Тёмный

ABDINUUR JAZZ IYO DEEQA AHMED 2019 DARYEEL OFFICIAL 4K VIDEO (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN) 

Liibaan Jama
Подписаться 1,1 млн
Просмотров 9 млн
50% 1

Copy Right Protected By Liibaan Jama 2019
HEESTII DARYEEL
CODADKII: ABDINUUR JAZZ IYO DEEQA AHMED
MUSIC BY: ABDIWAHAB ANTAR NAAJI
VOCAL RECORDING BY: STUDIO LIIBAAN
EDITED CAMERA BY STUDIO LIIBAAN
SOOSAARIDII: LIIBAAN JAMA
follow her FANPAGE on
/ studio-liibaan-2863249...

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,6 тыс.   
@abdishakurabdiqadermuse6808
@abdishakurabdiqadermuse6808 5 лет назад
ALLEH #Heesaha iga #Madobe ANI IYO #Qofkasto jecel #Quranka 👐👐👐👐👐👐👐👐👐Ya rbi💗
@aragsanali949
@aragsanali949 4 года назад
Ameen
@AyanAli-jp5gb
@AyanAli-jp5gb 3 года назад
Ilahayow Amiin
@mumtazsh.mukhtaar2699
@mumtazsh.mukhtaar2699 2 года назад
amiin 🤲🤲yaaa Rabi😢
@MAHAMEDGULETH
@MAHAMEDGULETH 29 дней назад
AAMIIN
@manalahmed3893
@manalahmed3893 5 лет назад
Inta alle ka baryaysa in alle heeshah ka soo hanuniYo alle ha inoo aqblo ducda hamigeena iyo jano inoo baryay lilke igu dhac siiYa
@mapruukahmuhip0h753
@mapruukahmuhip0h753 4 года назад
AmiEn pr0therkeyga
@alibashi9335
@alibashi9335 4 года назад
manal ahmed saas hadaa jeceshahay maxaa inta u imaatay meelaha muxaadaroyinka kujiraan inad ku qortid ayey ahed
@gulletmaxamet2479
@gulletmaxamet2479 4 года назад
Aamin 👐
@barkhadlovely9459
@barkhadlovely9459 4 года назад
Amiin Amiin Amiin yaa rabi
@sukhrashucaybcumar5975
@sukhrashucaybcumar5975 4 года назад
Naa hanuunis raadis ma tihid orod naacda kala tag liketa meelkst lagama radiyo doqnyhy
@hafsaluuluu9077
@hafsaluuluu9077 5 лет назад
Allow wadada toosan nagu hanuuni heesahana nah madoobeey🤲🤲
@aishaabdullahi5258
@aishaabdullahi5258 5 лет назад
Aamiin Aamiin
@ahmadsaid5772
@ahmadsaid5772 5 лет назад
Amiin
@muwahibali7088
@muwahibali7088 5 лет назад
Aamiin
@ugbadm6075
@ugbadm6075 5 лет назад
Amiin.
@moheztenchannel4149
@moheztenchannel4149 5 лет назад
@@muwahibali7088 abyo mcn Caawa illahy dartiis subscribe igu zaar🙏🙏
@ibtisaammohamed9750
@ibtisaammohamed9750 4 года назад
Wow hees igu socota my and my king dabaylaha mayga celin allow arinta iga kla daadsan irumee iso duce wlloyaashayda musliminta thnks qof kasta o i arka 🌹🌹🌹🌹
@betterdaysarecoming1881
@betterdaysarecoming1881 3 года назад
Waxaan filayaa inay hawlihii kaayara kala daadsanaa imika kuu urusanyihiin hadayna sidaad rabtay kuu ahayna alle hakuu rumeeyo riyadiina
@mumtaasismacil2333
@mumtaasismacil2333 3 года назад
P0pp
@mohamedwahiipmo7435
@mohamedwahiipmo7435 3 года назад
Yo
@asalimuhumed1521
@asalimuhumed1521 2 года назад
Ale haku rumeeyo🥰
@axmedzaki6881
@axmedzaki6881 2 года назад
Manoshalahy. Wall
@johnshack9924
@johnshack9924 4 года назад
I like somali songs I don’t understand but I like the music and rhyme amazing and somali people always happy I wish somalia will restore their peace and prosperity soon .
@maidacabdi9221
@maidacabdi9221 4 года назад
Amiinn brother thank you
@jiminoppa7675
@jiminoppa7675 4 года назад
we are in peace thankfully...SOMALILAND and Somalia aren't the same bro ,they are two different independent countries
@dedmonuura2430
@dedmonuura2430 4 года назад
Thank you bro, there is country called somaliland. Which is full of peace and litrate population. Come to us, when ever you want 🥰😍
@mawlidmahamed1891
@mawlidmahamed1891 4 года назад
@@dedmonuura2430 thank you very much dear sis how you briefly explain to him our beautiful country peace and prosperity for ever somaliland
@katrinasaman3585
@katrinasaman3585 4 года назад
Jimin Oppa what are you talking about somali is one may allah restore our peace
@shumacaziz1895
@shumacaziz1895 4 года назад
Daryeel Baan kula rabaa difaac Baan kugu Ahaan DabeylaHa meyga celin meygaa celin 😭❤️💍 heees Aan inaba Caadi ahyn wyy Wxaaa dareemi kraan bis Laba qf is wada jcl Ha Waaro jclka Adaan Dadka kugu jclhy Asma ❤️💍
@ismailabdirisaqkeenan6103
@ismailabdirisaqkeenan6103 4 года назад
Waaaw shumac sxp Allh idin dhooro Adgah iyo dumaashidey
@iqranuur6320
@iqranuur6320 4 года назад
Ilahey haku barakeyo qoralkaga qalbigeyga ayu dhaqajiyy indheheygane ilmo kuso istajiyy ilahow qof i jecel i sahal waliba i dhwro xili wlbo
@shumacaziz1895
@shumacaziz1895 4 года назад
@@iqranuur6320Mhdsnid wll Aamin adignah Allah ku sahla qof KU jcl
@shumacaziz1895
@shumacaziz1895 4 года назад
@@ismailabdirisaqkeenan6103 Mhdsnid wllkey
@abdirahmanaden5238
@abdirahmanaden5238 4 года назад
Qoftas qof nasiib badan wye iney haysato qof sidas dhan ujecel. 🙉
@hodanizha6003
@hodanizha6003 2 года назад
Waxeey 🥰eheed habeen 2020ka 🖤jawiga aad ayuu uqurx badnaa 🥀 gari ayan ka dhageysaneynay aniga iyo jaceylkeyga hore aad ayuu ujeclaa hesstan farxad ku nolow melkasta jogto 🖤🥰🥀🔐
@axmedzaki6881
@axmedzaki6881 2 года назад
Sidoo. Kale. Queen.
