Тёмный

7 ciyaal ah xaaskiisii iyo hooyadii ayaa ku jiray 67 qof oo lagu dil wadareed loogu geestay Oromiya. 

Burgabo Media
Подписаться 21 тыс.
Просмотров 36 тыс.
50% 1

7 ciyaal ah xaaskiisii iyo hooyadii ayaa ku jiray 67 qof oo lagu dil wadareed loogu geestay Balbeelyti Deegaanka Oromiya Cabdijabaar Muxumed oo malqabeen ahaa haddana barakac ah.

Опубликовано:

 

22 сен 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 86   
@aishamaalin7762
@aishamaalin7762 10 месяцев назад
Allaha ka dulqaado dhibatada umadas Muslim ka ee somalida ah ee maatada ah
@ashafarah6052
@ashafarah6052 10 месяцев назад
Dawladii Ethiopia waa Xaasid dadkeenii Soomaalida ahaana way baabisay ee aaway Soomaalidii iyo dawladi gobaleedkii Soomaalida . War Oromadu waa dad qalatooyin Ka erya Oramada Soomaalia joogta.
@Hasnktal
@Hasnktal 10 месяцев назад
Subxanallah dadkan waa lagumaaday Ethiopian waa cadow oromana caqli ilaahay masiinin jigjiga ayay kadawarsadaan
@audijooyjoy7976
@audijooyjoy7976 10 месяцев назад
Oromada jigjiga ka dawarsata maa la laayo.
@TheAMINAW1
@TheAMINAW1 10 месяцев назад
My hope and wish is that all Somalis unite again. That would please our great poet, warrior and leader Hassan. His fight and death was not in vain. We only have ourselves to blame. Hold your head up high show no shame. We are a proud ancient people, we are warriors and poets all the same. Live long and prosper. Peace be onto our Kingdom!
@siradm
@siradm 10 месяцев назад
Mustafe cagjar waxan ka codsanaynaa balaayada dadkan haysatta war ha ka keeno, haddey diidaanna dee cod baa la qaadayaa, haddii la waayana plan cgu wuxuu noqon doonaa 77 kale, dhiigga iyo dulmiga waa lagu jabaa.
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 10 месяцев назад
Oromia must stop killing of innocent somali people
@Nuurah951
@Nuurah951 10 месяцев назад
Allaha idinka xijaabo cadowga idin eryanaya. Meesha magaca somali baa laidinku dili; somalidiina wadajirka qaar baa diidan oo magac qabiil ka doorbiday
@sophiaomar7875
@sophiaomar7875 10 месяцев назад
Allah unaxaristo oromada wa cawaan Ileen ninka miskiinka oo guryihisa laga dhacey 😂iyo 9qof laga diley bisinka
@bhaashi1622
@bhaashi1622 10 месяцев назад
Lacanad hagu dhacdo oromo Somali midooba waad ka adagtahiin oromo iyo xabashiba
@siyaaraentertainment6973
@siyaaraentertainment6973 10 месяцев назад
Bisinka alle ha u gargaaro umadas dhibateysan war away dowladii dadkan masulka ka ahayd war somaliyey halo gurmado dadkan
@ramlamohamedq9051
@ramlamohamedq9051 10 месяцев назад
Masha alllh qolaji warkeeda wan rabay
@Hafsabilanchannel6337
@Hafsabilanchannel6337 10 месяцев назад
Anaga somali hadaa nahay meel waliba waa ku dhimanahay xanuun badanaa 😭😭😭😭😭
@samirr546
@samirr546 10 месяцев назад
Waan ka xumahay in dad somali ah loo dilayo in ay somali yihiin oo weliba laga qaaday dhulkoodii !!!!!!!
