Тёмный

5 Goobood oo Cadowgeenu ka diyaar Garoobayo iyo inagoo Xaflado ku Mashquulsan 🤔 

Ubaxle Media 24
Подписаться 13 тыс.
Просмотров 4 тыс.
50% 1

Кино

Опубликовано:

 

8 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 60   
@mddinho3650
@mddinho3650 25 дней назад
Reer Somaliland fadhiiga ha laga kaco oo qaranka difiica. Khayr iyo barako InshAllah, Guul iyo Gobanimo Somaliland. 💪💪💪💪💪💪❤️❤️❤️✊✊✊✊✊👍
@jamaalxuseen4518
@jamaalxuseen4518 25 дней назад
Ilaahay ha nooka daayo cabdiraxmaan ubaxlow geesi qaran baad tahaye ❤❤❤❤
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 25 дней назад
Warutaa walahi ilahay ha inga qabto dadkeenana qalbiyadoda ha mideeyo
@mohamedaliaman9243
@mohamedaliaman9243 25 дней назад
🤲🤲🤲🤲👍👍👍👍❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉VIVA Somaliland Ha Noolaato Somaliland iyo Ubaxle Media Ruun Sheeg Noloow ViVa Ubaxle
@abdulwahidmohamud9408
@abdulwahidmohamud9408 25 дней назад
Wlh adigoo kale hadii la noqon laha waanu guulaysan lahayn beri hore.🎉 Guul mudane
@user-yl4pt7fs6f
@user-yl4pt7fs6f 25 дней назад
Warunta in dalka ladifaco waa jiib kakaca kakaca kakaca waa lainogusoduley guuuuuuuuul spmalilan💪💪💪💪💪💪💪♥️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@hodanibrahim1059
@hodanibrahim1059 25 дней назад
Manshallah Manshallah Ubaxle waa runtasi laakin somaliland waxay ku maashulsantahay waxan loo bahneey iyo quurafad waar halaga kaaco fadhiga guul somaliland
@fardowsa6949
@fardowsa6949 25 дней назад
Masha Allah tabarakallah afkaaga caano lagu qabay. ❤❤❤❤❤.
@ladanladan1718
@ladanladan1718 25 дней назад
Guulyso Ubax low geesi qaran ayaa tahy somaliland cadowgeeda Ilaahayoow jabi Inshallah
@khadrasalebaan2080
@khadrasalebaan2080 25 дней назад
Haaa waa runtaa Difaaca dalka nacam waa sidaa mashallah Habalyo Somaliland guul guul Somaliland ❤❤❤❤❤
@fardusajamamire2929
@fardusajamamire2929 25 дней назад
Waa runtaa gesi qaraan waxa fican in la xidho xududa jabuti marka hore mar labadkana in belwalba is hubeyiso waayo cidanka qaranka ha laga dhigo shicib
@MaxamedAbdiaadam
@MaxamedAbdiaadam 25 дней назад
Kala maan iyo lama arag lama maqal siday tahay iyo xafladaha la qabsanayo
@iftin2024
@iftin2024 25 дней назад
Ubax allah ha ku xafido Waar reer somaliland now wax maqla fadhiga ka kaca indhaha fura doqontu iyadaa isu fiirsata fadhiga ka kaca
@hodanibrahim1059
@hodanibrahim1059 25 дней назад
Waar hooy reer somalilanlandow fadhiga ka kaaca o dhagooyeesha doorashadu haa danbeeyse
@Abz_146
@Abz_146 25 дней назад
Intay kuwa wadani shegta Allah dadka haka qabto cadowga iyaga wata Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-ls9vs6yu3v
@user-ls9vs6yu3v 25 дней назад
Guuuul Soomaaliland ❤️❤️
@hodanibrahim1059
@hodanibrahim1059 25 дней назад
Raaga somaliland koodhaka xiidhani haa moodina inad siida u quurux badnaneeysan yaa biila daamirlawo damirli iyo wadaninayadi meedeey ka kacca fadhiga waa la idin so taashade guul somaliland
@Sirad47
@Sirad47 25 дней назад
Ilaahayoow cadow gacanta Hannon gelin ammiin yaa Allah.
@AsiaGele
@AsiaGele 25 дней назад
Wale waa layngu soo duulay allow alle fadhiga ha laga kaco
