtyda iyo mustaqlblkyga waayo wanu kala wado duwanaanay alhamdullilah manta waxan leeyhy 2 sxb ah buugu iyo qalinku waa waxa iiigu muhiimsan noloshyda rafiiqayguna waa alhamdullilah waan rajynaya inaan noqdo qofkn rabay inaan noqdo 👩‍⚕️💕
@Imraan53
@Imraan53 5 лет назад
marxalada aan hada ku jiro ayad ka hadashay mashallah, aniga mudadan dambe waxan iska daremayaa inan is badalay si wayn, waxan dareemaya inan noqday qof mature ah, hada waxan jira 19sano, waxan weekski ugu dambeeye la kulmay intan noolaa man arag, waxan fahmay waxyaalo badan oo nolosha ka mid ah oo aan horay u fahansanen, waxan ku fekeraa hami wayn, waxan is barayaa keligay inan wax qabsado, waxan bilaabay inan u fekero sidii qof wayn inshallah allah waxan ka baryaa inuu iga dhigo midan bilaw fiican, qofwalba oo hami leh uu hamigiisa usahlo, aamiin yarab。
@jameswilliam5247
@jameswilliam5247 6 лет назад
Mubaarik waaku salaamay wll. Waxan marag ka ahay oo aniga laftayda igu dhacday laba qodob oo afartan qodob ka mid ah; Waxayna yihiin - Kow, waxan lumiyey asxaab badan oo aan lahaa. Sababtuna waa in aannaan isku qorshe ahayn xilligan, oo aannu kala duwanaanay. Hadday tahay adeegsida waqtiga ama Barmaamuj-nololeedkayaga is keeni waayey awgeed. Laba, sidoo kale waxan dareemaa marka aan arko Saddex sano ka hor ama laba sano amaba 4 sano ka hor habkii aan wax u qori jiray ee ugu fekeri jiray inay maanta ila tahay arrin ila hoosaysa. Intaa haddaan ka gudbo, halka dhibku ka jiraa waxay tahay in aanan Sannadkii xitaa 10 buug akhriyin ! Marka laga reebo Field ka aan dhigto oo aan baadhis shiqsiya iyo ta wax barashada caadiga ahba ku sameeyo
@muxibohodo1120
@muxibohodo1120 6 лет назад
wakhti badan hala qaadan saxibka lakiin ogoow asxaab cusubna hal sxb oo aad rumaysan tahay oo hami iyo hiigsi leh ayaa ka wacan ood 5years ama 6years wada socoteen ayaa ka fcn alle caqliga haku siyaadsho kugu raacsanahay inta kale 👍
@zunayrabintumoha7656
@zunayrabintumoha7656 5 лет назад
Maasha Allah wll aad iyo aad ayaad umahdsantahy sida wanaagsn oo aad wax noogu faaideysid wax baa iska key badaly nolosheyda masha Allah wll alle hakaa abaal mariyo
@roodomabdi1046
@roodomabdi1046 6 лет назад
Waxan qorey waraaq xiligaas an ku cabirayey hab Fikirkeyga Wxn ku keep gareyey computer sanadki xigeyna mid labaad bn qorey wna is barbar dhigey aad bey ukala duwanayen labada sanadood hab Fikirkeyga fikirkas wa igula talayey macalin waxan kaloo aad u dhageysan jirey Barnamijka yara quranka iyo scienceka waxan bartey cilmi dhagood aad u badan waxan kaloo ogaadey hadii aan Saas Oo kle wax u akhrin lahaa waxbadan inan weeleyn lahaa Jazakallah kheyr Mubarak barnamijkan aad bn u jeclhay marwalba oon dhageyso waxan kasii qaada dhiiro galin, dardar hormin cilmi book aana Weli helin aan hortod waxbadan ka ogaadey Thank you
@Cc-cs9zz
@Cc-cs9zz 6 лет назад
Roodo M Abdi wll hore u soco
@roodomabdi1046
@roodomabdi1046 6 лет назад
Idiris Maxamed Thnk you wll
@sadiaali9110
@sadiaali9110 4 года назад
Masha allah horey u soco
@fartunawil551
@fartunawil551 6 лет назад
Asc .Ustadh Mubarak Hadi..jazakallah kheyr.marka hore waan kaaga mahadcelinayaa qodobada muhiimka ah ee aad nalawadaagtey.marka labaad waxan jeclaan lahaa inan wax ka ogaado in haduu qofka ardey yahay ookale in bugaagta uu goobta waxbarasho kuqaato akhrintooda lagu xisaabinayo inta laga rabo inuu sanadkii akhriyo.I really appreciate your reply..... You are true inspiration and mentor to our mind...Thnkz alot.
