Тёмный

Abdiqani Bosska | Hayso Dawadaada| New Somali Music Video 2023 (Official Video) 

Tusmo Films
Подписаться 1,1 млн
Просмотров 144 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 144   
@abdikhaalaqmohamedofficial8508
Waxa jiray wiil aan asxaab saayid ah ahayn oo aan aduunka isugu jeclayn gabadh aan jeclaa ayuu damac ka galay uu la hadlay anigoon ogayn iyaduna way ka aqbashay xidhiidhkii😭😭 sidii iyagoo u wada sheekaysta ayuunbaan ogaaday inay guur ku heshiiyeen waan u hambalyeeyey saaxiibkay iyadana waan u hambalyeeyey😭 wax kale oo aan samayn karaa may jirin run ahaantii. Wiilkii aan saxibada ahayn maalintii ayaan xidhiidhkiisi jaray wakhti xaadirkan isku meel ayaan ka shaqaynaa salaanta xataa iskama qaadno wlhi markaan arkaba waan soo xasuustaa heestan inay aniga igu socoto ayaan moodaa wlhi😭😭😭😭😭 ilaa imika waan jecelahay ilaahay qalbiga hayga reebo.😭😭😭🤲🏻🤲🏻
@nuuradinazariye
@nuuradinazariye Год назад
Aamiin sidoo kale sidani way igu dhacday in inan aanu zhp nahay inankii aan jeclaa iga damcdo guurna usoo bandhigto ilaa hadana way is qabaan salaantana waan salaamaa waayo qofku haduu xumaado lalama xumaado heestana dadka ay sidanoo kale ku dhacday ku socotaa cabdiqani Booska waxan ahay taageerihiisa ugu badan waxan jeclaan lahaa inaan barto 😞
@muztafeadamnouh7010
@muztafeadamnouh7010 Год назад
Gobaa tahay wllhi sxib waxaad heli inshallh nabsi bax ka qurux badan idamka ilahay guulayso 🦁
@Alone_Busy
@Alone_Busy Год назад
😢shp mcn jacylka calaf ayaa ka wayn lkn shpka dhabta ihi mahan midka adiga waxa agtada qalii ka aha asaga kala wareego xaqiiqatan kaasi ma ahayn shpkaa ee wuxuu ahaa cadowgaga kowaad illhayna waxan kaga baryayaa inuu kuu booga dhayo shpky 🤏💔🥺
@maryanelmi-cw9jy
@maryanelmi-cw9jy Год назад
Sory wll runti maha wx fcn Lkn gobad thy runti midka wngsn ban alle kaga rajyna qalbigana alle hakaga rebo gulyso wll 🙏😢
@Malapo22__
@Malapo22__ Год назад
Aniga kaan aduunka ugu jeclaa ayaa inadertiis iga doortay 3 sano intuu iga lumiyay waqtigayii anoo arkaya hambalyada arooskiisa laysoo diray😢😢😢
@yacquubguureofficial5843
@yacquubguureofficial5843 Год назад
Jaceylka ku guul daraystay__Go'aana ka qaadan wayey😢❤️‍🩹🫀💔💔😢
@abdullaahimuuse4262
@abdullaahimuuse4262 Год назад
Wixi igu xanuun badna dhanka jcl😢😢 2014 ila 2016 anigo basoso joga baan gbdha isbaraney wxnaha isku qaraney sii cadi ah iyada wey ku cusbed xfda ka dib aniga wx isoo wactey gbdha yaar oo sxpkeyga la dhalatey abdullahi bowe waan cabsanaya galey xfda no wad ii dhahtey aniga nah mrkas baan kubad ka imadey anigo wali buurki leh baan uu soo cararey sbbto ah sxokeyga mrki oo tahribayey na kala soo balamey ina gbdha uu ilalino mrkan uu ima wxn laa kulmey wx aaan waligey arag gbdha ilhy qrx siyey gbdha isla mesha baaan ku bartey wxy ogadey qftan ahey dubo ka dhiib waaan xanuunsanatey oo wxn jogtey dabcan her aan cusbital galo mrkiba hoyo wxn ku dhahey hoyo gbdha wac oo uu sheeg inaa xanuunsanayo hoyo nah wey uu sheegtey 5 xaqiqo ka dib cusbital nagu imadey ilaa habiinki wey ilaa jogtey oo cidba wey tidey iney hbnkas ila jogta aan iyada aheen