Тёмный

SHEEKO GAABAN TUUG MA ARAGTAY MA ARKIN DHEH 

SAHAN MEDIA
Подписаться 69 тыс.
Просмотров 200 тыс.
50% 1

WAA SHEEKADII TUUG MA ARAGTAY MA ARKIN DHEH EE BERISAMAADKII KA BIXI JIRAY TIIFIIGII QARANKA SOOMAALIYEED (SOMALI NATIONAL TV)

Приколы

Опубликовано:

 

20 ноя 2015

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 213   
@ayuub1364
@ayuub1364 4 месяца назад
2024 qofkii fiirsanoyo love iisar 😂😭👋🏽
@iqraudgoon7457
@iqraudgoon7457 4 месяца назад
😂😂😂😂
@nuurdinyare
@nuurdinyare 3 месяца назад
Waay kaan😊😂😂
@yuuniskhaliifisxaaq6273
@yuuniskhaliifisxaaq6273 3 месяца назад
Ani hhh😂
@ahmedmursal1516
@ahmedmursal1516 3 месяца назад
Legend 😂😂😂
@user-fy8rk7yw2c
@user-fy8rk7yw2c Месяц назад
Aan daawanyo 😂😂 ma jirto
@drsmaniyacdey8498
@drsmaniyacdey8498 Год назад
2023 qofki fiirsanayo love isaar😂
@ismahanmohamed1076
@ismahanmohamed1076 10 месяцев назад
Waxan firsana 2023
@aishaosman3768
@aishaosman3768 7 месяцев назад
Ani 😂😂😂😂😊
@CaashoSheekh-zt5sz
@CaashoSheekh-zt5sz 5 месяцев назад
2024❤😂
@CabdullahiCali-bh5gm
@CabdullahiCali-bh5gm 4 месяца назад
Seedi😂
@najmacadeey3930
@najmacadeey3930 2 года назад
2022 yaa ila fiirsanooyo ruwaayadaan🤣🤣
@zakiamicka2467
@zakiamicka2467 Год назад
Adi keligaa Lee firsanoysid kkk
@khadeijoqaali5841
@khadeijoqaali5841 Год назад
Hhhhh waxa iigu qosolka badan wuxuu ahaa markuu dhahayay ( hadii lagu dhaho tuug ma aragtay ma arkin dheh) so funny
@Alimohamed-nm4de
@Alimohamed-nm4de Год назад
Aniga gabareey😄
@mahadjaamacdiiriye643
@mahadjaamacdiiriye643 Год назад
Ani kula daawanayo lph😂
@asmoabshirhassan5524
@asmoabshirhassan5524 Год назад
2023 daawanooya anaa adi kaa daran
@najiibcadceed3652
@najiibcadceed3652 3 месяца назад
2024 bisha saddexaad Ramadan Mubarak iinta dawanaysa. Aan ducayno way dhinteen marshala
@cadaanitupe571
@cadaanitupe571 3 месяца назад
Allaha unaxaristo 😢
@mohaliil8657
@mohaliil8657 6 месяцев назад
2024 qofkii ila dawanayo waan ku salaamay😅😅
@najiibcadceed3652
@najiibcadceed3652 3 месяца назад
Waanka qaday Ramadan Mubarak wllo
@ahmedmursal1516
@ahmedmursal1516 3 месяца назад
✌️✌️✌️
@mssdaganabdi
@mssdaganabdi 5 месяцев назад
2024 hdaa dib uso radisay like iisaar😂
@aminayaxye8394
@aminayaxye8394 5 лет назад
Ruwaayadan aniga iyo walalheyga jili jirnay hbn laso qaxay 2013 anigoo taleex jogno murugada ayaan iskaga baabi in jirnay xasuus wllhi😅
@maxamudsheikh2003
@maxamudsheikh2003 5 лет назад
Baar taleex miyaa mise magaalada taleex
@hananshucayb9028
@hananshucayb9028 2 года назад
M.a😁🤣🤣🤣
@mnoor2233
@mnoor2233 4 года назад
In layiraahdo sheekh cabdulqaadiroow waa shirki diinta looga boxo.. haleyska ilaaliyo shirkiga
@sumayadelastqueen7408
@sumayadelastqueen7408 4 года назад
Riwayadan 2020 qofki firisanayo like ha issro
@ahmedmursal1516
@ahmedmursal1516 3 месяца назад
2024
@yusra11_
@yusra11_ Год назад
riwayadan cwan dip uso rdiyy🙃❤️24-03-2023 bisha ramadana 🌙☪️ay cwa 3 soo galeyso😊illhow soonka io slda naga aqbal🤲🥰
