Тёмный
No video :(

Caqabadaha Hortaagan Geeddi-socodka Dowladnimada Soomaaliya. ~ Professor Abdullahi Ali 

Abdijaliil Show
Подписаться 87 тыс.
Просмотров 14 тыс.
50% 1

Caqabadaha Hortaagan Geeddi-socodka Dowladnimada Soomaaliya. ~ Professor Abdullahi Ali.
©copyrighted material Used.
©copyright strike may apply to both Facebook and RU-vid
Kusoo dhawoow Abdijaliil Show.
wadaagga fikir xor ah, waa barbilowga adduun-arag huffan.
~A freelance Somali Journalist| Wariye Madax-Bannaan|
Salaam Salaam: Welcome to My channel, your gateway to the diverse and dynamic world of news, documentary investigations, entertainment, and interviews primarily focused on Africa and the global stage.
Who I am:
~Former Producer at BBC News
~STN TV Head of Programs.
~Horn Cable TV cameraman
BACKGROUND:
~Mult-Skilled Journalist
~Video Editor
~Photographer+Videographer
~Storyteller
~Camera Operator
WHAT I DO:
🌍 Event video and photography
📰 News and Documentaries:
🎬 Entertainment:
🎙️ Interviews:
📺 Subscribe and Join the Community:
By subscribing to My channel, you become part of a vibrant community of curious minds, eager to learn, discuss, and explore the world together.
🌟 Join Me on Social Media As @Abdijaliil Osman: Facebook-Instagram-Tiktok.
Stay connected beyond RU-vid!
~abdijalilosman@gmail.com
+447368981541
#subscribe
#share
#like
#comments

Опубликовано:

 

22 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 74   
@abdihassandoubad1771
@abdihassandoubad1771 3 месяца назад
Profesorka wa runti soomaaliya Allaha u gargaaro
@khalifmahmud4770
@khalifmahmud4770 2 месяца назад
Aqoon yahan kan ruta kahadlay wana akhyarta fara ku tiriska soomali u baahan tahay maanta si aan horey ugu socono thanks walal soomali qulub tooda allah mideeyo
@MohamedAhmed-jw9gi
@MohamedAhmed-jw9gi Месяц назад
Mnsha allh Aqoonyahanoow haka aamisin inta wadanu isbadal dhaba gaarayo mahadsanid
@Hassan-lx5kj
@Hassan-lx5kj 2 месяца назад
Aqoonyahankaani waa ku raacsanahay inta uu sheeygay ee inoo soo badi barnaamijkani oo kale waliba ninkaani oo kale mahadsanid hadaba jaalle Af somaliga ku hadal jaalle engariiska inaga daa luqada somalia ha ku dhaxqasin ee fadlan af somaliga kaliya ku hadla dhoowr wareysi aad qaaday ayaan arkay oo engariiska ayaad ku dhaxqastaan dadka aad wareysiga aad ka qaado ee inaga ilaaliya ee mahadsanid guuleyso inshallaha tacaalaa
@dahirmohamud2307
@dahirmohamud2307 3 месяца назад
Aqoonyahanka aan u baahanahay waa professor cabdullahi oo kale, fadlan dadka noocan ah noo soo casuun waa nin aqoontiisa caqli ku darsaday…Mahadsanid
@husseinmo7818
@husseinmo7818 2 месяца назад
Prof Xiirey waa runtaa sidaas runta u sheegtey
@ubahhussein7382
@ubahhussein7382 3 месяца назад
Waa runtiis walalkan aqoon yahankaa meesha nala ka heysto waa inaa is dulimimay walina is dulmineyno alle xaqa ha na wafajiyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@user-ho6rh6nl3v
@user-ho6rh6nl3v 3 месяца назад
Doctor xiirey Waa Runtiis 100%
@avv.mustafsiow4741
@avv.mustafsiow4741 3 месяца назад
Adijaliil osman si shaqsi ah ayaan kaaga mahadcelinaya sida aad inoogu casuumto dad caqli aqoon iyo runba isku darsaday thanks bro
@ahmednoor8985
@ahmednoor8985 27 дней назад
Waa runtiis
@_faatax
@_faatax 3 месяца назад
Waxaan ahay qof aad wax u dhagaysta oo reer Somaliland ah waliba aan caadifi ahayn oo somali jecel waxaan qorayaa in ninkani dadka fara ku tiriska ah ee talooyinka fiican ka hadlay ee maalmahan aan maqlo Waxaanse ogahay inaydaan qaadanayn oo reernimadu idinkala wayn tahay oi hadda is waydiinaysaan ninkan hadlaya qabiilkiisa
@user-eu2vq8sx5b
@user-eu2vq8sx5b 2 месяца назад
Mahad sanid masuul si mas,uuliyad ku jirto ayaad u hadashay, caadifadu waa mida halkaa ina dhigay.
