Тёмный

ABDULLAAHI YUUSUF VS YUSUF GARAD "SOMALILAND" 

idaacadda buuloxuubeey
Подписаться 539 тыс.
Просмотров 381 тыс.
50% 1

AUN C/laahi Yuusuf waxaa uu wareysigaan BBC-da Soomaaliya siiyay sanadkii 2005-tii waxaana uu kaga hadlayxaaladdo badan oo markaasi taagna

Опубликовано:

 

11 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 362   
@MohamedAhmed-yw8dn
@MohamedAhmed-yw8dn 5 лет назад
Abdullahi Yusuf Ahmed waa Geesi Soomaaliyeed oo la tabay Alow kuu naxariiso 🇸🇴🇸🇴❤️
@farahmohamed7452
@farahmohamed7452 5 лет назад
Xiliguu madaxwaynaha ahaa aniga waxan ahaa cunug aan waxba kala garan hadana 20 years allaha unaxariisto all in all
@aminamahmoud4382
@aminamahmoud4382 4 года назад
Viva Somaliland
@azlmcl198
@azlmcl198 8 лет назад
anigu waan jecelahay cabdilaahi yuusuf allow kuu naxariiso
@aliabdullahi6574
@aliabdullahi6574 7 лет назад
Azl Mcl gobonimo walaodhasha inolow wll rer xamarka intasbey garanwayen
@muscabdiagnosticandtrainin1727
Azl Mcl wll anaga hadaa reer koonfur nahay c.laahi yusuf woxoo inaga jooga halka siyad bare idinka taagan yahay waa ninka u sabab in malayiin soomali lagu xasuuqo muqdisho iyo gobolada koonfurta waxaa kugu filan marag ciidamada amisom oo ilaa iminka joogo inuu asiga keenay iyo itobiankii umada somaliyed ku xasuuqay koonfurta aniga waxaa ka marag ahay. xasuuqii masjidka al hidaya tabliiq fara badan lagu gawracay intaas asoo inoo geeystay hadana umaan nicin somalinimadaa
@abdirisaaqali1634
@abdirisaaqali1634 7 лет назад
lii Baba maxa karabtaa reer xamar doqonyahay
@shine3659
@shine3659 7 лет назад
Azl Mcl maha oo siyaad bare saw diga naca maha
@Naxariiso
@Naxariiso 7 лет назад
Azl Mcl Amiin ya Allah
@hassanyussuf217
@hassanyussuf217 3 года назад
According to me these are the best words the late president of Somalia Col Abdullahi Yusuf has ever uttered in relation to Somaliland. Ilaahey ha u naxa riisto eh.
@sharrewarsame
@sharrewarsame 7 лет назад
Geesi wadani ah Allah haku naxariisto adeer cabdullahi❤🙏🏿
@hasaanmyself3075
@hasaanmyself3075 6 лет назад
Hassan Yussuf These are the best remarks Abdullahi Yusuf has ever uttered with regard to Somaliland Republic- very reconciliatory indeed !
@ibrahimzadha6653
@ibrahimzadha6653 6 лет назад
Ilaahay Naxariistii janno Haka waraabiyo Libaax buu ahaa Gen.Cabdilahi Yusuf axmed Tolow afar Nin oo Noocani Somali Dib may uga Dhalan 😓😓😓😓
@abdiraheemali2205
@abdiraheemali2205 4 года назад
General maaheen Colonel bu ahaa
@ashkiramiir815
@ashkiramiir815 6 лет назад
alle ha unaxariiisto mujaahid dowladan hada joogta keenay somalia weeye allow janadii ku geeey amiiin
@samatinle3914
@samatinle3914 5 лет назад
Siyaasiga dhabta ah waa kan oddorosi kara mustaqbalka, waraysigan waa 2004tii, puntland iyo somaliland kaliya jiray, marku leeyahay iyo kuwa cusubo dhalan doona, 15 sano kadib waxa kuso darsamay G.mudug, H.shabelle, K.galbeed iyo Jubba land. Wada hadal in lagu dhameeyo weeye khilaafaad kasta oo yimaada, waana sababta uu maanta farmaajo khilaafka maamul goboleedyada, xal uga la'yahay.
