Тёмный

8 KACAANKII SIYAAD BARE KAMID NOQDAY OO KU AARSADAY DULMIGII ISAGOO AGOONA LOOGU GAYSTAY 

baarliin official
Подписаться 118 тыс.
Просмотров 38 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 108   
@maryanmohamed7478
@maryanmohamed7478 2 года назад
Ameen illahay how naxaristo aderka iyo inta umada nabi mohamed csw oo dhimatay
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 года назад
Illaahay Ha Naxiisto Maxamed Siyad Bare
@umucaliyaumucaliya5606
@umucaliyaumucaliya5606 2 года назад
AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN alle ha unaxariisto adeerkaa iyo intii muslim ah ba
@sacdiyagobeey7516
@sacdiyagobeey7516 2 года назад
Ninka magaciisa noo dheeg anagaa Reer Kisamyo to ah Cimraanow salaam sare
@suubansamatar8679
@suubansamatar8679 2 года назад
Aamiin dhamaan mowdaadkeeno dhan Allah uraxmo 🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@fartawarka7284
@fartawarka7284 2 года назад
Aaaaamiiiiin Allaah ha u naxariisto adeer Dr farax
@abdulkadirali2129
@abdulkadirali2129 2 года назад
cimraan adiga dumaashi halkaan idin ka salaamey al haku xafido inshalaah radaan kariim I love
@xidigahobyogodan5156
@xidigahobyogodan5156 2 года назад
Ilahay ha unaxariista ader
@rainbowstars-kq4sj
@rainbowstars-kq4sj 2 года назад
Adeero Rabii hawnaxa riisto 🤲🤲🤲
@maryamsheiq82
@maryamsheiq82 2 года назад
waxaan ka mid ahey dadka kaa taabaca saudi arabiya jida aad baan ugu qancey qisooyinkaada xaqiiqda ka hadlo
@ummuisra6721
@ummuisra6721 2 года назад
Weliba qofka reer baadiyaha ah markuu magaalo yimaaddo aad buu u dadaalaa waayo maskax fresh ah buu hayaa
@haboonali3643
@haboonali3643 2 года назад
Dulmiga Somali isku gaysato qoysaska iyo qaraabaduu ka soo biloowdaa Dulmiga agoonta laga galaa ugu badan waxan dhaqanka Somalida ku nacay magata 4ta Oday kala qaybsadan agoontii oo aabahana Xaqa aabahood Shilin laga siinayn Waxas Cuqubada Culumadu xitaa kama hadasho Subxana llah
@yurubjiiqale1936
@yurubjiiqale1936 2 года назад
aad iyo aad wlhi
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 2 года назад
Cimraan Mhdsnd wll waa sheeko Aad aad I koobned oo Salbalaarned Waanka dhacay Allaha ku xafido
@fartunnairobigoldjewellery4550
@fartunnairobigoldjewellery4550 2 года назад
Amiin ya rabi
@munamohamed4809
@munamohamed4809 2 года назад
Woow arin cajiib it’s interesting story
@muhuboabubakr-jg1kz
@muhuboabubakr-jg1kz Год назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Asc ilehe najanadii geeyo muxuu wax yahayeye
@besalbesal2275
@besalbesal2275 2 года назад
Amin amin amin
@ruqiyoese9522
@ruqiyoese9522 2 года назад
Aamiin aamiin aamiin yaa rabi
@fridasson848
@fridasson848 2 года назад
Waan la soo daahay ducada ee ilaahow adeer u naxriiso janadiina ilaahow gee
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 года назад
baariLiin officiaL RUNTA WAA Bile RafLe GuuLLeeed NinKA SAA WAXA XUMMAYA WAAD MAHADANATAHAYA
@Fadumo383
@Fadumo383 6 месяцев назад
Aamiin llaha unaxariisto
@mahamedhassan8028
@mahamedhassan8028 2 года назад
Fadlan barmaashyadaada soo gaabi wooyo dadku majecla sheekooyinka dhaadheer
@maryammohammed7882
@maryammohammed7882 2 года назад
Asc cimraanow ogoow wuu jirey baar ha idhaafin oo kismaayo ku Gaal waa hore
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 2 года назад
ALOOW U NAXARIISO DR FARAX JANNATUL FORDOWSA RABBI OGA DHIS GURIISA AKHIRO
@MJ-gg4je
@MJ-gg4je 2 года назад
Mahadsanid akhii
@alisayidmohamed2513
@alisayidmohamed2513 2 года назад
8 qof ee already Nissan iyo wiilka Rooma kuwa Kala meets waa taariikh wacane
@asli1087
@asli1087 2 года назад
Amiin Amiin Amiin
@MohamedHassan-jg1fy
@MohamedHassan-jg1fy 2 года назад
Ilhy ha unaxaristoo
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 2 года назад
subhanallah subhanallah
@fatimaabdallah7648
@fatimaabdallah7648 Год назад
Aamiin Allaha unaxariisto
