Тёмный

Aayado Xifdiga Ka Dhigaya 100% wax walba wad xasuusan xita mar 

Badbaado Channel
Подписаться 770 тыс.
Просмотров 209 тыс.
50% 1

Aayado Xifdiga Ka Dhigaya 100% wax walba wad xasuusan xita mar

Опубликовано:

 

29 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 318   
@cabdullahiibnumoha8056
@cabdullahiibnumoha8056 2 года назад
Saliga Nabiga scw 100 Jeer💯 Suratul fatiha 3 jeer Aayatul Kursi 4 jeer✅ bismillahi 41 jeer
@Gurey12
@Gurey12 11 месяцев назад
Ikhlaas 3 jeer❤
@cqaadiraxmed9363
@cqaadiraxmed9363 4 года назад
Masha Allah Ilaahey haku barakeeyo sheeq jazakumalahi kheyr
@zakiiya-xc3xf
@zakiiya-xc3xf Год назад
Masha allaah 😍😍😍😍😊😐
@aishamahamuud3796
@aishamahamuud3796 4 года назад
Masha allah jazakallah kheeyr
@ifkamedia8334
@ifkamedia8334 4 года назад
Jazakallahu walal wax badan ayan ka faidey wallahi
@MohamedIrad-tx5bx
@MohamedIrad-tx5bx 6 месяцев назад
Thanks 😊
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 4 года назад
Carabkaada caano lagu qabayey sheikh! Shokran🙏🏼 Akhuuya(Allaha ku xifdiyo dhamaanteen bi'idni'Allah)🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼👍🏼
@zeynabsheikh3065
@zeynabsheikh3065 4 года назад
shekhan wa shekh wanagsan runtii ma arag shekh lamida sida uu dadka wax ugu shego shekh dadka wax ugu shega ma arag waligay alahy ha kubarakeeyo Aaamin yaa alah
@saabariinmohamed9110
@saabariinmohamed9110 4 года назад
Masha allah ustaad barakallahu fiik e jaza kallahu kheira alla maxan ku xisay madiinatu rasuulillaahi صل الله عليه وسلم❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SalmaMohamed-jg2mg
@SalmaMohamed-jg2mg 4 года назад
Masha allah ilahay qeyr haku siyo ani waxan ahay arday📚 ilawshaduna 😞way igu badantahay🙁 wax wanagsana🤓 wan kafaiday 😊mahadsanid😍🖒
@nimcodiamond2596
@nimcodiamond2596 3 года назад
Mncha allh wll0 hmplyo
@geenyodila9095
@geenyodila9095 4 года назад
Asw sheikh allaha ku xifdiyo hilmaam baaban isku arkey beryahan quraankana inaan xifdiyo ayaan jeclahay weyna igu adaktahay ilaahow ii aqbal waan sameynayaa insha allahaha ilaahow noo fududee 🤲
@salaadocumar2402
@salaadocumar2402 3 года назад
Ok
@mohamedaliaxmed
@mohamedaliaxmed Год назад
🧠🧠🧠🧠Masha Allah ilahay hanaga dhigo kuwii maskadodo 💯/100🤲🤲🤲🤲🤲🧠🧑‍💻
@umujihan9734
@umujihan9734 4 года назад
Jazakalah kheyr sheikh waa ino faa ido
@hamzaaliaxmed9917
@hamzaaliaxmed9917 3 года назад
❤❤❤❤❤❤👍👍
@maxamedcaynashe3659
@maxamedcaynashe3659 Год назад
P
@unique__girl6301
@unique__girl6301 2 года назад
caawa waa jimce wllalyaal ku sali nabigeena scw 💜💙
@IkranCabdi
@IkranCabdi 4 года назад
Khiiq cabdale aad ayan kutageran allaha kuxafido adun iyo aqiro amiin yarabii dhamntenaba aad ayn ugu faraxsanahy ina Mar kaste cod kaga maqlo
@hodojama6739
@hodojama6739 4 года назад
Asad salad iska wrn
@halimomohamed5858
@halimomohamed5858 4 года назад
Khiiq ma ahane waa Sheikh
@aaminomaxamed203
@aaminomaxamed203 4 года назад
Asc sheekho aniga xifdiga quranka aya igu adkade iso duuce insha allah