@cfataaxyuusufbashiir9226
@cfataaxyuusufbashiir9226 Год назад
Sxb nidaamka federaalka in dalka lagu maamulo waxaa la qaatey sanadkii 2000 doorashadii cabdiqasim
@sahalyare7653
@sahalyare7653 5 лет назад
Who is watching 2019 maxaa loo lahaa waa xunyahay cabdulahi yuusuf
@abdirizakzaacid3311
@abdirizakzaacid3311 5 лет назад
Halyeey qaran inuu ahaa waxaa kuu caddaynaysa zxp buugiisa , , Halgan iyo hagardaamo qaran waxaa ku xusan inuu ciidanka soomaliyeed kusoo biiray isagoo 17 jirr ah illaa malinkuu kadhintayna qarannimada soomaliyeed buu u adeegayay
@sahalyare7653
@sahalyare7653 5 лет назад
Waaa sax anoo hawiye u qariya
@rashkayareofficial1159
@rashkayareofficial1159 5 лет назад
Anaaba yaaban wlh nin xun ban ka aaminsanaay taariikhdu waa cashir sxp ninkaaan lipaax bu ahaa so jabhadeeyey
@seaditeyib9070
@seaditeyib9070 5 лет назад
@@sahalyare7653 maxaad kashiigi inaad hawiye utahay sin soomali waxaan kayaabay anoo reehebela 👎👎
@mohamedshakaal1545
@mohamedshakaal1545 4 года назад
ستبدي لك الأيام ما كنت جاهلاً Gabaygii ahaa ayaan xasuustay Maalmuhu waa macalin waxay Kuu Iftiimiyaan xaqiiq aad hore Jaahil uga ahayd
@ibrahimali5343
@ibrahimali5343 8 лет назад
what a hero he is? God bless our president .we will never for get ,u will remain our brain.😭😭😭😭😭
@yacquubassad6434
@yacquubassad6434 7 лет назад
Allow kunaxariso A king A Star of Somalia 👑
@saidabdi5844
@saidabdi5844 7 лет назад
kuwa dhalandooono magacyo cusub ayuu yiri allah u naxariisto aragti dheeer damiirnimada
@mahamettabdiaziiz5108
@mahamettabdiaziiz5108 5 лет назад
Waa runtiis Hader sow Kuwa masamys min
@mohamedabdihakim8017
@mohamedabdihakim8017 5 лет назад
haaàa walhi sxb waninwayn somaha
@golvingolvin9586
@golvingolvin9586 5 лет назад
Waa mid kamid ah dadkii dajiyay nidaamka Fedaralka. Ninkii aas-aasay putland soo maahin marka wax weeyn yee idin la noqon waxuu sheegayo
@abdowali463
@abdowali463 4 года назад
Amiin allow kuu naxariiso wuxuu ahaa cabqari mar soo bax ah.
@عبذالرحمنالمحمذ
@عبذالرحمنالمحمذ 3 года назад
@@golvingolvin9586 faderaalka wxa so jeediyey 1954 xsbigi Syl wxna lahaa Abduqadir zoobe wxa diidey 6 qaf ka tirsaneyd besha darood majerteen ibrahim cigal iyo cabdullahi ciise manta wxa ku fanaya pudland leh hoyada faderalka wa yaab fikradii zoobe 60 ka dib wa tii socotey
@fawziqoblex9195
@fawziqoblex9195 8 лет назад
Wax kastoo.aan.ka aaminsanaa dhamaan waxa aqriyay qoraalkii dadku fakarkoda kagaso dhiibten. inyaro iska caytantay maahe inti badnayd way u duceyen.inuu ehlu qayr ahaa baa icad Allaha u naxariisto Soomali.sidan.u hadli.kara kama danbayn
@liifadali1234
@liifadali1234 6 лет назад
Fawzi Qoblex wararkiiudanbeeyey
@mohasaid3288
@mohasaid3288 6 лет назад
Fawzi Qoblex
@abdowali463
@abdowali463 4 года назад
99% Somalidu way jecelyihiin Madaxwayne Yusuf. Halyeey qaran buu ahaa.
