Тёмный

7 Tabo Aad Ku Heli Karto Fursado Shaqo. 

Подписаться
Просмотров 27 тыс.
% 2 002

Sidee Lacag Looga Sameeya Freelance | How to Make Money Freelance
Get One Month Canva for free partner.canva.com/facakoraya
🍿 WATCH NEXT:
7 Qaab Ood Online Lacag Uga Sameyn Kartid: ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-Vs_KJaJwhVI.html&ab_channel=WarsameBade
Aduunku Waa Isbadaley 2022 ChatGPT: ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-89coPdchqKk.html&ab_channel=WarsameBade
Sameyso Maskax Labaad!!: ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-ejhW2yzWWmk.html&ab_channel=WarsameBade
Ganacsi Ha Bilaabin Hadii Aadan 9 Arin Aadan Sameyn: ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-7u46UDgYcAA.html
⚙️ All LINKS:
🎵
✍️

📚
👨‍💻
MY COURSES:
👨🏽‍💻 Courses - facacusub.com/
wa.me/252905616363
MY OTHER SOCIALS:
📱 TikTok - www.tiktok.com/@warsame_bade
📸 Instagram - warsamebade
🎥 Facebook - web. warsamebade101/
GET FREE MONTHS:
Shopify 3 months Free Link. shopify.pxf.io/facakoraya
Canva 1-month FREE Link: partner.canva.com/facakoraya

Опубликовано:

 

7 сен 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 96   
@rickyyare8448
@rickyyare8448 10 месяцев назад
One of my goals in 2023 was to read Suratul Baqarah 40 days Alhamdulilah 38 days ayaan maraayaa inshaa Allah 2 days ayaa ii hartay. Nolosheyda waxbadan ayaa iska badalay waqti adag oo isoo maray ayaan oogasoo gudbay alhamdulilah. Dhalinyaro noloshu waa halgan iyo dadaal iyo inaad leedahay hadaf REMEMBER nobody is gonna hand you anything in this life nobody is just gonna hand you an opportunity you have to create the opportunity. One of my favorite quote of JIM ROHN is “ our life is not designed to give us what we want or what we need our life is designed to give us what we deserve “ Remember to hustle until anywhere in this world becomes your office 🤝🤝🙏 Guul baan idiin rajeynayaa dhamaantiin 🙏🙏
@AhmedIbra-jk6hm
@AhmedIbra-jk6hm 6 месяцев назад
Hye sxb imankaan lajoogo maxa ku surta galay
@kheyrfidiyemedia6352
@kheyrfidiyemedia6352 10 месяцев назад
Insha Allah ustaad anigana wan bilaabayaa insha Allah suuratu baqara Waliba waxaan idiin la wadaagayaa xadiith ka nabiga SCW Ee ah: اقرؤو سورة البقرة فإن أخذها بركة، وتركها حسرة، ولا تستطيعها البطلة. Nabiga Scw barako ayuu ku sheegay suuratu baqara
@Hanad-Abdi
@Hanad-Abdi 10 месяцев назад
Jamacad ayaan hada bilaabay waxa baran raba economics Waqtigeyga firaaqadaneh Waxan ku barta xirfad qaasatan graphic design si aan unoqdo freelancer ano jogo dalki hooyo iso duceya inu alle faraj iifuro riyadeneh irumeyo 😢❤
