Тёмный

DALMAR YARE IYO DEEQA AHMED 2017 QIIRO OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN) 

Liibaan Jama
Подписаться 1,1 млн
Просмотров 2,6 млн
50% 1

ERAYADII: ABWAAN ABDULLAHI HASSAN DAADIHIYE
LAXANKII: ABUBAKAR DARWIISH
CODADKII: DALMAR YARE IYO DEEQA AHMED
MUSIC BY: ABDI ABIIB
VOCAL RECORDING BY: STUDIO LIIBAAN
EDITED CAMERA BY STUDIO LIIBAAN
SOOSAARIDII: LIIBAAN JAMA
follow her FANPAGE on
/ studio-liibaan-2863249...
Copy Right Liibaan Jama

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 904   
@ismaaciilibrahim2175
@ismaaciilibrahim2175 3 месяца назад
Heesta waxan ku xasuustay anoo safar ku jira oo waliba saayid ugu xanuusaday safarkan ku jiray Boqoradaydii aan adunka ugu jecelahay sacda Suleekha♥️ aan u qaadi jiray mar walba marka aan heesta saa u yar dhageestay ayaan ohin iska qabsaday Naloshaydii waxan filyaa inad aad arki doonto qoralkayga waxan ku shegayaa in adi ifka kugu jecelahay mcn😢❤
@sucdiyamuuse6070
@sucdiyamuuse6070 3 месяца назад
😢 nolshaydi ismaciil mcnow ifkan kugu jecelahay❤
@sucdiyamuuse6070
@sucdiyamuuse6070 3 месяца назад
❤❤❤
@sucdiyamuuse6070
@sucdiyamuuse6070 3 месяца назад
❤❤❤
@sucdiyamuuse6070
@sucdiyamuuse6070 3 месяца назад
❤❤
@Kajol833
@Kajol833 Месяц назад
@@sucdiyamuuse6070huno ma adiga Mashallah ninkaaga alh isku kiin barakeyo❤❤
@abdulmohamud4673
@abdulmohamud4673 7 лет назад
Sow Qaali Dumaro 👑 Qaayaheeda Yaabka leh😱 Aad migu qadariyan 👏👏Indhaheygu mey qabane 👀 Qalad ku hadli Maye 🙅Quruxdo Ilahey kugu qubay dushada 😍Maankeyga qade ☺Dhankaston uqaadaba qiirey iga liso Qadirkeen ha daye 🙏Qalbidoojo weeyan
@zaharaabdilise4246
@zaharaabdilise4246 7 лет назад
Manshaalah fanaan qaali waeye Dalmar somali hadeyi wax Garad tahayi waa fanaan aad dadkisa u jecel oo wax waliba isku deyo inuu dadkiisa ku qanciyo ❤️❤️❤️❤️💐💐💐💐🎤🎤🎤🎤🏆🏆🏆😍😍😘😘
@axmedbaajka9538
@axmedbaajka9538 2 года назад
Runti heestan kama daalo dhagesigeda waayo aad Bay xasuus igu leedahy wlhi jcylkaYga Runti aad ban U jeclaa Mar walpa an u imaado ayey idhagesin jirtay intay airphone dhagaha ii galiso aya si naxariis badan u wada dhageysan jirnay calafow xumidaa mxa dad is jecel kala fogeesay😭 Mar walpa aan heestan arko jcylkayga aya soo xasuusta meel walpa ay ku noshahy farxad aya u Rajeenaya Illahow dadka sida dhabta ah isku jecel isku sahal😭❤️❤️❤️
@abdiqadar3308
@abdiqadar3308 Год назад
sorry walaal runtii xasuus ayey kaaga tagtay qalbiga Allaha ku qaboojiyo intii is jecel Allaha isku calfo hawaaro jcylka ❤️❤️
@jamalhasan54
@jamalhasan54 7 лет назад
OMG........... this is why i always am big fan of KING DALMAR YARE........ 👍👍👍👍👍👏👏👏👏👏 keeep rocking bruh don't look back