@user-mo2cl3xr7o
@user-mo2cl3xr7o Месяц назад
Wa darood😂 Mr eh waliba ina siyaad bare wllki😂
@suhuurcarey
@suhuurcarey 2 месяца назад
Very informative and insightful, mahadsanid Professor. Waan kugu raacsanahay soomaalida waxay noqonayaa dad jiri jirey ama xal dhab sida aad tiri truth iyo reconciliation ayaa lala imaan doonaa, though the hope is very slim.
@Maxamed-Salad-Gurey
@Maxamed-Salad-Gurey 2 месяца назад
Prof ku Waa Runtiis Lknse Sawirada aad Adeegsaneeysid ee Shaqsiyaadka Iska. Daa Abdijaliiloow
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 3 месяца назад
Prof Hadalkiisa Aad Ayaa Ugu Qancay Waa Runtiisa labada Beelood ee Dalkeena isku Heesato Ayaa Dhibka Ugu Weyn ka jirtaa Somali Waa Ka badan tahay Labadaas Beelood Weliba Aniga 2labadaa Mid kamid Ah Ayaa ku jiraa
@user-fk2pz3sd5s
@user-fk2pz3sd5s 2 месяца назад
Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam
@fayselhusen2216
@fayselhusen2216 3 месяца назад
Laba reer kaliya
@afgaradmediaproduction3569
@afgaradmediaproduction3569 3 месяца назад
Hal xabo aan xaqiiqo ahyn majirto thanks prof
@rocky4066
@rocky4066 3 месяца назад
Walaale soomaalidu badankood run sheegga MA jecla
@truecomment3650
@truecomment3650 2 месяца назад
waa waraysi aad u qiimo badan masha Allah. labada dubi oo gaajaysan oo caqli ay ku heshiyaan oo wadankaas nabad ku maamulaan way waayeen. waxaa la joogaa in dibiyaaaha kale ay soo dhax galaan oo la yirahdo maanta laga bilaabo waa fasaxantihiin idinka anaga na tijaabiya.
@ahmedabdinasir2005
@ahmedabdinasir2005 3 месяца назад
No soo qabo Prof. Kaynaan Prof. Afyare. Dc. Prof. BAADIYOOW Dc. Prof. BULXAN.
@khaderabdi5574
@khaderabdi5574 Месяц назад
😢😢Wlhi waa runtis
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 3 месяца назад
war wareysigan meel fog geeeya waa muhiiim
@matmat735
@matmat735 3 месяца назад
Totally , I agree that D and H model has destroyed this country, and that is why the people from Somaliland left this country.
@SuperWeheliye
@SuperWeheliye 3 месяца назад
I dont think you understood what the guy is talking about. Instead of apologising for what you did in Lascanood for 9 months, you are still acting like the victim.
@cirka4497
@cirka4497 2 месяца назад
​@@SuperWeheliye You mean the destruction your uncle afweyne did to all somalis for 21 years. You comparing that to lascanod. Keep trying.
@mohamedahmedmohamed1587
@mohamedahmedmohamed1587 2 месяца назад
Your point of view is based on clan and tribalism.
