Тёмный

4 Naagle maxaa ku dhacay! Cawdaan kuu jarayaa! 

puntlander Soomaaliya
Подписаться 6 тыс.
Просмотров 336 тыс.
50% 1

Cilmi iyo Caado Riwaayad

Развлечения

Опубликовано:

 

7 окт 2011

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 101   
@aadansaalah6268
@aadansaalah6268 Год назад
Waa riwaayadii lamagac baxday CILMI IYO CAADO. Waxa metelayey Sooraan claahi diiriye AUN Saado cali warsame AUN Saafi ducaale Maxamed aadan dacar
@amiishajama950
@amiishajama950 2 года назад
Quruxley saado ali warsame allow ku naxariiso adigiyo intii kale dhimaty
@user-lj3rv5dt8s
@user-lj3rv5dt8s 6 месяцев назад
Ruwaayadaan siyaasad weeye waana midda lagu xirey Abwaan Dacar.
@dhaqanemedianews1570
@dhaqanemedianews1570 Год назад
Cilmi Iyo Caado Waa Riwaayada Kaliya Ee Aan Ku Arkay Ilaahay Haw Naxariistee Fanaankii Waynaa Ee Marxuum Maxamed Mooge Liibaan Muuqaalkiisa
@xasanxuseen9897
@xasanxuseen9897 2 года назад
Ilaahoowkuu naxariiso fanaanad saaddo cali iyo intii dhimatayba
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 2 года назад
Fanaanadii qaranka soomaaliyeed saado cali warsame allah ha unaxariisto janatal fardawsana haka waraabiyo
@siradm
@siradm Год назад
Haddayba jirto iyadaa ahayd, allow kuu naxariisso, Soomaali ha laysu doono bay ku baxday
@galmaaxabdullahi549
@galmaaxabdullahi549 Год назад
Sooran dacar kuluc hanuuniye c/khadar dalees maandeq baxsan saado binti
@asmaaabdi1380
@asmaaabdi1380 10 лет назад
Loooool duqa waa laga inkaar galbsaday
@xasanxuseen9897
@xasanxuseen9897 2 года назад
Maxaed aadan dacar abwaan fanaan iyo jilaa cajib
@mohandanas408
@mohandanas408 6 лет назад
Hhh naagihii hore iyo kuwaan wlhi kuwaasaaba kululaa
@liishaaninvestigation6641
@liishaaninvestigation6641 2 года назад
Waa 1986kii unicef baa malgelisay fikir dacar iyo sooraan
@calanside95
@calanside95 2 года назад
1 waa xagaa 2 waad waalathay 3 buufis iyo qulub 4 bacmadow dhexdeeda xagee noo roon
@suldaansarmaan6711
@suldaansarmaan6711 8 лет назад
raga naagaha badan hayska ilaaliyaan
@asaagjama7167
@asaagjama7167 12 лет назад
riwaayaddan macna balaadhan ayay ugu fadhiday bulshada somalieed waagaas
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 года назад
Alle sw haw naxariisto 🤲😥
@cabdihassan3084
@cabdihassan3084 Год назад
Riwaayadani siyaasad ayay ahayd Aabuhu waa siyaad bare hooyadu waa dalka somalia saado Cali warsame sarbeeb fog
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 2 года назад
Waa marku yar maxed Aadan dacar
@warsanmoalim1191
@warsanmoalim1191 7 лет назад
Dacar khatar weeyi inakala kexeeya kulahaa fantashiruu til ardi
@IbrahimIndho-yj4bc
@IbrahimIndho-yj4bc 7 месяцев назад
Ibrahin. Indho
@xasanxuseen9897
@xasanxuseen9897 2 года назад
Waa ruwayadii qaaliga ahayd cilmi iyo caado
@Khaalidcade01
@Khaalidcade01 Месяц назад
2011 cajalad CD ah kudawaday xagada lixaad ejijiga qumandaga xasuus wlhy waxay ahyd marki uhoreysay eaan dawaday riwaayado badan o waabaridi ah
@user-xd1et4ft8m
@user-xd1et4ft8m 9 месяцев назад
Waxa kanool dacar iyo hanuuniye iyo maandeeq
