Тёмный

Abwaan faysal qube iyo Gabaygii UUBA KALA JEEX 

Boodhle Media pro.
Подписаться 2,2 тыс.
Просмотров 101 тыс.
50% 1

Развлечения

Опубликовано:

 

11 окт 2020

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 68   
@Somalibanahay1977
@Somalibanahay1977 3 года назад
Cidagaleh Ragii Gabayga lahaaaaa Libaahyada🦁isaaq🦁
@ansarimohamoud666
@ansarimohamoud666 3 года назад
Masha Allah. Walal gabayadiisa inoo doo badiya insha Allah waa abwaan qaali runtii ❤❤❤
@shukriaydiid1575
@shukriaydiid1575 3 года назад
Masha allah Abwaan faysal quube aad baan uuu xiseya gabayadisa jiro joog idam alle
@burcokibir894
@burcokibir894 3 года назад
Garxajis maanta kor buu uga baxay hoos usoo noqod. Ma habooneyn in maanta dib loo noqdaa sidaa darteed ha u faaiideyn nacabkaaga. Laga soo gudub wixii yaalay gudaheena.
@axmedfiiro2294
@axmedfiiro2294 3 года назад
Soo dhamaystira cidagalow gabayga ninka loogu jawaabayna tixdiisa soo galiya
@madaxbakeylechannel9894
@madaxbakeylechannel9894 3 года назад
Abwaan Faysal qube abwan Jira manzha Allah 💤❤❤❤❤❤
@najmafunnyofficial2601
@najmafunnyofficial2601 Год назад
Adeerkay macane Alla haku barkeyo
@baashemaxamuud1702
@baashemaxamuud1702 3 года назад
Faysal qube Abwaan JIRA
@ubaxcabdi9339
@ubaxcabdi9339 Год назад
Inabtigay faysal qube iyo mawliid qube alleh haydin barakeeyo
@hamsenaajimedia3958
@hamsenaajimedia3958 3 года назад
Walee waa gabay faysal
@madaxbakeylechannel9894
@madaxbakeylechannel9894 2 года назад
ABWAAN Qube manzha AllaH gabaydiisa soo badi zxp
@hibaqxariir8928
@hibaqxariir8928 3 года назад
Nolow adeer
@abuucumayr2557
@abuucumayr2557 3 года назад
Faysal qube wll ma adeerkaabaa dhulbaanu geela kuwada haynjirnee
@nicimaawbarakaale6839
@nicimaawbarakaale6839 2 года назад
masha allah abwan faysal qube
@mustafemaxamuudmustafemaxa4067
@mustafemaxamuudmustafemaxa4067 3 года назад
Abwaan faysal qube magaca hajiro
@bashiiraxmed8416
@bashiiraxmed8416 3 года назад
Masha.alllah inptigay faysal qupe io mawlid qupe♥️♥️♥️
@raxmocumar9069
@raxmocumar9069 2 года назад
Maxamad gacla xayo
@raxmocumar9069
@raxmocumar9069 2 года назад
Maxamad
@khalidmouztapha8738
@khalidmouztapha8738 3 года назад
Abwan faisal qube👌👌
@cabdiaadanxasan4035
@cabdiaadanxasan4035 2 года назад
Google
@caqilcabdilahimataancidaga7991
@caqilcabdilahimataancidaga7991 3 года назад
wan salamaya abwan faysal qube
@bashiiraxmed8416
@bashiiraxmed8416 3 года назад
Wan ka qaday anigu walalky yahaye🥰🥰
@AhmedOsman-ss3le
@AhmedOsman-ss3le 6 месяцев назад
👋
@abwaanfiiro6862
@abwaanfiiro6862 2 года назад
Abwaan faysal qube waa gabyaa wayn lkn tixdan iyo tii uu kaga jawaabayay ee ninka isaxaaq care midna anigu gar uma arko
@saleebanmaxamud2559
@saleebanmaxamud2559 3 года назад
Masha allaah abwaan faysal qube
@abuucumayr2557
@abuucumayr2557 3 года назад
Masha allaah
@mohamedhirsi8582
@mohamedhirsi8582 3 года назад
Faysal qube Abwaan dhaba
@cukaashe9466
@cukaashe9466 2 года назад
