Тёмный
Burgabo Media
Burgabo Media
Burgabo Media
Подписаться
Ku soo dhawaada Burgabo media fadlan subscribe
Комментарии
@SaamiyaSitiin
@SaamiyaSitiin 7 дней назад
Hhhhhhh
@IsmaciilXasan-fw6kr
@IsmaciilXasan-fw6kr 10 дней назад
Waad mahadsantahay
@mahamuddahir8571
@mahamuddahir8571 10 дней назад
hilarious 😂
@KaderMawlid-yl6ys
@KaderMawlid-yl6ys Месяц назад
Mashaallah wll horay usoco❤❤❤❤
@user-pn7hy8fs9m
@user-pn7hy8fs9m Месяц назад
Markihore maoramadkatimid
@leyloyariisey
@leyloyariisey Месяц назад
1995 29 jimco waaye
@abdimuse6171
@abdimuse6171 Месяц назад
Isaaqu aad uma yaqaano xasadka haday wax afgaran waayaan sidii nabi mahamed swt ayay haajiraan meesha lagu dhibay sida somalilada kale ma sii fadhiyaan meel kale ayay shitaan ragaasi malin iyo habeen wax loo kala garan waayey bay bbcdii ka dareereen isaga iyo cowke ilaa aad aragteen inay ragii ay meesha ugaga tageen ka oohiyeen inantii fariida ahayd ee amina nuur weheliye sidaad wada daawateen Abdisalaan hereri illahay ha ku xafido adiga iyo inta wanaaga u saaxiiba cowke iyo intii muslimiinta ee inaga hoyday illahay swt ha u naxariisto janatul fordousal aclaa ha igeeyo dhamaanteen allaahuma amiin
@mahadmaxamuud5697
@mahadmaxamuud5697 2 месяца назад
Mashlh alle ha kuu siyaadiyo wll
@MohamedDahir-hj2oq
@MohamedDahir-hj2oq 3 месяца назад
I nick named him xha eee xhaee
@maslaxabdi1457
@maslaxabdi1457 3 месяца назад
Hhhhhhhh midkaas Ree dhanaanka ah aad ayaan ugu qoslay
@wisdomEngineeringtraining.
@wisdomEngineeringtraining. 3 месяца назад
gamaADIID UUNSI CABE
@blackisbeauty4127
@blackisbeauty4127 3 месяца назад
Ninkii waxaan arakaa bajaaj luhu faadhka ku hirgisey isda shinida😂😂😂😂 reer adeerayashay waa funny😂😂
@mohamed.ashraf.8
@mohamed.ashraf.8 3 месяца назад
adoo isxariifiniya hadana aan isku kalsoonayn hunqaacoy kugu dishaa😂😂
@maxamedcabdibucul7593
@maxamedcabdibucul7593 3 месяца назад
M.a allaha barakeyo wiilka cafimad allaha siiyo
@umcadil5660
@umcadil5660 3 месяца назад
ما شاء الله تبارك الرحمن الله يحفظك
@nuuxcali6108
@nuuxcali6108 3 месяца назад
Muslin kula ahayn kiristan kula ahayn buu yari afka ka xaday baan umalayn 2024
@salmaanmaxamed7947
@salmaanmaxamed7947 3 месяца назад
Mash Allah safari sare
@aishayurub-wv9hr
@aishayurub-wv9hr 3 месяца назад
Ala dhibadanaa ragani😂
@khalidsheikh3466
@khalidsheikh3466 3 месяца назад
wllshay alleha wayn haku caafiyo.
@Awaare17
@Awaare17 3 месяца назад
Abwaan igare iiga soo warama.
@Awaare17
@Awaare17 3 месяца назад
Waar abwaan igare bari horaa iigu dambaysay muuqiisa ,lkn maxaa ku dhacay abwaanku ciradan muu lahayne?inay xaasku ka xanuun santay ayaan maqlay wadanka dibadiisa loo qaadayey.
@ancaamcaaqil9328
@ancaamcaaqil9328 3 месяца назад
O markii hore cabar ban firinayo garan la a igare ma stress bu maduxu sa kula cadade 😢😢😢😢
@abadidyareh862
@abadidyareh862 3 месяца назад
Tip Top restaurant 🎉
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 3 месяца назад
Masha allhhh allxmduliilh kuligin Masha Allah cegags wasla socda Cabdi qaani iyo waaldhega hiibaq gobada xildhian yusuf ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-hy4bu7dp3y
@user-hy4bu7dp3y 3 месяца назад
Amiiin amiiin amiiin
@user-hx2fw4lq7i
@user-hx2fw4lq7i 3 месяца назад
Qof Hargaysa ka tagay lama waydiyo Jigjiga ma hore maw timi dadba weeg walba taga
@user-ul6fn9ie6q
@user-ul6fn9ie6q 3 месяца назад
Masha allaah imaan buu alle siiyay illaahay haku xiftiyo
@user-ul6fn9ie6q
@user-ul6fn9ie6q 3 месяца назад
Masha allaah illaahay dadalkad dadaalayso illaahay horimar balaadhan illaahay haku gaadhsiyo wad dadaashay dadaala xaji cabaas wa dhafaa balayiri 🎉🎉🎉🎉
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 3 месяца назад
Labba Legend
@KhadraAli-sr1rx
@KhadraAli-sr1rx 3 месяца назад
Igare wu gaboobay tolow maxa helay mar gabadha ka xanuusatay Illahay haw caafiyo Igare iyo Ceegagaba wa jeclayhay siday u hadlan iyo matalkodaba
@Awaare17
@Awaare17 3 месяца назад
Waaban yaabay abwaan igare markaan arkay waan maqlay inay gabadhu ka xanuun satay wadanka dibadiisana loo qaadayey,waxka waramayana maan maqal lkn xaqiiqatan abwaanka waaban garan waayey,talow nin siiweyn maaha lkn malaa arimo uu ka warwaray ayaku yimi.
