Тёмный

Ninkaan Hadii Aadan Aqoonin wax badan ayaa ku dhaafay . 

OGAANSHO
Подписаться 1 млн
Просмотров 205 тыс.
50% 1

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Опубликовано:

 

31 июл 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 303   
@ogaansho
@ogaansho 11 месяцев назад
sheerxirfad.com/
@odaykaarto9729
@odaykaarto9729 11 месяцев назад
Cumarow ninkan aa hada ka hadlese ma muslim buu aha🤨
@abshirmohamed9634
@abshirmohamed9634 11 месяцев назад
Cumarow qaybta caafimaadka ayaa kAA DHIMAN SIDA FAST AID PHARMACOLOGY LABORATORY QAYBTA PRACTICAL KA IYO KUWA KALE OO BADAN
@shuceybcabdi347
@shuceybcabdi347 11 месяцев назад
​@@odaykaarto97290 million
@user-bw6ej3xs6w
@user-bw6ej3xs6w 11 месяцев назад
​@@odaykaarto9729war Christaan waalan buu ahaa😂
@korodhsiaqooneed1195
@korodhsiaqooneed1195 11 месяцев назад
Camarow zxp in bdn aa ku soo raadiyay cilmi bdn aan kaa bartay ee hdad aragto mesag3kyga inaan wax ku weydiyo aa rapaaye reply ii soo gal wax donya inaan noqdo aan kaala tashanAA🙄
@cabdiraxmaanmaxamed2722
@cabdiraxmaanmaxamed2722 11 месяцев назад
Hadaad u jeedo magaca nebigena suuban muhammed ❤scw❤ Like 👍 saar 🤲❤️🥰😍
@aabkarinyusuf1657
@aabkarinyusuf1657 11 месяцев назад
Scw ♥️♥️
@Abma117
@Abma117 9 месяцев назад
Salallahu Caleyhi Wasalam
@user-jb5fg6lu5j
@user-jb5fg6lu5j 8 месяцев назад
صل الله عليه وسلم ❤
@yahyemohahankey9948
@yahyemohahankey9948 6 месяцев назад
SCW SCW SCW SCW
@NAJO_Films
@NAJO_Films 11 месяцев назад
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga boqato 😔😔❤
@CabdirisaqIsmaaciil-go1sg
@CabdirisaqIsmaaciil-go1sg 11 месяцев назад
الحمد لله علي نعمة الاسلام❤🎉
@abdinasirabdulahi7930
@abdinasirabdulahi7930 11 месяцев назад
40 minute 1k like only ogansho🔥👍❤️‍🔥
@omarmohamoudrp4do
@omarmohamoudrp4do 11 месяцев назад
OGAANSHO The best RU-vidr in somali👏🩶
@Apdyrahmanahmett
@Apdyrahmanahmett 11 месяцев назад
Mk 4minutes 4k 😂😂❤
@ZakariyeMaxamed-vj5ot
@ZakariyeMaxamed-vj5ot 11 месяцев назад
M.a dhaha
@fadumomohamed2229
@fadumomohamed2229 11 месяцев назад
Coming soon 1m❤
@bestboy-co4vy
@bestboy-co4vy 11 месяцев назад
​@@Apdyrahmanahmettlkn labadoda ya faido badn😂
@Tutulisho
@Tutulisho 11 месяцев назад
ALLAH IS ONE ☝❤
@Arlind_14
@Arlind_14 11 месяцев назад
الحمد لله على نعمة العقل ❤
@Hiigsasho
@Hiigsasho 11 месяцев назад
صلي على أفضل خلق الله محمد صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤
@aabkarinyusuf1657
@aabkarinyusuf1657 11 месяцев назад
Scw ♥️♥️🥰
@aabkarinyusuf1657
@aabkarinyusuf1657 11 месяцев назад
Scw ♥️♥️🥰
@amenibrahim9596
@amenibrahim9596 11 месяцев назад
Muqdisho Hargeisa Jabuuti Jigjiga Gaaris Shanta Somaliyeed love ❤❤❤ 🇸🇴 🇩🇯 🇰🇪🇪🇹 💚🤍❤
@abdulbasidabdullahi1914
@abdulbasidabdullahi1914 11 месяцев назад
