Тёмный

6 Bilood Kaliya Ayaad U Baahan Tahay. 

Подписаться
Просмотров 19 тыс.
% 1 947

Halkan Iska Diiwaan Gali smma.facacusub.com/
🍿 WATCH NEXT:
7 Qaab Ood Online Lacag Uga Sameyn Kartid: ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-Vs_KJaJwhVI.html&ab_channel=WarsameBade
Aduunku Waa Isbadaley 2022 ChatGPT: ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-89coPdchqKk.html&ab_channel=WarsameBade
Sameyso Maskax Labaad!!: ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-ejhW2yzWWmk.html&ab_channel=WarsameBade
Ganacsi Ha Bilaabin Hadii Aadan 9 Arin Aadan Sameyn: ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-7u46UDgYcAA.html
⚙️ All LINKS:
🎵
✍️

📚
👨‍💻
MY COURSES:
👨🏽‍💻 Courses - courses.facakoraya.com
MY OTHER SOCIALS:
📱 TikTok - www.tiktok.com/@warsame_bade
📸 Instagram - warsamebade
🎥 Facebook - web. warsamebade101/
GET FREE MONTHS:
Shopify 3 months Free Link. shopify.pxf.io/facakoraya
Canva 1-month FREE Link: partner.canva.com/facakoraya

Опубликовано:

 