@miimoabdule
@miimoabdule 6 месяцев назад
Makala takteyn hda😢
@JabaneRomatic
@JabaneRomatic 23 дня назад
Hoodan hada qalbigan ka slmy xbbi
@Saalim_Lyrics
@Saalim_Lyrics Месяц назад
Who still listening 2024 👍 ❤
@saidabdi4439
@saidabdi4439 5 лет назад
waxaan layabaa waxani jaahilintaa ee magaca nabiga scw meesha fusuqa ku soo qoraya tolow maxaa ka siya mise waxa baa ka siya kuwan like ku washay jaahil waa jaahil uun
@barwaaqotimacde4741
@barwaaqotimacde4741 4 года назад
Haa wlhy waxn garan la ay waxn ay ka faaidan like
@faizaluula5318
@faizaluula5318 4 года назад
Wll waxaaaa jiro Somali an muslimiin eheeen wexeyrabaan iney saliga nabisa scw dadka nacsiiiyan anuuu waanraadiyay waana ogaaday sbbtaas adne raadi sidaan ayaa ulayaabijiray balhadee waxba wadin muxaadaroyinka weydaawadan
@waxcusubchannel559
@waxcusubchannel559 4 года назад
meesha haday fusuq tahay maxaad ka soo doontay nacasbaa tahee
@dreamygirl8766
@dreamygirl8766 4 года назад
Like bay raaadinayan de wllo
@amalabr3427
@amalabr3427 4 года назад
Waa runtaa walal akhlaaqda ka xun
@mohamedadam8685
@mohamedadam8685 4 года назад
Daryeel baan kula rabaa Difaac baan kugu ahaan . Daraar baad iga heli lahayd Daa'daa baan kuu hor marin lahaa . love you always bea farhia ❤. 29.03.2020 our Day and DATE❤👫
@mohaaali1795
@mohaaali1795 5 лет назад
Inta rasuulka nabi mohamed (SCW)jecel igula sali walal mcn❤❤❤😭😥
@barwaaqotimacde4741
@barwaaqotimacde4741 4 года назад
Maxad ka faaidi waye kuba sarne
@hamdahussen4472
@hamdahussen4472 4 года назад
Scw
@libinabdikadirhassan4395
@libinabdikadirhassan4395 4 года назад
Scw
@abdishakurmaxamed4683
@abdishakurmaxamed4683 4 года назад
scw
@ruunguled133
@ruunguled133 4 года назад
Scw
@umalkhairmohamed5358
@umalkhairmohamed5358 5 лет назад
Inta igu racsan inay deeqa ahmed cod macn thy 😍lake plez 👐
@zakiadamzuhufi1524
@zakiadamzuhufi1524 5 лет назад
Inta nabiga jecel like ii saara 😍
@abdirahmanabdi5084
@abdirahmanabdi5084 5 лет назад
اللهم آمين 🤲صل الله عليه وسلم
@intisaardahir4345
@intisaardahir4345 5 лет назад
Zaki Adam Zuhufi nabigaan suuban scw kadaya magaciisa melaha faqsiga iyo munkarka ah intaad like raadineysaan uff
@aragsan6552
@aragsan6552 5 лет назад
War neefba tahay nabiga sharafta leh csw like haa ka dhex raadin RU-vid fidhiqoyin qaawani ka heesayan
@khalidjj4362
@khalidjj4362 5 лет назад
Nabigaga Wase Nabiga Kasaar Meeshan
@rithwanabdinour937
@rithwanabdinour937 5 лет назад
Zaki Adam zuhufi wlle meelahaas nabigeenasuuban hakaga raadin like magaciisa haku soo qorine waa iga waano wlle
@maxamedidiris7562
@maxamedidiris7562 5 лет назад
Deeq Axmed waa inanta hablaha fananiinta ugu Akhlaqda badan, Codna mansha allah heesahedo dhan waa Top
@barwaaqotimacde4741
@barwaaqotimacde4741 5 лет назад
Haa wlhy waa marwo qimo leh
@rahmaahmed8548
@rahmaahmed8548 4 года назад
Fanaanad bay noqoteen haday akhlaaq leeday
@nuurdiin3484
@nuurdiin3484 3 года назад
@@rahmaahmed8548 runtaa waaye
@maanowvlogs4272
@maanowvlogs4272 2 года назад
@@rahmaahmed8548 😂😂😂😂u r definitely somali dalad,critism is in our diig🙌🙌
@Alonebird575
@Alonebird575 Год назад
I like this song 🎧😮 (16/04/2023) 3:24AM galbnimo Mlin Ramadanku marayo 24Ram dadba dhahaya Ma Ramadan ba hees la dhgesta ma dhageysneyn lkn wxa uso galay inan qiso kaqoro ❤wn salamaya dadka hestan dhageysan doona 2024
@abdiaziiz495
@abdiaziiz495 8 месяцев назад
Hadda ma is guursateen
@saprinaxo-xo6734
@saprinaxo-xo6734 5 месяцев назад
Wanaakana😂ramadan oo 18 marayo 2024 😮😊
@Alonebird575
@Alonebird575 5 месяцев назад
@@saprinaxo-xo6734 Wlhi Waqtigu wa Ordaya 😂❤️❤️❤️
@bislemediandtv
@bislemediandtv 4 года назад
HeestaaaN inaba caadi Mahaan mudo dheer raadinteedi ugu danbeyn waan soo heley🔥❤.
