Тёмный

AADAN NUUX DHUULE - XUSKA WARIYE TERRA 

HANOOLAATO
Подписаться 494 тыс.
Просмотров 85 тыс.
50% 1

Hanoolaato is independent Somali public media platform which was established in 2012 and based in Mogadishu the capital of Somalia and London, UK.
Hanoolaato is a bridge of trust between the Somali government and citizens focusing on their daily life circle, political, current news and social issues of local and diaspora.
Our main aim strategy is to ensure that the all Somalis have same rights to speak freely with no fear at all for their lives for arresting or to be killed for their human expressions
We highlight and make debates about national critical issues and human rights, and miss interpretation of religion.
Hanoolaato urges to the Somali people to understand each other through discussions and talk shows
We also give an opportunity to disabled, oppressed and forgotten People those are vanorible and not considered as a part of the Somali community for a long time.
Booqo hooygeena internetka oo ah www.hanoolaato....
.Subscriber ka noqo barteena youtube-ka si aad u hesho muuqaalada cusub. / hanoolaatotv
.Nagala saxiib barataha xiriirka bulshada oo si joogto ah ugu xirnoow HANOOLAATO.
/ hanoolaatotv
/ hanoolaatotv

Опубликовано:

 

7 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 45   
@cabdallahcabdallah4717
@cabdallahcabdallah4717 5 лет назад
Aadan nuux dhuulle allah yaxfadak mashaa allah waa noo raaxaysay runtii annagoo aan siyaasadda fahamsamayn baan codkaaga awgiis u dhegeysan jirney weliba suu ugu dhawaaqi jirey ingiriiska iyo maraykanka oo uu si gaar ah laba waddan oo waaweyn dadka ugu sawiri jirey
@bethechageyouyouwanttosee1871
@bethechageyouyouwanttosee1871 6 лет назад
Ilaaheey Unaxariiso warye Terra ameen. Adan Nuux Dhuule has a golden voice, waxaan weliba kuxasuustaa barnaamijkii taariikhdii Somalia.
@abdirahmancajiib0
@abdirahmancajiib0 6 лет назад
Allaha u naxriisto Terra. Nin culus. Aadan Nuux dhuule. Codkiisa dhagaha qof walba oo Soomali ah buu ku samaysmay. Radio-ga Aabahay (AUN) oo dhagaystaan ka bartay. Ragga warka aqrintiisa ugu codka macaan buu ahaa isaga iyo C. Nuur ba. Bal wakaase kuwa hada joogo arka, cod-na maleh af-Soomalina maleh. 30 sana ku dhawaad bay ciyayaane!
@DHAQANMAALONE
@DHAQANMAALONE 6 лет назад
Waa dad iyo dad la'aan ragani waxay hiigsanayeen ragii la horeeyay iyaguna waa tartamayeen kuwan laakiin reernimo ayaa lagu keenay yusuf garaad ayaa kasoo buuxiyay meesha haddii uu inta codka iyo afsomaliga taqaan keeni lahaa ciil ma qabneen kuwii ugu codka xumaa oo ugu afsomaliga liitay ayuu soo kiishay
@samriyegaraad5376
@samriyegaraad5376 5 лет назад
Beeenta mahan wlhi Adan nuux dhuule Codkiisa caadi maha
@osmanmohamedahmed217
@osmanmohamedahmed217 6 лет назад
Aamiin..Aamiin... Allaah Jannatul Naciimkiis ha ugu Deeqo ..Aamiin.Aamiin..
@yusufterra2721
@yusufterra2721 4 года назад
Ilahy haunaxaristo aabbe 💔💔❤️
@somalisniper8369
@somalisniper8369 6 лет назад
Rabow naxaristada sii Aamin
@engkaderabeib4880
@engkaderabeib4880 3 года назад
Alleh ha unaxariisto...
@samsamcusmaan3475
@samsamcusmaan3475 6 лет назад
Ilaahay ha u naxariisto
@deeqhussein3299
@deeqhussein3299 6 лет назад
Alla yrxamah
@abdirahmanabdirisag2410
@abdirahmanabdirisag2410 6 лет назад
Alle ha u naxariisto
@abdimohamed1088
@abdimohamed1088 4 года назад
Aameen Allaha U Rahmado Janadii Fardoosa Allaha Nagu Wada Kulansiiyo Dhamaamteena Insha Allah
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 6 лет назад
Innaa Lillah Wa Inna Ilayhi Raajicuun Ilaahay ha unaxriisto, asaga iyo ummada Muslimiinta oodhan. Aamiin
