Тёмный

AABO IYO 5 ILA DHALATAY YAXAAS CUNAY HOOYA DHIMATAY KII JECLA GUUR IGA BAXAY 

Ridhwan Issack
Подписаться 786 тыс.
Просмотров 210 тыс.
50% 1

#Subscribe #Like #Share

Развлечения

Опубликовано:

 

29 май 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 978   
@Shanlayste
@Shanlayste Месяц назад
Aqoon kuuma lihi laakin rabi Haku siiyo wx walbo oo aad jeceshahy hadii aad like ii saarto 😭😭😭
@XUBIXayaat
@XUBIXayaat Месяц назад
Aamin
@maaidomahamuud2439
@maaidomahamuud2439 Месяц назад
Aamiin😢❤
@user-fz9vf2dj1p
@user-fz9vf2dj1p Месяц назад
Aaamin ❤
@deeqsuldaan4551
@deeqsuldaan4551 Месяц назад
Diyar waye laandheere
@deeqsuldaan4551
@deeqsuldaan4551 Месяц назад
Like waan kuusaraaa ii duceey adigana
@FaysaFarax-ju5gp
@FaysaFarax-ju5gp Месяц назад
Aqoon kuma lihi lakin rabi haku siyo wax walba oo jeceshay hadad like isaartid walal❤❤
@hassanabdulleofficial8490
@hassanabdulleofficial8490 Месяц назад
Xaqiiqo waxaa ah qofka hagaajiyo xiriirka Rabbigiisa in waxwalbo ay u hagaagayaan. 🥰
@user-dp4tn2xs8l
@user-dp4tn2xs8l Месяц назад
Aad wallaahi
@Haffyy
@Haffyy Месяц назад
Tasa been ehen ya Allah nawanaji ya rabi 🤲🥺♥️
@hudaabdullah3447
@hudaabdullah3447 Месяц назад
waa runtaa Alle hana waa fajiyo
@mohamedibrahimabdi-oe1ii
@mohamedibrahimabdi-oe1ii Месяц назад
Aaway dadkii jeclaa xabiibkena mohamed N.N.K.H ku saliya xabiinkeena mohamed scw
@sabiriinmaxamud2684
@sabiriinmaxamud2684 Месяц назад
صلى الله عليه وسلم
@nuuremohamud4311
@nuuremohamud4311 Месяц назад
صلى الله عليه وسلم
@riyanriyaney5055
@riyanriyaney5055 Месяц назад
Scw scw ❤
@user-gb2ci1du5r
@user-gb2ci1du5r Месяц назад
Scw🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@AyaanGaylan
@AyaanGaylan Месяц назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@user-fs7cr5yg1y
@user-fs7cr5yg1y Месяц назад
Walahi intaan qiso daawanayay tan mid ka xanuun badan ma arkin wlashyeey allha kuu gargaaro dadkoo dhan haday kaaa tagaan waxaad haystaa allle aaan marana kaa tagayn😢
@Ayanmohamed-xl9so
@Ayanmohamed-xl9so Месяц назад
Waa sax
@jeybashiir5531
@jeybashiir5531 Месяц назад
Qiso iga xnuun bdan waligay ma arkey illaahay ha kula jiro wllo mrksta nolosha guulo bdan ka gaar insha allah samir iyo imaan wll gcliso😭🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@sumayraargazn5337
@sumayraargazn5337 Месяц назад
Sorry 😢😢
@samraaf5311
@samraaf5311 Месяц назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad
@zahraibrahim7523
@zahraibrahim7523 Месяц назад
Sory wlhi waa ilmeyay qiso xanun badan waaye😢😢
@naimahussein3911
@naimahussein3911 Месяц назад
Scw Scw Scw ❤❤❤🎉🎉🎉
@AminaDaganfaroole-ym1no
@AminaDaganfaroole-ym1no 26 дней назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@NASTEEXOAxmednuur
@NASTEEXOAxmednuur 20 дней назад
Scw scw scw
@user-dz4ti5ru8d
@user-dz4ti5ru8d Месяц назад