@MubarakHadi
@MubarakHadi 6 лет назад
Fartun Awil, buugta iskuulka lagu xisaabin maayo 12 kaa buug. Mahadsanid walaal. Alle haku sharfo
@fartunawil551
@fartunawil551 6 лет назад
Mubarak Hadi .Jazakallah kheyr Ustathi.
@mahamudjimcale2751
@mahamudjimcale2751 2 года назад
M.allah mubaarak waad mahadsantahy
@umu6697
@umu6697 6 лет назад
Masha Allah brother fawaa Id ayan ka helay. Waxan rabaa in an qaab nololedkayga waxkabadalo. Waxan je lahah in an wa barto hooyo gurijoogna wan ahay. Talo isii side an unoqda qof wax isbaro oo ahdaaf yesha
@ebyanabdi4981
@ebyanabdi4981 6 лет назад
Tanks sax aniga waxa ku ogoday hada ma ahi sidii hore gurigi aan ku dhashy waan ka tagay 7 sano iyo bulsho cusub iyo asxb cusub ween iyo yar leh waxa iga dhiman book taasna waqti waan u waaye waayo bulshada hada la joogo wax ma qoran waxna ma aqriyan hool aduun lee wax aqriskaa iga dhiman taasna waa ku dadalaa insha allah waxaa xfda leega dhaha waa sooo hadal baratay 👌🏿👌🏿👍👍
@shiinoqaarey7280
@shiinoqaarey7280 6 лет назад
Alxamdulilaah. isbadalkaa sheegtay iyo kuwo ka badan waan dareemay. taasna waxay cadeynee inaan Garaadsaday. maasha Alaah. Mahadsanid Wll Mubaarak.
@abdirahmankosar723
@abdirahmankosar723 2 года назад
This is perfect life lesson thanks ustadh
@mohamedosman5366
@mohamedosman5366 6 лет назад
Ustaad Mubarak Hadi Eebe weyne hakugu sharfo Janatul Firdows Jazaka Allah .
@engabdinur8314
@engabdinur8314 6 лет назад
Ustaad aad baad u mahdsantahay sifooyin qaar aan isku arkay iyo kuwa aanan arkinba waad aheegtay runtiii wax badan waan kaa faaida goor walbo ilaahey ajar hakaaaa siiyo 😍
@rashidxusein4954
@rashidxusein4954 2 года назад
Macalin waad mahadsantahay sida aad noogu faa idaysay garaadka waxa koriya diinta barashadeed
@sulekhomohamedabdille1404
@sulekhomohamedabdille1404 3 года назад
Ustaad arrimahn aad ka hadshay qaarna waa iska dhex arkay kuwana waad igu baraarujisay thank you wa wax xaqiiq ah qodobadan o dhan
@abduraahmanmahmuud3610
@abduraahmanmahmuud3610 2 года назад
Reading book iyo dadka guleystay laa sxb wa labada shey fikirkeyga wax kabadalay thanks ustaad hadi
@moheybhawajj3648
@moheybhawajj3648 6 лет назад
Mahadsanid macalin. Cilmigaaga allah kuu siyaadyo iyo garashadaada, waad noo faa'iidaysay alah kuu faa'iideeyo❤.