@ahmedmursal1516
@ahmedmursal1516 3 месяца назад
Ramadan Mubarak 🌙 2024
@muhiimxasan4354
@muhiimxasan4354 5 месяцев назад
2024 inta firsanosa love isaar😅😅
@bashirshaah7920
@bashirshaah7920 4 года назад
Mida Ajakis qofkii fiirsatay Like dhac ha igu siiso, midaan waa Orginalka, tii Ajakisana waa Coppy, tanaa kuleh 100%
@omarahmad5053
@omarahmad5053 4 года назад
Waa ruunta saxiiib Ajakis waa copy this is original 198? Waxeey uu aaktahay waqtigaas
@xumoow221
@xumoow221 4 года назад
Bro waa runta ana daawaday 1989 jds tv marka ma dhawo
@khadarkeywiilkariyada6934
@khadarkeywiilkariyada6934 Год назад
Wlhi ruwayadan waxan dawaday 2011 tuug ma aragtay ma arkin dheh😂😂😂 hada wxn diib uu dawanaya 2022 alx alle Aya mahadleh iska leh oo cafimad iyo cimri dheer igu sooo gadhsiyey 🥰😍
@kingarmanak3166
@kingarmanak3166 2 года назад
2022 ya ila qosloyo xasus wlhy 😂
@mustafeyara6403
@mustafeyara6403 Год назад
Me😂
@kafiayousuf4587
@kafiayousuf4587 4 года назад
😂alla beerka qosolki 2020 ayan iskasi isticmalay manta wllhi reer koonfur jiliin laguma gaadhi karo
@magaalomedia5106
@magaalomedia5106 4 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣
@sumayadelastqueen7408
@sumayadelastqueen7408 4 года назад
😂😂 Reer waqoyi Ubadanyhin Majaajileysta yaasha😂😂
@kafiayousuf4587
@kafiayousuf4587 4 года назад
@@sumayadelastqueen7408 😂astaqfurllah weli wan qoslaya warunta qliyey makala dhacan somali hadal loda
@sumayadelastqueen7408
@sumayadelastqueen7408 4 года назад
@@kafiayousuf4587 😂😂😂 Maanta Riwayadan iga qawatayee Wayo waayo soo xasuste😫😫😫😫😂😂😂😂😂😂😭😭😂😭😂😭😂😭😂😭😂
@naasirbashiir3246
@naasirbashiir3246 3 года назад
2021 ayaa fiirsanaaya
@bashkanoor9729
@bashkanoor9729 2 года назад
Riwayadan markii igu horaysay 2011 ayay ahayd walalkey Fariidka telkiisa ka arkay ....xasuus wakhtigiii school ka....I miss my bros now...❣❣❣
@mudathircali4450
@mudathircali4450 4 года назад
ruwayadan inta 2019 dawanaysa like dhac igusiiya thanks
@abdinoorkulmiye7775
@abdinoorkulmiye7775 4 года назад
2007 ayey shidneyd ruwaayadaan
@cabdiraxmaankyp3033
@cabdiraxmaankyp3033 4 года назад
Kkkkkkkkkkk
@sumayadelastqueen7408
@sumayadelastqueen7408 4 года назад
2020 😄
@amranmahad5603
@amranmahad5603 3 года назад
2020😂😂😂😂😂😂😂😂
@sumayadelastqueen7408
@sumayadelastqueen7408 3 года назад
@@amranmahad5603 😹😹🙈🙈ani xta wa firsanoya
@abdiqanimohamed1394
@abdiqanimohamed1394 3 года назад
2008 Waqtigii fooriyaha dawaday aniga iyo walalahey xasuus 😂😂😂
@zoyaaalpi
@zoyaaalpi 5 месяцев назад
2024 yala firsadey 😂❤
@btsofficial3413
@btsofficial3413 4 года назад
Midi ajakiz inti ila dawadey like saar 👻
@wallmuscab2846
@wallmuscab2846 5 месяцев назад
2024 yaa fiirsanooyo
@Umuqeyr_2024
@Umuqeyr_2024 3 месяца назад
2024 dawanooya 2015 bana ljily 7sano jiray markaas hada meeqaan jiraa iska qiyaas 😂
@maqustte
@maqustte 4 года назад
Really I Love This Short Film 💞😍.... Somali People Have Awesome Acting 👏✊👍.....