28 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 74   
@MUUMIN252
@MUUMIN252 9 дней назад
Aduunkan masoo marin ruux ka wanaagsan nabi maxamed KU SALI NABIGA 《SCW》❤❤
@JimalleDeick30
@JimalleDeick30 9 дней назад
So good they can't ignore you
@Azmarvlogrman
@Azmarvlogrman 9 дней назад
Ustaad horu mar wcn inshallh🙏🏻🤝
@Engiiman
@Engiiman 9 дней назад
Mahadsanid ustaad
@hindiafsomalicusubfanproj2024
@hindiafsomalicusubfanproj2024 8 дней назад
Mashallah ustaz
@mohamuudomar9492
@mohamuudomar9492 9 дней назад
Ustaad dadka diin usheega idinkuna diinta barta internet-ka khatartiisa ayaa ka badan faa,iidadiisa
@worldvlog201
@worldvlog201 9 дней назад
Lacag uun Bay ka hadalayan ma oga lacagtan inuu allah hayoh
@fardowsoabdirahman2620
@fardowsoabdirahman2620 9 дней назад
Ilaahey in aad xaragiisa heysato o internetkana fursadaha ka jiro aad ka faaideysato nagama uu xaarantimeynay marka wllyal negativka iska daayaa qof aan ilaahey xariir wanaagsan la laheyn aduun lacag ah maba sameyn karo hadaanu ilaahey kula jirin waad fahamteen baan umaleynaa
@XasanCali-f2d
@XasanCali-f2d 2 дня назад
Ustadow in waxlay faideya rawaye waqti Malay halikaraa ado mahadsan❤
@aishamohamehashi4587
@aishamohamehashi4587 9 дней назад
I am glad that I am one of the people who have benefited from it. Thanks so much teacher Bro warsame bade 🙏
@mohameddeeqabdinur141
@mohameddeeqabdinur141 9 дней назад
ماشاءالله Mahadsanid Ustad
@Sooyaal-media
@Sooyaal-media 9 дней назад
Halkan ka soo daawo Singapore🎉❤❤
@mohamedaden3713
@mohamedaden3713 9 дней назад
Jasakalah ustaad warsame badde ❤❤
@MUUMIN252
@MUUMIN252 9 дней назад
Ferest one❤❤🎉
@aswanabdikadir9475
@aswanabdikadir9475 7 дней назад
Mahadsanid wll ❤
@khaliifatechnology2995
@khaliifatechnology2995 7 дней назад
Best motivation bro
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 9 дней назад
You are motivation bro good is speaking you
@Zabir2024
@Zabir2024 9 дней назад
I agree with you ustaad hamaster combat iyo waxaan jirin Ayaa dhalintii lagu mashquliyay
@Hamdaumer
@Hamdaumer 9 дней назад
Thanks ustad 😊
@AsiaQurux-o9o
@AsiaQurux-o9o 8 дней назад
m. a ustadkeyga ❤
@Abdi.shakuur
@Abdi.shakuur 9 дней назад
Good motivation ❤you
@flabflab8288
@flabflab8288 9 дней назад
Kaape Mawduucu waa heersare💯💯💯
@AmiinMahad-m8q
@AmiinMahad-m8q 9 дней назад
Thankz
@suheebsaajjidstudents7541
@suheebsaajjidstudents7541 9 дней назад
Haa sxb diyar ahay
@MarwoScientifique
@MarwoScientifique 9 дней назад
Walal maxadsanid❤❤❤
@muxyadiincabdiraxmaan2
@muxyadiincabdiraxmaan2 9 дней назад
Thnks pro
@GuledJibril-u3l
@GuledJibril-u3l 4 дня назад
Warsame Wl taloyin fican nasisay jasakala khair wl
@JaamacSheeko-p1p
@JaamacSheeko-p1p 9 дней назад
Keep going ilaa janaada sxp ❤❤
@AbdullahiAbdikadir-e1j
@AbdullahiAbdikadir-e1j 9 дней назад
Dhaman teen allaha nagu xareeyo amiin yarabi
@horrorleageu
@horrorleageu 9 дней назад
Thnk
@cadnaan1
@cadnaan1 9 дней назад
Keep going pro
@Ogaalkoob27
@Ogaalkoob27 9 дней назад
ALLAAHU AKBAR
@Sooyaal-media
@Sooyaal-media 9 дней назад
Live kaygan kasoo daawo Singapore❤🎉❤🎉❤
@ABILyrics1
@ABILyrics1 9 дней назад
Waxbarta ayaad nagu dhiirigalisay ma xumo waa arin wanaagsan lkn Ma awoodaa inaad hal course aad free igusiiso ama kubixiso si free ah hal arday si bilaaash ah ugafaaidee wax kaa dhibimayse
@Maidacaddey
@Maidacaddey 7 дней назад
Waxa sax walhii😂
@westy937
@westy937 6 дней назад
Zxp waad helysa waxad rabtid oo free karaadi coursera udemy weibsate yo badan baa jira aad ka baran karto waxd rabtid sidoo jale yourube ka baad ka helysaa xirfadaad rabtid baar oo kaliya aduu . English bay ku baxan hadaadan aqoona baro 2 bilood internetka iska bar . 1: malin wlpa 10 eray baro 2: 20 daqiiqo english dhagyso 3: 14 daqiiqo akhri 4:5 daqiiqad na muraayad hortag oo ku hadal wixii aad akhrisay
@hon.farhaandiraac8835
@hon.farhaandiraac8835 9 дней назад
Ustaaad sababta wadba aragta wa in dhalinyaraDu jeeb xumo jirTo adinka laftirkinu madama an idin dawano course firi ah inaad nasiso isku daY