@roblemussa28
@roblemussa28 12 лет назад
alllaha haweeenku miskiinsan hore loo mah mahaay oo lo yidhi nin maxa gadhigay kama quusu taan dumar badan baa sia oo kale oo sasabtaa
@superwarriordragon5072
@superwarriordragon5072 8 лет назад
alfanan dacar wuxuu ahaa. riwayaduste wayne
@somaliuncutstories4137
@somaliuncutstories4137 2 года назад
👍👍👍👍💯
@najmaAbdi717
@najmaAbdi717 5 месяцев назад
Walee dad waa dadkii hore
@abdiyareosman2343
@abdiyareosman2343 9 месяцев назад
ilahay cabsidiisiyo caqiibada ilmaheeniyo ciribteena dambetiyo cabashadaydaa ku yeel Hadalkaas manta qof dumar oo la dhaho oo wax yesha ma jiraan
@cabdihassan3084
@cabdihassan3084 Год назад
C/ laahi diiriye soran ayaa alfay
@ahmedsadiq6333
@ahmedsadiq6333 2 года назад
War illeen belaayo dhul bay joogtaa
@khadraabdillahi723
@khadraabdillahi723 2 года назад
Saafi ducaale cali allaha ha u naxariisto
@mohamedabdikadir6939
@mohamedabdikadir6939 Год назад
abwaan maxamed adan dacar
@sahromaxamuud8844
@sahromaxamuud8844 2 года назад
Ahso
@user-lv1yd5js6s
@user-lv1yd5js6s 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 2 года назад
Afar naagood amar baa kuhaysta
@osmansufi4066
@osmansufi4066 2 года назад
Riwaayadan UNICEF baa maal gelisey waxaana sameeyey Dacar iyo Abdillahi diiriye sooraan waxaan arkayey dad ku qorey abwaano kale
@AhmedAhmed-tx6dj
@AhmedAhmed-tx6dj 2 года назад
War odey bahasha iska baandhee oo aysan kuu dhuuman riwaayadani waa asal documentary oo UNiCEf iyo wakaaladii Filimadda Soomaaliya ayaa iska kaashaday. Markaa Abwaanka Alifay waa Yuusuf Aadan Xuseen ( Yuusuf Allaale AUN tee), hadaan si kale kuugu dhigano waa AUN tee Abwaan Cismaan Askari walaalkii. Riwaayadan tuug ma xado ee sidaa ula soco.
@osmansufi4066
@osmansufi4066 2 года назад
@@AhmedAhmed-tx6dj maxaan iska baandheeyaa ee khalad ah ok aan sxb sheegey wakaaladu filimka ayey qaaday waxba nagumaad soo kordhin hadaanay wakaaladu filimka qaadin ma jin baa qaadi lahaa UNICEF baa maal gelinta lahayd iguna raacday labada abwaana waa Dacar iyo cabdillahi sooraan aun
@AhmedAhmed-tx6dj
@AhmedAhmed-tx6dj 2 года назад
@@osmansufi4066 bro waxaan u malaynayaa inaadan qoraalkayga akhriyin ! waayo waan ku xusay Abwaanka riwaayada alifay. Mida kale kuguma raacin Dacar iyo Sooraan baa riwaayadan alifay oo xataa maanan soo hadal qaadin magacyadooda iwm. Mida bal u dib u raadi riwaayada oo dhameystiran oo original kii ah ka dib waxaad arki doontaa mu’alifka riwaayada oo hal qof ah . Hadaan kuugu cesho riwaayadan waxaa Alifay AUN tee Abwaan Yuusuf Aadan Xuseen ( Yuusuf Allaale) oo la dhashay AUN tee Abwaan Cismaan Askari.
@mustafehussein288
@mustafehussein288 2 года назад
Yusuf Adan Xuseen ayaa leh riwaayada…Haddaanad aqoon ha qasbine u kaadi adeer
@zeinasissa1667
@zeinasissa1667 6 лет назад
Dhn inta dhimaty alh ha unaxriisto saado ali ayay ka gartay alh ha unaxariisto allah ilmaha yar hada intu leegyhay🤔🤔
@mustafehussein288
@mustafehussein288 2 года назад
Wuu ku dhali karayaa dee
@koosmohamud6554
@koosmohamud6554 Год назад
Bintu omer gacal hhh iyo saadi ali sidkle saafi
