Тёмный

45 GUURADA DILKII WADAADDADA 1975 -MAXAMED HAAJI INGIRIIS 

HANOOLAATO
Подписаться 496 тыс.
Просмотров 101 тыс.
50% 1

#SOMALIA #HANOOLAATO #MOGADISHU
Xilli Aroor ah 23 Janaayo 1975 waxaa fagaaraha dugsiga Boliska (Schoole policia) Muqdisho lagu toogtay 10 wadaad oo kamid ahaa dadka ka gadooday xeerki qoyska ee dowladdi kacaanku waqtigaasi ku dhawaaqday. Haddaba saaka waxaan ka hadlidoonna maxaa laga qoray dhacdadaas? Waxaana marti noogu ah Dr. Maxamed Xaaji Ingriis oo bare ka ah Jaamacada Kings collage London.
Please subscribe, like and follow us from social media / hanoolaatotv
/ hanoolaato
/ hanoolaatotv

Опубликовано:

 

16 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 275   
@wiilodahirahmed554
@wiilodahirahmed554 4 года назад
Subxaanallah. Waa meeshaa ay nooga timid mucjisida. Illahay ha u naxariista. Maskiin walaahi waa uqubo weyn
@raheebeauty9053
@raheebeauty9053 4 года назад
Sheikh Axmed Iimaan Allah ha u naxariisto wuxuu macallim diinta ka ahaa magaalada Qoryooleey.
@Siciidjamaal-k6b
@Siciidjamaal-k6b Год назад
Sh axmed sh maxamed walaaleeye wuxu ahaaa aabhy abtigii ruma oo ladhashay ayeydey mcn aamina sh maxamed walaaleeye
@Siciidjamaal-k6b
@Siciidjamaal-k6b Год назад
Ilaaahy waxan uga baryayaa inuu unaxariisto😢
@easky363
@easky363 Год назад
Yuu ahaa? allow u naxariiso sheekhaa.
@kabtandhufuri5228
@kabtandhufuri5228 4 года назад
Mansha Allah Ayaanle Xusseen Abdi CimRidheeer Alle Haku Siiyo AqoonTa Alle Haku Siyaadiyo walaalkay Aan Jaclahay Ayaa Tahay iLXUN kUMA Aragto
@xamdi8775
@xamdi8775 4 года назад
Maasha allaah aqoonyahanka maxamed xaaji ingiriis allaha ku xafido waxbadan ayaad ogtahay xog badan ayaad heysaa waana kaa faaiidnay
@Isse-Farah
@Isse-Farah 4 года назад
aad baan ugu faraxsanahay inaan arko aqoonyahano ingiriis iyo ayaanle waan idinka faaidaysanaynaa inshallah.
@ubaxlugasan7234
@ubaxlugasan7234 3 года назад
Aàà
@ahmedyare7495
@ahmedyare7495 4 года назад
Ninkan waa Aqonyhan somaliyed Runta ayuna ka hdlaa cidi dadka laysay hdi lashego yana qabil lagu difacin
@abdulkadiryuusufabdi7581
@abdulkadiryuusufabdi7581 4 года назад
Waa runtaa sxb
@omarahmad5053
@omarahmad5053 4 года назад
Waa ruunta walaal
@mrhanad8148
@mrhanad8148 4 года назад
Ok
@fartuunxusen9207
@fartuunxusen9207 3 года назад
Qof qabiil ku diifaaco lama wey nayo walalkey Somalia qabiil aya nafeyay
@sharifgeyre330
@sharifgeyre330 4 года назад
Masha Allah Aqoonyahano is helay waad mhadsantihiin in badan waan idinka faa'iidey.
@الداعيةالصومالي
@الداعيةالصومالي 4 года назад
cuqubadii ilaahy ee isla malinkaa culimada latoogtay uu kamuujiyay Wxy ahyd in 2 diyaaradod oo noca qumaatiga ukaca ay isku dheceen ayaga oo hawada sare kujira
@hassanibrahimhabibhassanib8906
@hassanibrahimhabibhassanib8906 3 года назад
@maxamedcabdi4884
@maxamedcabdi4884 4 года назад
Qofka doonaya inuu arko ( SHuhadaa ) ha arko kuwan. ilaah haw naxariisto dhammaantood
@hassanyussuf-kh5dg
@hassanyussuf-kh5dg Месяц назад
Hambalyo Prof Mohamed Haji Ingiriis! Hambalyo Ayaanle !