@user-cj4lc2zc8f
@user-cj4lc2zc8f 25 дней назад
Ubaxlow 2023 Ayaan diyaar garoobay
@aminaosmanawad8575
@aminaosmanawad8575 25 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 25 дней назад
Waa talo fiican aan.qaadano so cadawgeenu unaxo❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SiciidAhmed-wi3ux
@SiciidAhmed-wi3ux 25 дней назад
Halkaa.noogawad.guubaabada.ubaxlow
@iali8540
@iali8540 25 дней назад
Weliba ciidamada Duulaanka inagu soo ah ee Dhulmahante qaar ka mida mushaharkooda Dawlada Somalilandbaa siiso.
@اهلان
@اهلان 25 дней назад
Taasaa runa
@MohaHassan-kd9ek
@MohaHassan-kd9ek 25 дней назад
Ka wadani ah kulmiye ayuu cadaw u haystaa ka kulmiye ahina wadani buu cadaw u haystaa maba la socdaan waxa socda iyo waxa dhacaya meesha ay u sharaxanyihii anigu maba garanayo
@jamalskp7280
@jamalskp7280 25 дней назад
Reer Somaliand soo gala midia ha
@runahmed9988
@runahmed9988 25 дней назад
Somaliland guul iyo gobonimo mansha allah, ilaahay Cadawga inagu xeeran haynaga Qabto ciil wabayaasha. Waxay kaxunyihin Nolasheena. Xaasidku Abid Maguulaysto.
@roodacawad13
@roodacawad13 25 дней назад
Waa waajib difaaca ka kaca somalillnd waxwalba dhiga rag iyo dumar dalku wuu idiin baahan yahay
@aminafgh2127
@aminafgh2127 25 дней назад
waa sax guubaabin shacab ayaa loo bahan yahay somaliland rag iyo dumar tababar haloo furo oo wadanka hala difaaco hantideenii la biliqaystay kuwii lagu koriyay ayaa maanta hub inoosoo qaatay bal dhegaysta doqonkii faarax macslin
@aamohamed5102
@aamohamed5102 25 дней назад
Waarun colaada meel kasta inagaga soo wajahan iyo mooganaanta reer Somaliland
@IdirisHussein-xo8vc
@IdirisHussein-xo8vc 25 дней назад
Tani waa idaacadii qaranka s laand noolow waxakaliya oo inagamaqani wadani alaha soohadeeyo
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 25 дней назад
91kii bay qaar ogaden ahi ku Heesen way heleene yaa hayn Manta maxa muuqda jsl guuul
@naeemayusuf6464
@naeemayusuf6464 25 дней назад
Maalintii ciidamada laga soo saare lasdhiig madaxweynu burciyo sheekh ayaa looga sacbineyeey waar dadkani waa kuwa hurda Allahayoow ha noo jabin cadowga ,
@jamalskp7280
@jamalskp7280 25 дней назад
Indeer halkaa kawad
@farahyuusuf3209
@farahyuusuf3209 25 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤8
@hirsifow2183
@hirsifow2183 25 дней назад
Mr Ubaxle sannad cusub I am back. Muuse siyaasad xumadiisa ayaa halkaa Somaliland halkaa dhigtey. Dadka isu keen ee jaarka ah reer bariga ah hakala gurin. Ilaahay ka baq oo Makkah iyo Mafina noogu kaaley.
@IdirisHussein-xo8vc
@IdirisHussein-xo8vc 25 дней назад
Soomaalilaan isku maqanta lagu maqanyahay
@jamalskp7280
@jamalskp7280 25 дней назад
TAKALE WAA IN DOWLADUNA XAGEEDA LA TIMAADAA FICILO DHIIRI GALIN AH SIDA IN AY FICIL KAGA JAWAABTO JABUUTI
@said1498ify
@said1498ify 25 дней назад
Reer Somaliland Fadhiga ka kaca oo dalkan difaaciisa u diyaar garooba. Mooganaanta dhaafa reer Somaliland
@naeemayusuf6464
@naeemayusuf6464 25 дней назад
Waxaan maqli jirey maba lulatee maxay leeftaa inagana siyaasi yiinteeni waxay ka shaqeynayaan dhalan teedkaa