Gabadha qisadeeda anoo lamurugeesan qeebihii hore oo dhan markay soo gaartay qeebta hooyada markay dhimatay wiilkii ay ♥️ ay isdoorteena uu ka tagay ooh oohin afkaa furtay🥺🥺 abaayo cawad qayr badan Allah kuugu badalo
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its Месяц назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🫵🕋❤️
@user-go9fx8uw6r
@user-go9fx8uw6r Месяц назад
Horta ciwankan koko ciwankeda miya mise maha
@riyanriyaney5055
@riyanriyaney5055 Месяц назад
​@@user-go9fx8uw6rqofkala inu yaxay lagayabaa
@LovelyBirthdayCake-gp6ip
@LovelyBirthdayCake-gp6ip Месяц назад
Scw ♥️♥️
@user-kz8pc3xt1r
@user-kz8pc3xt1r Месяц назад
صلى الله عليه وسلم
@SalmacabdiShuriye
@SalmacabdiShuriye Месяц назад
Koko❤❤❤❤❤
@Carafat76
@Carafat76 Месяц назад
Nin walbe iyo sheekadiisa, allow yaa qalbiyadeena daalacada. Ilaahay hakuu qaboojiyo qalbiga
@shukrishuulaanka8595
@shukrishuulaanka8595 Месяц назад
Illaahey inti dhimatay ha u naxariisto jano iyo raxma ha siiyo aamiin. Waa qiso aad u xanuun badan illaahey cusranka yusran ha kuugu badalo insha Allaah. Aamiin
@billionairebuskud4800
@billionairebuskud4800 Месяц назад
47:55 She’s smiling at the same time she’s crying, How she’s smart and beauty sorry sister There’s Allah never give up…
@kamlahasssan
@kamlahasssan Месяц назад
Wlhi inta qiso aan dawanye midki igu xanunka badneyd waye abyo samir iyo imaan alle haka siiyo walidkaga iyo walalaha wiilka shegeysana hadu qeyr ku yhy illah hkuso celsho hadusan calaf ku aheyna illah hku siiyo nin wanagsan ku jecel sida walidkaga cml abyo mcn😭😭illah kuma tuso dhibato kle
@user-hp8re5sj5w
@user-hp8re5sj5w Месяц назад
Walahi intaan qiso daawanayay tan mid ka xanuun badan ma Arkin walaal illahy qal bika haguqabojiyo😢😢
@ashaibra2686
@ashaibra2686 Месяц назад
Wallahi gabadhan aad ban uga murugoday walailmeyay qisada gerida hooyaded ilaheyba kaqatay ayado aad aragtideda uguoman maskinta samir iyo iiman allah kasiya ninki ay iskuhaleyneysay oo garabka kadhiganeysina wuxu kunoqday waxanay filaneynin hooyada waxbarashaday kuladoneysay waykusisay hadad dhibatadas badan somari laheyn ad adeygan iyo dadnimadan manta madqabten macanto ilahey kumadayacayo walalaha hooyada kudhashay xariri wiilki ficna mid kasificana allah kusiyo heshana maogiye ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@muxammedgeedi7715
@muxammedgeedi7715 Месяц назад
Wallahi gabadhaan waxaan isbaranay 2022 ayadoo juice gad gadeyso suuqa towfiq lkn qisadeeda maanta iigu horeyso runtii waa qisa xanuun badan
@deeqoahmedsomaliyaguul7685
@deeqoahmedsomaliyaguul7685 Месяц назад
Xilaagaas hoyadeedh way noleen 2022ki
@sabrinelmikhalif9364
@sabrinelmikhalif9364 Месяц назад
😭😭aad ban ugu naxay qadar rabi ba ku qabsaday alleh Wn kaga baryaya wx aadan filaneyn inuu rabi kula kulmiyo oo dhibatoyinkas ku hilmamsiyo😭
@user-st7vy8tt2i
@user-st7vy8tt2i Месяц назад
Wallaahi waa xanuun waan ka ilmeeyey gabadhaan qadaraha ku dhacay illaahey qalbiga ha u qaboojiyo aamiin.