@mustafali1513
@mustafali1513 4 года назад
mashaa allaah wax fiican ayaadsheegtay taariikhda in laxusaa waa fa,iida lagu tusaalaqaato allaah janada haka waraabsho wadada xaqa ku dhintay aamin
@alihujaleh8627
@alihujaleh8627 2 года назад
MAAHA 23 1 1975 20 1 1975
@Ayanle143
@Ayanle143 4 года назад
Allaha u raxmo dhammaantood. Si gaara Abtigay Sh. Cali Jamac Xirsi, oo ahaa Hooyaday walaalkeed. Maxamed Ingiriisna runtii si fiican ayuu u faah-faahiyay, waxayna arrintaanu caawinaysaa da,yarta aan wax badan kala socon sheekadaan iyo kuwa lamidka ahba.
@haybeibrahim1544
@haybeibrahim1544 Год назад
Amiin way shahiiden
@abdirahmansahalfartaagchan8175
@abdirahmansahalfartaagchan8175 4 года назад
hanti wadaagii xaaranta ahaa ayaa ka horeeyay in diinta islaamka la laalo subxaan alaah ma ninka aayadaha quraanka dafiray ayaa islaam lagu sheegi karaa
@M45_0
@M45_0 3 года назад
Mxaa laga qaban karay nin askariya oo xoog kugu qabsada, wadamo badan ayaa wakhtigaas saas udhaqmijiray. Lkn sida somalida marna maysan noqon, wax walba qabiil bay hoos wadaan!
@biletaakuleeye6493
@biletaakuleeye6493 4 года назад
Ilahay ha u naxariisto wadaada xaqa ilahay ay difaaceen darteed ku mutaystay xasuuqa
@abdirahmaanmohamed1582
@abdirahmaanmohamed1582 Год назад
Allah u naxariisto Culumada
@abditryhard3529
@abditryhard3529 4 года назад
Weriyo wanaagsan iyo aqoonyahan ingiriisi hore usocda
@raheebeauty9053
@raheebeauty9053 4 года назад
Maalintaas dayaaradihii lagu cabsiinaayey dadka waa eey isku dheceen hadana dib waxaa u dhintey dad kale ooy xaafaddoodii dayaaradaha ku soo dheceen ayagana Allah ha u naxariisto.waa isla maalintii Subxaana Allah.
@yahye2001
@yahye2001 4 года назад
Waxeey ahayd qaladaadkii weynaa Ay gashay rajiimkii Madaxweyne Siyaad bare
@Twentyone-man
@Twentyone-man 4 года назад
1975 waa meesha nalaga raacay hadaa Somali nahay waana dulinimada naheyso nooga timidid markaa katagnay Sharcigii Allah uu inoo soo dajiyay,
@aweesdanbiil8623
@aweesdanbiil8623 2 года назад
Mr MOHAMED CAQLIGA HA SHAQEEYO ANAGA MA QADANEY MIISE WA NALAGU QASBAAY WAXA SABABTEEDA LAHAA KUFAAR AFWEYNE HADANEH WA TII CML XAWASHI FARMAJEDO UU WAADO EE ALE HAKA HORWADO SHARTIISA EX PRESIDENT FARMAJEDO MALIIN HORE MAXUU DHAHAY ANI DIIN WAX MAKA AQAANI EE XAAWO TAKO AQAANAA YAAB
@biiftagroup9688
@biiftagroup9688 4 года назад
Allow u naxariiso 10 wadaadada allow janada Gali una naxariiso xaqa ayeey abareen 🤲🤲
@JoinourTeam
@JoinourTeam 4 года назад
Aqoon yahayan somaliyed iyo wariye somaliyed
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 4 года назад
Allah ha u naxariisto 10-ki Culimadi Soomaaliyeed. Waxa dilay Dictator Maxamed Siyaad Lacnad haku dhacde iyo Askarti la shaqeenesay markas bayna so bilaabayay Halaaga iyo Burburka Soomaaliya
@malikatulxubi8290
@malikatulxubi8290 4 года назад
Xaa ulacnadee subxanallah meytida dhaaf
@daaniyahali6295
@daaniyahali6295 3 года назад
Nacalad adiga kugu dhacday
@Fiza-nx3jp
@Fiza-nx3jp 4 года назад
Masha allah illah hakuxafido
@cosmicadventure9184
@cosmicadventure9184 4 года назад
siyaad barre isagaa Somali magaceeda baabiyay waayo somalida oo midaysan ayuu wadanka qabsaday wuxuu ka tagay Somali kala Jajabtay wadankii oo burburay hadduu wuxuu ahaaba waxaad ka arki kartaa raadka uu ka tagay iyo sida somalidu u eegtahay manta
@ashaali7249
@ashaali7249 4 года назад
Alaha u naxariisto wadada iyo dadki xalane lagu dilayba aamin
@cadceednur9555
@cadceednur9555 4 года назад
Taariikhda waa in Run laga sheego...dowlad ayaan la dooran waa wax xun..soomaaliyey weligiin iska ilaaliyey..siyaad bare wadanka god ayuu ku ridey..