@maxamedxasan9882
@maxamedxasan9882 2 месяца назад
Adeerow unuka 30+. Old aa nahay wadanka asoo burbursan aan dhalanay adinka ayaana dumiyay wadanka Fallaar gilgilasho idiinkama harto Waa aaabayaasheen oodhan siiba da'daaada. Marka unuka hanagu marmarsiyoonin Kulahaa wadanka waxaa ubadan da'deena iyo wixij naga yar ..... Adinkii wadanka dumiyay aa hada wadanka saad rabtiin kayeelatiin lkin maaalin uun hadaan nahay dhalinyaro waan idiin afgambineena odayaalyahoow abahey kakoow yahay 😢😢😮
@khalifmahmud4770
@khalifmahmud4770 2 месяца назад
Dibiga and dibiga madow shee kadaas cml maqli jiray
@user-fk2pz3sd5s
@user-fk2pz3sd5s 2 месяца назад
Profsor abdulahi,hawiye iyo darood,badade oo dhan somali intey tashadan Boqor tooyo aynu sameysano nin Asharaf boqor halaga dhigo,iyo ra,iisalwasare, hadii kale jug jug meeshada joog waaye sidasna waan arkaa xalkale ma hayno
@maxamedyuusuf6593
@maxamedyuusuf6593 2 месяца назад
Taa waxa ka dhow kana wacan inagoo diinta isku maamulo
@asamadhassan1419
@asamadhassan1419 2 месяца назад
Hala soo doorto, xukun cidna isma siiso wase u furan tahay in ay cid walba isa soo sharaxdo
@HUSSEIN10764
@HUSSEIN10764 3 месяца назад
Dagaalkii lagu qaaday shabaab inuu guul daro ku dhamaado madaxweynaha ayaa ugu wacnaa iyadoo Dagaalkii si qaraar u socda argagixisadana jab xun ku dhacay sheekadana meel fiican mareeso dhul badana laga xoreeyay ayuu madaxweynaha shaqadii ka fariisiyay taliye ODAWAA IYO BIIXI malintaa wixii ka dambeeyay ciidamada qaranka gamtaa laga dhigay dhulkiina way ku soo laabteen argagixisada marka madaxweynaha arintaa muxuu u sameeyay? 2, madaxweynaha ma isagaa rabo dalka inuu sidan ahaado? 3, madaxweynaha ma isagaa double agent ah? 4, madaxweynaha ma sir bay ka hayaan 4 taa suaalood qofkii iiga jaawaabi karo halkan ha soo dhigo
@faysalmire7624
@faysalmire7624 2 месяца назад
Walahi bux
@mohamedahmedmohamed1587
@mohamedahmedmohamed1587 2 месяца назад
Culamaaudiinka iyo duubabku waxay dawladnimo ku soo kordhin karaan majirto, manna dhici karto. Waayo waxay aaminsan yihiin qabyaalad, cadaaladna wayba ka raad gateen. In yar oo ilaahay u naxariistay mooyee. Somalia ilaahay baa u maqan !!. 😢😮.
@user-fk2pz3sd5s
@user-fk2pz3sd5s 2 месяца назад
Asc professor howshan Culimada iyo wax garadka iyo dhalinyarada in shir weyen la iskugu yimadado oo la yrahdo (war maxaa xal inoo ah,hadii la yirahdo Nabad sidee lagu hellaa xal baa iman kara)
@oamaer
@oamaer 2 месяца назад
He seemed educated, but unfortunately, educated leaders often prioritize their financial gain and tribal loyalty. However, I like that people like are talking about capital fly where Somali basically moved their money to Kenya due to safety and trust issue in Somalia.
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 3 месяца назад
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@ahmedardoof8629
@ahmedardoof8629 3 месяца назад
warkiisa waa igu socday ilaa uu ka soo gaaray arinta bada somalia ee Ethopia ku soo gardarootay, waxaan hubaa halkaas in uu aad ugu bariiqday.
@HUSSEIN10764
@HUSSEIN10764 3 месяца назад
Professor dadka wax laga tirsanayo waxay u badan yihiin qabiilka HAWIYE inkastoo aysan ahayn kuligood 1, dhac iyo bililiqo 2,dil micno daro oo kabo dacas laguugu dilo 3, kusfi 4. Gabdho nool oo nolasha lagu kaxeestay, 5, ISBAARO baad joogta ah. Hadaba Qabiilkaa 5 shay maleh 1, ODAY DHAQAMEED 2, CAALIN DIINTA XAQ UGU SHEGA 3. AQOONYAHAN 4, SIYAASI WADANI AH 5. GANACSADE XALAAL QUUTE AH Marka sidee looga garnaqsan karaa ama iyagu ay u dhihi karaan raali naga ahaada falalkaa ayaa dhacay hadii shanti tiir ee qabiilka ku taagnaa uusan jirin
@user-eu2vq8sx5b
@user-eu2vq8sx5b 2 месяца назад
Cuqdad hawiye layiraah baad qabtaa Alle haku caafiyo.