@Adnodahir-ti3zh
@Adnodahir-ti3zh Год назад
Hh
@Nalasoco-waqti-walba
@Nalasoco-waqti-walba 4 месяца назад
2024 bisha labaad ya iladawanayo
@cafiwalaalkaaga8276
@cafiwalaalkaaga8276 5 лет назад
Waayo waayo wallaahi xasusu tuug ma aragti ma arkin dheh lawo nin wax soo xadeen ma aragti ma arkin dheh hadii kale waaku merjina kulaahaa kkkkkk 😍😍😍 allaah hani naxriisto wallaahi hooyade ayaa jacelydi riwaadana 😅😅😅
@ilwadugas2403
@ilwadugas2403 3 года назад
2021 ya dawayo shikha abdiqadirow🤣🤣
@saciidcali5192
@saciidcali5192 3 года назад
Aniga Hhhh🤣
@ahmedmursal1516
@ahmedmursal1516 3 месяца назад
2024
@axmedcali5742
@axmedcali5742 Год назад
6/apri /2023
@MohamedAhmed-pe1ul
@MohamedAhmed-pe1ul 3 года назад
2020 inta daawaneysa like liisaara
@ayanamiira4915
@ayanamiira4915 3 года назад
Ruwayadn marka dawanyy wan yara wlh hadnh 2020 dawnyaa funny 😂😂
@LiinOsman-wg7jg
@LiinOsman-wg7jg 3 месяца назад
2024/03/21 bisha Ramadan____09pm habeen khamiis jimco ay soo galeyso Ayaan riwayadan Dib usoo radiyaay 😂 Allah Ramadan Naga aqbalo ❤
@kingmoha8456
@kingmoha8456 Год назад
2023 Bisha February 8 Ah Aan daawanoya😂
@intawanagsanwalalkoda494
@intawanagsanwalalkoda494 3 года назад
2021 yaa firsanoyo like 😂😂😂
@nimcocabdi3640
@nimcocabdi3640 3 года назад
Aniga 2021 an awanayah
@ahmedmursal1516
@ahmedmursal1516 3 месяца назад
2024
@husseinmohamed5651
@husseinmohamed5651 4 года назад
2008 Ban dawan jiray xasuus !
@shuceybabdi1361
@shuceybabdi1361 2 года назад
After 15 years waxaan kusolabtay daa washa deeda 2021
@cabdiqadirmadaxey3621
@cabdiqadirmadaxey3621 4 года назад
1987 àan gurigeena kufiirsaday xasuus wlhi
@SuperExcuse
@SuperExcuse 2 года назад
1987 maaba nooleed Mashallah
@asmaqueen68
@asmaqueen68 3 года назад
Inta u thy 2021 ku zaw cezhate😂😂
@Wife_itachi
@Wife_itachi 21 день назад
2024😂😂wallahi waa jeclahay videogan❤😂
@mohodinPliano
@mohodinPliano Год назад
Still love this video 2022 9 agosto
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 14 дней назад
😂😂Dadkii riwaayadan Chines kuso daawadey walee Legends weeye soo jabey
@BacSaliid
@BacSaliid 9 дней назад
Wa ikana wllhi meqo mar ina firzaday a film ahan u jilay😂
@mariyaabdinoormaxamed304
@mariyaabdinoormaxamed304 4 года назад
illahey haku naxariisto abti baldoos
@mohamedisse9200
@mohamedisse9200 4 года назад
Aamin
@mohamedubdykariem7180
@mohamedubdykariem7180 2 года назад
20 june 2022 inta hada kdb dawaneyso idin salamay
@fatushqurux6429
@fatushqurux6429 Год назад
6 January 2023 wn ka qaday I
@abdullahibulla
@abdullahibulla Месяц назад
2024 yaa fiirsanayo tuug ma aragty😂🤣🤣
@isseyare9878
@isseyare9878 3 года назад
2021 yaa daawanaya
@bashkaofficial7573
@bashkaofficial7573 2 года назад
Ruwayadan waxaan firsana 2022 xasuus 🥰
@ahmedmursal1516
@ahmedmursal1516 3 месяца назад
2024
@fathiahmed2228
@fathiahmed2228 2 года назад
