Тёмный

Puntland Waxay Ii dhiibtay Somaliland, Somaliland na Waxay Ii dhiibtay Ethiopia. 

SSTV
Подписаться 476 тыс.
Просмотров 501 тыс.
50% 1

SSTV is a 24 hours News Channel that brings you the latest All Somalis News, Videos covering, News in Business, Politics, Entertainment and technology.

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,1 тыс.   
@mohamedsaedmohamed
@mohamedsaedmohamed Год назад
Waxaan Ka Baqayaa Inaan Qori Qaato Oon Dhamaan Waxa Xabashi Hargeisa jooga Nafta Dhaafiyo 😢 Axeey Ax Ilaahow Adaa Noo Maqan 😢😢
@fahdiabdilahi7692
@fahdiabdilahi7692 11 месяцев назад
Gow miyaad taabankarta😂
@mohamedsaedmohamed
@mohamedsaedmohamed 11 месяцев назад
@@fahdiabdilahi7692 wllhi Waan Taaban Karaa Maahee Hal Habeen Baan Kaga Wada Tiri Karaa Inaan somali Ahay Ha Ilaabin Xabashiyahow Somaliga Bartay
@Secularism25
@Secularism25 6 месяцев назад
Somali people in Somalia,Somaliland encourage Oromo to settle in thelr territories by giving them money when they beg in the streets
@ayaanlemahamed5234
@ayaanlemahamed5234 5 месяцев назад
​@@fahdiabdilahi7692haduu laayo ileen guskii ithopiankaad waa yaysaa soomaaha gaaloow
@user-kj3gv5ig9k
@user-kj3gv5ig9k 4 месяца назад
Faataa bakh
@MohamedB614
@MohamedB614 5 лет назад
Viva ONLF, Habaar Haku Dhaaco Wixi Cadoowga laa Shaqeeya!! From Laascaanood Khaatumo ❤️❤️🌹🌹
@melolavar8804
@melolavar8804 5 лет назад
Somaliland guul
@mahdicsalaamclaahibarre6428
@mahdicsalaamclaahibarre6428 5 лет назад
God,aalo saasaa larabaa Nio
@umulkhayrwadani7048
@umulkhayrwadani7048 5 лет назад
amin
@Fowzia69
@Fowzia69 3 года назад
Thanks moe
@bisharoabdilahi9540
@bisharoabdilahi9540 3 года назад
Viva ONLF and khatumo guul insha allh
@UmalkhyrUmalkhyr1234
@UmalkhyrUmalkhyr1234 8 месяцев назад
Geesibad ahayd ina ader Cid ina jeclayd ma jirine waynu guulsan😢😊
@nashaadyuusuf8860
@nashaadyuusuf8860 Месяц назад
Haa wale wan yaba somalida sababtay nagu neceb thy waxan ka heyno haday ogan lahayeen maxaa iga dhici lahaa 😔😭 guul dhulkena ogadenia i.n ☝️🤲
@xidigfarsamofilims6462
@xidigfarsamofilims6462 5 лет назад
Ciidanka psf waa in puntland laga sara wana argagaxiso inta igu racsan like iisaara
@abdikadermohamed.1966
@abdikadermohamed.1966 7 месяцев назад
Shacabka Somaliyeed Ee Reer Pudland ama Somalilan Ma Xumo Ee waxa Xun Ee daba dhifyada ah Ayaa Eeda iska leh...From Ree Ogadenia
@user-kj3gv5ig9k
@user-kj3gv5ig9k 4 месяца назад
Anaka danbiile naguma dhex dhuunta
@amarmohamed1094
@amarmohamed1094 5 лет назад
Inta gaalada neceb like ta
@salaadkariish
@salaadkariish 5 лет назад
cabdi malik shiikh muuse coldoon mid ka mida wariyaasha u hura dhiigisa misana aan ka cabsan inuu naftisa ku weynkaro kuba jawasista ethiopia oo sidi ciida uga buxa somalia muxsinka uu shegayo waxan kula kulmay xerada NISA ee xamar.... xerada muqdisho iyo ta hargeysa ta jigjiga dhamaan wexey hoos tagan maamulka adissbaba...
@ahmedjanaale2713
@ahmedjanaale2713 5 лет назад
Abdimalig nin adag Kheyr ale hakaasiiyo
@AhmedMohamed-tv6kr
@AhmedMohamed-tv6kr 3 года назад
Nin berriba xabashigiisii cagaha ka dhunkanaya oo aan meelna ka tageen muxuu mushkilad iigu keeni? Xoolahan jaahilka ah ee waraysanayaa waxba oga. Maabta nee halgankii qabiilka Ogaden ee lagu gumaynayay ummadda Somali Galbeed. It is over. Wixii uu u dagaalamayay mee? maxaa dhab ka ahaa? Muxuu u joojiyay? Runtii waa in xabashida aan Soomaalinnimo looga hor iman.