@HUSSEIN10764
@HUSSEIN10764 2 месяца назад
@@user-eu2vq8sx5b SOMALIDU WAXAY HEER LA GAARI WAAYEEN QOFKII RUNTA SHEEGA WAXAY LEEYIHIIN CUQDAD BUU QABAA EE ILAAH XAQA HA IDIN TUSO SI SOMALI U DEGTO
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 2 месяца назад
Brother anigu waxaan Leeyahay dhibaatada soomaalida Waa ciqaab xag ale ka timaaday Waxaana aabe a ah dhibaatada daarood ismaaciil
@HUSSEIN10764
@HUSSEIN10764 2 месяца назад
@@Sahallohos1940 waa runtaa xaga qiyaanada iyo siyaasada daroodka way kaga sareeyaan HAWIYAHA Laakiin miyaysan hawiye lahayeen cuqaal ka celiso godka uu qodo daarood from 1991 ilaa 2006 waxaa la dhisay laba dowladood uu hawiye madaxweyne ka yahay hadana iyagii baa iska hor yimid 2006 Abdullah yusuf ayaa la dhisay waa tan maanta socoto hawiye miyaysan barin karin tricks daarood ismail
@MohamedYusufNoor
@MohamedYusufNoor 3 месяца назад
Wallhi proff ka waa runtisa
@xamarey8143
@xamarey8143 2 месяца назад
Dr ciidankauna waa muhiim dowlad walba 4 dowladeed ayaa dhinacyada ka xiga ingiriiskii caalamka xukumi jirey dowlad uusan ka siin dowladaha dhincyada ka xiga dhul majirto oo waa waligood ha isheystaan ciidanku xuduudyada ayuu ilaaliyaa oo laba dowladeed oo heshiis ah ma jirto
@abobasement346
@abobasement346 2 месяца назад
Professor kah waa runtih kuwih umadah kah tajiray bah wasiroh ah kuwih umadah Qarxin jiray bah wasiroh ah kuwih umadah bobay bah madaxweyneh ah nocas intay wadankah jogan somalih weliged burburkah bay ku jiraysah
@user-dv9pb5kf7p
@user-dv9pb5kf7p 3 месяца назад
Luqadda soomaliga ku hadal
@abdirashidhussein3029
@abdirashidhussein3029 2 месяца назад
NINKA SOMALIGA IN U WAX DHALIILO OO BANANKA FARTA KA SOO FIIQO WA JECELYAHAY.. LKN MARKI AD XIL UDHIIBATO ISAGA DADKA OOGU LIITA.
@user-yq5dg9mv6n
@user-yq5dg9mv6n 3 месяца назад
Borofosoorku waa kuma? Wayfiicnaan lahayd inaad waydiiso taarikh nonoledkisii si dadka somaliyeed u bartaan aqoonyahankodan.