@hanad6666
@hanad6666 7 лет назад
Libaax labo mahaan geesi geesi dhalay abo allaha kunaxaristo
@jiinwebi8544
@jiinwebi8544 2 года назад
2022 weli xili adunka ka naxsan dagaal 3 aad waa lagu taway allah ku naxaristo
@abdulkadirmuse7555
@abdulkadirmuse7555 8 лет назад
alllah ha u naxariisto halyeey somaliyeed buu ahaa he wanted to united all somalia
@nasrocabdulahi134
@nasrocabdulahi134 8 лет назад
He's pure somali who wanted somalia to be United.
@Dajiye614
@Dajiye614 7 лет назад
Nasro Cabdulahi hahahhah isagaa igu horeeyay tafraaruq , isagana jecel mideyn iswaafaji adiga , caku qabiil Somali goorma ayey shaqsiga ka run sheegayaan..
@dalkasooban7410
@dalkasooban7410 7 лет назад
Hi
@qanciyeproduction
@qanciyeproduction 5 лет назад
@@Dajiye614 WALIGIS DAGAL QABYALAD CID KUMA QADIN WAXU KASO HORJODAY KALIGI TALIYI HI SAIYAD BARE UN
@mahdiali8874
@mahdiali8874 4 года назад
1991. Markii uu sacad kula dagaalaayay gaalkacyo qabyaalad ma ahayn miyaa.
@thetruthx235
@thetruthx235 3 года назад
@@mahdiali8874 doqonoow ninkaan 1991dii wuxuu ku xirnaa Ethiopia. Kalabaro taariikhda
@thecoder7188
@thecoder7188 4 года назад
Halyeey soomaaliyeed ilaahy hakuu naxaristo.
@mohamedcaqli7650
@mohamedcaqli7650 8 лет назад
AUN madaxweyne c/laahi yuusuf axmed wuxuu ahaa nin aragti dheer
@azlmcl198
@azlmcl198 8 лет назад
allow kuu naxariiso
@abdiisse4554
@abdiisse4554 7 лет назад
Azl Mcl amiin walaal run sheeg ayaa tahay walaal
@abdowali463
@abdowali463 4 года назад
Aamiin yaa rabi.
@azlmcl198
@azlmcl198 4 года назад
@@abdiisse4554 shukran wll
@glti12
@glti12 3 года назад
2021: maxa loo dhaha waa nin xun boqor buuba ahaaye
@abdirahmansaidbaafo5719
@abdirahmansaidbaafo5719 4 года назад
Alyrxma Adeer ilahey haku naxristo
@mohamedmohamud1199
@mohamedmohamud1199 2 года назад
Ilaahay ha u naxaristo madaxweyne cabdullahi yussuf Axmed
@mohamedahmedabdi4668
@mohamedahmedabdi4668 5 лет назад
Mr.cabdullaahi yusub alle hakuu naxariisto
@Yaafici
@Yaafici 8 лет назад
Walee geesi run maal ah ayuu ahaa,oo midnimada Soomaaliyeed jecel.Eebe ha uraxamdo Mudane C.llahi Yusuf Axmed
@saaxyuusuf1560
@saaxyuusuf1560 5 лет назад
Majeerteen aa tahey miyaa ??
@youtubeactive8975
@youtubeactive8975 4 года назад
@@saaxyuusuf1560 haa
@samyhassan249
@samyhassan249 4 года назад
Abbe allow ku naxariiso 😭😭❤️🙏🙏
@Wonderer224
@Wonderer224 4 года назад
Anigu reer Puntland ayaan ahay waxaana la qabaa fekerka marxuumka ee ku aadan Somaliland. Waayo koonfurtii oon nabadi ka jirin oo dhulkoodiiba aan gacan ku hayn maxayba kula hadlaan Somaliland? Ilaa koonfur dadkeedu damiir yeesho oo waddaniyad la yimaadaan anigu waxaan rumays nahay hadalba ugama furna Somaliland.
