Тёмный

Abwaan Indhacadde Qiiro badan ku Gilgilay Hoolkii Shirweynaha ONLF ee Godey. 

Qarri Jiqood
Подписаться 433 тыс.
Просмотров 94 тыс.
50% 1

Qarri Jiqood is a 24 hours News Channel that brings you the latest All Somalis News and Videos covering, Islaam Videos, Muhaadarah, News in Business, Politics, Entertainment, technology, and Much More.
Don't forget to Subscribe, Share And Like Qarri Jiqood
FG: Lagu Xigtaa lagu Xasuustaa ka horeeysa💕One💕Love💕.
#QarriJiqood

Опубликовано:

 

22 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 85   
@moogebushaaro627
@moogebushaaro627 4 года назад
Gabaygan cida dhagaysata ee comment ga ka bixisa like igu qabo
@doondamac7402
@doondamac7402 4 года назад
Liibax indhacadde .waan qiirooda markaan walalkeey arkoo. Long live mudane.guul O.N.L.F
@adanxasan7364
@adanxasan7364 2 года назад
Mashaallh abwaanka aan ugu jeclahay abwaaniinta Soomaaliyeed allow dhowr Abwaan indhacade
@mohammedhashi6881
@mohammedhashi6881 10 месяцев назад
Kan indha cade maha
@HabiboHassan-wi5qw
@HabiboHassan-wi5qw 7 месяцев назад
3:57
@mohammedhashi6881
@mohammedhashi6881 7 месяцев назад
@@HabiboHassan-wi5qw sax allaha u naxariisto
@yuusufdalmar68
@yuusufdalmar68 6 месяцев назад
​@mohammedhashi6881 ma dhinty so asaga gabayga tirinayo hada ama aha
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 3 года назад
Gabay. Luugdiis Reerkan..laguma Haysto Masha Allaah. Gabay Qiiro Leh Runtii dhacdadooyin Jira Taabanaya.
@Gloriouslyupright324
@Gloriouslyupright324 3 года назад
Halgamayaasha Noolaada,ilaahii ehel inaga dhigay ayaa mahad leh salaan sare dadkaygoow.
@Sameh1959
@Sameh1959 4 года назад
Ninkan waa nin aan taageero waana halgamaa qaaliya intaan xaalku furfurmin ayaan gabayadiisa dhegaysanjiry Alle habarakeeyo ....from togdheer Burco
@shadiyawabari33
@shadiyawabari33 4 года назад
Masha Allah halgama sare guul ONLF 💚💙❤️😍👑
@cabdiqadirkayse6595
@cabdiqadirkayse6595 4 года назад
walaahay anoo jooga gobolka togteer ee burco wllhi aad ayaan ujeclahay naftii hore abwan indha cade
@shukriabdi3038
@shukriabdi3038 4 года назад
Naftiihure masha allaah cimridheer iyo caafimaad insha Allaah guul iyo gobonimo insha Allaah Somaligelbeed ha xorowdo guul iyo gobonimo insha Allaah Somaligelbeed ha xorowdo guul iyo gobonimo insha Allaah Somaligelbeed ha xorowdo guul iyo gobonimo
@umayma1831
@umayma1831 3 года назад
Mansha allahh guuuulayso halgame ❤❤❤👍👍👍
@sidiiqahmed4895
@sidiiqahmed4895 4 года назад
Allah yaa baarak ninkan waxay isku cod eegyihiin abwaankki waynaa ee umadda afka somaliga ku hadasha c/laahi macalin axmed (dhoodaan) aadbaan u taageersanahay abaabulka ay wadaan jabhaddii xaq udirika ahayd, Wada ayaan leeyahay insha allah waa lagaadhi doona xornimo buuxda
@ramadanaxmed6520
@ramadanaxmed6520 2 года назад
Umadda af soomaaliga ku hadasha ha dhihin ee ku beddel umadda soomaaliyeed
@abiibcumarjaamac1392
@abiibcumarjaamac1392 3 года назад
masahaa alaah walaahi geesi naftihure idhacade aadbaan ujecelahay anigoo jooga gobalka awdal gaara ahaan dagmada dila
@hudishabonn8078
@hudishabonn8078 4 года назад
Mashalah mar hadu indhacade noolyahay walhi waa gesi ga kaliya een tabay ama raadiyay nolow hadad ogadeniyaba xoraysay xamarna wad xorayn