@user-dv9pb5kf7p
@user-dv9pb5kf7p 3 месяца назад
English ayuu English ku fasiraa fadlan u sheega ineysan luqad ajnabi ku hadlin
@marshalmahama
@marshalmahama 3 месяца назад
walaahi wan qoslay ninkan qurafaad baadan bu aaaminsan yahay wa sida ay somalidu u badan tahay 90% waxay aminsan yihin (somalidu waxay aaminsan yihin diib uheeshisin ama leader fiican ) wan qosla markan maqlo waxaas waar somalia labo shey haday samaysan nabad iyo nolol bay heelaysa marka somalia waxay u bahantay in ay fahamto bini-adamtinimada iyo noloosha labada malintay fahman somalia nabad iyo nolool bay helayan hadi kaale somalidu xayawanka bay ahaanayan
@maxamedyuusuf6593
@maxamedyuusuf6593 2 месяца назад
Side ku fahmi Karan lanbadaas qodob waye sow inay diinta dastuurka ku maamulan mahoo
@marshalmahama
@marshalmahama 2 месяца назад
@@maxamedyuusuf6593 diinu wa wax wanagsan lakin diinta horta waxa ka horaysa noloshaa waayo dadku haday helan nolol 87% maamulka iyo diinta baa way ogo laanayaal oo wa la maamuli kaara lakin hadi diin lo sheego un lama maamuli kaaro waayo dad qaajoonaaja diin iyo maamul ma raban marka horta diinta waxa ka horaysa noloosha marka hadi nolol la heelo diinta dadka 87% way ku dhagmi doonan
@yussufmohedburale4913
@yussufmohedburale4913 3 месяца назад
Ninkii dhag gooya in dheg la gooya waa diinta waxay qabto. It isn't being a primitive it is the law that can bring peace amongst societies
@ismailjama178
@ismailjama178 3 месяца назад
Anoo ku hadlaya magaca qabiilada Soomaaliyeed. Mar haddaanu reerkayaga amaanin, siday wax u arkaana u arag. Waa belo sheeg, laga dhex hadlayo. Nin jileec aan raga qadarin. Aqoon gaab sida beelaha aanu iska soo horjeedno meel gaaban wax ka eega.
@mahadhasancoloow9833
@mahadhasancoloow9833 2 месяца назад
Mushkilida jirtaa waxay kuwii dawladnimada yaqaan oo dhan waa laga ilaaliyey hayada iyo doonariska talo bixintooda waxay tahay in la qaato raga yar oo laga ilaaliyo dadkii hore
@faaraxweyrax4073
@faaraxweyrax4073 3 месяца назад
Dhabta khilaafka soomaaliya wuxuu ka bilaabmay (kala sareynta) aan ku dhisnayn aqoonta diinta islaamka. Halka kuma cumada u noqdayna, ay dhaafi la yihiin birii bedh iyo carab dhaq. Nin af madhan arin malé
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 3 месяца назад
Waan taageersanahay in laga bedelo hawiye iyo daaraad markaan laakiin suaashu waxay tahay maxay u aamusanyihiin dadkii kale oo loogu baneeyey labadan qol saaxada karanka guulsoomaaliy soomaaliya
@asamadhassan1419
@asamadhassan1419 2 месяца назад
Qofka horta hore oo uu san hadlin umadda somalida waa in isaga la baraa umadda oo cv giisa laga soo hormariyaa welibana waxa uu ku taqaqusey walow anan aqoon durugsan ka arag qofka qanilada somalida labo qabiil keliya ka eedeynaya saa kuwa kale qeyb bey ka ahayen dumintii dalka & masuq masuq ii keeney in dalku butburo qasatan kuwii kacaanku ku shaqeyatey ee uu aminey si hoosena wax u masuq mqsuqayey waxna u boobayey somalia halgankii burburka ee dhacey loma kala.harin, qofkii ciil u qaba qabiilo kale ma arko, suashuse waxay yaa ka xigta maxad hadda xal u keni weydey mise waxad sugi in marka wax la bisleeyo aad saxan soo qadato. Ugu dmabeym somalia qofkii aqoon & aragti siyasaded leh waa in degankisa tagaa kana bilaba nidam dowladed si xal logu helo ama loo wasa garsiiyo deganada oo dhan , somaliduna ha isku tashato yana aysan cid isku haleyn"biyo sacabbada baa looga dhergaa" Lakin eedeyn reer hebel qofka ay ku jirto wax aragti ah malahan an ka ahayn in uu wax eedeeyo mana haboona ee wixi la qaban karro hala qabto, xalka dalku waa in la helo shuruc dowladed oo qodobeysan oo la raaco lana helo nidamkii garsoor ee ilaalin lahaa shurucdqs la dhiatey ee lagu heshiiyey . Xalku waa in la xoojiyo nidaamka dastuurka federalka ama confederate midkood si loo helo nidaam leh aas aas dowladed oo dhiibo adag ku tagan .
