Тёмный

6 Tallaabo oo Guurka ka Horreeya I  

Mubarak Hadi
Подписаться 136 тыс.
Просмотров 11 тыс.
50% 1

6 Tallaabo oo Guurka ka Horreeya I Mubarak Hadi
Garaadso Intaadan Guursan: Hagaha Guurdoonka iyo Wehelka Lammaanaha (Afrikaans Edition) a.co/d/a7biV82
TELEGRAM: t.me/mubarakhadi101
RU-vid: / @mubarakhadi .
TELEGRAM: t.me/mubarakhadi101
INSTAGRAM:/ mubaarakhadi

Развлечения

Опубликовано:

 

10 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 66   
@Asadaarka23
@Asadaarka23 Месяц назад
Qulaasada 6da Qodob 1 naftaada baro 2 shukaansigaaga hadaf ha la haado 3 Iska fiiri red flags-ka 4 ku xisaabtan inaa reer guursaneyso 5 Qof aqoon u leh la tasho 6 Tuko salaatul istikhaara Mahadsanid ❤
@asadjoseph2878
@asadjoseph2878 Месяц назад
Ar walal mahadsanid maban daawan kareyn videogo dhane 😂
@isxaaqibrahimali6061
@isxaaqibrahimali6061 Месяц назад
Waxan soo nasiibday 6 qodow iyadoo note ah in aan ka helaayo comme tiga, waad mahadsanthy wll
@user-dk5vd6xx9t
@user-dk5vd6xx9t Месяц назад
Waad mhdsnthy walaal
@umucamaar6927
@umucamaar6927 Месяц назад
Waa 12 daqiiqo oo so kobay 7 sano Cashar aan ku bartay.
@mohamedabdirahman4269
@mohamedabdirahman4269 Месяц назад
ustaad mahadsanid runtii waa barnaamij maanta ay u baahan yihiin dhalinyarta aan ka mod ahay una diyaar na ugu jira dhisida mustaqbalkooda guur ❤
@Fardowso-ue5fz
@Fardowso-ue5fz 8 дней назад
Maansha allaah walaale qaali
@Fardowso-ue5fz
@Fardowso-ue5fz 8 дней назад
Ilaahey kheyr hakugu abaal mariyo
@mohammedmohamud7433
@mohammedmohamud7433 Месяц назад
Allahuma barik❤
@hodoali5714
@hodoali5714 Месяц назад
Mansh allh macalin jazak allhu khayr ❤
@LovelyDeer-wp2yf
@LovelyDeer-wp2yf Месяц назад
Allahuma baarik❤
@naciimoabdi1653
@naciimoabdi1653 Месяц назад
Mahadsanid ustad Mubarak hadi❤
@faysalviera9359
@faysalviera9359 Месяц назад
Thank you ustaad
@mahdisamatar8469
@mahdisamatar8469 Месяц назад
Mashallah barakallah ustaad moubarak
@MohamedAhmed-bg1gw
@MohamedAhmed-bg1gw Месяц назад
Allah ya barik ustaadi 😊
@mariamm.sheikhw1522
@mariamm.sheikhw1522 Месяц назад
Mawduuc muhiim ah, waaye shukran ustaad Mubarak
@ZakaryeDhagacade
@ZakaryeDhagacade Месяц назад
Thanks Ustaade I appreciate you 👍 ❤
@anabismailahmed2597
@anabismailahmed2597 Месяц назад
Ma shaa Allah TabarakaAllah the best book and my favorite one. Thanks walaal.
@fathiadjama
@fathiadjama Месяц назад
Macha Allah
@Cabdiqanisaalax1
@Cabdiqanisaalax1 Месяц назад
ustaad waad mahadsantahay
@cwasacmahamuud2099
@cwasacmahamuud2099 Месяц назад
Ustaad mubak hadi waad mahadsan tahay inad Buugan qiimaha badan nooqorto waliba meel kasta noogu keento
@iimanahmedmaxamed5727
@iimanahmedmaxamed5727 Месяц назад
Maansha Allah ustaad mahadsanid
@hafsamohamed9932
@hafsamohamed9932 Месяц назад
Jazaakallaha khyr mubarik sida aad noogu soo gudbisay wax nolosha anfacaya
