Тёмный

Cabdikaamil cawaale hees sadexbaa walaahiya orginal 

Gorayga cad
Подписаться 31 тыс.
Просмотров 261 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 85   
@csamadcumar4669
@csamadcumar4669 Год назад
cabdi kamil cawale ❤ wuxu aha Geezi hil io hoba ugu deqay wadankisa ✊ allaha uu naxariste
@JirdeAli
@JirdeAli Год назад
Wiilashuu gumasigu hilibkoodii wadhay buu wadnahaygu tabayaa😢😢
@shaykhcawil9958
@shaykhcawil9958 8 месяцев назад
Maanta oo itoobiya badii somaliya sheganayso 2024 iyo maalinka aduunyo xaalka ba like saar halganka dalka u kaca dhalinyaro geeridu marbay nolosha dhaantaa
@abdirohimahmed69
@abdirohimahmed69 Год назад
Geeriduu wakhtiga qaar yaa ka wanaagsan noloshee lagaa baajin maayee✅️✅️✅️✅️
@yusufibroyi60871
@yusufibroyi60871 2 года назад
waxa dulinimo ah in ogadeen ku qarxiyaan jigjiga isagoo rabay inuu ka xoreeyo ethiopia alfanaan cabdi kamil cawale reeer nuur samaroon alle ha kuu naxariisto waligoodba ha gumeeysato ethiopia waa adoon ilaa ha da 2022
@abdisalanali4114
@abdisalanali4114 Год назад
Waan joogay maalinkaas stadium ka qaraxa waxa lagu tuuray madaxweynihii deegaanka oo ogaden ahaa oo ka qudbaynayay jijiga stadium oo ay dad badan joogeen dad badan oo agtaagnaa oo cabdi kaamil ku jiro ayaa ku dhintay madaxweynihiina wuu ku dhaawacmay Ma ahayn qarax isaga lala beegsaday
@hiboabdi9392
@hiboabdi9392 Год назад
Ax ax wlhi wan judhudhocodaa markan dhagaysto heesaha cabdi kamiil cawale allaha u nariiste wlhi ma ahayn fanan beeleed blse wuxu ahaa fanan qaran dadkisa iyo dalkisabaa u dhartay oo dhigisa iyo dhuxisaba huray intay waxyahaygiyo wadankaygu maqan yahay Waxkaso idaydayaa
@husseindjama6572
@husseindjama6572 7 месяцев назад
Khair Allaha ku siiyo Inaan geesi somali ka dhammaanay ayaad naxasuusisay.Allaha u naxariisyo
@kgckgc8127
@kgckgc8127 9 месяцев назад
Ilahay ha unaxaristo wlh waxa uu aha wadani somali iskugu mid tahay
@mustafaabdilahi1114
@mustafaabdilahi1114 2 года назад
Wan, jecly.waxan ku.jecdayn qhhbil.maah somlinimo.aanigu.somali,aasal.l,akin,reer,jabouti. Barasha,Wang's bro
@abdirahmaanmahmoud2661
@abdirahmaanmahmoud2661 2 года назад
Geesi dhaartay wadani dalkiisa iyo dadkiisaba jclaa damiir xumada siyaasiga somaliyeed baga Oo ilaahay kaa Ofsaday daarta Akhirana rabi kuwa Uu jecelyahay hakaa mid yeelo ☝️🤲 soomaali wayneey wacad baa inoo yaal 🇸🇴🇸🇴 wacadkii geesigaa se lumiseen !
