Тёмный
Ubaxle Media 24
Ubaxle Media 24
Ubaxle Media 24
Подписаться
Information and News Provided
Комментарии
@fardusajamamire2929
@fardusajamamire2929 4 минуты назад
Ayaan all hadlin waa khiyano waa qorshe cusub ee yaan loga jimcinin cadowga ❤❤❤
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 5 минут назад
Mashalah tabarakalah ❤❤❤soomaliland ha noolato
@Idriss-zy4vf
@Idriss-zy4vf 5 минут назад
Xirsi ba Muuse waxka qaadiwa
@Hciid
@Hciid 23 минуты назад
ISMACIIL CUMAR QABIIL AAN SOMALI AHAYN LAMA HADLO EE AMXAAR IYO OROMO LA HADAL WARKINA WAA DHAMAADAY
@MaxamedXasan-xx2se
@MaxamedXasan-xx2se 41 минуту назад
SALAAN KATIMID GABILEY GUDOON UBAXLE
@MaxamedXasan-xx2se
@MaxamedXasan-xx2se 43 минуты назад
SALAAN KATIMID GABILEY GUDOON GEESI BAADTAHAY UBAXLE LOOW
@abdiegeh966
@abdiegeh966 53 минуты назад
Engineerka qudhiisa ma la hubaa inuu Samaroon yahay
@mahamed6329
@mahamed6329 59 минут назад
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@mahamed6329
@mahamed6329 59 минут назад
Kkkkkkkkkkokokkko
@mahamed6329
@mahamed6329 Час назад
Ciise iyo gadabuursi waa midqudhaata
@mahamed6329
@mahamed6329 Час назад
Adeer ciise iyo gadabuursi waa walaalo waa mid ee nika iidooor ee hadlaya maxaad usoo saari wayday wajigiisa
@mahamed6329
@mahamed6329 Час назад
Nin iidoor ah ayaad gadabuursi ku sheegaysaa
@mahamed6329
@mahamed6329 Час назад
Aaway barqad beenloow
@mahamed6329
@mahamed6329 Час назад
Beenloow
@hodhomawel1812
@hodhomawel1812 Час назад
Somaliland must build wall to separate us with feil state of qaarax land
@xayndaabolol1301
@xayndaabolol1301 Час назад
wax illahay nikadhigay,wamuwadin xallaal ah ubaxle,dalkiisanakubanaan 5arikhda ayanakuxusidoonta
@brbynulolilumu
@brbynulolilumu Час назад
❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-xe7zm3ix9m
@user-xe7zm3ix9m Час назад
Inaaderkayw inubaxlo midyahaaga waxaad ka sii daysa haday nafatu ka baxyso yaan lala handlin m
@aadannuuriye3937
@aadannuuriye3937 Час назад
Tuug tuug dhalay war beenta umada ka daa saqajaan tuug kalkaal
@VivasomalilandSNMQUEEN
@VivasomalilandSNMQUEEN Час назад
Somaliland guul guul guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@aadannuuriye3937
@aadannuuriye3937 Час назад
War kuwan gadabuursi maaha hal hubsado noocan wali samaroon kuma arag akhas yaa fataal alaaya naclu
@aadannuuriye3937
@aadannuuriye3937 Час назад
War samaroonka waxa ku badan cali dhaashi gabdheedle dhiig walaalkii huwane haddii aan adiga wax kuugu dhinayn aniga waxba iiguma dhina war falyadi kaan baa tahay gadabuursina ma tihid hooyada u sheeg ma rabno somaliland iyo aabahaba was wax kale ayaa tahay waan sheegi doonaa waxa tihiin
@haydar378
@haydar378 Час назад
Horaa loo soconaya shacabka Somaliland iyo Djibouti waa inay iska bahaystaan dictator Ismail Omar Geele
@hassanomar8696
@hassanomar8696 Час назад
Eng. Barkhad, maashallaah waa runtii oo Gadabuursi iyo Ipsaaq waa walaalo.
@sakariyeCabdi-yu6bo
@sakariyeCabdi-yu6bo Час назад
ASC cumar gerlle giidaar bu kA so dhacay .. ILLAHAY ba naga qaban cadawga guul inshallah JSLAND ❤❤❤
@hassanmohammed4015
@hassanmohammed4015 Час назад
Waar anagokaliya kumhogaminayne adigana waanuku dooranayne inookeena ninsidaada caqli usaaxiiba
@user-yl4pt7fs6f
@user-yl4pt7fs6f Час назад
💪💪💪💪💪💪💪♥️❤️❤️❤️❤️❤️
@hassanmohammed4015
@hassanmohammed4015 Час назад
Ninkani waa dadka ilaahay caqliga kumanaysday
@hassanmohammed4015
@hassanmohammed4015 Час назад
Wuumahadsan yahay reer abtigay guul samaroon iyo soomaaliland
@SiciidAhmed-wi3ux
@SiciidAhmed-wi3ux Час назад
Waxalayidhaahdaa.xasanhadaafoo
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 Час назад
Somaliland peaple is resilient we know our destiny and we never compromise our pricinple
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Час назад
Maansha Alaah rabow dadka caqliga wanaagsan noodaa Eng jazakalaah
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 2 часа назад
100 percent karin port
@user-xo5tk7id8q
@user-xo5tk7id8q 2 часа назад
WAA runtii we are the owners of Somaliland SOMALILAND waxa lagu dhisay BOORAMA mana dhacayso in y2k none wixiiss Amma gurigiisa huud dumiyo .iska see majirto itoobiya SNMBAA KA ILAALINAYNAA.ISAAQ WALAALAAN NAHAY CADAW NOOMAA AH SIYAASADII SHALAY EE LANOO WARAABEEYAY ISAAQ MAANTA MAAHA😂❤
@mahamouddjama7117
@mahamouddjama7117 2 часа назад
Isaaqu goormuu gadabuursi jecelyahay goormuuse ciise jecelyahaý ciise iyo gadabuursi ilaahaybaa meel wada dhigay ninkan jabay ee nin gumeedka ahi gadabuursi ma matali karo isaaqna magaca soomaliland wuu ku guurayaa uune reer uu wax uga ogolyahay majirto ee runtu waa isaaq land maaweeladiina way dhamaatay runtu way qadhaadhahay ee liqa
@mahamouddjama7117
@mahamouddjama7117 2 часа назад
Nin walba aqalkiisa ha utashado aqlada dadka ha laac lancing qabiil qaran manoqdo isaaqland
@Jumu-rb5bi
@Jumu-rb5bi 2 часа назад
جمعة مباركة.