@Nimcaanaxmtth805
@Nimcaanaxmtth805 Месяц назад
Allahumma Salli Wa Sallim 'alaa Nabiyyinaa Muhammadin📿🥰
@originalabdi33
@originalabdi33 Месяц назад
Axx walahi wan la ilmeye😭 Illahay walidkaga ha u naxaristo walidkaga sis🤲😭 Illahay qalbiga haku qabojiyo, Ninki Ila hada ficna inu sidan isku badalo waa cajiib. Mid ka fican Illahay haku siyo sis🤲❤️
@hoodo6989
@hoodo6989 Месяц назад
Ina lilahi wa ina Ilahi rajicun wa qisadii igu xanunka badaned Ana maqlo wa awodi wayey ilinta inan ceshto😭 wlhi Waxa daremaya xanun ya allah gabdhas yartaa walidked io walalhed u naxariso iyadana meel wanagsan mari Alla qalbigaa😭😭😭😭
@nuuremohamud4311
@nuuremohamud4311 Месяц назад
Inaa lilaah wa inaa Ileyhi Rajicuun Wlshy waalidiintaa iyo walaalaha Eebe weyne ha u naxariisto naxariis waasici ah ha siiyo idil ahaantodba waayo aduunkan ayaaba ah mid aanan sii waareynin Adigana sabar iyo iimaan saadiq ah Eebe hakuugu deeqo laabta Eebe haku qaboojiyo sabar kaasho Eebana waxuu macooda yahay kuwa sabar wax walboo kheyr ah Eebe haku waafajiyo una ducee hooyo iyo aabo dhamaan. Intaan noolaa qiso ka xanuun badan ma maqlin wax walbana waa ku cibra qaadasho sabarka iyo xidhiidhka Eebe wanaaji Ilaahayna haku dhowro In sha Allah wax walboo wanaagsanoo kheyr ah Eebe haku siiyo😪🥺😭🤲🏻.
@nagiibabdi9290
@nagiibabdi9290 Месяц назад
Hooya dhimatay markay tidhi wlhi ilmaa iga timi anoo nin ragga 🥹😭
@Fowzia69
@Fowzia69 Месяц назад
Waa masaakiin waalidkeed dhintay oo la gumaysanayaao subxaanalaaah waxaas waa xumaan weyn
@hudaabdullah3447
@hudaabdullah3447 Месяц назад
qofka qalbiga jilicsan waa qof iimaan leh
@nasraali8311
@nasraali8311 Месяц назад
Ilaahay nolosha inta hadhay hakuu hagaajiyo walaal qaali 🫶🫶
@user-eq9xo4hn2e
@user-eq9xo4hn2e Месяц назад
Qisooyin badan waan daawaday lkn maana arkin tan too kaxanuun badan maana arak 😪😭😭 Illaah qalbiga ha kuu qaboojiyo abaayo kooka fcn allaha kuu sahlo
@maxamuudyare2786
@maxamuudyare2786 Месяц назад
Wllhi Waa qiso naxdin leh alle haw naxariisto dhamantod 😢😢
@CabdikariinisaxaqIsmacil
@CabdikariinisaxaqIsmacil Месяц назад
Wax aan ka dareemaynaa qisada inta hore in hooyo la,aan ayayna nololi jirin hadii ay waalidaantaadu noloyihiin Alxamdullah dheh😢😢😢😢😢😢
@Amiira-sihaam
@Amiira-sihaam Месяц назад
Ala xanuun badanaa qisada inantani waligay ma arag qiso ka murugo badan walaal waan kula murugooday kana ilmeeyay masiibadaa culus ee kugu dhacday se waa qadar ilaahay ilaahay maamo haw naxariisto adigana qalbiga hakuu qaboojiyo ilaahay waxaan kuu baryayaa inuu calafka kuu wanaajiyo noloshadaana farxad iyo guulo kuugu dhameeyo ilaahay hakuu gargaaro walaal.😭😭
@ifrahalihassan2383
@ifrahalihassan2383 Месяц назад
Wlhi hdl dhaho ma aqaani wa qadar alla subxanallah abyo Allah awood badan ki siiye 😭ilahow nolol wngsn sii aduun iyi aqiiraba ax alxm waxa shekeno wa danbi 😭
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12 Месяц назад
Wlhi waan la ilmeeyey gabadhan walaasheen ah qisadeeda nololeed waxaan kuu rajayn alle casaawajale inuu qalbiga kuu xasiliyo kuuna qaboojiyo dadka dhane ehel iyo asxaab alls kaga dhigo familygiine alle janada inuu idinku kulmiyo walalo''.❤️
@user-yy1nm4to4r
@user-yy1nm4to4r 2 дня назад