@ayaancismaan2709
@ayaancismaan2709 2 года назад
Horta cimaranow sual shekoyinka mad xifdida masakadadu way Ficante isku day inad quranka xifdido
@adoontiialekuxirneyd3938
@adoontiialekuxirneyd3938 2 года назад
waa sheeq cimraan quraanka a waa xifdisan yahay maacaleeysh uqti
@ayaancismaan2709
@ayaancismaan2709 2 года назад
@@adoontiialekuxirneyd3938 kolay garadkaga ayad hadashy lkn anigu walalky khayr un ban usheky
@adoontiialekuxirneyd3938
@adoontiialekuxirneyd3938 2 года назад
@@ayaancismaan2709 walaal waa runtaa qeyrkaad utilmaantey ajar alaha kasiiyo ana wax kumayeelin ee waxaan kuu sheegey inuu muxaafid yahay inkastoo aan qeyrka lagadhergi oon ubaahan ahay igaraali ahoow jisaakalaahu qeyr uqtiyey
@alisheikhey6628
@alisheikhey6628 2 года назад
Pls waan ka helaa qisooyinkaaga lkn waat ku dheeraataa 25 daqiiqo ku soo koob adigoo caadi iska dhigaayo MALAAY BADA KU JIRO XAWAAJI IYO CUSBO MALOO DIYAARSADO
@asiamohammed2428
@asiamohammed2428 2 года назад
Mashaa alaah ilahey ha uu naxaristo
@hawajama592
@hawajama592 2 года назад
Aamiin yaa rabi
@saadiacadey3960
@saadiacadey3960 2 года назад
Amiin amiin amiin jantulfardowsa Allh haka warabio amiin amiin
@dauudanfe3656
@dauudanfe3656 2 года назад
Amiin
@sacdiyagobeey7516
@sacdiyagobeey7516 2 года назад
Waa Baar Dhala Cadde dheh iyo Shaniimo Ayaan.
@hodanmohamed2515
@hodanmohamed2515 2 года назад
aamiin
@fatiman2077
@fatiman2077 2 года назад
Aderka iyo waalidkay iyo inti muslin ah ilaahy ha u NJF ha geeyo dhamantood ilaahy ha ka dhigo marti la jecelyhy,ilaahy qabriyadoda ha u waasiciyo ha u nuuro,Anagana bacdigoda nama fitneeyo.
@Heatherwelnet
@Heatherwelnet 2 года назад
AAMIiN
@sunrise4459
@sunrise4459 2 года назад
Reer magaalkaba sooryada waa yaqaanaan weliba marka baadiye looga yimaado lacag iyo wixi baadiye looga baahan yahayba u rara o ku sagootiyo!
@mumhalimo2396
@mumhalimo2396 2 года назад
Aaameen ale jano fardus ha geeyo
@nimcomaxamad3814
@nimcomaxamad3814 2 года назад
Aamin aamin
@ismahaanismahaan5403
@ismahaanismahaan5403 2 года назад
Aamiin yaarabi
@shugrimohamed2013
@shugrimohamed2013 2 года назад
Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin yaa Allah
@sadiafarah5021
@sadiafarah5021 2 года назад
Alaha unaxariisto
@alisayidmohamed2513
@alisayidmohamed2513 2 года назад
8 qof oo cuqubo laga galay oo waqtigii kacaanka madax noqday ee aarsaday kan iyo wiilka Rooma aragnaye kuwa Kala mee waa taariikh wacane
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 2 года назад
masha allah thank you 🙏
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 2 года назад
subhanallah first was sad story but the end of story was happy end masha allah
@yurubjiiqale1936
@yurubjiiqale1936 2 года назад
amiin amiin amiin yaa rabi
@xalimocumar6640
@xalimocumar6640 2 года назад
Asc ilaahay ha unaxariisto aamiin aamiin
@ruqiyahaji9305
@ruqiyahaji9305 2 года назад
Amiin yaarabi
@fashions3893
@fashions3893 2 года назад
dhamaan waalidiina dhimatay Allaha ha u naxariisto aamiin aamiin yaa Allah
@sacdiyajelle7920
@sacdiyajelle7920 2 года назад
Ilen somalida waxa walida ukenay waa dad iswada dhici jiray iyo qayaano
@fatiman2077
@fatiman2077 2 года назад
Cimran ha noo faanin rer miyi waa kuwa dhaca xoolaha Agonta haday safar galan oo nin rer kale ah hadu la socdo wey dilan xooliha ka qaatan,waa kuwa somalia dagalka ka wady 30sano ee danbe,rer miyigu naxris ma leh, wx ugu wacan diinta oo ay si fcn u fahansaneyn
@fadumoabdirahman849
@fadumoabdirahman849 2 года назад
Aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
@Mudan-
@Mudan- 2 года назад
Allahuma amiin yaa rabii 🤲
@saadiacadey3960
@saadiacadey3960 2 года назад
Wcs walalkey ciimran Allxmdulilh Allxmdulilh 💖👍👍💖
@mariansaid1129
@mariansaid1129 2 года назад
Amiin Allaha unaxaristo
@tanadoahmed4317
@tanadoahmed4317 2 года назад
Naxariis waarta Allaha siiyo.