alx waan cafimadey mrkas baan xariir sameyney blse wxn filen baa mesha ka dhactey sxpkeyga aan aduunka igu jclaa oo aan wllteyda ka jcla bey xariir smyen aniga waan ogatey sas ay thy aniga iyada waaan jcla sxpkeyga sido kle mudo bey isla socden aniga nah 2 waan laa soctey hbn habenada ka mid ah waan wac oo aan ku dhahey fadumo waan ku imanaya mrkas igu dhaheytey sxpkaga soo wado sbbto ah ciyalka xfda janis kugu radinayan anigo nah waan oga wx kasta isla mrkiba waan wacey hye sxp waan ku racaya baan ii dhahey mrkan uu dagney aniga io isaga io wilkle aan sxp nahey mrkiba iyaga goni uu baxey oo ilaa mudo 5 sac ah bey isla soo hdlayeen mrkey saco no aheed 2 hbn nimo bey imaden wilki igu dhahey abdullahi sey wx uu jiran soo adiga madan soo adiin gbdha aniga nah waan qoslen wlba qosal aan niyada i8 qalbiga ka oynayo sxp waa dumashidisa isla hdlaya saco mrkey 2 mareysey mrkey imadey biyo isoo qad dhahey biyi aan aniga weydisdey isaga sisey mrkas bey aniga ii sisey 😢😢😢 aniga nah waan iska cabey anigo daremayo qoos io niyad jaab saan ahey maqani mrkas bey ii dhahtey abdullahi inaa kula hdlo raba inaa keen aniga nah waan jclhy iyada mrkey intas ii dhahtey wxkasta waan hilmamey hye dhahey 5 daqiqo ka diib waa xili danbe ee hnn wngsan wxn daremey wxn nlshda daremin hye ku dhahey xfda iska soo adey 2doda isoo wacey abdullahi sxp miya iga iga xanaqsan thy aniga isaga kama xanaji karo sbbto ah nlshda isaga ka jclhy sbbto ah marar badan bo ii badbadiyey oo mya sxp dhahey iyada nah mya bea adiga miya ka xuman kara sbbto ah marabo inaa 2 wayo wx la garey xiliga basoso laga xagabixi jirey aniga waan iska baxey oo qardho baan iska soo adey ka dib sxpkeyga wey kala haren blse sheko kle dhacey oo aniga gadal ka ogadey mrkey isaga kala haren wil kle oo aniga dhagal naga dhaxayey oo kala xfd aheen bey xariir sameyen 😢😢😢😢 aniga ma ogen midas nah blse wx isoo wacey mid kle oo aan xfda iska dagnen oo igu dhahey sxp fadumo telkeda maad heysa aniga nah wlhi waaan isku naxey sxp mxd ku faleysa dhahey mrkas igu dhahey iyada io galad baa isku dhacey oo waaan hesisiin aniga wlhi plhi tlhi niyada cadi ii jabtey ok dhahey telki baan uu tirey mrkas wxn goaan satey mrkan basoso ku noqto inaa tahribo iyada wacey wxn ku dhahey swrkaga isoo tiir wey isoo tirtey pls abdullahi swrka iska delete ii dhahey sbb ku dhahey aniga jcleystey aniga nah waan iska qosley hye dhahey waan iska delete aniga basoso ku soo noqtey 2016.8 mrkiba wxn bilabey ina guriga hoyo uu dhiso saan halkas lgc fcn iga helo mrkan ka heley bishi 9 by basoso imadey anigo jifo banan baan maqley codkeda aniga nah meshi kama soo tusin wey imadey Abdullahi iwrn ii dhahey alx wxn dhahey awey telkga xfda iga imadey inii leyga qado ka baqey ii dhahey ok dhahey aniga nah bisho 2016.10 baan soo tahribey iyado aniga wey ii jcled oo san uu jclhy bey ii jcled sbbto ah mrkan soo tahribey inaa aan yurub soo galyey 2017.5 guri hoyo jogtey wlba intas oo dhan qolkeyga jogtey sbbto ah iyada rerkeda waa rer itobiya alx aniga wxn imadey yurub iyada nah hoyo io abe dhahey mrkey argen sey mrkasta uu murugsan