Тёмный

Aar Maanta - Ifraax (Somali Songs From The Diaspora) 

Aar Maanta
Подписаться 101 тыс.
Просмотров 987 тыс.
50% 1

Ifraax was taken from Aar Maanta's 'Somali Songs From The Diaspora' EP which is available on iTunes and all other digital music stores goo.gl/2Dnkkw
Please Subscribe, Share and Like. All comments are welcomed!
www.aarmaanta.com
Itunes Store; goo.gl/kbQIJ
/ aar.maanta
Waxay aheyd xilli habeen ah, jawiguna aad u daggan yahay, waxaan dhex mushaaxayay bogga isku xiraha bulshada ee Facebook,waxay si daymo fudud ahi indhaheyga u qabteen muuqaal aad ii soo jiitay. HALKAN KASII AKHRISO QORAALKAN OO DHAN goo.gl/C1isg

Опубликовано:

 

23 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 710   
@mariagiannopoulou9389
@mariagiannopoulou9389 3 года назад
I am a Greek lady wjo loves all countries..my heart loves somalia too...your music has such nice rythm...makes my heart smile when i listen to your songs
@yuusufdhanto8237
@yuusufdhanto8237 2 года назад
Welcome
@musayourson-in-law3104
@musayourson-in-law3104 2 года назад
You Somali?
@mariagiannopoulou9389
@mariagiannopoulou9389 2 года назад
@@musayourson-in-law3104 no i am Greek
@musayourson-in-law3104
@musayourson-in-law3104 2 года назад
@@mariagiannopoulou9389 Glad you liked Somali songs 😊. From Kenya. Nice to know you.
@abdiqafarkulow9589
@abdiqafarkulow9589 2 года назад
We love you too unconditionally
@hawamohamed4194
@hawamohamed4194 4 месяца назад
2024 hdaa dib u soboqtay heestan lik isaar ❤
@mabruka9236
@mabruka9236 2 месяца назад
Dadka aar maanta heesihiisa imika baranaya ❎ Dadka ku koray dhegaysiga heesaha aar maanta ✅ aad bn u salaamaya jiilka dahabiga ah
@Cawaale2024
@Cawaale2024 3 месяца назад
Heestan iyada oo Muuqaal la dulsaaray ayaan raadiyay, kadib na waan joogteeyay dhegaysigeeda. Waa nooc ka gaar ah heesaha. Aar Maanta is the King of slow jams. Respect Boss 🙏🏽
@ifrahmahamed3148
@ifrahmahamed3148 8 месяцев назад
Heestan waa jeclaadey oo sooraadiyey magaceygii baaba kujira ❤😂
@meriemmubarek8179
@meriemmubarek8179 6 лет назад
Im Eritrean and i love all his songs ❤❤❤
@iftiinyakub7212
@iftiinyakub7212 6 лет назад
Meriem Mubarek we love Eritrean too And all Ethiopia 💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖👌🏽💖💖💖💖💖😭🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸
@ANomad1
@ANomad1 5 лет назад
@@iftiinyakub7212 no we dont stop lying
@AFDiini1722
@AFDiini1722 4 года назад
@@ANomad1 we do. except for the amhara
@ifrahali6478
@ifrahali6478 4 года назад
@@AFDiini1722 and tikre
@saber4049
@saber4049 3 года назад
I have a somali friend who introduced me to his songs. Bangers
@Faliseyyyy
@Faliseyyyy 3 месяца назад
ugu danbeyn wn helaÿ😢❤ from tiktòk
@rufaciterso2409
@rufaciterso2409 2 года назад
2022 ban dawanaya aar manta big lagend ader heeso cusub ban ka sugeyna
@leilamohamed9314
@leilamohamed9314 7 лет назад
Waxaa ku amaanaa wiilkaan sugaanta somalida ayuu ilaaliyaa anshaxooda iyo qiimahooda wlhyy meel fog buu kafakaraaa sugaan history ahaan loo qaato ayuu qaadaa waxaasa ku sii amaanaa confidence siguusa waa absolutely amazing masha allah ufiirso heesahiisa iyo video's kiisa asaa youtube channel kiisa soo saarto he doesn't need to use anyone else youtube kiisa wlhyyyy well done aar matalida aad somalian singer inoogu matasho waan ku qanacsanahay bro specially me thank you abowe masha allah keep going u r absolutely amazing 🤗🤗🤗🤗🤗
@adammursal4106
@adammursal4106 4 года назад
Si edaab leh ayuu u heesaa, dhar fiicana waa xidhan yahay, dumar qaaqaawana lama heeso. Ninkani waa nin akhlaaq badan.