@cabdihassan3084
@cabdihassan3084 Год назад
Ka dheeroow yaa yidhaah
@aliabdi2886
@aliabdi2886 8 лет назад
ninkaan waadacar ooyar baan umalayn
@suyuhao7592
@suyuhao7592 2 года назад
Waa isaga
@omardhamac4137
@omardhamac4137 3 года назад
Maraxaan yamyam
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 года назад
Shamsaaay sedexaad.
@zahuurqalanjo5811
@zahuurqalanjo5811 8 лет назад
Wale 4nagle amar aa uyaalo
@sumayoheenseye6575
@sumayoheenseye6575 Год назад
4 ta xaas shido badanaaa
@abukarabdi4220
@abukarabdi4220 Год назад
U gurmo abaarta qaxootiga iyo barakacayaasha igad drought africa
@koosmohamud6554
@koosmohamud6554 Год назад
Dalayas Saafi duale Saado ali
@madinamacalimcise7295
@madinamacalimcise7295 8 лет назад
asi camal sasa logala
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 2 года назад
Afar xaasloow amaraa ku haysta
@mahadow
@mahadow 8 лет назад
waxaa la yaableh dadka magacyo iskaga qorta wax aysan lahayn
@maxamedaxmed-jj8gd
@maxamedaxmed-jj8gd Год назад
No
@omardhamac4137
@omardhamac4137 3 года назад
Ogaaden sangub
@balqiisahukunhassan7799
@balqiisahukunhassan7799 8 лет назад
mashallah waan jeclahy riwaayadan Allow idiin naxariiso dadkii hore dad kama dambeyn
@abdurazakidriss8897
@abdurazakidriss8897 8 лет назад
waa cilmi iyo caa do riwaayadii
@AL_shahada
@AL_shahada Год назад
Marku gurka kaxumado dhulka eey kufalado faraha galiso quran halasaro dhulkey faalisay guriguu jogo qos abo hoyo hadaa haduqabin abahana sojediyo sidas quran lagusaraa weysocon bilaa xisaab
@luulaliabdullahi1492
@luulaliabdullahi1492 Год назад
🙏🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️❤️❤️👊👊👊👊
@omardhamac4137
@omardhamac4137 3 года назад
Ruwayadan isaaq baa semeeyey keen Tu ma jeerteen car keen
@khadarsiciid5775
@khadarsiciid5775 2 года назад
Y
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Год назад
gabadha khatraaaaayqarancaday yareey faraxsaneeey.shamsadaantancadceeddumaroo
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Год назад
Tan wanaagsan.daganwax taqaan
@sahromaxamuud8844
@sahromaxamuud8844 2 года назад
Xs
@abdirizakmohamudyusuf6571
@abdirizakmohamudyusuf6571 2 года назад
Riwaayaddaan Cilmi iyo Caado waxa la dhigay 1975 markii koowaad.
@Wadani1988
@Wadani1988 12 дней назад
1985 dhe
@mahatduale9425
@mahatduale9425 8 лет назад
arliyo waa tuma tolow yaa iga caawin kara magaceeda saxda ah ?
@abyadmagalo5863
@abyadmagalo5863 8 лет назад
qadijo cdulahi dalees
@salmaanmoomin
@salmaanmoomin 7 лет назад
mahad cumar waaa fanaanadii daleys cabdulahi
@wacanrimareer3104
@wacanrimareer3104 2 года назад
Arliyo,, hadad maqasho waa faynuus shiikh daahir !!!
@haweeyafanax9093
@haweeyafanax9093 2 года назад
Subxaana Allaah waar waa khadiija dalays Fayruus xiligaa way yaradba
@cabdiqaadirmaxamuud2210
@cabdiqaadirmaxamuud2210 Год назад
Dacar islamaha uqabo ee lajilaya saado cali iyo saafi ducaale wan gartay tan kale waa tee magaceda ma sahra ileeyaa
@haweeyasnm1988
@haweeyasnm1988 2 года назад
Fananiinta ruwayadan ku wada jirta dacar iyo hanuuniye ka nool