thy io uu oyneyso dhahey orad aad rerki hoyo wey soo baxtey oo itobiya bey imadey aniga mrkan imadey qfki 1 aan wcey iyada bey ahed blse wxs oo dhib ah kalama hdlin oo awood aaan kala hdlo manan lahen sbbto ah wali waan jcla blse 2019 bey dhimatey😢😢 oo hargeisa bey ku dhimatey oo beby gas baa ku qaraxtey ilaa Imiga sxpkeyga waan la hdla inkasto kala wadan jogno heestan wlhi plhi aniga iga hdley 😢😢😢😢😢😢 hdd soo akhrisatey pls igu ducey ino rabi uu naxaristo fadumo aduunka waan kugu wyy akhiro rabi janad kugu irsaq😢😢😢😢 nlshda buug waan ka qori kara blse wxkasta wx iga xanuun badan imiga aaan qorayo wlhi isdhahey wx ka dhamatey ilmada alx qadarkasto dhacto wlhi😢😢😢
@hodangaraad4501
@hodangaraad4501 Год назад
So sad alle ha unaxariisto Adigana qalbiga ha kaga reebo aboowe😢😥
@abdullaahimuuse4262
@abdullaahimuuse4262 Год назад
@@hodangaraad4501 thnks inaa ader qali samirka waa wahel alx
@charkokhadar2558
@charkokhadar2558 Год назад
😮
@ruweydoburhanbashirruweydo8574
Ohh sorry Poe🥺 alle How naxariizto adna qalpiGa Haku qaboJiYo
@mabsuuddaahirxuseenqueen
@mabsuuddaahirxuseenqueen Год назад
Ilaahay ha uu naxariisto wll
@TuBeEc_Yare
@TuBeEc_Yare Год назад
My bro abdi qani bosska keep going zhp❤😭❤️‍🔥
@deeqcosoble
@deeqcosoble Год назад
Heeesta macaaanka ayaa ka disheeen Marka ay trend ahayd in aad so fasaxdan ayaaa fcnyd keep going booska
@nuuradinazariye
@nuuradinazariye Год назад
Qof intaad u asxaan samayso qalbigaagana aad siiso marka uu qof uu maanta bartay kaa raaco ala xanuun badanaa jacaylba waad nacasaa mar kaasoo kale heestana inay nolosha aan imika ku jiro ka had la saaban u maleeyaa Jacaylka sida afka looga idhaa way adag tahay balse sida qalbiga looga idhaa way adag tahay aduun kana wax jacaylka wax ka yaaqana tiro ayaa lagu soo helayaa caadiqani bosska waan ku taageeraa
@MOHACADDE293
@MOHACADDE293 Год назад
Bosska keep up Bro 🔥
@Ayaanleapdiqadir
@Ayaanleapdiqadir 10 месяцев назад
It's touching my heart❤❤.
@Khadraiido
@Khadraiido Год назад
Xanuun badanah qoFka aad wax walpa awgih ugah tagtay 😭💔inu isaguna ka tago hadan is dhaho wiiL xidhidh la same isgah uun niyadeyda ku jirah 😢ragg Wuu ii nacsiyey isaganah wan nacay 🤲🏻🥺ilahay waxan ka baryaayaH inu mustaqbalka ii wanajiyo
@maxkosicid9028
@maxkosicid9028 11 месяцев назад
Ale haku siiyo mustaqbal ficn
@bahjafaysal1158
@bahjafaysal1158 2 месяца назад
Allahuma amiin ❤hno ani kii an jecla wa tagay bila sobob lkn hada guurbaba isku diyarinaya waxan rajagnaya inuu hapalyadayda melaha ka arko wan dhawri jiray madamuu bilq hooyo ahaa hayla diririn i dhihi jiray ana hadal xun waba ka ilaaliyay Alxamdulilahh 😊illhay waxba igama waydiyo i.a waxba hay dabibine hayso dawadada ina ader 🤗
@guleedbadel5146
@guleedbadel5146 Год назад
"Waxba Hay-dabiibini walaal Hayso dawadaada" inta muddo sugaysay Heeskan😢 (A.BOSS) CAJIIB PRO HORUMAR BALAADHAN❤🎉🙏🏼
@guuleedaxmad6784
@guuleedaxmad6784 Год назад
😢
@sakariyesayid
@sakariyesayid Год назад
Cod waa dhaafay wlhi walllkay❤️🥺
@Zhakerhajji
@Zhakerhajji Год назад
The wait is over It's finally here Abdi qani bosska🎻🫡❤️ may Allah bless you brother