@xamsekamil9441
@xamsekamil9441 2 года назад
Cabdi kaamil cawaale NaftiiHure alle hakuu naxariisto adeero crisaq iyo team gorayga cad thanks dear bro
@maryamaali1938
@maryamaali1938 4 года назад
Manshallha cabdi kamli cawale ilahay hagu naxariisdo wadani asala walhi foqka nooso galiyayna waad mahadsantahay wllo noosowada gali bilios ani waxaan kacodsan hayaa heestii hadad tahay nin qaliya qalin jabiyay beri hore dad guna guqabin ninqaliya biliis heestaa ayaan ka codsaday ❤️❤️❤️🙏🙏
@Goraygacad
@Goraygacad 4 года назад
Wll waan soo wadaa hdii ilaahay yidhaa
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Год назад
Saddex igu wallaahiyaa intuu waranka dhiigga leh nacabku igu soo wado anna way ku noolahay ama wiiro iyo ciil werwer aanan jiifayn waqtiguna sidaa yahay geeridu waqtiga qaar ka wanaagsan noloshee wadna baajin maayee
@abdifitaah6032
@abdifitaah6032 4 года назад
Mahadsaniid sxp runtii codsigeygii wad ii ufisaaay guuleysoo sxp saree
@Goraygacad
@Goraygacad 4 года назад
Thanks zxp
@abdifitaah6032
@abdifitaah6032 4 года назад
@@Goraygacad thank you too my friend
@Khadarmahadmaxamuud9475
@Khadarmahadmaxamuud9475 Год назад
Cabdikaamil cawaale wllhi ilaahay ha u naxariisto waxa uu ahaa fanaan qaran maahayn fanaan beeleed waxaad ku garanaysaa heesihiisa wada wadaniga ah sida waxaan ahay naftiihure iyo intay waax yahaygiyo wadan kaygu maqan yahay
@MuhiyadiinAbdi-c4s
@MuhiyadiinAbdi-c4s 2 месяца назад
Allaha unaxariisto naftii hure cabdi kaamil cawaale ❤❤🥺🥹🥹🥹
@xidig3833
@xidig3833 3 месяца назад
Cawa oo cidamada argagixsada itobia lagu arkay mtaban baan dhagesoya waa balan indhaheda ayey igu barayan walhi arar ahan udhagesnaya
@muusecali4551
@muusecali4551 Год назад
geesi wadaniya Allah haku naxaristo adeer
@cabdiqani5292
@cabdiqani5292 2 года назад
Allaha kuu naxriisto adeer wadani dal io dadkba jecel allha unxriisto cabdi kaamil cawaale dhartadii waaad ka runsheeegty
@kgckgc8127
@kgckgc8127 7 месяцев назад
Wlh waxa uu aha nin darkish iyo dadkisa jecel c/kamil canaletto
@kaiseabdi1944
@kaiseabdi1944 Год назад
Allah ha u naxariisto cabdi kaamil cawaale wadani dhaba dadkiisa iyo dalkiisaba jecel ayuu ahaa
@suldankookiyare5777
@suldankookiyare5777 Год назад
Rabbi ha u naxaristo geesi qaran buu ahaa guubaabadii ciidanka xoogana kaalin weyn ayuu ka qaatay sida dagaalkii 1977
@mawlidnuurcade4322
@mawlidnuurcade4322 2 года назад
cabdi kaamil cawaale naxariistii jano allaha kawaraabiyo aammiin aammiin
@husseindjama6572
@husseindjama6572 7 месяцев назад
Ilmaa sxb iga qubanaysa
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Год назад
Nice waa hees gobonnimo doon ah oo waligeed taagnaanaysa
@abdirashid4042
@abdirashid4042 Год назад
Allah ha u naxariisto oo qabriga ha u nuuriyo. AKA
@kgckgc8127
@kgckgc8127 7 месяцев назад
Amin
@cabdihani7367
@cabdihani7367 4 года назад
Yaa salaab caawa uunbaad keentay wahabkaa isaarani wanaaga iyo raaxada wax ku tagaya maahee intuu waranka dhiiga leh nacabku igu soo wado ana wey ku noolahy zxp gorayga cad thanks ✔️✔️✔️✔️✔️✔️✔️✔️✔️✔️✔️✔️✔️✔️✔️✔️✔️✔️✔️✔️✔️✔️✔️✔️✔️✔️✔️✔️✔️✔️
@Goraygacad
@Goraygacad 4 года назад
Thanks zxp
@MohammedQashabir
@MohammedQashabir 9 месяцев назад
Naxaris Jano allaha ka warabiyo somali unba shirqoshay somalidu wa suti hargaha
@roodoarab6684
@roodoarab6684 7 месяцев назад
Alaha unaxariisto geesigii naftii hure😢
@mawlidnuurcade4322
@mawlidnuurcade4322 2 года назад
Aad iyo ayaad umahadsantahay qofka soogashay heestan inbadan ayaan raadinayay mahadsanid
@mStatistician
@mStatistician Год назад
Geezi qaran reer nuur samarooniya❤dadkii dawladnimada jeclaaa😢
@abdirizackalidahirdhanan5872
