Тёмный

DEG DEG MW Gelle oo Cagahiisa ku Yimid fariin culusna diray, Deni oo hub & Gadiid ka xayirau Khatumo 

Suldaanka TV.
Подписаться 433 тыс.
Просмотров 8 тыс.
50% 1

✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
#@suldaankatv.

Опубликовано:

 

29 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 20   
@ashasalah2835
@ashasalah2835 3 часа назад
MADAXWEYNE ISMACIL CUMAR GELLE WA MAHAD ALLAH, IN UU DALKA DIB UGU SOO NOQDAY, CADOWGIISA ALLAHA JIBIYO CAGTA KA HOOS ALLAHA GASHO.
@ashasalah2835
@ashasalah2835 3 часа назад
SOMALI HADDA NAHAY, MAANTA WA INO FARXAD, HADDU AABAHA SOMALIA, MD. GELLE SOO NABAD NOQDAY MAHAD ALLAH.
@Sarta100
@Sarta100 3 часа назад
Abiye waa dull xagee soomaali ikal wadaa waa orromo ma moogyahsy soomaali inay usku mid yihiin oo gumaysi asagu ku jiro kala jarjaray aaqirkiina mudoobi doonaan hadii alke yiraah waxuu haystaa dhul gaaraya 32okun inkabadan ayoo gumaystaa marka maka hadli karo xiriir walaaleed aan weligii lakala goyn karin gaday xorowdo S .galbeed iyo NFD.waxay noqonayasn dowlado walaalao ah oo is garab taagan sida hadaba uu arkayo abiye waa xooli inuu ka dhex kalluunaysto raba dalkeena mana soconeyso oo asagaa laga tuuraa talada itoobiya.
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 2 часа назад
Ismaaciil cumar 2 tallaabo oo uu horay u qaaday mamahadin ethiobia 1 hiiladi Addis Ababa uu madaxweynehena ku garab istaagay 2 dekeda itooboya ha maalgashato uu dhahay oo fashilisay damici dhul boobka ahay ee somaliya eey ka waday
@ahmedmohamedibrahim5674
@ahmedmohamedibrahim5674 Час назад
Hooooy hooyhawiyoow isku xishooda oo beenta joojiya 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 2 часа назад
Waa runtaa mw ismacil cumar geelle aeraport ayuu lugihiisa ku socda ayaa ka soo dagay diyaarada siilkii hooya diin ayaa dhimatay bilaa asal ayaa tihiin
@kghassansuudihersi2699
@kghassansuudihersi2699 10 минут назад
Ilahay mahadii soo noqoshada Caynasha geeska africa. Waa guul.muhim Waa guul shacbiga u soo hoyatey Waa,guul aad quimo badan
@MaxamedcadiSalax
@MaxamedcadiSalax 48 минут назад
Benta waa xaran ismacil ma .iman oo xaladisa aya ah mid xun marka waxba yan nalo shegin qiyanole cismacil cumar gele inu yimi wax walbo wan lasocona ee wariye waxadan hubin hashegin ee ka noqo oo runta ku hadal ok
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 21 минуту назад
Waar. Koodii a. Biliiliqo. Iyo. Maafiiya. I Dheeh. Beenatu. Waa. Caadii. Isaka. Waada
@awledsube3679
@awledsube3679 2 часа назад
Emeraadku waa wadan loo sameystey sidii wadamada muslimiinta burburkooda looga adeegsan lahaa
@حليمهسعديهمحمد
@حليمهسعديهمحمد Минуту назад
الله أكبر ولله الحمد. xaasidaw.dhimo
@MaxamadwaliBashiir
@MaxamadwaliBashiir 3 часа назад
mash alh waa farxad wayn mudae ismaa ceel cumar geele ilah waa usiyaadiyo cafimad kiisa
@siraadmahmed1923
@siraadmahmed1923 2 часа назад
Adigu dhinac baad ka raran tahay oo ahxasan qabiilayste
@SomaliLand-p7t
@SomaliLand-p7t 21 минуту назад
Waryaa beenta naga dhaaf
@Inccoonnuu1
@Inccoonnuu1 2 часа назад
Beenta iska jooji ilahaynA ka cabso
@hassanosman5669
@hassanosman5669 2 часа назад
Oromo waa shcabka ugubadan
@Jaamacmohamed-x1k
@Jaamacmohamed-x1k 2 часа назад
War dadra beenta ka'daa.
@AyuubKamal
@AyuubKamal 3 часа назад
Benalow maxad no wada
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 2 часа назад
Warya suldaanka tv hooyada was san flwka laguma radiyo kala tag umada beenta waradka was ismail omar geel hospitalka farance saritada bu jifa
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 52 минуты назад
Hadii aadan rabin warkiisa iskaga tag ma asigaa kuu yeertay
Далее