Тёмный

ABDIQANI BOSKA| I DHEH EREYADAADI | New Somali Music Video 2022 (Official Video) 

Tusmo Films
Подписаться 1,1 млн
Просмотров 341 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

26 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 286   
@emrantriple3683
@emrantriple3683 2 года назад
Inta sideydo kale soo raadisey xligad doonto joogo like saar 😕🖐
@Munayo12
@Munayo12 2 года назад
Idheh ereyadaadi Qalbigayga dhibi jiray Qof dhankaga lagu falay Ka dhaqaaq sidaadi 🏃‍♀️ Kollay ima dhayayside Dhaawac boogahaygii😩💔 Horaad ii dhantaashe Waxba teelo hay dhigan Cishqigaygan dhiciska Aniga u dhimanayee Dhagartiisa qaado Adna dhaaxa dabaday Dhulka nabad kusii joog Waxba aniga oon dhimin Waatad ii dhaafte Dhaawaqayga waatad dhagaysan waydee Orodoo ka dheerow Dareenkayga kuu dhaw Cidlada iima dhaantide Dhaxanta igu sii daa Cishqigaygan dhiciska ah Aniga u dhimanayee Dhagartiisa qaado Adna dhaaxa dabaday Dhulka nabad kusii joog🥺😩💔
@awolove4996
@awolove4996 2 года назад
Tq VW ZDFaww
@Saadiqmaxamud
@Saadiqmaxamud 8 месяцев назад
Ayyy wllhi oyay😢😢😢😢
@Apthirahman-Aden87
@Apthirahman-Aden87 8 месяцев назад
Guursada jacayladiina oo ha nooga tagina qalfoof madhan 💔🤒
@abdukarimabdulkhadir7307
@abdukarimabdulkhadir7307 2 года назад
Millions ayee u qlanta Ereyda iyo laxanka 100%100 Codka 100%100 Music 100%100 Jaliinka 100%100 ❤🤦 cidla wax iima dhaantidee dhaxanta igu sii daa cishqikeyga dhiciska ana u dhimanayaa🥺
@ahmedmursal1998
@ahmedmursal1998 2 года назад
Qof dhankaaga lagu falay Ka dhaqaaq sidaadii Koley ima dhayayside Dhaawac boogahaygii Feeling from the bottom of the heart 💔
@ayaancismaan2858
@ayaancismaan2858 2 года назад
Koley ima dhayeyside dhaawac boogaheygii😪💔 Ninkaan cml fanka u baahan kabanka ayuu cod mcn ku leeyahay🔥❤🎤
@DagmoAhmed-x2l
@DagmoAhmed-x2l 3 месяца назад
Xanuun walba cafimad ka danbeyaa walhi qalpiga xanuun ka dareemyaa😢💔😭
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi 2 года назад
Qof dhankaaga lagu falay Ka dhaqaaq sidaadii 💔😭😭 Cumar Farey Ereyadani in qalin dahab ah lagu qoro ayay istaahilaan hqiq 😩
@safwaanbashiir5123
@safwaanbashiir5123 2 года назад
From tik tok 😢
@NasteehoCnour
@NasteehoCnour 10 дней назад
Koley ima dhayayside 😢 Dhaawac boo gahaygii😢😭💔16/10/2024 waxaan rajaynayaa inaan dib usoo booqan doono anigoo bogsaday😭💔
@asiyaindhadeq2797
@asiyaindhadeq2797 2 года назад
Ax Kolay ima dhayeyside dhaawac 💔 BoogahaYgiii 😭😭💔 Hee la wada sugayey walalkaY C Qani Bosska axsan cod axlaa fanaan ❤️❤️❤️
@Ymansuuri
@Ymansuuri 2 года назад
Hees muddo badan la sugayay. Mahadsanidiin tusmo films
@fatimacali6943
@fatimacali6943 2 года назад
🥺🥺😭😭😭 horad ii dhantashe wxba teelo hay dhigan tan hees lama oran karo tusmo films horumar wacan hapipiyaal ♥️
@farhanyareofficiall
@farhanyareofficiall Год назад
Waa hees dareen xambaarsan ayaan odhan karaa badanka wey yaryihiin heesaha noocan ahi cabdqani si wacan ayuu u qaaday waan hambalynaa sido kale ninka odeyga ee alifay ee cumar farey wxn odhan karaa wxd noqan kartaa bdelkii weedhsame.