@laylodeexey823
@laylodeexey823 2 года назад
À
@nasmacumar3406
@nasmacumar3406 4 года назад
Heestan kama dhargo runti waxay ka shekaynas dumarka ninkod rali galiya alle higu simo Malinta farxad arooskaga🤲🤲🤲❤💍🥀👰2020/8/1/ Aamiin iso dhaha inan cafimad ku gadho inta qoral kag aragta❤🙏🙏🙏
@fahmacabdi4958
@fahmacabdi4958 3 года назад
Shugran xabibti i.n allh kugusimo
@akramaidil7312
@akramaidil7312 Год назад
Aamiin aamiin
@djrashkadyibrahim7424
@djrashkadyibrahim7424 7 лет назад
dhankasto oo uu qadaba qiray ii galiso qadirkeen hadayee qalbi dodsha weyan alla yaa cisik dalmar nd deeqa walee hestan wanka helay sida ad is kugu dawarideen my home boy liban studio one love👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@tufaaxabdikhatumo8715
@tufaaxabdikhatumo8715 7 лет назад
Soow qumana doorto raga qiima dheer iyo imankisu qaali yahay ku qabobay maan heelineey 😘❤️😘❤️❤️❤️
@kevind8199
@kevind8199 6 лет назад
Tufaax Abdi khatumo SAaxiix
@abdullahiali7432
@abdullahiali7432 6 лет назад
Qooraansi iyo qun yar caadi maahan
@dessieeyayu1189
@dessieeyayu1189 5 лет назад
nice
@dessieeyayu1189
@dessieeyayu1189 5 лет назад
waw
@mohamed_ilwayn
@mohamed_ilwayn 4 года назад
War dalmar laga cod macaan baxar bay galoyeen
@allahuakbar8306
@allahuakbar8306 7 лет назад
music waa xaraaan maaan shaa allah waxa la dhaho mataqanan miya horta.? tankale fanka somalida maxaa looga la yahay midho jacayl oo ay tiriyan o o bilaw music aha tankale dumarka iyo ragu maqasaba inay isla waran oo waliba laysa soo qawiyo subxaanallah ilaahay ha inoo wada danbi dhaaafo dhamaanteen amin yaaa rabi
@aragsanhooyomacaanjanokuwa7893
dalmar masha allaaaah sameecad ayaaaa ku xiran codkiisa caadi ma ahin fanaaaan soomaliyeed dalmar deeqa xitaaa waaan taageeri jiray
@xafsocadey5267
@xafsocadey5267 7 лет назад
aragsan Ibrahim nuur
@hafsafaysal8885
@hafsafaysal8885 7 лет назад
saw geesi qawlow xilqaadi karayo qabyatiire naftaydow qayrkay kamaan helin ❤❤
@seynababdullahi3754
@seynababdullahi3754 3 года назад
0
@axmedrashid2416
@axmedrashid2416 Год назад
What a song waa heesta kali ah ee talantaali jacayl ah aan markasta dhagaysto si aan cudoontayda ugu luuqeeyo 6year after baan wali dhagaystaaa axyaaa axyaaa❤
@zuniita_isse3105
@zuniita_isse3105 3 года назад
Cadi maha heestn waxay turjumaysa dad isku fahansan nolosha alle haygu simo malintyda inshallh 1/1/2021🥰
@AnfacD
@AnfacD 4 года назад
Masha Allah Deeqa & Dalmar waa hees aan caadi ahayn noolaada Sanada badan adinka oo cafimad qaba, Liban Jama Mahadsanid walal.