@abdowali463
@abdowali463 4 года назад
Allow kuu naxariiso madaxwayne Yusuf wuxuu ahaa geesi, aftahan. Nin yaqaana halka uu laanta ka jabsanayo. Wuxuu 50 sano u soo halgamay dalkiisa Somalia. Wuxuu dib u dhisay qarankii La waayay 20 sano ku dhawaad. Wuxuu araxda iyo dhabarka ka jabiyay argagaxisadii Somalia.
@anaansheikh5971
@anaansheikh5971 5 лет назад
Alle haunaxariisto mr president Abdullahi yussuf ahmed waa geesikii Somaalida iyo aqoonyahankii
@abohasan5571
@abohasan5571 7 лет назад
Ascwwb. waxa fool xumo ah in maanta Yuusuf Garaad dawlad Soomaaliyeed ka dhex muuqdo iska daa Arrimo Dibadeed e xataa Wasiir.
@warsameyaahoo7274
@warsameyaahoo7274 6 лет назад
Abdilahi Yousef alaha u naxaristo balse Somaliland still stand and it will be and For ever.
@AbdifatahH
@AbdifatahH 6 лет назад
ninkaasa adiinku danbeeyey madax reer somalia hadaad tihiin xaarmaajo iyo wax aan jirin baad la ordaysaanee somaliland guul
@mohamedabdihakim8017
@mohamedabdihakim8017 5 лет назад
walal sasa ha uhadlin walhi labadaba iguqabiil maahan
@husseinsuleimanali6624
@husseinsuleimanali6624 5 лет назад
wax somaliland ladha majiraan adeer
@ismailabdi88
@ismailabdi88 6 лет назад
Alla ku jecliyaaa nin afkiisa lala jiro ayuu ahaa waxa uu sheego ay soo baxaaan 😍😍😍😍😍 allaha kuu naxariisto mudane madaxweyne😂😂😂😂😂
@ducaalexajicali9468
@ducaalexajicali9468 7 лет назад
Allaha unaxaristo lipaax wax garaduu ahaa oo hadal cad
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 3 года назад
Aun Cabdullaahi Yuusuf manshallah 👍👍👏👏
@cabdisuley7469
@cabdisuley7469 3 года назад
Allaha u naxariisto abdullahi yuusuf Ahmed
@ibrahimmuse4729
@ibrahimmuse4729 5 лет назад
Soomaali dhab ah ayuu ahaa AUN Abdillahi Yusuf.
@cabdiqanicabdilaahi8285
@cabdiqanicabdilaahi8285 7 лет назад
ilaahow kuu naxariiso
@jrmoha5598
@jrmoha5598 6 лет назад
Alle ha u naxariisto MD Abdulahi yusuf
@allemagan987
@allemagan987 6 лет назад
Qof walbow waxaa rabto ku hadal laakiin waxaan marag ka ahay in uu ahaa nin waddani soomaaliyeed uguna danbeeyay dadkii wanaagsanaa
@foox4080
@foox4080 3 года назад
Aad iyo aad sxb
@abdirahmanfarah4834
@abdirahmanfarah4834 5 лет назад
Alle ha unaxariisto
@abdinoorgedi7029
@abdinoorgedi7029 8 лет назад
abdullahi yey ma ogoleyn in somaliya kala go'do
@igudulqaadowaxaanahay3601
@igudulqaadowaxaanahay3601 6 лет назад
ilaahey ha u naxariisto wadani inuu yahay ayaan aaminsanahay igu qabiil ma ahan ee waa sida dhabta ah
@moogeyaab4272
@moogeyaab4272 5 лет назад
AUN aamiin yaa rabi Walee halyeey soomaaliyeed ayuu ahaa madaxweyne abdulahi yuusuf ahmed
@noranikasim6861
@noranikasim6861 6 лет назад
Allah kuu naxariisto Ex madaxweyne
@awdalstatesofsomalia6792
@awdalstatesofsomalia6792 6 лет назад
ninrageedbuu ahaa lkn kanwariyaha wuu caadifadaysanyahay qabka sualihiisa
@maxkamadawareegta6324
@maxkamadawareegta6324 7 лет назад
cabdulahi yuusuf real legend ilhey haku naxaristo 😙
@ahmetabdi8960
@ahmetabdi8960 5 лет назад
Allha u naxristo wax garad somaliyeed uu aha
@nimcoh1532
@nimcoh1532 7 лет назад
Allah unaxariisto
@abshirmohamed9935
@abshirmohamed9935 2 года назад
Libaax ayuu ahaaa walaahi waa nin asn runta kaleexan buu ahaa xaqiiqda illahsy haku nxariisto