@أخوكمأخوكم-ظ9خ
@أخوكمأخوكم-ظ9خ 4 года назад
Run badan👌🏽❤
@cfataxmohamed8517
@cfataxmohamed8517 3 года назад
food xte uma jarno msha alllh wyh
@salma__mohan2596
@salma__mohan2596 2 года назад
Wllhy heestan aniga maanta jeclaaday oo xitaa ninka sidiisa kale u jeclahay
@azwaanahmed7252
@azwaanahmed7252 2 месяца назад
Aarmaaanta heesihiisa wxn maqli jiry no jira 5sano mika oo aan 20jir noqdayna wan so raadco tagay😅
@azwaanahmed7252
@azwaanahmed7252 2 месяца назад
Aarmaanta waa wil aad u qurux badan oo akhlaaqad wanaagsan❤🎉
@omarmataan.
@omarmataan. 2 месяца назад
Best Somali artist God bless you Aarmaanta and rest in peace Hudeidi
@mahammedshirwa4828
@mahammedshirwa4828 2 месяца назад
Heestan waxa ay igu leedahey xasuus waana hees qaab dagan oo farshaxanimo loo sameeyay .old man legend aarmaanta.
@zaarakamil7244
@zaarakamil7244 2 года назад
My ❤️FFF🖇 ifrah ciro🥰 wakhtiga aan qoray qorolkan/31/Augustus/mesha aan joogo Uganda 🇺🇬 Kampala hada ifrah waxay fadhida aktayda waxaan ilahay ka baryayaa inay waleged garabkaga ahaato oo aysan is badalen aduunka inta joogno aakhirana aan jannatii isku aragno my therapy ❤️🖇 ilahay waxaan kaga baryayaa cimre dheer io cibaado suuban insha allh😘
@dheradjimale1262
@dheradjimale1262 8 лет назад
heestan cadimah kama daalo dhageysteda thanks Aar manta you are true talented we love you!!!
@abdiwalimohammed2137
@abdiwalimohammed2137 7 лет назад
Dherad Jimale
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 3 года назад
@@abdiwalimohammed2137 Abdiwali Mohamed
@mohamedabdallaali5880
@mohamedabdallaali5880 3 года назад
Abayo manoshahay plz iso jawab
@dheradjimale1262
@dheradjimale1262 Год назад
​@@abdiwalimohammed2137 😢
@LiibanhasanKolompia-hk4nq
@LiibanhasanKolompia-hk4nq 9 месяцев назад
Inta comment bixisay yaa qoralkaykyga ujeeda
@mnn5983
@mnn5983 9 лет назад
I am sudani and I love this song
@bulbulbeauty6855
@bulbulbeauty6855 7 лет назад
nice song bro
@mucaaddhaashane144
@mucaaddhaashane144 7 лет назад
hahaha me too
@axlaammohamed9411
@axlaammohamed9411 7 лет назад
M Nn meto br welm to Song of somali
@ANSHAXCHANNELOfficial
@ANSHAXCHANNELOfficial 6 лет назад
Thanks pro
@abdullahiobeyd662
@abdullahiobeyd662 5 лет назад
Thanks Aarmanta is our legend
@Baraarug93
@Baraarug93 5 лет назад
I love this song because of Ifrah. In kastoo anan is calfan oo ay marwo caruuro dhashay noqotay haddana waagii baryaba waan u duceeyaa.