@Macsaro_Manoco
@Macsaro_Manoco 4 года назад
Nor Bisle ma ika hubtaa cadow poe 🤣🤟🏽💯
@soowdookhanacaskirajonaawi9431
@soowdookhanacaskirajonaawi9431 4 года назад
Amba inbadan raadin jiray
@maryanadan4112
@maryanadan4112 4 года назад
Maanta heley ani 😂😂😂
@craxmanbisle3605
@craxmanbisle3605 4 года назад
Geeloos
@mohmethlover.smedia825
@mohmethlover.smedia825 4 года назад
Ani caawa radiYY ka dibna markiiba HelY😎
@zuhuurhaaji7500
@zuhuurhaaji7500 3 года назад
Heestaan 2020 ayaan dhageysan jiraY wlipa dareen gooniYa ii laheyd waayo wxaan ku jiraY jawi jcyl ❤️ blse cwa March 24/2021 ayaan dhageysanooYaa anoo ihaayo xanuun 💘oo waaYaY qofkii aan jclaa 💔😢
@nihalabd1
@nihalabd1 3 года назад
😥alle haku sahlo abaayo🤲💕🥰
@kafiyakiin3163
@kafiyakiin3163 3 года назад
Walaso wadad dhadhamiye ka gudub yeyna kula tagan xaladasi
@iqruushidiris4941
@iqruushidiris4941 Год назад
Ax
@abdirahmaanaliomar5243
@abdirahmaanaliomar5243 Год назад
Waxaana hees lagaa dhahaa miss you 😘 inta daawaneyso 2023 like saaara 🙏❤
@raxmoaxmed6006
@raxmoaxmed6006 Год назад
🤴🏻❤️💍
@SahraAbukar-ou3gp
@SahraAbukar-ou3gp Год назад
Anaa kula dhagey sanoyo
@cabdixakiin8706
@cabdixakiin8706 Год назад
@@SahraAbukar-ou3gp noloshaydiii
@ZahraCaliIbraahim
@ZahraCaliIbraahim Год назад
Markan xajigeyga is gursanayo ayaan u solawan dona ❤💍comment tigan🎉
@dekaliosman5333
@dekaliosman5333 7 месяцев назад
2024😂🫡
@maryamo411
@maryamo411 4 года назад
DabaYlaha mayga celin❤💍😢🥰 2020 inTa dawnaYso bal like ii saarah 😂
@Mohamet-Opderahman
@Mohamet-Opderahman 4 года назад
😍😍😍
@maankaabchannel6364
@maankaabchannel6364 4 года назад
@@Mohamet-Opderahman hees qaaliya weeyi
@cawocayni8283
@cawocayni8283 4 года назад
H
@cawocayni8283
@cawocayni8283 4 года назад
@@maankaabchannel6364 9
@dekaissak3106
@dekaissak3106 4 года назад
@@maankaabchannel6364 oooooooooooooo0ooooooo
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 5 лет назад
Heestan qof igu dheer ayaa isoo diray sidaas darteed ayaaan meesha usoo galay runtii aad ayay i qancisay 🥰😘
@abdihakim9329
@abdihakim9329 5 лет назад
Hambalyo libqh
@FF-li1bu
@FF-li1bu 4 года назад
Dabeelaha inaa kaceliso waye walalkey 👏👏
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 4 года назад
F F runtiih wayba iga celisay ana difaac baan u ahay 🥰✌️
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 года назад
Yaaa kuma fahmin😂😉😉
@abdi3703
@abdi3703 4 года назад
farah ADAM 😂😂😂
@kingsumca4370
@kingsumca4370 4 года назад
Underrated songs. Deserves 5+ million views imo.