@dhagardiidnasruallaah4213
@dhagardiidnasruallaah4213 5 лет назад
Wale waa geesi soomaaliyeed waabalan inuu xamar cade madax kanoqdaa dalka kuwanoo kalaa looga baahanyahay ee daba dhilif loogama baahna
@albanoor8535
@albanoor8535 5 лет назад
Waa runtaa sxb raga geesiyaashaa waan Soo dhaweynaa e ma dhiibno
@runsheeg1971
@runsheeg1971 5 лет назад
Ciilka iqabtay leee hadan awood lahaan lahaa puntland iyo Somaliland jaajuusiinta joogta wan layn lahaa
@sacadcabdi9808
@sacadcabdi9808 5 лет назад
Noloshaan ku silcin lahaa dheh dilmo kaliyi waxba tarimeysee
@bashiircabdilahi7761
@bashiircabdilahi7761 5 лет назад
Wallaahi waa wax la garaaca ceeb ayey sameeyeen soomali ethiopia ayaa cadowgeeda koowaad ah
@Fowzia69
@Fowzia69 5 лет назад
Jir oo joog walaal
@bashiircabdilahi7761
@bashiircabdilahi7761 5 лет назад
@@Fowzia69 sidoo kale wllo dhaammanteen alle hayna dhawro
@MrAhmedyaasiin
@MrAhmedyaasiin 5 лет назад
Qalbidhagax ninkii dhiibay waa farmaajo wuxuuna joogaa muqdisho miyaad dishid kkkkk
@mawlidrashid4057
@mawlidrashid4057 5 лет назад
Qiso weeeye ilaahaw somali isku duub inta somali ku faanta iisaar aaabo like
@caqilyarechannel3418
@caqilyarechannel3418 4 года назад
Somalia nabad iyo nolol
@xusnimubarak
@xusnimubarak 6 месяцев назад
Aaamiin
@user-uf2or3th6o
@user-uf2or3th6o 4 месяца назад
Guuleyso wll
@dr.gutale6980
@dr.gutale6980 5 лет назад
Coldoon jiroo joog muwaadin soomaaliyeed oo wadiniyad soomaalinimo iyo geesininimo iyo Gobonimo ay kudheertahay nolow...from mogadishu
@nuradienali7910
@nuradienali7910 3 года назад
❣️
@ayaanmohamed1862
@ayaanmohamed1862 3 года назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 somalidu maxay taraaan
@abdinuurabdinuir2699
@abdinuurabdinuir2699 3 года назад
Somali noqo ninkaso kale hadi kale iska dhig hubka
@maxamedcaydiidmaxamedcaydi695
@maxamedcaydiidmaxamedcaydi695 2 года назад
@@ayaanmohamed1862 y
@ahmedbk9581
@ahmedbk9581 Год назад
Wll legend guni heshay
@youngcanjeel3940
@youngcanjeel3940 5 лет назад
Aniga reer puntland ayan ahay lkn wlhy wxn ka xishonaya puntland ayan kaso jeda inan dhaho shacabku wu is jecelyhy lkn madaxdan magac uyalka ah aya halka na dhigtay wilkan wxa ku dhacay wlhy wuu itabanaya
@ahmedhanshi2422
@ahmedhanshi2422 3 года назад
Ader shacabka putland waa gob, qaladna malaha. Waxa qaladka leh mamulka jiray marka ee dhibey
@hodanc6255
@hodanc6255 11 месяцев назад
Shacabku mayku banan baxan xumanta hadad ku amusto la mid ba tahay xag din iyo damir wayo wax yabaha qar galada ka xishota
@bahjabahja-8805
@bahjabahja-8805 4 месяца назад
Maya walalo qalad malihid shacab aya katahay marka Allah hakuxafido ❤❤❤
@whome4851
@whome4851 5 лет назад
Halgame Coldoon baaaraka Allah fiik viva Onlf Soomaali weyn guul iyo gobinimo
@galkacyowadankaygi4892
@galkacyowadankaygi4892 5 лет назад
Shanka-Roon Ina Adam
@sihambabylovesihambabylove5128
👍👍👍👍👍👍👍👍
@PrincessQStudios
@PrincessQStudios 3 года назад
@@galkacyowadankaygi4892 CT Chu BB see CT see
@khadraabdi8576
@khadraabdi8576 3 года назад
@@galkacyowadankaygi4892 aledilaa wuxukutagnaa dariiqii ale mashalah horayusoco
@faraxcumar5854
@faraxcumar5854 3 года назад
Walahay wAaa geeeysi anaga hadan ogeeden nahay budlaan iyo somalilaan wey nadhibijiren marwalba lkn hadana ma jecelin ineey qof somaliyed xataaa qodaxa mudo
@ismailkabul7424
@ismailkabul7424 3 года назад
Farax cumar abowe iska samra anigaba puntland iyo somaliland ma jecli maxaa yeelay waa dad xun anigoo puntland u dhashay hadana ma jecli wlhi waa Dad xun
@ahmedhanshi2422
@ahmedhanshi2422 3 года назад
@@ismailkabul7424 ader maya sa ha oran shacabka putland waa gob ee waxa danbiga galey waa mamulka marka jogey, thank dhibka ad darentay, qof wax garad aya daremi kara
@hodanc6255
@hodanc6255 11 месяцев назад
Somali o dhan ba dhibi jirtay mahan puthland iyo hargaysa kaliya waxaba ugu darna ilay abalkisana wu helay anigo asal qabdidahare ah ba sas leh
@alahayowarligeygukiiisraac4225
Walaahi geesi waatahay waxaa tahay mujaahid hadlaya soomali geesigeeda ayadaa luqta qabata🇸🇴💕
@ahmedhanshi2422
@ahmedhanshi2422 3 года назад
Saxiix
@alibashaliye4351
@alibashaliye4351 5 лет назад
His picture is a symbol of what a hero looks like
@alahayowarligeygukiiisraac4225
Allah calool xuma weynaa maantey munaafiqiintii wiilka xirey waxey sheeganayasn soomali yaahuuu 🇸🇴💕
@jamaadelmi96
@jamaadelmi96 5 лет назад
Allah ciil badana adiga oo somali ah in dhulka somalia laga soo masafuriyo ceeb allah idin dhigo mamulada somalia
@MaxamedCabdirxman-m2j
@MaxamedCabdirxman-m2j Месяц назад
I.a wa laga baxayaa wllo
@whome4851
@whome4851 5 лет назад
Wiilkan wallahi xog badan ayuu hayaaa, Ha illaaliyo
@jamaccase5083
@jamaccase5083 3 года назад
Inaad xabashi u dhiibto waxa dhaanta inaad adigu xabbad ku dhufato. Anigu reer somaliland ayaan ahay.a
@anasgantaal5765
@anasgantaal5765 Год назад
Caqliga iyo garaadkaba ilahybaa bixiya hadal murti leh sxb Allah hakuusiyaadiyo garadkaaga
@anasgantaal5765
@anasgantaal5765 Год назад
Caqliga iyo garaadkaba ilahybaa bixiya hadal murti leh sxb Allah hakuusiyaadiyo garadkaaga
@bahjabahja-8805
@bahjabahja-8805 4 месяца назад
Saax waye hadad necebtahy qofku adigo dibto adigo disha laqata axsa inolow walal somali land mawadha xuma wa diigena
@amirmohamed485
@amirmohamed485 5 лет назад
waligy Ethiopia ma jcln doono waanaa ka xumahy dadka sidan ula dhaqmay wadanigan ogaadenka ah lije sar hada necebthy amxaaro iyo asaageeda
@fardushurre1668
@fardushurre1668 3 года назад
Ninrageed wlhi waa runtaa 🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇸🇴🇸🇴🇸🇴👈❤❤💪💪💪
@AhmedMohamed-tv6kr
@AhmedMohamed-tv6kr 3 года назад
Maanta walaal OLNF qoyskii la odhan jiray iyagaa jecel Ethiopia. Markaana wax kale ayay u dagaalameen oo ahaa inay Amxaaro ku soo celiyaan xukunka oo Tigray la eryo.