@Jumu-rb5bi
@Jumu-rb5bi 2 часа назад
جزاك الله خيرا.
@Hciid
@Hciid 2 часа назад
BOORAME DHUL SOMALI AMXAAR WALAALKIINA KATALINMAAYO
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 часа назад
CEESIHII TAREENKA ISKA TUURI JIRAY BADOWNIM9 WAXAY KA QABAAN EE ODHAN JIRAY HABAR AWASHA DUUSHA AYAA MAANTA RABA IN DADKII AQOON YAHANKA AHAA SAMAROON RABA IN AY KU GUURAAN SIDII MJ UGU GUURAY EE GAROOWE LUGU DUFAACAYEY REER LAASCAANOOD
@HooyosareedoCige-wv9fs
@HooyosareedoCige-wv9fs 2 часа назад
Asc eng barkhad jahanama Ina ga daa. illah baan Ka magna galay
@ifrahcumar4352
@ifrahcumar4352 2 часа назад
❤❤❤❤❤❤❤
@FadumoCumarsalebaan-jv4up
@FadumoCumarsalebaan-jv4up 2 часа назад
Ubaxale Adero Guuleso❤❤❤❤❤
@hassanomar8696
@hassanomar8696 2 часа назад
Ubaxle waa muwaadin fariid ah oo aad u caqli iyo aqoon badan, Alle ha daayeee.
@abdigah5364
@abdigah5364 3 часа назад
Waa dhab hadalka aqoonyahan Barkhad . Barkhadow waa dhab waa laga yaaba beesha dhexe ee Somaliland jagooyin dheeraad ah hayaan LAAKIIN waxa muhiim in gobolka Awdal uu yahay dhulka si gaar ah u nimcaysan uguna xorsan xagga xorriyadda marka la eego dhulka ilaahay dejiyey Samaroon . Anigo ah Somalilander kasoo jeeda dhinaca tuulada Toon/Sallaxley/gobolka Maroodijeex waan qabaa in la fasaxo oo la tartansiiyo ururada siyaasadda si dalku u helo fursad uu ku kala doorto ururada iyo si fursad loo siiyo aqoonyahanada cusub iyo kuwa waaya-aragga ah sida A Ismail Samater , Gaboose , Abdillahi-Darawal , Abdillahi-dahab iyo qaarkale oo bari iyo galbeed iyo dhexdaba jooga وبالله التوفيق
@abdigah5364
@abdigah5364 Час назад
Xirsi , Cirro iyo ururka Waddani iyaku waa qaar cadawga Somaliland la fikrad ah , sidaa darteed waxaan qabaa in laga fiijignaado si ay Somaliland u xejisato madaxbanaanida Rabbi u soo celiyey وبالله التوفيق
@SiciidAhmed-wi3ux
@SiciidAhmed-wi3ux 3 часа назад
Mahadsanid
@ammmmgmail
@ammmmgmail 3 часа назад
Kkkk waar caqliga Muuse-xayraan ee Laascaanood Madaafiic intuu ku garaacay oo maatidii qixiyey oo kumanaan shicib ah xasuuqay hadana dadka ugu turjumaayey inuu reer Laascaanood difaacaayey. Caqli Iidoor oo Axmaar ay wax isku yihiina cidna wax la yeelan mayso.
@fahiimae7336
@fahiimae7336 3 часа назад
Ilaahay janada ha ina wada geliyo Reer Somaliland iyo Muslimiinta kaleba
@farahyuusuf3209
@farahyuusuf3209 3 часа назад
Walee isma huro reer som lan ilaahaw guusha ina dhaxalsiiiiii nin rageed isku kalsoon
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 3 часа назад
Awdal waxa soo weeraray Isaaq oo wata Ethopiya.Ethopiya inay Awdal soo degto waxa ayay ka shaqaynayaan. Reer Awdal ma yeelayaan in Ciidan Ethopiyan ah la keeno dhulka. Muuse Biixi ha joojiyo Ciidanka Ethopiya ee uu keenayo Awdal ama Somalilandba.
@ubaxlemedia
@ubaxlemedia 2 часа назад
Oo horta yaa ku yidhi Awdal bay degayaan Berbera ayey u socdane
@roodacawad13
@roodacawad13 3 часа назад
Maansha allaah waa dadkeenii waa dalkeenii boorame xogta cadowga yaan laysu dhegaysan