Тёмный

Magaca Soomaali xagee ayuu ka yimid? Dhibcaha Tariikhda Prof Ingiriis iyo Ilig 

MM Somali TV
Подписаться 485 тыс.
Просмотров 52 тыс.
50% 1

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Опубликовано:

 

18 окт 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 237   
@mohamedadan5120
@mohamedadan5120 8 месяцев назад
Irir Samaale waan salaamay anoo ah Daarood Samaale. Yaa duurka loo diraa
@rahmamohamd5357
@rahmamohamd5357 8 месяцев назад
😂😂😂😂
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd 8 месяцев назад
😅😅😅😅😅😅😅😅
@abdidahirabihi9275
@abdidahirabihi9275 3 месяца назад
😂😂😂 best comment
@Gantling
@Gantling День назад
Kkkk Daarood Samaale soo dhawoow from 9+1 leewaa yaan lagu cidlo lagaaga tagin
@hannadyarkasannadka8097
@hannadyarkasannadka8097 16 часов назад
😂😂😂😂
@user-qw8et8sw6d
@user-qw8et8sw6d 8 месяцев назад
Ku saliya nabiga ❤
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 8 месяцев назад
Sallalaahu caleyhi wasalam
@OG-O226
@OG-O226 8 месяцев назад
Scw
@Ayyubahmed930
@Ayyubahmed930 3 месяца назад
Scw scw scw
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 8 месяцев назад
Maxamed xaaji ingiriis in badan baraha bulshada laguguma arag soo noqod wacan adeero 🤗👍
@shamsoibrahim4431
@shamsoibrahim4431 8 месяцев назад
Somali = Samale that’s True
@n3tnomad
@n3tnomad 8 месяцев назад
MashaAllah, he is an articulate and quite intelligent. It is comforting to know we have such people in our midst. Horey uu soco walaal, cumri dheer oo caafimad leh ayaan kuu rajeeyna Inshaallahu tacaala.
@user-no7mf2jj8x
@user-no7mf2jj8x 5 месяцев назад
Allaahumma salli wasallim calaa nabiyinaa muxamad
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 8 месяцев назад
Wariye ilig legend waan jeclahay waraysiga Prof ingiriis aad kaqaado faa idooyin badan ayaan ka helnay👍👍👍
@hanalander
@hanalander 8 месяцев назад
waa munaafaq NACAS AH! waxa ku shaqaysta faqash oo doonaya inuu taarikhda somaliland been ka sheego
@kuunyo2699
@kuunyo2699 8 месяцев назад
Professor ingiriis, waxaana rabaa inaan wax yar kuu sheego in Soomal ay tahay kelmad hindi iyo Pakistan waana ( loving and caring) waa jacel iyo daryeel . Adduunka afafka wuu isa soo bedelay heer buu soo maray . Midda kale afka pakistaan waxaa ku jira kelmado badan aan isticmaalno, Hindigana waa la mid waxaa sii dheer kelmado carabi ah . Taasi waxay ku tusi afka somaliga inuu soo maray heerar kala gedisan oo erayo badan ku soo biireyn. Giriiga bowdada wuxuu yiraahdaa bowdo taasna waxay caddeyn Somali inay yihiin dad qaarada badan ka yimid oo guursaday dhulkaan hadda lagu magacaabo Somalia dadkii Africanka ahaa ka dibna la falgalay bedelay muuqaalka jirka iyo wejiga iyo timaha. U fiirso somalida way ka gedisan yihiin Africada kale 65% .
@salebaanburcaawi
@salebaanburcaawi 2 месяца назад
Pro maxamed ingiriis aad ayaan u dhagaystaa waanan ku daydaa xaga tariikhda allhe caqliga haw barakeeyo
@djdarbeeye
@djdarbeeye 8 месяцев назад
The only Intelligent man in somalia🇸🇴
@hanalander
@hanalander 8 месяцев назад
fake munaafaq, hes telling lies and fake history
@dhdowlad
@dhdowlad 8 месяцев назад
waxaan u malaynayaa inay tahay gaf inaad tidhaahdaa the only intelligent man iin Somalia... Waxa uu ka hadlayaa waa wax dadkale qoreen waxaana kaa xigaa waa inaad akhrido...
@AbdikaNi2
@AbdikaNi2 8 месяцев назад
Baraha bulshada ragaan ookale ayaa looga baahanyahya maasha'allaah ilaahey cilimiga ha'usiyaadiyo mudanaha.
@hanalander
@hanalander 8 месяцев назад
waa beenaale taarikhda been ka sheegaya
@sayidka6911
@sayidka6911 8 месяцев назад
​@@hanalanderadigu keen mid runa haddii aad heyso, dadka ha xagxagane.