@nuurulquluub8685
@nuurulquluub8685 4 года назад
Abwaan sre indhacade allah hana gaadhsiiyo xoriyad buuxda! Aamiin
@craxmaansoodaani652
@craxmaansoodaani652 4 года назад
Waa gabay qiiraleh abwaanku waxba kamuutagin from hargeisa
@ssh1898
@ssh1898 4 года назад
Wahan modaye inu dhintey ee Masha Allah
@khadradawoa2750
@khadradawoa2750 4 года назад
siiman Luula anba sido kale mcnto waa naftii hure aan jeclahay illahow cimridher oo cibado leh ku sii ❤️❤️☘️☘️☘️🇬🇲
@qablunqubbi9406
@qablunqubbi9406 4 года назад
Maansha Allah abwaan indhacade Iyo bahda saxaafada qarijiqood Dadku haday af somali yaqaanaan Abwaanku waano war celin waxba kagama uusan tagin shiinku shiishka weeye Shukula oo miihaaha shaqalada ka soo baxa Aan ku shoowro kuligeen sharadkuna inoo dhigan
@dahabodahir95
@dahabodahir95 4 года назад
👏👏👏👏🏅🏅🏅🏆🏆🏆🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🖐🖐🖐
@cumarashkir875
@cumarashkir875 4 года назад
Masha allah Allah hadaayo saga iyo inta lamidka ah
@cabdilaahimaxamed7698
@cabdilaahimaxamed7698 4 месяца назад
Waxanjoogaa hargaysa waan taageeraa abwaan indhacade iyo dhamaan inf Lkn su aal. Manoolyahay ninkani
@daahirxuseen5277
@daahirxuseen5277 2 года назад
Ilhy cadaabta ha kaa xoreeeyo abwan ilhy haw naxariisto shuhadiii ku shahiid dagalada kala duganaa ee naftooda ku waayey gumaysi diid runtiii wa dareen gooniya wlhi badalay quluubtayda insha allah hadiii la nolaado ogadeenia way xoroobi doontaa somali galbeed
@samiyacabdi2069
@samiyacabdi2069 3 года назад
Masha alaah allow Somali midee
@Gloriouslyupright324
@Gloriouslyupright324 3 года назад
waan ku qiirooday gabaygan, Noolada
@aminafarah1457
@aminafarah1457 3 года назад
Maanshaa alaah waa gesigii ONLF.
@mohamudhirsi250
@mohamudhirsi250 2 года назад
Mansha allah wilka abtiga u ahay
@muhyadinmustafe467
@muhyadinmustafe467 3 года назад
Indhacade mansha allaah haday naftu kugu jirto waxaa thy shaqsiga kaliya ee aan isdhihi jiray armuu ku dhintay xabadii axmaarada uu shahiiday lakiin waa iifarxad hadaan arkaayo adoo nabad qaba
@abdimalikali9993
@abdimalikali9993 4 года назад
Masha allah wayo badan jir✍
@saimurmohamed2466
@saimurmohamed2466 4 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@cabdicasiisSandheere
@cabdicasiisSandheere 6 месяцев назад
Waa wiil hawiye ah abwaanka oo Wali sacad saciid Masha allh wll
@YussufHassan-ke7zq
@YussufHassan-ke7zq 6 месяцев назад
Wan oyay wlhy markan gabaygan dhaqaystay subxan allah wa qof illahay dhamaystirey alle haunaxaristo
@fowsiaawad3063
@fowsiaawad3063 2 года назад
Abwaan indhacade waan taagera anigo jooga Gobolka Raga Burco
@ilkacazzeilkacazze3569
@ilkacazzeilkacazze3569 4 года назад
mashaaa alaaaah
@Mosharey
@Mosharey 7 месяцев назад
Abwaan soo jabhadeeyay
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 2 месяца назад
Halgama indhacade❤
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 4 года назад
Mashallah
@geeljiregeele4053
@geeljiregeele4053 4 года назад
Geesi halgamaa ah oo mujaahid. Cimrigaaga Alle ha dheereeyo. Alle ha ku xifto. Sharaf iyo qiimo wayn ayaad ku leedahay soomaali dhexdeeda. Xaqu dirir. Guuuul iyo gobanimo.