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 2 года назад
aamiin ya raaaaaaabi
@fashions3893
@fashions3893 2 года назад
subxaanalaah
@bnabadoon7381
@bnabadoon7381 2 года назад
MAANSHAA ALLAH CIMRAAN MAANTA SHAATIGA AAD GASHAN TAHAY MUXUU AHAA? 😆✅
@hawokinsi9468
@hawokinsi9468 2 года назад
Aaaaaaaamiiiiiiiiiiiiin ilaahey haunaxariisto adeer
@haliabdirahman6228
@haliabdirahman6228 2 года назад
Kambaleelku Waa maxay
@f-abubakar5965
@f-abubakar5965 2 года назад
Shekoyin wacan waad kumahasantihin
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 2 года назад
Aamiin Allah unaxariisto
@fatimaabdallah7648
@fatimaabdallah7648 Год назад
Asc cimraan yere
@kkpp8894
@kkpp8894 2 года назад
Aaaamiiiiiin yaarbi
@xaawaluulaa4299
@xaawaluulaa4299 2 года назад
Amiin dhamaan mowtadena allaha u naxriisto
@ahmedosman701
@ahmedosman701 2 года назад
Allha u naxristo
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 2 года назад
amini yaa allah allah allah
@_Khaalid
@_Khaalid 2 года назад
Sheekooyin fcn baad keentaa lkn sharaxaada yaree sxb
@haboonali3643
@haboonali3643 2 года назад
Dhibka laguma waaro Dulmiguna wuu soo wareegtaa Geesi aarsaday dheh
@abdifatahali428
@abdifatahali428 2 года назад
Sheeko caruureed lullaby
@dekaali9686
@dekaali9686 2 года назад
Aamiin Aamiin ya Rabi ya Rahman inshallhu 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐
@husseinnur8250
@husseinnur8250 2 года назад
Mid walba sheeko ayuu youtube xaaraan kaga shaqaystay
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 2 года назад
masha allah nice revenge
@nasteha874
@nasteha874 2 года назад
Wcs wr Gorman saray intas 😊
@canabali560
@canabali560 2 года назад
Qof wacan ayadtaay Lakin.fanka.iskada
@omfatmaaqeeli5240
@omfatmaaqeeli5240 2 года назад
Allahuma aamin 🤲
@canabali560
@canabali560 2 года назад
Amii amii
@canabali560
@canabali560 2 года назад
Anigu midhyaha kumadorten eemadaxweyne ayakudaranlaha
@ha674
@ha674 2 года назад
Igadgeehaneesaan
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 2 года назад
masha allah
@ayanibrahim8663
@ayanibrahim8663 2 года назад
😢😢😢😢 wan qiroday
@caasholikeyou8434
@caasholikeyou8434 2 года назад
Shankaroon Ahmed Sagal lol 😆
@khadijaaliwarsame2919
@khadijaaliwarsame2919 2 года назад
Asc
@army-on8wp
@army-on8wp 2 года назад
Nin aan arsan uurka hooyadiis bu kujiraa
@AliOmar-te4wu
@AliOmar-te4wu 2 года назад
Inu ka argosto ma ahayn inu samaxo
@caasholikeyou8434
@caasholikeyou8434 2 года назад
Chanal boqol ma gaaro horta
@shukribintushukri3720
@shukribintushukri3720 2 года назад
Away barlin
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 2 года назад
asc bro
@ibrahimisse6415
@ibrahimisse6415 2 года назад
!PKK îe9
@hindamahamed3016
@hindamahamed3016 2 года назад
,I'm,pw👍🚶
@ubahhussein3807
@ubahhussein3807 2 года назад
Pp
@abduwelidimbilei8318
@abduwelidimbilei8318 2 года назад
Beenal
@magoolomar1424
@magoolomar1424 2 года назад
Amiin yaa Allah
@gobdeeqaxmedabalwaansalaan1323
@gobdeeqaxmedabalwaansalaan1323 2 года назад
Aamiin
@samsamjama144
@samsamjama144 2 года назад
Amiin
Далее
Human vs Jet Engine
00:19
Просмотров 110 млн
WAWAREY WAXAN CAAY WEE DHAAFTAY JABRA IYO HUSSEIN OG
10:09
MEHERKII XAYAAT EE MUCJISADA AHAA!!@SawdaBillan
46:23