Тёмный

Sideen ku Joojin kara Maseerka? ( Qodobo muhiim ah ) 

Lajecley Awil
Подписаться 3,4 тыс.
Просмотров 1,8 тыс.
50% 1

Ahow Naftaada ka duwananta dadka kale waa waxa ka dhigaayo muhiim ka.
Inaa lahaato Hadaf kuguba oo ku diiido nasiinyada waa waxa ka dhigaayo inaa riyadaada daba orodo.
Daruufaha iyo waqtiyada adag kuguma imadan waxan ka ahayn inay badalaan
noloshada ayna kaa dhigan qof adag oo ka duwan qofkaad hada tahay.
U arag guuldarooyinka sidii waayo aragnimo ama cashar. Dadka guulaha gaaro ma rumaysna in guuldarada tahay midka turjumayso awoodooda. Taa badalkeeda waxay u arakan qibrad iyo cashar qiimo leh oo ay wax ka baran karaan kuna hormarin karan naftooda.
Dhiira gali naftaada mar walba una sheeg inaa tahay qof qiima leh oo hadaf u nool.
Hadii aad igu cusubtahay fadlan nagusoo biir oo nasoo raac Subscribe na noo saar. MAHADSANID..
IGALA SOO XIRIIR
Lajecleycawil@gmail.com

Опубликовано:

 

4 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 18   
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 4 месяца назад
Asc Dadkaygow soo dhawada oo hada nagu cusub tihiin subscribe hanaga ilaabina macnaha ❤❤
@khadijahassan7130
@khadijahassan7130 27 дней назад
Jazakiallahu kheiran abayo, ani wali maan guursan lakiin cashiro badan ayaan qataa dadka adi camalaa. Waxaan isku dayaa in aa nafteeyda dhiso ❤❤
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 27 дней назад
@@khadijahassan7130 Nolow apaayo naftaada inta ad waqti galiso oo dhisto waa inta aad qiimahaga kor uqadayso waa inta ad ka foganayso dhibatada iyo niyad jabka keep fighting xabiibti ❤️
@mohamudabdidahir7889
@mohamudabdidahir7889 Месяц назад
Ninba fikrad buu qabaa ee ilamaha in maseyrka laxakameyn karo,waa awood qofka ka sarreysa
@SefatHossen-hq6zx
@SefatHossen-hq6zx 2 месяца назад
Masha Allah 🧡 my sester 💚
@abdifataahdeyibseid3269
@abdifataahdeyibseid3269 3 месяца назад
Masha Allah
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 2 месяца назад
@@abdifataahdeyibseid3269 ❤️❤️
@AwoodaHadalka
@AwoodaHadalka 4 месяца назад
Lajecleeey maanta barnaamij xasaaasi ah waaaye kan ❤
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 4 месяца назад
Haa heeey 😂😂
@nizlihaan
@nizlihaan Месяц назад
m.a xabibti ❤️
@Queen65895
@Queen65895 4 месяца назад
Masha Allah Tabaraka Laah walaaleey aqliga Allah haku siyaadiyo runtii wax badan waa noo faideesayee ❤ Dadow gabadhan aan meet fog gaarsiino way uqalantaa walaahiyee 😊
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 4 месяца назад
Nolow inta ay nolol jirto xabiibti❤
@anisacabdicali7398
@anisacabdicali7398 4 месяца назад
Masha allaah jazaa kallaaha kheir abaayo wax badan baan kaa faa ,iday 🥰🙏
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 2 месяца назад
@@anisacabdicali7398 soo Dhawoow xabiibti ❤️🥰
@AdanAbdilahi-wt9rx
@AdanAbdilahi-wt9rx 2 месяца назад
Thank wllo
@MaxamadYarisow-u7j
@MaxamadYarisow-u7j 4 месяца назад
Masha Allah hbo think ❤
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 4 месяца назад
Noolow hapo ❤❤
@AdanAbdilahi-wt9rx
@AdanAbdilahi-wt9rx 2 месяца назад
Thanks Walashy
Далее
LOLLIPOP-SCHUTZ-GADGET 🍭 DAS BRAUCHST DU!
00:28
Сколько стоит ПП?
00:57
Просмотров 338 тыс.
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45
U Hadal sidii hogaamiye | Awooda fagaare ka hadalka.
6:54
AAMUS // 7 WAQTI OO AAD UBAHAN TAHAY INAAA AAMUSTO👈
14:39
7 Wax oo ay sameynin Dadka Caqliga badan
6:48
Просмотров 64 тыс.
KUUMA QALMO QOFKA LEH 7 CAADO 😱👈
17:57
Просмотров 2,5 тыс.
Bedel naftaada 90 maalmood @noqosaalixad9817
23:38
Просмотров 11 тыс.
LOLLIPOP-SCHUTZ-GADGET 🍭 DAS BRAUCHST DU!
00:28