Тёмный

Abuukaate Jamaal Diiriye - Canfartu Haday Nabad diido Soomaalidu Sida Ugu Adag ha Isu Difaacdo.. 

SSTV
Подписаться 467 тыс.
Просмотров 15 тыс.
50% 1

𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on RU-vid, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on RU-vid.
𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
Email: sstvsomali@gmail.com
Our RU-vid channel: / sstv2
Facebook: / sstvrasmi
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Noor Abdi

Опубликовано:

 

8 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 24   
@alxamdulilah2610
@alxamdulilah2610 21 день назад
Dabaqoodhi waa daba qoodhi uun adeer itoobiya kuma rabto anana marabno Inshaa Allah mustaqbalkana waanu kala tagi
@SalahHamud
@SalahHamud 20 дней назад
Oh im glad to see u brother's.
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 21 день назад
Dagaalka Canfarta waxa ka dambeeya waa dowlada itoobiya oo dooneysa dhuulka somalida in ay qaadato, wax walaalo ama muslim la yidhaa majirn ee iska celiya duliyiinta dulmiga badan. Dad itoobiya ugu liita aya doonaya dhulkeena iney qaatan inaago nool.
@mussaali5239
@mussaali5239 21 день назад
Ha! Yaa Ciise badow ka liito? Ogadeen baa ku baxsatay. Weligaa ha iloobin.
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 20 дней назад
@@mussaali5239 Caqligaaga Yar ee qabyalada indha tirtay Ha ila imaan, Ciise ma ihi maangaabyo.
@aqoonqaate8109
@aqoonqaate8109 21 день назад
Ethiopia waa in soomaalidu isku meel uga soo wada jeesataa Ethiopiaiyo soomaali faraway way isa saari doonaan mardhow iyo mar dambeba, sida dagaalkaas u dhacayo waa in aan anaga goaaminaa hadaan soomaali nahay, Ethiopia haday tahay in wax lasoo dagto ama aduunka u socdaasho, waa in ay soomaali dhaafto, haday hawo tahay, haday dhul tahay iyo haday bad tahay ba, sidaa darteed Ethiopia inay soomaali dhinac walba ula dagaalaantaa waa lagama maarmaan, inaguna waa in soomaali ciidankeeda heegan gelinaa meel walba oo ay soomaali joogto
@nimoislawo2143
@nimoislawo2143 21 день назад
Darbi haka dhistaan xaduuda daganka somalida
@AbdiraxmaanNuur-tp6en
@AbdiraxmaanNuur-tp6en 21 день назад
4:27
@osmanhassanlatino4357
@osmanhassanlatino4357 21 день назад
Avookate Ama uu hadlee edaysane
@gagaa7649
@gagaa7649 21 день назад
Ethiopia ayada delaysa seday kunabaday karta
@ahmedabdilahi9396
@ahmedabdilahi9396 21 день назад
abukaate si fiican ayaad wax inoo tustay Colaaddan Somaalida Iyo Canfartu Sidaa Aad Sheegtay Ayayba u'egtahay ( Duddumo in la dugsado iyo in la dareensado la iskuma dayo) waa run hadalkaasi itoobiya waxbaa ku jira oo qarsoon.
@Waris668
@Waris668 18 дней назад
Reera soomaaliya oo shacabaa laxasuuqey dawlada dhexeed sheegeysi mata ujoogta iney xoolo hanti iyo dhul soomaaliyeed uun rabta iney cunto kadaneysato iga aamu sheeko jilicsan
@thegunner971
@thegunner971 21 день назад
Canfarta wala inoso dhex maraya waa inan xanujino.
@mahirabi6915
@mahirabi6915 20 дней назад
Somalida oo dhan ha ogaato inay xabashadu cadawgeeda tahay meel kasto ay joogto hana la iska dhiciyo yaan lagu fiirsan dgalka hal qabaail
@Waris668
@Waris668 18 дней назад
Oo soomaali dadku hayna ahayn maxay canfarta uhoos tagi
@carafocookingshow9297
@carafocookingshow9297 21 день назад
Canfartu miyaanay somali uun ahayn mida kale miyaanay muslim ahayn maxaa loo laynayaa maa layska daayo sow kuwan afsomaliga ku hadlaya ee jabuti degan sidee wax u jiraan
@thegunner971
@thegunner971 21 день назад
@@carafocookingshow9297 Canfarta balaya daba socota. Candartu waa qiiq.
@Waris668
@Waris668 18 дней назад
Shacabka soomaalida maxay kusameeyeen canfartaad sheegeysi mise imika toostey 🥱
@waryaaofficialchannel3323
@waryaaofficialchannel3323 21 день назад
Inaan ma oga miyaa dowlada Ethiopia ineey sugeeyso inaa dhahdiin na dhax dhaxadiya sidii somali galbeed iyo canfartaba ladhaho dhulkaan hada kabilabato dowlada iska leh cina maso degi karto wana sidii lagu qatay diri dhabe sanado kadibna ormada lasiyay marka yeey dan u tahay dhulka leh wa somalida marka waxaas hayeelina u hura dhulkiina
@bashirmahamud4298
@bashirmahamud4298 21 день назад
Waa nin aad wacyigiisu u sareeyo
Далее
IQ Level: 10000
00:10
Просмотров 4 млн
Our alumnus H.E. Adem Farah Ibrahim about BDU
8:08
Просмотров 7 тыс.