@hanalander
@hanalander 8 месяцев назад
@@sayidka6911Taarikhda in been laga sheego waa danbi aad u wayn, dadka beenta ka sheegaana waa dad u jeedo leh. NINKAN REER SOMALIA-ITALIA WAXA CONTRACT LAGU SIIYAY SIDII UU TAARIIKHDA SOMALILAND U AASO, UNA QARIYO TAARIKHDA SOMALIA-ITALIA OO TALYAANIGU SIXUN USOO GUMAYSTAY, UGANA DHIGO IN SOMALILAND IYO SOMALIA-ITALIA TAARIKH WADAAGEEN. Taarikhda SOMALILAND WAYKA WAYNTA TAHAY KANA DUWAN TAHAY TOODA 1. SOMALILAND lama gumaysan, waligeeda waxa la odhan jiray ARDUL SOMALI, oo markii english loo badalay noqday SOMALILAND. 2, magaca somalia waxa la bixiyay 1892 oo nin talyaaniya oo dhulkooda ka iibsaday carab ayaa magaca u bixiyay, markii talyaanigu gumaystayna waxa loo bixiyay SOMALIA-ITALIA LAAKIN YAGU WAY QARIYAAN. hadii aad doonayso wax intaa ka badan ii soo sheeg anaa kuu sheegi doonee. TAKALE NINKAN FARMAAJO IYO REER SOMALIA-ITALIA AYAA LACAG SIIYAY SIDII UU UGA DHIGO SOMALILAND IYO SOMALIA-ITALIA GUMAYSIGA KA HOR WADAN BAY WADA AHAAN JIREEN. TAASINA WAA BEEN
@Liiloowe
@Liiloowe 8 месяцев назад
SOOMAALI WAA SAMAALE WAA AWOOWAHA QABIILADA IRIR SAMAALE. SAMAALE AYAA LOO BEDELEY SOOMAALI SI QABIILADA AAN SAMAALE SOO GELIN EE LAGA TIRADA BADAN YAHAY AAN CUQDAD UGELIN. WAXAA LUGU MIDOOBEY OO LAQAATAY MAGACA REERKII WADANKA LOOGU YIMID EE SAMAALE AHAA. (( DIGNIIN )) FADLAN UMADDA RUNTA USHEEGA OO KADAAYA MARIN HABAABINTA.
@mascuudabdi9401
@mascuudabdi9401 8 месяцев назад
wxn Xasuustaa Rag Dhalinyaro Carab ah ayaan cisho Dhageystey iyagoo kasheekeynaya magacyada waddamada carabtu halka ay ka yimaadeen.. somalida markuu soo gaadhey wuxuu yidhi:- magaca Somali Asal ahaan wuxuu ahaa ذومال deedna yamaniyiinta ayaa ´´the`` da {ذ﴿ ugu dhawaaqa ´´s`` sidaadaraadeed ayuu magacii isu beddeley Somali.. thuumaalna Waa taajirin macno ahaan..😢😢
@SAF.3861
@SAF.3861 8 месяцев назад
adna waad ku farax sanayd in lagu yidhaa carab ayaa tahay soomaaha?
@hawraarsame1603
@hawraarsame1603 8 месяцев назад
Waa ruwaayad Ummad magacoodu macno u samayn waayey oo shisheeye ku leeyahay magacaaga macnihiisu waa sidan!.
@mascuudabdi9401
@mascuudabdi9401 8 месяцев назад
@@SAF.3861 Xaasha; Ani agteyda macno kama lahaba .. waxn Aaminsanahy in bulshada somaliyeed Qaarkeed Qoysas carab ah kasoo jeedaan.. Magaalo kasta oo Aad Taqaanana Berbera io Saylac umbaana hubine oo Maanta Lagu hirto oo weyn Carab ayaa aas aastey billowgii..! xatta tu 1919 la dhisey oo DDs ah lahyna xeeb ayey dhiseen.. Kolley waxd Ku colaadin carab io wxd ku diidiba Qoysaska Somalida ugu tunka weyni wey kasoojeedaan.. lkn Anu waxba nafle uma arkaba kasoojeedka io Asalka muhimadu waa Maanta intee ayaad Mab`da aaga io aragtidaadu Addunka katalisaa? sida dimuqraadiyadda USA ba maanta inoogu Taliso
@mascuudabdi9401
@mascuudabdi9401 8 месяцев назад
@@hawraarsame1603 Nio zxp Muhiimad saasaba Magacu ani ilamalaha; Maantadan ayaan iska beddeli karnaa oo aynU waddanka ´´Galool`` ookle Tusaale ahaan isu bixin karnaa.. Muhimadi mxd ka tahay Dunida Quwad ahaan weeyaan..
@hawraarsame1603
@hawraarsame1603 8 месяцев назад
@@mascuudabdi9401 sxb anigu taa ma qabo waxa aan aaminsanahay in magacu uu yahay wax ku ool aad wax ku tahay Illaahay quraanka wuxuu inagu yidhi waxa aanu idinka yeelnay qabiilo iyo QOOMIYADDO, markaa SXB hadii Qoomiyad nimada wax aan wax ku ool ahayn eebe inagamuu yeeleen, ee ruux walow ciddaad doonto sheego ama noqo ayuu illaahii ina abuuray ina odhan lahaa!, sidaa aawadeed qoomiyadu waa mihiin se waxa yaab iyo yaabka yaabkiis ah Qoomiyad magaca ay sheeganayso wuxuu ka dhigan yahay aqoon!!! 😔. Sxb siduu eebe ina faray ilmahaaga Magac SAN u bixi weeye, se ta qoomiyadeena magacsan Kolay waynu qabnaa ama leenahay se magacan GARANWAAGA SH EE SOO-MAAL SOO-LIS SOO-DHIIJI meesha uu inagasoo raacay waa in wax layska waydiiyaa siday aniga ila tahay walaalkay.