@Maax-media-production
@Maax-media-production Год назад
Woof waa hees dareenka wadata Qofkata oo qof jecel haysta Waxaa odhalnaaah Qlbiga uilaali😮 Waxba aniga Hay daaabine Walaal hayso dawadaada Damqashada bogeygaha Kadaa hawga sii darine
@nimcosalah8426
@nimcosalah8426 Год назад
Heesa calaacalka ahi miyay ka macaan yihiin kuwa kle mise waa anoo qudha 🥹 wxba hay dabiibine wll hayso dawadaada💔😭
@Sakariye_Akabe
@Sakariye_Akabe Год назад
Shoodhe-haygii Booska.🔥❤
@Alone_Busy
@Alone_Busy Год назад
Xaqiiqatan jacylku waa waxjira lkn waxaa jiro dad aana uqalmin in lajeclaado mana ogaan kartid qofka samaantiisa iyo xumaantiisa mar huduu qlbigagu jeclaado xumaantiisa xitaa waxay kuu noqonee samaan🤏💔🥺
@mohamedIbrahim-y2p
@mohamedIbrahim-y2p 10 месяцев назад
Wallkay cabdiqani said maal bosska❤ horumar wacan kuu rajaynaya bro adiga iyo wllkay tusmo❤ alah haydinka raali ahaado
@maftuuxmahdi
@maftuuxmahdi Год назад
Eraydii omer farey Laxan maftuuh_mahdi Codka bosska top🕊
@MahdiFarxaan-o2y
@MahdiFarxaan-o2y Месяц назад
Hees way dhaftay tani zhpow ee tan magac kle dhaha blz 😢❤
@axmeddeeqfaarax1122
@axmeddeeqfaarax1122 Год назад
Tan hees way dhaaftey😮 my brother apdikani boska ❤keep going lipax
@IsmailYahye-tz3cb
@IsmailYahye-tz3cb 8 дней назад
True history anigay igu dhacday walih 😢😢
@mohan-mk1
@mohan-mk1 Год назад
We'll done ✅ broh horu mar wacan
@ansalabdikadir5889
@ansalabdikadir5889 Год назад
Keep going 💪
@suhaybmohamedelmi8501
@suhaybmohamedelmi8501 Год назад
Waxaan inan wad hadlynen 3 sano oo aanu izku ahayn wll iyo waalid bah waxa ay zidaa u socto la dib wxay is barteen abtigan oo lacag leh ka dib markay mudo wada hadlyeen ayaan ogaad ka dib wan daba galay zida wax u jiraan aniga abtigan igma oga inanta wax naga dhexeeyo wax kaste waxan ka ogaaday mopilka aptiga inantana in uu abtigay yahay may ogayn waxan zii dabo galo wxaan ogaad in ay guur ku heshiiyen anigu waxan izka ahaa wiil gurigaa hooydii iyo abahii jooga oo guur lacag umaan hyn lkn aptigan uu hayey aduuun uu ku maherdo wxan dareem in aya aduun iga raacdy 😢😢😢😢
@bahjafaysal1158
@bahjafaysal1158 2 месяца назад
Way iman taadi saxda ahayd hno😢
@nyajetupe9268
@nyajetupe9268 Год назад
True love history 😮 abdiqani tusmo iyo fanaanka waxa leeyhy hanbalyo after had work dareenka qalbiyadena ka taliseen
@xiskaab6427
@xiskaab6427 11 месяцев назад
Best song ever
@fartunhussain3374
@fartunhussain3374 Год назад
Hees way dhaftey tan😢❤
@mohamedamiin8407
@mohamedamiin8407 5 месяцев назад
Heestan waxa radiya waxan helay 2/5/2024 sacadu tahay 2:30 habeenimo xaaskeyga oo iga xanaaqsan malmahan isoo duceya inuu qalbigeyga iyo keeda uu allah isku soo dhaweyo😢😢😢😢😢
@AbwaanJuun
@AbwaanJuun 5 месяцев назад
Allaha iskiin fahan siiyo walaal hada ma hishiiseen 😢
@mohamedamiin8407
@mohamedamiin8407 5 месяцев назад
@@AbwaanJuun haa abwankeyna shukran🙏
@user-ct4gc5jn6u
@user-ct4gc5jn6u Месяц назад
Amiin alleh ha isku kiin keeno
@Kaydsade
@Kaydsade 3 месяца назад
Sir yeesha dhalinyaro, wixii idin soo marey iska dhaafa ka hadalkooda. nolosha hada ku hortaala ku raaxeyso. Keep going.