Calanka Kenya iyo ethopia inte usocdaan mrka🤔
@kheertoalinuur7084
@kheertoalinuur7084 11 месяцев назад
Asc waa mahad santahay wallaalkey cumar inshaar
@mohaakram2780
@mohaakram2780 11 месяцев назад
War intaba waa dhul somaliyede calamada gumeystaha ka reeb😢😊
@mariahappy9532
@mariahappy9532 11 месяцев назад
"Taajiriinta waa necbahay laakin inaan kamid ahay waa arinkale"😂😂😂
@maxamedcumarcali133
@maxamedcumarcali133 11 месяцев назад
Waa ku nacdey waalshey taariiqda
@ahmedmohamud4294
@ahmedmohamud4294 11 месяцев назад
❤😂
@Cr71251
@Cr71251 11 месяцев назад
Golden voice❤🎉 ✨
@MohhamettJr
@MohhamettJr 11 месяцев назад
Waaku salaamay cumar inshaar wax badan radshay jaanis kan oo kale
@ahmed.bakool
@ahmed.bakool 11 месяцев назад
Tan Uu Yiri Dadka Qaar Waxay Wax Bartaan Iyagoon Jaamicad Aadin Kuwa Jaamicadda Aadayna Waxa Wax Bartaan Markay Jaamicadda Dhameeyaan Waa Runtiis Oo Hadda Kahor Nin Norwegian Ah Markuu Laysinka Baabuurta Lagu Wado I Siinayey Wuxuu Igu Yiri Hadda Darawal Maahid Ee Markaad Muddo Waddo Ayaad Darawal Sax Ah Noqonaysaa Waana Runtiis Oo Khibradda Ayaa Wax Lagu Bartaa.
@apdigaas6887
@apdigaas6887 2 месяца назад
Nabiiga ku saliiya Scw Scw Scw ❤
@Golxjrdj
@Golxjrdj 11 месяцев назад
Wlhi 1000 Jeer Hadan Awoodo Oraah’yadan Wan Dhagaysan Laha Tnx Wll Omar Inshar 🙏🏽 😊
@khadarahmed4568
@khadarahmed4568 11 месяцев назад
Thanks ustaad omar❤
@rainypersonal
@rainypersonal 11 месяцев назад
Aad ayaan kugu .ahad celinaya run ahaantii waan xiisaaya Muuqaalada aad so gusbiso 🎉❤
@HaidarAli-fp4yg
@HaidarAli-fp4yg 11 месяцев назад
Wlliyaal ii soo duceeya Arrin baa igu dhegan.
@alhaaijmedia6558
@alhaaijmedia6558 11 месяцев назад
Alleh hakuu sahlo wlll
@dheereyechannel
@dheereyechannel 11 месяцев назад
Big legend always ogaansho another's levels 😍👍❤🥀💯❤😊
@abdirashiidhuseinaxmed8503
@abdirashiidhuseinaxmed8503 11 месяцев назад
Mahadsanid ustaad
@khadarmohamed2530
@khadarmohamed2530 11 месяцев назад
Ninkan adan kaa maqlay ustaad shukran🙏
@mascuudxikmaawi6838
@mascuudxikmaawi6838 11 месяцев назад
Mahadsanid ustaadi
@Khalidyare2
@Khalidyare2 11 месяцев назад
Wanala soo dhaahday ustaad omar inshr ❤ thanks 🙏
@umams2905
@umams2905 11 месяцев назад
Mahadsanid wllo 👍👍👍
@user-qu1xk9mf3c
@user-qu1xk9mf3c 9 месяцев назад
Thanks ustd
@fadumohasan5856
@fadumohasan5856 9 месяцев назад
Mansha allaah mahadsanid
@suldaand
@suldaand 11 месяцев назад
Anigu waxan chanalkan ku xirnaa mudo 4 sano ah, waxan weliba ugu jeclahay marka uu ka hadlayo arrimaha geographiga tariikhda , qoomiyadaha, shaqsiyo cajiib ah.
@user-qc7mq3kf8q
@user-qc7mq3kf8q 11 месяцев назад
Mahadsanid omar inshar ❤
@abdifatah__kaka__cade1128
@abdifatah__kaka__cade1128 11 месяцев назад
Amazing!
