Тёмный

Abdikaamil cawaale mujaahid hees dhulku waa maguuraan original 

Gorayga cad
Подписаться 31 тыс.
Просмотров 76 тыс.
50% 1

Naftii hure haloo maro faataxada wuxuu ahaa mujaahid ka soo jeeda awbare hadaad ku cusubtahay #subscribe#share#like

Опубликовано:

 

22 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 62   
@maxamedmuumi3628
@maxamedmuumi3628 4 года назад
Waaaaw zxp gorayga cad heestan waan ubogay waad mahadsantahay gorayga cad
@westongenesis7007
@westongenesis7007 3 года назад
a trick: watch series on flixzone. I've been using it for watching lots of of movies recently.
@adrianmartin9675
@adrianmartin9675 3 года назад
@Weston Genesis Yup, I have been watching on flixzone for since november myself =)
@calaydhchannel2541
@calaydhchannel2541 4 года назад
Allah ya raxma Mujahidka. Idina waad mahadsan thiin ee wax yar ku dara heesaha iyagoo tayo sare leh soo galiya wll
@Goraygacad
@Goraygacad 4 года назад
Ok wll aad iyo aad umahadsantahy
@ademmicad8210
@ademmicad8210 4 года назад
Hadaad soo hesho cajaladihii Jabahadii hi reer awdal waa ku qarxayaa RU-vid
@husnimuuse9596
@husnimuuse9596 4 года назад
Ugu yaraan shansano ayaan heesi hiisa raadinayay mujaahidka abdi kamil cawale alle haw naxariisto ugu danbayn Waad keen tahay libaax mahad sanid
@husseindjama6572
@husseindjama6572 Месяц назад
Allaha unariidto geesiyadii somaaliyeed ee dhabta ahaa. Sidaacad ahna cadowga uladagaalamay.
@abdirahmanzuldaan7739
@abdirahmanzuldaan7739 4 года назад
Woooow kal iyo laab waxaan dhufayska ugu jiraa dhilkeena hooyo🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤🙏
@sheekhnuur3324
@sheekhnuur3324 4 года назад
Mujaahidka allow kuu naxariiso Waad naxasuusisay zxp
@husseindjama6572
@husseindjama6572 7 месяцев назад
Ragaasay ahaayeen mujaahidiin dhab ah. Cadaw run ah ayay la dagaalameen. Dhamaantood Allaha u naxariisto.
@CabdiCawke-n2s
@CabdiCawke-n2s 4 месяца назад
Allow ku naxariisto abti
@beerjacayltube9282
@beerjacayltube9282 4 года назад
waan kuu mahad celinayaa gorayga cad inbadan ayaan raadiyay heesaha cabdi kamil thanks bro maaadaama aa tahay ninkii aan arko ee ugu horeeya ee janaalka soo galiya
@Goraygacad
@Goraygacad 4 года назад
Ma adrkabaa zxp
@salkatech2691
@salkatech2691 4 года назад
Guraygacad wll qali heestii wali kaama hayo heesta uu leeyahay Saw meesha aan marayaba magacaga kuma qoro noosoo raadi heestaas Bro waan hubaa inaad soo helayso😍😚😘
@Goraygacad
@Goraygacad 4 года назад
Zxp fanaanka qaada iisheeg
@salkatech2691
@salkatech2691 4 года назад
@@Goraygacad sxp isla mujahidka ayuunbaa qaada Abdi kamil Awale Heesta wxa ladhahaa amraney dhankagan wali eegayaa soo radi wll borama waka helaysaa hadii Aad karaadiso bro🙏👑👑
@Goraygacad
@Goraygacad 4 года назад
Ok zxp waan soo wadaa bro
@faysalbiile5933
@faysalbiile5933 3 года назад
Saw meesha aan maro saw muxubo awgaa magacaaga kuma qoro
@mustafamaxamud1u481
@mustafamaxamud1u481 Год назад
Inta daawaty io inta like ta saartay ismalaha cadowga aan iska dhisno
@hanacabdi8192
@hanacabdi8192 4 года назад
Xasuusaha qaar lama ilaawo wllo thnks goraygacad sidaad noogu soo dadaashay
@Goraygacad
@Goraygacad 4 года назад
Hana wad mahadsanthy wllo raxmaanku ha ku xafido
@abdirahmanmaxamed7412
@abdirahmanmaxamed7412 4 года назад
Waaaaaw ha is dhiiibo nacabkuye
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 6 месяцев назад
AUN kaamil cawaale
@misbamosa-ti7ym
@misbamosa-ti7ym 8 месяцев назад
3:32 naxariitii alaha siiyo wuxu nooga tagay heeso wadani oo dhaxal gal ah
@zaraajmalabdiqadir9891
@zaraajmalabdiqadir9891 4 года назад
yaasalaam alow kuu naxariiso wll dhulku wa maguuraan dheeftiisan waxaa hela wadaniga udhididee been maaha wlhi
@axmedcali4169
@axmedcali4169 4 года назад
Gorayga cad zxp heestan 4sano kar ayaan dhagaystay maanta ayaan helay zxp waan kaa sugaayey thnks
@Goraygacad
@Goraygacad 4 года назад
Ok
@Warsamehanna612
@Warsamehanna612 4 года назад