@mariakalgacal7398
@mariakalgacal7398 3 года назад
Heestan wxan dhagaysanyaa 29/2/2021 wa hees Ereyo macaan leh si dareen lehna ku Taabanaysa wa mlin gara aniyo Midhkaygaba😂😍😍
@queennasra3216
@queennasra3216 4 года назад
I really love this song i sing it to my husband mashallah
@faatushaalbaasha4671
@faatushaalbaasha4671 4 года назад
Heestan Habeenka jacaylkeyga helo baan u qaadi Hdii calaf no hiiliyo insh.alh 08/6/2020 hbeen Axad ah 1:13 ban dhageesnya 😢😭😭 qunyar marka u eegba farxad ba qushuuca
@osmanak5391
@osmanak5391 7 лет назад
fananinta darlmar iyo deqa waad salaamantin ,,, laxan iyo ereyo, iyo muuqaal ba is the best ,, LIIBAAN YARE ,,abti hamblayo, duubid iyo isku duba ridba aadbaan kugu so hambalyeynayaa dhamaan videos kaaga ka so baxa studio kaga liibaan jama VIVA DEKA OTTAWA BANNNNNNNNN
@ayannamini8379
@ayannamini8379 7 лет назад
Dhankastooon uqaadabaa qiiruu igaliyoooo qaadirkeey hadaayee Laab qabooooje weeyaan #Top mashaa Allah best 😍😘😍😘😍 waxaasa heesaaa👌👌👌👌👏👏👏👏👏❤💘❤💘❤💘💋💋💋
@ahmethashi9629
@ahmethashi9629 7 лет назад
Ayanna Mini Qur'an miyey akhriyen waxay intaa isla qaad qadayaan waa dabni uune mancha allah ha odhan Wllo
@ayannamini8379
@ayannamini8379 7 лет назад
Wax walbo quruxbadan wa in masha allahda la raaciyaa Bro 😍😍
@dekofarah5017
@dekofarah5017 7 лет назад
ahmet hashi sax walal waa danbi ilahay qayrka iyo wadada tosan hanagu toosiyo adigana jazakalahu qayr
@ayannamini8379
@ayannamini8379 7 лет назад
sax aamiin 😘😘
@BulshaawiTv
@BulshaawiTv 7 лет назад
ahmet hashi Bro Danbi Weeyba Tahayee Halkaan Adiga Maxaa Ku Soo Joojiyay Cml Misa Reer Banii~israa'iil Baa Farac Kuu Kalay Bro Ileen Ayaga Ayaa Dadka Wanaaga Fari Jiray Kuna Dhaqmi Jirin Marka In Aadan Dadka Saxin Adiga In Aad Isa Saxdo Baaa Yara Habooneed
@abdirashidali7766
@abdirashidali7766 7 лет назад
wow waa heesta qarniga waye Deeqa gaydh N Dalmar Yare best fananiin💪👊💪👍
@zamzamaden7520
@zamzamaden7520 4 года назад
My favorite deeqa, love her songs,❣ wey iga gadantahay hestan 🙈
@badriaahmed4858
@badriaahmed4858 7 лет назад
Over 50 thousand in 2 days? this song will hit 1 million before this year ends ✌
@badralove6334
@badralove6334 7 лет назад
Badria Ahmed
@cabdiyare4824
@cabdiyare4824 7 лет назад
Heestii 2 aad ee dalmar video geeda markuu dubay aan lajoogay 👌👌
@asiajama9356
@asiajama9356 6 лет назад
kkkkkkkkkkkkkk)
@hoodoayandiamondofficial5971
@hoodoayandiamondofficial5971 6 лет назад
Cabdi Yare sidee loo duuba hno
@youngck5996
@youngck5996 5 лет назад
Zuzumita Love sida loo duuby aa loo duubay wallshy macan waa iga kaftan 😂😂😂👋
@rxmaali7199
@rxmaali7199 3 года назад
💔💔💔💔💔💔💔♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@habibaladhan5791
@habibaladhan5791 7 лет назад
voice:💯 editing:💯 moves:💯 energy:💯 song: A1 💞💞💞
@sadiamohamed259
@sadiamohamed259 4 года назад
Hestan kamaba daalo inaba cadi ma ahan 2020 hada dawaneeso liketa
@aweysjaakatinho6327
@aweysjaakatinho6327 5 лет назад
2019 ya dawanaya dalmar yare on 🔥🔥🔥✌️
@raqad4642
@raqad4642 7 лет назад
Well done legend dalmar yare iyo queen Deeqa inaba caadi MA aha 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@liibaanalcadala8033
@liibaanalcadala8033 7 лет назад
hees dhan walba kadhisan codad laxan musiga iyo duubistii liibaan jama well done my sami
@luulaahmed5325
@luulaahmed5325 6 лет назад