@user-cn7xi6yj4x
@user-cn7xi6yj4x Месяц назад
Masha allaah aad baad umahad santahay
@user-ny1dp2vj8j
@user-ny1dp2vj8j Месяц назад
Masha allh
@hoodo9260
@hoodo9260 Месяц назад
Cajiib Ustaadii mahadsanid Talooyinkani waqti aan u baahnaa bay isoo gaadheen
@mustafupdyhasen4587
@mustafupdyhasen4587 Месяц назад
Cajiib allle Haka abaal mariYo ustaad
@user-pr6tm4ow8b
@user-pr6tm4ow8b Месяц назад
Waa mawduc qimo badan❤waa mahasntahy ustaad
@abdishakuralimuhamed2296
@abdishakuralimuhamed2296 Месяц назад
Mahadsanid ustaad Mubarak ❤ Runti Talaaboonyinka aad nala wadaty Wa kuwa Muhiim u ah qofka maant rabo in uu yegleelo Guur . Waxan rajaynayaa ina ku dabaqi doono naftyda Mar 2aad mahadsanid ustaad ❤
@user-me3ys3mw9k
@user-me3ys3mw9k Месяц назад
Ustaad mahadsnid 🎉❤❤
@Fardosa_bashir
@Fardosa_bashir Месяц назад
Manshalaha ustaad mubarak hadi mahadsanid waxad ka hadashaye muduuc aad u muhiim aah,ustad حياك وبياك
@aliliban45
@aliliban45 Месяц назад
Ustaad Mubarak hadi mahadsanid runtii waaa 6 talabo oo aad u mihiimsan aadan u anfacaya Barbarata rabta inay guri yegleelaan jazakalaah
@Nurayn-z9k
@Nurayn-z9k Месяц назад
Ustaad horta aadbad u mhdsantahay muwduuc muhiima ayaad nosoo gudbisay Waxan kaa codsan laha ina isna aad ka hadashid qof waliba inan ah oo yarantisii kusoo koray famliy aan isku fiicnayn hooyo iyo aabo kala tagay markay isku soo noqdeena buuq iyo qaylo lasoo taagan Aan wax jecayla iyo naxariis soo arag sidaas oo kalana ka cabsanaysa guurka oo ka baqaysa in nolashii cadaabta ahayd ee gurigooda taalay ay iyaduna marto please mowduca kasoo hadal💔
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 Месяц назад
Jacfar inaa daawataa rajynaa ❤😂😂
@mohedrashed2381
@mohedrashed2381 Месяц назад
Mahadzanid ustaad
@siciidahmedseefweyn9035
@siciidahmedseefweyn9035 28 дней назад
SORRY 😢 WLH USTAD MUBARAK. Qifka family kisa ina fiiriso waa muhiim wlh qodabkaan qisada iga qabsatay hadan kula wadaago yaab iyo amakaag aa Alle kuu kenya. Gabar lama gursade rerkeda rerkeda lagursada😢😢😢
@zahrahussein6543
@zahrahussein6543 Месяц назад
Ustaad wax badan ka bartey masha Allah Allah ku xifdiyo buugan waa u baahna halkee ka helaa yurub ayaan jooga?
@ilyaazzola.8189
@ilyaazzola.8189 Месяц назад
Wad mahadsan tahay wll
@CabdiwahidMahad
@CabdiwahidMahad Месяц назад
Guurdoon waa nahaye yaa nasiinaya qoftii aan guursan lahayn
@hodangarab-qe4bk
@hodangarab-qe4bk Месяц назад
Ilahey weydiiso wllo Alle ayaa kuso dhaweynaya I.a 😢😂
@iqlaasabdikareen1254
@iqlaasabdikareen1254 Месяц назад
Wey kan
@user-fi4te8mr9x
@user-fi4te8mr9x Месяц назад
Thanks
@rabsholeoffcial7329
@rabsholeoffcial7329 Месяц назад
Ustaad aad baan ujeclahay fikradihiisa ustaad Aad baan kaga mahad cili neyna markasto...
@MacalinMustafe
@MacalinMustafe Месяц назад