@meguelv-p
@meguelv-p 10 месяцев назад
Subxaanalllah
@bossman1024
@bossman1024 10 месяцев назад
Wixi hore markii ladhaho maxad hada haysan talo Iyo sida zaal KU yahay Dadka somaliyed u diyar garba iska celinta orom ada cid ka tabar xun majirte somaliyay orom Ada qawan cawanta
@ahmad6967
@ahmad6967 10 месяцев назад
talo majirto intaa cagdheer kulbaa reer somalieed aay ku dul ayaan eyagaoo adegsanayaa shadhka Ethiopia
@mohamed88466
@mohamed88466 10 месяцев назад
Anigu waan Kala garan waayay reerahan cida oromo ah iyo cida soomaali ah
@siradm
@siradm 10 месяцев назад
Soomaali iyo Oromo maxaa iska galay?
@mohamed88466
@mohamed88466 10 месяцев назад
@@siradm oromada maxaa dhex dejiyay ? Galbeedka herer ayaan ka soo qaxay buu yidhi
@mocabdul
@mocabdul 10 месяцев назад
​@@mohamed88466 dhulkaas somali ayaa laheed wali waa buuxaan somali marba qayb baa lasoo qixiyaa.
@hamdimohammed9094
@hamdimohammed9094 10 месяцев назад
​@@mohamed88466oromaa dhulkii kalawareegtey intey soo dhaweysteen hadana bari iyo hargeysey lawareegi rabaan soo dhaweysta
@beerkaaicadaaday2057
@beerkaaicadaaday2057 10 месяцев назад
​@@mohamed88466Ilkaha haddaad ka eegtid iyo afka dulaakhan waa isku mid, laakiin waxaa la eegaa maryaha ay xiran yihiin go' shaal ah baa garabka u suran ee eeg, oramadu qayd madow oo ustag badan bay xiran tahay.
@fadumasheikhmahmuod3082
@fadumasheikhmahmuod3082 10 месяцев назад
انا الله وانا اليه راجعون الله ولا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم dadkani gurmad bay u baahayihiin❤
@sadocabdi7737
@sadocabdi7737 10 месяцев назад
Yaa Allah ayanu amiina hadaba cabasho cabasho tikale tankale kadaran labada dhinaac
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757 10 месяцев назад
Ala Ani somaliba ciilkodu idilaya indhahayga ilmadiba kadhamatay😭😭😭😭😭😭😭
@Ahmed-ds9qx
@Ahmed-ds9qx 10 месяцев назад
Innaalillaahi'wa'innaa'ilayhi'raajicuun' ilaahay'haydiin'sakhiro'.
@rnuura334
@rnuura334 10 месяцев назад
Ax 😭😭😭😭
@user-cs9cr7vi4n
@user-cs9cr7vi4n 10 месяцев назад
heeesaha ilkacase u shid adeer si eey u cabsadaan orormada
@xamdiayuub2782
@xamdiayuub2782 10 месяцев назад
fariinta aad fadaraalka udirayso ayay ka cabanaysaa ayay se u cabanaysaa?