@seyrukhahmed1122
@seyrukhahmed1122 2 года назад
Cap
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 года назад
@@seyrukhahmed1122 No cap 🧢
@dromarhabeb
@dromarhabeb 4 года назад
Allow inta is rabro is heleysii. 2019 Like saar haddi sanadkani rabto in aad kalinimada rabto in aad ka baxdo😂😂❤️❤️
@Farm_With_Suhaib
@Farm_With_Suhaib 5 лет назад
Xususteeda ayey wadataa 2000.. Fadumo Cali cilmi Haldha Iyo Abdi Jazz Djibouti 🇩🇯 Cabdinur jeez wali waa dhalinyaro lol 😂 Mnsha allah. Cimriga iyo caafimaadka’ba allah ha ubarakeeyo.. Deqa ahmed So good Well done guys…
@MoHaMeTh444
@MoHaMeTh444 5 месяцев назад
Ninkan heestan gabdha la qaadi jirey waa c/qaadir juba and faadumo haldhaa 😂
@Farm_With_Suhaib
@Farm_With_Suhaib 4 месяца назад
@@MoHaMeTh444 abdi jezz BAN Ku arkey, fuad wu iga horeeyey ban filaya
@hanadqoote855
@hanadqoote855 5 лет назад
Qofki heestan qofko jecla uso tilmaamay sideydo kale ☝️
@aminoahmedhusein8021
@aminoahmedhusein8021 4 года назад
Wax klaa
@maxproject4359
@maxproject4359 4 года назад
That is why I am listening 👂 to it runtii 💋💋♥️♥️♥️
@bashiircawil6063
@bashiircawil6063 4 года назад
Aniga isagabaa iso dhagaysiiyey
@fairuznahar7928
@fairuznahar7928 5 лет назад
Heestan wey diyaarsan tahay watching all the way from South Africa 🇿🇦🔥🔥🔥
@maxamedxasanmiicaadkule8066
@maxamedxasanmiicaadkule8066 4 года назад
Deeqa axmed gaydh sida dayaxaad u iftiimaysaaa macha allah hees topna waad qaadaysaa
@salmahari6066
@salmahari6066 5 лет назад
Hestani odeygeyga aya iso direy ❤️
@wardamawlid9868
@wardamawlid9868 4 года назад
Mansha allah waa xaji ku jecel
@salmahari6066
@salmahari6066 4 года назад
Warda Mawlid lakin anigu ma jecli tasi wey dhibatadu
@zeynomer8236
@zeynomer8236 4 года назад
salma hari omg odogaaga Madan jecleen👀 wax ii dhiman? Abaayo nin kujecel lama helo midaa adi jeceshahay walhi sidaa rabtid kama helesid.
@salmahari6066
@salmahari6066 4 года назад
Zaynabbb Omar abyoo niinba ma Rabin waxaa keliya oo ku gursadey inu ciyal iga dhalo kadibna iska tago wana ku balaney 😇 marka hada hees tasi ayu igu sasabaya contract aya dhamadey 😂😂
@zeynomer8236
@zeynomer8236 4 года назад
salma hari abaayo malaha jacelkaanad garaneen waayo marbe hadi aad awlaad udhashay maxaa kuu harsan oo rabtay hhh jacelka natiijadisi baaba heysataaye qof eysan naftu rabin dareen gogol lamaad gasheene baayo jacelka wakugu jiraaye iska barbaar 😂
@abdirahmanhussein3591
@abdirahmanhussein3591 3 года назад
Dan iyo guur baan waddaa, Dulqaad iyo raaxo badan, Deeq iyo darajaan hayaa, Dushaadaan saarayaa...
@aboubakr7434
@aboubakr7434 4 года назад
Dabaylaha ma iga celin 😏 in fact this song is touching ❤👌 I don't know whaa ? But this song is reminding me someone that I love him so much ❤ one love to 5ta somali
@bonfacewere3670
@bonfacewere3670 3 года назад
R6
@xuseenyousuf7795
@xuseenyousuf7795 5 лет назад
2007 bay ahayd markaan dhagaysan jiray heestan markaso ay Ku luuqayn jirtay fanaanada codka macaan ee rer jabuuti Fadumo haldhaa RTD TV really it was long time
@bbenacnac
@bbenacnac 5 лет назад
Legend liibaan jamac 🔥 Deeqa Ahmed Best 👸🏽❤️🥰
@xaqdhowrfilms3512
@xaqdhowrfilms3512 5 лет назад
Bbe NAC NAC Subscribe igu caawi Abaayo
@bbenacnac
@bbenacnac 5 лет назад
@@xaqdhowrfilms3512 wan kusry wll
@xaqdhowrfilms3512
@xaqdhowrfilms3512 5 лет назад
Bbe NAC NAC Ana mar horaa kusaaray ❤️🙏🇸🇴🇨🇭
@queensuu4532
@queensuu4532 8 месяцев назад
I can’t wait to play this song in my wedding day inshallah😩🫶❤️
@mohametthanshi6060
@mohametthanshi6060 8 месяцев назад
i.a kii ku guursan lahaa ilaahay ha iga dhigo😂😂
@AlinoorAbdi-m2k
@AlinoorAbdi-m2k 7 месяцев назад
Wedding happened and she did it 😢
@mustaqiimabdiqani2255
@mustaqiimabdiqani2255 5 лет назад
"Old is Gold" the moment I missed childhood at that time I didn't know what love is but now I feel it the #memory #faaduma❤💚 #haldhaa
@Bulxan5089
@Bulxan5089 4 года назад
Same here
@farahgabane9451
@farahgabane9451 4 года назад
Lol 😂
@Libanog
@Libanog 3 месяца назад
28/05/2024 who's watching ?