@mof.7890
@mof.7890 3 месяца назад
We need more smart Pearson like dr.ingris.thank for your wisdom.
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 8 месяцев назад
Proff Ingiriis waa sax oo magaca Samaale waa meesha laga soo qaatay magaca SOOMAALI... Waana dadka leh ama loogu yimid dhulka Soomaaliya.. Dadka kale ee aan SAMAALE aheyn waxay ka yimaadeed qaarada Aasiya sida yemen,Hindiya, bangakadhesh iyo kuwo ka yimid afrikada kale sida kenya, tanzaniya,Zanzibaar waana taariikh xaqiiq ah ... Halyeey Axmad Gazaali waa nin reer Harar oo OROMO ah...
@mirre199
@mirre199 8 месяцев назад
Hasha soomaaal Waa magac kaliya ee uu dalku ka dhashay
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan 8 месяцев назад
jeceliya labada wiil markay is helan❤🎉masha allh 2 maxamed🦁🦁❤❤
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 8 месяцев назад
Really 2 of them are professional I love ilig & ingiriis👍
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan 8 месяцев назад
@@abdirisakmohamoud1772aad iyo aad wllo wa dadka wax laga faaido masha allh ✅🙏🏾❤
@hanalander
@hanalander 8 месяцев назад
waa laba MUNAAFAQ OO BEEN KA SHEEGAYA TAARIKHDA, LACAG AYAA LAGU SIIYAY SIDII AY TAARIKHDA UMADA SOMALIALND U HOOS KEENI LAHAAYEEN FAILED SOMALIA-ITALIA
@Yeskos
@Yeskos 8 месяцев назад
​@@hanalanderbal adigu noo waran tarikhda hye
@hanalander
@hanalander 8 месяцев назад
@@Yeskos Taarikhda UMADA SOMALILAND way qorayn tahay, library aduunka ugu waa weyn ayaa laga helaa, its well-documented. laakiin dadkna reer somalia-italia ayaa doonaya inay taarrikhdoodii aasan si ay u sheegtaan taariikhda UMADA SOMALILAND. u jeedadu waa in layiraa waxay ahaayeen laba wadan oo gumaysigu kala jaray, taasina waa been. maxay jabuuti u sheegan waayeen ee ku falay UMADA SOMALILAND. TAKALE ninkan waa BEENALE mashruuc lagu soo siiyay sidii u been uga sheegi lahaa tariikhda UMADA SOMALILAND. WAXAANA KA DANBEEYA HADHAAGI FIRCOON AFWEYNE
@ahmedismailbulbul9991
@ahmedismailbulbul9991 8 месяцев назад
Wa tariikh ficn. Lkn waxan jeclaan lahayn isaga OO dhamaystiran in aad noo Soo daysan Mahamed abdi ilig
@AhmedAli-qx2qq
@AhmedAli-qx2qq 8 месяцев назад
Asc ww ninkaan intoow kashekeynaya waa wax jira talyaniga Anaa tagay wana wax qoran lakin somalida majeclo ineey wax baraan ama eey aqriyaan waxaan leyahay mmtv waa kumahad santahay thnks
@OG-O226
@OG-O226 8 месяцев назад
Subxanalah sxb I get your point but you are looking from outside in, which speaks volume to where and who educated you about you. No disrespect wll.
@user-gb2ok2yz3g
@user-gb2ok2yz3g 8 месяцев назад
6:14 6:15
@mariamsaeed7538
@mariamsaeed7538 8 месяцев назад
Shaqabka soomaali weyn waa dad fiican Qalbi ahaan, Balse cudur baa jira la yiraajdo " Qabyaalad"
@hanalander
@hanalander 8 месяцев назад
wax somali weyn la yiraahdo majiro fircoon afweyne iyo kacaan propaganda weeye. UMADA SOMALILAND SIDA DHAQANKEEDA LOO BAABIYO AYAA MAGACA SOMALIWEYN AFWEYNE U SAMAYSTAY
@ahmedfarah5718
@ahmedfarah5718 3 месяца назад
Waxaan is leeyahay magaca (somali) ilaa iyo hadda lama oga halka uu si sax ah uga yimad ama magacaan somali loogu bixiyey cid cadeyn karta ma jirto.qof kasta oo taariikh akhriya ma oga halka uu ka soo jeedo magaca somali.
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 8 месяцев назад
Somali marka ugu horaysay waxa lagu arkay Awdal. Reer Somaal waa Reer Awdal asalka. Meesha igu roraysa ee lagu arka awdal.
@omhajar69
@omhajar69 8 месяцев назад
Buugaas fatuuxu xabashi afsoomaali malagu tarjumay?
