Тёмный

7 ARRIMOOD OO AY TAHAY IN AANAD SAMEEYN MARK AAD CADHAYSANTAHAY & SABABTA 

Xogta Maalmaha
Подписаться 2,3 тыс.
Просмотров 191
50% 1

[25/6, 3:49 am] marcus tervari.: Koobiyo labaatan illaa sideed iyo labaatan sanno jir waa cimriga ugu muhiimsan da’da qofka, waayo waa sannadaha saamaynta ugu badan ku leh jaangooynta mustaqbalkiisa iyo inta badan jidka uu ku socon doono noloshiisa inta ka hadhay. Waxaa se barbar socda isbedello nololeed iyo xitaa mararka qaarkood dhinaca hormoonnada qofka xilligan ku yimaadda, kuwaas oo keeni kara mashquul iyo xaalado nafsi ah. sidaas awgeed inta badan qofku maba ogaado muddada ay dhaafeyaan sannadahani.
Maqaal lagu baahiyey shabakadda Arabic Post ayaa talooyin siiyey dhalinyarada ku dhex jirta da’dan, waxa ay uga digeen in ay qofku u deymo la’aado arrimahan. Talooyinkaas waxaynu ka soo qaadanay sagaalka talo ee ugu sii muhiimsan :
1.Koow: Noloshaada si sax ah seeska ugu dhig:
Noloshu sideedaba waa ‘Waqtig, caafimaad iyo maal’. Da’dan marka aad ku jirto ku dadaal in aad labada hore hayntooda ku fara adaygto, adiga oo aan ku mashquulin lacag iyo ka fikirka adduun helista, xitaa shaqo in aad hesho ha ku lumin waqti. Waayo waa ay adagtahay in saddexdan arrimood aad mar wada hesho.
Waa da’da waxbarashada, adkaynta caafimaadka, kobcinta aqoontaada guud iyo dhismaha waayo-aragnimada. Ku fara adayg labada hore, una diyaargarow waqti uu maalku iman doono laakiin labadan midkood ay meesha ka bixi doono, taaso dhantaali doonto dadaal kasta oo aad yoolkaaga ku higsanayso.
[30/6, 8:18 am] marcus tervari.: Qof kasta oo garaadkiisu sarreeyaa waa uu garan karaa in cadhadu ay tahay xaalad daciifnimo ah oo uu qofku maro, haddii kale waxa aynu cadhada ku macnayn karnaa dareen raadayn taban ku yeesha caqliga oo sida badan qofka ku dirqiya in uu qaato go’aamo qaldan ama khatar ah, sidaa awgeed qof kasta oo cadhooda talada u horreysa ee la gudbooni waa in uu sabirka xasuusto, kuna dadaalo in aanu daqiiqadaha cadhada wax go’aan ah qaadan si aanu u gelin qalad mustaqbalkiisa oo dhan xumeeya.
Cilmi ahaanna waxaa la xaqiijiyey in cadhadu ay dhaawac weyn u geysato caafimaadka maskaxda iyo jidhka. Sidoo kale waxa ay cadhadu burburisaa xidhiidho badan oo bulsho, kuwo shaqsi ah iyo kuwo mihnadeed intaba.
muuwalkan waxa aynu ku soo qaadanayaa toddoba arrimood oo ay fiican tahay in qofku aanu samayn marka uu cadhoodo:

Опубликовано:

 

30 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии    
Далее
ВОТ ЧТО МЫ КУПИЛИ НА ALIEXPRESS
09:35
4 UBEDEL NOLOSHAADA DHANKA WANAAGSAN\\
2:04
Просмотров 2,7 тыс.
10 Ciyaartoy Oo Wax Walba Waayey | Faqiirey…
10:00
Просмотров 153 тыс.
Game Ayaan Ku Sameeyay 72 Saacadood
11:37
Просмотров 34 тыс.