Allah Zaid bu kujclyaxay walashey bcoz Allah dadka u jclyaxahah bu intixama Rasulka SAW wuxuaxa qeyru qalqi lah dadana Zaid ba lointixame .dambi dad Allah kakadigo .adhi iyo familkaga guru aqaro Allah hanigadiso .ameeen . Walahatha Hal Mel kenso sifa ad udisato famil lawad o walibo qrxsan i.a ❤❤❤❤❤❤❤
@Xamdi_xilkas
@Xamdi_xilkas Месяц назад
Wlh wa qisadi igu horeyso aan oohin ceshan waayay abayo mcn illahey qalbiga haku qabojiyo walidkana allaha u wada naxaristo sabar iyo iiman allaha ka siiyo😭😭
@aniesanies7859
@aniesanies7859 Месяц назад
illahay wllsha cawidi khayari qabahasiyo hooyo ana illahay haa uu naxarito qabriga illahay ha uu wasaciyo nasiba wacan illahay haa kusiyo qali
@wllawhaa1803
@wllawhaa1803 Месяц назад
Inalilahi waina ileyhi rajicuun Alle Unaxriisto familkeda oo dhan wlhi Qisadan Qiso ka xun weligee ma arag Qisadii nabi mohamed :ﷺ bey Xoga iskey egyihiin Xaga Iney walid iyo walal toona Laheyn oo nolosha kaligood Wajahaan I.a Aduunkan iska yar wllo Adne qalbiga Alle haku qaboojiyo 😢
@SmilingLemonade-qf8nc
@SmilingLemonade-qf8nc Месяц назад
Hooyoo mcn ilahayow kunaxariso 😭😭😭😭😭😭
@aarkamudugofficial28
@aarkamudugofficial28 Месяц назад
Walaahi Waa Qiso Tiiraanyo iyo Murugo Leh Waxa Inantaan Ku dhacay Horay Ayaa Loo Xumeeyay Hadana Waxaa Ku dhacay Hooyo oo Ay Mudo dheer Kala Maqnaayeen Ayaa iyagoon is Arkin Midii Rabi U Timid Horay Waxaa ugu dhacay In Aabeheed iyo Walaaleheen Yaxaas Horay u Cunayy Walaahi Waa Qiso iyo Murugo badan 😭😭😭😭😭
@xamdaclraxmaan8427
@xamdaclraxmaan8427 Месяц назад
Dhibkaas ku dhacay hadana nolosha is may dhiibin qadarka alle aaminsantahay. Alle garabkaaga ha ahaado wll
@Misbaax
@Misbaax Месяц назад
Waligeey ma arag qiso sidan iiga oogahisay wlhi ma arag illahey waxa ka baryaaa gabdhan imtixanka ku dhacay badal qeyre leh oo weyn inuu illaah siiyo abaayo caawa wan kula ooyay hada qoralkeyga aragto isoo jawap saa iiga oysiisay ma arag cid iiga oohsise😥😥😥😥😥😭😭😭😭😭
@rahmafarah6892
@rahmafarah6892 Месяц назад
Wa qisa muruga badan habo ilaah qalbiga hakuu qaboojiyo hooyana alaha unaxariisto kasna ilaah aku dhaafiyay wa qofan qadarka eebe aqoon hada guursato adna wa dhimane mu is dhahay dad quraafadkas aminsan ajiro niyada adkayso o noloshaada horey usii wado insha alaah wa hele mid qeyr qabo
@fowsiyohussein5150
@fowsiyohussein5150 Месяц назад
Waa qadar alle wax walba allah faraj ha u furo gabadhan. Qalbiga na taabatay😭😭😭😭😭
@dekaosman9412
@dekaosman9412 Месяц назад
Allx horta somli wx fahma wxlga yabaa innkaa hooydii inu jeclaa oo u wayy than u ku fakaryy gabadhan hooyaded ayad hooyo orn o klmd mrkle ayad isticmli donta hba kla dren duwnto e qof geridii hooyadi inu ka bogsdo rbo ayu ila muqda ma aha inu qof uga tgo bilaa hooyo ayaad thy ama bilaa cid baa thy wna wx laga xumado runtii 😢lkn wlalylaw intyda ilhy noo dooray inaa nolosha bilaa hooyo ku noolano wxn jclnhy oo welipa doorbidnaa in lamanhygu hoyadi noshahy wlhi cz intaas yaan naxriistii hooyonimo ka radinynaa inta hysta hooyo u noshahy Alle hydiin daayo aniga io inta ila midka ah e ilhy ka qaadyna rabi janoyinkiisa hnagula kulmiyo
@ridwaancumar8879
@ridwaancumar8879 Месяц назад
Waligey qiso ma dhamesan wlhi gbrtan wala xanunsaday 😥😭😭
@user-qt8rj2lx2p
@user-qt8rj2lx2p Месяц назад
Subxaanallaah jaahiliintu dhib batnaaa saqiir ku soo mutay Aala abusaaa😢😢😊
@ardhoyahmed6189
@ardhoyahmed6189 Месяц назад