@barashotubeofficial8919
@barashotubeofficial8919 8 месяцев назад
Inshaallah hada inte marosaa sxb is my dream also but we are on different fields waqtigaaga kafaaideyso bro
@bootstrap-es5wf
@bootstrap-es5wf 10 месяцев назад
suuratul bakharan aniga waxay igu leedahay saameyn wayn wlhi 2bil ayaan aqriyaya 2maalin bes ayaan igu dhaaftay oon xitta qeeyb ka aqriyay waxaan ladaaladhacayay xanunka loo yaqaano DIPERATION kasoo igu hayay dhibato ba'an runtii intii ugu badneyd waan kafiicanaday xanuno jirahaneedna waa idaayeen alhamdulilah ilaa hadda waan aqriya waana suurad aan kula talinlahaa qof walba oo muslim ah
@channel-barkhadle
@channel-barkhadle 10 месяцев назад
qofkii ubaahan inuu online kubarto quraanka,higaada, tafsiirka haylasoo xiriiro
@fardusabdi5818
@fardusabdi5818 10 месяцев назад
Maasha Allah lkn daruuri maha Inaa 30 casho akhridid just continues uun for rest of your life ❤
@hoygaguusha1835
@hoygaguusha1835 10 месяцев назад
Waaa run
@khadarmustafa2535
@khadarmustafa2535 10 месяцев назад
Wll Warsame mashallah muuqaalkan aad u qiimo badan ee bulshadeena u baahantahay waad ku mahadsantahay 💙. Lakin wll muuqaalda dambe inshallah background music ha saarin ajarkaa ha iska khasaarin ee dadak ku caawinayasid
@engmohamoudhassan3044
@engmohamoudhassan3044 10 месяцев назад
My fuel ⛽️ 💪 thanks Warsame Badde
@user-mw3hv5jd6p
@user-mw3hv5jd6p 10 месяцев назад
Mahadsanid jazakallah khyr ❤
@Hadi25526
@Hadi25526 10 месяцев назад
Drop shipping somaliland mu ka shaqeyn kara with high income USTAD. WAX RAJEYNAYA IN AAD KA SOO JAWABTID IN BADAN BN KU WEYDIYAY SU’ASHA❤
@AaaaBabba
@AaaaBabba 10 месяцев назад
Dhibaatada ugubadan dhalinyarada soomaaliyeed heesata waa in ay isku haleeyaan maadooyinka jaamacada ay kadhigtaan. Dhalinyarada Englishka waa in xooga ay saaraan sababtoo ah xirfadaha tayada leh luuqadaas ayeey kubaxaan.🙏🙏🙏🙏
@Altraaminkey
@Altraaminkey 10 месяцев назад
Ustaad Ani blogger xiiseeyaa lacag makasamen karaa
@sheekhmustafe-s8h
@sheekhmustafe-s8h 10 месяцев назад
M.A keep going Ustad
@Engyooska199
@Engyooska199 10 месяцев назад
Waa muwduc wanagsan ka hadelkiisa❤
@abwaanxuseen1865
@abwaanxuseen1865 10 месяцев назад
Allaha ku barakeeyo ustaad wax qiimo leh ayaad marwalba soo gudbisaa.mahadsanid
@Ikram.mohamed905
@Ikram.mohamed905 10 месяцев назад
Masha allah❤❤❤❤
@daadir2020
@daadir2020 10 месяцев назад
Mahadsanid ustaad
@Abdifitahabdullahi8654
@Abdifitahabdullahi8654 10 месяцев назад
Masha allh ustaad Waxa aad noo soo gudbisay mowduuc qaali ah kaas waxa badan nugu soo kordhin toona . Mahadsanid ustaad.