@aishamaalin7762
@aishamaalin7762 10 месяцев назад
Oromo ka cabo oo oromo u cabo😢
@carfiabdi3987
@carfiabdi3987 10 месяцев назад
War orama ha aaminina iska celiya somaliya hubka ka soodoonta
@jeeeeyah
@jeeeeyah 7 месяцев назад
amxaartii shidalka ayeey doonayan oromo iyo canfar ne dhulkii ayeey qateen. qabiil ayaana na dhigay xagaa. Falastiinta east africa wa noqon doona mar dhow hadanan waxba arinka laga qaban. ilaa badaha aya kå garan jogsan mayan saas dad ayaka is cunaya cid cafinaysa ma jirto
@hamdimohammed9094
@hamdimohammed9094 10 месяцев назад
Somali meelkastuu joogo nin madaxweyne isku sheegoo cadawga u shaqeeyaa joogo ilahey umada hakaqabtee
@foozia426
@foozia426 10 месяцев назад
Subxaanalaah
@yusufsamatar1374
@yusufsamatar1374 10 месяцев назад
Soomaaliya haddii ay dawlad lahaan lahayd waxaasi ma dheceen
@saidaabdi1421
@saidaabdi1421 10 месяцев назад
Illaahey ha u gargaaro umadaan soomaaliyeed aaway dowlad deegaanki kuwii madaxda isku sheegay ey maxaa intaan oo dhiba loogu fiirsanayaa umada bisinka muqdish iskagasoo guura hadiiba sidaan amaan daro idiin heyso
@carfiabdi3987
@carfiabdi3987 10 месяцев назад
War is hubeeya iska celiyo oramada ayda
@adonallah
@adonallah 10 месяцев назад
Asc oromo walaalo ayaa nahay lkn kuWa na xasuuqaya waa moryaan oromo oo cadowgena noso adegsaday
@user-xc7rg2zc1h
@user-xc7rg2zc1h 10 месяцев назад
Wll dhibato xun ba idin sogarty qalbiga allah no wada qabojiyo inti silic lodilayna janatul firdows Ayan urajenena gacmaha aan isqabsano cadawga midnimo Ayan insha allah uga gulesanena ethiopia dhamantod cadawga dowladena somaliyed iyo tan degankaba ey kadagi ladahay waye damacodana ma dhowa shekada wallaalnimada Mel iska dhiga oo kuwa 2qani kudhaxnola ooy sida ugalen tusale nogufila no kushitic no daris xabad aya Naga dhaxeysa inta An itopiya kaxorobena insha allah alle aya garabkena ah waxa xaqiiqo ah hadiii allah talasarano gacmaha is qabsano qabiilna daqada kasarno inan waqti yar kuxorobeno somalaay midnimo
@abdulkadirmusa3666
@abdulkadirmusa3666 10 месяцев назад
Isqoow iyo guruubkiiso waxaay inoowadaan meebaas ooilaahaay nacay waxaay inaga saarayaan islaam nimada iyo soomaali nimada Oromodu dadka aaylaay naaso hamoodina inaanu isaaq kujirin maalin gudha 18 iyo topan qof oo isaaqa ayaay awadaay kudushay markaa waa in sidhakhso ah dhaan soomaaliland loogasaaraa hadiikale waxaad arkidootaan iyaga oo hargaasa idinka saaran waana tamaskaxdooda kujira dameerayaha
@ahmad6967
@ahmad6967 10 месяцев назад
adeer Isaaq ma maamulo DDS ku wee lascanood uu gurmanayay ee reer kii marixaan gumaaday maxaa uu difaaci waayeen waxaa kasii daaran gari como oo dulkooge lagaqadaay ayaa laska jogaa adeer ninkii mali jiraay waa inoo defaacaa oo uu dib ayo deefbaa xamilaa ‏‪0:04‬‏
@J.KHR.A
@J.KHR.A 10 месяцев назад
​@@ahmad6967 adiga laascaanood maadaa leh, adaa oromada kadoqonsan
@abdulkadirmusa3666
@abdulkadirmusa3666 10 месяцев назад
Waxaam uheedaa xagasare muuse iyo guruubkii su meebaas baay inoowadaan
@faataxcnf2677
@faataxcnf2677 10 месяцев назад
Arintanu wa mid suge ninka jogo ila xeebta dheer e indian ocianka ilen balayadan tirada badan e malinba degan so liqe waxay u socdan iney qabsadan dhulka somalida e xebaha leh lkn malinba meel ayey so cunayan somalidina inti jamhuriyada ku noled waxa lo qeybiyay 10cad si lolanka iyagu isugu mashqulan dhanka galbedna waxa kaso socdo dab lo dhibay oromo o san is leyahay an iyaga waxba ugu bisla donine ay ku sime uga yihin qowmiyado waligodba somali iyo oromo anan si kala jecleyn dhabarkana ku haayo gaalka cad marka rer somali galbed waxan dhihi lahay si guud u samesta moryan sida ay oromadu u sameysatay o iska qabta balayada qoryaha wadato ininkon sida iyaga leyn matida iyo qof anan waxba galabsan
@geeljire1658
@geeljire1658 10 месяцев назад
Ma Guurgaabo ayaa maanta iska dhigaya mid soomaali ka naxaya ? EX Qudhin wada ESTV waad garanaysaa wixii aad samayn jirtay!!! 😡😡😡
@ahmad6967
@ahmad6967 10 месяцев назад
somalida DDS daarood baa halkaa digaay
@xanafi8654
@xanafi8654 10 месяцев назад
👍👍👍👍👍
@dsf9824
@dsf9824 10 месяцев назад
Dhulka waxaa iska leh Oromia soomaali ha guurto
@BadelFaraholad
@BadelFaraholad 10 месяцев назад
Sorry walalayaal
@iali8540
@iali8540 10 месяцев назад
Xagay qabteen kuwii yaa DaaroodaaydaHayay ee Laascaanood ka dagaalamayay maxay ogaadeenkan la laynayo ugu German waayeen.