@idemoustaphaabdillahi9150
@idemoustaphaabdillahi9150 Год назад
Sheekh cilmigan kitaabkee kuqorantahay inla akhrinayo 41 jeer oo bisinka iyo3jeer faatiha iyo aayadaha quraanka aad ka soo xulatay oo loo akhrinaayo tirooyin kaladuwan sidee ku ogaan karnaa inay saxyihiin
@akramamiira5234
@akramamiira5234 2 года назад
Ka warran sheikh hadaan habeenkii quraanka ku sii akhriyo kadbna aan subaxdii cabbo
@fadumomohamed2113
@fadumomohamed2113 Год назад
Wcs shekh m.a shukran
@Haniqali-z9i
@Haniqali-z9i 8 месяцев назад
Jazakumulaah shiikh ale ajar hakusiiyo ❤❤
@lulmohamud7442
@lulmohamud7442 Год назад
Asc walaal cashara aad dhigaysid Dali l u heel Hadii kale dambi bad ku galaysaa dadkana waand dhumihasaa
@barliinmxaashi4516
@barliinmxaashi4516 3 года назад
Sheeqoow ninbaa ifuray 14 kahor xAqina wuu ii diiday waana ubaahna duco iishee aanku ducaysto
@abdisalanfarah9487
@abdisalanfarah9487 4 года назад
Manshallah jazakalah sheikh wll Allah ku xifdiyo aadiga iyo ehelkaaga miisaanka xasanaadka Allah KU saaro wll
@nasmacumar3406
@nasmacumar3406 4 года назад
Wn ka xumahay suradah yaryar moye kuwa kale ma yiqano talow maxn samey suradah an i qano kaliya maku akhriya
@asmadagan9353
@asmadagan9353 4 года назад
Nasma Cumar subscribe isaar mcnto
@nasrinnalka880
@nasrinnalka880 4 года назад
Sax suashas wa lobahnay ani xita wa is weydiyay
@zamzamali9527
@zamzamali9527 4 года назад
xbbti ani xata surat al rahman aan garay alx kiciskana alle uuga mahadcelina isku day ina kicisay ani xataa magaarin surahas mana aqaanin sheikhan ka hor alle hakula garab galo qali
@kinsixirsiwarsame7690
@kinsixirsiwarsame7690 4 года назад
Jasak allahu khayran sheekh
@Haniqali-z9i
@Haniqali-z9i 8 месяцев назад
​@@zamzamali9527 suratul qaaf miyaa mise kaaf wll xagee ka gobaa wan aqrinkara quranka dhan
@faisocabdikharim7967
@faisocabdikharim7967 4 года назад
Mnsh Allaah khyr shugaran shiikh ⚘🍁🌴💓😍🍀🌻☘🌼💌💟💞💝💗💖🌷
@shankarooncaday116
@shankarooncaday116 4 года назад
Aad beey ii anfaceeysaa mahadsanid shiekh
@itaqulaah433
@itaqulaah433 4 года назад
Ilaah haku dhowro wllo ilaah janada hanaguwada kulmiyo
@farhiyamohamud5466
@farhiyamohamud5466 3 года назад
Jzkallaah kheyr sheekh illahey subxana watacala misanka xasanat haku saro
@s.m.5330
@s.m.5330 4 года назад
Jazaakallahu qeer sheekh hilman aan isku arkay illahey ha i waafajiyo inaan ku dhaqmo quraanka barashadisa Allaah noo fududeyo
@baro_diinta9956
@baro_diinta9956 4 года назад
Asc waad mahadsantahay Sheekh Allaha ku xafidi. Sheekh waxan filaya suuratul Al-anbiya ayaada (فَفَهَّمْنَاهَا سُلَيْمَانَ ۚ وَكُلًّا آتَيْنَا حُكْمًا وَعِلْمًا ۚ وَسَخَّرْنَا مَعَ دَاوُودَ الْجِبَالَ يُسَبِّحْنَ وَالطَّيْرَ ۚ وَكُنَّا فَاعِلِينَ (79)-) 79 uu yahay lambarka saxda ah Balse uusan aheyn lambarka 74 ma ahan, waana qaldoomi kara bini aadam ayan ahay. Jazakallaahu kheyr
@ahmedsheef3221
@ahmedsheef3221 3 года назад
💕💕💕
@zeinabhajiyassin9293
@zeinabhajiyassin9293 4 года назад