Masha Allah my indertay deeqa Ahmed _huuno deeqa qurux dee awdal boorama
@dekadimple
@dekadimple 6 лет назад
Waa qeeb nasibkuye qayihisa nurka leeh iyo qabka nolosha qalbiga KU dirsada😍 waaaaw
@farhiyoahmed519
@farhiyoahmed519 7 лет назад
Weey weey this gonna be a hit song y'all I really like it great 👍 jobs guys Dalmar n Deeqa 😍😍😍😍
@abdullahiabdi56
@abdullahiabdi56 6 лет назад
I love this girls she luuks my size some0ne to give me her Number
@caanobooro1446
@caanobooro1446 4 года назад
October 2019 inta jiifka ku dawaneeysa like ta isaaar wll mcn mhdsanid 😂😂😂😂waa hees aad iyo aad inaba caadi ma aha
@OneState_277
@OneState_277 7 лет назад
Besta Erayo Iga Dheh Kuwa Hadalka Ku Heesa Ka Qarsha Heestan 😂😂 Soow Qaali Dumaroo Qaayaheda Yaabka Leh Aadmigu Qadariyan Indhaheyga Mey Qabaneey Qalad Ku Hadli Mayee Quruxdu Illaahey Kugu Qubay Dushadee Maankeyga Qaadee Dhankastuu U Qadaba Qiiree Igalisoo Qaadirkey Ha Dayee Qalbi Doodshe Waaye 😍😘
@samiraadan4168
@samiraadan4168 7 лет назад
m.a
@saidabdullahihassan3395
@saidabdullahihassan3395 6 лет назад
Burjiko Girl
@fadumoali7300
@fadumoali7300 7 лет назад
Mansha Aallaah Dalmar yare noolow jir oo joog Aamiin
@nigussiemeharie6604
@nigussiemeharie6604 7 лет назад
My beloved people, As usual you did excellent performance, DEEQA too.
@abdikadirahmed9100
@abdikadirahmed9100 7 лет назад
musika abdi abiib waa heer sare runti musigisa shan sano oo sosocoto ayuu horeya runti..Macnaha qalabka iyo iskudubaridka.. wu mahadsanyahay abiib
@xanaanissak8143
@xanaanissak8143 7 лет назад
dalmar yare iyo deeqo axmed labo jiraa tihiin nolaada 😍😍
@ninkadhiigaushubasomalilan6991
Dadkaa badan ee kommetka soo galay DEEQA GAYDHEEY waa adi dartaa iyo heestoo midho macaan , laakiin af-wayne kumay soo baxayn balse fanaan kale maad raadsatid oon abu - koofiya ahayn.
@naimo133
@naimo133 7 лет назад
GOBDOOON GAASHAANLEH maseer lee mii
@hodanmhmud6301
@hodanmhmud6301 4 года назад
22/11/2019 jimca dhnkastooo uqaadaba qiiraad igalisee k s s
@Mufasathou
@Mufasathou 7 лет назад
dalmar yare waa fanaanka galiya ee socelshay fankii ama sugaantii umada somaliyeed so keep up bro shaqadaad u heesid dalkaaga vivo waligaa dude
@sookarienough9290
@sookarienough9290 7 лет назад
Hees la dbahaayo masha Allah Somalida ugu imow. Kalmada, Masha Allah sifiican u fiiriya. Tusale Quran ka Ale waa kalmadaha Ale hees ta music saran ma kalmad xabaal ah baa??? Alow i cafi idinka ne idin cafi hesaha ma dhageesto wayahaan balse sheydaan baa ku dhufo i dhahay channal kaan kuma arag kalmadaha ale iyadoo laga fafinayo sidaa darteed Subscribe ka waan kala laabtay waa hore baa iska diwangaliyay xiligaas hesaha aad baan u dhageysan jiray alx hada waan ka Tobad keenay. Ugu danbeen hadaan kuu gafay iska keey saamax Wll ka channal kaan iska leh
@hanaa2116
@hanaa2116 7 лет назад
Abdiweli Qafaal alle ya cizak
@dilowhassan2301
@dilowhassan2301 7 лет назад
WANKUJACLAXAY
@hamdooabdalla7086
@hamdooabdalla7086 7 лет назад
Abdiweli Qafaal hahahaha wa warersanyihiin
@iimanguled4178
@iimanguled4178 7 лет назад
XAQIIQ TIMES Online
@sayidahmedsiciidmahamed2932
@sayidahmedsiciidmahamed2932 7 лет назад
brother nice
@abdiwelihassan7941
@abdiwelihassan7941 7 лет назад
Wow. Waa Hees Macaan. Well done. Liiban Studio. Dalmar Yare Cod miisaaman. Deeqa sidoo kale.