@abdirahmanabdirashid9210
@abdirahmanabdirashid9210 2 года назад
Cishqigaygan dhiciska ah aniga u dhimanayee ❤ 😍 💖 ❣ 💕 💘 heestu anagy iga hadlysaa wlhi qof aan beri jeclaady ayaa iyadana jacaylka been ah ila sameesay kadibna ANIGA QALBIGYGII waa ka reebi wayeey qoftaaaz cadi bey iga dhex baxdey sida gèedkii wiil kale ayay hoos kala socoty eraydii qalbiga dhawacayaa ayay igu oran jirtay qoftaaz kadibna wiilkii wey isku dhaceen aniga nabsigaygii ayaa ku dhacay . Codsi badan ayay ii soo dirtay balse Anna nolol kale oo qurrux badan ayaa ii bilowmattay waxaan mudo Raadinayay ayaan hellay .... waligaa qof ku jecel ha cidleeen....... ❤ ❤ ❤
@mjjariiban
@mjjariiban 2 года назад
Wll waa xanuun waxa kugu dhacay Waxaanse Ku faraxsanahay inaad ka gudubtay xalaaddaas hadda
@Najiib-Habane
@Najiib-Habane 2 года назад
1 hour ayey taalay ilaa 10jeerna waanku ceshanay ereyada Horaan u Haynay bossku wuu shiday heesta
@jaaleofficial910
@jaaleofficial910 2 года назад
Aww another Level shoodhahygii Bosska inkasto sacad an munasib ahyn laso fasaxay hadana gadal bay ka qarxi donta Cabdiqani tusmo keep going bro 🙏🎶
@IbrahimAhmed-mp6zg
@IbrahimAhmed-mp6zg 3 месяца назад
Waxn hes wa daftey markastan murugsan ahey wan ku raxeysta inta qalbi jabkan 😓💔🎧🎉
@xidigafilms3483
@xidigafilms3483 Год назад
Idheh erayadaadi Qalbigayga dhibi jirey😢 Qof dhankaga lagu falay Azizay koley ima dhayayside Dhawac bogahaygi😢
@Sacdiyohassanapdi
@Sacdiyohassanapdi 4 месяца назад
Ax qalpiga allah hku qapjiyo 🤲😭
@FatimaBintuYasin9570
@FatimaBintuYasin9570 8 месяцев назад
Waxan dhagysanaya maanta oo ah 12/2/2024 2:30 duhurnimo🥺 😢kolay ima dheheyside dhaawac boogahygii😢💔😭😭☹
@caishabeela5027
@caishabeela5027 6 месяцев назад
14/4/2024 2:40 duhurnimo qalbiguna aad iigubanayo💔🥺😭
@KhadromohamedCabdi
@KhadromohamedCabdi 5 месяцев назад
Sorry😢😢​@@caishabeela5027
@Yaasiinaxmed2
@Yaasiinaxmed2 4 месяца назад
​@@caishabeela5027 xaa kugu dhacay 😂
@guuleedabdirahmanabdillahi1826
@guuleedabdirahmanabdillahi1826 3 месяца назад
😢
@guuleedabdirahmanabdillahi1826
@guuleedabdirahmanabdillahi1826 3 месяца назад
😢😢
@salmaabdirisacksalma3632
@salmaabdirisacksalma3632 Год назад
Wlhi ilin iga imaday ilahow inta idhibtay ku dhib😢😢😢😢
@bushaarodaahir
@bushaarodaahir Год назад
Sow kama qurux badno inaad cafiso wllo
@hanaduk-ec5dy
@hanaduk-ec5dy Месяц назад
Amii qofkasta qofka dhibey allah ha dhipo Bal mxn galabsadey 2018 markan jeclaadey gabadh taaso I nacsiiyey jacaylkaba laakin allah wa xaqsoore 3 Sano kadib yadana waalaga tagay 😢😢😭😭😭
@Sakariye_Akabe
@Sakariye_Akabe 2 года назад
Hees Wayn oo lawadda sugayay baa soo baxday. Cabdiqani waa hiboole Cajiib ah, oo Ilahaay usahlay hibadiisa. Da'yar Cod toolmoon Eebbe ku manaystay, mustaqbal faneed oo qurux badana ku jiro. Macalin Cumar-faray iyo Cabdiqani Boska-ba Heestan i badan baan uga mahad-celinaynaa Labadoodaba. Labba nin oo Qaali ah baa heestan isugu tagay.
