Тёмный

7 Way Kaaga Dhamaataye Ha Isku Sii Dhejin EP 11 

Ayub Ahmed Podcast
Подписаться 87 тыс.
Просмотров 40 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 111   
@khaalitt_ali7404
@khaalitt_ali7404 2 месяца назад
Saxiib ayuub abaal badan baan Kaga hayaa 2021 baan aad ku dhagaysan jirey oo nolosheyda waxbadan bu ka badaley dhiirigalimahaagi waqtigaas imika caadigii baan kuso noqdey oo xita nolol ahaan sidii aan aha 3sano ka hor ma ahi oo xitaa waqtigaas wadanki baan joogey Lakin imika qurbo ban imid😢
@abdilatifaxmad2621
@abdilatifaxmad2621 2 месяца назад
the baste vedio Lagend
@NAJMAAbdi-b4v
@NAJMAAbdi-b4v 2 месяца назад
​@@abdilatifaxmad2621ppp
@hamdixsan
@hamdixsan 2 месяца назад
Muuqalkan wuxuu kusoo aaday xili aad mooddo in uu iga hadlayo illahay wax walba oo kheyr noo ah hana beego.🤲
@ayubAhmedPodcast
@ayubAhmedPodcast 2 месяца назад
Aamiin wllo dhamaanteen
@LeylaSufi-h8i
@LeylaSufi-h8i 2 месяца назад
Aniga limid situation aan ku jira 😢
@Sabdow-qu6gi
@Sabdow-qu6gi 2 месяца назад
W​@@ayubAhmedPodcast wll ayubow muslimiinta odhan ayad shaqa fiican u heysa marka hore waxan kuleyahy ilahay cafimad iyo cimri dheer hakusiiyo ...mida kale waxey tahy muqaaladan aad muhiim uyihiin markastaba .. marka wa inad so badisaa xili kasta wll Wana kuu mahad cili
@farehamuhamed5283
@farehamuhamed5283 2 месяца назад
Aamiin yaarabbi
@muxammad2777
@muxammad2777 2 месяца назад
Nabigu scw wuxuu na baray in aan usheegno qofka markaan jeclaano, walaalkeey Ayuub ilaah dartii ayaan kuu jeclahay. Ilaah khayr badan hakaa siiyoo waxaad noo qabatay.
@NimcoNuur-t7i
@NimcoNuur-t7i 2 месяца назад
Salalaahu caleyhi wasalam
@GabsheAhmed
@GabsheAhmed 2 месяца назад
Ninkaan ayuuba wlhi waa nin dhalinyaro farabadan ka dhigay Niman ways ah noolow legend sxb
@ayubAhmedPodcast
@ayubAhmedPodcast 2 месяца назад
Mahadsanid wll
@user-hamda-ali
@user-hamda-ali 2 месяца назад
​@@ayubAhmedPodcast WALALA WAXAD KA SOO HADASHA GURYAHAY
@abdirisaaqxasan541
@abdirisaaqxasan541 2 месяца назад
wale.wn.arkay.ayubow zxb.noloshayda.dhan.adiga bedelay.zxb.alle haku.sharfo
@FardowzaSharaf
@FardowzaSharaf 2 месяца назад
Alle haku xafido ustaad
@ABDIKAYS
@ABDIKAYS Месяц назад
M.a waad mahadsanathay wllky ayuub axmed casharadada waan la socda wllky
@cusubohormar7319
@cusubohormar7319 2 месяца назад
Maashalaah ayuub ilahay ha ku barakeeyo waa nin caqli badan taladiisa waa muhim waad mahadsantahay
@Mumtas-manka
@Mumtas-manka Месяц назад
Thanks 👍 ABOWE the way your advice us may Allah for given you ❤❤❤❤❤
@ifrahmohamed7670
@ifrahmohamed7670 2 месяца назад
Mar walbo dhageest ustaad ayuup qalbiga idago ilheey cimiragaada hadhereyo cafimadna Haku sio
@Ikran_isse4890
@Ikran_isse4890 2 месяца назад
Ayuub elky ilhy haku sharfo taloyin badan aya ka faidey ❤❤
@ayubAhmedPodcast
@ayubAhmedPodcast 2 месяца назад