Wa qiso xanun badan runti .ilahay hoyada mcn hau naxaristo. Ninkas xune waqtiga garab ubahned kucilay na mid ka kher badan allaha kuso sahlo. Qalbigana allaha ku Qabojiyo strong woman aya tahay runti .Daaman familkada allaha uwada naxaristo
@fadumoibrahim9594
@fadumoibrahim9594 Месяц назад
Qalbiga allahaku dajiyo habo😢😢 waad ka bixidonta😢😢😢
@fowsiyohussein5150
@fowsiyohussein5150 Месяц назад
Waa qadar alle wax walba allah faraj ha u furo gabadhan. Qalbiga na taabatay😭😭😭😭😭 ninka saas yeelay baaba iiga daran rabiyow mid ka kheyr badan sii
@xaraartoofficial7748
@xaraartoofficial7748 Месяц назад
Inalillahi waina ilehi rajicuun ilaah haunaxariisto dhamaan familkaadi ,sabar muuji oo ilaah baa kula jirey markaa rafaadka kujirte hadane ilaah baa kula jiro ,waxaa tahay gabar aad uqurxon oo ay kamuqtao diin iyo aqlaaq wngsn, nolashadi hori usii wado qof wanagsan oo garabkaadi ahaadana guurso isku day inaa nolal aad kuqanacsanthy sameysatid walipa aad xur utahay, boqarada guleyso❤❤❤
@maryamomaanka1289
@maryamomaanka1289 Месяц назад
Abayo mcnto qalbiga allaha kuu qaboojiyo aduunkan waa maanta iyo bari wixi rabi kuu qorayna ma gafaysid wlhi insha allaha Rabi aya garabkagag al ☝🏻🤲🏻😭🥰
@umucaashamaxamad9536
@umucaashamaxamad9536 Месяц назад
انا لله و انا اليه راجعون اللهم اغفر لها ورحمها وجعل قبرها روضة من رياض الجنه مين يارب عوض الله خيرا منه 😢😢😢
@ridwaanibraahimmohamed
@ridwaanibraahimmohamed Месяц назад
Ax ax wlle allah kuu qaboojiyo qalbiga wlle waxaa tahay qof wangsan dadka wanaagsan aduunka waa lagu itixaamaa wlle allah kuu qaboojiyo qalbiga
@Caasha739
@Caasha739 Месяц назад
Inalillahu wa ina ileyhi rajacuun qiso xanuun badan weeyaan ilaahay ayaa wahelkaaga ah ilaahay haku xafido oo hakuu gargaaro wall Aamiin😢
@FalastinNorAden
@FalastinNorAden Месяц назад
Wlh waa qiso xanuunbadan aan la ilmeeyay walaasheena waxaan leeyahay ilaah qalbi ha uqaboojiyo anaga waan uduceeneenaa muslimka oodhan hooyo iyo aabo alle hakaaga dhigo ninkaas kaa tagayna midkaqayrbadan ilaah hakuu sahlo😢😢😢😢
@Simaneeeey12
@Simaneeeey12 Месяц назад
Illhy qofkasta culayska haka dulqado Ana ha iga dulqaado
@user-iw6tw2dj8l
@user-iw6tw2dj8l Месяц назад
Amiin😢
@user-fs7cr5yg1y
@user-fs7cr5yg1y Месяц назад
Amin amin
@user-dp4tn2xs8l
@user-dp4tn2xs8l Месяц назад
Aamiin
@user-tz1ff9cp2m
@user-tz1ff9cp2m Месяц назад
Aamiin
@salmacadey9952
@salmacadey9952 Месяц назад
Aamin
@barbatov288
@barbatov288 Месяц назад
Cafi wll ilahey wuxu yirii is cafiiya sii an idiinku cafiyo 😢
@IbraahimHaji04
@IbraahimHaji04 Месяц назад
Wlhi Gabadhaan Qisadeeda Aad Bay ii Taabatay waana Qiso Xanuun Badan Runtii waan ka xumahay Wlshey waxwalboo kugu Dhacay Ilaahay islaamka oo dhan Hooyo iyo Aabo Hakaaga dhigo iska Samir walashey alle Ayaa Garabkaaga jiro marwalbaa walal🥲
@farhiamahamad8938
@farhiamahamad8938 Месяц назад
Ax Inalilaahi wa inaa ileeyhi raajicuun hauwadanaxariisro dhamantot
@user-cr3yi8dh5x
@user-cr3yi8dh5x Месяц назад
Dadka dadka kuwa dhaw ayaa ku dhibaateenayo wlhi nolosha waa cajiib soomeeliyee xasid nimada halis ka dhaafo
@maryanl804
@maryanl804 Месяц назад
Ridwaaaan gbdhaan alle samir ha siiyo balse naagaha aan xishooneyn ha wareysan
@MohamedAbdullah-cq3rj
@MohamedAbdullah-cq3rj Месяц назад
DalaQ dam😂😂😂
@shushunuura5051
@shushunuura5051 Месяц назад
😂😂😂​@@MohamedAbdullah-cq3rj
@Fowzia69
@Fowzia69 Месяц назад
Gabadhaan ma xishoonaysomiyaad leedahay?