@sahraaishachannel9297
@sahraaishachannel9297 5 лет назад
Allaa wiilkan maxaan u ducaunliray angoon aqoon markana sawirkiisa baraha bulshada kuarko
@ahmedhanshi2422
@ahmedhanshi2422 3 года назад
Ader waxa tahey gabadh xalal ah oo walidiin wanagsan ay dhaleen , ya rabi umada oo dhan sidada o kale ka dhig, dhig ehelnimo iyo mid walalnimo aya ku qaadey thank
@abdirahmanyonis5805
@abdirahmanyonis5805 5 лет назад
Geesi ama sharaf ayuu ku dhintaa ama guusha uu hiigsanayuu gaaraa am so happy brother Maanta Inaad gaadhay halgankii aad usoo dhibaatootay
@fardushurre1668
@fardushurre1668 3 года назад
Wlhi waaan ooyay 😭😭😭😭😢😢😢
@dhamoshiekh878
@dhamoshiekh878 3 года назад
😭😭😭Aad ayaan ugaxumayhay dhibatada soogaartay walaalkeen qali jeelka gar baa loosameyay marka guuliyo gobanimo ❤️💋
@anfacqadar3495
@anfacqadar3495 5 лет назад
Dhulka somaliyeed haxoroobo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Itoobiya xaardheerayaal hajabeen
@AhmedMohamed-tv6kr
@AhmedMohamed-tv6kr 3 года назад
Nin berriba xabashigiisii cagaha ka dhunkanaya oo aan meelna ka tageen muxuu mushkilad iigu keeni? Xoolahan jaahilka ah ee waraysanayaa waxba oga. Maabta nee halgankii qabiilka Ogaden ee lagu gumaynayay ummadda Somali Galbeed. It is over. Wixii uu u dagaalamayay mee? maxaa dhab ka ahaa? Muxuu u joojiyay? Runtii waa in xabashida aan Soomaalinnimo looga hor iman.
@ahmedabdullahi9597
@ahmedabdullahi9597 3 года назад
@@AhmedMohamed-tv6kr kumafahmin calashan miyaa itobiya tageresaa
@hodanc6255
@hodanc6255 11 месяцев назад
Inte jeer bu qoray wa wax qabyalad madax martay o ku faraxsan dhibka ku dhahay wilka
@candifitaxcabdi-gm6xk
@candifitaxcabdi-gm6xk Год назад
ilaaa hada 2023 Ethiopia wey naga adegata Hadan somali nahay😢😢😢😢
@AhmedZaki-xq1yv
@AhmedZaki-xq1yv 5 лет назад
Geesigu Ama wuudhinta Ama Guul ayuu gaara
@aaminasheikhnurmohamud2038
@aaminasheikhnurmohamud2038 5 лет назад
Waan ka xumaaney anagoo shacab reer buntiland raalina kamaan nihin in ruux soomaaliya loo dh8ibo cadaw geena itoobiya
@hindaawbiixi4188
@hindaawbiixi4188 5 лет назад
@@aaminasheikhnurmohamud2038 my walshay mahad sanid
@cabdiwaliasad5183
@cabdiwaliasad5183 5 лет назад
@@aaminasheikhnurmohamud2038 wxas miya hdeer ka dhaadhacay ilaahy bn kugu dhaarshay puntland hdad ku dhalatay oo ku kortay caqligaga ma galaysa wiil Ethiopian ah inu qof Somali ah puntland gudaheda wx ku yeeli karo...dhapta ka hdal magaca ilaahay bn kugu dhaarshay ha hilmamin.