@updyrisacklegend1825
@updyrisacklegend1825 3 месяца назад
A legend and a great traveller
@najiibhassan
@najiibhassan 3 месяца назад
Rag culus bad so qabatay 🎉
@user-wx7ph7fv7x
@user-wx7ph7fv7x 4 месяца назад
Abwaan igare
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 4 месяца назад
Mashallah
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 4 месяца назад
Igire
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 4 месяца назад
Kkkkkkkk
@mohamuudsubeer5876
@mohamuudsubeer5876 4 месяца назад
I joined you actully from hargiesa somaliland❤🎉
@user-lh1jr8vk1j
@user-lh1jr8vk1j 4 месяца назад
Masha allah😮
@abdicasismaxamed2172
@abdicasismaxamed2172 4 месяца назад
Ceeegaaag yuuusuf ceeegag lajn
@mukhtaar__nuur2785
@mukhtaar__nuur2785 4 месяца назад
Qofkiyo mutuxan kulahaa😂😂
@jamacclaahi4537
@jamacclaahi4537 4 месяца назад
Wlhi anigaa ba garan wayay igare
@user-bm9ln2kg6p
@user-bm9ln2kg6p 4 месяца назад
Maxaan kaga lurmoodaa aduun lumaayaweeyaane
@archialleli6516
@archialleli6516 4 месяца назад
jigjiga hal maalin ayaan tagay meel kasta waxa taagan xabashi ama oron qabanaya shaqadi somaligu qaban laha waliba istaanka aad ayaan uga yaabay sida ay udhoobanyiin ethopianka kale ee aan ahayn somalida
@siradm
@siradm 4 месяца назад
Ceegaag iyo Iskufilan, goos gooskooda ayaamba ka helaa anigu oo taas ayaa waxa taagan ka hadasha, iyagaa sharci tuurta iyo shandad baa lagu qaaday leh iyo hadallo iyagoo hawada isumarinaya, hadhawna shaah isla cabaya aad bay iiga qosliyaan
@siradm
@siradm 4 месяца назад
Bal dadkan wada dhashay baa la rabaa in la kala jaro, waa yaabay sawirradiinna markan arkay, ninkii kala saar lahaw iyo sixun u fakarow umadda Soomaaliyeed waa tan, meelna kala tagi mayso way wada dhalatay, waxaan oo dhan waa wada dhalashada qowmiyado laysku kakabay maahin. Igarre waxan ku ogay Nairobi, xildhibaanka Hargaysa, Buurgaabo Jigjiga, hadana waa wada joogaan. Waa kaa qaadnay Xildhibaan salaan boqortooyana waa idin salaamayaa. Hanoolaatto.
@bartamahamedia969
@bartamahamedia969 4 месяца назад
Rag majaajiliisteyaal ah ayaad dood cilmiyeed u qabatay. Xoogaa wareer ah.
@cabdiqanidiinaarproducatio5285
@cabdiqanidiinaarproducatio5285 4 месяца назад
Abwaan igarre uu Danbeeyaa walaahay waa ninka garan waayay Say walaahay
@moussanourmoussa5290
@moussanourmoussa5290 4 месяца назад
KKKKKKKKKKKKKKK WALEE INAANAD WAX FAHMAYN WAX KASTO LA SHEEGO RUN HA U QADAN. SAY WLHI WU GARANAYA E JILIIN WAYE
@crahmanabdisalan2141
@crahmanabdisalan2141 4 месяца назад
Ceegaag waa nin u dhashay laakiin igare uma dhalan wuuse iska yeel yeelaa majaajilayste
@abdinasirmohamed2238
@abdinasirmohamed2238 4 месяца назад
Wakhtiguu igarre riwayadaha jilayay ceegaag saaxadaba kumajirin ogaanteey. Sikastaba ha ahaatee waa labo inan oo soomaaliyeed oo bulshada wax usoo gudbiyo loolana kama dhaxeeyo. Wabilaahi towfiiq
@abdiazisabdilahi8174
@abdiazisabdilahi8174 4 месяца назад
Ceegaaagaaoow meesha layskumhaleeeyaaa feeeekihmooe inaadeer👍
@hamzeaydiid9687
@hamzeaydiid9687 4 месяца назад
Ceeegaaag iyo iskufilan isu balami buuur gaaaaabooooy