@mahad.uk98
@mahad.uk98 3 года назад
Afweeyne wuxuu ahaa mujrim weliba beeneeyay aayad Quraan oo wuxuu yiri nin iyo naag waa siman yahiin wuxuu beeniyay kalmada Allah
@nimcoxasan5156
@nimcoxasan5156 3 года назад
Cadceed nour Mijrim adaa ah labada iswareesaneysana was jilin aan diin iyo aqiro aqoon maxamed siyaad bare was ahlu Jano waayo wadanka gadaashii boholbuu ku dhacey haduu xumaanlahaa bohol kuma dhacey ee waa laga reysanlahaa dhaxalna kama uusan Hadlin ee wuxuu yiri xaquuqda raga iyo numbarka waa simanyihiin xaga waxbarashada iyo caafimaadka iyo shaqada xadaahaduu dhaxal ka kahadlo meeley kasimanyihiin baa jirta diinta soo barta waa dhaxalka walaalka aan wax dhalin mooryaanimo looms baahna
@boradamuqdizhaawi7613
@boradamuqdizhaawi7613 2 года назад
@@nimcoxasan5156 adigana mujirimad ah siyaad bare la midaa tahay naa ninkii suurada ilaaheey beeniyay baad leedahay waa ahlo jano kaas ma arkaayo qofkkii in quraaka la beeniyo ku taageerayo waa la mid ee adna alaha ku soo hadeeyo
@abdirazakhassan9829
@abdirazakhassan9829 Год назад
​@@nimcoxasan5156gaal bu ahaa ويوم القيامة هم من المقبوحين
@ahmednajiibabdi1999
@ahmednajiibabdi1999 9 месяцев назад
​@@nimcoxasan5156 Ninkii suurad quraan ah diiday miyaaa Waddankaan meel fiican geyeey
@abdis70
@abdis70 3 года назад
Ilaahay ha u naxariisto Culimadaas. Maantaba kii dilay iyo Culimadaasi Xukunka Alle ayey hoos fadhiyaan.Xaqoodi ayay Aakhiro ku helayaan. Caadilow Allahyow gacan ku dhiigle, Abaalkii marsii.
@ismacilmusejimcale6406
@ismacilmusejimcale6406 2 года назад
Prof ingiris iyo aYaanle dilkii Wadaadada 1975-kii Wa Maafiyo ey dad badani Xusuusan Yihiin SOOMAALIA🇸🇴 Hanoolaato☝️
@Alinormohamed
@Alinormohamed 4 года назад
Thanks 👍
@SALAFIYUN
@SALAFIYUN 2 года назад
tareenkii jannada u socday oo so maray muqdoshp 23 jan 1975 aya waxa raacay 10 wadaad kaliya allow ka aqbal shahaadadooda
@cabasaxmad8912
@cabasaxmad8912 4 года назад
Maxamad xaaji igiriis Waa nuur somalida iyo bariga afrikaba usoobaxay wlhi Waan maqli jiray culumo ayaa Latoogtay balse waligeey ma maqal magacyadooda igiriis kahor aLaah ayaa cilmi iyo codba ugu deeqay maasha aLaah
@saynabxasan7163
@saynabxasan7163 2 года назад
Waa masiibada illa hadda muqdisho oo magalamadaxdii soomaaliya ahi u ololayso illaa hadda.
