Тёмный

Iidle Yare oo Sir badan Banaanka Keenay Iyo Arinta Mansooniyada Oomaar Barbar iyo fanaanin Kale 

SomFlix
Подписаться 87 тыс.
Просмотров 202 тыс.
50% 1

Waad ku mahadsan tihiin daawashadiina Team Somflix rukumo si aad u heshid muqaaalo badan oo ku madadaaliyo
Nagala soo xariir
Deeq Darajo Ig- www.instagram....
Somflix Ig- www.instagram....

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 368   
@KOKO_BUULE_45
@KOKO_BUULE_45 Месяц назад
WALAAHI UMA MALEEYMAAYO IN DHAHAAN IYO GACMAHAAN QURUXDA BADAN IN AY DHAAFAYAAN SALIGA NABIGA S.C.W❤😢
@Karaama2301
@Karaama2301 Месяц назад
❤scw
@basmanasir4257
@basmanasir4257 Месяц назад
Scw scw scw❤
@KashkaIlaapta
@KashkaIlaapta Месяц назад
Scw allaahu Akbar 💯♥💯♥💯♥
@hodanahmed1456
@hodanahmed1456 Месяц назад
SCW SCW SCW
@reemazal9415
@reemazal9415 Месяц назад
Scw
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q Месяц назад
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@abdikadirali5923
@abdikadirali5923 Месяц назад
Masha alah alaha ku barakeyo.
@AbdiwaliIbrahim-yp9dl
@AbdiwaliIbrahim-yp9dl Месяц назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
@HappyArchaeology-zl5ok
@HappyArchaeology-zl5ok Месяц назад
Fanaan faaido malehee Alle hakuso hanuuniyo adga iyo dhamaan kuwa kaleba ee baadiyeysan,diinta iyo iimankaba Alle haidin macaaneyo oo haidin jecleysiiyo biidnilaah😢😢😢
@Kaafiya_25
@Kaafiya_25 Месяц назад
Wiilkan eidle markaan arko waanaxaa waa qabe adag oo ilmihiisa ka adag in uu xanuunsanyahay ayuu u egtahay illahayoow cafimaad sii ilmahiisa ilaahyow ucaafi yarabi🤲🏽
@user-cw4lb4co2g
@user-cw4lb4co2g Месяц назад
Isaga miyaa xanunsan
@ilhancaraaye5801
@ilhancaraaye5801 Месяц назад
Haa macaan ama sokor sida u taqaano ayu leyahay xanun kana ceeb maaha​@@user-cw4lb4co2g
@JAPHETKIVUYO
@JAPHETKIVUYO Месяц назад
Haa sokor ayu qaba ilahey ha caafiyo
@faizam523
@faizam523 Месяц назад
Wiilka wariyaha tababar weyn buu u baahan yahay, isagaa is wareysanaya miyaa mise fanaankuu soo casuumey, hadalka wuu ka boobayaa Iidle walaal aabo sharaf leh baad tahay Allah haku caafiyo ilmahana hakuu xafido. Amiin
@abdullahiabdisalam5205
@abdullahiabdisalam5205 Месяц назад
Waraysi ma ahane waa wada sheekesi
@Team27fan88
@Team27fan88 Месяц назад
Illahyow salaada inoo fududee🤲❤️‍🩹
@joonman7867
@joonman7867 Месяц назад
Aamiin
@user-uk2ou9py8n
@user-uk2ou9py8n Месяц назад
Aamin aamin aamin yaarabi 🤲 🤲 🤲 wall ilahay adi iyo intii islaama ay ku adag tahay raxamanku ha idiin fududeeyo anagan ilahay ha noo sii hagaajiya salaada aamin aamin yaarabi 🤲 🤲 🤲 🤲