@drsrayaanxuseen5802
@drsrayaanxuseen5802 6 лет назад
jazakalhu khyr wax badn baa ka faaidey runti mubaarak hadi allah hku xifdiyo runti waa xaqiiqoyin jira waxaa ka hadshy sida saxiibadaa badal runti waa xaqiiq taaz wlipa saaid
@amiiraaliosmaan8315
@amiiraaliosmaan8315 5 лет назад
Mashallh dhirigalinta iyo tagerada umadada aad u fidinysid wlloh wad ku mahadsanthy runti aadayay ii anfacen wanayinkago wad ku mahsanty kun jer wll alle haka abal mariyo mubarak hadi
@farxiyo2790
@farxiyo2790 4 года назад
Mansha Allah waxaa tahay qof role model laga dhigan karo mansha Allah thanks 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍👍👍👍👍🌹🌹🌹🌹
@rashidxusein4954
@rashidxusein4954 2 года назад
IlaahﹰY khayr haku siiyo macalin wax baad noo faa idaysay waxyaabaha garaad kaaga korin kara waxaa kamida inaad la saaxiibto dadka kaa cilmiga badan ama kaa caqli badan
@sareedomohamed6878
@sareedomohamed6878 6 лет назад
Mashaaalh alle hakaa abaal mariyo...maskaxdana haku barkeeyo iyo cilmiga
@iboohappy8409
@iboohappy8409 6 лет назад
Aniga goortaan ku bartay ayaaba ogaaday in garaad ahaan naftayda ay korayso mahadsanid wllky mubaark hadi
@amiishaahmed9865
@amiishaahmed9865 6 лет назад
Shukran alf marrah ustaadii Nooso badi muuqaaladan Ookle iyo dhiirigelinta
@haweeyajama7156
@haweeyajama7156 6 лет назад
mashallah mubarak hadi allaha ku xifdiyo walal wax badan ayaan ka faiday runtii aqriska kuma wanagsani wali lkn ad waxan u dhageysta dhiragalishada somalida inta ugu badan ajar allaha kasiyo walal waqtigaga qaliga ah aniga hada marmar waa darema asxabti hore ka goay sida dhageysiga u bilawey
@idilahmed7995
@idilahmed7995 6 лет назад
masha Allah waa maalintii iigu horeysay aan daawadao video yaashada wx badan baa kaa faa'iiday shukran 👌👌👍👍👍😍
@mawliidyussuf4908
@mawliidyussuf4908 6 лет назад
Waa runtaa taasi wll waa wax jira wll inad wax noloshada kabadasha oo aad raadisaa fikrado kale ookaduwan kuwii hore jasaka laahu khyraa
@jiijaibrahim843
@jiijaibrahim843 6 лет назад
Say masha aallah ilahay ha dayo my bror aad iyo aad aya ku mahadsanid tahay my bror
@nimohussein5418
@nimohussein5418 3 года назад
A/c,,shukran ustaad mubaarak, waxaa kaloo kordhiya garaadka fahamka shareecada iyo joogtaynta acmaasha nafacaleh aduun iyo aakhiraba, 2)akhrinta iyo fahamka quraanka iyo axaadiista ayaa sidoo kale mufakir garasho dheer leh uu ku noqon qofku bi’idnilaah ,
@ayaanhussein1145
@ayaanhussein1145 6 лет назад
Xaqiiq wlhi hadan 5ama 7sano ka hor hadan sidan manta u fikirayo u fakiri lahay wey fiicnan laheyd lkn wali waxba ii dhiman aderkey ba i dhihi jiray adeer caruur ba tahaye 60jir waa lagu qangara oo ula jedo mar caqli ba ku siyadayo shukran wll
@SomaliGlobal
@SomaliGlobal 6 лет назад
mahadsanid bro mubaarak haddi
@nimcaosman3495
@nimcaosman3495 6 лет назад
BaadiGoob Tv تم💝💝💝
@saameyntadunida5152
@saameyntadunida5152 5 лет назад
mubarak manta ayan ku so biiray janalkaaga wan hambalyeynaa sii dadaal in badan mahadsanid .
@cimraanisse4966
@cimraanisse4966 Год назад
mahadsanid waa tusaale wanaagsan iyo talo wacan mahadsanid wll
@bahjaali5413
@bahjaali5413 6 лет назад
Thanks Mubarak waxa thahy Qof na dhiiri galiyo markan Caajiz dareno alle haku la jiro
@abdirahmansied200
@abdirahmansied200 6 лет назад
Aad iyo aad bad u mahad san tahay sxb ilahay haku barakayo
@AAR-SANAAG
@AAR-SANAAG 6 лет назад
Marka hore salaan Tolnimo. Runtii barnaamijkan waxa ku duugan aqoon iyo maskax furaansho. Waad ku mahadsantahay. Waa mid Ka mid ah inta yar ee Afka soomaaliga lagu duubay ee maskaxda wax kugu biirinaya. Marlabaad mahadsanid.