@samaaleabdul3178
@samaaleabdul3178 2 года назад
Wxaan eersadoon ku abaal qabaad ugu Roon tihin 💔🙏 a true legend Aar Maanta,, Yaa so radiyy 2022 🤜
@puplicgmail114
@puplicgmail114 2 года назад
Me walhi
@Ubaxshinida
@Ubaxshinida 4 месяца назад
20 -May-2024 am watching
@ahmedsaedyusufahmednur1640
@ahmedsaedyusufahmednur1640 3 месяца назад
@@Ubaxshinidakulamid ayaa ahay abaayo waa hees cajiiba ❤
@Ugaas457
@Ugaas457 3 месяца назад
Abti waku saaray like samaale yare😂
@muhibamaanka89
@muhibamaanka89 10 месяцев назад
Waxaan dhegeeysanaayaa heestaan arboco 22/11/2023 anigoo jooga suuqa weyn ee muqdisho bakaaraha inta iga dambeysa salaam 🙏🙏
@asmaaabdiwali6276
@asmaaabdiwali6276 Год назад
I normally don’t listen to music but this song makes my heart melt. ❤
@garaadgrt2085
@garaadgrt2085 7 лет назад
Kama dalo aar hesihisa Who is watching 2017
@samiraali5210
@samiraali5210 7 лет назад
Garaad Grt me
@qalbinuura626
@qalbinuura626 7 лет назад
Garaad Grt mee
@kamalabdullahi61
@kamalabdullahi61 7 лет назад
Garaad Grt me to bro
@jaamacism
@jaamacism 7 лет назад
me hh alwayz
@aaminakilwe2819
@aaminakilwe2819 7 лет назад
Garaad Grt me tooo ina adeeer mcn
@SuhaybMohamedadam
@SuhaybMohamedadam 2 месяца назад
melody, music iyo codba waad isku darsatay hadana waad la dhumatay ❤ alle cimriga iyo caafimaadka hakuu barakeeyo waxan kaa soo salaamayaa magalada hargaysa
@axmedibrahim4746
@axmedibrahim4746 2 месяца назад
Aar MaanTa FanaaN Jira 11/7/2024 sanadkan Sanadkiisa barwaaqo Io Bash Bash Allow Nagu Gaadhsii🤲
@mohamedabdiazizmuse6336
@mohamedabdiazizmuse6336 7 лет назад
that jacayl got me really, although I never loved any person with Ifrah as name but i can still feel how soul touchin is this song
@MrFaaid
@MrFaaid 13 лет назад
Waa xeebtii Liido ee Muqdishu halka lagu jilayo heesta thanks.
@TheKingyusuf250x
@TheKingyusuf250x 13 лет назад
Congrat! to both of my Seedi Aar and inadertay Ifrah, much love from Burco town
@burhaan-ducoqabem.3863
@burhaan-ducoqabem.3863 2 года назад
Magaca sharfan ee ay heestani wadato oo keliyaan u dhegaystaa! Waayo barako badan oo aan xusuustayda ka tirmayn baan dib ugu laabtaa. BL 🥲
@Sadinho11111
@Sadinho11111 5 лет назад
I have been watching since I was 17yrs old,I believe grass can be eliminated by drought but wisdom and culture aren’t. 🙏🙏🙏
@moeabdi3164
@moeabdi3164 5 лет назад
Me 2019 from jigjiga ilaa 2011 aar Maanta qof somalinimadu ku dheer tahay Somalinimo ku dhimo intaad ciil u dhiman lahyd
@afro-nordicvoice7105
@afro-nordicvoice7105 9 лет назад
Proud Of you Aar Maanta ! Finally we have something to show internationally! Regards from (centre for somali heritage). Borama, Awdal
@abdirazakmohamedmuhaajin
@abdirazakmohamedmuhaajin 8 лет назад
Aar maanta Asc wr wbr. Sxb Muqdisho ayaan kugu martiqaadeenaa. soo dhawaaw.. Mogadishu people love you bro.