@c.raxmaanmaxamed4280
@c.raxmaanmaxamed4280 Год назад
Wiilkan fan baa ku jira walhi hore u soco zhp qli🎉❤
@mohamedduweali4769
@mohamedduweali4769 Месяц назад
Ilahayow midaan waa isku dhiibay ee ha iseejin waan jeclahee mid ay noloshu agteeda igula dhamaato iiga dhig hadii ay wacan tahay calafkayga ahaata haday xun tahay xataa anaa hagaahusanayee allow ha i baalmarin
@mubaarig123
@mubaarig123 Год назад
Horay usoco legend❤❤🎉😮
@YusufHashi
@YusufHashi Месяц назад
Nafley Tan Lee shaqee 😭😂💸
@abdilaahijoker6676
@abdilaahijoker6676 Год назад
wlhi 70 jeer kabadan intaan heestaa ku ceshaday💔💔💔
@zakariagoh6687
@zakariagoh6687 Год назад
Waxba ha I dabiibin walaaaal Hayso dawadaada Damqashadana bogayga kadaa Ha uga sii darine💔🫠
@walaal__Golden122
@walaal__Golden122 4 месяца назад
Waxba hay dabiibine walaal hayso daawadaada😢
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 Год назад
Dun wadaaga saaxiib is jecel ..😊
@Indho_Lyrisc
@Indho_Lyrisc Год назад
Waa layaab labada saxiib markaad isu dirtiin maxad ka helaysaan laba saxiibaba dumarbaa kala dila😢😢
@faranjifaamoosofficiall7994
Cabdiqani wuu dedaalay siduu wax macan inogu soo bandhigi lahaa tanaa kun heesood u dhiganta
@abdihusein9792
@abdihusein9792 Год назад
Waa Hees Curinteedu Aad Usareyso
@futuredays1946
@futuredays1946 9 месяцев назад
Habeen habeenada kamida ayaan isbaray saaxiibkay iyo saxiibaday Waa qoftaan islahaa hooyada caruurtada bay noqonaysaa oo noloshiina inta idiin dhiman ayaa hal guri kuwada qaadanysaan, habeenka aan isbarayay waxa ay iga ahayd walalka marna saaxiibkaaga kaliya bar dumashidii laakiin marna ma filan inan anigu unoqonayo dumashiga la sheegayo Maalmo uun kadib barashadoodii Shaw Waa la iska helay oo si private ah baa la isu shukaansaday 😢😢 bilo kadib waxa ay igu bilowday jikaar iyo hadalo aanu qof wax jeceli jeclaysteen saaxiibkaygaan baray ayaan is idhi bal xagiisa ucarar oo ciirsi biday si uu iigu soo maslaxo oo noo kala dhex galo aniga iyo marwadaan calmaday Shaw se waaba nin wax isku og oo xididada yar ee jacaylkaygii gaamuray kasii hadhay inuu jaro raba😥😥 halkii hawshaydii kama qaadin jawaabna waxa uu iiga dhigay saaxiib iska ilow qoftaas kibir dartii aniga xata war Waa iga maqli wayday😥😥😥😥. Balse ma ihi nin waxaas wax ku ilaabaya waxaan daba socdo oo ka hadhi waayoba waxa wiil saaxiibkay ninkaan uhaystay ay saaxiibo sii ahaayeen iisheegay