@abdirizackalidahirdhanan5872 2 года назад
Somaaaliya guuuleysta 2021 maanta 12 otobar maalinta xukumiyo bada somaaaliya
@shaafitube4531
@shaafitube4531 3 года назад
Ax ax ax ax mmm wllhi bilaahi waa darenn aan hadal iyo qoraal midna lagu cabiri karayn Ax ax ax allow somali tus dantooda
@AbdekHassan-f2x
@AbdekHassan-f2x Год назад
Masha allah
@sacadaxmad861
@sacadaxmad861 3 года назад
Ilahay.waxanka.baryay.inu.janada.geyo.c.kaamil.aamin.dhaha.wll
@hassanhaliye6637
@hassanhaliye6637 Год назад
ALHA KU NAXARIISTO ADEERO CABDIKAAMIL CAWAALE
@Rageedii
@Rageedii 4 года назад
Masuul heeskaan originalka maha
@Goraygacad
@Goraygacad 4 года назад
Maxaad ku tidhi zxp rageedii
@Bakeeri3
@Bakeeri3 2 года назад
Rageedii orginalkeeda hadaad hayso soodaa libaax.. Anigu Cqbdu Kaamil unbaan ku maqlay in kastoona aqoon abwaanka curiyay, iyo midkii laxameeyayba in kastoon isleeyahay Laxanka iyo Cidka waa isla cabdikaamil
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 Год назад
Lgend
@hasssangaaciye5489
@hasssangaaciye5489 4 года назад
Asc goreyga cad sxb waxaan kagaga mahad calin heesaha cabdi kaamil cawaale ee sogalisay wlhi waxaan karadiyay meelkasta sxb kun jeer ayaan ku mahad celin bro heesaha cabdi kaamil cawaale waxay igu yihiin xasuus aanan marnaba ilobeyn sxb heeso badan waan helay lkn waxaa iga maqan qaarkale oo ey iigu dembeysay 2009kii waxaa kamida heestii maqanaheena aaan latabin meydkeena daleeda yaala iyo isla albumkaas sxb adoo mahadsan sooradi wixii uu hees qaadey
@Goraygacad
@Goraygacad 4 года назад
Zxp sidoo kale hada ma qaar ayaad haysaa
@hasssangaaciye5489
@hasssangaaciye5489 4 года назад
Sxb waxaan kawada kuwaad sogalisay ayaan helay cml ee soobadi sona raadi heestaas aan kuso sheegay iyo dhaman heesihii naftii hure cabdi kaamil cawaale mahadsanid gorayga cad sxb janalkaga saaid ayaan iga helay asxabadana igu diray horay usoco sxb wlho Nairobi ayaan 6sano karaadin hayay cajalad cabdi kaamil cawaale
@Goraygacad
@Goraygacad 4 года назад
@@hasssangaaciye5489 ok zxp ma adrkaabaa
@hasssangaaciye5489
@hasssangaaciye5489 4 года назад
@@Goraygacad maya wllo ee heesihiisa ayaan jecelahay kuligood ninka wadani weyn ayuu ahaa heesihiisana waa wada sarbeeb isago wadaniyad kahadli ayuu hadan jeceyl kumatali Thanks bro
@suuzanmohhmed7032
@suuzanmohhmed7032 Год назад
Wxni hees wey dhaftay magaca halo bixiyo sadaxigu walaahiya😢❤
@suleimanhassan3095
@suleimanhassan3095 Год назад
Geeridu wakhtiga qaar. Ka wanaagsan noloshee. Wadka baajin maayee. Habluhuu waraabuhu. Ku wiahiiriyaayaan. Anigu u weeraa. Waayeel gaboobiyo. Intuu waaxid noolyahay. Wadadii banaanayd. Laga weecan maayee. Soomaali wayneey. Wacadbaa inooyaal. Sidaas ayay saxkutahay
@essapepe8359
@essapepe8359 Год назад
Allah yarxamak geezi❤
@NuuraCumar-zo8vd
@NuuraCumar-zo8vd 8 месяцев назад
Ragiirag. Ayaa. Alehaunaxriito. Fantalfadus. Ale. Hageeyo. Taaloaayuuistahilaa
@aliahmednur7375
@aliahmednur7375 Год назад
Heestan midhaheeda waxaa lahaa maxamuud axmed dabagooye oo lahaa heestii calankayga nuuroo hadii aanan soo noqon waxaa lagu dilay dagaalkii 77 ee Ethiopia iyo soomaalia
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 2 года назад
Geesi soomaaliyeed AUN
@cabdirashiidcabdi6903
@cabdirashiidcabdi6903 4 года назад
maasha noolaw gorayga cad
@Goraygacad
@Goraygacad 4 года назад
Thanks bro
@cabdihasancaaqilwiilah5436
@cabdihasancaaqilwiilah5436 4 года назад
Madah sanid mujaahid lkn soo badi dhamaan heesihiisa waan kaa suginaa waa is xusuusin
@Goraygacad
@Goraygacad 4 года назад
Ok zxb
@ubaxtusmo8895
@ubaxtusmo8895 3 года назад
@@Goraygacad . m. M. ...