@4471897
@4471897 6 лет назад
illaahay haw naxariisto maxamed terra waxaa taariikhdiisa ka hadlayaa ruugcadaaga caanka ah ee codka dahabiga leh ee aadan nuux dhuule kaasoo qof kastoo dhegaystaa ku raaxaysanayo
@Afalaa
@Afalaa 4 года назад
Allah yarxam Terra waxa u ahaa wariye aad iyo aad caan u ah. U malayni maayo in u jiro wariye ku aado Cabdinuur Sheikh Maxamed Isxaaq.
@khalidkilas.6552
@khalidkilas.6552 6 лет назад
Ameen yaa allah
@mohamedabdihakim8017
@mohamedabdihakim8017 5 лет назад
Allah yaraxma Allah yarxma Allah yarxma Allah yarxma Allah yarxma
@الحمدلله-ط6د5س
@الحمدلله-ط6د5س 6 лет назад
Ilahay ha u naxariisto amiin
@ayanosman2485
@ayanosman2485 6 лет назад
Allaha u naxariisto ya Rahman
@hodanhabeeb1246
@hodanhabeeb1246 5 лет назад
Labadaba allaha unaxariisto
@mahadwadani5673
@mahadwadani5673 6 лет назад
Amiiin
@claahisaalax8382
@claahisaalax8382 6 лет назад
Allah hawna xariisto
@khalidkilas.6552
@khalidkilas.6552 6 лет назад
Inalilahi wain ileyhi rajucuun maxamed calo teero alle qabriga ha u nuuriyo
@ismailhusienaliruicosta
@ismailhusienaliruicosta 2 года назад
aadan nuux dhuule legend
@abdihayehansshi8804
@abdihayehansshi8804 6 лет назад
Aloow u naxariiso
@saidojama1170
@saidojama1170 6 лет назад
Walal allaha u naxariisto wariye terre barnamijkoo dhamestiran xageen ka heli karaa
@Wadani1988
@Wadani1988 6 лет назад
yutuubkaa uun sii gaal hanoolato
@huseinbeyra3538
@huseinbeyra3538 6 лет назад
Waleee rag baaa is helay anoo yer waa dad kii abahey asgoo dhegeysto aan arki jiray waxaa is dhihi jiray xagey jogaan dadkan waxaa kolo modi jiray dad aan af somali ku hadlin aanay aduunka jogin
@tafaaulkheer8602
@tafaaulkheer8602 6 лет назад
Rugcadaa Aadan Nuuxdhule
@dhamecumar3816
@dhamecumar3816 6 лет назад
Aaaaaaaanin ilahay naxariistii janahakawarabiyo aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaamiiiiiion
@mysandwichmine7187
@mysandwichmine7187 4 года назад
Aadan nuux waa reer waqooyi hebelna waa reer koonfureed
@Geyre02
@Geyre02 4 года назад
Allaha unaxariisto marxumka
@abdiali7666
@abdiali7666 5 лет назад
Tera alah yarxamu adan nuux codkisa wa sawtul raxma dib lo helimayo ragas o kale
@abdihayehansshi8804
@abdihayehansshi8804 6 лет назад
Waxaan ugu ducaynayaa terra janadii fardowsa
@omarbihi140
@omarbihi140 6 лет назад
ilaahay haw naxiisto maxamed terra waxan in badan aan ku taxnaa barm=naamijyadiisa
@shakivfarah9468
@shakivfarah9468 4 года назад
This guy is my legendary wariye Adan nuux dhuule. You are the one my favorite Somalian .bbc . I was yanks Somalia 1989 teen 91. Listen this guy is voice .xamar madiina .tariiqda Somali.
@shakivfarah9468
@shakivfarah9468 4 года назад
My favorite journalist.adan nuux dhule . Live long life .amiin
@abdishakuurmaxamed5594
@abdishakuurmaxamed5594 6 лет назад
Alehaunaxriisto weriye Terre iyo dhamaan weriye eekaledhintey
@abdirahmanabdirisag2410
@abdirahmanabdirisag2410 6 лет назад
U sheeeg Kan leh chanelkan in somalida wariyayashu dhex u yihiin waa hadu wax kuqadanayeee
@muxsincabdulaahimaxamad8226
Adan nuux dhuule wariyayashii aan ugu jeclaa BBC da inaan dgagaysto'
@claahisaalax6420
@claahisaalax6420 5 лет назад
illaahay haunaxa riisto
@hassanhared4521
@hassanhared4521 3 года назад
wariyayashii qimaha laha adan nux dhule, axmed cowke. c nur sh isxaq manta bbc waa guri dumay
@mahirtito6923
@mahirtito6923 6 лет назад
Ilahey ha u naxariisto
Далее
Harley Quinn is amazing.  #cosplay #joker#Harriet Quinn
00:11
MAXAMED AADAN XIRSI (TERRA) OO MAANTA LA AASAY
13:43
Просмотров 37 тыс.
Axmed Siciid Cige Iyo Waayihiisii Warbaahineed
37:21
Просмотров 10 тыс.