@nnpcat625
@nnpcat625 Месяц назад
kkkkkkkkkk.. gabadhaana kawaran ayadana
@rahmamohamed5636
@rahmamohamed5636 Месяц назад
@@MohamedAbdullah-cq3rjmucjiso bay ahayd dalaq dam caan radis bay ahayd 😂😂😂
@nouranouae
@nouranouae Месяц назад
الله يرحم ماما ويغفر ذنبها ان شاء الله يا رب الله يبرد لك قلبك ان شاء الله
@Docaysanhodo-ci9gy
@Docaysanhodo-ci9gy Месяц назад
Wllshy mcn wllhi ale ayaa kuu qoray intaas waxaa ku maqan Nasriga ale marnaba haka quusan Waan ku soo ducaynay ale hakuu gar gaaro guri iyo sawj aad ku dagto ale haku siiyo Wllhi aad baan umorogooday qisadaada
@adontiialle2748
@adontiialle2748 Месяц назад
Ilahyow ugar gaar aakhiro iyo aduunba waxy ku faraxdo ilahyow sii gabadha yar ilahyow qofkasta oo muslima culeyska ka dul qaad yaa rabi ilahyow na sii samirka xaalad kasta yaa rabi 😢😢
@mukhtarali8641
@mukhtarali8641 Месяц назад
Caw waa jimco igula Sali Nabi maxammed scw scw scw scw scw scw scw scw scw wll
@naimahussein3911
@naimahussein3911 Месяц назад
Scw Scw Scw ❤❤❤🎉🎉🎉
@user-yc6kh4yh4t
@user-yc6kh4yh4t Месяц назад
Inaa lillah waa inaa ileyhi rajicun 😢😢😢allah samir ha kugu arzaqo abaayo mcn
@shadiyaxasan7240
@shadiyaxasan7240 Месяц назад
Wlhy wa qisadii igu xanuun badneed biliow ilaa Dhamad ilmada way iga socotay wlhy alle qalbiga Haku qabojiyo abaayo mcn😭😭😭😭😭😭😭😭
@user-mg5pk2rk2z
@user-mg5pk2rk2z Месяц назад
Walhi anba ilinta iga dhamtay😢
@riyaaduljanna6521
@riyaaduljanna6521 Месяц назад
Subxanalah Subxanalah 😢😢😢 wax ka qayr badan allaha kusiiyo abyo gabar daruuf sooo martay baa tahay lkn Stronger women mid aad ku nasato allaha kusiiyo aabo iyo hooyo kuuu noqda
@naimaomar3375
@naimaomar3375 Месяц назад
Aaaaaamiiinyarabi allow u aqbal
@HirsiCraxman
@HirsiCraxman Месяц назад
Hadad donaysid inaad nafistid ama. aad wax isbedel aad heshid waxad aaminta cida nolosha I Iyo gerida jacalka Iyo nacaybka intuba ay gacanta ugu jirta inay allaah tahay 3 bilod 3 kun isaga imtixankisu waa u gooni adiguse illaahay wixii qalad kaa dhacay cafis waydiso baryo isdhuldhig sadaqo dadkana mid cafida noqo illaahayna kuma dayacayo insha ALLAH
@MaxsmuudaliWezz
@MaxsmuudaliWezz Месяц назад
Abyo illahy ha kuu gargaraaro abyo mcn🤲🤲
@naimabarre7088
@naimabarre7088 Месяц назад
ILAAHEY GABADHAS MID KHAYRQABO OOWALAL IYO WAALID MID GARAB UNAQDO HAU SAHLO WAALIDINTENANA DHAMAN ALAHA U NAXARISTO AAMIIN 😭😭😭
@hassanabdulleofficial8490
@hassanabdulleofficial8490 Месяц назад
Waqtigu wuxuu ii noqday xasuus dadkana waxa ay ii nooqdeen cashir taasi waa nolasha dhabta ah?....