@abdulmohamud4673
@abdulmohamud4673 6 лет назад
yaa joog 2018/22/7 alla yacizak LiIbaan jama dalmar yare lipaax waxa badan OG
@khaalidcumar2120
@khaalidcumar2120 5 лет назад
AbduL Mohamud 23/72019 ayan dawanaya sxb
@simansuldan192
@simansuldan192 7 лет назад
woow well done dalmar great liban studio nice music 🎶
@marwaannindheerbirtacalank1485
waar niyow aakhiradii maa la iloowebay walhi wa yaabane subxanallah subxanallah subxanallah subxanalllah...
@sidhealbeity925
@sidhealbeity925 6 лет назад
Woww wll mcn nolow waligah kaal iyo laab 🤗🤗🤗😘😘😘😘
@sidhealbeity925
@sidhealbeity925 6 лет назад
Waligah sas ahaw😆😆😆😆😆😆
@sidhealbeity925
@sidhealbeity925 6 лет назад
🎶🎶🎶🎶🎶
@nuuranura9554
@nuuranura9554 5 лет назад
Masha alh
@سلوىعلي-و9ز
@سلوىعلي-و9ز 5 лет назад
K
@bachiirgaraad8138
@bachiirgaraad8138 Год назад
Dhankastoon uqaadaba Qiiray igalisoo Qaadirkeen hadaayee Qalbi dooja waayeen ❤❤❤❤❤❤
@kaabafaraah6175
@kaabafaraah6175 5 лет назад
2019 inta daawanysa like ta igu dhacsii
@mohamedabdi6404
@mohamedabdi6404 3 года назад
Q beq
@yusufhassanabdellah4091
@yusufhassanabdellah4091 3 года назад
What a lovely song Ciid Mubarak 😍😍😍😍😍😍
@redonemoha5246
@redonemoha5246 7 лет назад
#legend deeqa gaydh borama and seedigay dalmar it's abslutly amazing song❤️❤️
@nimcohoodo8831
@nimcohoodo8831 7 лет назад
dalmar waa qof qaliya deeqa gaydh ixtiraam aad u qaliya ayuu u muujiyay mansha allh 💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💜💙💙💙💙💙💙💙
@ayanali8787
@ayanali8787 7 лет назад
mashallah studio liban jama fananinda qalika deka ahmed félicitations
@hashidile5125
@hashidile5125 7 лет назад
waa heestii sanadkan soo socda 2017 xaqiiqdii dalmar scor 2017
@fatumayussuf6787
@fatumayussuf6787 5 лет назад
Laab qaboojiye weli maan helin 😭❤️lkin waan rajeeynaya i.a mrkan helo ayan soo booqani commentkan InshaAllh 🙌🏃‍♀️🏃‍♀️
@fatumayussuf6787
@fatumayussuf6787 5 лет назад
September 1 2019 11:40
@kashifayealiahmed5321
@kashifayealiahmed5321 4 года назад
Laab qabooje waakana walal 06 november 2019 illahey kukenay
@FF-li1bu
@FF-li1bu 4 года назад
illahay haku sahlo mid wanagsan oo wanaag wato.adna daacad ahoow waligaa. 💞💞👏
@fatumayussuf6787
@fatumayussuf6787 4 года назад
F F omg Amiiin walalo thanks alot🙏🤝♥️♥️igu oktahy
@kashifayealiahmed5321
@kashifayealiahmed5321 4 года назад
@@fatumayussuf6787 inaa kula xariira jeclaan lahaa wllo
@jecliyaajubaland1258
@jecliyaajubaland1258 7 лет назад
Deeqa Gaydh N Dalmar Yare Inaba Caaadi Maha Waaad Ka Baxsateeeen Wac Wac waxaaasa Talantaaaliya😘😘😘😘😍😍👏👏👏👏👏
@abdiwahabomer5069
@abdiwahabomer5069 7 лет назад