@COMMANDO.14
@COMMANDO.14 10 месяцев назад
Masha,allah
@SafiyaXasan-xp1ui
@SafiyaXasan-xp1ui 10 месяцев назад
Jazaakallahu khayran wa qayra jazaa
@cabdullahbihi1902
@cabdullahbihi1902 10 месяцев назад
Mansha'allaah wll horay usoco ❤️❤️👍👍
@SAHANSHOW
@SAHANSHOW 10 месяцев назад
M.a ustaad allaha hakaa abaal mariyo
@abdialasow4881
@abdialasow4881 10 месяцев назад
Masha allah mahad said ustad
@DalmarAli-kw1jx
@DalmarAli-kw1jx 10 месяцев назад
Wooooooow 💯💯 mnsh Allah sxb qaali kep going 🫡🫡🙏👍
@nimcom.shirdon7581
@nimcom.shirdon7581 4 месяца назад
Masha Allah
@Lajaclow-rt3rs
@Lajaclow-rt3rs 10 месяцев назад
Thanks legend
@cabdiraxmaanbeeldaaje7080
@cabdiraxmaanbeeldaaje7080 10 месяцев назад
Waa tallo qiimo badan . Go ahead bro 😮
@Noisnshmsjs
@Noisnshmsjs 10 месяцев назад
Sharaf iyo karamo ❤
@Film2024e
@Film2024e 9 месяцев назад
Mahadsanid wlll
@munasarnusrudiin9773
@munasarnusrudiin9773 10 месяцев назад
Thanks pro❤ Keep it up❤❤❤
@hanadohmet7513
@hanadohmet7513 10 месяцев назад
Ustaad up work si fiican usoo sharax
@BoorowNuunow-zu9hp
@BoorowNuunow-zu9hp 10 месяцев назад
Warsame nin karameed ku deyishi mudan baatahay Allah ha ku sharfo
@AshrafDaacad-bc3di
@AshrafDaacad-bc3di 10 месяцев назад
Wallahi anniga xatta shalay waa iga hor imaaday gabarta qisada
@fardawsaaabdi3038
@fardawsaaabdi3038 10 месяцев назад
Macallinkaygi rabbi haku karaameeyo barri baan bilaahi insha Allaah waxaa hubanti ah noloshaan cidda kaliya oo gacanta ku haysa oo waxaan doonayno aan ka helayno waa cidda koonka laftiisaba leh rabbiga wayn oo Wannaagsan ,deeqsiga ah naxariista badan Alla rabbiyow maxa kaa Wannaagsan ❤
@Maher_Mahmut-Sabrie
@Maher_Mahmut-Sabrie 10 месяцев назад
Masha Allah wanly sax xaqiiqdii walaahi masha Allah
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 10 месяцев назад
Jasakalahu khyraa walalo❤
@AadanFarxaan-ct4py
@AadanFarxaan-ct4py 10 месяцев назад
Macalin. Waxaad. Noo. Soo. Raadisaa. RU-vidrs. Aan. Ka. Baran. Karo. Skills. Aan. Rabo. In. Master gareeyo. SI. Beri. Maaalin. Ii. Anfaco. Oo. Aan. U. Horomaro. I. Want. To. Improve. My. Future❤
@riyadriyad2575
@riyadriyad2575 10 месяцев назад
sxp ilahay haku xafido masakaxdada ilhy hakusii kordhiyo sidaa nagu dhiri galisay 🙏
@user-np9db9sy1f
@user-np9db9sy1f 10 месяцев назад
Mahadsanid walaal
@abdinaazirmaxamednuure4416
@abdinaazirmaxamednuure4416 10 месяцев назад
Mahad sqned ustaad
@abdirizakali5046
@abdirizakali5046 10 месяцев назад
Thank you for encouraging us
@user-yv2om3xf6p
@user-yv2om3xf6p 7 месяцев назад
Thank ustaad Alle haku rumeeyo Riyooyin kagagg
@ina.-adam
@ina.-adam 10 месяцев назад
Waa markii igu horeysay imaadey page kaga waana rajeynaya inaa noqdo qof taxane kugu ahay ustaad 🤝✊️
@Dupath46
@Dupath46 10 месяцев назад
Wali jamacad man galin laakin hadaan galo walhi waxn garanyah wadada aan usocdo 😢😢wan jeclan laha wax aan wakhti badan galiyo kana midho dhaliyoh🥺
@sub-zero1962
@sub-zero1962 10 месяцев назад
Thanks.....