Waxan dareemayo ayankahadlayaa sxp Videogan ookale aad ayuu muhiim u yahay soobadi walaal mahadsanid
@abdi34designer
@abdi34designer Месяц назад
Asc Buuuga halkee ka heli kara macalin
@Yusraabdi912
@Yusraabdi912 Месяц назад
I need after married 😢😢
@user-zs6pd2cm1j
@user-zs6pd2cm1j 2 дня назад
ustaat sas ayaad umahadsantahy
@sadambashir6974
@sadambashir6974 Месяц назад
Waaa runtaaa ustaad waa 6 talaabo oon hafnay kadibna xanuun badan LA kulanay Rabi ha inagu an faco gaar ahaan dadka aan wali guursan.maxaa xal ah hadii aan hafnay ta looyinkaaa??
@flastinguled2815
@flastinguled2815 Месяц назад
ustaad madhihikarnaa qodobka udambeeya iney xoojineyso waxaa taqaano guurso aa waxaa aa dhashide
@siciidahmedseefweyn9035
@siciidahmedseefweyn9035 28 дней назад
Please can I share my own story
@user-zs6pd2cm1j
@user-zs6pd2cm1j 2 дня назад
casharkaaga aad buu icaawiyey
@Fardowso-ue5fz
@Fardowso-ue5fz 8 дней назад
Wax weyn baad noo faaudeysey
@fatimakiin435
@fatimakiin435 Месяц назад
Ustaad maxaa talo ku siin laheed qof guursaday hdneh is fahan daro mesha taalo labadii qofna isku wadan joogin Rabin in reerkaas dumo
@soomaaliwayn8582
@soomaaliwayn8582 Месяц назад
Ustaad barnaamijyadan waad nanacsiisay😢
@dhamaysinajamac8192
@dhamaysinajamac8192 Месяц назад
Brother Mubarak, English version ma leyahay bookgani?
@sheikhgadhwayne3647
@sheikhgadhwayne3647 Месяц назад
Cadaan miyaad tahy oo somaliga aya kugu adag miya
@user-ne7jq3oh7s
@user-ne7jq3oh7s Месяц назад
Ustaad mubarak guurkii these days wuxuu noqdhay money --if you have money everything it become easy ….xaliimo kuusey lacag baa u ah number one😂😂😂
@fatmaqurux6432
@fatmaqurux6432 Месяц назад
Walal dadka isku mid maha aniga rijaal inu agadaa imuhim ah o iyo jeceyl
@mohamedahmedqasaali3243
@mohamedahmedqasaali3243 Месяц назад
Number one money 😂😂😂😂😂😂 barteda dhigtay
@umxababa3545
@umxababa3545 Месяц назад
Money tan rabta ka carar guur ma rabtee
@user-ne7jq3oh7s
@user-ne7jq3oh7s Месяц назад
@@fatmaqurux6432okey be ready
@user-ne7jq3oh7s
@user-ne7jq3oh7s Месяц назад
@@mohamedahmedqasaali3243haa ugaas
@MarshalHollande
@MarshalHollande Месяц назад
jaahilkan wan ku qosla wajiigiisa baa laga fahmaya in u yahay big caabtooy wana nin qurafaad faafiya wa beenlow wa tuug walaahi iska ilaaaliya
@nasiibaamino9379
@nasiibaamino9379 Месяц назад
Mubarak please can i contact you wll
@MacalinMustafe
@MacalinMustafe Месяц назад
Waxan dareemayo ayankahadlayaa sxp Videogan ookale aad ayuu muhiim u yahay soobadi walaal mahadsanid
Далее
Sidee Qaylada Isaga Daayaa? I - Dhibta Qaylada
18:57
Просмотров 15 тыс.
8 Ways to Manage Stress
19:32
Просмотров 27 тыс.
Survive 100 Days In Nuclear Bunker, Win $500,000
32:21
Waxaad Gubaysaa Noloshaada Iyo Mustaqbalkaada |
16:31
Sidee u Doortaa Lammaanahayga  Nolosha? I Mubarak Hadi
13:47
The BEST Books I Read in 2022
21:23
Просмотров 45 тыс.