Тёмный
Ridhwan Issack
Ridhwan Issack
Ridhwan Issack
Подписаться
Sincerity means a lot and the truth will always matter.
Комментарии
@MuxiyediinCabdi-zd9ps
@MuxiyediinCabdi-zd9ps 16 минут назад
Reer godey
@shukrishuulaanka8595
@shukrishuulaanka8595 23 минуты назад
Somalidu waxan kala yaabay Da'jaceyl. WAAN YARAA 2015KII. iney hadasho bey rabtaa hadana wax walba wey qarineysaa.. WAAD YAR TAHAY BAA LAY YIRI. yaraan jecelaa maamada. 50jir kama yara runta halaysku sheego. MA XASUUSTO. MA XASUUSTO. MA XASUUSTO. bey nagu waashay. Aqas
@MuxiyediinCabdi-zd9ps
@MuxiyediinCabdi-zd9ps 28 минут назад
Godey xafade
@user-wb5xx8si2p
@user-wb5xx8si2p 29 минут назад
ax sooori😢😢😢😊
@MuxiyediinCabdi-zd9ps
@MuxiyediinCabdi-zd9ps 53 минуты назад
hhh Biyaha qof baa qaboo jistay
@fardawsaalifarah4587
@fardawsaalifarah4587 Час назад
Ilmaha yar wax dambi ah ma laha asagoo hooyadiis guyrkaas lala rabin hadana haduu Allah ifka keenay ma ahayn in la takooro.waayo asaga waa innocent
@aliyah-rl7pv
@aliyah-rl7pv Час назад
Bal rer a necebtahay cuqdad u qabto liiskaga la hoos orod so bahdil io sharaf dhac ma aha ninkasow nagta haday ilmaha haysata kaso qad sbbto ah wa rer cuqdadaysan aday ka dhex arkin ilmaha noga so qad canasirta😂😂
@halgankanolosha7992
@halgankanolosha7992 Час назад
gabadhan illahay siday jeceshahay ninka hawga dhigo waayo aadbay u jeceshahay
@ibrahimbulle
@ibrahimbulle Час назад
One in a million ❤
@asmaahmed4575
@asmaahmed4575 2 часа назад
Salma waa gabadh yar oo maskiina Aqoon fiican ayaan u leeayahay waa hooyo da.yar oo korsada laba cunug yar yar qurux badan maysa iyo maxamed Alle ha kula garab galo kortina carruutaada walal❤❤
@sacdiyacismaanw.a6338
@sacdiyacismaanw.a6338 2 часа назад
Sorry abaayo 😢😢😢
@aliyah-rl7pv
@aliyah-rl7pv 2 часа назад
Dhakh dhakh badana gbry re garowe io re hargaysa bdn isqaba sharaf io karamo kuwada nool garowe cid lagama cunsuriyeyo hargaysa dadka laga cunsuriyeya tan labad ada nin an rerkinu rali ka ahayn gursaday naag walbo rerkoda nin darti uga go da noloshu umaba hagagto jab io rafad kaso qada ileen wx habar walid qaba ma harsadee
@user-kq3bh2nw5i
@user-kq3bh2nw5i 3 часа назад
Alle raxamanki ha ku siiyo badal khre qaba 😢 xppry raguna kama fayidayaan dhibka habalaha😢💔💔
@ayuubapdi-gd5xb
@ayuubapdi-gd5xb 4 часа назад
Walee dhib kuuma yareyn
@user-kq3bh2nw5i
@user-kq3bh2nw5i 4 часа назад
Waa gabadh ficn ❤ degan
@abdirashidhussein3029
@abdirashidhussein3029 5 часов назад
Ridwan daqtarka Kenyatta Hospital bal magaciisa iyo specialitigisa bal nala wadaag fadlan . I have a patient who has similar symptoms that needs help.
@yasinhussein7010
@yasinhussein7010 8 часов назад
Walahay qisadan waa xanuun really lkn waa dadka nolosha guusha ka gaadha haddi ay hal mar wakhtigu saacido Nasiib ayuu leyahay ninka hela gabadhan runtii waa cadkar geesiya wakhtigu ciilay guuleyso sister
@qamarahmed9236
@qamarahmed9236 9 часов назад
🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@AslamMaxamud
@AslamMaxamud 10 часов назад
Gabadho doqon miya horta
@Nasra_Abdul2
@Nasra_Abdul2 10 часов назад
Ninka isago kujeda adguriga gadatay markasafartana kuogoladay ilmahana kuguqabsan waninwanagsan eada fahmiwayay o waxkale iskukasawirayeen
@Beru700
@Beru700 11 часов назад
Hargeisa iyo borama waa labada gobol ee ugu qabow somaliland .
@Beru700
@Beru700 11 часов назад
Gabadhka xusuusteda maxaa ka qaldan ?.