Mashallah allaha ku xifdiyo sheikh aduun iyo akhira insha Allah jasakumullahu kheyran
@aishayussufbashir2564
@aishayussufbashir2564 Год назад
Qurafadkaa kajoji umadaa wll
@IkranCabdi
@IkranCabdi 4 года назад
Masha Allah khiiqow aad ayan tageraa allaha kuxafido adun iyo aqiro amiin yarabii dhamntenaba
@asmadagan9353
@asmadagan9353 4 года назад
Ikran. Cabdi subscribe isaar mcnto
@abdisamadosmaan8428
@abdisamadosmaan8428 4 года назад
Mashallah illaahay haku xafido
@IkranCabdi
@IkranCabdi 4 года назад
Khiiqow ayaanta hilmaamsho saaid ah ayan iska arkey wllhi Mana aqano meshey iga timid ila Tali
@zamzamali9527
@zamzamali9527 4 года назад
xbbti vidiogan aaba ka hadlaya arrintan sida sheikha inoo sheege samy ilaahy amarkiis alle kaa dhigayo qof xifdin bdnee❤
@khadijaahmed546
@khadijaahmed546 4 года назад
Mashalaah
@meersiissports2515
@meersiissports2515 4 года назад
Sedex berri mala Tufana kadibna lacabayaa mise hal mar ayaan tufana kadibna tahlil ahaan ayaan sedex berri u cabayaa? Mahad sanid.
@amenaabdi3739
@amenaabdi3739 4 года назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته جزاك الله خيرا sh waxan rawaa qatkada qaska ah riyuyen ayaa ikuso noqnoqota illahey qer xaku siiyo
@zhukrijama7989
@zhukrijama7989 3 года назад
.
@hamzaaliaxmed9917
@hamzaaliaxmed9917 3 года назад
Bayo waan kuu sheegi karaa bi idni laah ilasoo xiriir❤❤
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 4 года назад
Maashaa allaah jasaakallaah khayr sheekh
@faizamohammed2727
@faizamohammed2727 4 года назад
Masha Allah ilaahow qeer kusii aduun iyo aaqiro.
@shukrimahamud5407
@shukrimahamud5407 4 года назад
ماشاء الله تبارك الله رب يحفظك
@سموري-ت2ش
@سموري-ت2ش 4 года назад
Amiin amiin jaskalahu qeer allah ku barakeyo
@HindaSheekh
@HindaSheekh 8 месяцев назад
جزاك الله خيرا
@cabdulahimacalim6783
@cabdulahimacalim6783 4 года назад
Wll soo doob duco ku sabssn dhindha xarunka lugu daweyo insahaa Allah iyo qur'aan
@maithaupdymohamett5692
@maithaupdymohamett5692 2 года назад
Mhdsanid sheikh
@maxamedxuseencabdi4523
@maxamedxuseencabdi4523 Год назад
Masha allah
@hodaniman9003
@hodaniman9003 Год назад
Masha allah
@ardocabdillahi5259
@ardocabdillahi5259 4 года назад
Masha Allah Hilmaan ayaban isku arkay baryahan
@zamzamali9527
@zamzamali9527 4 года назад
sheikh fadlan surat ambia maso qori karta ilhy janada haku geeye
@kadarali6223
@kadarali6223 4 года назад
Maansha allaah
@isramuse5877
@isramuse5877 4 года назад
Insha allah anigaa ku dhaqmaa wxaa ilhy ka baryaya inuu xifdiga ii fududeeyo waayo wllhy waxksta waa ilaawa xitta waxbarshadydii ilowshe ayaaba uga baxay ciil murugo lee ii dhamaaty sheekhow xitta dadka aan la joogo wxay i dhagaan adiga waaba waalanthy wax lguma aaminikaro waayo waaba ilaawaysaaba waxksta mrkaa insha allah ilhy ha ii fududeeyo oo wxaa rajeenya inuu iso noqdo xifdigu khaasatan wxaa u xiiso qabaa inaa xifdiyo suuratu baqra insha allah waana mahdsanthy waa kula socdaa.