Alla ku sharfo wllo
@Muxsinalberta
@Muxsinalberta 2 месяца назад
M.a good advice mahadsanid wllk wen
@mabdulahiabdi1039
@mabdulahiabdi1039 2 месяца назад
ayub ilhaay baan ka baryah cemri dheer iyo cafimad
@hindamaxamed2
@hindamaxamed2 2 месяца назад
Anko single kudhgysan why experience l benefits❤
@RamlaMoalim-n8q
@RamlaMoalim-n8q 2 месяца назад
Ustad ayuub ilahay abalkaga jano haka dhigo aniga waxa iga qaldan waa fahmi waysanay dhanka family iyo dhanka xiriikaba, uun waxan dareemi jiray in aan aniga ku dhaganahay dadka oo aay rabaan inaa nabad galiyo aniga waxaan is dhihi jiray waadba wanaajinosahe maxay kaaga cararayan balse hada waxan ogaaday inee aniga wax iga qaldanayeen. Aniga two problem iskukay darsoomeen 1.Anigoo yar masuuliyad qaaday 2.iyo inuu abahay qayb ka noqon nolashayda. Hada markaan soo xasuusto waxaan samaynjiray waan iska xishoodaa. Balse hade markan isbaday falcelintii shalay mid ka duwan baan arkaa. Aniga xitaa daganan qalbiyana galay thank you so much Ustad
@guledwalqiye
@guledwalqiye 2 месяца назад
2022 bn bilabay inan ku dhagaysto" anigo ku sugn mrxldo kla duwn. Wxa iisuurto galay wxbdn o nolosha ah o aad sbb utahay. Alle hku barakeeyo
@cabdiraxman7734
@cabdiraxman7734 2 месяца назад
Asc wll ayuub halkeen kala so xidhidha caawin iyo talooyin qisooyin ayaan kula wadagi laha
@nuraakhadar7813
@nuraakhadar7813 2 месяца назад
Jasaakalah khayran wllo Ayub ahmed wax badan kaa faaiday alle haku barakeeyo wll kaso hadal go.aanka shaqayn wayay maalin kasta go.aan qata hadana ma shaqaynayo
@maymuunomer3829
@maymuunomer3829 2 месяца назад
Ma.allh ustad allh haku xafido 🤲 hana ku barkeeyo 🤲waxaad natustay wax yaalo badan aan dusha iska saari jiray waliba qofkan adi ha xumeen kadibna qofkiiba qiranayn khaldki subxanalah marak wax badan ayaad noo bayanisay allh hano kaa xafido 🤲 hana noo kaa barakeyo waqtigaga aad nasiisayna waad ku mahad sanatahay ustad
@NAJMAAbdi-b4v
@NAJMAAbdi-b4v 2 месяца назад
0
@AmenaSadiya
@AmenaSadiya 2 месяца назад
Masha allha abwe guuleeso ayuub
@maryamawil9305
@maryamawil9305 2 месяца назад
Ilahay khayr badan hakusiiyo wllo runta yaad shegta
@shaaficumar3742
@shaaficumar3742 2 месяца назад
Aad iyo aad wall ❤🎉
@ahmedmohamedabdi5249
@ahmedmohamedabdi5249 Месяц назад
Dhiiragaliye cajiiba 👌
@mohamedkhadar9443
@mohamedkhadar9443 2 месяца назад
Hal mid kuguma raacin Walidka marku khaldanyhy hadu Ku Habaro Habarkas lama aqbalayo waa dulmi ilaahy Dulmiga ma jecla taas ku dar tusale ahan gabadh lagu qasbay nin ay Rabin oo Waalidk so itagy habar iyo Duco hady diido ninkas u Waalidku habaro lama aqbalayo wayo wa Dulmi iyo Gardaro qof aany Rabin oo lagu khasbayo
@AbdullahiSiyad-h8l
@AbdullahiSiyad-h8l 2 месяца назад