@faatihfaatih3398
@faatihfaatih3398 10 месяцев назад
Qaad baa idin diloday goormaad wax iska celisaan mid qaad cuna iyo mid jaajus ah ayaad shesheye u noqoteen maxaa ka qaban karnaa jaajuus abaal male
@abdimajidmohamed1463
@abdimajidmohamed1463 10 месяцев назад
Runtii waa calool xumo, waligey ma maqal ciyaal la diley Mise habla la kufsaday, masaakinta Allaha u gargara. Illahayow adiga macbuud u gar gaar masaakinta
@hamdimohammed9094
@hamdimohammed9094 10 месяцев назад
War ogaadeenow saan tala maahee haadkaan idindhameeyey itoobiyana kataajirtey iskadaayoo isdifaaca Oromo walaaleysigiina maahee isdifaca
@Ahmed-ds9qx
@Ahmed-ds9qx 10 месяцев назад
Colaada'daarood'baa'keenay'naga'daaya'huuhaada'daaroodka'waan'ka'ilbaxnay'
@siradm
@siradm 10 месяцев назад
Soomaalinimo uguma damqanaysid? Subxaanallaah waa ummad Soomaaliyeede Ilaahay ha u gargaaro . Qabiilka iska daa walaal aakharo iyo adduun maleh waxa aad soo qorayso, hilib baa noogu yaalla waa Soomaali haddan awwoodo waa xorayn lahaa meelna waa dajji lahaa.
@meguelv-p
@meguelv-p 10 месяцев назад
Nacalatulaahi caleyka kun jeer ka badan 😡✍️
@Hasnktal
@Hasnktal 10 месяцев назад
Oo saw garxajis wadanka madagaan maxaa kaa khalday
@abdulkadirhalane6402
@abdulkadirhalane6402 10 месяцев назад
Inta cudaka xun ya somalida kasaara xarami yiin
@samsammaxamed2279
@samsammaxamed2279 10 месяцев назад
Oo maadiska celisaan Oromo Daarood odhan waa kuwii Aad isaaq Isugu wada Tagtay
@talokeen259
@talokeen259 5 месяцев назад
ma jiro daarood duulaan ku ah dhul isaaq ,mana jiro daarood colaad isaaq isku raacay id8nka had iyo jeer dhulka daarood ku ah duulaan , mudaa la idin lahaa nabada nala qaata hada markaad nabad nala qaadateen buuq dherkeyn oo xad ah wax colaad ah ma maqashay reer miyugu isaaq iyo daarood shaahay wada cabaan nacasyahaw
@talokeen259
@talokeen259 5 месяцев назад
ma jiro daarood duulaan ku ah dhul isaaq ,mana jiro daarood colaad isaaq isku raacay id8nka had iyo jeer dhulka daarood ku ah duulaan , mudaa la idin lahaa nabada nala qaata hada markaad nabad nala qaadateen buuq dherkeyn oo xad ah wax colaad ah ma maqashay reer miyugu isaaq iyo daarood shaahay wada cabaan nacasyahaw
@talokeen259
@talokeen259 5 месяцев назад