Hhhhh CIRKA IYO DHULKABA IDINKAA LEH EE CAQLIGAAN KUU HAYNAA WAR ILEEN QOFAAN WEEDH SIDANI WARANA MA SITO WAR NINAW MAAD KA DAYSID MISE WAAN SOO GALIYAA BOODHLAW
@ibrahimabdulahi2100
@ibrahimabdulahi2100 3 года назад
Waxad Gogol ku qortan olol reema uuba kale jeex ama makayte olol reema bes
@reermiye1geeljire41
@reermiye1geeljire41 3 года назад
Fodho dhoh waar ninku faan weenah kkkkkk
@hibaqxariir8928
@hibaqxariir8928 3 года назад
Masha allh
@m.y.m5568
@m.y.m5568 3 года назад
Abgodgodanahayniyo Nirgii maysku idigsaynay waasidii aanu samaynjirnay
@ugaaspadri7616
@ugaaspadri7616 2 года назад
Hal ku dhagyadii ina anfici wayay ee talasinta iyo walal tinimadu ka muuqato Soomaalidu waay taqaanaa Ugaas kii Ogaden absame nuur cubudhiye uu tirayay eee ee waanada ahaa ayaa ka miidan culus laakin ilahay ciidna kuma anficin duuganka kuma jiraan boogagta laakin waa gabayo aad loo qayaano Gabey aqlibadan ka muuqdo ayuu nuur cubudhiyuhu tiiriyay haka shareecada iyo qaabta muslim nimadu ku jirtoo kaga hadlayo iyo aduunyadan loogu noolaado gacan in ayna gacaan dhaafin dadkuna dad yahay laakin kuna haalbaqsanayo Wixi mareexaan ka raacay magaalada aan maanta naqaano mareexaan degi jirey dhuusamareeb dagaalkuu ku qaadey ka baaxdey in ayna oga soo sokaynin hadii aad wada dhaqan ka walaltinimada aad Saydhaan ama aad cid xagataaan Ugaas ku wakhtigaa si xuun ayuu inoo galay iyo cagdheer tuba Waakhtigaa cagdheer lama odhaan jirin magucu uma bixin illaaa Raage Ugaas wuuka horreeeyeey
@iidmaxamedxaaji6272
@iidmaxamedxaaji6272 3 года назад
Gabaygan mesha halaga saaro wllyal wa iga talo,Gashambur iyo isaxaq wa dad wllo ah,is dhalay isku deegaana wliba,wixii kaftan laysugu tiriyay wa halkkeda lkn wixi cadifad aburaya in layska dhaafaa mudan wllyal wa Ra,yigayga
@BoodhleMediapro24
@BoodhleMediapro24 2 года назад
Kii cali aw muuse na dhawaaan waan idiinsoo dayn doonaa insha allah
@burcokibir894
@burcokibir894 2 года назад
@@BoodhleMediapro24 ninyaw nacas baad tahaye tolka maxad isugu lisi. Kan ka saar meesha mid kalena ha soo galin
@cabdiaadanxasan4035
@cabdiaadanxasan4035 2 года назад
@@BoodhleMediapro24 Google
@cabdiaadanxasan4035
@cabdiaadanxasan4035 2 года назад
Google
@hoodomaxamed695
@hoodomaxamed695 2 года назад
Hajawaabtii cali amuuse car dhagayso
@qaranmediainc5513
@qaranmediainc5513 2 месяца назад
Xage ku jirta jawabtiisi
@maxkoyare2185
@maxkoyare2185 Год назад
Garxajis inlays nacsiiyo waliba isku mashqusho inta isagu dhawe wa ayan daro garxajisaw ninku xiga naxliga ku gala nudayga kooye haysku jesanina waliba hdii laysku dhaco haka gabyina hdii kle qayrkiin ka hadha oo iscuna nafma lihidine
@maxameddabaare5658
@maxameddabaare5658 3 года назад
Gabayada munafaqada wakhti lama galiyo
@sakariyemuxumed9205
@sakariyemuxumed9205 Год назад
❤❤
@user-gf5cz1lt1e
@user-gf5cz1lt1e 9 месяцев назад
Inadrky faysal qube
@abdilaahiaxmed2582
@abdilaahiaxmed2582 9 месяцев назад
Abwaan
@cabdiaflahaarcabdiaflahaar4977
@cabdiaflahaarcabdiaflahaar4977 2 года назад
Guaa
@ugaaspadri7616
@ugaaspadri7616 2 года назад