@khadarjilbo
@khadarjilbo 2 года назад
Heesaad caawa iigu baaqday.kk Wadna wax jeclaadaba ma anaa leh.kk
@xikmaalhadaamo3134
@xikmaalhadaamo3134 2 года назад
Walhi waa cod iyo laxanba Waa dhamaystiranthye Cumar farey Hore usoco zhp
@Sakariye_Akabe
@Sakariye_Akabe 2 года назад
@@khadarjilbo War neef baa tahay dee. Kkk
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 9 месяцев назад
Yaa salaam caadi maaha I dheh Erayadadaadii Qalbigayga dhibi jiray Erayadii iyo Laxankii Cumar Farey.
@samadoonmedia3696
@samadoonmedia3696 Год назад
Laba halyay abwaanka sameeyay ee saxiibkay cumar iyo walalkay abdiqani
@narmiinabdi4463
@narmiinabdi4463 Год назад
cishqigeygan dhiciska aniga udhimanayee aaadbey itabanesa 💔🥺 dadka qalbiga wngsn maxa loo xanujiyaa 💔😭😭😭
@abshirkillin1478
@abshirkillin1478 2 месяца назад
Heestan waxa dawanaya bisha 8/11/2024/ maalin Axad waxan rajaynaya heestaan ina tahy hees tii ugu miraha/laxanka/codka/ereyada/ fiicnayd ee aan abid dhagaysyo
@abshirkillin1478
@abshirkillin1478 2 месяца назад
Ye Ye
@ahmed_mahamud47
@ahmed_mahamud47 8 месяцев назад
9/2/2025 inta dawan doonta wn idin salamay anigo dawanya 9/2/2024🎉❤
@alfananzoverahmed856
@alfananzoverahmed856 2 года назад
Abdiqani boss ka iyo team tusmo flims great job👑🙏
@ayaancadaawe7970
@ayaancadaawe7970 Год назад
Heestan Wxaan Dhageysanayaa 11:30 Duhurnimo 3/4/2023✍ Adna Dhaaxa Dabadey Konka Nabad kusii joog💔
@maxamedxaashi3374
@maxamedxaashi3374 2 года назад
Macalin Cumar Faray Wan Kaa hayaa midhaa
@Badrudiinmedia
@Badrudiinmedia 8 месяцев назад
Still I watchs every day 😢
@shugrimohamed1287
@shugrimohamed1287 2 года назад
Hees la wada sugayay ugu dambeyn way so baxday 💖
@CM-fg7rt
@CM-fg7rt 2 года назад
Wooooow another level cabdiqani bosska and tusmo filims hees in badan la sugayey 🔥💯👊
@abdiaziizmustaphe732
@abdiaziizmustaphe732 2 года назад
Sida faleenbada ayay kgu soconaysa heestani waa another level wlhi 😪👍
@hanaabdi9797
@hanaabdi9797 2 года назад
Fahmaya ayuun ba fahmaya💔🥺😢
@abdiaziizmustaphe732
@abdiaziizmustaphe732 2 года назад
@@hanaabdi9797 aad iYo aad wlhi 😥
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 2 года назад
Hees qiiro leh 😭🥺🥺
@sadaamartsofficial3146
@sadaamartsofficial3146 2 года назад
Heestan aney igu socotaa runti🥺😢
@aargooni
@aargooni Месяц назад
Heestan ugu jidhiidhicooday wlhi waligay hees Uguma jidhiidhicooòn 😢 Caku iyo qof wax jecel
@nimcohassan6483
@nimcohassan6483 8 месяцев назад
Koley ima dhayayside Dhaawac boogahaygii 9/2/2024 in lascnod😢 wxn rajaynaya inan dib uso booqdo insha allh
@nuhmohamed6023
@nuhmohamed6023 8 месяцев назад
Wllo Lazcanod KuLa Jooga Isoo QaBo Aniga😢😢