@hayaan8738
@hayaan8738 3 года назад
Sheekh muuse yuusuf alle ha unaxariisto dugsiga ugu wayn ee lascanod ayuu dhisay
@isaabdi1478
@isaabdi1478 4 года назад
Waa markii ay dawlada soomaaliyeed ka leexatay wadada ,ilaa hada cuqubadii inagamay hadhin. Dad badan oo soomaliyeed ayaa xaqiiqadan iska indho rida.
@mohamedalit8770
@mohamedalit8770 2 года назад
Ismacil cali abokor maxamed sheekh cisman way kula jiren afweyne dilki wadada
@musaawicige6748
@musaawicige6748 2 года назад
Ader maxamed xajji ingiriis🙏🙏🙏🙏
@nadarabdul5895
@nadarabdul5895 4 года назад
Wadaadada baadil baa lagu dilay Allah u naxariisto allah u naxariisto Janadii allaah ku irsaaqo
@Theblues1992
@Theblues1992 4 года назад
Ninkan Inu Waalan Yahay Ayan Moodi Jiray Prof Jaamacad London Ku Taalo Inu dhigo Ayanba La Yaabay Wax Kale Ayan Ka Aaminsana Raali Ahow Ina Ingiriis.
@cabdiraxmaancabdillaahi516
@cabdiraxmaancabdillaahi516 4 года назад
Waa aqoonyahan runtii ninkan yari
@Farm_With_Suhaib
@Farm_With_Suhaib 4 года назад
Somalia 🇸🇴 Burburkeedu Malintuu bilaabmey ayey aheyd 23 January 1975 😭
@dinisrealm3240
@dinisrealm3240 4 года назад
Suhaib AliEid soomaali burburkeedii waxa keenay waxa weeye nidaam military ah biniaadanku ma jecla! Soomaaliduna dadyowga kale ayaa la mid yihiin
@Fiza-nx3jp
@Fiza-nx3jp 4 года назад
Mahamed haaji wararkisa waxbadan ayaa noga iftimay
@hawal1287
@hawal1287 3 года назад
xaq bay ka hadleen wa mujaahidiin
@xuseenmoh9529
@xuseenmoh9529 3 года назад
Ilahayoow.shuhadadaa.unaxariiso
@mujaahidmujahid4702
@mujaahidmujahid4702 4 года назад
Somali khaladki shalay waa inad wax kabaratay 👍🏻
@sahraabdi8757
@sahraabdi8757 4 года назад
Uqubo aya nagu dhacday wlh ilahay raxmadisa hano furo wase la edey
@ahmedaden3419
@ahmedaden3419 Год назад
Culumada waa in loo sameeyaa sadaqo jaariya. Dowlada baa laga rabaa neh in ee taas fuliso. Ragaas Dowlad baa dishay. Aad baa uga xumahay in lagu fuliyay dil iyagoo la xiri karay ama xabsi guri
@mohamedhussien3757
@mohamedhussien3757 4 года назад
Masha allah aqoonyahay somaaliyeed alloow cimrigaada dheeree cuqdadloow uunbaa kuneceb nooloow
@Aisha-gf7tw
@Aisha-gf7tw 4 года назад
Waxaa lagu ogaan jiray subaxii ayaa Radio Muqdisho la soo saari jiray hees caan aheed ee la saari jiray subixi dil jiro oo la dhihi jiray Samadiidoow dabin baa kuu qoollan laguugu dili doone....SubxaanaAllah...