@awdalstatesofsomalia6792
@awdalstatesofsomalia6792 6 лет назад
allaha unxariisto
@cameronboyce3566
@cameronboyce3566 3 года назад
Alla haw naxariistee wuxuu ahaa Oday soomaaliyeed
@MohamedAli-df6du
@MohamedAli-df6du 7 лет назад
c/laahi yuusuf wixii owsameeyay hadii kheyr iyo shar ahayd maanta xisaab ilaahay buukujiraa baahidiisana maogidiin eefaraha kaqaada
@maxamedxirsi3072
@maxamedxirsi3072 5 лет назад
Allah haku naxariisto Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin
@AameenGang
@AameenGang 6 лет назад
Ilahy danbigiisa ilahy ha dhaafo claahi yusuf
@subagdhaansade9312
@subagdhaansade9312 7 лет назад
Allaha U Naxariisto Madaxweyne Abdulaahi Yusuf.
@hirsigoolmohammed5475
@hirsigoolmohammed5475 4 месяца назад
Ilahay ha u naxaisto amiin Abdullahi Yusuf
@mukhtarothman2184
@mukhtarothman2184 8 лет назад
alle ha u naxariisto qof soomaaliya ayuu ahaaye maanta waa marxuum maaha qof noole u duceeya uun
@mahamettabdiaziiz5108
@mahamettabdiaziiz5108 5 лет назад
Shakhsi Somalinimadu Kuwaynyd Argti dheeran iyo Geeesinimo Leh AUH CabduLaahi YusuF axmad
@oskasomali4695
@oskasomali4695 8 лет назад
Allah ha u naxariisto
@mahad23maxamedsaxiibyaalwa99
@mahad23maxamedsaxiibyaalwa99 8 лет назад
allah u naxriisto amiiiin
@fadximahamed3134
@fadximahamed3134 9 лет назад
amiin amiin Wa runtii abadillah
@thecoder7188
@thecoder7188 5 лет назад
Mashalh, ilahow u naxariso.
@yaxyeshawiir3013
@yaxyeshawiir3013 5 лет назад
Allow unaxariiso
@abdihamiddanti4661
@abdihamiddanti4661 7 лет назад
Alaa maxu caaqil ahaa kulaha dowlad goboledyada dhalan doono wuu ogaa iney somalia tafaraaruqi doonto midnimo la aana ku dhici doonto Allaha kunaxaristo madaxwene wan somanahaye
@mustafaaliabdilaahi6242
@mustafaaliabdilaahi6242 3 года назад
Ilahay ha unaxariisto Geesi Somali ah bu aha
@ahmedgaryare4705
@ahmedgaryare4705 5 лет назад
Alaha unxrato aabihii umada soomaliyeed alow kitabkaaga midigta uga dhiiib
@mohamedasad7064
@mohamedasad7064 9 лет назад
adeerkey allah u naxariisto
@ayuub3301
@ayuub3301 5 лет назад
Ilahy ha umaxaristoh geesi buu ahaa
@maxamadsalaad4815
@maxamadsalaad4815 4 года назад
Alle ha unaxaristo amin halyey qaran
@MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac
@MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac 6 лет назад
Alloow kuu naxariso madaxweyne marxuum cabdillahi yuusuf ahmed
@abdullahadam1238
@abdullahadam1238 7 лет назад
Walahi in badan akhiro u hooyatay oo iil jiifa allah u raxmado oo soo jab hadayeeye oo dumiyay qaran dhisan , waqoyi /bari/koonfur Ka soo jeeda ho gaamiye kooxeed,warlords reer kii hay ka dhasheen u yaqaanaan hal yaye mujaahid /iyo geesi ,balse wax fiican oo la amaano ayesan katagin
@mohamedburhan41
@mohamedburhan41 7 лет назад
gesi rabiyoow ku naxariiso waa geesi cod kar ah
@cabdibookh1708
@cabdibookh1708 5 лет назад
Nin rageed bu ahaa cabdilahi yusuf alle ha u naxaristo qolodan wu ka ka caqli badna muqadas uun la tagaan isaguna wuxu taagna an koonfur hagajino oo iyaganu halkoga ha jogaan meel ay yimaadan ma jirte
@subagdhaansade9312
@subagdhaansade9312 6 лет назад
Wuxu ahaa geesi howlkar ah!