Ayuu ahaaa waana qarni hore waana Ogaden sida taarikhda lagu hayo balaayo ayaa ka dhacdey waana berbera duleedka waana lagu jabay isaaq hadii aan nahnay weynu ku baa ba nay taliye jiitaa ah ayuu ahaaa Lafa ruug Ugaas nuur Cubudhiye Ugaas warfaa aar Ugaas magan Ugaas Warfaa
@ABEES-TV
@ABEES-TV Год назад
Kkkk Caqli cagdheer Abaanduule Cabdi Ciise ayaa ilaa Awaare kusoo Eryaday Lafaruug ilaa awaare inta U Dhaxaysa Adigaa deganaa adigaana Kaa Qaaday
@ibrahimabdulahi2100
@ibrahimabdulahi2100 3 года назад
Lkn kalmada uuba kala jeex fashiluu ilahay ha u naxariisto abwaan makayte ogadeen aya iska leh magaca gabayga aya la dhaha olol reema uubo kala jeex hadan halkan idin soo dhigi akhrista
@BoodhleMediapro24
@BoodhleMediapro24 3 года назад
Awr dabar la’aan dhacay libaax, aano waw yahaye Ey waliba maansada hadduu, nagu ataagaayo Olol Reema waa inaan tirshaa, uubo kala jeexe Lkn miyuu tiriyey dee gabay magacaas leh
@hurrefuulfuul-ok7wm
@hurrefuulfuul-ok7wm 11 месяцев назад
Mee waxaad sheegaysay dee ma beentaabaa
@faadumowarsame4997
@faadumowarsame4997 3 года назад
Maxaan inbadan ku dhgaysta aaga sugumaha
@abuucumayr2557
@abuucumayr2557 3 года назад
Sax waxbadanbaan aniguna sugumaa geelku raacay
@Gaaroodi044
@Gaaroodi044 3 года назад
Sugun dhurwaa iyo sugun fiiq maxaan geel ku raacay,
@axmedjees6450
@axmedjees6450 2 года назад
@@Gaaroodi044 waa dhulkii asalka sugun dhurwaa baryihii anoo yar geel jiraa iigu horaysay ayaanu agteeda galaynay xaga dayr ayaanu kasoo guurnay
@bashiirjeeni5358
@bashiirjeeni5358 Год назад
Waxaan soo xasuustay galab aan aniga oo kusii caraabaya lafta idankaleh aniga oo dudumocad ka caraabay aan dhagaysanayay wlhy xasuus indrky faysal qube waa nin qaali ah ninkii ay geel wada raaceen ayaana garanaya aqoonta iyo caqliga uu ilaahay ku manaystay een aadamaha kalle la qabin.
@zeinabzen3310
@zeinabzen3310 2 года назад
Yv9
@ayaangobaad2461
@ayaangobaad2461 2 года назад
49
@abdirahmandeq9073
@abdirahmandeq9073 Год назад
Gh
@muunaxiis2140
@muunaxiis2140 3 года назад
Ä
@muunaxiis4267
@muunaxiis4267 3 года назад
Nin iskahadlay dheh
@cabdisalaangahayr8341
@cabdisalaangahayr8341 3 года назад
Waar gabaygii Cali aw muuse soogali bal meesha aan is barbar dhigneee
@BoodhleMediapro24
@BoodhleMediapro24 2 года назад
Waan soo galinayaa dhawaan insha allah Ee hal shuruud 10qof haday iga codsadaan waan keenayaa
@axmedfiiro2294
@axmedfiiro2294 3 года назад
Ilakaa sare kol kaa yeelataan la arki doone😂😂
@somalimugaabiking1049
@somalimugaabiking1049 3 года назад
Anigoo ah nin ciidagale ah waar hadaad ilaahay taqaan gabaygan meesha ka saar tolka ha isku dilin nacs ayaad tahay
@Masalaawi
@Masalaawi 3 года назад
Sababta ؟؟؟
@mohamedhirsi8582
@mohamedhirsi8582 3 года назад
Abwaan faysal qube jirroo joog Adeer
Далее
СЛУЧАЙ В ЧЕРНОБЫЛЕ😰#shorts
00:19
Просмотров 327 тыс.
ВОТ ЧТО МЫ КУПИЛИ НА ALIEXPRESS
09:35
Riwayaadi Ruuxaan Cod Lahayni Naftiisu Cadibaa
26:25
Gabayadii Cashuur
3:25:41
Просмотров 25 тыс.
Xasan Tarabbi - Ciddi-jiid
6:18
Просмотров 27 тыс.