@YacoubHoussein-xw2sm
@YacoubHoussein-xw2sm 8 месяцев назад
Aar mmtv camal ilahay waydista
@mohamedhassan6556
@mohamedhassan6556 8 месяцев назад
anigu waxaan iska dhiibay wadanka holland 2010 mark waxaan aheen da. yare markii aan qaanraaney aya dowlada hose nala geeyeye waxaanaladhahay ma itaaliya somaliland ayada tahay mise somalind birtshi wlhi wan xasuustah anigu waxaan iri soomaali unban ahey ma aqano waxaa kale
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan 8 месяцев назад
wllo tarikho badan ba inaga lumay oo qimo ino laha waliba waxa qariyay israaci laba somali oo 5 somaliba tariikhdodi qarisay 1960 juun unban ka so bilabanay hada tariikhda haysana
@hanalander
@hanalander 8 месяцев назад
horta waxaad ogaataa wax italia somaliland la yiraahdo majorto! magaca saxda ahi waa ITALIA SOMALIA, waayo markii uu talyaanigu GUMAYSAN JIRAY AYUU MAGACAA U BIXIYAY. laakiin Somaliland lama gumaysan magaca SOMALILAND INGIRIISKA KA HORE AYAA LA ODHAN JIRAY. laakiin markii afweyne iyo kacaankii ayaa taarikhda dhabta ah ee UMADA SOMALILAND LA QARIYAY
@hanalander
@hanalander 8 месяцев назад
@@UmaAhmedMacan horta ogow in somaliland iyo somalia-italia aanaay si sharciya aanay isku raacin, takale waa 5 somali la yiraahdo majiraan, waligoodna may jirin
@sayidka6911
@sayidka6911 8 месяцев назад
​@@hanalanderhhhhhh waalida orod kala dhex bax baraha bulshada
@hanalander
@hanalander 8 месяцев назад
@@sayidka6911 Taarikhda UMADA SOMALILAND EE DHABTA AH, INAY REER SOMALIA-ITALIA BEEN KA SHEEGAAN AYAAN DIIDAYAA.
@user-kl8ho4te3p
@user-kl8ho4te3p 4 месяца назад
Somi waa carab somali lan maha waa soomali layn
@Laugthchannel
@Laugthchannel 8 месяцев назад
SOOMAAAL AYAA SAX AH
@abdirahmanosman2583
@abdirahmanosman2583 8 месяцев назад
Waraysigaagani lama jaan qaadayo Aqoonyahankan M Ingiriis
@sayidka6911
@sayidka6911 8 месяцев назад
Magacu waa samaale, waana aabaha inta badan soomaalida.
@ibrahimhassan4433
@ibrahimhassan4433 8 месяцев назад
Hawiye waxa gaal iyo muslim ugu taagan yihiin waa landlords soomaliya taariikhda ayaa qireys carab waad ka facweenahay faaraaciintii baan ka imid iyo kuwii fikirka dheeraaye farac iima kufriga waan ka faashadaye ifriiqiyaan degaa koonka cirifkiisa kafiil baan markuu faranjugu kaa,foofay
@ahmedgurey8739
@ahmedgurey8739 8 месяцев назад
Somaalli aboo iyo Somali ayka iyo Soomali warya Somali awkey dhamaan 9 kii Samaale ha la isu keeno ee walalalaha ahaa
@alibashihaji5354
@alibashihaji5354 8 месяцев назад
Ben badana ma hada baneeysan rabta marka cadey
@yazincigaal1203
@yazincigaal1203 8 месяцев назад
Beryahan mmtv mxa ka qaldan iligow
@maxmedmuuse4653
@maxmedmuuse4653 8 месяцев назад
Proff ingiriis👏👏💯
@galoolconsultinggrp893
@galoolconsultinggrp893 8 месяцев назад
We supplied z Arabs with provisions of all kind of food
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 8 месяцев назад
Labuu mid yahoo (samaale)
@user-ur3fc2cs6q
@user-ur3fc2cs6q 7 месяцев назад
Wax dadkle Qoreyn cadeyn maha, lkn waxwalba way cadaan insha allah, Somalidu waa Qabiilo baddan , carab leh, Kurdi leh, Barbaraawiin leh, Ahlulkitaab muslimay leh, oo noqday ,,Somali,
@user-yc1no4ur5s
@user-yc1no4ur5s 8 месяцев назад
Horta ayeey deey ayaan 5 sano kahor kamaqlay soomaal. Ayeey ka imaatay somalia wlah
@hanalander
@hanalander 8 месяцев назад
UMADA SOMALILAND AYAA WALIGOOD LA ODHAN JIRAY ARDUL SOMAAL. SOMALIA WAX LA YIRAAHDO MAYJIRIN NIN TALYAANI AH AYAA 1892 MAGACA BIXIYAY
@ifka2877
@ifka2877 Месяц назад
Ana Inta baan ayeeydeey ka maqlay waliba waxeey tiri gumeestuhu markuu yimid ayeey kudhaheen somalidu xoolahena Ayaan maalna oo qofku markuu qof kale siyaar orod oo neefkaa soomaal
@Maxamud-zl4pr
@Maxamud-zl4pr 8 месяцев назад
Magaca Somali Kan maa garanaayo meesha uu kayimid
@heshiis20stv41
@heshiis20stv41 8 месяцев назад
Somali wuxuu ka yimid samale Sa So . A dii ayaa o..laga dhigay
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 8 месяцев назад
Waa samaale nation
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 8 месяцев назад
Subxan Allah .kani waa benale nummer one. Somalia is not somaliland
@faisalugaaska2201
@faisalugaaska2201 8 месяцев назад
Cilmigaad noo sheegtay sheeko male awaalkaagaa ka badan noo sheeg waxan halkaad ka keentay hadii kale waa iska sheeko.
