Тёмный

8 daan Qof Kuguma Haboona ee Noloshada ka saar.... 

Lajecley Awil
Подписаться 3,4 тыс.
Просмотров 734
50% 1

Ahow Naftaada ka duwananta dadka kale waa waxa ka dhigaayo muhiim ka.
Inaa lahaato Hadaf kuguba oo ku diiido nasiinyada waa waxa ka dhigaayo inaa riyadaada daba orodo.
Daruufaha iyo waqtiyada adag kuguma imadan waxan ka ahayn inay badalaan
noloshada ayna kaa dhigan qof adag oo ka duwan qofkaad hada tahay.
U arag guuldarooyinka sidii waayo aragnimo ama cashar. Dadka guulaha gaaro ma rumaysna in guuldarada tahay midka turjumayso awoodooda. Taa badalkeeda waxay u arakan qibrad iyo cashar qiimo leh oo ay wax ka baran karaan kuna hormarin karan naftooda.
Dhiira gali naftaada mar walba una sheeg inaa tahay qof qiima leh oo hadaf u nool.
Hadii aad igu cusubtahay fadlan nagusoo biir oo nasoo raac Subscribe na noo saar. MAHADSANID..
IGALA SOO XIRIIR
Lajecleycawil@gmail.com

Опубликовано:

 

4 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 13   
@Queen65895
@Queen65895 2 месяца назад
Ayy maanta ciyow imaatay 😅😅
@nizlihaan
@nizlihaan Месяц назад
❤️❤️❤️👸🏻
@AwoodaHadalka
@AwoodaHadalka 2 месяца назад
Qofka ugu horeeyo as always 🎉
@suhaybRashiid-y1p
@suhaybRashiid-y1p Месяц назад
Wll inan si gara kula hadlo raba 😢
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 2 месяца назад
Soo dhawaada dadkaygow hada nagu cusubtahay subscribe noo taabo 🥰
@Queen65895
@Queen65895 2 месяца назад
❤❤❤❤ wan dhawahay lajecley
@AwoodaHadalka
@AwoodaHadalka 2 месяца назад
Mahadsanid xabbibti😊😊
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 2 месяца назад
@@Queen65895noolow walal qaali 😍
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 2 месяца назад
@@Queen65895noolow walal 🥰🥰
@Fad-p4i
@Fad-p4i Месяц назад
Wan dhawnhy dhiri galiso🎉❤
@umaramadaanchannel3871
@umaramadaanchannel3871 Месяц назад
Masha Allah manta igu ka horaysa wanan jecladay burugamada dhirigalinta ah .waxan rabi laha Mel an kala so xidhidho tala igu cadade
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil Месяц назад
@@umaramadaanchannel3871 Mahadsanid apaayo nolow
Далее
Обменялись песнями с POLI
00:18
Просмотров 882 тыс.
Sameey 8 Caado oo badal Noloshaada ( Guusha Nafta... )
17:56
waxyaabah dumarka xiisa rida | jacayl
2:49
Просмотров 2,2 тыс.
اهمیت خانوداه در اسلام(01)
39:52
Просмотров 1,7 тыс.
Sideen ku Joojin kara Maseerka? ( Qodobo muhiim ah )
19:30