@nasrinwadani9132
@nasrinwadani9132 4 года назад
Allah ku rumeeyo rajadada walashy
@maxamedcalimocow4559
@maxamedcalimocow4559 4 года назад
mahadsanid mcln waxbadan ayaan kaa barte waana ku dhaqmaa allah ajar hakaa siiyo cilmigane allah hakuu ziyaadiyo .
@asmadagan9353
@asmadagan9353 4 года назад
maxamed calimocow subscribe isaar abowe
@cabdiyarecabdiyare7206
@cabdiyarecabdiyare7206 4 года назад
Masha allah
@maxamedcalimocow4559
@maxamedcalimocow4559 4 года назад
waan ku saare maadaama aad i qadarise oo abowe idhahde mahadsanid wll asma.
@xaawaabdi3196
@xaawaabdi3196 4 года назад
Masha allaha ❤️
@ubahmohamedhashi5002
@ubahmohamedhashi5002 4 года назад
illaah ajar iyo xasanaad hakaa siiyo ustaadii🙏
@hodojama6739
@hodojama6739 4 года назад
Mashaallaah
@jamaanshur4498
@jamaanshur4498 4 года назад
Asc Walaal ku soo qor kutub si ay u fududaato xifdinta nimcooyinkaa oo dhan,khayr badan ilaahay ha ku siiyo
@fatumaabdi8062
@fatumaabdi8062 4 года назад
Mashallah mashallah jizakallah
@deeqoahmed1771
@deeqoahmed1771 4 года назад
Maasha allaah jzklh kheyran shiikhunaa faadil c/laahi baarakallaah fiikum waxaa kasoo hadashaa waxa fahamka kor uqaado
@kawsarfaruuq2805
@kawsarfaruuq2805 4 года назад
Zheikh cabdala faaruuq allh yaxfidka adero
@KulmiyeAbdi-e7f
@KulmiyeAbdi-e7f Год назад
mash Allaha❤❤
@hodanismail9163
@hodanismail9163 Год назад
Ilaahay khayer hakusiiyo sheekh ❤❤
@nasriinabdirizak7341
@nasriinabdirizak7341 4 года назад
Jazaka Laahu khayr sheekheena
@mukhtaarcumar8
@mukhtaarcumar8 4 года назад
Sheekh Alle cilmiga iyo caqligaba hakuu barakeeyo
@dheegabiib8453
@dheegabiib8453 8 месяцев назад
@fadumagargar946
@fadumagargar946 4 года назад
Masha alàah jizaakalakheyr ilaah ha idin xafido famiglia iyo eheladaa dhamàantiina aamiin shugran waanoo faideysaa miisaanka aakhiro ilaah ha ku mano aamiin walaal
@shukribaryare2658
@shukribaryare2658 4 года назад
Masha Allah allaha ku xafido jazaka llah
@boqoradadance2239
@boqoradadance2239 2 года назад
Shiiq masamenkara ina jeeg kutufto subaxkastana cawo surta gal matahay shiqow
@sihamsiman1221
@sihamsiman1221 2 года назад
Asc shik whan kuriyode will an iskufasal ahan jirne oo kambo mathobey ikenay aniganh wanxirday isofasir allaha kugudarshe
@halimacabdi1115
@halimacabdi1115 4 года назад
m.a sheikh ilahi ajirr iyo xasanadd badann hakusiyoo mahadsanid xashiradada m.a wayeee mahadsanid sheikh kun jerrr
@hamdiduale1490
@hamdiduale1490 4 года назад
Asc walaal waan ku salaamay waxaan ahay walaasha rumaad marka xagee kala so xariira mahadsanid📩
@asmadagan9353
@asmadagan9353 4 года назад
hamdi Duale wcs subscribe isaar mcnto
@xaashixagaley3704
@xaashixagaley3704 4 года назад