@adenhusseinmohamed2980
@adenhusseinmohamed2980 8 месяцев назад
Magaca waa shilaam ee soomaali waa waa isbadal luuqada kuyimid yemen iyana waa yamiin asalna hal dhul buu ahaa waxa gumestihii qorey in la aqriyo maaha taariiq saxa ee aqriya kitaabta samaawigaa iyo culumadii hore waad heleysaan saxda
@AbdisalamMohamed43-fh4ng
@AbdisalamMohamed43-fh4ng 7 месяцев назад
Somaliya waxaa lagasameeyay samaali
@UsaameMohamed-wd8hn
@UsaameMohamed-wd8hn 8 месяцев назад
Cali xumaa wuxu ma waxaana aqoonyahan ah
@legend01743
@legend01743 7 месяцев назад
Ar niinkan waxan modayey prof balse maanta unn ban ogaday mangabnimadisa
@user-gb7ok4im1u
@user-gb7ok4im1u 8 месяцев назад
Erayga soomaal waa laga xoog badan yahay, naxwo ahaana sax ma aha, tusaale "geela caano iiga soomaal" iyo "geela caano iiga soo lis" labadaa weedho tan dambe ayaa saxan oo ah "soo lis" markaa taa halkaa ayey ku burtay, magaca odaygii samaale ahaa in uu ka yimid ayaa xaqiiqada u dhow
@Adbimahamed
@Adbimahamed 8 месяцев назад
Labadaba wllo waala adeegsadaa waxaana caan aheyd soomaal
@zakirboss143
@zakirboss143 8 месяцев назад
Geela soo lis blse xoolaha kale looma isticmaalo sida adhiga soomaal
@hawraarsame1603
@hawraarsame1603 8 месяцев назад
Geela caano iiga SOO-DHIIJI, Candhada Caano ka SOO-TUUJI, oo ka SOO-MAAL. Areyga SAMAALE waa Magac qof keliya ama qoys sida ILMA-SAMAALE ama REER SAMAALE, se Qoomiyad magaceed ma noqon karo waayo SAMAALI eray ahaan sax maaha se SAMAALAYAAL ayuu noqonayaa hadii Magac qoomid la damco in lagu sheego!, Markaa magacan Soomaali maaha Samaale mana aha Soolis iyo soo dhiiji ee Tolow magacan Jaan muxuu yahay??? 😁 😁
@Waloos
@Waloos 8 месяцев назад
Horta barfasoor waa ba'ay hadii qofwalba laysaga tilmaayo, halkaasna waxaa kaaga daliil ah in aqoontii ay aad hoos ugu sii socoto, maxaayeelay qofkaaba dada dhagaysanaayo oo run u maleeya waxa uu sheegaayo, mideeda kale isagaaba is qilaafaaya, oo kala hadlaaya, taariikhadana qaldaaya, tusaale dhismaha kanaal suweys oo ahaa 1859kii, marka qofku haduu aqoonyahan yahay marka ugu horaysa waxbuu baaraa inta uusan naac iska dhihin, aan usoo noqono mawduuca, magaca soomaali wuxuu ka yimid SAMAALI oo ahaa nin Afrikaan oo Kushiti ah, ahna odaygii dhalay ilmo samaale, sidaad u jeedo magacu waa is badal mudo kadib , waxaana badalay ajnabigii dhulka Soomaaliya imaanaysay, oo ay carabtu ka mid ahaayeen markii ay kari waayee SAMAALI ay waxay yiraahdeen soomaal, carabtuna waxaa ugu horaysa soomaaliya qarnigii 7aad, markii nabigu(nnk) soo diray, hijradii ugu horsay markaasoy ka soo degeen dekeda saylac oo markaas ahyd deked wayn oo qaaradaha aduunka looga yimaado, sida Shiinaha, Griiga, Romanka i.w.l. taariikhda soomaaliya halkaan laguma soo koobi karo reedi videoga SOOMAALI WAA KUMA. youtube.com/@Waloos?si=Mi2vN5rXGQjJ-j3Q
@galoolconsultinggrp893
@galoolconsultinggrp893 8 месяцев назад
I think I might need to clarify Somali n Somalia ….. we r an ancient ppl existed 10000 bc we r direct descendent of prophet grand child Kush
@farhanmohamed9513
@farhanmohamed9513 8 месяцев назад
indha adaygii yoo Anthropology ka waramay muxuu taariikhada kufsaday.
