Тёмный

Aadaanka Salaaddu waa Astaan inoo Gaar ah 

Sollas Media
Подписаться 74 тыс.
Просмотров 9 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 21   
@mohamedhassanawrdoon6870
@mohamedhassanawrdoon6870 4 года назад
Markaan codka ma maqlo weriye khadar mohamed Hashi Waxan soo xasuustaa yaraantii iyo degaankaan ku barbaaray, Lahjad ahaan iyo aqoon ahaanba
@fadumoali7402
@fadumoali7402 10 месяцев назад
ManshaAllah waa barmaamij fiican soo badiya 🕌❤️Sollas media
@طوبىللغرباء-ذ8و
@طوبىللغرباء-ذ8و 4 года назад
*حمدا لله على نعمة الإسلام والآذان*
@mohammedhussein73
@mohammedhussein73 4 года назад
Haybada Ayuu ilaahay ku siiyey Soo gudbinta barnamijyada Ee Hanaga ragin
@maxamedqasim7812
@maxamedqasim7812 4 года назад
Maasha Allah Allah hakubarakeeyo
@Hogolnews
@Hogolnews 4 года назад
Muuqalku sidda ay AQOONI Ugu Dheehan tahay iyo Sidda aan loo dawan ismale WAR Hooy Muqaladan FAAFIYA ?
@Abdifatah-Meecaad
@Abdifatah-Meecaad 2 года назад
Eebbe ha ku barakeeyo walaal khadaroow Barnaajum qiimo badan baad noo soo gudbisay e
@cabdirashiidmacalin6049
@cabdirashiidmacalin6049 4 года назад
Walaal ilaahay khayr haku siiyo
@fuaadcadde852
@fuaadcadde852 4 года назад
Masha Allah alle haku sharfo sxb khadar innoo soo badi barnaaminyadda nucaan eh Haddii aada waqti u heleen xataa week hal mar innoo soo galli Guleeyso sxb
@ahmedawil846
@ahmedawil846 4 года назад
MASHA ALLAH FARXAD IYO DEGANAAN BAAN KU DHAMAYSTAY
@dalmarshow7877
@dalmarshow7877 4 года назад
Solas media ninkaaas khadar waa wariye cod dahabiya leh wn hanbalyeynayaa
@amiliyaali4042
@amiliyaali4042 4 года назад
Maanshaa Allah
@thesomali6369
@thesomali6369 4 года назад
Sollas media farriinteedu markay kuusoo dhacdo markaba waxaad dareemay inay barnaamij xiiso leh diyaariyeen. Aadaanku waa astaan islaam, iyo yididiilo wacan weliba markaad subaxa hore maqashid. Si kale marka loo eego, waa bilowga maalin cusub oo aad salaadda subax ku bilaabaysid inta ka dambaysana wanaag rejaynaysid.
@zakiabdille3518
@zakiabdille3518 4 года назад
Waan ka helaa barnaamijyada Sollas. Guuleysta.
@abdilleayub4642
@abdilleayub4642 4 года назад
Wariyahan wuu fadhiyaa ...
@ROOBLE940
@ROOBLE940 4 года назад
laascaanood ha noolaato Sollas media in dhawayd lama arkin barnaamijkiina !! ma Adnin ka ayaa duruuufi ku timi ? arkiinu ha wanaagsanaaado meeshaan runtii waxaan ku bartay inay tahay il laga qaadan karo aqoonta iyo sugaanta somaliyeed waxka mida in laga heli karo
@axmeddeeq6688
@axmeddeeq6688 Год назад
Cajiib.
@abdiabdirisaq6076
@abdiabdirisaq6076 4 года назад
Masha allah mahad sanid sxb
@xiskaal24
@xiskaal24 2 года назад
Sxb barnamijydaan maxa u joojisay
@mustafeabdulahi1850
@mustafeabdulahi1850 4 года назад
mnzh alah
@DamalFilms1
@DamalFilms1 4 года назад
Masha allaaah
Далее
Qiso Jacayl - Professor Yaxya Ajuma iyo Drs Amelia (1)
13:33
Ванька пошел!!!! 🥰
00:18
Просмотров 234 тыс.
NAH UH
00:17
Просмотров 2 млн
Gabaygii  "Annagoo Taleex Naal" ISMAACIIL MIRE
14:41
Просмотров 150 тыс.
Taariikhdii Koofil oo kooban
24:59
Просмотров 218 тыс.
Ванька пошел!!!! 🥰
00:18
Просмотров 234 тыс.