Asc.shiiqoow waxaa.iga.bixi waayey.sixir igu.soo.laablaabtey.maxaan.sameeyaa
@mariyaxasan6983
@mariyaxasan6983 4 года назад
masha allah shikh allahu yayfiduk fidunya wal akhira shukran jaziran
@janaralguray3109
@janaralguray3109 Год назад
Scw scw swc s
@janaralguray3109
@janaralguray3109 Год назад
Scw
@ayaansalim621
@ayaansalim621 4 года назад
Mansha allaah jasakumullah sheikh
@asmadagan9353
@asmadagan9353 4 года назад
Ayaan Salim subscribe isaar mcnto
@hodojama6739
@hodojama6739 4 года назад
Sidoo kale
@kadraahmed3054
@kadraahmed3054 3 года назад
shekh kheyr iyo xasanadban ahlleh hakusiyo hkeykhr walba oo ad noqabanaysid wan kag mahad celinaya
@hamdaxiirgeye4182
@hamdaxiirgeye4182 Год назад
Wll mrkn quraacdo kadib hdn sameeyo kwrn
@faysayuusuf4669
@faysayuusuf4669 4 года назад
Mashallah mashallah mashallah sheekh jazaaka laahu khair
@abdirahmanhassan7570
@abdirahmanhassan7570 2 года назад
Qof tijabiyay majira ee helay o ufurme fahanka so shega wll
@aliyaali4392
@aliyaali4392 4 года назад
السلام عليكم ورحمه الله وبركاته. Walalahayga aan dar alle u jecelahay dhamman inta argta qoraalkeyga waan idin salaamay dhammantiina nin walbo muraadiisa alle ha u sahlo, qof walbo wax buu tabanayaa oo boog baa ku taalo boogta alle ha u bogsiyo aaammiin.. Walaalo yaal waa codsi walaashiin oo aad u dhibaateysan idinka codsatay in aad ii duceysaan waxaan ahay qof ku dhibaateysan qurbo oo caruur lagaga tagay, hadana xanuuno badan leh Cid iiga caawisay aaney jirin illah subxaana watacaala mooye.. Allana iima darnaanin alxamdu lilaahi ee walaalo yaal iigu soo duceeya aniga iyo caruurtaa waan xanuunsaneynaa in ilaah jid noo boxiyo cidna nama oga laakin ilaah Ayaan amarka saaranay makhraj ha inoo bixiyo iigu duceeya meel kheer leh. Mahad sanidiin dhamaan
@zhukrijama7989
@zhukrijama7989 3 года назад
Illah raxmanka hakucafiyo caruurtana hakuu sogacangaliyo adna walalka alle jusuda kubari insha allah illah waa gagaraya
@zhukrijama7989
@zhukrijama7989 3 года назад
Insha allah badi baryada alle
@xaawoyarey450
@xaawoyarey450 Год назад
Qayr alaha kusiyo aaqiro misanka alaha kugu siyadiyo
@cabdiwahaabibraahiimcabdiw6832
@cabdiwahaabibraahiimcabdiw6832 3 года назад
Asc shiiqoowo hadji aanan kasaynin kaaf iyo ambiyaamaga gudbikaraa amaqof kale mii Aaron karaa
@FarxiyoahmedWardi-ir8bp
@FarxiyoahmedWardi-ir8bp Год назад
Qeeyr Allah Ku Siiyo Shiikh 😊
@drshibonuura6499
@drshibonuura6499 4 года назад
Dar ilhybn ku jeclhy sheikh jasaka allh khaiyr angna kuwi ilhy ku anfaco allh naga dhigo aamiin
@naimanalka2699
@naimanalka2699 4 года назад
Barakalaah shiikh
@munacabdilaahi4402
@munacabdilaahi4402 Год назад