@galgaduudradio7081
@galgaduudradio7081 6 лет назад
maasha allah mubarak hadi ,alla hanuunka hakuusiyaadiyo taloyin badan baan kaa faa iiday sxb waana qaadan doonaa oo anigaba yool ama himilo dheerbaan leyahay thanks sir
@hamsewarsame3444
@hamsewarsame3444 6 лет назад
Inta qalbigagu raaxada dareemayo akhrinta quranka korniinsho ku sugan tahaye kasii kordhi,hadanad haynina alle ka bari. Mubarak Hadi mahadsanid wll
@falisnor6391
@falisnor6391 2 года назад
Ustaad mahadsanid waa dariiq dheer oo aan hadda gacanta kuhaayo.
@hindalayla7133
@hindalayla7133 2 года назад
Alle haku barakeeyo shalay waxyaabaha qaar an ku qancijiray hada kuma qancaayo xaga akhriskaygu hada wuu kabadan yahy kii shalay
@bashka6627
@bashka6627 6 лет назад
masha ustd aad umahadsnthy , ani somaalia jogay 2017 markaan kasotagay waxyaaba badan aan aminsanaa iskakeybadalay markaan qurbaha imid sida aan ufakaraa sida aan udhaqamaa , hamiga aan leyahya ,
@dr.timajilac5988
@dr.timajilac5988 6 лет назад
maashaa Allah baaraka Allah ustaad mahadsanid, runti aad baan kaa faaiiday..
@azhaarazhaar9610
@azhaarazhaar9610 6 лет назад
thankz thznkz inbadan wll wax badan baan kaa faaiiday illahy ha kaa jazaaid siiyo
@mahiraadan5890
@mahiraadan5890 3 года назад
Noloshu waxay ibertay waqtiga iyo wayaha iyo isbadalka gurka merbadan ayan kufikirey ina rerkeyga dumiyo.hada wan islayaba maxa kaqaldana.32yrs ayan jira hada.4carura heysta.wukorey aqligaygo.carurtan sidedkukorireysa abahodna uguheysaa unoqotan famil faraxsan.gulahayga waxankugarey.merki ankaharey sxb an ardeyda aheen onba fahansanen nolosha gurka isbadalka hoyanimada.merki an waqtisiyey qof ilamida ama igahoreyey gurka waxankaqatey expriance fikrad .marxalada walaca maserka any way wangarey gulahayga.maskaxda waxakoriya wamerkad lasxbtid qof kujira.merxalada kunoshahay.ama kagud bey gulna ka gaarey.wukushegaya wadadii marey .furin wanjecla wandalbadey merbadan.waxan bertey dadrerahodi burrburiyey .waxey idhahen kaduceyso furin ilmahada abahood kuhayso.wan fikirey waxan kahortagay .waxwalbo nohorsedayo. Buuq lanber one famil wankadhex baxay .merkihorena wankufilna gurigayga.hada nabad ferxad famil wadhib badanyihin.wanaga nadhexyalo .cadi mahin.buqi wan so afjarey .xaqiqadana wu ogadey.walal mahadsanid
@mustaqbalabdiweli
@mustaqbalabdiweli 2 года назад
Sis thanks waa noloshayda qortey. Thanks aniga 4 Child baan haystaa. Hada waxaan fahmey " hooyadda kartida badan waa tan masuuliyadda qaado oo go,aan positiva gaarta markasta!!. Gurigeda iyo nafteeda iyo caruurta iyo guurkana kor uqaado.