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 2 месяца назад
Heestii adeer qorayga hs ii dhiibin
@abdallaeid045
@abdallaeid045 2 года назад
Koleey Ima Dhayeeyside Dhaawac Boogaheeygii Ax Jaceyloow Ku Nacay💔😭
@daahiryareofficial2414
@daahiryareofficial2414 2 года назад
Kolay ima dhayayside dhaawac boogahaygii💔😥 Booska Legend🙋‍♂️
@Sacdiyohassanapdi
@Sacdiyohassanapdi 8 месяцев назад
Qof dhankaga lagu falay ka dhaqaaq sidaadi 😭💔 illahayow adunkaga wan ka qustayyyy😢 adiga ku tala sartayyy 😭🤲qalpiga si raxamad ah igu sar adunkaga ya rapi😭😭
@oxygen2297
@oxygen2297 8 месяцев назад
😢😢😢😢😢
@AbdikarimQoorgaab
@AbdikarimQoorgaab Год назад
Andiqadri boos Dhulka Nabada kusii joog Beste fanan
@samiiramohamed3633
@samiiramohamed3633 2 месяца назад
Kolay ima dhayayside dhaawac boogajeygi 😢😢
@OmarBinuAbdulaziiz
@OmarBinuAbdulaziiz 8 дней назад
@@samiiramohamed3633 samiradeda mthy
@AthnanAtham
@AthnanAtham 2 месяца назад
Yaa sidaydo kale tiktok kaso raacay 🤚🫶❤️
@AnabAmiin
@AnabAmiin 2 месяца назад
Me 😢
@MunaMahamed-y4r
@MunaMahamed-y4r Месяц назад
Me
@filsanapdirahman8226
@filsanapdirahman8226 Год назад
Idheh ereyadaadii 😢qalpigayga dhibi jirey 😢❤😮😫
@amiira6653
@amiira6653 Год назад
24hrs hal mar iskama bedelin 💔💔💔💔😥😥
@salmaahmed6168
@salmaahmed6168 Год назад
Horta marka dhawacan thy Lee mxey hesaha qalbi jabka uso baxan❤️‍🩹🥺 Waxba anigon dhimin watat idhafte❤️‍🩹🥺🙌🙌
@cabdiqanibaarud8979
@cabdiqanibaarud8979 Год назад
Hhhh😂 Ma ila aragtay
@makaxidigow9125
@makaxidigow9125 2 года назад
Hestu ma ane iga hadlesa🥺🥺💔
@nuurayuusuf9628
@nuurayuusuf9628 2 года назад
Oradooo ka dheerow Dareenkyga kuuu dhow 😭💔
@AbdallaMohamed-h6c
@AbdallaMohamed-h6c 2 года назад
Tusmo films 🎥❤️
@sakariyesayid9671
@sakariyesayid9671 2 года назад
Wllkay abdikani bosska🔥🔥❣❤
@sagalcawil2832
@sagalcawil2832 2 года назад
Amazing wlhi codka io Apdiqaniba🥺❤️
@fataaxfaatuush9954
@fataaxfaatuush9954 7 месяцев назад
Heestan aad bey ii tabaneysaa ❤
@asadbeellochanel9237
@asadbeellochanel9237 2 года назад
Hees mug iyo misaan wayn leh Qof dhankaaga lagu falay Ka dhaqaaq sidaadi 😭😭😭😭😭
@adnaanmahamed6596
@adnaanmahamed6596 2 года назад
Bosska wax kale😎
@cabdicasiisindho2287
@cabdicasiisindho2287 2 года назад
Dadka iminka jooga jacayl iyo wanaag mid ma yaqaanan
@dahabosaed5068
@dahabosaed5068 2 года назад
Cishqigaygan Dhiciska Anaa Udhimanaye Dhagartiisa qaado 😫💔
@ahmedabdirisakdahir2055
@ahmedabdirisakdahir2055 2 года назад
C.qani bosska amazing voice ❤❤💯✌
@Amuun13
@Amuun13 Год назад
“Cidlada iima dhaantide Dhaxantay igu sii daa”🥲💔
@gabdirahman
@gabdirahman 2 месяца назад
16/08/2024 who’s still listening?