@fahadhassannuur7329
@fahadhassannuur7329 Месяц назад
Aamiin
@AyaancismaanMmmm
@AyaancismaanMmmm Месяц назад
Aamiin 😢
@AbdiwaliIbrahim-yp9dl
@AbdiwaliIbrahim-yp9dl Месяц назад
Aamiin
@shijo2055
@shijo2055 Месяц назад
اللهم أنت ربي لا إله إلا أنت، خلقتني وأنا عبدك، وأنا على عهدك، ووعدك ما استطعت، أعوذ بك من شر ما صنعت، أبوء لك بنعمتك علي، وأبوء بذنبي فاغفر لي فإنه لا يغفر الذنوب إلا أنت، من قالها حين يمسي، فمات من ليلته؛ دخل الجنة، ومن قالها حين يصبح، فمات من يومه؛ دخل الجنة🤲🤲🤲
@user-hd9zn1xv6j
@user-hd9zn1xv6j Месяц назад
Nabigeena subunow salawatu llaahi caleyhi wasalim kusaliya
@JojoSeylac
@JojoSeylac Месяц назад
Ku saliya Nabigena muxamad caleyhi salatu wasalam ❤❤❤
@AbdiwaliIbrahim-yp9dl
@AbdiwaliIbrahim-yp9dl Месяц назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@duniyakordahab
@duniyakordahab Месяц назад
Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw
@AbdiwaliIbrahim-yp9dl
@AbdiwaliIbrahim-yp9dl Месяц назад
Scw scw scw scw scw scw ❤❤
@mohamedkamaludin2931
@mohamedkamaludin2931 Месяц назад
INTAY NOOL YIHIIN ALLAAH 'SUBXAANAHU WATACAALAA HA'U'TOOBAD KEENAAN WAA FURSAD INTA AYSAN DUNIDA LAGA KAXEEN GEERIDA WAA KEDO, LAMA FILAAN AYEE KU TIMAADAA SHAYDAANKANA HAKA,SOO HARAAN, WAA MASLAXADOOSA, ADUUN & AAKHIRO, KU LIIBAANI KAHAAYEEN WAA ALLAAH HA'USOO LAABTAAN,
@AbdullahiYusuf-d8p
@AbdullahiYusuf-d8p Месяц назад
Ani wlhi iidle iska daaye wariyaha ayaa shaki iiga jiraa iyo dad badan oo Xumaanta soo bandhigo in ey xumaanta Islam ka soo ban dhigaan ayey Lacag ku qataan Waa weerar ka dhan Diinteena suuban Ee Islamka Xasbuna allaah.
@user-uk2ou9py8n
@user-uk2ou9py8n Месяц назад
Ilahay ha caafiyo cumar barbar aamin aamin yaarabi 🤲 🤲 🤲 🤲 iidle waa aabe qaaliya oo awlaadiisa korsanaya allow iidla yare xafid aamin yaarabi
@40Durkiya
@40Durkiya Месяц назад
Sxp iidle Allaha ku xifdiyo adi iyo caruurtaada
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 Месяц назад
Mashallah iidle yare waa nin ku faan nolosh u soo maray waa fanan qalbi wanagsan Allah caafiyo
@crixiinmaxamud3654
@crixiinmaxamud3654 Месяц назад
Allow omer bad baadi 🤲
@user-tt1bo4dv7g
@user-tt1bo4dv7g Месяц назад
Idle alle haku xafido
@abdiadan4837
@abdiadan4837 Месяц назад
Wonderfully great man, love you for your stance of puting your kids first, i also my lost my wive, i never married and put more effort in careing for 2dotas and alhamud lilahi they are in university and very well ,
@AmanAli-gl2qf
@AmanAli-gl2qf Месяц назад
​@abdiadan4837 MashAllah, you're a great father. Keep up the great work.