@mcabdulqadir6264
@mcabdulqadir6264 8 месяцев назад
Magaca soomaal waxaa u bixisay somali dunida kale sida carabta oo u qabtay hadalkooda soo dhaweynta Soomaal..ooahaa..markay xoolaha lisayaan u soomaal..markay marti u yimaadaan Waa sida Kenyan ka noogubyaqaanaan WARYAA Oo kale
@mcnncm1318
@mcnncm1318 8 месяцев назад
CBB cayayaanka mmtv
@galoolconsultinggrp893
@galoolconsultinggrp893 8 месяцев назад
We were more advanced than z Arab
@dualehissak1536
@dualehissak1536 8 месяцев назад
Very shorts show
@libanali1626
@libanali1626 8 месяцев назад
Prof ingriis mid kale ayas jirta oo ah hawsha bulshadu qaban jirtay oo ahaa infrastructure ay bulsadu ka dhisnsyd magac ka yimid birmaal oo ahaa farsamo yaqaano biyomaal kaluumeysato so maal so waa cadka macnheeda hilibcum oo ah ugasrsato iyo xoolodhaqato sidaa darteed magacy waa sidaas magaca so maal ahmed gurey wawtigiisii ayay hirgashay waana bulshadii xoola dhaqatada ahayd ee dagaalka la gashay.
@mahadwanaag6116
@mahadwanaag6116 8 месяцев назад
Ardu Somal mahayn magacu ee wuxuu ahaa bilaad somal kaasaaa ingiriisku turjumay
@hassanabdula
@hassanabdula 8 месяцев назад
Soomaal uu ka imaaday oo ah xooola maalida caanaaha tariikhda book barqash iyo book italian yaal ku qoraan
@mahamedafey9144
@mahamedafey9144 8 месяцев назад
Magaca somaali waa samaale laakiin waxaa tashwiish kufururaya dad larabo in eey carab kasoo jeedaan oo beenana iyagagaa carab aanka soo jeednaaleh baa samaale ah lakiin dad ugayimid afrikadada kale oo wax shaqo ah baa aan carab ku laheen ayaa damc eey u yimaadeen dad xolodhaqato ah oo warmo sita si eey isaga difaacaan ayey iyagii dhexdooda ugasameysteen ururu oo eey kuyiraahdeen carab baad kasoojeeda na hada wax dhaqn iyo luqad iyo muqaalba ah oo carab iyo dadkaaa kadhexeeya majiro oon diinta ka aheen diinta na African badan baygaadhey Maanta waxey u marey na in jinsiyadeenii lacaayo qaar Keene eey afka la xishoodaan layiraahdo samaale waa Arin dhaciifa. Laakiin carabtii noo iman jirtey baa maqashey soomaal wadankan carab Israël Grigio get burtiqiis tal yasmo. Ingiriis intaba wey yimaadeen Kuwa carabta sheegta ayaa samaale ah lakiin waa la qaladey oo dad dan leh baa carab oon dooneen kuriixaya kii eey DNA gawadaageena layiri carabaatahey ayaa daro mida ka iyo muuqa samaaluhu ismabadalo sida xabashiguba isu bada Lin carab iyo somaali waxkadhexeeya oon diin aheen majirto Kii carab nimo kuttaamayow cadhuufta gadaal unique umadan waa samaale including kuwa carabta isku nabnabaya dalkana waa somali
@galoolconsultinggrp893
@galoolconsultinggrp893 8 месяцев назад
I respect prof Ingris, but he need to get his facts on Somali straight
@mahamedbileyusuf
@mahamedbileyusuf 8 месяцев назад
Samale kulahaa, 2:08
@farxiyaismacil3543
@farxiyaismacil3543 8 месяцев назад
Ardul somaal maceedacurad wa somalilaadn calankeeduna waka tawxiidku xardhanyahey cidiihadal kakeentana mardiidoweyaan sidaweeye xaajadu
@khdijaadan8512
@khdijaadan8512 8 месяцев назад
nimank somaliya maxey labadan jirka kodan jirka iskusii dimax ujadan
@user-lg4hr2iw3z
@user-lg4hr2iw3z 8 месяцев назад
Prof:Hadal 😅iyo xiiq
@ibrahimadamadam948
@ibrahimadamadam948 8 месяцев назад
May siyaad bare oo diidanaa magaca qabiilka samaale ayaa soo maal ssmeeyey
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 8 месяцев назад
Ima baahna xaqiijin
@mariamsaeed7538
@mariamsaeed7538 8 месяцев назад
Adhiga soomalida waxa loo yiqiin "BERBERAAWI"
@MohamedBarrrow-mh5gg
@MohamedBarrrow-mh5gg 5 дней назад
Ilmo samaale, ayuu ka yimid magaca somalia. Waana dadka iska leh dhulka somaaliya Waxaana ugu weyn Gardheere Samaale ayaa curud u ahaa.