@haazcade5796
@haazcade5796 7 лет назад
Aabow allaha kuu naxriisto
@noorabdi5939
@noorabdi5939 3 года назад
ILLAHAY ha unaxaristo geesi gi somaliyed wuxuu ahaa libax.
@zakariazaki6567
@zakariazaki6567 6 лет назад
Albulahi yusuf Alh ha u Naxrto
@AhmedGeydhe
@AhmedGeydhe 7 месяцев назад
Cornayl Abdullaahi yusuf Ahmed ahna madaxwaynihii 6-aad ee Somalia Noollashiisa oo dhan halgan buu ku dhamaystay 17-Sano ayuu Xoogga dalka ku galay 12-Sano oo Noollashiisa kamid ah Xabsi ayuu ku qaatay 6-Somalia ah iyo 6-Ethiopia ah wuxuu ahaa aasasihii ururkii SSdf af Aasasihii Puntland ahna madaxwaynihii ugu horeeyay Puntland Siyaad bare kadib ninkii Villa Somalia Calanka🇸🇴 dib uga taagay iyadoo Argagixiso maxaakiim la baxday iyo hogaamiyo kooxeedyo madaxtooyadii iyo Caasimadii haystaan Abdullaahi yusuf wadani buu ahaa tusaale Santuurka Puntland waxaa ku qoron Madaxwaynaha marka la dhaarinayo dalka Puntland ayaa lagu dhaariyaa Abdullaahi yusuf wuu diiday in lagu dhaariyo wuxuuna yiri halaygu dhaariyo dawlad-goballeed
@updyrahmanchama4693
@updyrahmanchama4693 7 лет назад
dameer iyo libaax ayaa isla hadlaya allow unaxariso Cabdullahi
@saccdiyamahmed2975
@saccdiyamahmed2975 5 лет назад
Allaw''''''Ku'''''Naxariiiso""""""C''''Laahi''''Yusuf''''Ahmad""""Geeesi''''bu''''Ahaaaa''''''Wan'''Tageri''''''Jiray''''Anigu''''Ahh'''Gabadh''''Dired'''''
@huseinbeyra3538
@huseinbeyra3538 5 лет назад
waaa been qabyaalad buu la bakhtiyay uf tuug
@Abdi34
@Abdi34 3 года назад
ALLE HA U NAXRIISTO President Abdullahi Yuusuf Ahmed
@abdirahmanaydarus
@abdirahmanaydarus 7 лет назад
Today marks exactly 5 years since the death of President Abdulahi. illaahow unaxariiso. Jana Fardowsana ka waraabi.