@faysalOgleabdi
@faysalOgleabdi Месяц назад
Legend alwse legend idlo qofki ila da mel dher noga yala full recpect al fanan idle
@user-cg7zl9xi3f
@user-cg7zl9xi3f Месяц назад
Iidle sxb alle usoonoqo waxaad kuhadashay oo ah aniga ahlujano ayaan ahay oo waan ujeedaa ayaad dhahday sxb yaa kuusheegay inaad ahlu jano aad thy subxaanallaah alle haku soo hanuuniyo
@ayang7089
@ayang7089 Месяц назад
Wanagisa iyo qalbiga waxa ku jiro ayu ka hadlay cidna ma oga sheikh iyo fanan midki jano galaya wayo cafiska rabi aya leh
@happyprofessional2100
@happyprofessional2100 Месяц назад
Hooyada ayaa dacas wadadto iidle yare so xususo marka tugsaneysay ee cadawga omaar allaah jabiyo insha allllah guul omaar 🇸🇴🇸🇴❤️❤️🥰❤️❤️❤️❤️
@walalicardiofficial8180
@walalicardiofficial8180 Месяц назад
Illah haku caafiyo naag waalan 😅
@SakiMoha-qm5mi
@SakiMoha-qm5mi Месяц назад
Qof dhimatay baa tahee alle haku caafiyo😢
@mushtqmohamed
@mushtqmohamed Месяц назад
Ilahay ha caafiyo wllken OMAAR BARBAR🥺🤲🏼
@macaanemuqdisho
@macaanemuqdisho Месяц назад
Deeq xayawan Maa tahy bisinkee naga dhaaf suaalaha soo xasusanesid soo qoro su alaha
@KashkaIlaapta
@KashkaIlaapta Месяц назад
Weley isku ❗🤝 fikirad BAAN NAHAY 🤝👍🇸🇴
@Samia_Abdi
@Samia_Abdi Месяц назад
Sihaam sas ha dhihin intaa wilasha amanin gbrta Amaan iidlow 🙏🏻
@salmasalmaaliomar996
@salmasalmaaliomar996 Месяц назад
Masha allah idle waa abe wax garad ah ale haku xafido aboowe❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-od2cp2bs6p
@user-od2cp2bs6p Месяц назад
Amiiin
@odayladane2210
@odayladane2210 Месяц назад
ruNtii Ninkan IiDle yare wuxuu MuDan YaHay in Lagu Daydo Alle haku DhawrtO
@daadirelmi1408
@daadirelmi1408 Месяц назад
اللهم يا مقلب آلقلوب ثبت قلوبنا على دينك 🤲
@user-cw4lb4co2g
@user-cw4lb4co2g Месяц назад
Noo fasir walal aan ka faaidayste
@AtooreMalaaq
@AtooreMalaaq Месяц назад
𝘢𝘢𝘮𝘪𝘪𝘯
@tetoteto921
@tetoteto921 15 дней назад
أمين يارب العالمين
@geniusnurudinic6818
@geniusnurudinic6818 Месяц назад
Deqow professional podcaster matihid. Waayo ruuxa aad wareysanesid marku sheeko bilabaayo wax kale daxdha kasogilini tusaalo markuu idle sheekada markuu jaadka gadaay ninka hortiisa lagu dailay bilaabi rabay daxdhaa kagalagashay
@KashkaIlaapta
@KashkaIlaapta Месяц назад
Waad 🤔👈🏿 ila fahantey maahmaahdaan waxay oroney saa dariiskaa ka waa ilaalin lagu tirsan markaa anagu haddaan dhalinyarro NAHAY 🤝👍🇸🇴 🤔 wax walbo managa hoos bixinkarro (((( israa iiik)))⁉️ 🙏😔 please soomaaliyeey 🇸🇴 🤔 islaaliya (((( ❤️dal 💯islaamka ku badan baa NAHAY hala duceydo qur AA nka Badiya🤝🏿🇸🇴👈🏿🙋🏼‍♂️🏆🙏🥰🥰 insha Allah Alle waa xid 💯❤️ )))fii Amaanillaah🤲🇸🇴