@yonisdaud
@yonisdaud 11 месяцев назад
Xaqiiqada ha.usheegin ilaa qofka mudan maahine ❤
@filsanjamac9553
@filsanjamac9553 11 месяцев назад
Thanks Omar inshaar😊🙏
@saydali5757
@saydali5757 9 месяцев назад
Ha xanaqin hadi ay buufin wejigaga kuqaraxdo sababto ah adiga xajmigas /heerkaas garsiiyay xajmi kaweyn heerkeda beni adamkuna waa sidaa ookale🎉🎉❤🎉
@fuaad5252
@fuaad5252 11 месяцев назад
BEST OMAR INSHAAR ❤
@hanimaxamud4269
@hanimaxamud4269 11 месяцев назад
Shukran wll noso badi xikmadaha wn jeclahy ❤
@abdallahassan4127
@abdallahassan4127 15 дней назад
mhsnd cumar jazakalahu khayr
@cabdishakuuraxmad14
@cabdishakuuraxmad14 11 месяцев назад
Mn sha Allah ❤❤❤❤❤
@BashirTVRadio
@BashirTVRadio 11 месяцев назад
Sheekh Abdixayi ayaa dhahay “ dadka dagaalamaya waa dad aan is aqoonin”
@12Taliye
@12Taliye 9 месяцев назад
1. Go'aanada saxda waxay imaadaan khibrad kadib, khibrad-na ma haleysid adiga oo aan go'aan khaldan qaadan. 2. Ma jirto maalin lagu magacaabo maalin un oo isbuuca kamid ah. 3. 20-sano kadib waxaad ka shaleyn doonta waxayaabaha aadan sameyn in ka badan wixii aad sameysay. 4. Geesinimada laguu sheegaya waa laylinta cabsida. 5. Waa necbahy dadka taajiriinta ah, lkn waa arin kale inaan ka mid ah. 6. Noloshaan si aan wax u xaqiijino waxaan keli ah u baahanahy, waa jahli iyo kalsooni. 7. Aniga geerida kama baqaya inta aan dhalan ka hor kumanan sano ayaa mayd ahaa. 8. Ha xanaaqin hadii ay buufin wajigaaga ku qaracado sababta oo ah adiga ayaa gaarsiiyayay iney kugu qaracdo wajigaaga. 9. Jaceylka waa qaxwada oo kale hadii aad badsado hurdada ayuu kuu diidaa 10. Sahlanaa in samirka laga sheekeeyo marka ay adiga ku quseyn dhibaatadaas. _____ marka taiwan______
@Deeqaibrahim62
@Deeqaibrahim62 Месяц назад
Waaw anon dawan ayad ii faidaysay
@ABDALAMAHAMUD.
@ABDALAMAHAMUD. 11 месяцев назад
Mashaallaah wll allah haku xafido
@farxaancarab-yj7fb
@farxaancarab-yj7fb Месяц назад
Mahadsanid sxb
@adoontiialle3147
@adoontiialle3147 10 месяцев назад
M.a tabaraka allah akhii
@rudwanmahamud8553
@rudwanmahamud8553 11 месяцев назад
Mahadsanid wll
@user-jq7et9gf7w
@user-jq7et9gf7w 11 месяцев назад
و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته يا طيب حفظك الله طال عمرك ان شاء الله سبحان الله و بحمده سبحان الله العظيم ماشاء الله
@abdigaab6225
@abdigaab6225 6 месяцев назад
Mahadsanid
@adnaanfathi679
@adnaanfathi679 11 месяцев назад
Asc wll cumar inshar wll ku wayn qalbiyada soomaliyed wll waxan doo naya inad cawisid ood iga cawi sid wll waxan donya taarikha ay soomali ledhy halkeen ka hela sidasan uradiya pleac isoo jawab ❤
@Queen9009
@Queen9009 11 месяцев назад
My Fav RU-vidr❤️💯
@hersiidrissmohamed1400
@hersiidrissmohamed1400 11 месяцев назад
He is one of the best legend mark twin and thanks my brother
@aminoasluub4613
@aminoasluub4613 11 месяцев назад
شكرا
@MohammedNasrii
@MohammedNasrii 4 месяца назад
Asc walal mahadsanid
@MiroRaad
@MiroRaad 11 месяцев назад
Really philosophy waa adiga Mudane Omarow keep going
@mohayaasir1812
@mohayaasir1812 11 месяцев назад
Manshallah maclin Omar respect
@mohamedraabi7494
@mohamedraabi7494 Месяц назад
Barakallah
@user-ly5pw4kf1y
@user-ly5pw4kf1y 11 месяцев назад
Thanks sir
@siisey098
@siisey098 11 месяцев назад
Aad baad u mahadsan thy saad wx wlba nala jeceshahay..