@heshiis20stv41
@heshiis20stv41 8 месяцев назад
Boqortooyadi ajuuranka amaa biya maalka ayaa waxa la oran jiray Samale kadibna a dii ayaa o lagadhigay
@amalos3435
@amalos3435 8 месяцев назад
Mm TV kaadaa umada jahwareerka Iligoow kadaa umada ninkan ingiriis layidhaahdaa waa jahwarer cadiya inuun hadii dawladi jirto ninkaa halga qabto
@yoyo-tf7eh
@yoyo-tf7eh 8 месяцев назад
Nio ma cid kaloo aad taariikh kaweraysatid ayaad weydy
@mowlideidle4282
@mowlideidle4282 8 месяцев назад
Soomaal
@suleimanissackabdi3238
@suleimanissackabdi3238 8 месяцев назад
Intuu wax sheegayey haduu iyara roomyahay
@alibashihaji5354
@alibashihaji5354 8 месяцев назад
Qarniga 16bqabilada somali ayaa la dhihi jiray iyo qarnigi 12 aad hawiya marku laku maqlay War hawiye cidna ma aqoon sadanada ajuuran iyo dir ku hoos nolayen tarikhda ha qaldin
@bonfire7803
@bonfire7803 8 месяцев назад
Waxaan la yabaa somalida badowda ah ee qofkasta oo mowduuc ka hadlo yirah waa beenlow😂
@user-sr8gw4xn4k
@user-sr8gw4xn4k 8 месяцев назад
Waxaan ahey ogadeen hawiye badan ayaa Ethiopia dagan sida baabili iyo harar iyo hawaas iyo muli kuwana waxay noqdeed canfar iyo oromo
@MohamedBarrrow-mh5gg
@MohamedBarrrow-mh5gg 5 дней назад
Hawiye irir, weeye, laakiin ninkani ma yaqaano taariikhda somaaliya.
@user-dm5dm7zl5t
@user-dm5dm7zl5t 8 месяцев назад
Taariikh qaldan. Heshiiskii Ingiriiska iyo Somaliland 1827, 1855 ka ganacsiga addoonta, 1884kii wuxuu noqday maxmiyad Ingiriis ma gumaysan. Ingriiska shuruudo lagu xidhay, laguma aasi karo dhulka, kumana farxi karo dhulka, kuma dhalin karo dhulka iyo qaar kaloo badan oo xeer qabiil ah.
@DHAQANMAAL
@DHAQANMAAL 8 месяцев назад
Prof ingiriis waa nin aad wax u akhriya,laakiin dhibta haysata waxa uu soo yeelanayaa dhaqankii somalida ee ahaa sheekada, prof sidii aqoonyahanka u soo noqo oo marka aad taariikh sheegayso waxaad raacisaa sources ka buuga page ka iyo numberka safxadda uu ku taalo xogtan,haddii kale waxay kaa noqonaysaa sheeko
@abdallahadan9991
@abdallahadan9991 8 месяцев назад
Kan waana neef caadiya 9 ka ilmo samaale miyuu leeyahay lama xaqiijin karo wlh waxba mayaqaano
@user-yo2wn1hj4d
@user-yo2wn1hj4d 8 месяцев назад
Oo hadadan waxba garnayn maxa soo doontay hada maxa sheegtay bilaa xikmad caqli yaraan neef adeer magaca ha nagaga ciyaaarin 😊
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 8 месяцев назад
Soomaali waa SAMAALE, ka nax ama ku farax waa howl adiga kuu taalo..
@mahamudomar3225
@mahamudomar3225 8 месяцев назад
runtii qofkii raba in uu waasho wareysigan ha dhameysto!! wariyahana si deg deg ah cisbitaalka haloola cararo!! meeshaan dhuuso iyo ban iyo xaar ayaa leysku walaaqayaa.
@anabellaelm3929
@anabellaelm3929 8 месяцев назад
😂😂😂😂😂
@galoolconsultinggrp893
@galoolconsultinggrp893 8 месяцев назад
Somaliland is word used by British empire
@madhaafantv6596
@madhaafantv6596 8 месяцев назад
Manslh laba mqxamed waxwalba cadayn ayuu u keenaya
@ibrahimhassen9450
@ibrahimhassen9450 7 месяцев назад
Mareexaan waa qabiilka kaliya ee ku xusan wakhtigii axmed gureey iyo ka shishaba, ee professor row sheeko hawiyaha naga daa oo sii jilci
@Redspittingcobra
@Redspittingcobra 8 месяцев назад
Magaca Somaliland Soomaali oo dhana ayaa looyaqaanay. French Somaliland, Italia, Somaliland, and British Somaliland. This man needs to find his facts.
@BulbulTrading
@BulbulTrading 8 месяцев назад
🤓
@hilaalabdi6762
@hilaalabdi6762 8 месяцев назад
Ninkani waa muhmal badan ayAA KU JIRA WAA ISKA CIYAARE
@hanalander
@hanalander 8 месяцев назад
WAA BEENAALE
@herifmr5430
@herifmr5430 8 месяцев назад
Profasooroow xaal qaado magaca somalia iyobsomsliland oo gumaysigii bixiyay buu simayaa iyo samaale oo 1960 kii maxed ibraahim cigaal AUN . bixiyay. Magaca somali diinta islaamka qarnigii 13 aad markii ibnu batuuta somalia yimid wuu jiray. Lamase yaqaan waqtiguu baxay. Laakin somali waxaa kujira faracii abui jahal iyo abuu lahab iyo waliba faraacintii waana sababta dhiig udaadinayaan daqiiqad kasta.
@dahir8762
@dahir8762 8 месяцев назад
Wax kale oo aad ka hadashaa weyday basaaskan nisa ee dabada kuwadato orad xamar la,aad
@abubokorbile9818
@abubokorbile9818 8 месяцев назад
you ready a lot doesn't mean you know a lot!