@saaqey1
@saaqey1 11 лет назад
kkkkkkkkkkk ar odayga maxaa sidaan loogu galayaa camal kkkkkkkkkkkkkk
@mohameedxaashi2236
@mohameedxaashi2236 7 лет назад
hagaag
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Год назад
Laygufarxaaqiimobadankhayrbadandumaroo yartaan
@mouktarali5405
@mouktarali5405 2 года назад
Almxslel sl
@AL_shahada
@AL_shahada 2 года назад
Qofkan fahmsaneyn inuu islahadla haduhadlaana layirah waa durantahay yaaway arliyo faliyaha dhulka inlagunasto aba daayaa dhulka
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 года назад
Jimco.
@mhassan0163
@mhassan0163 2 года назад
Dacar wuxuu metelayaa oday reer Woqooyi ah, Saado Ali gabar reer Koonfureed ah aun. Wuxuu metelayaa ragga Somalida ee beenta ku nool iyo turufada
@nuur3272
@nuur3272 2 года назад
Yusuf Adan Hussein (Yusuf Alaale) AHUN ayaa ruwaayada sameeyay Mohamed Kuluc iyo Saynab Baxsan A/Khadar Hasan iyo Binti Omar Gacal Hanuuniye iyo Maandeeq Sooraan iyo Saafi Ducaale Dacar iyo Saado Ali inta dhimatay Ala ha u naxariisto.
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 2 года назад
Sxb waxey Aheyd Riwayad Qaliya waxana dawaday iyado Live Nation theater
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 2 года назад
Sanadkee tolow la Duubey videogan sxb Sanadka ii sheeg ??
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 2 года назад
@@wiilkahargeysajecel8748 waxaan maqlay riwaayadii ugu dambeysey ee somali national theatre lugu duubo bey ahayd 1989 baan filayaa waxaa ku jira cabdikhadar xassan laari o kasoo laabtay jamhadii SSDF
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 2 года назад
@@mahaddirirgeesood9556 Mahadsanid sxb
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 2 года назад
@@mahaddirirgeesood9556 Sxb videogan Theatre ka maa lagu duubey mise waa Xaafado dhexdood
@user-lv1yd5js6s
@user-lv1yd5js6s 2 месяца назад
Eeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee
@mouktarali5405
@mouktarali5405 2 года назад
طيةذ
@sweetyrodo8415
@sweetyrodo8415 11 лет назад
hhhhhhhhhhhhhhh way kusugeeeeeeeeen caaaaaaaaaaadi mahan
@aweyselmi1210
@aweyselmi1210 2 года назад
NAa sobax bakulenahay dee guriga inu galo urabaa walagufahmee😃😆😆 nagta wa nag halis ah dadkuyuna arkin kulaha waa minusubax
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 Год назад
Habarta dhulmahante reer xamar ayey iska dhigeysaa yaahuu waa habar xun oo dhulmahante ah oo qabyaalad u dhimatay
Далее
Cilmi & Caado -  Qeybta 5aad
9:55
Просмотров 340 тыс.
reerka yaa u weyn
13:39
Просмотров 220 тыс.
Редакция. News: 128-я неделя
57:33
Просмотров 1,7 млн
Jilliddii Dacar, Sooraan, Axmed S. Bidde, Kuluc, Harawo
33:05
Maguuraan (Riwaayad) Somal Part 9
10:44
Просмотров 129 тыс.
cilmi iyo caado
2:02:02
Просмотров 140 тыс.
extrait riwada degan 2000
13:43
Просмотров 285 тыс.
SHEEKO GAABAN TUUG MA ARAGTAY MA ARKIN DHEH
17:07
Просмотров 208 тыс.
majaajilo xisbiyada Somaliland.flv
34:41
Просмотров 1 млн
Riwayad qosala cabdi haybe laanbad magalo joog xumo
8:58
да ну нах…
0:14
Просмотров 2,9 млн