@axmedcabdi9658
@axmedcabdi9658 3 года назад
@@hindaawbiixi4188 0
@ahmedhanshi2422
@ahmedhanshi2422 3 года назад
@@aaminasheikhnurmohamud2038 ader sax shacabka putland waa gob, ee manulka marka jirey aya danbiga galey, thank
@naciimashire1633
@naciimashire1633 5 лет назад
Ax abtiyo illhay ha idiinkuwado
@nasroabdisuldaan9655
@nasroabdisuldaan9655 5 лет назад
Ax alla ciil weynaa nijaasada bilaa damiirka ah huno gobonimo ku waar Nin adag baa tahay alle dile unbaa dhinta
@cabdooxuseen3367
@cabdooxuseen3367 5 лет назад
Wàa runtaa wllo
@sihambabylovesihambabylove5128
Wlhi wa Ciil lkn halyeyga alle ayaa garabtagan
@caqilyarechannel3418
@caqilyarechannel3418 4 года назад
Ha wa runtaa wale ale dile aya dhinto guul iyo gobonimo kuwar
@abdimalikaden4467
@abdimalikaden4467 Год назад
Aad baan ooga xumaaday gacallayaal waxa loogeystay inanaan aniga waxaan ahay nin reer puntland ah waxa dhibkaa dhigay shaqsi syaasi ah oo gaal u dabadhaqaya waxaasi waa dullinimo somalida haysata wallaahi waan seexanwaayay ninkaan ina adeerkay ah sida layeelay laakiin ninkii dhibkaa dhigay ilaahay baa ka abaamarinaya insha allaah wiilkana waa geesi geesiga ilaahay ma xidho
@raaswacanchannel1232
@raaswacanchannel1232 5 лет назад
Wali waan kadamqayaa dhibaatooyinkii dhacay mise laguhayey Xaq udagaaalamayaashi jawxo(ONLF) hadaan ahay muwadin Soomaaliyeed INSHA ALLAAH guusha waan gaadheynaa Ugu dambeyn hadalka dhamaadkiisa wuxu sheegayaa Halgamaa Maxamed cadare in wali Somalida ey isbadalin lkn xukunkii Itoobianka isbadaley oo wali hadii dib loosoo celiyo/soo laabto xukunkii dhacay sidey doonaan kayeelan karaan *Somalida......* Wlh waa arin aad iyo aad ufoolxun oo bahdil ah. *FREE ONLF*
@hayat-Ahmed2016
@hayat-Ahmed2016 2 дня назад
5 sano kahor ayuu tigidh diyaaradeed iga jartay markaas ayaan ogaaday inuu yhy wiilka sawirkiisa aan inbadsn arki jiray Alle habarakeeyo wallaalkeen mar uun dhibkaad mrtay dheeftiisa wd heli i.a😢
@Mustafeyyare
@Mustafeyyare День назад
Ticket ku muxu aha😢 wlo
@siciidcaska538
@siciidcaska538 3 года назад
Ninkani waa geesi dadku ma xuma waqtigaa xun
@omerovali4725
@omerovali4725 Год назад
Viva somali galbeed.
@alimhmed7982
@alimhmed7982 2 года назад
Wllhi anoo yarbaan killalka shanaad ee Ethiopia Ku arki jiray kuwan oon onofta waxan moodi jirny qaar dadka iska laaya sidii nlgu dhihi jiray weeye 😢😭😭
@salaxudin7307
@salaxudin7307 3 года назад
Lama yabo puntland iyo somaliland , wayo xor mahine, maamulka siyasada somalia aya amar ka qa'ta Addis. Waayuhu wa adag yihin, ilahow guul iyo gobonimo shanta SOMALI 🇸🇴💪. Wa wllkin somaliyed o jabuti ku sugan.
@m4ysv1be33
@m4ysv1be33 5 лет назад
Allaah wlhi markaan arkay sawinka wiilkaas waan ooyijiray guulayso walaal kay soomaaliyeed
@waryaawariiri4815
@waryaawariiri4815 5 лет назад
"Isku maqan lagu maqan yahay" Gumeysi aa inoo balan ah
@mawlidrashid4057
@mawlidrashid4057 5 лет назад
Walaaahay ciil weynaaa nin somali hakuu dhiibo gaal waatan hurdada iidiiday aan wali aan ka yaaabanahay
@toughnut3972
@toughnut3972 5 лет назад
Walhi waa geesi wadaniya inanku 77kii ayuu isoo xasusiyey..aadban uga xumahey wll Somali iney nucaa ku dan beyso lakin waxad ogataa umadda somaliyed mamul walba ineysan raali ka aheyn in qof somali ah sidaa loo galo, lkn raragaa madax ku shegaa waa qaainul wadaniyiin malin kale ayey ka shaleyn donan..
@xamdixusee-ll5fd
@xamdixusee-ll5fd Год назад
Guul Ogaadeniyaa💕💕💕
@khadramahdi3685
@khadramahdi3685 Год назад
Ogaadeen Daarood Maaha Wax Daarood la yidhaadana maba jiro Saybeeriya macnaha waa meel Khaboow.
@Libaax00
@Libaax00 6 месяцев назад
Wa ruunta darood waxba iskuma nihin ogaden wa ogaden
@botanshabel4353
@botanshabel4353 5 лет назад
Allaah baa mahad leh shacabkeena asagaa noo bad baadiyey puntland iyo somalilandna waji madhigan soomaalinimana waji ma dhigan
@Somali_Lyrics1
@Somali_Lyrics1 3 года назад
OGADENIA 🙏✅ HANOOLATO GUUL JWXO VIVA OGADENIA 🙏🙏
@faysalolad289
@faysalolad289 5 месяцев назад
Gf😅
@ruqiyoese9522
@ruqiyoese9522 3 года назад
Geesi nooloow guulayso aamiin yaa rabi cabimaalik mahadsanid adiguna
@user-bw1dc1uz9o
@user-bw1dc1uz9o 7 дней назад
Alla majeerteen gumaysanaa maanta ninkaasu wuu noolyahay waana xor
@AhmedMohamed-hx9bp
@AhmedMohamed-hx9bp 3 года назад
Soomaali doqonteeda badan inyar oo wadaniyiin ah a kujirta inta allaha no xafido
@Kader.Arab4336
@Kader.Arab4336 11 месяцев назад
Geesi maxamed cadare🦁
@walaaqaxmed6538
@walaaqaxmed6538 3 года назад
ax ax ax isaaqa waxaa kasii xun kuwa daarood ama kablalaxa sheeganaya ee puntland tola ay from Buuhoodle
@makebravo7133
@makebravo7133 3 года назад
ISAAQ MARKII HOREBA NABAD QABU KU SOGALAY KUNA JOOGAY HARGEISA KADIB XAMARU QABTAY KUWA GOOBTOODA LAGA SO RAACAY WA PUNTLAND IYO TIGRE IS WATA AYA SO GUDBIYEY
@amadimakuti7090
@amadimakuti7090 5 лет назад
wlh waa sawirka profileka iisaaran ilaa hada noolow geesi from muqdisho
@ahmedhanshi2422
@ahmedhanshi2422 3 года назад
Ader waxa tahey gabadh kuween somalinimo thank
@AbdirizakHAdan
@AbdirizakHAdan 5 лет назад
GEED BAA WUXUU YIRI : "GUDIN YAHAY IMAAD GOYSEEN HADAAN DAABKEY KUGU OOLIN" ANNA WAXAA IRI: WAA RUNTAA GEED MASKIINOOW.