24kahfi sadex jeer 79 ambiya 22 qaaf
@mahdiyadiriye2814
@mahdiyadiriye2814 2 года назад
sheekh suurada qaar maan dhigan lkn inta aan aqaan ma aqristaa
@niimahasan5359
@niimahasan5359 Год назад
Asc shekh muda meqa malin lawadaya
@shiinomuuse2437
@shiinomuuse2437 2 года назад
Mahazanid shiikh cilmigaa baraty allha kugu An foco
@farhanfariki507
@farhanfariki507 4 года назад
Sheekhow hadaan aqaanin Surada waaween Seen yeela
@abiibkaubaama5568
@abiibkaubaama5568 4 года назад
mashaIaa
@abiibkaubaama5568
@abiibkaubaama5568 4 года назад
s
@fawsiyoomar7661
@fawsiyoomar7661 4 года назад
Masha Allah sheekh
@hassanyuusuf5895
@hassanyuusuf5895 4 года назад
Jasaa alaahkum. Alle hakaa abaalmariyo
@kawsarmaxamed7501
@kawsarmaxamed7501 4 года назад
Masha llah khayr Allah hakusiiyo waad noo faaiidaysay
@faaizaqureysh754
@faaizaqureysh754 2 года назад
Shiikhaan allaha ka haayo inta uurka ka neceb
@kadarali6223
@kadarali6223 4 года назад
Alle khayr iyo xasanaad. Hakaasiiyo
@asmadagan9353
@asmadagan9353 4 года назад
Kadar Ali subscribe isaar abowe
@farxiyomaxamed327
@farxiyomaxamed327 3 года назад
Ad bay ii anfacaysa wanadado jasa kalah
@hanicabdimaahaallah3981
@hanicabdimaahaallah3981 4 года назад
Masha alllah
@mumtazmohamed6986
@mumtazmohamed6986 4 года назад
Asc shikhow allaha ku barakeyo Waxan doonaya in aan utufo wiilkeyga inta badan wuxu xifdiyo wuu ilaba quranka marku cashar ka baxayo mise sameyn Kara halmar in aan utufo deeto meel nadiif ah ku keydiyo sadex daa cisho masiin karo shiikh.
@jamaupdiali7747
@jamaupdiali7747 2 года назад
Wonderful thanks you
@deeqacalikaar400
@deeqacalikaar400 4 года назад
هل من الممكن ان تدكر المراجع والمصادر التي أخدت هده الطريقة جزاك الله خيراً
@zamzamali9527
@zamzamali9527 4 года назад
Sheikh 78 mase 79 wye surat aniya ayada kujirta ee sheegte wahele alxm Mahadsanid sheikh 🥰
@nasraahmed7488
@nasraahmed7488 4 года назад
79
@niyatiichannel
@niyatiichannel 4 года назад
Mashallah sheikh jazakallah ♥️🌹
@mdnuursheikhahmed6225
@mdnuursheikhahmed6225 4 года назад
Asc abayo
@hindajamac3655
@hindajamac3655 3 года назад
Ma abaaye. Iyo aboowee ayay garlan laadahay
@maithaupdymohamett5692
@maithaupdymohamett5692 2 года назад
Alle hakaa abaalmariyo sheikh🥺
@qaaricabdulahi
@qaaricabdulahi Год назад
😢soo badi sheekh
@iidtayomukhtaar3102
@iidtayomukhtaar3102 4 года назад
Masha Allaah
@abdishakur3791
@abdishakur3791 Год назад
Allahu akbar
@leaderhakimi____________1255
@leaderhakimi____________1255 4 года назад
Masha allah jasakumallah shekhow
Далее
🦊🎀
00:16
Просмотров 311 тыс.
DAXSHAT!!! Avaz Oxun sahnada yeg'lab yubordi
10:46
Просмотров 388 тыс.
ТАРАКАН
00:38
Просмотров 1 млн
🦊🎀
00:16
Просмотров 311 тыс.