@hibaqismacil4862
@hibaqismacil4862 Месяц назад
Khayra Allle hak dhigo😢😢😊
@xklihore3613
@xklihore3613 Месяц назад
Allah kucaafiyo
@user-gv6ru2xy1u
@user-gv6ru2xy1u Месяц назад
Alleh haku xifdiiyo wll idle
@eazrayiylmohammed9743
@eazrayiylmohammed9743 Месяц назад
كيف أنتم إذا لم تأمروا بمعروف ، ولم تنهوا عن منكر ؟ قالوا : وكائن ذلك يا رسول الله ؟ قال : نعم ، والذي نفسي بيده وأشد منه سيكون . قالوا : وما أشد منه ؟ : كيف أنتم إذا رأيتم المعروف منكرا والمنكر معروفا ؟
@abdiqanimohamed5274
@abdiqanimohamed5274 Месяц назад
Iidle legendary sxb horay usoco
@user-jn5ki2mb5o
@user-jn5ki2mb5o Месяц назад
Wiil poqortooyo👑👌👍iidle
@MaankaOsoble
@MaankaOsoble Месяц назад
Wallahi wa runta hoyo iyo aabo qofki hesto oo hadane ku afceliyano wa qof nadiib daran
@hodenahmed9185
@hodenahmed9185 Месяц назад
Alle cadowga haka furfuro omaar🤲
@shukriabdullahishukri5863
@shukriabdullahishukri5863 Месяц назад
subxaanallaaah wll Alle uunbaa lagu dhaartaa waaxey ilamhan aad leedahey waan kudhaartey 😢😮
@MireAbdirizak
@MireAbdirizak Месяц назад
Waxan soo dhagaystay shekadii mashrucii ladagalanka nuurka waxaan soo bartau cashar badan io wax hada 100% inagu badan dhalinyaro😢
@ubaxshine8078
@ubaxshine8078 Месяц назад
Xgee kaso dhagaysatay walal😢
@umuclaahi5562
@umuclaahi5562 Месяц назад
​@@ubaxshine8078 marcade show
@AsiaMohamed-je2wm
@AsiaMohamed-je2wm Месяц назад
​@@ubaxshine8078mara cade show
@AbdiAnsaari
@AbdiAnsaari Месяц назад
After Omar BaBar like👍 ta dhac kusii
@ismailali3501
@ismailali3501 Месяц назад
Eidle waa nin aftahan ah soo jabhadeeyay
@ShaaficiAxmed-ds7np
@ShaaficiAxmed-ds7np Месяц назад
Iidle nuune Nin culus masraxa heystay mar hore
@faatuushfaraxsan1212
@faatuushfaraxsan1212 Месяц назад
Allaha ku xafido wllken iidle❤❤
@hawaartonabadu8743
@hawaartonabadu8743 Месяц назад
Allaha shaqo shadaaa dhaanta Allaha ku siiyo idlaw aabo wanaagsan ayaad tahay
@user-cy4se4ou2s
@user-cy4se4ou2s Месяц назад
😭😭😭😭😭illahayo Cimri dheer iyo Caafimmaad kusi yaa Rabbi🙏🏽🫶🏾🙏🏽🫶🏾😭Geesi Aabo wanagsaan💪🏽👍🏾
@MaidoAadan-pf8kc
@MaidoAadan-pf8kc Месяц назад
Allow hku cafiyo wallo Omar😢
@urmumshushi
@urmumshushi Месяц назад
gacanta iidle yare uxiran yaa fahmayilimunati waaye lafdhabarta ruuxda ay korisaa kalarka madow
@KashkaIlaapta
@KashkaIlaapta Месяц назад
Waad 🤔👈🏿 fahantey dadka Laga hoos bixin karro matihid ❗🤝🇸🇴 walal jirro baa tahay ⁉️🤔👈🏿 mar waliba ku taagnow Aqaciidadaada🤲👍🇸🇴 Aad aamisan tahay ((( allaahu Akbar 💯♥💯))) (((🤲♥Alle waa xid Ah ♥)))
@CqaadircalMohamuud
@CqaadircalMohamuud Месяц назад