@فطومصادق-د8س
@فطومصادق-د8س 3 года назад
Waku wata mahmaahda inoolow wll
@zakariyemohamedjimalemataa5731
@zakariyemohamedjimalemataa5731 5 месяцев назад
Geesi guuleyso❤
@Jeheeye
@Jeheeye 5 лет назад
MAMULADA XARANTA AH EE U SHAQAYNA CADAYGA UMADA SOMALIYED DHAWAN WALAGA TAKHALUSI ISH ALLH .
@Burcawi24
@Burcawi24 5 лет назад
Duale Ali sax sidi cabdi Ilay
@wadanihashim1934
@wadanihashim1934 5 лет назад
Iska hadlow ina igare
@kawsaraxmed5758
@kawsaraxmed5758 5 лет назад
Xaarka iska du
@Jeheeye
@Jeheeye 5 лет назад
@@kawsaraxmed5758 dhiga ragas aya lagugu qudinjiray o kula yabi mayo gabad batahay kugu fogan mayo adeer lkn wa walalka o kale
@xasanabshiras125
@xasanabshiras125 5 лет назад
waxan kaxomahay Ado Somali ah In dhul Somalia laga soqabtay wana Wax laga xomada
@AhmedMohamed-tv6kr
@AhmedMohamed-tv6kr 3 года назад
Nin berriba xabashigiisii cagaha ka dhunkanaya oo aan meelna ka tageen muxuu mushkilad iigu keeni? Xoolahan jaahilka ah ee waraysanayaa waxba oga. Maabta nee halgankii qabiilka Ogaden ee lagu gumaynayay ummadda Somali Galbeed. It is over. Wixii uu u dagaalamayay mee? maxaa dhab ka ahaa? Muxuu u joojiyay? Runtii waa in xabashida aan Soomaalinnimo looga hor iman.
@guul4onlf
@guul4onlf 3 года назад
@@AhmedMohamed-tv6kr Sxb farta Ayadaa Og meesha uu Xanuun'ka Ka Jiro..Caadi iska dhig, Yaan lagaa Fahmin...Mindha Ilma Mingiste xaar'maajo Ayaa Tahay sida ka muuqata Fikir kaa'da...Car dhaaro oo i bee'ni...
@AhmedMohamed-tv6kr
@AhmedMohamed-tv6kr 3 года назад
@@guul4onlf Kuwii illaa qarnigii 19aad ku gadi jiray weeye. Ina doqon ma waayow. Maxaad ii dhaarin ma walaashaa baa i qabsatay?
@guul4onlf
@guul4onlf 3 года назад
@@AhmedMohamed-tv6kr Af xumo Rag ha kaa celiso...caa'cda iska yaree ilmo Mingiste xeelo xaar'maajo...Midga Daarood mooryaan ah
@AhmedMohamed-tv6kr
@AhmedMohamed-tv6kr 3 года назад
@@guul4onlf Hahahha runtii ma afxumay noqotay? Immika haddii taariikhda dib loo soo celin lahaa waan gadan lahaa. Ama qalbihagax ugu yeedh ama dabadhagaxba. Nin marba dhinac u ordaayo mar ku dhihi Kenyan aan ahay, marna ku dhihi Ethiopian aan ahay marna Somalia ku doodaayo seen dhahnaa? Basaasnimo iyo waalli marba dhinac ula ordaaya markay dhinaca kale wax ka soo suubbiyaan. Anigu waa gadaa lee. Wax aa iga qaadi kartid ma lahan.
@abdisaid5107
@abdisaid5107 3 года назад
Viva Coldoon. Suaasha ugu danbeysay waad laheshay maashallaah. Waa hadey diyaar uyihiin inay fahmaan
@abdirisaqnur6118
@abdirisaqnur6118 3 года назад
Jaajuusiinta dadka u dhiibo jiray maanta waji gabax ayay ku nool yihiin. Muqdisho oo hooyada somaliya meel lugu badbaado ayay ahayd onlf si xor ayay ugu noolayeen. Wayna ku sharfan yihiin
@fariidtv7127
@fariidtv7127 3 года назад
Mogadishu waxaa laga dhiibay qalbi dhagax oo 200 kumandoos itobiya halmaalin ka dilay
@saidmuse1136
@saidmuse1136 5 лет назад
Wlhi sidaa ayaan ahaanayna hadan laga tashan 😭😭😭
@mnz2028
@mnz2028 3 года назад
NACALA SHEYDAN KUYLE MJRETEEN WAA GAALO HDAANHY OGDEN WLEEE. ASXAN IDINMAHEYNO
@genrichyagoda715
@genrichyagoda715 Год назад
aad iyo aad sxb Mjrteenku waa munafaqiin dabadhiliif aah ina la layo ayaa haboon
@somaliaguuliyomidnimo2064
@somaliaguuliyomidnimo2064 5 лет назад
Walee run alla jecelle rag rag dhalay weye onlf geesiyal wadaniya
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 5 лет назад
De Haaye kamay guulaysan cadawgeedii.