@wiilwaal7114
@wiilwaal7114 3 года назад
Allow idin wada naxareso dhaman halgamayashi xornimo udirirkii
@ibrahimabdulahi4492
@ibrahimabdulahi4492 4 года назад
Naftii hure abwaan dhiiro galiye sare indha cade noo nolow wax badan
@maantookalemedia1454
@maantookalemedia1454 3 года назад
War iminkeey taladu shaamil tahay inaan kashawrnaaye waa runtii abwaan aan aad ujeclahay
@saharoabdidd3089
@saharoabdidd3089 3 года назад
Ok
@AbdisalanSalat
@AbdisalanSalat 20 дней назад
Calanka qabil waxay Somali kadagi wayday😢😢😢😢
@MiyirIbraahim-z4x
@MiyirIbraahim-z4x 9 месяцев назад
Shardiweeye xaajadainaan dibugashawraaaa dadkeygoow
@manaomar212
@manaomar212 4 года назад
Channel reer Qarijagoodow waxaa na idin weeydiiyey huunow maxaa RU-vid looga bixiyey gabaygii sayidka uu lahaa hadaan Ogaaden ahey dad waa u amar koreeyaaye????
@sad0mar101
@sad0mar101 4 года назад
Huuno suaashaas cid aan waydiiyo ayaan garan la'aaye Bal jawaabtaynu wada sugi
@HabiboHassan-wi5qw
@HabiboHassan-wi5qw 7 месяцев назад
Hassandahir
@axmedcabdi6104
@axmedcabdi6104 29 дней назад
2024 yanakadaalin halganka
@galowjama7244
@galowjama7244 4 года назад
Hadii markale shabaqa loogu dhaco shilalku waakii. Qodbakaas waynaa. Dardaran gabaydhe
@omarhusseen9859
@omarhusseen9859 3 года назад
Mujaahid. Indha Cade
@ahmedbarre2627
@ahmedbarre2627 4 года назад
Cimrigaa jir abwaan maxaad hadh iyo habeenba gayiga Ogadenya aad gaafmeertay oo gumaystaha qadhmuun kadhicisay afkaagana aad shacabka soomaliyeed aad wax ugu tusaalaysay
@cfitaaxshabeel9479
@cfitaaxshabeel9479 7 месяцев назад
Io shashahan dhigin
@Maryanmawlid
@Maryanmawlid 4 месяца назад
❤❤❤❤🎉😅😅😅
@MaxamedAxmedcusman-ir8te
@MaxamedAxmedcusman-ir8te 5 месяцев назад
Gesi dharab kuma jiro alow kuxafid nafti hurre indha cade
@waaguuhaybe7640
@waaguuhaybe7640 7 месяцев назад
Naftii hure indha cade
@daahirxuseen5277
@daahirxuseen5277 2 года назад
ogaenia ha xoraydo war is xoreeeya cidna idiinma maqna ceelna idinma qod
@mohamudhirsi250
@mohamudhirsi250 2 года назад
Wlal dila dhinto
@URURKA-UBAD
@URURKA-UBAD 3 года назад
M.a abwaan halkaa ooga hay codkar ayaad thy
@franklinrosevelt758
@franklinrosevelt758 4 года назад
onlf waa jabhad qabiil maaha jabhad somali ay wada leedahay
@geeljiregeele4053
@geeljiregeele4053 4 года назад
Onlf waa rag xaq u dirir ah oo dagaal kula jirta gaalo saliibiyiin ah oo dhulkooda xoog ku haysta. Onlf waa geesiyaal soomaaliyeed oo ku socda jid xaq ah. Dadka xun xun ee qabyaalada iyo qashinka la wareeya waxaan leeyahay qabiiladiina maxaa u diiday jamhad sida onlf xaqa u dirirta? Nifaaq yaad idinku jira sababtoo ah dagaalka xaqa ah ma galaysaan laakiin afxumo iyo qabyaalad uraysa iyo itoobiyaan jacayl ayaad la wareegaysaan!!!