@mrkan3556
@mrkan3556 4 года назад
Asc wllkyga aan isku magaca nahay. 👉Maanta waa Isniin/6 /July/2020 Waa maalin aan fulin aan ka takhalusi doona waxyaabahaa ii diidan inaan garaad ahaan kori waayo oo ah 2kamida 4taa qodob eed sheegtay dhanka buugta(inkastoon ahay qof akhris badan lkn haddana waan laba jibaari inshllh). Ka aniga ahaan qoddobadaa aad sheegtay hal midbaan sameeyay 2sanno ka hor; waana inaan lumiyay dhamaan asxbtii yaraantaydii taas oo sabab unoqotay inaanxaqiijiyay laba guulood oonan waligay hore u samayn. Anigoo samaystay sxb dhanka qoyska ah oo aad u akhris, dedaal iyo waliba go'aan adagaa. Waana ta iga dhigtay inaan noqda the best version of meh. Inshallah balan weeyi, balanina waa in la oofiyo. Maalinkaa maalinkiisa; qoddobadaa labada ii hadhay inshllh way fuleen. #MubarakHadi 10x a lot bro.
@xaawoxusen5837
@xaawoxusen5837 6 лет назад
Walal waa barnaamij dhaxalgala dadka hurdo da kakicinaayo walal noosobadi barnaamijyadaa ookale alaha kuxifdiyo
@abdishakurabdullahi6334
@abdishakurabdullahi6334 6 лет назад
Mahadsanid wll mcn sida diiran oo aad noo dhiira galisay❤❤❤❤
@xaliimosacdiyamamxedcabdul4382
Wll Mubarak wan ku cusba muqladada waxban ka fa iday ilahy ha ku barakeyo maskaxdada
@sareedo8184
@sareedo8184 6 лет назад
Waa dhibka somali manta haysa wall nin walba tuuladii uu ku dhashy ayey jogan qabyalad moyee wax kale ma xusuusna allaah ha inoo gargaro👌👏👏masha allaah
@albashiir8746
@albashiir8746 6 лет назад
masha allah barnaamij aad uxiisa badan allaha ku barakeeyo.
@abdirizakbarreabdi1071
@abdirizakbarreabdi1071 6 лет назад
Msha Allaha Macaliin kayga nolow Aaad baan kaga faa. iiday mcln Mrkasta wax waxtar leh aayadka ha dasha 😍 mcln Nolow✌✌ Aabalkaga 😘😘 kuma soo kobikarnoo✌✌✋✋✋
@faysalabdi6458
@faysalabdi6458 6 лет назад
Waa kuma Ustaad Mubarak? Ustadi video ku saabsan nala wadaag, heerkagi waxbarsho iwm.... Mahadsanid Ustadii
@ayanleawale9568
@ayanleawale9568 5 лет назад
Haa waan ku gu racasanhay wayo tan xaga saxibada ah way isoo martay waan saas aad u sheegtay lakiin hadi iyo waxa ugu wayn ee i kordhiya khibrad waa quraan ka walhi
@mohamedqadarabdi3830
@mohamedqadarabdi3830 6 лет назад
Masha allah waa Calaamado runtii ku dhisan Cilmi iyo Baaris Mahadsanid.
@khadijamire9846
@khadijamire9846 5 лет назад
Mashlah jazakallahu khyran wxbadan ka faaiiday runtii alle haku ziyadiyo caqliga iyo aqoonta.
@fahiimae7336
@fahiimae7336 6 лет назад
Masha Allah. Great motivational speaker! Somalidu sidaa uma fikirto! Diinteena oo la barto oo lagu dhaqmo ayaa si walba naftaada horimar u gaashsiineysa. Waayo malaayacniga aduunka in laysku mashquuliyo way kaa reebeysaa.