Wooow Dareenka Iyo Fariinta Heestu Ay Gudbinayso Like All Love's Allow Isku Daa ❤
@sharifgeyre330
@sharifgeyre330 3 года назад
Heestaan waa hees aad umcn runtii Waxaan daawanayaa 20/02/2021 Sabdi 11:50pm Habeenimo🥰
@fatuushppe3140
@fatuushppe3140 4 года назад
2020 inta dawty like dhc igu siii
@najmaabukar4381
@najmaabukar4381 7 лет назад
i couldn't wait this song until last night💕💕💕💕💕🌷🌷🌷🌷🌷
@bikeyrassey7590
@bikeyrassey7590 4 года назад
Watching June6 2020 inta dawan donto aniga kadib aragta comintikayda like igu qabta majirto
@hadiasultan9447
@hadiasultan9447 5 лет назад
Dhankastoon uqaadaba Qiiray igalisoo Qaadirkeen hadaayee Qalbi dooja weeyaan
@koososman292
@koososman292 4 года назад
Masha allah heestan
@bilebbc6505
@bilebbc6505 7 лет назад
yes well done.........................the only legendery somali singers dalmar with deeqo
@mohamedabdirahman2113
@mohamedabdirahman2113 7 лет назад
bile bbc camuu meelahana maka xamalataa😂😂
@hassos8995
@hassos8995 7 лет назад
hei mohed
@oumalkhairmohamed1753
@oumalkhairmohamed1753 7 лет назад
bile bbc .nck
@oumalkhairmohamed1753
@oumalkhairmohamed1753 7 лет назад
bile bbc qaejnww
@fatushlucky5157
@fatushlucky5157 7 лет назад
cadhi ma ahan heestan runtii.. thumps up liiban jama
@dessieeyayu1189
@dessieeyayu1189 5 лет назад
nice comment
@samerahoney5621
@samerahoney5621 7 лет назад
sow qumane aan dortay Ragga qiime dheero Iimankisu qani yahay ku qabo ay maanan helin Qaab dhismedka aragiyo Qotonka iyo Muuqa qunyar markan eegab Faraxad baan qushucaa Dhankaston u qaadab qiiru i galiye Qaadirkeyg ha daaye Laab Qaboje weeyaan CAADI MAAAH HESTU YAA SALAAAM DEEQA IYO dalmar
@aminim8077
@aminim8077 7 лет назад
waa top dhinac walba,laxan,cod iyo styleba welldone deeqa iyo dalmar Yare.
@hodanali5163
@hodanali5163 7 лет назад
soow geesi qowl loo xil qaadi karayoo qabyo tiray naftayda qayrkaay kamaan helin waa qayb nasiibkuye qaayihiisa nuurka leh iyo qaabka nolosha qalbiga kudiirsada dhankastoon uqaadaba qiiru igaliyoo qaadirkay hadaaye laab qaboobsho weeyan
@deqacabdi8444
@deqacabdi8444 7 лет назад
waaaw eeshcalaa hees
@dilowhassan2301
@dilowhassan2301 7 лет назад
WANKUJECLAXAY
@dilowhassan2301
@dilowhassan2301 7 лет назад
DEEQAY
@rowdamahamed6190
@rowdamahamed6190 7 лет назад
Hodaneeey
@farhanhir9586
@farhanhir9586 7 лет назад
Hodaneeey
@mahadiadawe
@mahadiadawe 7 лет назад
Alaya cizak Duubista liibaan jaama waan ku qancay
@qadanmuuseomarofficial
@qadanmuuseomarofficial 7 лет назад
Mahadi Adawe
@bbezaha3436
@bbezaha3436 3 года назад
this song never gets old.