in uu qoftaas ninkaas hebel ladhaho ay wada socdaan dhawaana is guursanayaan 💔💔💔💔 Afkii baa juuqda gabay ma saxiibkay Sidee kudhacday hadal oo dhamaaan anigu maanta waxaan ahay qofka qoftiisii dumaashi unoqday qofka qoftuu haween ka calmaday iyo qofkuu Ina rag kala saaxiibay uheshiiyeen noloshiisana damceen inay mugdi ka yeelaan😥😥 ALHAMDULLILAH allah SWT ayaa iimaan taam ah isiiyay balse noloshaas qof kale oo daciifa haday soo Mari lahayd kolay haduu ugu yaryahay nolosha ayuu ka dhici lahaa Maalinta ilaa maanta oo ay taariikhdu tahay 01/16/2024 ma aamino mana lihi wax la dhaho saaxiib dhaba iyo xidhiidh dhaba ❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹
@HiboHibo-x4f
@HiboHibo-x4f Месяц назад
1/92024 baan arkaY ❤😢
@zackcabuud4579
@zackcabuud4579 Год назад
Bosska❤❤❤🙏🥶
@SubeercaddeMAHAD
@SubeercaddeMAHAD Год назад
Muda dheer ka dib wax badanaan sugnay❤
@abdirisak_buskulaawi
@abdirisak_buskulaawi Год назад
Dhaxaan arkey qisada heestan ka sheekeynayso laba saaxiib ah oo midba dhinaciisa inani ula leedahay oo aaney is ogeyn waliba😢😢😢🧑‍🤝‍🧑
@c.risaaqcismaan3010
@c.risaaqcismaan3010 Год назад
Qisada hlkee ka daawatayna zhp
@abdirisak_buskulaawi
@abdirisak_buskulaawi Год назад
@@c.risaaqcismaan3010 sxp mid daawasho ah maaha ee waa mid aan life ku arkey rag aan sxpo nahay oo laba ah oo isla gabadh qudha la wada sheekeysan jirey ayaan dhahay hadey heeskani jirlahaa u daari lahaa balse way kasoo daahdey oo ay quseysaa heestani walow aan la taagneyn wakhtigii
@manetosingham7510
@manetosingham7510 Год назад
Waxba Ha Dabiibine Wlaal Hayso Dawadaada😢😢😢😢
@off2025
@off2025 4 месяца назад
Waxba hay dabiibine walaal hayso dawadaada 💔 02:36. 31/5/24 Habeen jimce ah
@MaazimMohamed
@MaazimMohamed 11 месяцев назад
Waa 1:20 habeen jimco ah still heestan waan dhagaystaa❤😢
@fardawsaahmed9339
@fardawsaahmed9339 Год назад
Wooof caleek❤
@cawozuhur7683
@cawozuhur7683 Месяц назад
😢😢waxba hay dabiibinnee wallaal hayso dawadaada Damqashada bogaygana kadaa hawgasii darrinnee.😢😢😢
@daahiryareofficial2414
@daahiryareofficial2414 Год назад
Legendary booska🔥🔥
@saacidzona9132
@saacidzona9132 Год назад
Erey Laxan Music Camera Only two man😮😮😮😮😮
@yaxyegabyaaye9792
@yaxyegabyaaye9792 Год назад
Erayada: Cumar-Farray Laxanka iyo Codka: Cabdiqani Booska. Waa hees aan si weyn u sugaayay. Bada gabayga oo ah boqorka maansada ayuu abwaanku ka curiyay.