Ayubow ee comentkan wan filaya in aadan arki doonin waayo qaqti badan aya kasoo wareegati niyow gabadh ayan 2sano wada socona hasayeshee waligeed waalidkeygi xaaladoona ima weydinin waxaan rabaa in aan xariirkeeda jaro waayo waxan aaminey iney waalidkey ayan rabi adiga lee idaneneyso maxaad igula talin lahayd adiga iyo asxaabta kale
@munakhayroffciall2409
@munakhayroffciall2409 2 месяца назад
Ala run badanidaa wl qliyow Hada anaba igahadlaysa wiil aan xidhiidh lahayn 4 years aya sikadisa qofkale kunoqday aniga ayan intaa iskuqasbayaa wakhti imasiiyo hada lahadlana wuxuu idhahaya ana kusowacaya imana soowacayo Hadan xanaaqana wuxu idhahaya adaasaxan hadan dhaho an xidhiidhkena jarno wudiidaya haduu isoowacana waxyabo qaldan ayuu igalahadlayaa. Hadan dhaho waxasi wakhaladna wuxanaqaya dhan aan uraaco ayaan la.ahy😢
@NO_FAP_90
@NO_FAP_90 Месяц назад
Wll iska carar kasi nin mahee sidokle wxa jira dumarka qaarba jira ragga dhiba ee ha niyad jabin dadka o dhan ma xume
@naimahassan5891
@naimahassan5891 2 месяца назад
Firs comment
@MaxamedSaabiyo
@MaxamedSaabiyo 2 месяца назад
Ilaahey haku dhowro macalin adduun iyo aakhiro
@Muniiiiitamaxamad
@Muniiiiitamaxamad 2 месяца назад
Best teacher ❤keap goin ustad atuub Ahmed 🥺❤️‍🩹🙏
@nurfunny6411
@nurfunny6411 2 месяца назад
جزاك الله خيرا الجزاء
@saidohersi
@saidohersi 2 месяца назад
❤ masha Allah
@SacdiyoSiyaad
@SacdiyoSiyaad 2 месяца назад
Ayub wll aan ku xiranahey sharaf iyo karamo🥰🙏
@ProductionOgaansho
@ProductionOgaansho 2 месяца назад
M.a mcli ayub axmed Podcast tiyada inno so badii
@TedrosAbera-w1p
@TedrosAbera-w1p 2 месяца назад
Tanks bro
@ridwaanaxmedmuxumed7100
@ridwaanaxmedmuxumed7100 2 месяца назад
M.a zxp nosoo badi
@Hidaayomahamed
@Hidaayomahamed 2 месяца назад
Mahadsanid dhiirigaliyahyga nolasha❤❤
@Fad-p4i
@Fad-p4i 2 месяца назад
Masha alah shugran ustad 🎉❤
@abdifataahs
@abdifataahs 2 месяца назад
Nio Caawa wan ku wataa Gar iyo Gardo❤
@abdihanadmohamedhussein1959
@abdihanadmohamedhussein1959 2 месяца назад
Saxiix bro eray walbo waa xaqiiq aniga indhaheyga ku arkay saxiix
@mohhamedabdi6285
@mohhamedabdi6285 2 месяца назад
Alleh ha kaa abaal mariyo waanooyinka fiican wll
@BilaneYonis
@BilaneYonis 2 месяца назад
Masha a allah mahadsanid wll qali
@saidmohamudegal2478
@saidmohamudegal2478 2 месяца назад
Mahadsnid sxb allaha kusharfo
@Amal_x9e
@Amal_x9e 2 месяца назад
Mansha Allah tabarklah thanks
@aragsanaragsan3988
@aragsanaragsan3988 2 месяца назад
Illahey barakeeyo macalin
@guccigacal
@guccigacal 2 месяца назад
Ilahay garabkaga ha galo ustaad❤🎉
@ayubAhmedPodcast
@ayubAhmedPodcast 2 месяца назад
Aamiin wll mahadsanid
@Fosia-b4t
@Fosia-b4t 2 месяца назад
Ilaahay ha ku barakeeyo. Topic loo baahnaa ayaad ka hadashay
@Maxamedaadanmukhtaar
@Maxamedaadanmukhtaar Месяц назад
Waa wx igu csb iney gabadh ijeclaato ii soo bandhigato jaceyl keeda hadane hadalkii aan kaheli jiray iguma idhahdo,why 😢