@mukharcabdi7282
@mukharcabdi7282 7 лет назад
Liibaan jama studio biG respect Videos kaga dalmar iyo deeqa heestu idinka marayza 👍
@cabdicaziizmohamed2499
@cabdicaziizmohamed2499 7 лет назад
Mukhar Cabdi
@jamiilojamiilo5037
@jamiilojamiilo5037 7 лет назад
Cabdi Caziiz Mohamed
@maankey6048
@maankey6048 Год назад
Best song 🎵 ❤
@intisaardahir4345
@intisaardahir4345 7 лет назад
Ilahaaay amarkiiis islantaaan cod ayey la duqooowday Inkasto is qabto wali fanaan jiro ba tihiin deeqo nd dalmar qeeyrkiina u nolada
@ugaaz
@ugaaz 7 лет назад
Laxan Cajiib ah 😍👏🏽👌🏽👌🏽👌🏽
@mukhtardahir6365
@mukhtardahir6365 7 лет назад
Ugaaz Arafat
@saforahajihabiib3903
@saforahajihabiib3903 7 лет назад
kkk intana mlga hela😂
@faruunyarta4041
@faruunyarta4041 7 лет назад
caadi ma aha heestu waaaaw wn ka helay xaqiiq ereyadaaaa idilay nolaada fananintena qaaliga dalmar & deeqa
@abdirizaqshire2627
@abdirizaqshire2627 7 лет назад
Deeqa Djibouti iyo Dalmar Yare great song, waxaasaa cod ah bal ilaahay amarkiis, rageedii Hat off ma'am & Sir
@Cartan7
@Cartan7 7 лет назад
Waqooyi Somalia haybad ahaan u dhalatay Deeqa Ahmed Gaydh ee Jabouti ku kortay
@mohamedfarah1122-r
@mohamedfarah1122-r 7 лет назад
hees iga dheh dalmar dadka waa weyn la soo qaad sida deeqa oo kale fanaaniintii hore ku wacneyde
@abdirahmencadde4202
@abdirahmencadde4202 7 лет назад
bqorada cod deeqa ahmed gaydh wli codkdu waa top iyo dalmar kba dran eryda iyo musika dubista dhnkstba waa funny thankz @liiban jama
@samiirabdulahihassan2115
@samiirabdulahihassan2115 7 лет назад
dhankastoo u qaadaba qiiro igaliso qadirken hadeeye qalbi doojo weyen ya salaam wad ka baxseteeen 👍👌👏❤
@xamdafadal7450
@xamdafadal7450 7 лет назад
islaantan yar waan iska jeclahay ilahay amarkii. ....danbigena Allah hadhaaho
@KabtanJeey
@KabtanJeey 7 лет назад
Xamda Fadal hhhhhhhh
@mohamadshukriadamnuh6332
@mohamadshukriadamnuh6332 7 лет назад
kkkkkk
@madiinomahamuud2446
@madiinomahamuud2446 7 лет назад
Mohamed Afrah
@azurayaanducayzanhooyadeed1069
@azurayaanducayzanhooyadeed1069 4 года назад
Deeqa axmed Iyo dalmar yare idin tageeraaa
@whitephoenixofthecrown8523
@whitephoenixofthecrown8523 7 лет назад
mansha'allaah Deeqo Ahmed😍😍😍😚😚😚😚😚
@mohamedhassanaden6400
@mohamedhassanaden6400 6 лет назад
Dalmar yare wad ka baxsatey bro Adi iyo fanaanadeena qaaliga ah Deeqa Ahmed wey iga gdnthy
@arwaabdi1625
@arwaabdi1625 4 года назад
2020/06/25 7:47pm habeen jimca ah inta iga dambeyso like ha iga ilobina
@marwofaadumo4534
@marwofaadumo4534 7 лет назад
dhankastoon u qaadaba qiruu i galiyaa qaadirkay hadaayee laab qabooje weeyaan 💗💗💗💗💗💗💗
@abdisamadosman2437
@abdisamadosman2437 6 лет назад
Top 3ka fanaan ee hablaha ugu codka macaan 1 hodan abdirahman 2 Aamina faarax wabar(gacanla) 3 Deeqa axmed gaydh
@jasmine-007
@jasmine-007 6 лет назад
«Sow geesi qowl loo xil qaadi karayo qabyatiraaya naftaydo .....Ya salaam deeqa qurux sharaf 😍😍
@zaynabahmed3810
@zaynabahmed3810 7 лет назад
Beautiful song I love it
@iz4920
@iz4920 5 лет назад
Heeees macan fananin qiiimo leh, Dalmar codkisa organic waye 😂Natural waye💯💯💯Eebow Anigu Mansha’allah heee odhan Mayo lkn waka baxsaty😂
@fatoumaosman7271
@fatoumaosman7271 7 лет назад
deka gaydh et sa tres belle voix et dalmar vous avez cartonner chapeaux a vous
@baashiyare4690
@baashiyare4690 7 лет назад