@somaliaguuliyomidnimo2064
@somaliaguuliyomidnimo2064 5 лет назад
Wll aduunyada guul iyo guuldaraba way isbarbarsocdan lkn waa rag u ba bac dhigay wadanka 2 ee africa xaga ciidanka xoogan agayoo haysan bad aykasodajistan wax huba jirin wadamo tagera
@seynabahmed5742
@seynabahmed5742 5 лет назад
somalia guul iyo midnimo waa runtaa walaalo
@sihambabylovesihambabylove5128
Somali guul iyo midnimo wll rag Labo ma aha Marka nimankan xornimadon garab maheystan madaxdodii wata noqday kushekeye kashekeye
@abdihakimmohamed3196
@abdihakimmohamed3196 3 года назад
@@saadaatmuuse111 maxay guuleysataa Marka somaliland iyo puntland ay xadka u fariisteen. oy kutartamayaan imisaad dhiibteen
@ihearttakis396
@ihearttakis396 5 лет назад
Somalida qarkeed waa duli walalkood ayay garacayan xoolo an laga xoolo
@gedefletv6049
@gedefletv6049 3 года назад
Maamulada xunxun oo soomaalida sheeganayaa waa safaarado itoobiya u jooga meesha
@aishaaadan8905
@aishaaadan8905 5 лет назад
😭😭😭😢😢wlhi waa ilmey guuleysta wiilashi gobonimada usoo digaalami kuwii somalia idinka soo dhiibayna Allah fashiliyo
@abdiqanimusa5201
@abdiqanimusa5201 5 лет назад
Gudomiyaha Onlef aya yiri Gobolka kaliyeen Onlef laga so dhibin waa laascaanood sababta Ethiopian uragadisay inay mamuladu ukala waregana wataas lkn dadka deeganka dartood May sura galin oo sinabaday ku dhex mari jireen sool. Maru Jigjiga kula hadlayey shacabka Deeganka somaalida
@halimabulhan7682
@halimabulhan7682 5 лет назад
Ducalle Muse haaa onlf wey lasocotaa arinkaa gobolka kaliye ee somalinimo kajirtay ama aan tigrega looga adeegin waa xarunta darwiishita viiva khaatumo??????
@wadanihashim1934
@wadanihashim1934 5 лет назад
Ducaale markaa ma waxaad rabtey dadkaa kalena intey dhulkoodu halaq mareen noqdo in qolo kale lagu wareejiyo ama Ethoipa n ka laftigoodu soo galaan
@Fowzia69
@Fowzia69 5 лет назад
Dhuloos waa DARWIISH waxba ma qabtaan waana walaloood ilama hooyo oo uuur ka soo wada baxay xagay geeyaan.
@Fowzia69
@Fowzia69 5 лет назад
@@halimabulhan7682 ilaahay walalheena khaatumo ha loo dhaafo VIVA DARWIISH LONG LIFE
@Fowzia69
@Fowzia69 5 лет назад
@@wadanihashim1934 futadaada ayaa hadaba helaq mareen ah ee ka ilaasho GABRE doqon yahow.
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 3 года назад
malaha magaladan garoowe la dhaho inay ONLF soo qaqabato unbay ka shaqaysaa uf
@ismailkabul7424
@ismailkabul7424 3 года назад
Beenta maaha walaahi
@libanismail90
@libanismail90 3 года назад
Muxsin anaa garanaya halkanaan kuwada qaylnaa hadaan moodayo inuu sidaa kuu galay lamaan saaxiibeen kalabka
@Samaale-vu6qh
@Samaale-vu6qh Год назад
Dil basaaska xun ee tigrayga dabo dhilifka u ah
@Libaax00
@Libaax00 6 месяцев назад
Wacalka iisoo dhiib 2kun dollar ku siinaya Xuduuda wajaale igu keen
@faaraxcabdiraxmanjaamac3269
@faaraxcabdiraxmanjaamac3269 5 лет назад
Cabdimalik waraysigiisa cadho badan baa ka muuqata mise wuxuusan aqoon dherada u lahayn qaabka dhacdooyinka murugada leh loola mucaamalo
@fahad_cigaal
@fahad_cigaal 3 года назад
Wll ma wxn laga cadhoon baa wlhi aniga ciil dartiis inaan nafta iska qaado ayaa ihaysa sababtoo ah kuwii cadow udhiibayay ayaa maanta somaliland iyo puntland iyo somalia xilal ka haya waxna kama qaadi karno
@reo9475
@reo9475 5 лет назад
Allahu Akbar ☝️☝️☝️☝️☝️☝️ Maxamed Huuno waa Alle mahadiisa Alla maxaan sawirkaaga ku ooyaya walalkay😢😢😢😢😢😢😢😢😢 Allahu Akbar Alhamduliah ...🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾 JWXO ku dhimo geesinimada muslinmo Iyo somalinimo
@abdiqanimahat3557
@abdiqanimahat3557 3 месяца назад
Long live Ogadens in Ogadenia, Waamo and NFD ❤️
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 5 лет назад
inuu sheegay ahayd taariikhda xaskiisa iyo isaga ayaay ahayd 3 toddobaad ayuu la joogay dhagax buur ayaa lagu xidhay arinta cawintana New york times markuu ku soo saaray waxaa ka hadlay madaxda maraykanka caalamkuna wuu arkay, 2017 waxaay sheekooyinka onlf waxuu ku qoray bugg uu soo saaray