@mawlidaden3074
@mawlidaden3074 12 часов назад
Laso dhaqso abawe 😢😢😢😢
@SamafaleHubby60
@SamafaleHubby60 12 часов назад
Jecel❤
@user-xp8im4gp4v
@user-xp8im4gp4v 13 часов назад
Xanuun badnaa qisada ghabdhaan waan kaxumahy abayo😢 hablo RAGA AWLAADA jecel guursada qaarba ubad aan danba kalhayn ilaah baaiska siiyay mooyane
@zuhouradem
@zuhouradem 13 часов назад
garabka saaxiibadaheed bay ka dhiman wayday inantani alle ayaa ugu deeqay sxbo wacan hablahaasow meel walba adduunka kaga nooshihiin noloshu idinma xumayso i.a salma adna nolol khadhaadh waad soo martee alle badhaadhahaaaga ha badiyo wll
@nuurahahmet3627
@nuurahahmet3627 13 часов назад
Tan waa habar jeclo sbaabtoo ah iyagaa gocashada leh😂😂
@umuabdiaziiz7213
@umuabdiaziiz7213 13 часов назад
Ridwan walal wan kubahanahay xage kala soxiriraaa
@user-ux7te8vz6f
@user-ux7te8vz6f 13 часов назад
Qof shaqaysan iyo waan yar isma qabte onag daa mid kle wa qof cuqdad ka buuxdo sido kle wa qof bila go aan kolab waxy ku so celisa zxpdayba ila taliyey wan ku aegn in tahy qof lo taliyo
@darwiishyaresomalidhaba5477
@darwiishyaresomalidhaba5477 14 часов назад
Ridwaan dhaqan xumdaan maxay tahay gabadha shaaheeda iyo nolosheeda private ka maxaa ka galay😮
@luluoahmed9332
@luluoahmed9332 14 часов назад
I’m so sorry to hear that you go through that so much pain. May God bless you and your beautiful kids keep going. You are a strong mother sister ❤
@aniizajaama7544
@aniizajaama7544 14 часов назад
Hooyo karti bdn weeye salmo alle ubad haku koriyi
@7ly.5__
@7ly.5__ 14 часов назад
m.a gabadhaan waa gabar dulqaad io karti leh allaha kuu fududeeyo nolosha ❤
@user-gz4jd6xf4q
@user-gz4jd6xf4q 14 часов назад
Waslad xaaraan ah waaye ayey tidh taasi gaf ma ah miyaa?❤😂❤
@ShugriCsanad
@ShugriCsanad 14 часов назад
Masha alaah wll hooyo adagbaatahay ilaahay ahisukiidayo adiyo awladada kiidhalyna malin aan maata ahayn ayuu kashalyn doonaa madama kasoo bixiwaayay xaqii adkulahydeen wll guul baan kuurajanayaa horey usoco
@laylomaxamed1279
@laylomaxamed1279 15 часов назад
MashaAllh gabdhan caadi maahan waa hooyo adag
@AadanIsmaan-kb7su
@AadanIsmaan-kb7su 15 часов назад
😂😂
@laylomaxamed1279
@laylomaxamed1279 15 часов назад
😢😢😢
@IqraNur-y2c
@IqraNur-y2c 15 часов назад
War meday qeybti kale
@user-lt1wx5wp6g
@user-lt1wx5wp6g 15 часов назад
😢😢😢😢
@user-zj7rz4of8p
@user-zj7rz4of8p 16 часов назад
😢😢😢😢😢
@saynabjama2038
@saynabjama2038 16 часов назад
Wlhy waa xanuun aad ubadan wllo waan kula dareemaya❤
@ZaynabCadar
@ZaynabCadar 16 часов назад
Allh ilhy baa kujecel mcnto 🥺🥹🥺🥹 samirkaa badii 😭
@ZaynabCadar
@ZaynabCadar 16 часов назад
Ilhy daa wilkas 😭
@ZaynabCadar
@ZaynabCadar 16 часов назад
Allh wilkas gbdha gacan qabty wanaagiisa 😭😭😭😭😭laa qirisanhy 😭😭😭
@sihaemhussein883
@sihaemhussein883 16 часов назад
Maskiin waa sheeko qalbi xanun badan 😭😭😭😭
@kaltunahmed3518
@kaltunahmed3518 17 часов назад
Kkkk ninkan waqosol
@user-ej3qu5pf4x
@user-ej3qu5pf4x 17 часов назад
Please give us the full name of the Poem and the name of the Khalif please
@notyourtypicalfarah7194
@notyourtypicalfarah7194 17 часов назад
The guy is qashin. But as man/women never marry into a family that doesn't approve of your qabil. This marriage should've never happen. The guy must've been really physically attractive and she has crazy qooq for him.
@laylomaxamed1279
@laylomaxamed1279 17 часов назад
Fiidkii inlaseexdo waa caafimaad