@hafsahurmo893
@hafsahurmo893 2 года назад
Manshallah wllky mubarak hadi allaha ku xafido
@bakarabdi5819
@bakarabdi5819 4 года назад
Mash Allh waad mahad santahy mubaark haadi
@khadradheeman1772
@khadradheeman1772 6 лет назад
Maasha allaah shukran
@haajuure103
@haajuure103 6 лет назад
Sxb ama walal Mubaarak haaddi waxaan joga Wadanka Germany waxaan aad u xiiseya inan Buugagta aqristo lkn wadanka Germany Buugagta ku qoran af Englishka waan raadiyay in badan lkn waan waayay ee sideen ku hella bugagta aad nala wadagtid adigo mahadsan thanks
@zamuutv7634
@zamuutv7634 6 лет назад
Walee anigu maskax ahaan waa koray maasha allah😍😍😍😍
@mariamahmuud9757
@mariamahmuud9757 6 лет назад
masha Allah wn ka faiday malinto waa 24h waqtiga aan Ku bixiyo inaan qof ahaan ku ri karo malinta waxaan dawdaa 10 video haka yarado wax akhriskaygu intaan dawasho Ku bixiyey halkii marna akhriyo 23bage wn Ku cajiayaa waayo wax akhriska xaga maskaxda waxa si fiican ay ka caajisan waa argtita iyo action ka mahdasanid
@munadagan722
@munadagan722 6 лет назад
maansha Allah wlhi waa farimo qiimo leh😍 jazakallah wll
@sowdamuhudinahmed9795
@sowdamuhudinahmed9795 6 лет назад
mahadsanid masha allaah wlh waxbadan ayaan ka faaidey kheyr insha allaah
@foosmohamed3071
@foosmohamed3071 6 лет назад
Maansha allaah waa run tas sababtoo av waxan arkay saxibo 10 sano kahor aad isugu xeernen on kala lunay markan helay waan isfahmi weynay sey u fakirayan layabay
@khadarkasmaal1231
@khadarkasmaal1231 6 лет назад
thanks mubarik I wish you successful and luxury life wll
@abdishukrihassan529
@abdishukrihassan529 4 года назад
4ta qodob Aad soo bandhigte ustaad runtii anaa is badaladaas isku arke waxaana ogaade inaan garaad ahaan korayaa.
@mohamadibrahim3248
@mohamadibrahim3248 6 лет назад
Mhdsnt wll qali ah markasto oo aan dhagaysto wacyigalintaada waxaan ka qaadaa dhiiragalin, rajo cuisub iyo inaan dib isku hubeeyo nolol ahaan Allah hakaa abaal mariyo dadaalkaaga
@umuabdulqadir4457
@umuabdulqadir4457 6 лет назад
Masha allah walalkey Rabi haku xifdiyo waxaad tahy walal qaaliya
@albashiir8746
@albashiir8746 6 лет назад
ustaad waxyaabaha lagu garto in garaadkaada koray waxaa ka mid ah 1-in aad xaqirto waxyabihii aad hiwaayada ka dhigan jirtay sida laadhuuda turubka koba iyo wixii la mida 2-in aad iska nacdo waxyaabihii aad daawan jirtay narkaa freega tahy cida ciyaaara filimada qeeybohooda kala duwan
@ifrahahmes3695
@ifrahahmes3695 6 лет назад
engineer cibaar114 waa runtaa nin aqli badan baa tahay
@wadanichanal5318
@wadanichanal5318 6 лет назад
Masha alaah ustaad mubarag haadiii mahadsanid.
@cabdikhadarcabdiraxmaan1867
@cabdikhadarcabdiraxmaan1867 6 лет назад
mahadsanid. waxaad ka fekertaan oo kale in ay korayso in aad allaah udhawaanayso sanadba sanadka ka dan beeyya tusaale ahaan hadii sanadkii hore aad soomi jirtay bishii maalin in aad soonto sanadkaan bishiiba 3-6 jeer taasi waxay cadyn utahay inaad korayso naf ahaan iyo garaad ahaan .hana ka fekerin oo kaliya addunyadaada iyo jidhkaaga taas oo kaliiya waa gaabis
@MohamedAhmed-ov9ke
@MohamedAhmed-ov9ke 6 лет назад
Masha allah waxa ogu fiican ee uu qofku qaato waa wanada uu ku badali lahaa noloshiisa aduun iyo akhiraba
@zkryeahmed9014
@zkryeahmed9014 6 лет назад
ustaad wankubsalamayaa thnx your videos mar kasta wax ban ka faaida alle haku sharfo
@xaawoxusen5837
@xaawoxusen5837 6 лет назад
Masha alaah cilmigaga alahakusiyaadiyo wax badan aan kaafaaiiday waa mahdsnthy walal
@cabdiraxmaandaahir2950
@cabdiraxmaandaahir2950 6 лет назад
Msha allaah mahadi hkaa gaadho walaal. Waxaan jeclahay inaan wax badan akhriyo waayo waan xiiseeyaa akhriska hadana wxaan badanaa kaga mashquulaa baraha iyo khadadka. Sidee baam akhriska joogto uga dhigi karaa wax walba oo igu yimaada, maxan se akhriyaa buugaag noocee ah oo caqligayga korin kara. WAAD MAhadsanthy walaaal.
