I feel like this is one of the best ways to improve my somali , listening to Quality poetry that moves the heart! May Allah swt reward you! please share more that is Acapella ! i would love to hear more and i'm sure those of us who don't listen to Music would enjoy it t! Thank you ! :D
Maxey Hanad hoyo weysay Maxey hurdo seexan weyday wlhi it's ture, thanks a lot waxad tahay WADANI DHAB AH, markasta waxad ka hadashay waxa dhabta ah keep on bro we Love U, waan ku aaminsanahay aar manta
Waayo ninkii soo mara ayaa laga waraystaa Aar maanta wuxuu ku malqay sheeko lkn waan u soo taagnaa waxa uu sheegayo dhamaantooda #tahriib #waa #khatar #dalkeenu #waa #dahab ❤ Ninkii soo joogo laga waayo soo jiifso ayaa laga helaa , iyada waan u soo taagnaa..#dhalinyarada #somaliyeed #dhulkaaga #aamina
Nasiib darada Somali haysaty ka mid tahay in dad is caayay hadii youtoub lasoo gasho ciidaa wax leeg baa daawan hadii hees sidaan uxigmad badana ay daawadaan dad tiro yar daawadaan waxay ka helaan maalayacniga lkin dad xikmad badan way soo bixi doonaan oo laid ah sida walaalkan qaaliga ah ee aar maanta Viva bro
Fanankan waxu ku hadlay wa run balse somaliya madax adeg ma jojin karto allow wadankena nabad noga dhig amin ya rabi thnk u Aar maanta allah ha ku dhoro bro waxd tahay wadani dhib ah mash allah one love
Amazing and such an eye opening experience, hopefully they take this into consideration. Jazakallah for sharing and making it aware especially within the Somali community. Mashallah you don't even need music for it to be catchy
Walee waa yaab Oo Ma yara Somaalinimaan Ku fanayaa Af kayga hooyo Ee Somaaligana Waan Ka fanayaa Oo Af qalaad (igriis) Oo Ah kii dadkeyga iyo Dalkeygaba kala qaybiyaan Ku fanayaa isma leh Ee hadad somali nimo Ku faanayso Ka fiirso fariintaad Baraha bulshada Ku qorayso qimaha ay Agtaada Ka leedahy
jidhiidhico ayaan heesti ku dhameystey walahi. Hees beerka ku taabaneysa weeyan. qofka u walaalki mase walaashi amase saaxibkii amase qof kale o isaga agtiisa qaali kaga ahaa tahriib kaga dhintey et heestani dhageysta xaaladiisu aad ayey isku badaleysa runti waayo heestu si toos ah ayey qofkaa beerka u taabaneysa.Aar Maanta congratulation. MOF from Djibouti
Omg so beautiful best fanan ever my favourite ❤️😍 I live in UK so I know what is like I hope somalidu inay joojiso tahbiibta dhulkeena hooyo aya fiican 100%
Just beautiful. Thank you for your contribution in this effort.its really the biggest struggle for our people not just our youth.Because if our youth leaves there is really no future for Somalia.
Mansha Allah.. This is important song for All Somali to avoid Tahriib and its danger.."" Kuwaa hanti loo afduubay kuwaa hogaanaayo jeeylka"....Thanks.. Aarmaanta.
Actually it was my first time t sing Somali song my parents was like “what?” 😳 but yh I learned it to surprise my sissy but it has different meaning I finally know the meaning