@rahmamohamd5357
@rahmamohamd5357 8 месяцев назад
It does mean to be honest
@user-gr4dz7ku4j
@user-gr4dz7ku4j 8 месяцев назад
bada madoowo dadka degijiryi soomaali lama odhan jirn magcyo kale yaa la odhan jiryi
@especialeyes3404
@especialeyes3404 8 месяцев назад
😂 waxaan ku qoslay ama aan ka yaabanay halka ay somali kala garan laaday xagay ka yimaad3en oo ay ku mashquul sanyihiin iyo xaguu maanta aduungu taaganayahay 😂😂 Astaqfurallah
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 8 месяцев назад
😂😂😂
@hanalander
@hanalander 8 месяцев назад
dadkan reer somalia-italia waa dad talyaanigu soo gumaystay oo ma yaqaanan halkay ka yimaadeen. laakin UMADA SOMALILAND WAY TAQANAA HALKAY KA YIMAADEEN WALIGOODNA WAXA LA ODHAN JIRAY ARDUL SOMAL
@BadelFaraholad
@BadelFaraholad 8 месяцев назад
Waxan waalan day somaliland shalay bay ahayd. Wadankan somalia baa la oran jirey hadana ladhahaa
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 8 месяцев назад
Historia of somaliland go to Yemen bibliotek
@museabdallah2671
@museabdallah2671 8 месяцев назад
Asc cid waiba professor ayey sheeganeysa😂 wali taariikh hawiye wax xukumey lama hayo Bowortooyadii Ajuuraan ayaa xukumeysay ee taariikhda soo baro
@sayidka6911
@sayidka6911 8 месяцев назад
Xukun yaa ka hadlay? Beelihii meesha daganaa magacooda unbaa buuga lagu sheegay, Tan kale ujuuraan iney hawiye yihiin miyaad u garaneyn?
@monagoth
@monagoth 8 месяцев назад
Is it possible that ingris is misreading history or being very selective about it. What he has presented is only the tip of the icebergm.
@audijooyjoy7976
@audijooyjoy7976 8 месяцев назад
Taarikhdaan waxeey cadeeyneysaa in uu ingriiska yahay Cadawga Somalida NR.1. Talyaaniga ne in uu ahaay saaxib rabo in ay Somaliyeed dhulkeeda la mideeyo.
@hanalander
@hanalander 8 месяцев назад
Been ayuu ka sheegaysaa taarikhda dhabta ah. SOMALILAND IYO SOMALIA-ITALIA WAXBA MA WADAAGAAN. MAGACA SOMALIA NIN TALYAANI AH AYAA 1892 BIXIYAY. HALKA MAGACA SOMALILAND LA ODHAN JIRAY ARDUL SOMAAL
@audijooyjoy7976
@audijooyjoy7976 8 месяцев назад
@@hanalander SOMALIA waa afka laatinka macnaheeda waa dhulka Somalida. Somaliland na waa af ingiriis oo iyaduna macnaheedo yahay dhulkii Somalida. Laakin macnahu waa isku mid waxaana fahmi karo Qofkii yaqaano labada luuqadood ama yaqaano taarikhda aduunka iyo sideey u shaqeeyso.
@hanalander
@hanalander 8 месяцев назад
@@audijooyjoy7976 waa munaafaqnimo iyo aqoon xumo in taarikhda been laga sheego. SOMALILAND waligeedba way jirtay, waxaana la odhan jiray ardul somal, waxaana waligoodba daganaa UMADA SOMALILAND U DHALATAY. magaca somalia waxa la sameeyay 1892 waxaana sameeyay nin talyaaniya oo la odhan jiray roberto louse, markii dadkale oo oo dadkaa adoonsada ka iibsaday dhulkooda. markii uu talyaanigu gumaystayna waxa loo bixiyay SOMALIA-ITALIANO. MARKAA SOO BARO TAARIIKHDA OO MUNAAFAQNIMADA IYO BADOWNIMADA DADKA KALA HORTAG waa ayaan daro in dadka reer somalia-italia ayaa qariyaan taarikhdooda sheegtaana taarikhda UMADA SOMALILAND.
@user-gr4dz7ku4j
@user-gr4dz7ku4j 8 месяцев назад
horta magaca soomaali waxa uu kayimi soomaal waxana la odhan jiryi dadkii degi jiryi bada cas ilaa xiis ioy miidh ilaa jabuuti wixii ka kaca bada madoowo somaali lama odhan jirin
@sayidka6911
@sayidka6911 8 месяцев назад
Hhhhh Maxaa la oran jiray marka, magacoodii noo sheeg ileen umad bilaa magac ihi ma jirtee? Waase goorma waqtiga kuwa aad sheegtay soomaali loo yiqiin sanadkee?
Далее
Strawberry Cat?! 🙀 #cat #cute #catlover
00:42
Просмотров 10 млн
Sniper Duel | Standoff 2
00:54
Просмотров 281 тыс.
PROFF INGIRIIS | XAGEE KU DANBEEYEEN 5-TA GOLAHA Sare
10:04
Strawberry Cat?! 🙀 #cat #cute #catlover
00:42
Просмотров 10 млн