@fuaadmohumed9146
@fuaadmohumed9146 4 года назад
Labo aqoon yahan ayaa is helay maansha allah
@momohammed6359
@momohammed6359 3 года назад
Laxawla walaquwata ilabillah Cuqubo Somali wakudhacday hadi darsi laguqadanayo illahey hana cafiyo aamiiiiiin
@sahranur1991
@sahranur1991 4 года назад
Allaha naxarista wadaada
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 4 года назад
Cuqubada guryaha iyo beeraha dadke xoigga lagu haysto Muqdisho Taas ma ka hadasheen Wixii taagan saxa wax tegay oo ilaahy xukumay Wixii gefay Ta joogta wax qabad u baahane
@banadirhey3011
@banadirhey3011 4 года назад
Farduus Mohmud cuuquba ka weeye ma jiirto xasuuq bini adaan loo geeyestayo qoof somaliya o dhiigis la dadsho ama qoof muuslima ah o laa diilo waxu aha qoofki kaliyo ku dhiiradaye cuuqubada wa miideye somali la qaabobi laa daahaaye yaan laa sheegin intad leedahaye dabiga haala wadagin 🇸🇴💯❤️🇬🇧
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 4 года назад
@@banadirhey3011 Hadaad run sheegay aanad dhinac ka rarayn Xasuuq ku haysta maanta ka waran Adaa is xujeeye Waxad tidhi dil wax ka wayn oo danbi ahi ma jiro ana waan.kugu raacsanahy hadaba dilka muqdisho ka dhacay ilaa 91 Kii Imisaad disheen.dad bilaa sabab imisa iska disheen idinka dhexdiinu Maanta meesha 700 oo qof halka mar la wada dilo ee dilid maahe lagubayo iyadoon.loo kala aabo yeelayn.saw muqdisho maaha ama guud ahaan koonfur Damiir ka ku yidhi siyaad baro dhintay oo wuxu qabtay iyo wuxu qaribayba ilaahy maxkamadiisa la kulmay Baan.ku habsaamaya Oo waxa taagan uma jeedo waa caqligaas ka kuu diiday nabad iyo hurumar Maanta dadka dawladnimada hor taagani waa idinka badankin cida u baahanina waa idinka Soomali idinka tagtay nin waliba magaaladisu dhistay Meeshan bahalo galeenka ah Ee macalinka iyo doctorka iyo fananka Iwm ka shaqynayan duminta iyo laynta dadkooda Marka wall caqligiinu ha shaqeeyo qabyaaladana iska daaya Waa lagu naar taga anigu diidi maayo gef inu galay siyaad bare waana bashar muu ahyn malag
@banadirhey3011
@banadirhey3011 4 года назад
Farduus Mohmud muqdisho ubaad afka ku haayesin ma muqdisha idiin diishaye ama qoolo isku buud ama ciida doontaba ahaw waxa muqdisho qaarxiyo wa waxa siidado kale calosha ka buuko qoof waxadilo ya u hooreyen ku weeyediyaye ma muqdisho igula meereyesan ku sualaye 91 waxi lagu daagalamaye ada wali wado qaabil qoofna muqdisho kuma dhiibto qoofkasta ku nool 🇸🇴💯❤️🇬🇧
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 4 года назад
@@banadirhey3011 wall inaynu is aflagaadayno maaha Waa inaan hadan wada hadalay caqli kala korodhsano Adaase meeli kuu cade Wall wixi tegay waxa joga in la wanajiya ka wacan Dunida weliged dawlad wa la rida Kadib wixi lagu dhalilayey ba la hagajiya Dalka dawlanimadisa hore loo sii wadaa markasa waxa.muuqata oo dib loo xusaa wixi hore u xumaday oo lasaxa Siyaad hadi la rido oo dawladnimo ka danbayso ninkasto wax.ka sheega waa loo garaabi lahaa Lkin maxa ka danbeeyay maanta mafurantahy weji lagaga hadlo siyaad ba wax dilay.iyo wax.lamida Aniga suuragal iyo caqli.midna ilama aha Sodom sano iyo dheerad buu mootan yahay qof xisaabti allh lakulmay iga waxtar badna maxan.ugi qasaarin waqti Isaga ajar.baa.uga socda qodkasto xanta ama ceeb la doo.doonta.mana oga Lkin ninka.nool e wax dhaliilayow waqti baad haystaa inti awoodada ah dalkaaga iyo dadkaag wax nacfi le u qabo ama ka aamus oo adigu dembi ha kororsan Waa iga talo Meeshana hanti dad oo Muqdisho hada dhiig