@ifraaah
@ifraaah 12 лет назад
adiga iyo dayaxa afariyo tobnad.. waxan egto ankuildogsadad ugu rontahee ifraxeeeeey
@secretarygeneralsg2778
@secretarygeneralsg2778 3 месяца назад
12yrs Manoshahay walaal
@garradali3780
@garradali3780 5 лет назад
am somali and i love this song matter fact i love all his songs stay up brother
@ifrahosmaan5235
@ifrahosmaan5235 8 лет назад
this is my name woow thank you
@ifrahali6478
@ifrahali6478 7 лет назад
even me
@farhansaid8459
@farhansaid8459 7 лет назад
Alow ku dhowr
@kheeriyoqurux2383
@kheeriyoqurux2383 5 лет назад
Even me
@CR7RONALDO24-7
@CR7RONALDO24-7 5 лет назад
Ifrax muse samatar
@jaamacism
@jaamacism 7 лет назад
one of the legend somali singer has ever seen in this generation Hasan nour sayid AAR MAANTA i proud man
@zakimahamoud358
@zakimahamoud358 2 дня назад
Axya hees! 2024 ban ku mirqaamayaa ❤
@MansurLipan
@MansurLipan 14 часов назад
Si vcn❤
@raxmacalijama9089
@raxmacalijama9089 4 года назад
Sndka 2020 hadad dhagysnyso like hayla dhifib pils👍
@HassanMohamed-bd2mq
@HassanMohamed-bd2mq 3 месяца назад
2024 😢
@koosawale2211
@koosawale2211 3 месяца назад
Aar maanta we miss you legend goat fankaa ahayd waxaan rajaynayaa Come back cajiiba inaad samayso
@sowdoibrahnamin7663
@sowdoibrahnamin7663 6 лет назад
2018 yaa ila socdo ❤👏🏻👍👌🤙🤘✍👐🎁🎉🎈
@mahamuudcmg3215
@mahamuudcmg3215 4 года назад
2020😂😂
@idirisabdimohamed8121
@idirisabdimohamed8121 4 года назад
CMG qofka la Han
@abdihakemmohamed7462
@abdihakemmohamed7462 3 месяца назад
Amazing Talent Mr Aar manta🫡 waxa dhgysanayaa hestan 13/june/2024 2:45. Waxa rajeyanayaa ina anigo lamidoobey boqoradda an jeclhy inaa si wada jira udhegysanno ❤🥺
@ayan88bella
@ayan88bella 12 лет назад
djib girls love uuu,,,,,,when u ll come in djibouti???
@dheradjimale1262
@dheradjimale1262 Год назад
6 years from now I still listen to this song 🎵 👌
@rushdakhalif2649
@rushdakhalif2649 Год назад
Me too ❤🥰✨🥀
@deeqaegal4
@deeqaegal4 8 лет назад
wow ifraax aaa my name thanks aarka😍😍
@najmaqaaje5394
@najmaqaaje5394 Месяц назад
Waxan eersadoon ku abaal qabaad ugu Roon tihin a true legend aar maanta yaa soo radiyy 😢💔
@ILBIR1
@ILBIR1 13 лет назад
bro aar kamiradaan magaciisa ii sheeg veary clear walahi
@bandheyz3790
@bandheyz3790 6 лет назад
Yaa dawanayaa 2018?😭😭
@adelali4210
@adelali4210 5 лет назад
BANDHEYZ me 02/06/2019 Ciid Mubaarik
@thegooners4743
@thegooners4743 7 лет назад
magaca ifrax dhar alle u jeclahay noolow aarmaanta
@virginiaharvey
@virginiaharvey 4 года назад
I remember this tracked and album.really like it.so African with traditional earthy sounds.lovely video production.crew.artiste vocals.beautiful lyrics
@puplicgmail114
@puplicgmail114 2 года назад
Me. Walhi
@ApdiasiisThahier
@ApdiasiisThahier 2 года назад
029/06/2022 Arbaca Heestan Wxan Dhagaysan Jiray Yarantii (Ivraax) Old Is Gold🥺☹️ Ilahay Cimriga Iyo Cafimaadka Ha Inoo BarakeeyO🤲❤️
@ifraaxmaxamuud3036