@abdulmalikaba-ali1353
@abdulmalikaba-ali1353 11 месяцев назад
اله الكون قد اهديت نورا nashiidadaan mageceed iisheeg ustaad cumar
@abdullahidahirjimcale5292
@abdullahidahirjimcale5292 11 месяцев назад
Thanks shaqada bulshada uheysid❤
@Cabsiiye436
@Cabsiiye436 11 месяцев назад
Asc wll cumar waxa aan rabaa wll in aan ku yara saxo magaca xakiim waxa iska leh allah subxana watacaalaa marka loo isticmaali karo qof bani'adam ah, waa ku mahadsantahay muuqaalkaaga qurux badan ❤❤
@SakariyeMaxamuudismaacil
@SakariyeMaxamuudismaacil 11 месяцев назад
Of course that's really ❤
@zakariamukhtaar6495
@zakariamukhtaar6495 11 месяцев назад
You are right
@westy937
@westy937 11 месяцев назад
Miyadn maqlin لقمان الحكيم 《ولقد أتينا لقمان الحكمة 》 Xakiim af somali waxa la dhahaa qof cilmi balaran iyo caqli leh wax walpna barteeda dhigya
@aabkarinyusuf1657
@aabkarinyusuf1657 11 месяцев назад
WLL Allah magaciisa capital letters Ku qor mahadsanid WLL
@HassanKasim-zt7gy
@HassanKasim-zt7gy 11 месяцев назад
waa run wll balse waana kalmad oogu yeedho hogaaminta wanaagsan
@AxmedMaxames-cy6lb
@AxmedMaxames-cy6lb 11 месяцев назад
Masha allaah
@drsaishocuud1496
@drsaishocuud1496 11 месяцев назад
Thanks wll
@dekaadar9636
@dekaadar9636 11 месяцев назад
Very interesting subject
@khaalidqandac8328
@khaalidqandac8328 11 месяцев назад
Masha allaaah wllkeen ilaaaah Haku xafido❤️❤️❤️❤️
@abdurazakmahamed8773
@abdurazakmahamed8773 6 месяцев назад
Golden Voice
@zakariyemaxamed
@zakariyemaxamed 11 месяцев назад
Waa ninka kaliya ee aan kataagyeero RU-vid ❤
@liibanhassan9339
@liibanhassan9339 11 месяцев назад
Thanks alot omar inshaar wll qiimo badan ayaad thy programyadan oo kale noosoo badi si ay noloshayadu wax uun isku badalno aan uga helno 🙏🏼
@lsm1057
@lsm1057 11 месяцев назад
Aad ayaan utaagerna qiso yinka tariikhda bro no so badi😂
@hasannuur8116
@hasannuur8116 11 месяцев назад
mahadsanid
@mejhaofficial7188
@mejhaofficial7188 11 месяцев назад
Ustadh cumar ❤❤❤
@kayseaxmed5904
@kayseaxmed5904 10 месяцев назад
Dagaalku waa isdilka rag aan is aqoon cadaawad shakhsiyanana aan isu qabin lkn hadii aad dagaalka nolosha caadiga iskaga hor iman lahayd waxa laga yaaba inaad isi salaami lahaydeen. Mahadsanid ustaad
@cabdallaxasan7678
@cabdallaxasan7678 11 месяцев назад
Mahadsanid sxb sare cumarow waxaan Noosoogudbisaa wax wanaagsan waana kumahadsantahay
@cabdirisaaqcawaale2234
@cabdirisaaqcawaale2234 11 месяцев назад
Wad mahadsanyahay ❤
@hassenhero1745
@hassenhero1745 11 месяцев назад
You deserve 1M
@xamdidarajo3149
@xamdidarajo3149 11 месяцев назад
Horey u soco Wllkey Omar ❤
@zamzamosman9758
@zamzamosman9758 11 месяцев назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته aad baa umahad santahay dhiirigeliye heena❤
@nadifomuse-wy1qi
@nadifomuse-wy1qi 11 месяцев назад