@mohahdgemer4136
@mohahdgemer4136 3 месяца назад
6/6/24
@DRAKRAM31
@DRAKRAM31 3 месяца назад
Wll heesaha iska dhaaf
@Libanog
@Libanog 3 месяца назад
Adiga halkan maxaa ku keenay sheekh beenaaloow ​@@DRAKRAM31
@Haajihaykal
@Haajihaykal 2 месяца назад
@@DRAKRAM31p
@RaxmoMohamud-t1t
@RaxmoMohamud-t1t 13 дней назад
7/9/2024😂❤
@johnmaier1550
@johnmaier1550 4 года назад
Heestsn cawa xajika ayaa ufasiray waan ufiray markas in uu baxay hadiyad iso gadal sido u ufarxay bas nin somali intaas lakam helayo viiv ajnabi 💞😍
@riiriimoha9123
@riiriimoha9123 3 года назад
Hess Ann iska jclyahay intn iska dageysto
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 5 лет назад
*Kabo la'aan haddii aad daawaneysid Like iisaar* 😂🤸‍♂️
@amranabdullahiabdinoor5528
@amranabdullahiabdinoor5528 5 лет назад
Ahmed hillaac hhhhhh😂😂😂ani cml
@moheztenchannel4149
@moheztenchannel4149 5 лет назад
@@amranabdullahiabdinoor5528 byo mcn Caawa illahy dartiis subscribe igu zaar🙏🙏
@amranabdullahiabdinoor5528
@amranabdullahiabdinoor5528 5 лет назад
Ahmed hillaac hye
@barwaaqotimacde4741
@barwaaqotimacde4741 5 лет назад
Dawarsi xumida naga daya😂😂😂😂
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 5 лет назад
@@amranabdullahiabdinoor5528 mhdsnid
@Saad-ds6lu
@Saad-ds6lu 5 лет назад
Hdaad mobilka gacanta bidix ama mida midig kuhyso oo hdana kabo la'aan aad daawaneyso heestan like ta dhac kusii 😂😂😂
@gabadhaboqortoyadahibocade9310
Sa'ad kkkkkkkk
@shahinaasdauud8646
@shahinaasdauud8646 5 лет назад
wan dacad qosly
@Saad-ds6lu
@Saad-ds6lu 5 лет назад
@@gabadhaboqortoyadahibocade9310 hhh saacid_moha_Afweyne Instagram follow iga so dheh Ina adeer
@quruxwaadiniyoakhlaaq7113
@quruxwaadiniyoakhlaaq7113 5 лет назад
🙈🙈🙈Yaa I ka tusay Waliba canjeelana WA dubaya😂😂😂
@Saad-ds6lu
@Saad-ds6lu 5 лет назад
@@quruxwaadiniyoakhlaaq7113 😂😂😂 camerad baa gurigaaga iigu xidhan 😂😂
@mohamedhiir7657
@mohamedhiir7657 5 лет назад
Lipaan jmc the best Somali studio 🤜🤜🤜🤜
@chamssoudineabass5574
@chamssoudineabass5574 3 года назад
Wowww, duo avec voix d'or, continue ensemble le talentueux.
@Abdirahman83
@Abdirahman83 5 лет назад
Top song 2019🎵🤗refresh fican ayaa heesta laku samaye❤💯🇸🇴
@mustafesuleimanofficial703
@mustafesuleimanofficial703 5 лет назад
Legendary is back deeqa gydh abdinur jazz
@fihiimozquen3721
@fihiimozquen3721 5 лет назад
Ku sali nabi scw wayo wla ispararjiyaYe likta hayla dhaaFiN 🙏❤
@mamixabibti9256
@mamixabibti9256 5 лет назад
Fihiimoz quen sce scw scw scw scw
@malmo4235
@malmo4235 4 года назад
Fihiimoz quen Csw
@anwarapdi2793
@anwarapdi2793 4 года назад
Scw
@footballlanguage7420
@footballlanguage7420 4 года назад
Xoolo ayd thy maxa nabiga hlkn ukeeni
@m.maykal5218
@m.maykal5218 4 года назад
Fihiimoz quen scw
@quenisquen7184
@quenisquen7184 Год назад
Inta fahansan daruur baaan ahy. Aan curan markastaaan di ilahaa❤🎉
@somalidamaanta6199
@somalidamaanta6199 5 лет назад
Heeskan Waa Hees Degan Misana Aad u macaan Wxaa Horay qaaday Fananka Hdan heska qaadayo Cabdinuur jaaz iyo Fadumo Haldhaa Hdana Wxaa dib u Qurxiyay Cabdinuur iyo Deeqa Axmed 💯
@mohametabdisaahid5171
@mohametabdisaahid5171 4 года назад
Daryeel baan kula rabaa Difaac baan kuu ahaan 😍😍😍😍😍😍😍😍
@hodanmohmed3025
@hodanmohmed3025 5 лет назад
Ala maxan ninkan abdi nuur jaaz love ku ahay wali wan jeclahay xitaa kadib marki ad guursatay #moha waxba iskamay kay badalin still love u
@temitina2804
@temitina2804 5 лет назад
hodan mohmed been badana
@fathiamohamedahmed472
@fathiamohamedahmed472 5 лет назад
Waa nin qurux iyo dagan waaw caadi maha ilaa tuqaba lagu labeen karaa ❤❤❤😭anba waan jeclhy
@hodanmohmed3025
@hodanmohmed3025 5 лет назад
Makbula Omar haa waa lagu labayn lahaa intaba illahay ba u dhameyay
@fathiamohamedahmed472
@fathiamohamedahmed472 5 лет назад
@@hodanmohmed3025 waa sidaa sxb😉
@puntlandwaaboqortooyo3857
@puntlandwaaboqortooyo3857 5 лет назад
😂😂😂😂😂 ninkan wa nin Warsangali ah wana nin gob ah abdinur jazz boos wa ubananyahay 4 wu guursan kara
@halhaystv
@halhaystv 3 года назад
Inta taageerta deeqa Ahmed Waraysi banu ka qaadi bahda hal Hays media si uu kuu soo gaadho Like Saar 6 bishan december
@mukhtarabuhjfjlilmbhcjlou3438
@mukhtarabuhjfjlilmbhcjlou3438 3 года назад
000
@hadiyaabdi7079
@hadiyaabdi7079 3 года назад
0
@hassanyuusuf9750
@hassanyuusuf9750 3 года назад
Musikadii weey ku ciyaareen. Heesta bilaawgii ayey ku fiicneyd. Hadda waa qahin
@qadaasbinabdalla739
@qadaasbinabdalla739 4 года назад
Heestan mudo bdn dad waan weydiiye waana raadiye lkn maanta si fudud ku helay fanka xurmada lahaa allah dib inoogu so celiyo somali weyn❤❤❤
@nasiibshuriye3620
@nasiibshuriye3620 5 лет назад
Wlhi maamadaan aad baan utaageeraa kudayasho ayey mudantahay ayada iyo Yurub geenyo ku heestaa blhi ❤❤❤👏👏👏Liba Jama👏👏👏👏🙏🙏
@koudoneismael4871
@koudoneismael4871 5 лет назад
NASIIB WAA RUNTAA HADAAN LAHAA YURUB GEENYO HALKAY ISKAGA EEGYIHIIIN? WAXAAN SHE OGAADAY INAY YURUB GEENYO JAAZKA AMA DHEESHA KA COOPY GARAYSAY FANAANADAN KASOO HORAYSAY 😂😂😂😂
@nasiibshuriye3620
@nasiibshuriye3620 5 лет назад
Koudone 😁ishaa kadhawday
@Abshir252
@Abshir252 5 лет назад
Mama maxaad u leedahay gabadha yartaa. War ka xishood gabadha.