@abwaanhashi3429
@abwaanhashi3429 2 года назад
Apdiqani bosska Iyo cumar farey Ragu rag
@zaprinupdy6692
@zaprinupdy6692 Год назад
Erayadaadi qalbigeygi Dhabi jirey😭😭💔💔💔💔💔
@xamsecumar4368
@xamsecumar4368 2 года назад
Mash allah abdaqani boss keep going pro
@hamseduur1015
@hamseduur1015 Год назад
Bossku wa champ codkiisu iyo videos Kiisu nin wayn
@caaliyafaray8553
@caaliyafaray8553 2 года назад
Kolay ima dhayeyside🤕🥺 Dhaawac Bogahaygii🤕🥺
@Kaysegamer10
@Kaysegamer10 Год назад
Woow amazing voice and history😊😮
@HoodiyoAyaanlay
@HoodiyoAyaanlay Год назад
Idheh ereyadaadi qalbigayga dhibi jiray😢💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔
@fahadmoh1060
@fahadmoh1060 4 дня назад
inta daa wanaysa 23/10/2024 love saar
@FadxaNuur
@FadxaNuur 24 дня назад
Kolay ima dhayaysideh dhaawac boogahaygii😢😢
@suldansaaqa4038
@suldansaaqa4038 2 месяца назад
Inta Tiktok ku so aragtay ee so raadisey ✌
@amiira6653
@amiira6653 Год назад
Cidlada iima dhaantide dhaxanta igu siida cishqigaygan dhiciska aniga udhimanayee😥😥😥😥😥💔💔💔💔💔💔💔💔
@billionerzam2048
@billionerzam2048 2 года назад
Another level pro🔥
@abdifitahmohamed2761
@abdifitahmohamed2761 22 дня назад
Hees iyo bar 😊
@TuBeEc_Yare
@TuBeEc_Yare 2 года назад
Cabdi qani sayid keep going zxp❤
@zakiyusuf2023
@zakiyusuf2023 2 года назад
Cidlo ima dhaantidee Dhaxanta igu sii daa 😩😭😭
@marwaanyareofficial3011
@marwaanyareofficial3011 2 года назад
Hees qaaliya soo baxtay
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 2 года назад
Kolay ima dhayaysidee Dhaawac boogahaygii ✨🙄🙄♥️😓😓😓
@fayroozaqaliofficial2381
@fayroozaqaliofficial2381 Год назад
Ilhow naftayda dhawac ado imaad gaysan anaa oo gaystay ilhow ragan dulmiga badan maxaad igu soo hagaajisay ilhow mid fican maad ii wayday qofna ano noloshyda maan dhibin ilhow hadu jiro qof aan dhibay masamax buu iga yahay duni iyo akhiro dhawacayga ilhay baan oo sheegnyaa 😭😭😭😭😭😭
@samirofaysal7805
@samirofaysal7805 2 года назад
Horad idhantaashe Waxba taylo ha idhigane😢 😭😭😭xanuuun badna xubi an lgula qabin😢
@yacquubguureofficial5843
@yacquubguureofficial5843 2 года назад
Qalbi taabad🥰💔
@calimahdijibriil
@calimahdijibriil 2 года назад
Waxaa ina dilay heeso calaacal ah oo music lagu jaaso iyo laxan kulul la saaro, run ahaantii heestan degen qalbiga ayay taabanaysaa ereyo laxan iyo codba waa u dhamaystiranyihiin, Cabdiqanina Hibo faneed rabbi waa siiyay.