lagu daadiya muslin Hada dad gyryohoodi xoog lagu haystaa Ma beentayba Walhy.bilahy tolhy Inaanan taagerin.qabiil Walhy haday hooyaday dhashay oo uu wax dulmiyo ama soomaliya dhib ku hayo ilaahy inu ka qabtan ku habaara Qofki wadani ah baan jeclahy taana allh baa igu og oo oga xisaabaya adigu aqoon iima lihid wall.cala kuli xaal Ilahy ha inakala samaxo Wanaaga allh kor haka dhigo wixi dhib inagi wada ha inaga qabto ma ihi rer muqdiasho Mana malayn kartid sidan uga damqado dhibka gaadha Taasna waa darenka muslinimo iyo soomalinimo Raxmaankan ayaan amo sjjuudsan uga baryaa amni iy nabad Kama suuli maayo taas
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 4 года назад
Waxa jirta xigmad.ku odhany Wixii tegey ka samir Wixii taagan.wax ka qabo Waxa soo socda odoros ama saadaali Sidaa awgeed Wall ninki shalay dib ufiiriya maanta maoga berina ma gaadho Tagto daayo timaado ogow soomali ba ku maahmaahday Wall wiilka banaadirow Guul baan.ku rajynayaa Hhh Iyo horu mar Runti wallky baad tahy Hadalkaga cuqdad kama qabo Rayigeenaynu xooga xiwaara ka samynay Waan.ku salaamya wall Thank you
@hobergurey3093
@hobergurey3093 2 года назад
Ha noolato sxb siyaad bare ka dharagnay bal USC 1990-2007 wexey geysatay maad nooga warantid
@Ancient_Andalusia
@Ancient_Andalusia 2 месяца назад
Wuu ku saxnaa siyad barre goaankiisa iyo fikirkiisaba
@mohamedsaed9133
@mohamedsaed9133 4 года назад
Aqonyahan m.ed xaji ingiriis aadban kuu jeclahay masuul ayaanle xusen wararka xaqiiqda ah markad ka hadleysan wlhi adban idin jeclhy horena usii wado mudaneyaal
@GENzReactions
@GENzReactions 3 года назад
Prof ingiriis💯💯💯💯
@kaysemohamed3575
@kaysemohamed3575 3 года назад
Cuqubo haku dadkii dilay culumadaas oo ay ugu horeeyaan siyaad bare iyo askartii la shaqaynaysay
@garcade.57
@garcade.57 Год назад
Jaahiliin baa tahin 45 guuurada mxa la dhahaa ma dabaal dag baa jira!
@saiddhore4968
@saiddhore4968 2 года назад
Yaa aqoon gooni ah uleh Wadaadaan 10-ah amase qaraabo la ah?
@aaminasalah3711
@aaminasalah3711 Год назад
Janadii ilaah ha geeyoo xisaabi waa akhiro
@princejuba
@princejuba 3 года назад
Please don’t interrupt let him finish
@filsanmahamed7918
@filsanmahamed7918 4 года назад
Subxana llh allhu akbar taasina miyay dhacday 😢
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 4 года назад
Waa gef wayn.oo la galay ilaahyna lkin taas lasoo dhaaf ilahyna cudi gashay Isaga yaqaan Lkin.kuwa hadeer laynaya culimada iyo.maatada Iyo culimada gabacsatada Bixisa baada shacabkka lagu laayo Wax ma ka qorteen
@mohamedyusuf5214
@mohamedyusuf5214 4 года назад
Murtidkii Siyaad bare marki uu culimada laayey aayaadihi quraankana beeniyey diinta uu kabaxay haddii leeyska qaban lahaa dhibkaan maanta naheeysto naguma dhaceen
@muniiraaxmad1353
@muniiraaxmad1353 4 года назад
cidkastoi dishay ama xukuntay ama kadanbaysay manta qofna kama nola sixun haw dhinten ama sikale
@nadarabdul5895
@nadarabdul5895 4 года назад
Wax la soo dhaafay dadka ku wareerin ee dadkiina hada wax u Qabta
@hassanyussuf-kh5dg
@hassanyussuf-kh5dg Месяц назад
What a travesty of justice ! It was a kangaroo court in which the convict had nowhere to appeal against the unjust death sentences slapped on them illegally!
@abhayb7723
@abhayb7723 4 года назад
Siyaad Barre wuxuu qof jaahila, lkn kuwa iminka jooga villa Somalia ee aqoonyahanka sheegnya aya ka sii liita.
@easky363
@easky363 4 года назад
Sax, laakiin wax ka liita ma jiraan. Fidno cindigeel asaguu ahaa.