@geishafemmefeminin5951
@geishafemmefeminin5951 4 года назад
Rag wa raagi hore hadalna wa intu yiidi ❤🇩🇯✌💃🎆🎆
@Zulthan_Yarre
@Zulthan_Yarre 5 лет назад
Halkeeda Ayey Dhigeen Ayaan Odhan Karaa Heesta 👏👏💖
@ayaanahmed5939
@ayaanahmed5939 5 лет назад
Waa laba fanaan oo aad u cod macaan lakiin heestan maha dadki qaadilahaa. Waxay kusoo bixi lahay heestu nin cod weyn oo deep ah iyo gabadh deeqa ka cod jilicsan. Deeqa heesaha powerful ka ah ayey ku wacantay. Heestan yurub geenyo iyo cabdinuur allaale ayey ku wacnayd
@Eng-Hilal_Abdirashid
@Eng-Hilal_Abdirashid 5 лет назад
Deeqa ahmed iyo fadumo haldhaa waa laba shakhsi inay isku mid noqdaanna maaha wax suuragala markaas walaalahayoow halkeedi inay dhigta iyana suura gal maaha Aad baan uuga helay qaybkay usoo cusbooneysiiyeen ❤️❤️ halkaa kaga haya
@soowdookhanacaskirajonaawi9431
@soowdookhanacaskirajonaawi9431 4 года назад
Sifcnbay usoo qaaden heesta
@kanaalkadegenbintumahad8569
@kanaalkadegenbintumahad8569 3 года назад
Idin wataa from butland 🇸🇱❤️
@ilhamnuura6363
@ilhamnuura6363 4 года назад
2020 inta ilaa dawaneso liketa haila dhafin😂😂
@salmodeak4080
@salmodeak4080 3 года назад
😂😂
@kheyralnisaatube46
@kheyralnisaatube46 4 года назад
Talantaali shidan👋🏾👋🏾👋🏾💕👌🏾, aad an oga helay qurux muuqaal iyo cod... Way isku soo baxeen
@bushraabdi3822
@bushraabdi3822 5 лет назад
Heestan inta illa argty in eey mcnthy like iska sara Alx dheh allah cafimadka ku seyay okay?
@bushraahmed2433
@bushraahmed2433 4 года назад
Bushra Abdi ana. Kula arkay se magaca wad iga xaday ka waran 😅😅😅😅😅😅😅
@naciimomagamed9386
@naciimomagamed9386 5 лет назад
Waaaf waaaf waaaaf🌹🌹🌹💯💯💯💯💯 waan sugaayey walahi sooo dhacyeey laba fanaan aan kalal dhicin what a beautiful song xasuuus hore 🌹🌹🌹🌹🌹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 love and LiibaanJama nolow huno
@asmaawaleahmed5243
@asmaawaleahmed5243 4 года назад
What a song This song can change my feelings wlhi really am loved this song much love moom deeka ahmed and abdinur jazz moving forward😍💕💗
@Qofnaba.
@Qofnaba. 5 лет назад
Xasuusti fananadi waynad ee reer jabuti fadumo haldha Iyo abdinur Jaas halkeday dhigtay Deeqa ahmed gaydh Hees qimabadan oo jacayla weji ❤️👑💐
@haajiabdi3539
@haajiabdi3539 5 лет назад
qofnaba Madax Sare Sxb Alle Haku xiftiyo
@Qofnaba.
@Qofnaba. 5 лет назад
Isac Vlogs mahadsnid walal 🙏🏾
@Almouna12
@Almouna12 4 года назад
Inpti hestu hadal makaryso Meel walba wad ku jirta lol 😂😍
@Qofnaba.