@fadumoali4700
@fadumoali4700 Месяц назад
Xaqiiq waaye
@fiidowmrk
@fiidowmrk Месяц назад
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@khalettjama7310
@khalettjama7310 Месяц назад
Abayo rabi wax walpa aad jeceshy haku siiyo qosol aan uurka jirin bey qosleysaaa xanuunkii baa ka tiro batey
@AyaanAli-lh3zp
@AyaanAli-lh3zp Месяц назад
Wlhii Waa qiso Xanuuna leh allaha unaxirsto aabo iyo hooyo 🤲iyo walaala daa 🥹😢abaayo ninkane waxaa laga yabaa inuu Qeyr kuu ahey marka Alxamdullilah dheh guul ayaa kuu rajiynaa nolowe kartibadn ayaa tahye wlhi abaayo 🙏👸🏻❤️
@xaawocismaan2407
@xaawocismaan2407 Месяц назад
Ayaantaan waalidiinta laga cabaadooyaa serious wlidkeeya si kasto one ii yahy😢😢😢❤
@tazniimhupii8266
@tazniimhupii8266 Месяц назад
Wll waalidkeed kmay caban ee qaraabo kasheegatay un midna ogow waalidka iyo wllaladaa wax dhaafsisan hba kutashn way iska dhib bdn yhn
@abdirahmanshube1
@abdirahmanshube1 Месяц назад
Wlhi gabadhaan waa samir badan tahay wlshy qalbi allaha ku fududeeyo noloshaada
@seed3966
@seed3966 Месяц назад
إنّا لله وإنّا إليه راجعون Ilaahaysamir iyo iimaan haka siiyo waa arrin murugo leh Rabbii khayr haku siiyo aamiin 🤲
@yaxyeabdul4883
@yaxyeabdul4883 Месяц назад
Runtii qiso an dhagayso Tii igu xanunka badnayd waye Rabi subxana watacala qalbiga ha kuu qabojiyo badal khayr qaba haku siiyo waridkana iyo walaha rabi naxaris wasaca hasiiyo dhmntin janada Alha idinku kulansiiyo runtii waxad thy Gabar adag Rabi haku garab galo adun iyo aakhiraba
@fadumoibrahim9594
@fadumoibrahim9594 Месяц назад
Ax ax ax😢😢😢😢😢 Allah unxariisto dhaman samir iyo imaan haka siiyo😢😢😢😢 Aabe iyo 5 caruur yaxaas cunay Hooyo macan 😢😢😢😢😢😢
@shakatachannel1729
@shakatachannel1729 Месяц назад
Qiso murugo leh waye wlh abayo samir qofka daacada ah allah ayaa garabtaagan. Ninkan kugu nacay ehel la aanta koley sida aan isleeyahay maskax kale oo ka wayn aya la saaray qof kuu fiicnaay warkas kasoo yeeray waa la dareemi karaa ina lagugu diray war si kale loogu sheegay. Hooya mcn allah yaa raxma raaximin.😢
@fayroozaqaliofficial2381
@fayroozaqaliofficial2381 Месяц назад
Inaa lilaah waa inaa ileeh rajcuun 😢😢 waa qiso xanuun badan alle samirka haku adkeeyo wll samir iyo imaan , wll ilhay nin iyo awlaad qayr qabta haku siiyo ood kuu ilowdo aamiin yaa rabi ❤❤❤❤
@farxiyoyaxye5405
@farxiyoyaxye5405 Месяц назад
Waa qiso xanunbadan abayo ilahay qalbiga haku qabojiyo walidka iyo walalaha ha unaxariisto wax walba waa qadar kun sano kahoraysay ilahay janadiisa haku casumo rerka dhan nink walid ilahay kaqatay kaga tagay awalba kulama jogen ee allah baryo taxbiixda iyo saliga nabiga badi midka qayrbadan bad heli oo kuqalma lkn ha u niyad jabin nin xun shaqadada wado passport qado iska dalxiis maskaxda dagso biliadam waxba kuma siiyen allah ba kujoga ee Allah bari
@abdiaziizraage
@abdiaziizraage Месяц назад
Allah Samir hakusiiyo bedel qeyrleh Allah hakusiiyo wllhaaa kudadaal isweheshada wllahaa waxba idinkama halabayaan adunka Ayaaa SaaS iska ah 😢😢
@hanaoffecial2719
@hanaoffecial2719 Месяц назад
Xanuun badanaa qisada 😢 illahow gabadhan ugargar mar marwalbo😢😢
@Abdirahman145
@Abdirahman145 Месяц назад
Qalbiga ale haku qabojiyo abayo mcn ale ha unaxaristo walalaha iyo walidinta So sad Wlhi Ax😭😭😭🤲🤲
@ZaynabCadar
@ZaynabCadar 15 дней назад
Ilhyow barakiyo oo aqiro adun wax walbo oo fududiyo jañada hageyoo nin naxaris bdn wye ilhyow daa😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@zakarieabdikasim8618
@zakarieabdikasim8618 Месяц назад
Waa qiso xanun badan allah xagiisa wa kaga sokeeyo malaha walshay wax walbana waa qadar Alle allah ucarar xagiisa
@MA-uz3qe
@MA-uz3qe Месяц назад
Dad khurafad aaminsan ayaa jira, dhimashada in caruurtu waaridka ka dambayso waa sida badan. Ee ninyahow gabadha guurso waa gabar diin leh oo qurxoon, oo shaqo yaqaan ah.