@ifraaxmaxamuud3036 7 лет назад
woooooooooow thankz ifraax is my name
@nasiaarte5788
@nasiaarte5788 2 года назад
Adigiyo dayaxa afar iyo tobanad waxaan eegtoo ku il doogasadaan ugu roontaheee ar manta keep going❤💯
@capdalemohamet7080
@capdalemohamet7080 4 года назад
This is my favourite song of all time, wlahi Aar maanta weli waan dhagaysanayaa heestaada ilaa 5 sanno. 😗😗
@sakisom1
@sakisom1 3 года назад
As old fan for you in 2011 I can't forget with my diamond friend #Moha Ganuf and his old phone Nokia 2700 and downloading from tubidy web in #kismayo lower-jubba somalia Listening together more and more times Aarka I appreciate 🙏 walhi , big respect 🙌 🙏
@43jr57
@43jr57 3 месяца назад
Armaant my favorite singer walhi wuu ku raaxaystaa fanka mcha Allah alle hku barakeeyo meelkst ood joogtaba sxb
@care2157
@care2157 2 месяца назад
Unique somali singer heestan maanta ayaan ku mirqaamaya. Meel aad u jawi wanagsan oo barwaaqo ah roobkuna sifiican ugu da'ay, jawigay ii saxdey runtii
@dangerouswomantim4793
@dangerouswomantim4793 8 лет назад
Wow ifraax is my name thanks aarka😍😍😍
@Team27640
@Team27640 3 месяца назад
Aarmaanta heesta ilaa maanta waabaadhayay hadaa helay waa save saday lkn hadaada fanka dib ugu soo laabato seed u aragta kolay waadigaa dadka like saaraya waan jeclaan lahayn hadada heeso kale noosoo qaado hadaanu nahay jiilka sanadkan
@maxamedabdi3258
@maxamedabdi3258 3 месяца назад
Really 😢
@saaira46
@saaira46 13 лет назад
5 Hours Listening To One Song Cajeeb.... It Really Make My Day Thank You ARR :)
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 3 года назад
9 years ago ma noshahay zhp mise wad ka guurtay ciwaankan
@ayanna_mx4613
@ayanna_mx4613 3 года назад
@@qacqacosman5716 😂😂😂😂
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 3 года назад
@@ayanna_mx4613 Dee maxad ku qosli 10 sano ka hor qofka fikirka dhiibtay inuu noolyahay iyo in kale maxanu ka garanayna
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 года назад
@@qacqacosman5716 haa wllo waan noolahy ciwaankan ayaan sitaa imika
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 года назад
Waxaan jooga USA waana jooga
@iamcryingreallyigdaaiamcry2008
this makes me cry and reminds me someone from long-term
@yourgamerbilal4569
@yourgamerbilal4569 3 года назад
Me too ...
@abdiibrahim8612
@abdiibrahim8612 3 года назад
Sorry
@ismahan00
@ismahan00 13 лет назад
man i love the ocean man what a beautful pl and song cadi ma ahan.
@mubaarikdhago4393
@mubaarikdhago4393 2 месяца назад
An artist I respect wllhi is a complete artist ❤
@xabibthehumbleone6269
@xabibthehumbleone6269 4 года назад
Am palestinian and I love this somali singer "my favourite people somalis"
@moh4127
@moh4127 4 года назад
😂😂😂😂
@TheNayrus
@TheNayrus 12 лет назад
wadenkeenaa ka xeeb qurxoon haduu heli lahaaa dad wadani ah oo wadankooda jecel, taasi waa dadka xeebaha ku mashquulsan jawaabtooda. Nice tune AarMaanta.