@abdikafiguled1832
@abdikafiguled1832 6 лет назад
Macalin mahadsanid
@cabdiraxmaandaahir2950
@cabdiraxmaandaahir2950 6 лет назад
Adaa mudan wl
@bacayryare3706
@bacayryare3706 6 лет назад
waa maalintii koowaad jazaakallaahu khayr wll
@ilhamisse5231
@ilhamisse5231 6 лет назад
Mahad sanid mubarak hadi waxbadan ayaan kaa faidey kheyr badan allaha kusiiyo
@mustafjiiraq905
@mustafjiiraq905 6 лет назад
waxAN u mhd cellinaya sxbkey Mubarak MHD snd sxb iilahey ha KU barakeyo
@mohamedturkilloveturki7776
@mohamedturkilloveturki7776 5 лет назад
ustaad mahadsanid
@kasmedia4765
@kasmedia4765 5 лет назад
aad ayaaan kaga mahadcelinayaa walaaal.... insha allah hadii lawada noolyahay maaalin un Dhiira galintaada nadhiira galineyso guusheeda waad kadaawan dontaa tv calamka. jazaka allah
@Macalimow48
@Macalimow48 6 лет назад
Masha Allah shukran ustaad
@kamiloabdi5174
@kamiloabdi5174 6 лет назад
Abdifattah Hassan masha Allah
@raxmoyariiseey4723
@raxmoyariiseey4723 5 лет назад
Aad ayad u mahdsntahay horay u soco saxib wax badan ayduso kordhineysa maskaxdena
@liibaandheere8439
@liibaandheere8439 6 лет назад
masha allah walal waa talooyin aanan kala dhicin intaba waxaana kabartay nolosheyda caqabada badan oo ku hor go'naa xalkooda waan kaaga mahad celinayaa
@kowtharali1696
@kowtharali1696 6 лет назад
Masha Allah walal Mubarak wax badan ka fa'idanay kheyr allah ka siiyo Tan wax aqriska ma aqriyo ma leh habit waxa ku aqriyo wa isku daye Lkn ma suura galin . Marka qaabk qofka caado wax aqris u sameyn karaa
@Yusuf-se9us
@Yusuf-se9us 6 лет назад
ماشاء الله. Wll ilaahay caqliga ha kuu kordhiyo waad noo faaiidaysay. Waliba takadaada caawa hirgeliyaa inteeda badan.
@baarexashi1465
@baarexashi1465 2 года назад
maasha allaah wxd umalaysaa in aad aniga iga hadlaysi wlhi ustaad
@farduusmakeuparts7252
@farduusmakeuparts7252 3 года назад
Mubariig walaal kawaran qofka asaxab baa racin
@user-xj8go7ip5u
@user-xj8go7ip5u 6 лет назад
Masha Allah dr thanks aniya wax garaad ahaan I an facaayo ku mash quulaa
@awwoomer879
@awwoomer879 2 года назад
Mansha Allah mubarka had hore soco
@najiibjama9728
@najiibjama9728 5 лет назад
Allaha ka abaal mariyo Macalin Mar walbana Wan Ku xirnahay Casharada aadka Faa'iidada u leh.
Далее
Cadowyada Guusha (4 ta Cadow ee Guusha) | Mubarak Hadi
15:41
7 Hidden Islamic Signs That You Are Protected by Allah
24:32
Men Vs Women Survive The Wilderness For $500,000
31:48
🎙А не СПЕТЬ ли мне ПЕСНЮ?🍂
3:04:50
Я ж идеальный?😂
00:32
Просмотров 96 тыс.
Albaabada Is-baddelka I - Mubarak Hadi
18:28
Просмотров 59 тыс.
Sideed kalsooni ugu abuuri kartaa naftaada
19:25
Просмотров 290 тыс.
6 Tallaabo oo Guurka ka Horreeya I @MubarakHadi
12:21
SIDA LAGU XIFDIYO CASHAR KASTA! l NOLOL CUSUB: #66
14:40
The BEST Books I Read in 2022
21:23
Просмотров 45 тыс.
Men Vs Women Survive The Wilderness For $500,000
31:48