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu 25 дней назад
Allahayow adaa nagaga filan cadawga nagu masquulsan engaged qabo somaliland guul❤❤❤❤1💚🤍🤍👍👍👍💪💪❤
@asiaadaad9727
@asiaadaad9727 25 дней назад
Shalay aynuu bay ahayd markii aad siilanyo iyo muuse u xafladaynaysay maanta inad tidhaho maxa loo diyar garoobay waa sheeko kale ina cali ubalow dalku doorashu gelay cida wax yeeli kartan ma jirto
@mabrukadirir1398
@mabrukadirir1398 25 дней назад
Asc walaal waa runtaa ee sidaynu yeelaa haday dadkeenii iyo siyasiyiinteenii ay noqdeen dad aan waxba dhaadeeyn wada dhag weeyn oo aanayba ogayn meesha dalka lala marayo cadawga is bahaystay ee cid walba leh
@user-ls9vs6yu3v
@user-ls9vs6yu3v 25 дней назад
Waliba waxaa loo socda Isaqa in la xasuuqo
@jamalskp7280
@jamalskp7280 25 дней назад
IN AYNU FADHIGA KA KACNO OO SHIRAR ISKUGU IMANO GUDE OYO DEBEDBA WACYI GALINTANA LA BADIYO GAAR AHAAN GUDAHA DOWLADUNA KU DHAWAAQDO DIFAAC QARAN
@Gobsame
@Gobsame 25 дней назад
Madaxweyne biixi waxaan u sheegay naa in uu abiy Ahmed cadeeyo mowqifkisa heshiis kan aan godobta u galnay oo hargeysa yimaado sidaa ina geele u cadays tay
@jamalskp7280
@jamalskp7280 25 дней назад
Ethiopia way la socotaa waxa socda dhamaan sxbada somaliland way la socdaan
@indhomohamed8384
@indhomohamed8384 25 дней назад
War in la doorta niin cusuriyaa oo umada Somaliland isku xidha haloo magacabo wasaradda Arrimaaha Guudaha oo ha la nasiiyo mujahid Mohamed Kahin
@HamzeMed-py6up
@HamzeMed-py6up 25 дней назад
Daagal haalaku dhawaago iyo xalaad daagdaag ah adero waxa hadhaye kacaan kaa hadaaal ooo waar somaliland diiyar garow haala. Is diiyaaariyo
@dahirduale5650
@dahirduale5650 25 дней назад
Futo jeclo baa Argagixiso ah Caynaba waa Dhulka SSC khaatumo ah Ciidankuna Hawl buu ka fulin lagu dhabar jabiyo SNM
@nimojirde8252
@nimojirde8252 25 дней назад
Inaadeer waad u sheegtey hadey wax ku qaadanayaa n Isaaaaq in la torture ayaa lagu heshiiyey management is oga ayagu Allow isaaq cadowgooda jabi
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 25 дней назад
Geesi Qaran oo Aan ka cajisiin difaaca qarakiisa mujaahid Saxafi Ubaxle Media 24 Allow ku Dhowr Gaadh Hayaha JSL 💚🤍❤️
@user-eu2gj9fd1v
@user-eu2gj9fd1v 25 дней назад
ISKU DUUBNIBAA DADKAYAGOOW DADKAYAGOOW ISKU DUBNIBAA HOROR DALIMIYO CADAW LAGU DILAA ISKU DUUBNIBAA DADKAYAGOOW ISKU DUUBNIBAA. JAMUURIYADA BARAKAYSAN CADAWGEEDU HA JABO MEEL U JOOGABA.
@abmoh9216
@abmoh9216 25 дней назад
Magaca somali dadka kama xigtaane isaaqland dheh. Idinkaa duulaan ahe cidi duulaan idinkuma aha
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 25 дней назад
Maxaad samaynkartaa? Uqddada iska nooloow kkkkkkk Aretereeriya ayaaa cadow nagu ah kkkkkkkkk Xasrwayne kkkk Soolbaad 400 maxbuus kaa hatsta e maxaad la gaadhi Areteeriya kkkll
Далее
Survive 100 Days In Nuclear Bunker, Win $500,000
32:21
Советы на всё лето 4 @postworkllc
00:23
Викторина от ПАПЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:56
Warraysi : Boqor Buurmadow.
20:28
Просмотров 84 тыс.
Wax Garadka SOMALILAND oo TACSI u Diraya MUQDISHO
4:12
ToRung short film: 🙏save water💦
0:24
Просмотров 37 млн