😂😂😂😂 shekadaas maakentey
@wiilwaal4786
@wiilwaal4786 Месяц назад
Waa bilis idhed baro sbb vidiywga malafahmayo qebta hore
@AbdisalanRaygal
@AbdisalanRaygal Месяц назад
Ninka uushegayo ee uu leyahay wuu baxay waxan filayaah inuu yahay sharma boY sababto ah calamadaha uu bixiyay isagaa leh oo aroosyo laguma arko
@FartuunAdow-l3p
@FartuunAdow-l3p 15 дней назад
MASHA ALAH leider ❤
@eazrayiylmohammed9743
@eazrayiylmohammed9743 Месяц назад
أعوذ بكلمات الله التامات من شر كل شيطان وهامة🤲🏼
@endoferagoat2393
@endoferagoat2393 Месяц назад
Wariyaha shaki baa iga galay wuu ka qabanayaa marku wax khashifayo
@basharyare1157
@basharyare1157 Месяц назад
iidle yare, caafimad tamam kuu rajeyna iyo cibado suuban ❤
@saidhashi2856
@saidhashi2856 Месяц назад
Mansonian lodge iyo Iluminati isku mid maaha ee yaan laysku qaldin. Qolada laga cabsato oo ladhoho Jinni ayey kushaqaystaan waa Iluminati. Lakiin Mansonian lorge waa koox maal qabeeno ah iyo xirfad layaal. Ayaga ayanba ku ogalayn in aad kamid noqoto.
@nasra591
@nasra591 Месяц назад
Mansonian lodge ma freemason's baa?
@saidhashi2856
@saidhashi2856 Месяц назад
@@nasra591 Waa isku mid.
@fay6834
@fay6834 Месяц назад
Ciidle was nin adag maashaAllah
@nimahassan1798
@nimahassan1798 Месяц назад
Masha alaah wll qalbi wanagsan
@SimraanQurux-mq5mz
@SimraanQurux-mq5mz Месяц назад
suga bal alle wayne lagama dhumankare waxba la fashilay wlle ugbad aragsan so waxn isha ah gacanta ugama shabadaysnen ya
@user-xc3nz9tu6k
@user-xc3nz9tu6k Месяц назад
RU-vid ka calaadama saddex geeska ah oo Kuala ka shakiyay
@kingahmeza1408
@kingahmeza1408 Месяц назад
Guys channelka maxaad ogu dhagantihiin maad 100k ku ridaan👍👍👍🙏🙏🙏
@NagaadYuusuf-vp5ux
@NagaadYuusuf-vp5ux Месяц назад
Ilahay ha caafiyo wllken omar
@Saylaan
@Saylaan Месяц назад
Nagaad isoo wac quruxdaadàan ku indha daraan daray gabar banuu israel ah baan kuu maleeyey
@Cabdixakiimmuusecige17
@Cabdixakiimmuusecige17 Месяц назад
Idinka Waamaxay Calaamadan Cas Ama Guduudan Ee Tii RU-vid ka U Eeg Ee Sadex geeska ahi 😮😮😮😮😮
@suadaalisiman9153
@suadaalisiman9153 Месяц назад
Waaba ujeedaa inee calaamada RU-vid tahay😂😂
@HiboHAhmed
@HiboHAhmed Месяц назад
kaasi aad ogthy waa suldaan seraar😂😂😂😂😂
@cabaas8626
@cabaas8626 Месяц назад
Habari
@feinu
@feinu Месяц назад
Idle yar wan kuwataa❤❤
@Abdulahihuseen-v1z
@Abdulahihuseen-v1z Месяц назад
Idle yare umada allh way kujeclyihiin
@hooyoali8142
@hooyoali8142 Месяц назад
Heesta xataa waa ilimunati, dhagaysta (cagaarka fiday) waa waxa lagu caabudo shaudanka adaa nolol iyo risqi isiiyay waaye yaaab!