@ruunmiyaa178
@ruunmiyaa178 2 месяца назад
Jizakallaahu qeyr
@Yusuf_Hunter2020
@Yusuf_Hunter2020 2 месяца назад
Waa doqonnimo qof ku nacay in la isku sii dhajiyo.😱😱😱😱😱
@abdialiibrahim9469
@abdialiibrahim9469 2 месяца назад
Good motivations ❤
@abdirisaqmedia9758
@abdirisaqmedia9758 2 месяца назад
Mhdsanid wll alle haku sharfo
@hindamaxamed2
@hindamaxamed2 2 месяца назад
Long life bro Allah keep you
@hennafoosladan6773
@hennafoosladan6773 2 месяца назад
Sax masha alaah wll
@Amal_x9e
@Amal_x9e 2 месяца назад
Kheyr badan rabi kusi
@hooyomcn1682
@hooyomcn1682 2 месяца назад
Masha alah 🎉🎉
@MuhimaBile-ob4mj
@MuhimaBile-ob4mj 2 месяца назад
❤❤ masha allaah
@MuhimaBile-ob4mj
@MuhimaBile-ob4mj 2 месяца назад
Walhy waa run
@amalabdi6617
@amalabdi6617 2 месяца назад
Inaankan runta ugu kaalay khery hel walaal
@FaadumoMoh-b3v
@FaadumoMoh-b3v 2 месяца назад
Mashaaalaaah
@RayaRaye
@RayaRaye 2 месяца назад
Cabdi khasaro walanu faido yelanayn sikasto wax logu shego
@hawaabdulkader3111
@hawaabdulkader3111 2 месяца назад
Masha Allah wll
@abuo_9
@abuo_9 2 месяца назад
ustaad labo hadal aney igu dhaceen lkn hamdulillah
@Fartunali006
@Fartunali006 2 месяца назад
M.allah walàal🎉❤
@najinurow8148
@najinurow8148 2 месяца назад
Wcs Masha Allah...
@Asma-ARS10
@Asma-ARS10 2 месяца назад
Thanks ❤
@dekadeka6931
@dekadeka6931 2 месяца назад
Big ustad😊
@yasminmustaf6551
@yasminmustaf6551 2 месяца назад
Reall 💯
@AbdirachidFarah
@AbdirachidFarah 2 месяца назад
Asc ayub waanagalarag tay dhirigalin tadii
@Gullet-Ahmet
@Gullet-Ahmet 2 месяца назад
big motivator ❤
@MunaManka-n4y
@MunaManka-n4y 2 месяца назад
Ayuub waan kugu raacsanahay qodobka ah inaan nin ragga hooyadii gabadh udoonin laakiin gabadhu make haboontahay inay nin raadiso se kee quruxbadan inay gabadhu nin reer keeda ulatimaad iyo in uu aabaheed udooro?waxaan rajaynayaa inaan iigasoo jawaabto walaal
@mustafemohamoud3392
@mustafemohamoud3392 2 месяца назад
Mahadsanid
@ramloraali1358
@ramloraali1358 2 месяца назад
Used Conor dhiir allha kusiiyo❤❤❤❤❤
@hodanabiib5299
@hodanabiib5299 2 месяца назад
Ayub ahmed ...... taLo badan ban ka faidaa❤
@BahjoCadey-db5yz
@BahjoCadey-db5yz 2 месяца назад
Thanks bro❤
@IRONGIRLCHANNEL-im6dr
@IRONGIRLCHANNEL-im6dr 2 месяца назад
Mnsha allah
@apdy__xaliimm_oogle6916
@apdy__xaliimm_oogle6916 2 месяца назад
✊🏾👑
@AminAbdinur-v6j
@AminAbdinur-v6j 2 месяца назад
Midban fahmi la ahay hada
@MaxamedMuxumed-io5dq
@MaxamedMuxumed-io5dq 2 месяца назад
Zxp ayuub video wandawada lkn hada boqolkiba 87% dumar dhaqan majogan anaga jeneration ka naguxigo ayan unaxsanahey wllhi
@nastehoclqani3240
@nastehoclqani3240 2 месяца назад
Rag iyo dumarba Allaha ha hagajiyo
@KenedidHousseinAhmed
@KenedidHousseinAhmed 2 месяца назад
C'est vrai
@XamdiXasan-rb4gj
@XamdiXasan-rb4gj 2 месяца назад
Wcs