@tazniimhupii8266
@tazniimhupii8266 Месяц назад
Qof walba waqtogisu dhimanya dadka qaar wa jaahilin
@ahmedromanio
@ahmedromanio Месяц назад
Odayasha hore wa ina gumed dumarka sida xolaha cml ola dhamqi jiren this is so sad story wlh
@choukrichoukrimahamoudmous6753
@choukrichoukrimahamoudmous6753 Месяц назад
Noloshay itan nolahay man ka oyine lkn qisada gabanan wlhi wan oyay wan ku so dducaynaya walashay qalbigaga Allah aa ku qabojigo qof ku jecel oo walid iyo jeceylba ku noqdo Allah haa ku siyo
@ardhoyahmed6189
@ardhoyahmed6189 Месяц назад
qofka ku jecel wa qofka marka waqtiga adag ee xanunka badan garab kusiya .mcnto ilahay qalbiga hakaga rebo hooyo macaan
@Ms.Taleeh
@Ms.Taleeh Месяц назад
Dadka qaar waxaad mooda xawayaan subaxan allah bal dadka saqirada sidaa u gelayey ilahay xagay ka gelayaan
@fartunhaaji
@fartunhaaji Месяц назад
Mala huba in uu yaxaas cuno, amee waxkale dileen, wa xanuun runti, Allah u naxariisto dhamaantod, familkana ha u dhib yareyo 🤲🏾.
@Dagan721
@Dagan721 Месяц назад
So sad wallahi Ninkas mid ka qeyr badan allaha ku siiyo
@MohamedIbrahim-ue6px
@MohamedIbrahim-ue6px Месяц назад
اللهم سخر أمورك
@Bahjawarsame34
@Bahjawarsame34 Месяц назад
Ax alle ha unaxariisto 😭😭😭😭😭
@gamarsaed9147
@gamarsaed9147 Месяц назад
Axx maskiin ilaahey haku arqaso nolal khair leh
@Samiro_Casiis
@Samiro_Casiis Месяц назад
Wlhy waan la oyey qisadada ilahey wax walal walid wax walbo unoqdo usahal maskintan Wlhy waa maskiin wajigedab kamuqata😢🤲🏼
@hiboali4523
@hiboali4523 Месяц назад
Allaha nolosha inta hadhay ha ku qurxiyo
@munaibrahim2054
@munaibrahim2054 Месяц назад
Miskin abayo Ilahay hakusaqiro
@shukrisharaf
@shukrisharaf Месяц назад
Ax ax ax maskiin abaayo 😢😢😢sorry samirkaaga ilaahey makugu qadijo 😢😢 hooyo allahaa unaxariisto abaayo samir iyo iimaan Allahaa kaa siiyo 😢😢umada ilaahey hooyo iyo aabe allahaa kaaga dhigo abaayo 😢😢😢😢nasiibkaaga gadaalka allahaa ka wanaajiyo😢😢 hooyo la,aan waa xanuun
@saara795
@saara795 Месяц назад
Axx wlhi ilintaan ceshan waayay qisadeeda gabadhan ilaahay aakhiro iyo aduunba meel san hageeyo😭😭😭😭😭😭😭
@sumayamahamed9142
@sumayamahamed9142 Месяц назад
Asc Habo macan Allah haakugaragro
Далее
МЕГА ФОКУС С КАЛЬКУЛЯТОРОМ
00:33
Выпускаем трек? #iribaby
00:14
Просмотров 137 тыс.
QISADA YUSRAA!!@sawdamqaalib
56:31
Просмотров 76 тыс.
Dumaal  #qiso
56:38
Просмотров 16 тыс.
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Да блин 😀
0:19
Просмотров 2,4 млн