19/6/2022 qofkii firsanoy ani cmal farta ha tago
@ahmedmursal1516
@ahmedmursal1516 3 месяца назад
2024
@maxamedjakir
@maxamedjakir Год назад
Anigoo qoxoti celasha biyaha ku ah o ilmo ah ayaan firsan jiray aduun waa isbadalay ilin ayaa iga imatay markaan hada ar kay
@Abuukar143
@Abuukar143 4 года назад
Riwaydan Somali nabad ay ahed dad u maleyo in 2006 la dhigay balse waxa la jilay 1988
@queenanuzh1361
@queenanuzh1361 4 года назад
Wlhi ruwayadaan waa jeclahay kama daalo up now waan kusoo cesh ceshtaaa kkkkkk gabaha marka soo qaado tusaa adiga Lee qaado adiga Lee qaado kkkkkkkkkkk aaaaa waa soojeeda waa soojeeda
@Princess0798
@Princess0798 Год назад
Riwaayadan 2013 baa walaashen naga wayn noo daari jirtay markaan dugsiga ka nimaano waxay oran jirtay markaad weelka dhaqdaan ban idiin shidayaa xasuus🥺🥺🥺 waqti qurux badan buu ahaa
@Unknown-22S
@Unknown-22S 11 месяцев назад
Memoryy❤😂
@marwaanbashiir329
@marwaanbashiir329 Год назад
2022 fiirsanayaa
@husseinabdullahi5728
@husseinabdullahi5728 4 года назад
Kkkkkkkkk waayo waayo xasuus igadheh.alaabtii iidhiibatay waa tan kulahaa😂😂😂😂😂
@mohamedkariim6713
@mohamedkariim6713 8 лет назад
habartaa aa xaaran ah
@sharmyf3456
@sharmyf3456 7 лет назад
sag filimis
@aminohirad9198
@aminohirad9198 2 года назад
2009 qaxii ceelasha
@abdiwaliabdullahi328
@abdiwaliabdullahi328 Год назад
Waa gaas xabad yaroo Macaan aa ehed
@kowthardahir3911
@kowthardahir3911 3 года назад
wayo wayo so xasusty wlh ruwayadan wa xasuus
@user-gb4ly3tt5j
@user-gb4ly3tt5j Месяц назад
Alah riwaayadn xsuus igu ledahy abo mobilkisa ka dawan jirnay
@Waa-ani
@Waa-ani Год назад
Maskinkan mukulal madow aa helay😂
@kingstyle1841
@kingstyle1841 5 лет назад
adiga waxaad uqalantaa 1k subscribe
@HAWADAFILMSVLOGS
@HAWADAFILMSVLOGS 4 года назад
Like igo qabta lee
@Ustad124
@Ustad124 4 месяца назад
Subxanallah sheekh Cabdulqadir buuba tuugayaa
@mohameddjamaabdillahi
@mohameddjamaabdillahi 2 года назад
Ruwaayadan 2009 or 2010 i don't know mid ay ahyad ayaan ka daawan jirney ETN TV Channel la odhan jirey ''etn etn baan ka dawanaa '' hees noocas ah ayuu channelku lahaa iyo ruwayado badan sida ''doctor ka dayo''
@BacSaliid
@BacSaliid 9 дней назад
Sanad ke la jilay neh ruwayadan ano yar ka dawan jiray shiines😢
@user-ou6xb2kb6u
@user-ou6xb2kb6u 5 месяцев назад
2012 fiirsaday ❤😂🎉😢😮
@hasankafiyuusuf1434
@hasankafiyuusuf1434 4 года назад
2008kii ayaa igu damseesi I was, standard 4
@Maria-bl6um
@Maria-bl6um 2 года назад
5-4-2022🥺
@haaheyhuuno1952
@haaheyhuuno1952 2 года назад
13/4/2022 Weeye 7:20 daqiiqo
@suweysaxmadsiiq4059
@suweysaxmadsiiq4059 2 года назад
Ruwaayadii igu horeysay aan daawado
@ismailhusienaliruicosta
@ismailhusienaliruicosta 4 года назад
ikiikar jeesto allaha u naxariisto😭 jil cjb ah ayuu aha!
@sayidmahmud6093
@sayidmahmud6093 3 года назад
Ma a-ha..... Lafcad ayaad Toobin ku haaysaa...