@abdirahmanfarahabdirahman164
@abdirahmanfarahabdirahman164 10 месяцев назад
Thanks always
@mahadabdullahi5976
@mahadabdullahi5976 10 месяцев назад
Ustaad aad bad u mahadsanthy
@aliabdullahi9625
@aliabdullahi9625 10 месяцев назад
Thanks alot really insha Allah wxn rajayna Malin uun Inan kula kulmo ustaad
@cusmaanmaxamed7143
@cusmaanmaxamed7143 10 месяцев назад
Masha Allah ustaad ilaahy ajar hakaa siiyo talo fcn na siisay mahadsanid
@amenibrahim9596
@amenibrahim9596 10 месяцев назад
Waxaad ka soo hadazhaa uztaad blogging ka sida lacag looga sameeyo
@footballteams8877
@footballteams8877 10 месяцев назад
❤❤❤keeeep walking otherwise good wish😊
@shaambalkacad9846
@shaambalkacad9846 6 месяцев назад
Mansha Allah pro nio waxaa wiil aan ku daydo runtii waxaa ii tahY rool model
@Roro__ruun
@Roro__ruun 10 месяцев назад
Alla vedioga gabadha xalay baan daawaday Suratu albaqra wan akhrinayey mrkii 3aad ban bilaabay caawa ilaahay barakadeeda ha isiiyo❤️
@queenliza596
@queenliza596 10 месяцев назад
Yawaye abaa
@ahmedfaahiye
@ahmedfaahiye 10 месяцев назад
Guulayso masuul cashar muhiim ah ayaa na siiyay runtii.
@mohamedmohamuudali8297
@mohamedmohamuudali8297 10 месяцев назад
Asc warsame Sxb su aashaan waa muhiim Waxaan sameeystay websiye blogger ah intaas kadib chatGPT ayaan tagaa halkaas oo aan ka sooqaato waxa aan website ka soo galinaayo sidaa daraadeed copy miyeey iga noqo naysaa wixii aan ka sooqaatay chat GPT mise waa caadi oo copy ahaan la iigu xisaabin maayo
@abdifatahsalad3566
@abdifatahsalad3566 10 месяцев назад
mahdsnid ustaad
@nimcoyusuf9257
@nimcoyusuf9257 10 месяцев назад
Manshallah
@faysalmaxamed5705
@faysalmaxamed5705 10 месяцев назад
Wad mahadsantahey ustad lkn aniga waxan sanad kudhawaad ayan ku rafanooya wan ku wareereu
@Halimanor123
@Halimanor123 10 месяцев назад
Asc freelancer hadi aan rabo inaa noqdo luqada English ka inaa ku hadli karo miyaa leyga Rabaa?
@Dady146
@Dady146 10 месяцев назад
Macalin wan.ku.salamay imika hada xirfad barto mesha aan jogo cid u bahan ma jirto marka maxa u.barana 🤔
@ina__kaare2820
@ina__kaare2820 10 месяцев назад
Asc warsamow livegood kasoo hdl 😊
@saakirmoudomar
@saakirmoudomar 10 месяцев назад
Sxb waa sakirmoudomar halkee baan kaaga soodiraa thumbneilada
@saakirmoudomar
@saakirmoudomar 10 месяцев назад
@@warsamebade wll waan kuusoodiray ma arkin miyaa
@ilhanibrahim3882
@ilhanibrahim3882 10 месяцев назад
Asc wll wankusalamy aniga waxaan ahay network marketing business marka dhibta iheyso waxa wayay video kuwalati leh masamen karo marka side video editing kubarta
@cabdiyuusuf5090
@cabdiyuusuf5090 9 месяцев назад
👍
@muscabpro2230
@muscabpro2230 10 месяцев назад
@hamdafarah825
@hamdafarah825 10 месяцев назад
Mnta wxa aan ku jira ha is dhibin aad ayn uu aqaana sida illahay lgu dhawado surah albaqarah mudo ayn ka tagy shaqo cuslayd oo aan hayey awgeed wlhi dhibato faraha lagly wax bdn ayn kala kulmay xta wn ku tukan jiray salatu laylka kitabka ka akhrin jiray inta ka maqna cadaab ayn galy qofki raba in uu isku daaweya wa in uu 3jeer oo hal fadhi ah dhameeya