@khadargaash4510
@khadargaash4510 5 лет назад
Abdilahi yusuf aale hawnaxaristo
@aomibrahim1502
@aomibrahim1502 6 лет назад
Nin hammi leh buu ahaa, AUN
@galladgarfoosh224
@galladgarfoosh224 3 года назад
AllaHa u NaxariisTo Aabe CabdullaHi Yuusuf axmed 🤲❤
@muhsinchannel7096
@muhsinchannel7096 5 лет назад
allah unaxariisto waa caaqil wlhi
@calickariim5552
@calickariim5552 8 лет назад
runtii madaxweyne qaran buu ahaa hase ahtee somali baan fahmin claahi runtii waa nin hadalkisu mazaamanyihin uljeeda abaar waxaana aamisanahay shaqsi lamid inuusan noqondonin madaxweyne ALAHAY ha unaxiristo baan leeyahay waxana aad ii qanciya hadalkiisi ahaa"nakuma jidho qof waxa udoona iskasameesankara "" kumana jiro dadka leh halakalo go'o mana aaminsani kala go'a Allahay u naxriiso
@aliazi6552
@aliazi6552 8 лет назад
I am a
@ismailabdi88
@ismailabdi88 6 лет назад
Cali Ckariim waxa kaliya ku jeclaadaay taas ah hadalka qotada dheer ee sida uu u dhahay usoo baxa wax uusan sheegin oo aan soo bixin maba jiraan hadii 20 sano ama kabadan kasoo wareegto xataa😍😍😍😍😍
@abdiisse4554
@abdiisse4554 8 лет назад
alla ya raxma halyeey cabdulahi yusuf axmed
@zakp8687
@zakp8687 7 лет назад
hahaha i love Abduallhi yusuf wallah he was a boss saying it like how it is, i wish he was still alive. He epitomises the somali spirit
@Mahir52143
@Mahir52143 Год назад
Legend allaha kuu naxariisto
@abdikarinabdullahi2624
@abdikarinabdullahi2624 8 лет назад
Allaha uNaxariisto Cabdullahi yuusuf
@salahcarab2825
@salahcarab2825 5 лет назад
2005tii ayu ogaa in ey mamulgobaledyo ey jiri donaan Marka layaaab Sidee u ku ogaday bal?
@hodan3084
@hodan3084 4 года назад
Ethopia usoo sheegtay oo soo sameysay maamul.gpbaleedka kkkk
@fahad_cigaal
@fahad_cigaal 4 года назад
Badow ayad thy 2005 xitaa kahor ayuu jiray nidaamka federal ka ee intaadan ra yiga kadhiiban wax soo baro
@nugaalgodan7125
@nugaalgodan7125 7 лет назад
wa ninkni somalii baabibiy , daba gaal madow 🇪🇹 bu noqoday .. allaha ha udanbi dhafo
@badrudiinibraahim9968
@badrudiinibraahim9968 6 лет назад
Nugaal godan waa run somalia ayuu ethiopian keenay 😭
@ismailabdi88
@ismailabdi88 6 лет назад
Nugaal godan hush ayaa lagu dhahay afkada xaranta ah kala bax madaxweyne yussuf 😎😎😎😎😎
@dekahirsi9253
@dekahirsi9253 6 лет назад
Ilahay ha unaxiirsto
@issaali6643
@issaali6643 5 лет назад
Alle yaa Raxama
@liibaancajiib242
@liibaancajiib242 3 года назад
allah uma naxariisto gaalka dhiiga umada ilaa intoow noola cabi jiray oo gaalo raac ahaa isga iyo inta udaba dhilifkaa caadaabta insha allah
@mohammudali299
@mohammudali299 8 лет назад
alah ha u naxaristo wuxu aha mid ka mid aha madax di somalia soo martay
@xafsoxassan8009
@xafsoxassan8009 6 лет назад
Ilaahy ha unaxariisto awoowgey cabdulaahi yuusuf axmad yey qabriga ha kuu waasiciyo halyeey qaran buu ahaa😓😓
@MegaEddy2020
@MegaEddy2020 8 лет назад
si fiican ayuu u hadlay
@boqorka2517
@boqorka2517 8 лет назад
geesiga somalia Allah unaxariisto madaxaweyne mr, abdullahi yusuf axmed
Далее
Bro think he the MC.. 😂👊🔥
00:20
Просмотров 13 млн
🕊️Valera🕊️
00:34
Просмотров 2,4 млн
WARAYSI DHAMAYSTIRAN: C/LAAHI YUUSUF VS YUUSUF GARAAD
26:44
WARAYSI BBC: MUUSE SUUDI VS XASAN BARIISE 2002-DII
6:27
Bro think he the MC.. 😂👊🔥
00:20
Просмотров 13 млн