@reactwithme1917
@reactwithme1917 2 года назад
Waligaa jeel ogaadeen ma aragtay mise dad maka waraysatay subxaan allah 💔💔💔💔😳😳😡😡😭😭😭😭😭😭😭😳😳
@doodaay5822
@doodaay5822 5 лет назад
Waa runtiis wali somalidii isma badalin taas ayaan laqabaa lkn allah keeno isbadal
@aamirmatiasofficial5353
@aamirmatiasofficial5353 3 года назад
TPLF way dhacday ugu danbayn ina ilay isna xabsi ayuu ku uray adiguna halgame sharaf iyo nabadqab ayaad fadhi carbeed ku fadhidaa adi iyo wariye wadaninimo ku caanbaxay. Gobonimaa sharaf leh🇸🇴🙏
@happyprofessional2100
@happyprofessional2100 Год назад
Wika somaliyeed miyey somaliya oo dhan ku qariin waayeen walee Somaaalind waa cadawga somaliya ee reer muuse juudaan hooyada was iyo allaah ku ciiriib tiiro Somaaalind insha allllah guul iyo gobanimo 🇸🇴🇸🇴💪💪💙🤍💙💯💯💪💪🥰🥰👑
@GoojeCade
@GoojeCade 8 месяцев назад
Hooyda afka ka was adigu illlhay ku ciritiro xarood inshaalla anaga ya namooday xarood nacal hooyda kuyal anigu xarood ma nihin waxaban iskuma nihin miyda siilkga ku xareesida nacal hooyada xaroodka taba was kuma qaano waxaba nagama dhexeeyo ee xaroodka iyo deegankaa haku deeeqo
@user-je5ln7wq9s
@user-je5ln7wq9s 5 месяцев назад
Daarood soo kuwii somali nimada kaa saaray 😂😂😂
@fadxiomaryusuf7019
@fadxiomaryusuf7019 2 месяца назад
07/06/2024 From kebredahar Lives in jigjiga Waxaa i daawasiisay videogaan waa raadinta fiidayow ku saabsan xasuuqii qabridahar ka dhacay 2005 oo ku beegan dhalashadaydoo😢
@mohamedsaedmohamed
@mohamedsaedmohamed Год назад
Somaliyeey Goormaad Baraarugaysaan Goormaan Ethopia Iska Dhicinaynaa😢😢😢😢😢😢
@saamiyaismail8539
@saamiyaismail8539 5 лет назад
Guulayso wll
@abdibaasidfarsamo98
@abdibaasidfarsamo98 5 лет назад
Shacabka Somaliland may ogayn waxaas lkn hadii ay ogaan lahayeen way reebi laHaayeen
@waryaawariiri4815
@waryaawariiri4815 5 лет назад
Abdibaasid Farsamo hhhhhhh jeegaanta waa jaajus shisheeye. Shicib ma dhegeysato. kaliya waxay ka amar qaatan nimanka lacagta ku siiya Kala fogeynta iyo Kala qeybinta iyo Kala jeedinta quluubta ummada somaliyed ee wlalaha ah
@abdiwalimohamedfarah9440
@abdiwalimohamedfarah9440 5 лет назад
@@waryaawariiri4815 Somali oo idil ayaa jaasuus leh runta aan isku sheegno wllky
@guul4onlf
@guul4onlf 5 лет назад
Shacab waa dhib ma geeysto walaal...waaba dhibane
@abdim.m.q3127
@abdim.m.q3127 5 лет назад
Abdibaasid Farsamo hhhhhhhh sirdoonku miyaysan ahayn hay'ada dawlada ugu muhiimsan
@alahayowarligeygukiiisraac4225
Hadalka wuu cad yahay adigoo mujaahida ayaa munaafiqiin ku dhiibeen munaafaq weeye wixii gaala raaca cudurland ayaan anigu u bixiyey nimankaan cudurgoboleedyada alow naga qabo 🇸🇴💕🙏
@HassanMohamed-hy9so
@HassanMohamed-hy9so 5 лет назад
Maamul goboleedyadaan ilaahay waxaan ugu mahadinaynaa nidaamkii tigreegii ushaqaynaayeen ilaahay burburiyay ayagana waa in xabsiyada lagaliyaa khaainul wadaniyiinta damiir laawayaasha
@AhmedMohamed-tv6kr
@AhmedMohamed-tv6kr 3 года назад
Nin berriba xabashigiisii cagaha ka dhunkanaya oo aan meelna ka tageen muxuu mushkilad iigu keeni? Xoolahan jaahilka ah ee waraysanayaa waxba oga. Maabta nee halgankii qabiilka Ogaden ee lagu gumaynayay ummadda Somali Galbeed. It is over. Wixii uu u dagaalamayay mee? maxaa dhab ka ahaa? Muxuu u joojiyay? Runtii waa in xabashida aan Soomaalinnimo looga hor iman.
@ismailjama178
@ismailjama178 5 лет назад
Dhibta haddaynu Soomaali nahay ina haysataa waa caadifad iyo jibbo yar,waxa laga yaabaa markaad aragto dhibta ninkan la soo mariyey inaad ka xumaato waana mid fiican.Laakiin maaha caqli inaad ummad dhan wada caydo,Puntland iyo Somaliland oo dhan inaad caydo maaha waayo dadka ku nool runtii war uma hayaan waxa talisku sameeyo.Waar yaan naceyb la isku keen gelin.Inta xunna alle ha soo hadeeyo.