@daudmohamed3270
@daudmohamed3270 4 года назад
Adeer ayaanle wxan ku shegayaa dowladii siyaad bare horta dowlad aaan aheyn wadanka soomartey ma jirto mgrty culumo la,laayey qarni baa ka shakeynaysaa kuwa hda muqdisho lagu xasuuqayo yaa u maqan soobe control afgooyeh ku baaba,ay mrka awoowe dad jirin wyeh somalida ilahay ha cafiyo xaqana allaha tuso ader manta u bahanahay inan wxqabsaneh maxamed siyad bare allaha u naxaristo xogagii uu samayey baa wadanka ku socdaa ee ninkaan xnunsan cadiifad ka muqato mr dambe mesha ha soo fariisan baa ku oran lahaa
@amareto5772
@amareto5772 7 месяцев назад
Waxaa yaab ahayd, shacabkeena marka lagu qasbaayay arinkaan, 60% (ama ka badan) wax ma qori jirin. Sannad ka hor (1974) baa ololihii dadka la baraayay sida wax loo qoro.
@abdigah5364
@abdigah5364 2 года назад
Dee nidaamka Hantiwadaagga iyo ka Shuuciga ee adduunka ka jirey may lahayn wax dood iyo maxkamad garnaqsi iyo wax la yidha saamaxaad midnaba . Sidaas ayay wadaadadu ku dhinteen oo xukuumaddii Siad Barre waqtigaas waxay la dhaqan ahayd dawladihii nidaamka hantiwadaagga iyo Shuucinimada
@AsadAli-le2ms
@AsadAli-le2ms 2 года назад
speak out what is happening now in somalia.
@hibohaginur9874
@hibohaginur9874 4 года назад
Hadaan Hori usoconaynaa ....Soomaali siyaad baa helay.. diintiina waa Lagu shirkiyay...gabdhihii oi qaawan ayaa layiri banaanka mara
@JoinourTeam
@JoinourTeam 4 года назад
Dadka qar marki kali gi taliski la yira khabil ayay modayan in waxlaga shegayo kala fahma bahasha aderyalow
@muniircademp8802
@muniircademp8802 4 года назад
Waa wax tariikhdu qoridoonto
@xasancabdiraxmaantuuri2703
@xasancabdiraxmaantuuri2703 4 года назад
illaahow unaxariis culimada xaqdarada lagu laayey somali waxey ladegi weydey waa xasuuqa culimada illaahow diintaada nagu dil
@ahmedrageh4174
@ahmedrageh4174 3 года назад
Hadii shicibku markah aay kicii lahayeen wadanku mantah waa baad baadddi laha lakiin waay usacabiiyeen oo waddadaddi aay kutilmameen waddad xume
@abdiwaliqubaley2407
@abdiwaliqubaley2407 3 года назад
Asc hanoolta
@hibohaginur9874
@hibohaginur9874 4 года назад
Waa runtaa waa runtaa cadho Alaa inagu dhacday
@aishaahmed3185
@aishaahmed3185 2 года назад
Qof waayay soo joogay baa la wareestaa school polisiya muxuu ka yaqaan 1970 kii maba dhalin kan anaa aqaan indha adeegiisa ahaa reer xaji saleban hadaa nahay wuu na cebeeyay qabqablahaan
@afaarax6322
@afaarax6322 4 года назад
Somali haddaanu nahay waxaanu ubaahanahay reconciliation buuxa oo in inta la is cafiyu la heshiiyo oo cadowga ummada la wasa wajaho
@nuurre1023
@nuurre1023 4 года назад
Ilaaheey kabaq nin leh in Soomaaliya lagu dilo waa arin yaab leh.
@saynabxasan7163
@saynabxasan7163 2 года назад
Oo codkii Siyaad Barre ayaaba duuban isaga oo Ilaahay canjilaya.
@raqiyayusuf7348
@raqiyayusuf7348 3 года назад
Sadex da xirsi awawgooda yahay ma wax Bay isu yihiin Ilma adeer Allah yarxama dhamaan aamin aamin
@waayelkajaqafsada7214
@waayelkajaqafsada7214 9 месяцев назад
Wa ilmo adeero
@im5511
@im5511 3 года назад
Wr ilahay kacabsado oo umada kicinta kadaya wixii dhacay waa ay dhaceen
@hassanyussuf-kh5dg
@hassanyussuf-kh5dg Месяц назад
.The genesis of the calamity that befell Somalis was their remaining indifferent when dictator siad barre executed innocent religious leaders.