@youtubettik6632
@youtubettik6632 9 дней назад
Being so good is dangerous
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 9 дней назад
Haa haa walaale waa doonahayaa
@MaankaGeming
@MaankaGeming 9 дней назад
Mahadsanid walal walal please fariimaha akusodiro igasojawab
@AbdullahiAbdisamad-vs4nl
@AbdullahiAbdisamad-vs4nl 9 дней назад
Mhdsanid our leader
@MukhtaarMaxamed-k8e
@MukhtaarMaxamed-k8e 9 дней назад
🎉
@relaxationdreamscinema3987
@relaxationdreamscinema3987 8 дней назад
Stock trading
@abdulfetahabdulahi1302
@abdulfetahabdulahi1302 9 дней назад
Asc bro waad ku mahadsantahy taladada Cryptocurrency easy mahaan sifudud lacag lagama samyn karo waa inaad aqoonteeda leedahy kabacdi ayaad lacag kasamayn karta. Adoon risk management aadan aqoonin wax lacag ah kama samyn kartid. Marka ustaad fikirka Cryptocurrency sifudud aa lacag laga smayn karaa kumaracsani Mahadsanid!!!
@nasraabdu4863
@nasraabdu4863 8 дней назад
❤❤
@abwaan_sharlaawe1
@abwaan_sharlaawe1 9 дней назад
Ustaad course yada lacagta naga jabi
@Cumarhebel
@Cumarhebel 9 дней назад
Muqalkan wuxuu igu soo aaday habeen aan rabo inaan xirfad bilaabo Shaqana bilaabo 01 Oct Tnx ustad
@cabdisalaanXuseen-nu8gt
@cabdisalaanXuseen-nu8gt 9 дней назад
Sxb diyar ahay maisla baranaa xirfada editting
@MohamedSalaadcabdulle-wq1oy
@MohamedSalaadcabdulle-wq1oy 7 дней назад
Zxp same nahay xagee wax kabilabnaa​@@cabdisalaanXuseen-nu8gt
@Codeliber12
@Codeliber12 8 дней назад
Waxaan jeclan lahay dhiiyra galiya iyo cilmiga aad noo soo gud godbisiid in aay dhalanyarada naftooda ku challenge gareeyan ❤ ❤❤ 🎉
@apdalladuraan6538
@apdalladuraan6538 7 дней назад
Macalin lkn qof haduu social media ku wacnayn kawrn donayana hormar
@SaedMohamed-r6w
@SaedMohamed-r6w 9 дней назад
Hamster waana waalay
@abdirahmanmuse6775
@abdirahmanmuse6775 9 дней назад
Ustaad linking awey maba la,arkee
@Nolol_Toosan
@Nolol_Toosan 9 дней назад
0:27
@HassanMohamed-j5f
@HassanMohamed-j5f 6 дней назад
Wax bilaash ma jiraan qof ku siinaayo
@SahraKhadarxasan
@SahraKhadarxasan 5 дней назад
Link mee wllo
@scar_pubg
@scar_pubg День назад
Hadaa aragto qof. RU-vidr ah oo airdropyada wax ka sheegaya wuxuu diidaya inaa bilaash ku barato crypto intuu asaga course ku siin laha 😂 2024 yaan course crypto ah lga gadin airdrop lee isju dhex tuur waa fahmee
@abdishakuromar-rq8mf
@abdishakuromar-rq8mf 4 дня назад
xalal mase xaraam isma weeydiisaan
@AliAhmed-e6e
@AliAhmed-e6e 9 дней назад
Aawe linkiga lashegayo
@SafiyoMuhammed-z6i
@SafiyoMuhammed-z6i 7 дней назад
Asc links kamey hoosmayaalo??
@Abdullahigaani
@Abdullahigaani 9 дней назад
AAD IYO AAD AYAD U MAHADSANTAHY MR WARSAME WAXA TAHAY NINKA KALIYA E AAN DHIRAGALINTA KA HALO ADANA U SAMABAB AH IN AN RU-vidR NOQDO
@mubaarikcismaan103
@mubaarikcismaan103 9 дней назад
Airdropka waa lacag free lugu helayo Wana waxyabaha trading ka ah hada socda Xirfadahan aad ka hadasho horta ma sheeko un baa wax gacanta laga qabanayo oo it usoo itaabsiiya la kaalay dhalin yaradu qof shako un hyo way daashee
@TufaaxMarket
@TufaaxMarket 9 дней назад
Airdrops-ka micnaha leh way yaryihiin lkn waxyaabahan yar yar telegram kadhex socda wa iska maalayacni & waqti dhumis in umada looga digaa wa sax
@WaabariCali
@WaabariCali 9 дней назад
Laba xirfad ban aqaana walina shiid baa jira ilaahay wax Khayr qabo haynasiiyo
@Moh_amiin
@Moh_amiin 9 дней назад
@Axmed_____6
@Axmed_____6 9 дней назад
First
@ALAAAN-f5o
@ALAAAN-f5o 9 дней назад
Ustaad haddi aan barto dropshipping Soo lagam yaabo in caqaabadi timado yaa xalinay xanibad ka haysta dadka wadanka jooga
@warsamebade
@warsamebade 9 дней назад
Haa Dropshipping qasab maaha inaad xirfado kale baro
@YasinMohamedGutale
@YasinMohamedGutale 6 дней назад
Saladi Xitaa maso duubtey😂
@nasirkey1757
@nasirkey1757 9 дней назад
High value xitfadaha inoo kla dhig dhig video kle sidey isugu xig xigaana course video noga so diyaari saan u barano guulo lataaawan karo ugu gaaarno?
@JimalleDeick30
@JimalleDeick30 9 дней назад
So good they can't ignore you