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 3 месяца назад
Waan taageersanahay in laga bedelo hawiye iyo daaraad markaan laakiin suaashu waxay tahay maxay u aamusanyihiin dadkii kale oo loogu baneeyey labadan qol saaxada tartanka soomaaliya ha guuleysato
@asamadhassan1419
@asamadhassan1419 2 месяца назад
Yaa xirey tartanka sow uma furna qof walba! Nidamka fowladednoo kabo qabilo soo xuleen baa dhisnaa ahna 4.5 qabiilo ah oo weliba xildhibano aysan somalia qadi karin loo qorey wana sabbata dowladnimo u kici la'a dahay ee qofkii caqli & aragti siyased leh awoodda leh oo hogamined horey ha yimado hana isa soo sharaxo madama aysan mesha cidna u xirnayn ee ay dadweynaha somaliyed u siman yihin una wada tartami karaan wase in uu jiro garab siaysaded deganada aad ka soo jeeddo ama awood dhaqale oo aad wax ku mamuwho leedahay
@somaliaoutlet
@somaliaoutlet 3 месяца назад
Dhibka wuxu ka jira horta dowladan dhisan hada ethiopian kenyati iyo dalal shisheye aya mesha kensaday dadka madaxda ka noqdana wa maqaar saar kuwa xalane fadhiyo oo beesha shanad ka mar sareyso waxa madaxtoyada dhax fadhiyo.
@alikofi2469
@alikofi2469 3 месяца назад
Hawiye iyo darod codadkodu wa 60 Cod midkiba. Tan kale faraamajo ya la dagalay 2 nin o kablalax ah. Xasan dhiqo ya dortay dani iyo dhuxuleyste. Adeer wad huruda.dir . Raxanweyn iyo besha 5ad waxay leyihin 160 Cod may is raacaan
@Nourdin726
@Nourdin726 3 месяца назад
Xaaskeyga waxaa H anigana wxn aha D. 1991 familkena wexey kamid ahayeen kumanaanti D ee kuxayirantay Muqdisho. Bal iskaba daaye Abahey iyo dhulkeni wxy kumaqanyihin H walina wan wada dhaqmeynaa. 91 wixi dhacay wexey eheed Tariq balse walagasoo gudbay
@The_Observer0000
@The_Observer0000 3 месяца назад
Adiga tii lagugu sameeyay baad xasuusantahey laakin wixii aad umada Somaliyeed uugeysatay ma xasuusnido.
@asamadhassan1419
@asamadhassan1419 2 месяца назад
​@@The_Observer0000 U sheegga ma uu ogga ama xasuusto ee bal wax sheeg madama uu isagu leyahay dhiig& dhul & guryo intaba wan ku weyney welina wanu dhaqmeynaa ee adigu maxa tabaneysaa oo tuhun ah ama hubto oo kaga maqan!
@shuay0987
@shuay0987 3 месяца назад
Abdi jaliil nio dadku waa Ku fahmay hal il ama halka dhinac ee aad wax Ka eegso Iska badal maxay hal qof oo positive Ka hadlaya nooma aadan keenin wax aad waraysataa dad negative uun sheega sidaas na adiga ayay Ceeb kugu tahay adigaa Siyaasi ma tihid safaxi lagu xiran yahay ayaad tahay sidaan wax Ka badal
@AbdikaNi2
@AbdikaNi2 3 месяца назад
soomaaali waxa dhibaatada ukeenayba waa waxaa doowladnimada layiraahdo
@abduqadirqaasimshowkey9758
@abduqadirqaasimshowkey9758 2 месяца назад
Ninkaan waa laso dirsadey
@ahmguh7989
@ahmguh7989 3 месяца назад
Haldalkiisu macada waa nin Cabsanaya. Hadalka dhanka Bada Suu ugahadlay ma aha waxladhageysankaro. Pls don't listen like this speak. it is Nothing. Don't loose your time. Pls Stop qaadka waryaa ama nayaa .
Далее
МЕГА МЕЛКОВЫЙ СЕКРЕТ
00:46
Просмотров 291 тыс.
"Anaga Amxaara naga xiga Soomaaliya, cadowgayaga weeye"
1:24:17
МЕГА МЕЛКОВЫЙ СЕКРЕТ
00:46
Просмотров 291 тыс.