@bashiirjeeni5358
@bashiirjeeni5358 10 месяцев назад
Waan daawaday ana saaka muuqaalka inanta runti waxbadan baan ka faaiday
@shamsashamsa2674
@shamsashamsa2674 10 месяцев назад
❤❤❤❤❤
@sacdiyoahmedali4911
@sacdiyoahmedali4911 10 месяцев назад
Ustaad affiliate marketing kasoo hadal
@MashuushAbdi-jc7yj
@MashuushAbdi-jc7yj 10 месяцев назад
Waxaan ahay arday daddeydu waa 16 lakiiin maskaxdeydu wee kawentahay waxaan jeclahay inaan shaqo helo i.a quraankas wasoo tijabinaa 😊😢
@Engyooska199
@Engyooska199 10 месяцев назад
Ustaad kasoo hadal qaybta lacagta
@abulceynensheikh3571
@abulceynensheikh3571 10 месяцев назад
قل اللهم مالك الملك تؤتي الملك من تشاء aayadaas kulaabo ustaad
@user-ly9zu4ge8l
@user-ly9zu4ge8l 10 месяцев назад
Waxaan ka codsan lahaa wll inaad ereyada luqada qalaad aad afkeena inoogu sharaxdo. Allh haku barakeeyee ‏‪
@ahmedofficial260
@ahmedofficial260 8 месяцев назад
Warsame brother waxaan ahy graphic designer runtii videogaan aad ayaan uga helay waxaan rajeynayaa sanad kadib inaa mesha aad taagantahay io meel ka sareysa gaaro I.a commentigan waan soo qaadin doonna sanad kadib guul dhamanteen I.a
@user-xn4gz6ps7n
@user-xn4gz6ps7n 10 месяцев назад
sarsame sxp forex video ka soo sameey pleas
@shukrishinaz5981
@shukrishinaz5981 10 месяцев назад
Sxb wlh wankutagera tala ayan karawe inte kalasoxarira❤
@ALVAman23
@ALVAman23 10 месяцев назад
War same waxixii ka jiro dalka uu nafahansiinayaa wlahi xaqiiq
@firdawsabdirahman4951
@firdawsabdirahman4951 10 месяцев назад
Masha allah macalin
@amiirmaxamed2149
@amiirmaxamed2149 10 месяцев назад
Somalia freelancer laguma shaqayn karo Lacagta laguma soo diri karo ilaa ina laguugu soo diri bitcoin mooye
@abdullahiahmedhassan9170
@abdullahiahmedhassan9170 10 месяцев назад
suit ka igudishy anoo shaqeysan mahelayo miya
@osmanabdulkereem6001
@osmanabdulkereem6001 10 месяцев назад
Mhdsanid ustaadi ❤
@muxiyodiin1091
@muxiyodiin1091 10 месяцев назад
Maqasabba iinad taqaned looqada English tawaa Su'aal
@abdiladiifsaleeban6874
@abdiladiifsaleeban6874 10 месяцев назад
Ware hadaad lacag haysto sawta blooming 25 keen lana dhahay anu ma awoodee free iiga dhig wll qaali
@Coco_chanel00
@Coco_chanel00 10 месяцев назад
2023 blogging miyad lacag ku bixinaysa Google waxa ku jira website badan o somali ah free ku dhiga course das
@dulmeer
@dulmeer 10 месяцев назад
Somaalida Xaasidnimada ku badan bal gabadha muu Linkigeeda so raaciýo oo booqda dhaho, 😮
@user-nu5ql2xs8n
@user-nu5ql2xs8n 10 месяцев назад
Warsame dhiiri Gali dhaba
@tigerofficial1466
@tigerofficial1466 10 месяцев назад
Qofkii online quranka ubaahan ha ila soo xiriiro
@user-dn7hs9kc9m
@user-dn7hs9kc9m 7 месяцев назад
Ddddddd Hormuud
@cabdiwahaab456.channel
@cabdiwahaab456.channel 10 месяцев назад
Appwork waa meel tuugo fadhido e sxp waxyaabo kale soo gudbi anigaa la igu dhicigaadhey markaa dadka waan uga digayaa inay dhulgaa wax ka raadiyaan.