@cumarcabdi2995
@cumarcabdi2995 2 года назад
Ma’ahayn nin mudan in lahalmaamo balse maalinbuu heli mudnaantiisa
@NuuraCumar-zo8vd
@NuuraCumar-zo8vd 8 месяцев назад
Waatamanta. Tagan
@kingoflast9757
@kingoflast9757 4 года назад
zxp gorayga cad maxaan kugu mahad celiyaa
@deandrerobert8264
@deandrerobert8264 3 года назад
Dunno if anyone cares but if you are stoned like me atm you can watch pretty much all the latest movies and series on InstaFlixxer. I've been streaming with my girlfriend for the last few months :)
@imranchandler1083
@imranchandler1083 3 года назад
@Deandre Robert Yea, I've been using Instaflixxer for years myself :)
@daahiraxmed6923
@daahiraxmed6923 2 года назад
Wiilashuu gumysigu hilibkoodi waraybaa wadnaheygu tebayaa😭😭🤮🤮😭
@cabdilaahimaxamuud122
@cabdilaahimaxamuud122 2 года назад
Wed la baajin maaye
@cabdisalaanwarsame9448
@cabdisalaanwarsame9448 2 года назад
Allaa ya cizak.
@abdimaxamed3454
@abdimaxamed3454 4 года назад
AUN maalintii iigu horaysay iguna danbaysay heestuu qaadayay
@suhuuracabdi979
@suhuuracabdi979 11 месяцев назад
Aamiin xaguu ku dhintay in kasto anan ogan adba waxad ku sugantay insha allah khar
@abdimohamedahmed-jb7mw
@abdimohamedahmed-jb7mw 5 месяцев назад
Qarax jigjiga ah baa lagu dilay AUN
@MaxamuudAxmed81-ii6bj
@MaxamuudAxmed81-ii6bj 2 месяца назад
Ale hanuxaristo
@indhoofficial4081
@indhoofficial4081 4 года назад
ilahay hadayo
@heegaaleabdi7835
@heegaaleabdi7835 4 года назад
Wuu dhintay ( AUN)
@dawand6946
@dawand6946 Год назад
❤❤❤❤❤❤❤
@ademmicad8210
@ademmicad8210 4 года назад
Waad dadaaleysaa sxb. Waxad soo heshaa cajaladihii Jabahadii reer nuur ee dagaladii sokeeye Video badan ay Iska duubeen baa jirtey
@Goraygacad
@Goraygacad 4 года назад
Zxp wxd samaysaa bal adna soo raadi ana waan soo raadine
@Goraygacad
@Goraygacad 4 года назад
Haye zxp bal adna soo raadi cida laga heli karo
@yasinsharifmaxamed5363
@yasinsharifmaxamed5363 Год назад
Nsftii hure
@deeqelmo5558
@deeqelmo5558 Год назад
Cali jeete Aa inta ikeeney😂😂
@hodanmahamed2299
@hodanmahamed2299 Год назад
😂😂😂
@abdirahmanafrah619
@abdirahmanafrah619 Год назад
From Ali jeyte 😂
Далее
HEESO KABAN AH QARAAMI MAXAMAD SULEEBAN TUBEEC+
1:41:02
Просмотров 545 тыс.
БЕЛКА РОЖАЕТ?#cat
00:20
Просмотров 832 тыс.
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
Просмотров 39 млн
dhirta xididka hoosaa
11:36
Просмотров 161 тыс.
Ugaaso
10:10
Просмотров 33 тыс.
ahay
9:37
Просмотров 16
Axmed Yasiin Digfeer & Siraad Cabdale
16:50
Просмотров 103 тыс.
Ahmed Gacayte Amina Abdilahi
8:38
Просмотров 492 тыс.
Taariikh Faneedkii  Abwaan Cabdi Muxmed Amiin
47:39
Просмотров 182 тыс.
Isa Sheeg
11:33
Просмотров 254 тыс.
Heestii sabidii yaraydee | xasan aadan samatar
11:38
Просмотров 448 тыс.
БЕЛКА РОЖАЕТ?#cat
00:20
Просмотров 832 тыс.