@asmadhaaki
@asmadhaaki Год назад
😮🔥
@MoHameDUpdiraHim
@MoHameDUpdiraHim Месяц назад
Emotional song 🎵 😢 😭
@GadafimahadiAbdulhakim
@GadafimahadiAbdulhakim 6 месяцев назад
Wlhi zxp kuma ilaawin wakhtiga inakalakexeeyay
@fowziahaajjialiQueenAnuu
@fowziahaajjialiQueenAnuu Год назад
😢😢😢😢😢 emotional song
@cabdikhadar1878
@cabdikhadar1878 Год назад
Wahwah
@Garaad2010
@Garaad2010 Год назад
Cumar Axmed yuusuf ( Cumar-faray) mahadsanid saaxiib.❤
@ahmedbk9581
@ahmedbk9581 Год назад
Abdi qani boss the best song for ever you
@suldaankhadar3877
@suldaankhadar3877 Год назад
Sxiibkay ayaan ku kal dhimanay
@dahirdayax5231
@dahirdayax5231 Год назад
Heart broke😢
@UmniyahAdem-qw3cx
@UmniyahAdem-qw3cx Год назад
Saaan usugaayay wn daalay😢😢😢😢
@Y3a1
@Y3a1 11 месяцев назад
😢 1:46
@hayeelihuudhe587
@hayeelihuudhe587 4 месяца назад
Wow
@SharmaakeFaake
@SharmaakeFaake Месяц назад
Qisada heesta waa labo will ooo sxbo ah mid baa gabadh is jeclaayen inanki sxbkis wuu isku ogaa inanka ay sxba yihin iyo gabadhu inay is jecelyihin gabadhi baa kutidhi ninkan wax xidhiidha nagama dhexeyaan ee adiga ayaan kujeclahay wilki marka hore gabadha jeclaa baa abwaanka heestan sameeyey utagay arinkiibuy ugawaramay abwaankii waxa uu kasameeyey heestan😢
@gopzan_official
@gopzan_official Год назад
Fact song 😢💔
@anisabdianisabdi85
@anisabdianisabdi85 Месяц назад
Fav song forever 🎶🪫💯
@coday-Hassan
@coday-Hassan Год назад
Waxbaa kasooo badasheen heesta yadoo dhagaysi khaliya ayaan hayaa 😂😂 erayadii miyaa laysku qabsaday mise part two iiga dhigi rabtaan
@amiirfiifa
@amiirfiifa Год назад
❤❤❤
@ROZIINA6
@ROZIINA6 Год назад
Bismilah markii ila hada hada le mey so baxday😢😮
@suldaankhadar3877
@suldaankhadar3877 Год назад
I miss you song
@safwancabdi6194
@safwancabdi6194 3 месяца назад
Heestan aniga aya iga hadleesaa waxa moodaa in abwanka ani iga sameyy😢😢 nabarkyga mar un wuu dawoowi😢💔😭😞😞😞
@zamirahassan5388
@zamirahassan5388 Год назад
Bosska
@Saahidhirsi
@Saahidhirsi Год назад
Ku danaysoo damac qof kale digasho weeyaane
@mustafa-mq3fz
@mustafa-mq3fz 4 месяца назад
Wiil baa habeen qiso cajiib iiga sheekeyey Waxa jirtay gabadh uu aad u jeclaa lkn dusha uun buu ka ilaashan jiray oo mara waxba kalama hdl oo gabdha ayaa ka burji waynaday taasana sababtay inuu jacylkiisu aanu soo dhaafin laabata Waxa dhacday gabdhii waxay is barteen wiil Labada wiila waa sxbo mudo 10 sano ah sxbo ahaa Deedna wiilkii kale ayaa isna jeclaaday gabdhii Lkn isagu wuu ka dhiiranaa oo wuu u sheegtay jacylkii oo xidhiidh buu ka dalbday iyana kuma diidin Mudo markii ay is yaqaanin buu wiilkii is baray sxbkii iyo jacylkiisi Noloshu iyo jacylkyba waa cajaaibe mar mar bay waxay ka soo leexdaan wado aanad ka filayan Waxa dhacday wiilkii gabdha hore u jeclaa ayaa inantii jeclaatay iyadoo wiilkii kalena xidhiidh la leh Wiilkii talo ku cakirmatay Haduu jacyl gabdh la sameeyo waa malinkii ay sxbkii kala dhiman lahayen Talo i waydiiyey Maxaan la taliyaa anigii baaba fajacsane Deedna waxan ku idhi war sxb miisaan saar 2 qof oo ka fudud labada ka dhaqaaq Mudo ka dib baan waydiiyey war kawaran sheekadii maxaa ku xalisay Wuxu yidhi gabdhii waxan u sheegay inaan jeclaa tan iyo mudadii aan baraty Lkn aan khald galay oo aan aamusay Markaa khald kale geli kari maayo oo sxbkay ka daba bixi maayo Way waydiisay sxbkaa iyo aniga kee qaalisan Wuxu ku jawaabay Labadiinuba agtayda qaali baad ku tihiin lkn waxyaabo badan baan xeerinayaa Maalinkii baana gabdhi isugu danbaysay Waxan ku xasuustay heestaa Geenyadaan jeclaayey Marbuu geesi liica Gagi madhan istaaga Talo uu gorfayn karin Gudmo loo afeestaa
@MisbahNor
@MisbahNor Год назад
Finaly my song came out 🥹💔
@caynaancabdi7895
@caynaancabdi7895 Год назад
Midba gaar dareen ula jishaan daayey caashaqa'e. Booskannag.