@Films_gw26
@Films_gw26 Месяц назад
Sheikh ma ahane wa sixrola
@Hoyadey
@Hoyadey Месяц назад
Acuudubillaahi minasheydaanirrajiin😢
@FartuunAdow-l3p
@FartuunAdow-l3p 15 дней назад
MASHA ALAH ❤️
@Maxamedhilaac-o3p
@Maxamedhilaac-o3p Месяц назад
Subxaanalah
@beagent91
@beagent91 Месяц назад
big fella lidle yare.
@user-jp9mu1of2r
@user-jp9mu1of2r Месяц назад
aniga dadkeena cilmi yaridooda ayaan layaaba wax wiilkas Barbar wax saas weyn kama qaldana xoogaa Well ayaa haayo sabtoo ah qofka haduu hurda fiican helin xooga isku buqaa ku dhaca marka haduu nasto daawana qaato wuu😂caafimadaya
@suadaalisiman9153
@suadaalisiman9153 Месяц назад
Sheekada hurdo maha waa shayaadiin soo weeraraayo😅😅😅
@user-qr7ci7np6n
@user-qr7ci7np6n Месяц назад
Barkinta meesha tala wa tirii angel o RU-vid ku sawiranyahay
@NaimoMohamed-iy3jz
@NaimoMohamed-iy3jz Месяц назад
سبحان الله 😢😢 Allaha caafiyo 🤲🤲
@safiyoasan
@safiyoasan Месяц назад
Salaahu calayhi wasalam nabiyanaa muxumed salaahu calayhi wasalam nabiyanaa muxumed salaahu calayhi wasalam nabiyanaa muxumed salaahu calayhi wasalam nabiyanaa muxumed salaahu calayhi wasalam nabiyanaa muxumed salaahu calayhi wasalam nabiyanaa muxumed salaahu calayhi wasalam nabiyanaa muxumed salaahu calayhi wasalam nabiyanaa muxumed salaahu calayhi wasalam nabiyanaa muxumed salaahu calayhi wasalam nabiyanaa muxumed salaahu calayhi wasalam nabiyanaa muxumed salaahu calayhi wasalam
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q Месяц назад
Masha allhhh Masha allhhh walalkey idle ❤❤❤❤❤❤
@fardowsosahal6490
@fardowsosahal6490 Месяц назад
Dadkeenu waa dad qosol leh qof walba oo mar shidnaan jiray qasab ma aha in uu shidnaanayo weligiis waqti ayuu leeyahay qofka hadii uu damo dee waqtiga ayaa damiyey. Maasooni iyo balaa balaadan waa quraafaad dadkaas waxay ahaayeen xisbi qarnigii 18 -aad kadibna waa laga taqalusay marka maryooley adinku shaydaankaan aad caanka ka dhigeysaan ee aad dadkeena ku dhex faafineysan joojiya.
@yumna4675
@yumna4675 Месяц назад
2017 isiolo Town ku arkey idile swahili magaranayo scrubs io wax yala gadana so turjuban unoqde then he told me nin fanan ahay ma aqoni jire waxbarsha kujira hesaha io RU-vid mafirsani jirin he is just simple man
@Cici_mimi
@Cici_mimi Месяц назад
Masha Allah beautiful story. Waa In Aan iscaawinaa.
