Тёмный

4 taan qodob ogoow kahor intaadan bilaabin ama kushaqeeynin kuliyada IT ga (Information Technology) 

Qeydanle Tech
Подписаться 2,7 тыс.
Просмотров 13 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

17 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 30   
@AsmaaFay-j2e
@AsmaaFay-j2e 9 месяцев назад
mahadsanid ustaad IT ayaan dhigtaa insha allah wan ku xirnaan doona yotubkaga
@AweysAxmedmaxamuud-r5d
@AweysAxmedmaxamuud-r5d 3 месяца назад
Sidee waa zxp
@faxdiciisedagan7403
@faxdiciisedagan7403 24 дня назад
Ani sanadkan bilaboyaa
@fadimaayglan6284
@fadimaayglan6284 2 месяца назад
Mahdsnid ustaad walee wakugu faaidey😊🙌🙌❤
@bootstrap-es5wf
@bootstrap-es5wf 10 месяцев назад
mahadsanid ustaad runtii waa intii aan siinlahaa qofkii iweydiiya kulliyadaan waxaab ahay arday barta computer sceince waxaan kuguda jiraa sanadii sadaxaad waxan kaloo ahay GRAPHIC DESIGN , WEB DESIGN IYO front-end develope waxaan rajeynaa sanadkaan soo socda inaan fullstack noqdo .
@GalolPro
@GalolPro 9 месяцев назад
Mashallah mucalim!
@Maaido740
@Maaido740 4 месяца назад
4 qodob oo muhiim Ah lkn qodobka 1aad ee ah wax barashada socota, farqigu ma wax adag baa mise qofkii ku dhex jira waa wax la handle garayn karo?
@Nurziyathnur
@Nurziyathnur 5 месяцев назад
insha allah ilahow noo fudaydi cilmiga midu doono ha aahado diini ama maadi
@NimcoSiciid-i1o
@NimcoSiciid-i1o Год назад
Jamacadaha ku wngzn faculty nala wadaag ustaad
@FALEMBO10
@FALEMBO10 Год назад
Ustaad Waxad Nosoo Gudbisaa Waxyaabaha Kuliyadani IT uga fican tahay kuliyadaha Kale sida Computer sience Iyo Kuwo Badan Oo Kale
@QeydanleTech
@QeydanleTech Год назад
In sha Allh
@Khadar-j9y
@Khadar-j9y 8 месяцев назад
Legend😊
@maxamudosman5154
@maxamudosman5154 Год назад
Networking kaso hadal
@XaliimoXasan-xm9gh
@XaliimoXasan-xm9gh Год назад
Ustaad ITga Courseskeda ugu muhimsan noso gudbi ado raliya
@mohamedabshirhassan9302
@mohamedabshirhassan9302 Год назад
Macklin meel lagasoo xiriiro soo qor email or account's kaga
@QeydanleTech
@QeydanleTech Год назад
qeydanletech@gmail.com
@QueenFardinin
@QueenFardinin 11 месяцев назад
Libax Aadigo school dhiganay mabran kar programing ❤
@Ciiltire-er9tw
@Ciiltire-er9tw Месяц назад
Haa waa xilliga ugu fiican sababtoo ah field ayaad dhexgalaysaa waxaadna baranaysaa qaabka wax leysku baro waa safar dheer alle hakuu yasiro haday kaa go antahay
@XayadCawedcabdi
@XayadCawedcabdi Месяц назад
❤❤ waaad mahadznthy
@nabaddoonka2846
@nabaddoonka2846 5 месяцев назад
Intaas waa negativity ga IT, kawaran positivity giiss
@AniisoMaxamuud
@AniisoMaxamuud 3 месяца назад
Ma inaa kow ka soo bilowdiidbaa mise waa in aad barata sida window cusub u shaqaynayo
@Nurziyathnur
@Nurziyathnur 5 месяцев назад
thnks ustaad waxan rajaynaya inan horumar lataban karo ka gari doono
@somacapella
@somacapella 3 месяца назад
inshaallah sxp sido kle😌
@Ahmedmohamed77883
@Ahmedmohamed77883 7 месяцев назад
Sxb dugsi Sara dhigta marka madooyin iga cawiinayo oo aan xoog Sara majiraan
@abdulkadirmohamed1243
@abdulkadirmohamed1243 7 месяцев назад
Maadada ict xooga saar zxp
@safiyofarax7081
@safiyofarax7081 Год назад
computer ingineer kasonyadal
@QeydanleTech
@QeydanleTech Год назад
In sha Allh
@Jakaarta236
@Jakaarta236 Год назад
@@QeydanleTech ustaad IT io computer science Kee fursado badan thanks 👍
@AyaannaAbdullahi-bs1ty
@AyaannaAbdullahi-bs1ty Год назад
​@@Jakaarta236calamka computer science lkn somaliya It
@Suuban11
@Suuban11 27 дней назад
Nah🤦🏽‍♀️
Далее
Cyber Security #techreview  #qeydanletech
11:18
Просмотров 3 тыс.
084 | Trend...! | Waddada cadaabta!
21:19
Просмотров 34 тыс.
waa maxay computer science ?
9:42
Просмотров 1,1 тыс.
Cybersecurity Sideen ubaran karaa 2024❗
12:39
Просмотров 15 тыс.
Waa maxay Xisaabiye ama Certified Public Accountant?
9:17
Sidee Qorshe loo Diyaariyaa? || Ustaad Hamse Habiib
42:40
Information Technology vs Computer Science (Somali)
11:54