@engmohamedyusuf9222
@engmohamedyusuf9222 2 года назад
Hhhhh waa sida sheeg
@saeedlover2457
@saeedlover2457 10 лет назад
Aaar maanta you are one of my favourite singers ..halkaas kaga hay dadaalkaga xaga fanka .heesahaaguna waa kuwo aad u heer sareeya
@Hamda_Aseyrrr
@Hamda_Aseyrrr 3 года назад
Caawa ayuu fc-giisa aarmaanta kusoo qoray inyaro kamid ah heesta waaana soo raadiyey si aan udhagaysto Mana aha marki uhoreysay ee an dhagaysto waligey waxan u ahaa taageero waana kuu ahaam doonaa Mudane waana mudantahay in badan legend #Aarmaanta *Waxan Eegtoon ku ildoogsadaad ugu roontihiin*❤🙏
@AmiinAxmed44
@AmiinAxmed44 11 месяцев назад
Heesta an igu jacelahay hesiihisa❤
@khaliifxirsi4322
@khaliifxirsi4322 4 года назад
I'm canadian I love Somali people
@faysaaxmed2293
@faysaaxmed2293 Год назад
Haye khalif xirsiyow aar soomali ajaniib jeclaa
@abdallaahmed8104
@abdallaahmed8104 Год назад
@@faysaaxmed2293 😂
@rahmomohamed2177
@rahmomohamed2177 9 месяцев назад
@@faysaaxmed2293😂😂😂
@mariakahie9394
@mariakahie9394 9 лет назад
This song is the best abowe runtii jawiga ad ku qaaday, music, codka actionka woow love it
@mustafehassan1370
@mustafehassan1370 11 лет назад
realy aar maanta ur the best singer we love u our hero
@ifrahali2025
@ifrahali2025 8 лет назад
al fanaan aar maanta esh calaa hees kamaba daalo dhageysigeeda
@dr.mokhtaryousuf1807
@dr.mokhtaryousuf1807 4 года назад
Aarmaanta is the best singer of all the time may Allah bless him 4ever best voice that I have ever heard in my entire life
@hami801
@hami801 13 лет назад
man this is imposibally good coz beautiful place ,lyrics voice u got it 143
@kheeriyoqurux2383
@kheeriyoqurux2383 4 года назад
Ifraax 💕💕😘😘 thnks Aar maanta fanaan qaran oo jeclahy inbdn
@Samimusic.1
@Samimusic.1 Год назад
Still streaming this beautiful masterpiece 2023 ❤️
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 лет назад
Xusus heestn wlhi Estv aa ka maqley Malintii iguu horeysay😍😍😍😅✌✌ Armaanta heesisa waa wada diyarsan yihin❤
@hanitahanita3521
@hanitahanita3521 6 лет назад
Ibraahim Shakul Yare I love u because markastan kuarka melkasta 😂😂😂😂
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 6 лет назад
hanita hanita love you to dee huno kkkkkkkk
@kamalabdullahi61
@kamalabdullahi61 6 лет назад
Ibraahim Shakul Yare kaape
@kamalabdullahi61
@kamalabdullahi61 6 лет назад
Ibraahim Shakul Yare heesaha armanta cadimahin
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 6 лет назад
Kamal Abdullahi Aad i aad my KiNG Slma jigjiga boy❤✌
@abdishariif1694
@abdishariif1694 7 лет назад
still there is talented Somali guys on Earth like Aar maaanta. keep up Aaaaar. hope u fine
@mojeego3912
@mojeego3912 4 года назад
I was grade 1 when im was listening this song and im study university right now legend😍😍
@ruqiyaabdi3098
@ruqiyaabdi3098 2 года назад
56 years I was in my mother stomach
@Amiira633
@Amiira633 2 года назад
@@ruqiyaabdi3098 stomach or womb(uterus) kkk
@Amiira633
@Amiira633 2 года назад
🤔
@xidigcalidiini8541
@xidigcalidiini8541 11 лет назад
WOOW I LIKE IT SO AMAZING MUSIC VOICE AND STYLE KEEP IT
@narutoojiha4461
@narutoojiha4461 7 лет назад
I steel listen this song I love it. OMG 😋
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
Hees xusid mudan. Thanks Legend Aar Maanta
@udugland1862
@udugland1862 8 лет назад
dam...Aar maanta best somali singer..heesahaaga ma kala dhacaan emotional waaye dhamaan codka , laxanka , style , muuqaalka clipka dhamaan waa kuwa heer sare ah .