@Qofnaba. 4 года назад
muna abdirahman hhhh saw argtid inbti hhhh😂😂😂😂
@Almouna12
@Almouna12 4 года назад
qofnaba mohamed hhhhh haaaye haaaye 👍
@csalancarte3164
@csalancarte3164 4 года назад
My favourite singer also my friend cabdinuur amazing voice also my queen deqa qurux badan
@hayaatmohammedismacil139
@hayaatmohammedismacil139 4 года назад
Dabaylaha mayga celin hees io badh😍😍
@mustafatess8298
@mustafatess8298 5 лет назад
Waoooooow ahmednurr jazz iyo deeqa ahmed gaydh u realy made my day
@salebanfarah8295
@salebanfarah8295 5 лет назад
We We Liban Jama Nice Song Tagero Liban Jama👏
@zamzamqani9947
@zamzamqani9947 4 года назад
Ma itoobiya joogtaa
@sagalhassan6508
@sagalhassan6508 4 года назад
Hestan Wlhi hada ninkeyga la dhageysanoyaa ♥️💋🔐💯
@nazriinfaysal6552
@nazriinfaysal6552 4 года назад
Deee laga kagal mxn qabanba 😂😂😂
@kingapdalla1443
@kingapdalla1443 2 года назад
🫀🥰😍👸
@hibakusman4596
@hibakusman4596 4 года назад
The best song of 2019 💙🇸🇴🔥
@abdourahmanali6314
@abdourahmanali6314 4 года назад
Wa si jirtey huno
@manaicha5976
@manaicha5976 Год назад
🇸🇴❌🇩🇯✔️
@mohmethanat5743
@mohmethanat5743 2 года назад
Xitta Haddaan Madaxweyne Noqdo Waan dhagauzan heeztan🖤🥰
@hfhxdudh2097
@hfhxdudh2097 Год назад
Hhhhhh
@sharmakeismailupdy967
@sharmakeismailupdy967 5 лет назад
Mnzha AllaH Fanaanadii WeynaYd DeeQa AhmeT Gaydh
@farodahabley5120
@farodahabley5120 4 года назад
Jaceylkaygii isla dhagaysan jirnay heestan naag kalu gursaday Waxan iswaydiya siduu indhahayga u eegi jiray isagoon ijeclayn
@iqranuur6320
@iqranuur6320 4 года назад
Taas cashar haku ahato nin qiyanadisa ma ogan kartid cid dambe ha aaminin
@johnmaier1550
@johnmaier1550 4 года назад
Ben ayuu waday ee kadaneso mesha abaayo
@Askalyrics
@Askalyrics 4 года назад
Asagoo ku jecel ayaa calafku idin kala waday marka ha dhihin asagoon ijeclayn sidii uu iifirin jiray ayan layaba 😂😂😂
@maarisaali523
@maarisaali523 3 года назад
Qaali kaligaa kuuguma dhicin 💔💔💔
@updirahmanfahmi2415
@updirahmanfahmi2415 3 года назад
🤣🤣
@CumarAhmed42
@CumarAhmed42 2 года назад
waxay ahyd jimce 13 December 2019 7:10 habeenimo markii isugu kaaya horaysay Qaali hasan waxaanu ku wada cawaynay heestan baa ka mid ahyd still now waan jeclahay mar kale alle dib hanoo kulmiyo 😍😍
@ahmedroobleahmed2129
@ahmedroobleahmed2129 4 года назад
Muhiimada MaaaHa Inaad Eegto fanaanka dadiisa iyo quruxdiisa iyo Vidoega ee muhiimadu waa codka heestana Way iska wanaagsanthy Alla danbigeeda hanaga dhaafe liban jama Kep going bro
@user-Yaasmiin2
@user-Yaasmiin2 6 месяцев назад
2024❤intaa dawanesa,😢waani salamay
@thethechinfo
@thethechinfo 6 месяцев назад
anigo xili hore dawadey ayaa kaa waady🖐
@shaadiacadey3675
@shaadiacadey3675 5 лет назад
Mamo deeqo ahmed geyd maxan ku tageera cimriga haraago❤ sidoo kale fannku kama dhaco
@thebestheart1562
@thebestheart1562 5 лет назад
Daryeelkaaga igu filan Daruur baan ahay curan Markaasan di,i lahaa 🌹♥️
@zadekmarioofficial308
@zadekmarioofficial308 4 года назад
Inta nabiga jecel liketa
@MATTANOFFECIAL
@MATTANOFFECIAL 5 лет назад
Abdinuur jazz he is amazing man masha allaah ❤
@abdirashiidomar5843
@abdirashiidomar5843 5 лет назад
Hestan intii hore u taqaanay farta taag
@cabdirabbisaleban3488
@cabdirabbisaleban3488 8 месяцев назад
2024 baan Joogaa weina waan daawnyyaa yaa ila mid ah❤
@kotharabdirazack3929
@kotharabdirazack3929 6 месяцев назад
Aniga 😂❤
@fartuumsaidisse4797
@fartuumsaidisse4797 4 года назад
Heestan jaceylkeyga jaceyl wlhi sidas uu jclhy💘
@puntlandwaaboqortooyo3857
@puntlandwaaboqortooyo3857 5 лет назад
Woof fanaanka weyn abdi nuur jaaz waan tageera amarka ilahey
@CR7T7EGO7T
@CR7T7EGO7T 4 года назад
Hadad parking ku jirto heestana ku baxayso ka waran qof qaliyana ku sugayso 🤣😂😘
@abdi3703
@abdi3703 4 года назад
amina qalanjo 😂😂😂😂😂
@jamaalmuhuyadin1292
@jamaalmuhuyadin1292 4 года назад
Amina in ta aad parking ku sugi lahayd waxaa ka wacnayd in aad guriga ku sugto
@salbajowle9425
@salbajowle9425 4 года назад
Hooyaday mcn aanba ku sugayaa
@shakuuraala7931
@shakuuraala7931 4 года назад
amina qalanjo allah Maxa wax fahmesa
@shakuuraala7931
@shakuuraala7931 4 года назад
amina qalanjo all comments wan aqriyay lakin commentigaga wax badan isoo xasusiyay
@salahdinali3537
@salahdinali3537 4 месяца назад
Still rocking 🔥🔥
@asmaabuukar1705
@asmaabuukar1705 5 лет назад
Dabeecadeeda Quruxdeeda Farxadeeda Codkeeda Wan inta ku jeclahay mom deeqo Ahmed ❤❤❤❤❤❤❤
@hamzedugsie4086
@hamzedugsie4086 5 лет назад
Laxanka Ku Haystaa wllhi 😍
@xasanyusuf8133
@xasanyusuf8133 2 года назад
Caawa waa habeen jimca 22/07/2022 Meelbaan aniga sxpkay tareen ku sugayna hadda saacadu waa 01:50 Heestanba noo baxaysa.