@nimcoqaali3446
@nimcoqaali3446 2 месяца назад
صح
@RahmaHoussein-r2p
@RahmaHoussein-r2p 2 месяца назад
🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@KhadarAxmedciiseH12
@KhadarAxmedciiseH12 2 месяца назад
Lovn
@Sukeyna2007
@Sukeyna2007 2 месяца назад
😢haduu ku yiraah wall nin aan shaqeeysan wa ku guursanaa aad dhahdid shaqayso oo noshan malayacniga ah iska daa qasabka miyay sogalaysaa asigana ku dhaho wan ku biilan kara ee adaa irabin ii sheeg walidkey lacagta iga dhiibayo qofkas wan jeclhay lkn nin aan isku filneen uma baahni inuu shaqestana Marabo hadaa katago qofkas ma nabsi baa ka galay 4 sano wada soconay😢
@askiisner
@askiisner 2 месяца назад
Sister mustqbalkagaka fikiir nin tiisa daryeeli waayeey adiga waxba ku so kordhi maayo😊 ninka raga wakii baxe wuxun so qabsaada😊hadad dhowdahe isadaba qabo waliidba ku eegnaya ku eegaya halkad talbaadada dhigeeysid❤
@AhmedTarzan-eb4hb
@AhmedTarzan-eb4hb 2 месяца назад
Aniga gabar ugu tagay hadii saan qalbigaaga ku jirto. Nin shaqeesta lkn aan awoodin guur wayn in uu kuu dhigo In guri qaai ah kuu kireeyo In nolosha meesha ugu sareeso lagaaga bilaabo. Hadii qofka aanan shaqeesan shaqo diyara diidan kaas katag lkn nin Ani xlda I heesatay oo ah In iyada rabtay In aan siiyo wax aan awoodin taasi fahan bay rabtaa
@Adnush-jamac123
@Adnush-jamac123 2 месяца назад
Sis Adaa I rabin afsomaali maahan hadaadan aduu ficilkii aadan ka arag oo uusan diyar u ahayn inuu shaqeysto iska dhaaf deni kuguma jirto qlpigaaga ha raacin maskaxdada raac abayo 😊
@Hidanhuda
@Hidanhuda 2 месяца назад
Ilahey talo saaro abaayo labo rakcana tugo sioo qeerka Ilahey kula doono
@Muxsinalberta
@Muxsinalberta 2 месяца назад
Tisa daryelaa tukale kudaraa bey somali tiri ee goan kaqado
@asmamohamud8136
@asmamohamud8136 2 месяца назад
M.a
@marshalpologne
@marshalpologne 2 месяца назад
jaahilkan wan ku qosla lakin qof taalo ka qaata ba qasaaray yaabka adunka waayo wuxu sheegaayo 80% wa qurafaad marka ninkan wa nin qurafaadka iyo run kala saari karin yaabka adunka
@wrarCumarMaxamed
@wrarCumarMaxamed 2 месяца назад
Taasi waa aragtidaade iskaga bax labdadiin adigay kaa muuqata jaahil nimadu
@Maxamedaadanmukhtaar
@Maxamedaadanmukhtaar Месяц назад
Wax garad matihid nooo markas aya dadka wx kasheege😂
@guledwalqiye
@guledwalqiye 2 месяца назад
Xqq
@Azhaar-d8l
@Azhaar-d8l 2 месяца назад
Wcs
Далее
10 ISKU TASHO EP12
22:03
Просмотров 29 тыс.
7 Samayso Nolosha Kuu Qalanta E09
29:16
Просмотров 24 тыс.
Только ЕМУ это удалось
01:00
Просмотров 610 тыс.
7 Qasaaro qofka noloshiisa ka dhigta E04
25:25
Просмотров 35 тыс.
10 Xadgudub Lagula Dhaqmo Qofka Wax Jecel E06
27:35
Просмотров 41 тыс.
Waddada Kaliya Ee ISBADDALKA Dhabta Ah Loo Maro
14:22
6 Tallaabo oo Guurka ka Horreeya I @MubarakHadi
12:21
Qof wax u taagan noqo 2024
17:33
Просмотров 141 тыс.