@rahmacige9251
@rahmacige9251 3 месяца назад
Heestan inba caadi maaha fanankan ma jooga imika hees ha ii qade🥺🥺
@abdirisaqismail7935
@abdirisaqismail7935 3 месяца назад
Who is here in the last year 2024😂🎉
@bahjobilan4435
@bahjobilan4435 2 месяца назад
Me😂
@MohamedAwil-yd8gm
@MohamedAwil-yd8gm 2 месяца назад
Me😮
@hassanwehliye7615
@hassanwehliye7615 8 дней назад
Meeeeè
@saaira46
@saaira46 13 лет назад
In Order to Be Irreplaceable One Must Always Be Different... This is Guy Classic, Young, Talented Let Me Add MashaAllah....
@abdiazizismail1093
@abdiazizismail1093 9 лет назад
This Song Touches My Soul Deeply.Thanks Big Bro Big Respect u are our legendary.Aaar Maant.viva.
@nuuxxasan209
@nuuxxasan209 7 лет назад
Still watching. Feb 2017 aar maanta🙌🙌
@aminaahmed3779
@aminaahmed3779 4 года назад
Hees kamacaan weligay ma maqal wow 2020 yaaaila mid ah
@abdihakimmohamed1006
@abdihakimmohamed1006 8 лет назад
sxb sare aar manta hestan inaso qada raba i fasax
@munitainajaamac3701
@munitainajaamac3701 5 лет назад
Popp I love this a song and Aarmnta allh yahfiik
@darselamahmed7531
@darselamahmed7531 5 лет назад
I really dont know what it says but I adore all his songs.
@Sologamer446
@Sologamer446 7 дней назад
You àre two guys, one old añd one young
@muusehussienawmuuse7727
@muusehussienawmuuse7727 8 лет назад
Really I love this song until now 2016
@faysal64
@faysal64 13 лет назад
wooooooooooooooooooooooooow i love the beach damn keep gone bro ur the best
@farhiyamohamed8711
@farhiyamohamed8711 11 лет назад
i love u seriously
@faysalsugaal7104
@faysalsugaal7104 8 лет назад
love this song ❤😭
@sayidcalicabaase9994
@sayidcalicabaase9994 4 года назад
I still Love this SONG
@salmaanjaamac5181
@salmaanjaamac5181 4 года назад
Memories will ever remembered 💐💐
@caasharashiidibraahim3567
@caasharashiidibraahim3567 3 года назад
Runtii waan dhagasata heesta masha Allah
@rahmoabdullahi
@rahmoabdullahi Месяц назад
Adiga iyo dayaxa afar iyo tobnaad Waxaan eegta oo ku il doogsadaa ugu roontahee😢❤
@malaak1
@malaak1 11 лет назад
still love this song and the music.......some how the Artist want us to come back to this song when ever we feel love
@milig123456789
@milig123456789 13 лет назад
Aar Maanta ish calaa fanaan masha allah waa fanaan ku dayashomudan oo xaqdhowraya hidaha iyo dhaqanka soomaliyeed
@maryamak6028
@maryamak6028 11 лет назад
Amazing :) Greetings from Bosnia
@qooryarestudio
@qooryarestudio 6 лет назад
Maryama K welcome
Далее
Aar Maanta - Dhadhami
4:52
Просмотров 4,1 млн
Hudeidi - Uur Hooyo (Feat. Aar Maanta)
4:27
Просмотров 1 млн
КАК ВАМ ТАКОЙ ТЮНИНГ НИВЫ?
00:42
Просмотров 177 тыс.
Isa Sheeg
11:33
Просмотров 255 тыс.
Gullled Ahmed ft Fartun Omar
6:50
Просмотров 7 млн
Hani
9:37
Просмотров 42 тыс.
Aar Maanta - Dhaayaha (Official 2015 Music Video)
5:56
Juba's Great Songs
6:55
Просмотров 151 тыс.
Maxaa Ku Dhacay Fankii @aarmaanta?
14:35
Просмотров 35 тыс.
Dhaayaha
5:21
Просмотров 22 тыс.