@sobeknevertheless4743
@sobeknevertheless4743 2 года назад
I can't wait to play this song in my wedding
@girlimagine3558
@girlimagine3558 2 года назад
Omg me too! Very romantic ahhhh🥰🥀🥀🥀🥀🥀🌹🌹🌹🌹🌹
@cabtoyisnacay7438
@cabtoyisnacay7438 2 года назад
😍😍😍🎁🎁🎁🎀🎀😭😭
@Muusal.xabibi
@Muusal.xabibi Год назад
@@cabtoyisnacay7438 f
@abdulhakimbelbel8482
@abdulhakimbelbel8482 Год назад
Ma aroosatay wali hadad wali singel tahay ila soo xidhiidh
@shukriaawale1099
@shukriaawale1099 Год назад
Do you have someone in mind ?? And so that will come ..enjoy!
@Farm_With_Suhaib
@Farm_With_Suhaib 5 лет назад
Daryeelban kula rabaa ♥️ Difaacban ku ahaan 🤍 dabeylaha mayga celin? 💨 Xasuusti : Fadumo Cali cilmi haldha & Abdinor jezz Abdinor jezz wali da’da lagama DareemayO lol 😂
@topmanbirmingham123
@topmanbirmingham123 4 года назад
Yo you half sleep so stop talk about Fadumo Haldha she don’t need xus 😁😁😁😁😁 go back to sleep she delete her self anything on her name on and you begging Liban 😁😁😁
@mceeri7238
@mceeri7238 4 года назад
Saxiix Faadumo Cali Cilmi Fanaanka Kale Erayadii Jamac Daad
@suhaib9811
@suhaib9811 5 лет назад
Hees Heer Caalami Ah oo Mucaashaqintana Loogu Tala galay ❤
@mahaddahiromar333
@mahaddahiromar333 5 лет назад
Like ta maxay micno idinkugu fadhisaa waa tan baryeesane! Anyway hees wacan
@ugbadm6075
@ugbadm6075 5 лет назад
Iska sii. If u like it
@moheztenchannel4149
@moheztenchannel4149 5 лет назад
@@ugbadm6075 byo mcn Caawa illahy dartiis subscribe igu zaar🙏🙏
@abdiwaduudjamiiqe3142
@abdiwaduudjamiiqe3142 4 года назад
mahad Dahir omar Yaaab wlhi waaaan La Yaaabay🤔
@daganali4917
@daganali4917 4 года назад
Hortaa aan yaabay 😀
@romanticpoywofficial6479
@romanticpoywofficial6479 5 лет назад
mamo deeqo Ahmed illaha cod iyo quruxba siiye mancha Alh mamoh sharaf❤👌❤
@gabadhaboqortoyadahibocade9310
Deqa ahmed gaydh iyo abdinur jazz inta jecel labadaan fanan tgeradana u ah ismuujiya like saara
@Muxsinibrahim
@Muxsinibrahim 4 года назад
Hadaad ado kursi ku fadhiya heestan dawaneyso like dhac kusii😂😂
@aminoahmedhusein8021
@aminoahmedhusein8021 4 года назад
Walee ishaa ka tuurtay
@fardowzomoha7756
@fardowzomoha7756 4 года назад
DJ SAMIR OFFICIAL kgttkkggyefff
@fardowzomoha7756
@fardowzomoha7756 4 года назад
Ytrdgggxxtredokf
@cadnaanabdilahimo6839
@cadnaanabdilahimo6839 4 года назад
garatay nin walan
@xilwabbe2113
@xilwabbe2113 4 года назад
nasaab ❤
@SomaliCamelBoy
@SomaliCamelBoy 4 года назад
Inta jacayl dhaba dareemaysa like idhaha 😊
@mahadmusa9820
@mahadmusa9820 5 лет назад
abdunur jazz albunkii heela laas qoray ayaan ku casuustaa ala cod qatarsanaa
@omartallman1801
@omartallman1801 5 лет назад
Wan idiin Wataa 😊 Fankii Hore Hala so Nooleyo
@omarhareri4329
@omarhareri4329 5 лет назад
Hestan intesa sobina dhagestay music la'an inaba caadi ma ahan waaw!
@langogamer6871
@langogamer6871 2 года назад
OLD IS GOLD WOW THIS SONG IS SO AMAZING ♥️♥️
@haby18maysomalilander67
@haby18maysomalilander67 5 лет назад
Wooow wxn sugnaba ma soo Baxdey Heesti Faaduma dhaldhaa iyo abdi Qaaadir Juba alla kamaba daalo wlhi heestan weliba Qaraamiga ku Macaan tahay ax ya heeees wlhi heesti Daryeeeel 😘😘😘😘
@bilanevlogs5730
@bilanevlogs5730 4 года назад
Ina adertey keep going Deka Ahmed Handouleh❤❤we love uu😍😘
@NelsonMandela-up4ob
@NelsonMandela-up4ob 3 месяца назад
Historical Hit Melodi 👑 Deka 🌟
Далее
Abdi Holland - Maalintaad baxaysee - MUXIBO
5:44
Просмотров 1,8 млн
EID JAMA BATALAALE HEESTA HANI HCTV MUSIC 2017
7:57
Просмотров 2,3 млн