@urmumshushi
@urmumshushi Месяц назад
kuusha gacanta kuugu xiran iidle ilumunati waaye walaahi, iska fur hadaad talo rabtid, secret sociaty maxaysan inoo rabin war toosh bay somali kuraadshaane aamus
@logelogin7503
@logelogin7503 Месяц назад
Look at the blanket next to idle yare very well
@abdurakovacic5048
@abdurakovacic5048 Месяц назад
RU-vid logo wyeh😂😂
@Qadarhassan
@Qadarhassan Месяц назад
​@@abdurakovacic5048 RU-vid logo xitaa hala fiiriyo shaki wayn baa kujira
@ahmedomar982
@ahmedomar982 Месяц назад
😂😂😂😂😂😂😂😂 Iidle waa funny
@AbdiqaniBozz-cm4zr
@AbdiqaniBozz-cm4zr Месяц назад
ninka laga hadlaayo waa suldaan seeraar
@ismailcshakuur5652
@ismailcshakuur5652 Месяц назад
iidle wa nin qalbi furan
@Saff-zv2sq
@Saff-zv2sq Месяц назад
Masha Allaha aallaha haku sacida wall
@abshircalasow3077
@abshircalasow3077 Месяц назад
Walaha casfiyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hanadyare4624
@hanadyare4624 Месяц назад
Nio idle shekadiisa wa jclhy wlhi😊😂
@FardowsaAbdullahi-f3b
@FardowsaAbdullahi-f3b Месяц назад
Subaxllh😢
@CadoyYussuf
@CadoyYussuf Месяц назад
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢lykttkgekfifhf
@HamdiAxmed-i8r
@HamdiAxmed-i8r Месяц назад
Allhu akbar allhu akbar
@sacdiyosiman374
@sacdiyosiman374 Месяц назад
Subaxanallah
@SahraAbuukar-k3y
@SahraAbuukar-k3y Месяц назад
Awoow iidle lacag jeclaa😅😅
@fathimohamud3262
@fathimohamud3262 Месяц назад
Idle Ila 2010 gariga wuu watay ma hadu gatay war wilka iska daya
@mohamedsalaad2445
@mohamedsalaad2445 Месяц назад
Ana ugu horeeya😅
@y.m.a.kochin1200
@y.m.a.kochin1200 Месяц назад
Allah ku barakeeyo
@user-eb2bf3ds2x
@user-eb2bf3ds2x Месяц назад
Wexee ugu horeysaa 😂
@somaliofficialtube9016
@somaliofficialtube9016 Месяц назад
Absolutely
@user-lx4nx2wp9d
@user-lx4nx2wp9d Месяц назад
Idle funny waaye
@kiinadam6590
@kiinadam6590 Месяц назад
Allah ku dhowro
@user-yy8jw1pr7b
@user-yy8jw1pr7b Месяц назад
Allaahu. akbar
@Siham-o8c
@Siham-o8c Месяц назад
Idle waa nin culus
@FoosiyaMaxamuud-xy2wy
@FoosiyaMaxamuud-xy2wy Месяц назад
Idle yare Waxaa la gaadhay Wakhtiigii Caqliga, Qalinka, Cadalada,& Nasrigii Islaamka, waxad ogaataa inuu Soo Dhamaday ((Madawgii))
@CqaadircalMohamuud
@CqaadircalMohamuud Месяц назад
Mxaad kahadashey maxaa soo dhamaadey maxaase lagaarey?🤔
@fardoos8139
@fardoos8139 Месяц назад
Allahu akbar ❤
@zackariaali8870
@zackariaali8870 18 дней назад
Yuo tube ayagaaba maansooniyada kow ka eh calaamadooda ayaaba sade xagal ah
@hindiafsomailah
@hindiafsomailah Месяц назад
Waa yaab halka fanaan fanaan ee gaaljecel maxu naga dhaadhicini rabaa mansiniyada ayan falanqayn rabaa iidlow goorme baratay iliminatiga 😂😂😂😂😂😂
@joonman7867
@joonman7867 Месяц назад
Yaan lii garaaciin😂😂😂😂😂
@user-rs5lr4gv4l
@user-rs5lr4gv4l Месяц назад
Part 2 noogusoosameey aroosyada plz😅😅
Далее
IT'S MY LIFE + WATER  #drumcover
00:14
Просмотров 14 млн
IIDLE YARE OO SIR BADAN AFKA FURTAY & QOSOLKA ADUUNKA
52:43
SULDAN SERAR IYO CALAAMADI MASOONIYADA UU SAMEEYAY
8:23