@shaaficifaarax7607
@shaaficifaarax7607 2 года назад
Cishqigaygan dhiciskaa anigaa udhimanayee😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@dabeeco
@dabeeco 2 года назад
We ustad marna wllky abdiqani booska
@zuhaybjaamac2139
@zuhaybjaamac2139 2 года назад
Ax ax dareen dhaba -
@yuusufaxmed5425
@yuusufaxmed5425 Год назад
11/7/23 maalin Talado ah Ayaan dhagaysanaYa heestan😊
@Xariir77
@Xariir77 2 месяца назад
Tiktok yaa kusoo arky ❤
@mahamedgacalka2124
@mahamedgacalka2124 2 года назад
cishqigayga nacaska ah anayga u dhimanaye anthere level
@abdifatahtahlil4486
@abdifatahtahlil4486 Год назад
Qof dhankaga lagu falay kadhaqaaq sidaadii. Kolay ima dhayeyside dhaawac boogahaygii horaad iidhantaasheeh waxba teelo haydhigan cishqigaygan dhiciskaa aniga udhimanayee dhulka nabad kusii joog.😢 hees dareenkayga kicisey ❤ liketa hyla dhaafin hadad sowada akhrisay qoralkayga
@BELLA-HAGGI-5050
@BELLA-HAGGI-5050 6 месяцев назад
From zuumi😢😢😢
@maxamuudiskudaye6954
@maxamuudiskudaye6954 2 года назад
0mar Faray ilaa cerigabo ilaa burco ayaan iyadoo bilaa music ah dhagaysanayay😪
@nasirsamatarsamatar6346
@nasirsamatarsamatar6346 2 года назад
Heestan waxaad mooda inay aniga iga hadlayso Hestan in badan sugayey in badana waan dhagysan💔🙏🚶‍♂️
@hoodomustafe9175
@hoodomustafe9175 2 года назад
Sorry wllo ❤️‍🩹
@maxamedjama2760
@maxamedjama2760 2 года назад
Mansha allah abdiqani boska
@najmakhadar7708
@najmakhadar7708 2 года назад
Qof dhankaaga lagu falay ka dhaqaa💔😫
@farduusamaresead6132
@farduusamaresead6132 2 года назад
Kolay ima dheyeyside💔
@adamjama3162
@adamjama3162 2 месяца назад
Cidii TikTok ka timid ✅
@sihaaamsiman9060
@sihaaamsiman9060 2 месяца назад
Idheh ereyadaadii 🗣 Qalbigeyga dhibi jiray💔 Qof dhankaaga lagu falay Ka dhaqaaq sidaadii🚶🏻 Kollay ima dhayaysidee ❤️‍🩹 Dhaawac noogahaygii Horaad ii dhantaashee Waxba teelo hay dhigan Cishqigaygaan dhiciska Aniga u dhimanayee Dhagartiisa qaado Adna dhaaxa dabaday🥶 Dhulka nabad kusii joog Waxba aniga oo dhimin Waataad i dhaaftee Dhawaaqayga waatad dhageysan waydee🧏‍♀️ Orodoo ka dheerow‍🏃 Dareenkayga kuu dhaw Cidlada iima dhaantidee🙎‍♀️ Dhaxanta igu sii daa Cishqigaygaan dhiciska ah Aniga u dhimanayee 😭 Dhagartiisa qaado Adna dhaaxa dabaday Dhulka nabad kusii joog 🌿¼'⁷'²⁰²⁴♥️¹¹:²⁵
@ahmedbk9581
@ahmedbk9581 Год назад
Abdi qani boss big legend
@MaskaMadow-s1y
@MaskaMadow-s1y 2 месяца назад
Ka dhaqaq sidadi qof ag tada lagu falyy ilhy alpiyad ha no waD qabojiyo pukan socod ba waD nahye😢😭💔
@maxameddhame5347
@maxameddhame5347 2 года назад
Heer sare weeye. !
Далее
CABDIQANI BOSS - HEESTII II DHEH - HEES CUSUB 2022
5:41
Ha Ooyin
8:02
Просмотров 129 тыс.
Исповедь / Мася
2:47:10
Просмотров 153 тыс.
Физика пасты Карбонара 🧪🔬
00:57
Wait for it 😂
00:19
Просмотров 2,7 млн
Cabdiqani Booska Xusuustii Digfeer AUN
6:27
Просмотров 7 тыс.
Исповедь / Мася
2:47:10
Просмотров 153 тыс.