Mahad danid Ustaad cumar
@MowliiAli25
@MowliiAli25 11 месяцев назад
Ogaanasho keep going brother
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 9 месяцев назад
Mahadzanid ❤
@abdirahmanxoghaye3593
@abdirahmanxoghaye3593 11 месяцев назад
Allaha ku barakeeyo sxp
@lsm1057
@lsm1057 11 месяцев назад
Anaa ugu horeyya bro like sar❤
@ApdirashidMohamud
@ApdirashidMohamud 11 месяцев назад
Zxp wad mahadsantahay maxa yele wax walbo Ad no so gudbiid waxa huba in Ay yihin waxa ku soo Rafade si Ad Anaga Nogu Faa idesi lakin dadka badan we dhagestan oo kaliya Balse oo ma ku dhaqman😢
@user-di7lb4nu2f
@user-di7lb4nu2f 11 месяцев назад
M.a ximadahaan waa na dhiirigalinnayaan soo badi wll omaroo
@liibaanhusein291
@liibaanhusein291 11 месяцев назад
First l am watching
@mohamedsuldan9982
@mohamedsuldan9982 11 месяцев назад
Guulayso ustaad 😊😊
@hassanihared452
@hassanihared452 11 месяцев назад
Wlal cumar inshar Somalida RU-vid yasha eh marke garto waxbarasho xirfada lacag Aya lagubaran udahan bilash meykadigan an shere like an aye noguxireynin wax an macna an lahenbo weynugudiwan
@maxamedabdallemaxamed2741
@maxamedabdallemaxamed2741 11 месяцев назад
I like this video
@XamseFaarax-hq8gd
@XamseFaarax-hq8gd 11 месяцев назад
Ale akubarkeeyo ustaada
@kingpower6909
@kingpower6909 11 месяцев назад
Cumar inshaar zxp ilaa 2019 waa maalintii aan helo muuqaldaada ee ugu horreysay
@wariiqindhacade7223
@wariiqindhacade7223 11 месяцев назад
Ku soco
@AbdiazizMaxamed-cc6hl
@AbdiazizMaxamed-cc6hl 11 месяцев назад
Xikmado cajiib ah 😮 waadna kumaxadsanthy soo gudbintaada
@Mujapdirahmaan40
@Mujapdirahmaan40 11 месяцев назад
Oraaraha ama xikmadaha dadkii hore iyo maahmaaha Somalida, noocana so badi walaal.
@MarwoCiise-yr8fc
@MarwoCiise-yr8fc 11 месяцев назад
Gold voice Omar inshaar🗜💛
@naturerelaxationsfilmsworl147
@naturerelaxationsfilmsworl147 11 месяцев назад
Ogansho waan ku salamay 👍
@CabdiWahaab-nh8xu
@CabdiWahaab-nh8xu 5 месяцев назад
Keep going
@KingC.raxman
@KingC.raxman 11 месяцев назад
Maanta cment ana ugu so hormaray ustaad pin igu qabo
@xafsocabdirahmaan5437
@xafsocabdirahmaan5437 9 месяцев назад
Aad iyo aad wll 🎉❤❤
@mrdallace4499
@mrdallace4499 11 месяцев назад
Anigaa ugu horeeya maanta 😂
@zadaamjama2390
@zadaamjama2390 11 месяцев назад
Omar inshar ❤
@Maxamedmustaf19
@Maxamedmustaf19 11 дней назад
8:51 run waaye😮
@user-hb2up1jf6h
@user-hb2up1jf6h 11 месяцев назад
1m coming soon
@cabdiraxmaanxaashi14
@cabdiraxmaanxaashi14 7 месяцев назад
Nabiga an ku salino scw scw
@haniomar9374
@haniomar9374 11 месяцев назад
Omarow waa mhdsnthy wllo mgc aad u jeclhyna waad wdta❤
Далее
Каха и суп
00:39
Просмотров 1,1 млн
Wuxuu Ahaa Nin Madow | Qisada Luqmaan Al Xakiim .
17:12
Macsalaamo Afrika | Meeshaan Waxaa Ka Dhalanaayo Bad !
12:09
Каха и суп
00:39
Просмотров 1,1 млн