ma jiro daarood duulaan ku ah dhul isaaq ,mana jiro daarood colaad isaaq isku raacay id8nka had iyo jeer dhulka daarood ku ah duulaan , mudaa la idin lahaa nabada nala qaata hada markaad nabad nala qaadateen buuq dherkeyn oo xad ah wax colaad ah ma maqashay reer miyugu isaaq iyo daarood shaahay wada cabaan nacasyahaw
@talokeen259
@talokeen259 5 месяцев назад
ma jiro daarood duulaan ku ah dhul isaaq ,mana jiro daarood colaad isaaq isku raacay id8nka had iyo jeer dhulka daarood ku ah duulaan , mudaa la idin lahaa nabada nala qaata hada markaad nabad nala qaadateen buuq dherkeyn oo xad ah wax colaad ah ma maqashay reer miyugu isaaq iyo daarood shaahay wada cabaan nacasyahaw
@talokeen259
@talokeen259 5 месяцев назад
ma jiro daarood duulaan ku ah dhul isaaq ,mana jiro daarood colaad isaaq isku raacay id8nka had iyo jeer dhulka daarood ku ah duulaan , mudaa la idin lahaa nabada nala qaata hada markaad nabad nala qaadateen buuq dherkeyn oo xad ah wax colaad ah ma maqashay reer miyugu isaaq iyo daarood shaahay wada cabaan nacasyahaw
@Muldhisaa11
@Muldhisaa11 10 месяцев назад
War Abdi iiley waydii Oromadu kuma Xasuuqin Abdi iiley iyo Tigreda weydii dagaal kaas iyada ayaa kiciyey Oromadu weligooda walaalo ayaa idin ku yihiin haddana waa walaalo waxaa idin laayena Waa Ahmaaro Oromada muusan ahayn.
@Burcawi24
@Burcawi24 5 месяцев назад
Sidaasay somaliland na aanay waxba ka ogayn Bal eega waxa dadkan walaalihiin ku dhac idinkuna badina ayaad siinaysan
@omerhassan3041
@omerhassan3041 10 месяцев назад
Hala iska celiyo oromadu waa cadaw u socda dhul boob ilaa soomaaliya!!ee soomaalay waxba iskuma nihin ee oromo ilgaara halagu eego
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 10 месяцев назад
Cudur Daarood ladhaha kugu dhacay Adeer Oromo iyo kuwa af Soomaaliga bartay waan xaaqayna ee adiga saa uhadlaya Soomaali iyo Oromo mid noqo loogu soo hagaago maxaa kaagalay Daarood Soomaali waa Soomaali adiguna waxaad tahay Oromo uraysa dimdambo uga dawar san masid dhul Soomaaliyeed tuug tuug dhalay oo afqadh muun
@hassanmali-gz6uu
@hassanmali-gz6uu 10 месяцев назад
War Niyohoow cabaad gormaa ladhaafay
Далее
Babajey iyo balbalarka arin yableh sameyen 😳
13:30
Старый Дим Димыч вернулся😱
00:16
GENYADA MADOOW OO DAD BADAN KARBAASHTAY YES IYO NO
10:42
KALAMAAN IYO MUNAASABADDII MADAXTOOYADA.
23:44
Просмотров 589 тыс.
WEY I AFDUUBEEN, WEYNA I KUFSADEEN ! - SAAFI CUMAR
1:07:19
Hablaha hargeysa iyo Nasiiba sh. Aadan Siri
5:27
Просмотров 12 тыс.
Старый Дим Димыч вернулся😱
00:16