@craxmanmahdi6342
@craxmanmahdi6342 3 года назад
Waan qiirooday culumadii lalaayay
@Kadermohamed-f8h
@Kadermohamed-f8h 3 месяца назад
Labada.⅞79
@bureeqoproduction9858
@bureeqoproduction9858 4 года назад
Inuu dhaco siyaad barre waxa sal u ahaay dilki culimada iyo habaarki culimada ayey aheed
@ahmedgarodhi8969
@ahmedgarodhi8969 Год назад
Malintaas baa babaah Somalia bilawmen oo shaciibki usacabiyeen that was the day Somalia was cursed I wish they could demonstrate and resist the killing of the Ulema
@araleabdi56
@araleabdi56 3 года назад
Ha waalato ha loo bixiyo barnamijkaga ayaanle ilmahan muxu ka ogyahay 1975 iyo wixi dhacay
@Qoojistan
@Qoojistan 3 года назад
True history ayuu shegaya pro engriis
@malikatulxubi8290
@malikatulxubi8290 4 года назад
Ayeyday ayaa iga shekeysay isla maalinka diyaarad ba so dhacday ayay igu dhahday dhibki markaas bilowday ayeyo waxay ishegtay inay ku bur burtay caafiyo
@axmedmuuseaxmed8294
@axmedmuuseaxmed8294 3 года назад
@Ayaane Xuseen Cabdi Ugaas Waxaan jeclaan lahaa in Aad Raadiso Sawir inaga Siiso Hab Nololeedkii 1960 illaa 1991 Adoo Ka Tusaale Qaadanayo Sawirkii Macalimuu gabadhii Aay isku iskoolka ahaayeen inoo Raadi Dad Waayahaa u Joogay Maxaa Yeelay Anigu Axmed ahaan Maan Modeen Berisamaadkii Aa Maqalno in Uu ahaa Siddii Cilmaaniyadii Turkiga Siddee ayeey eheed Shaacirta Islaamka Waqtiyadaa Dowliga Kacaanka iyo iyo 9 Sanno Axsaabta Ugaas Taas Ball Warbaxin inooga Sameey
@mansuurjama2110
@mansuurjama2110 4 года назад
Walaalo adigu naftaata halis ha gelin intaad dad dhintey isleedahay difaac adigaan ku baqaynaa dadka dhinta u ducee in taasey kaaga baahan yihiin wixii u geystay dilkaana ilaahay baa uga aargooynaya maalin un
@mubarakyare5375
@mubarakyare5375 4 года назад
lkn waa in la sheegaa sababta ay u dhinteen iyo mujrimkii dilay
@abdiazizdahirloxos4553
@abdiazizdahirloxos4553 4 года назад
Waxaad waraysataa ragga ka haray askartii Soo qab qabsatay culimadaas qaar waxay kula joogaa uk,marka ciyaalkaan shahaadooyinka ajnabiga ah wato waxba makala oga duqaydii dhallinyada ahaa wagaas waraysi.
@geelleguure8808
@geelleguure8808 3 года назад
Khalad aad u wayn bay ahayd in culimada la laayo. Waxayna u eegtahay in Siyaasaddii Shuuciyaddii ee aan dabasoconnay lagu raaligelinayey. sidaas ay tahay dawladdii Siyaad Bare wax ka roon nama soo marin. Waxaasi Soomaali dan u ah inay siyaasaddaha ajnabiga isaga harto. Bari iyo galbeed labadaba.
@barwaaqoidil7367
@barwaaqoidil7367 4 года назад
WAXAA DHIB KAA HAYSATAA WLLO CROMO KEY WAAYO STUDIO XAGA DAMBE CILAD AYAA KAA HAYSATA OO VIDEO UGU DAMBEEYEY OO DHAN WAA YAR FASHIL WARAYSIGAN WAAN KA HELAY HALKAA NOOGA SII WAD
@MohamedOmar-qf5wz
@MohamedOmar-qf5wz 4 года назад
M.a. rag Miisaan leh.
@mohamedabdiahmmed
@mohamedabdiahmmed 2 года назад
wallee ninkii ilaahay faragashadaa wuu guban isagoo nool iyo isagoo dhintayba aakhirona waxbaa u dambeeya aan kasoo noqod lahayn
Далее
DPM MAXAMED CUMAR CARTE- XUSUUSTA QARAXI  #HOTELCENTRAL
28:10
WAR KA FARXIYAY SHACABKA FALASTIIN?
18:56
Просмотров 6 тыс.
WAXAAN AHAA WADAADKI SADAXAAD EE LA XIRO 1972
40:24
Просмотров 294 тыс.