@franklinrosevelt758
@franklinrosevelt758 4 года назад
Geeljire Geele thanks brother
@MaadhMedia
@MaadhMedia 4 года назад
Sxb waxa laga hadla wamagaca uun waxy raban way cadahay kan gobyayaba ani wa adeer kay ogadena mahan wa nin murale oo re Fatax sida u fahan bro
@somaligalbed6026
@somaligalbed6026 4 года назад
Qabiil ayaad isu badasheen meela gaadhimaysaan ee isa saxa jaahwareer baatihiine
@geeljiregeele4053
@geeljiregeele4053 4 года назад
Onlf waa xaq u dirir. Onlf ma aha qabiil. Onlf waxay naftoodii iyo maalkoodiiba u hureen in ay dhulka soomaaliyee ka xoreeyeen gaalada saliibiyiinta ah. Munaafiqiintu markasta waxay la safanyihiin saliibiyiinta. Marka dadka xun xun ee calooshoodo uu ka buuxo nifaaqu ciil ha u dhintaa. موتو بغيظكم
@somaligalbed6026
@somaligalbed6026 4 года назад
ONLF haa way ahayd xaq udirir balse maanta maaha. Waxay isu badaleen Xisbi shaadh qabiil xidhan umada Somaliyeedna waxba kama qarsoono qabiil ayaad kudifaacaysaa WAXAAN SUGNAABA WAA INTA AAD KAYNTA GALAYSAAN IDINKOO REER AH
@geeljiregeele4053
@geeljiregeele4053 4 года назад
Onlf waligee lama arkin iyada oo qabiil sheeganaysa laakiin onlf waa ururka kaliya ee ka dhiidhiyay gumaysiga saliibiyiinta ah. In xaq la taageerana waa waajib diini ah Marka soomaalida aad ka hadlayso waa tii gaalada saliibiyiinta ah la safnayd walina la safan saliibiyiinta. Bal fiiri itoobiyaanka gaalada ah ee dhulkaaga haysta uma jeedid laakiin waxaad ceeb iyo xumaan u raadinaysaa onlf oo ah cida kaliya ee soomaalinimo u dhimanaysay 4osano walina diidan gumaysiga saliibiha ah. Adiga qabiilkaagii aaway? Maxaad jihaadka u galiwaydeen? Yaa idiin diiday in aad jamhad samaysaan ? Haddii aadan onlf rabin adigu magaca aad doonto la bax oo dagaalka gal. Magac wax qiima ah nooma laha laakiin xaqa ayaa muhiim ah inn loo hiiliyo.
@geeljiregeele4053
@geeljiregeele4053 4 года назад
Reerkiina maxaa jihaadka ka reebay? Saliibiyiintu kuuma muuqdaan laakiin onlf ayaa ku dhimaysa miyaa?? Onlf ma ahan qabiil laakiin waa mujaahidiin ka dhiidhiyay dhibka aynagu hayaan saliibiyiintu iyo munaafiqiinta gaala raaca ah ee uurka gaalowga ah
@somaligalbed6026
@somaligalbed6026 4 года назад
IISHEEG NINKII MAYDKA ONLF LUGTA SAARAY SABABTUU UTAAGEERAY MAANTA XISBIGA QABIILAYSAN EE ONLF LABAXAY HEEGO HORAYNA IDINKAA DADKA U DHIBAATEEYAY HADANA RABA INAY DIB UGU CELIYAAN WIXII LASOODHAAFAY HALGANKA AAD SHEEGI WAA KUGU KALI
@HabiboHassan-wi5qw
@HabiboHassan-wi5qw 7 месяцев назад
Hassandahir
Далее
GONE.Fludd, ЛСП - Ути-Пути (official video)
03:37
Gabay wadani ah- Abwaan Heelaale Allah Ha unaxariisto
1:02:12
Abwaan Abdijabaar ( Indhacade ).
13:56
Просмотров 41 тыс.
GONE.Fludd, ЛСП - Ути-Пути (official video)
03:37