fatouma osman faransiis miyaa waxaan
@fatoumaosman7271
@fatoumaosman7271 7 лет назад
exactly
@baashiyare4690
@baashiyare4690 7 лет назад
fatouma osman maxaad ku tiri intaas noo fasir bal kkkkk
@fatoumaosman7271
@fatoumaosman7271 7 лет назад
+Baashi Cade '' iga camal dono, wareeg wareeg'' micnehedu waaye
@baashiyare4690
@baashiyare4690 7 лет назад
kkkkkkk ok sster
@hubaalstudanty1425
@hubaalstudanty1425 7 лет назад
waa qayb nasiibku qaayihisa nuurkalee iyo qaaabka nolosha qalbigaà Ku diirsadaa dalmàr yare nolow and deeqa ahmed nice song tllhi
@habonita9272
@habonita9272 5 лет назад
Yaa ila daawnya 2019
@abdirashidmursal8586
@abdirashidmursal8586 7 лет назад
heestan waa hesta ugu miro macaan iyo laxanka sarana waa beelo iyo labo fanaan o an kaladhicin runtii heso kaloobadan bandhageystay sandakan hestan ba ugushidan dhabtii waa abwaan abdirashid o idinleh dhageysi wacan
@samiiramahamed4750
@samiiramahamed4750 7 лет назад
alla yacizak duubista libaan jamac😘👌
@domeniqueknoska2941
@domeniqueknoska2941 7 лет назад
samiira moha meelahan xitaa majogtaaa alpo
@samiiramahamed4750
@samiiramahamed4750 7 лет назад
mzz dimple huh bae haa 😂
@kamalabdullahi61
@kamalabdullahi61 7 лет назад
dalmar iyo deeqi axmed hees MCN ayaa iso qadeen masha allah
@wizmankam.k8685
@wizmankam.k8685 7 лет назад
the best track of 2017
@samiraqurux.
@samiraqurux. 7 лет назад
tobon mar ayan manta raathiyey hadana waatana
@dessieeyayu1189
@dessieeyayu1189 5 лет назад
i agree by your comment
@baradaofficial1566
@baradaofficial1566 4 года назад
Samira north Eastern Kenya miyaa ka soo jeedaa walaley?
@ziniyorittabadra5574
@ziniyorittabadra5574 4 года назад
Qadirkay Ha Daayee Laab-Qabooje weeyan 💞👍💕 deeqa ahmed fananad qiime leh
@el_abdallahnoor9127
@el_abdallahnoor9127 4 года назад
😍
@kingabdorahman3534
@kingabdorahman3534 7 лет назад
Runti kama dhargo heestan cafimad KU wara waligen
@sweetynajuumabdirahman6689
@sweetynajuumabdirahman6689 7 лет назад
wwwwww wale kama xiiso dhaco Dalmar iyo Deeqo cadi mhn waa isku dhali tiraan thy best song for ever I like this song walahi 👍🏻
@AbdulAli-ff8uf
@AbdulAli-ff8uf 5 лет назад
I’m 19 and I’m attracted to deeqa walahi😂😂 hahaha wax aa igaqaldan. Waa unusual waligay 3 hablood ayaa isoojitay 3 duba reekayga ayaa igahor istagay. Hablada cayilan sirbaan usheedi luqunta iyo shafka ogaygaada abid hakaqarin. Dahab iyo diamond hadad awoodo kusii qurxi
@faaraxtaajir454
@faaraxtaajir454 5 лет назад
Its not unusual waa normal way dhacdaa inay kusoo jiitaan dubmarka hilboon ee jirkoodu buuxo dabo laf maxay kuu sheegi wayba ku mudi e 🤣🤣🤣🤣
@AbdulAli-ff8uf
@AbdulAli-ff8uf 5 лет назад
nin qurbaha ku bayhoofay 😂kaligeybaan uhaystay. Hablaha yartar ee dadayda ah igumabaxdo. Ilaa ay thick tahay
@QaraareMusic
@QaraareMusic 7 лет назад
dalar yare fanaan dheh thanks
@moismail6233
@moismail6233 7 лет назад
arag siday u faraxdo 😂😂👉 0:50 habluhu in la faaaniyo jecelaa🤣🤣👏👈
@fuaddahir48tahir47
@fuaddahir48tahir47 7 лет назад
maansha allah waa alla ha daayo dee carabigaad qalad ka fahanteen iyaguba carabtu way yidhaahdeen kuwani maxay sameeyeen way is amaaneen uun naa iyo waae shaqo raadsada
Далее
DEQA AHMED ( GOROYO CAWSHA).flv
5:21
Просмотров 377 тыс.
Ruun
9:04
Просмотров 311 тыс.
Isa Sheeg
11:33
Просмотров 251 тыс.