@ciiloowcali765
@ciiloowcali765 2 года назад
Aamiin wlllky
@fartuunaliabdirahman4259
@fartuunaliabdirahman4259 2 года назад
2022
@user-vl7lp6uo5f
@user-vl7lp6uo5f 4 года назад
Ruwayadan anoo yar universl tv kadawaday 2010 melaha ayay ahayd umalayn Mantana anigo sodoha ayaan 2019 mobilkayga kafiirsanaya yaa ila mida😅😅😅😅😅
@abdinoorkulmiye7775
@abdinoorkulmiye7775 4 года назад
2007
@engabdullahigutale4705
@engabdullahigutale4705 2 года назад
Xasuus macruuf xaaji hada kasoo arkay😄😄
@shucebabdi2527
@shucebabdi2527 Год назад
2023 ayan dawanaya
@diiriyeahmed6699
@diiriyeahmed6699 4 года назад
iikir jeesto Allah ya raxam
@onepeopleoneworld5323
@onepeopleoneworld5323 2 года назад
Yaa ila daawanooyo 2022
@hawamohammed7717
@hawamohammed7717 2 года назад
Wlhi manooli 🤣🤣😂😂😂😂😂😂
@ilhamosman9630
@ilhamosman9630 Год назад
2023😂💗
@ramlamohamed3497
@ramlamohamed3497 2 года назад
All that qaylo Ninkan makacayo miya micnaha miyu dhintay 😅👈
@sahraaxmad8498
@sahraaxmad8498 Год назад
2023 yaa daa wanaya hhhh
@Sudeissudeissudeis
@Sudeissudeissudeis 4 года назад
16-02-2020😃😃😃😃😃🤣😂
@SuperExcuse
@SuperExcuse 2 месяца назад
😄tuug ma arkin😂aw Askar ku lahaa
@CarafaadMaxamed-iv9ft
@CarafaadMaxamed-iv9ft 7 месяцев назад
Waxa dawanaya mar labaad 2023/nov/11. 09:38:56pm
@marcadaaxmed5690
@marcadaaxmed5690 4 года назад
Qayaanoole qayaanole kulahaa
@user-bc1cz1st9y
@user-bc1cz1st9y 5 месяцев назад
Hhhhh walee waan daawaday mar hore😅😅
@maxamedibraahimmurbay2153
@maxamedibraahimmurbay2153 2 года назад
Shariif baldoos
@c.rizaaqqeys5220
@c.rizaaqqeys5220 2 года назад
2008 dawady xasuus
@imraancusmanmavio6509
@imraancusmanmavio6509 Год назад
2023 hadii dawanoysid like iisar🙄🤔
@maxamedabdi1735
@maxamedabdi1735 Год назад
2023
@sacdiyasiciid8925
@sacdiyasiciid8925 5 месяцев назад
2024 intii dawanyso
@dufkaaaa5025
@dufkaaaa5025 2 года назад
shib dheh 😁😁😁 xasuus
@amranamana7375
@amranamana7375 4 года назад
Hhhhh ❤️ ❤️ ❤️ ❤️
@saciidcali5192
@saciidcali5192 3 года назад
Xasuuus Waaye Hhh🤣🤣
@rashkaboi1864
@rashkaboi1864 4 года назад
Hhh
@user-bk1ni3xc1y
@user-bk1ni3xc1y 11 месяцев назад
Tuug saa xiib kiis tuug waaye
@user-bk1ni3xc1y
@user-bk1ni3xc1y 11 месяцев назад
Saxibka iska fiiri
@abdirahmanmohamedosman3348
@abdirahmanmohamedosman3348 Год назад
😁😁😁
@user-bk1ni3xc1y
@user-bk1ni3xc1y 11 месяцев назад
Kkk inaa lillaahiyoow ar igadhaaf saalax dag dag saa cadii awawgee ka dhintay ayaa kuu kee naa
@MunoMaanka-hz5bm
@MunoMaanka-hz5bm 5 месяцев назад
2024 yaaila fiirsanoyo
@mohamedahmadyarow7042
@mohamedahmadyarow7042 2 года назад
Kkkk
@laacibkaabdirizak3972
@laacibkaabdirizak3972 4 года назад
Sheikh abdikadirow bunaa ku dubaa kkkkkkkkkk
@ahmedmursal1516
@ahmedmursal1516 3 месяца назад
Ano yar dabtay nicle aya katabtay 😅😂
@mohamednorafrah9813
@mohamednorafrah9813 2 года назад
😂😂Saacadi awoowgey kadhinty kukeenaa
@naadiyojaamac2628
@naadiyojaamac2628 3 года назад
Xasuus ayey ithy anoo yer ayaa dawan jiray mcn
Далее
Sheeko Gaaban: Ajakis & Jeeri
15:13
Просмотров 1,2 млн
SOMALI MOVIE "DIIMOW" XAAJI ILKA DHEERE
1:06:38
Просмотров 362 тыс.
Сумерки сасага🧛
11:41
Просмотров 863 тыс.
Awkuukuu iyo ma soome
19:14
Просмотров 77 тыс.
Jaceyl & Jakdhabow
23:18
Просмотров 91 тыс.
Sheeko Gaaban Kala daran
22:51
Просмотров 606 тыс.
kkkk Qosolka iskku celi Awkuku Vs Oday cabdulle
6:36
Просмотров 444 тыс.
MUJAAJILO=Qarandoon.com
11:52
Просмотров 186 тыс.
sheko gaban Faduul waa fiidno
13:22
Просмотров 226 тыс.
IIWAD SHEEKADA, HADANE IIWAD
51:09
Просмотров 262 тыс.
меня не было еще год
8:33
Просмотров 2 млн