@MaxamedApdi-mr6gm
@MaxamedApdi-mr6gm 6 месяцев назад
Poss❤
@guuleedaxmad6784
@guuleedaxmad6784 Год назад
Wllhi heestan Waxaad moodaa Qiso dhaba oon arkay inay tahayba😢
@coday-Hassan
@coday-Hassan Год назад
Heesta maana layga qoray 😢
@MaxamedGaas-e8f
@MaxamedGaas-e8f Год назад
Marka kalay ka macan tahay bahashu erayo macal music nio tan waa ma dhax
@yacqubcqaadir
@yacqubcqaadir Год назад
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@nimcomaxamed7986
@nimcomaxamed7986 Год назад
ax heesani maanay iga hadlaysaaba 😢
@haphzadejia7109
@haphzadejia7109 Год назад
😢😢xadiis weeye wlhi
@mustafeawga14
@mustafeawga14 Год назад
Heestan iyadoo dhamaystiran 4 bilod sugayey
@MohimmMaftux
@MohimmMaftux Месяц назад
16 /9/2024😭😭😭😭😭
@idrisabdiwahab1428
@idrisabdiwahab1428 Год назад
Damqashada bogay gani kada hawgasi darine 😢😢😢
@IdilXasan-d6t
@IdilXasan-d6t Год назад
😥😥😥
@nimcoaxmed9892
@nimcoaxmed9892 4 месяца назад
alla Qalpiga🥹💔😭
@djhaniahmed7943
@djhaniahmed7943 Год назад
wa aduunka is kaa siidasa laaki walalayow naag xuuni maa maatasho qaabdhaha somaliyed. laakin waa in laays ka ilaaliya haablaha laaabo jeeblayasha ah waa daamir daaror iyoo waaxai laamida
@FarxiyaCabdi-c6t
@FarxiyaCabdi-c6t 7 месяцев назад
😢
@nyajetupe9268
@nyajetupe9268 Год назад
Sxb waxa tahay fanki oo qofa
@abdiahmed2968
@abdiahmed2968 Год назад
😢😔😔😔😔😔😭😭😭😭😭
@abdurazzaqmuhmmed227
@abdurazzaqmuhmmed227 Год назад
Waar kaalay erayada laxanka musiga dee magacyada dadkii laha soo raaci
@ifraahhassandeeqahassan
@ifraahhassandeeqahassan 8 месяцев назад
😢😢😢😢😢
@Muwahib_khayre
@Muwahib_khayre Год назад
Muddo Ayaan Sugayay Heestan Ugu Danbeyn Ma Soo Baxday Hada Ka Dib Waxan Ka Baqaya Fanaan Aan Abdiqani Booska Ahayn Inan Dhagaysan Because Fanaankuba Hadu Heeso Calaacal Ah Qado Way Igu Dhan Tahay
@hamseomer4059
@hamseomer4059 Год назад
Somalida ya kuwada ciyarey😂
@anisaali2721
@anisaali2721 Год назад
🫡 🎻❤
@FaisaHassan-v7w
@FaisaHassan-v7w Год назад
😢wll eryadi ad bay u macn yin lkn laxnka uma bogin wlhi😢
@abdifatahahmedhassan8680
@abdifatahahmedhassan8680 Год назад
Waxaan 3 sano
Далее
HAYSO DAWADAADA
4:05
Просмотров 2,9 тыс.
Страшная Тайна Светы Кемер !
33:04
Гаджет из даркнета 📦
00:45
Просмотров 188 тыс.
NIMCAAN HILAAC| Waan Ku dhigayaa 2024
7:17
Просмотров 379 тыс.
CABDIQANI BOSSKA | HAYSO DAWADAADA | HEES CUSUB 2023
3:16
SAALAX SANAAG-ISMAAN DHAAF-OFFICIAL VIDEO 2023
5:09