Ax ax ax wan qiroday sxp
@mustafexuseen5641
@mustafexuseen5641 4 года назад
Zxp waan kaaga mahad naqayaa
@axmedmuuminismaciil7082
@axmedmuuminismaciil7082 Год назад
Allahaw naxariisto adeerkay cabdi kaamil cawaale geesiga quruxdiyo xigmadiyo halgankuu ahaa
@husseindjama6572
@husseindjama6572 7 месяцев назад
Adeer kalidaa kuuma ahayn mujaahid somaaliyeed oo dhab ah ayuu ahaa. Gooni ha usheegan.
@axmedmuuminismaciil7082
@axmedmuuminismaciil7082 7 месяцев назад
@@husseindjama6572 ma adeerkay daa aan idhi ayaa ku damaqday. Waad hinaasa hadasheen walal waa wax ilaahay naga dhigay taasi ee waxba yaya ku dhibin
@husseindjama6572
@husseindjama6572 Месяц назад
Somaalinimada ama waddaniyadu wattaas haddaan. Dhiiga ayaa idhaqaaqay.
@relexnatrual1783
@relexnatrual1783 4 года назад
Allh yaa raxam
@daahirxasan5442
@daahirxasan5442 4 года назад
Maashaa allah dhalinyarada haku raaxaystaan
@cabdihasancaaqilwiilah5436
@cabdihasancaaqilwiilah5436 4 года назад
Alla maxaan raadiyay heestan thanks kun jeer zxb
@YusufAhmed-w3r
@YusufAhmed-w3r 6 дней назад
Alaha unaxriisto adeero
@hasssangaaciye5489
@hasssangaaciye5489 4 года назад
Waad mahadsan tahay gorayga cad sxb
@csamadcumar4669
@csamadcumar4669 Год назад
Aderkay cabdi kamil cawale nafti hure aun❤😢
@abdifitaah6032
@abdifitaah6032 4 года назад
Runtii waxbaan kuxasustaa hestaan
@sheekhnuur3324
@sheekhnuur3324 4 года назад
Alow kuu naxariiso
@faysalbiile5933
@faysalbiile5933 3 года назад
Intaali looo sameeyay ahayd cabdi kaanil ugu danbayntiii qarax ayuuubkudhintay jigjiga dhexdeeda
@faysacise693
@faysacise693 4 года назад
buurta yare wadada ka horaysa jufo uuuray anba sidad u ma qashay jufoyinka aya layidha casimadi boorama jidka losiimaro reer somaliland salan sare dhamantiin
@sakariyemacalincali2141
@sakariyemacalincali2141 3 года назад
Taariikhiidiisa maan arag hadaad hayso nala wadaag
@Goraygacad
@Goraygacad 3 года назад
Waa yahay zxp
@jabarkuson2241
@jabarkuson2241 2 месяца назад
😢alayaraxmaaa
@abdirahmanmaxamed7412
@abdirahmanmaxamed7412 4 года назад
Sooowada heesihiiisa odayga
@Rageedii
@Rageedii 4 года назад
Sxb weli ma maqashay fanaan la dhaho Aadan iidoow? Ninkaas hees kama haayo balse amaantiisa ayaa igu badataye
@Goraygacad
@Goraygacad 4 года назад
Rageedi zxp magaranayo waan soo raadin amba ma maqal
@Rageedii
@Rageedii 4 года назад
@@Goraygacad waxaa la igu yiri codkiisu waa Maxamed Mooge iyo Qalinle oo la isku dhuftay natiijada ka soo baxday😄 Heesaha kabanle cml ayuu qaadi jiray sidaan maqlay. Bal dhankaaga ka raadi waxaan isleeyahay halkaad cabdi kaamil ka soo gurto waa laga soo helayaa kkk. Mahadsanid sxb.
@Goraygacad
@Goraygacad 4 года назад
Kkk zxp waan soo raadin
@maxamedmahad115
@maxamedmahad115 4 года назад
Sxb aad iyo aad ayaad u mahad santahey goreyga cad ninka odeyga heesi hiisa seeku heshey iyagoo can jalada ayaa igu danbeysey hore u soco sxb
@Goraygacad
@Goraygacad 4 года назад
Thanks zxp
@Goraygacad
@Goraygacad 4 года назад
Sxb waan ururiyaa
@shiineosman2140
@shiineosman2140 3 года назад
Gorayga cad masha allah xassusti horee allah ya raxama cabdikamil cawale
@maxamedmahad115
@maxamedmahad115 4 года назад
Laakin sxb inuu abwaan ahaa cabdi kaamil macadeyn buuxda ayaad u heysaa
@Goraygacad
@Goraygacad 4 года назад
Haa zxp
@ademmicad8210
@ademmicad8210 4 года назад
Soo. Bada heesaha Mujaahidka
@farhangacmadheere9656
@farhangacmadheere9656 3 года назад
Mujaahid cabdikaamil cawaale aarka somaliyed
@galbeedabdullahi6246
@galbeedabdullahi6246 3 года назад
Waaaaw
@XashiMaxamed-vq9ff
@XashiMaxamed-vq9ff Год назад
56
Далее
Cabdikaamil cawaale hees sadexbaa walaahiya orginal
8:05
Ahmed Gacayte Amina Abdilahi - sabaalo
8:38
Просмотров 2 млн
BAXSANEEY HARGEYSAAY. LEGEND SAALAX QAASIM NAAJI
15:01
Просмотров 946 тыс.
Axmed Yaasin Digfeer |Heestii Digfeer |
9:57
Просмотров 323 тыс.
Hassan adan samatar somalii song nonstop VOL 2
28:35
Просмотров 311 тыс.