@wadanihashim1934
@wadanihashim1934 5 лет назад
Ismaciil jaamac sxb anigu waxaan qabaa wey ku saxan yihiinba iney intey soo qadtaan Ethiopia udhiibaan waayo ninkan iyo kuwo kale oo badan intey dhulkii kilalka shanaad fiwdo ka abuureen ayey markii ciidankii milatariga Ethoipa ka saarey intey soo yaaceen ayey puntland iyo somaliland rabaan I ey weeraro ka abaabulaan taasina cida ay saameyneyso waa shacab labdaas gobol taasina waxay kalifi laheyd iney Ethoipa n ku gudaha usoo galaan ay kula dagaalamaan marka biyo inteysan ku soo gaarin ayaa layska moosaa
@ladancdy1218
@ladancdy1218 5 лет назад
Sax
@wadanihashim1934
@wadanihashim1934 5 лет назад
@@ladancdy1218 waa sidaa wll haddey ku ekaan lahaayeen dhulkooda ma puntland iyo somaliland baa intey gudaha Ethiopia soo galaan soo qab qaban lahaa? Waa maya puntland iyo somaliland maslaxadooda ayey ilaa shanayeen waa sax iney shacabkooda iyo dhulkaa ay masuulka ka yihiin maslaxadiisa ilaaliyaan
@abdiwalimohamedfarah9440
@abdiwalimohamedfarah9440 5 лет назад
@@wadanihashim1934 waxaan u maleynaa maskaxdaada fikirka ugu fiicnaa ee abid kasoo burqada inuu sidan yahay ilaahow na astur
@wadanihashim1934
@wadanihashim1934 5 лет назад
@@abdiwalimohamedfarah9440 anigu sidaasaan qabaa adigu sidaad qabtid adigey kuu taal waana qiyaasayaa oo waxaagu caadifad iyo laabla kac ma dhaafsana
@FarahAbdul
@FarahAbdul 5 лет назад
F.....ck my country Siilaanyo ayaa dhiibay
@AhmedMohamed-tv6kr
@AhmedMohamed-tv6kr 3 года назад
Nin berriba xabashigiisii cagaha ka dhunkanaya oo aan meelna ka tageen muxuu mushkilad iigu keeni? Xoolahan jaahilka ah ee waraysanayaa waxba oga. Maabta nee halgankii qabiilka Ogaden ee lagu gumaynayay ummadda Somali Galbeed. It is over. Wixii uu u dagaalamayay mee? maxaa dhab ka ahaa? Muxuu u joojiyay? Runtii waa in xabashida aan Soomaalinnimo looga hor iman.
@xogmaalxaraandiid8420
@xogmaalxaraandiid8420 5 лет назад
Caku mamul goboleed iyo wixii no kenay intaan mamul goboledyo nahay waxanahay xaasas laqabo ookale anagaana laysku keen garaacaya
@anabgelle8723
@anabgelle8723 5 лет назад
Caku somaali ayagaa cadow isujabiyay markayragoodii kalagateen oo ay cadow gacanta ugaliyeen oo ay jawaajiis isku noqdeen
@abdiwalimohamedfarah9440
@abdiwalimohamedfarah9440 5 лет назад
@@anabgelle8723 sax wll
@ayaanmudac2855
@ayaanmudac2855 3 года назад
somali gumaysiga ayay ku fiican yahay ogodeen isagii ayaa iswada basaasay oo ninka xogtiisa dhiibay
@mrali3601
@mrali3601 5 лет назад
Kuwa ku dhiibey xeerki iyo dhaqanki somali bay meel kaga dhaceen , Itobiyana hadba dawlada ka jirta ba laga haybaysta waana dhaqan xumo bilaabatay tan iyo inti taliski Siyad Bare burburay
@khalidpuntlander11
@khalidpuntlander11 Год назад
Gun baa ku heshay somalinimo iyo diina iyo dhiig aan lahayn caada qaatayaal weye shakhsiyan hadan taliska joogi laha ma ogaladeen in wax lagugu yeelo dalkaga iyo dadkaga dhexdiisa mana ogalaanayno ruux kasta somaliyeed in cadaw loo gacan geliyo sorry bro
@hassansheikh3029
@hassansheikh3029 5 лет назад
Ninragaa igadhee
@hassansheikh3029
@hassansheikh3029 5 лет назад
Masha Allah
@MohamedIbrahim-lf6jg
@MohamedIbrahim-lf6jg 5 лет назад
Manshalla
@seynabahmed5742
@seynabahmed5742 5 лет назад
Hassan Sheikh Mashaa allaah
@fadumohasan4021
@fadumohasan4021 5 лет назад
Geesi geesi shalaya ururka dibibu xoraynta haa nolato dabobdhifiku with Haringey haakas ka so wad inshallah allah
@yaasiinqaraash1803
@yaasiinqaraash1803 4 месяца назад
Ciil weynaa . Somali isu ciil qabta! Is neceb ! Is jaajuusaysa! From Somaliland Isaaq! Ugaadeen waa la xumeeyey! Lkn maalin baa Iman Insha Allah.
@muniraabdullahi7737
@muniraabdullahi7737 5 лет назад
Ax wanka xumahay geesigayga dhamaantod geesiyashan Ku tashan jiray wa ay dhamaden
@maxamedasad2848
@maxamedasad2848 3 года назад
Ax ax ax alla maxa geesi dhinty aan ku faani jiry
@moonlight2373
@moonlight2373 3 года назад
u cute lol
@fardawsaahmed5735
@fardawsaahmed5735 5 лет назад
Allehii Tikree innaga ridaybaa mahad leh calooshooda ushaqaytayaal bayaahaay 3 sadexda dhinacba mid kii Kililka jazzadiisii wuuhelay labadakale iyo waxii llmid ah jazzadood Allaha siiyo
@daahiryare463
@daahiryare463 5 лет назад
wa nin rageed dadka Soomaaliyeed ma xuma ee wakhtiga xuma ayu ku jawaabay
@mustaqbalabdiweli
@mustaqbalabdiweli 3 года назад
Waxba ha murugoon "Raggii Somaliyeed waala tumey " waala xininyo bixiyey. Galkacyo waxaan xasuusta hooyaday oo dhahda gurigeena wilal la qarinayo Ogadeena. Aniga oo waqtigaas yara waan murugooday waayo wiilasha waxaa raadinayey ogadeen kale !!!
@kamaalamarre5519
@kamaalamarre5519 2 года назад
Ninka xun ama jaajuuska ah ogaaden ma aha somalina ma aha ee waacadawga somaliyeed qadiyada ogadenia ma waxay utaalaa somali kasta soo neceb gumaysiga ciduudoono ha ahaado
@sergioyusufyusuf4751
@sergioyusufyusuf4751 5 лет назад
Wariyuhu ad adayg badana
@ShugriShiekh
@ShugriShiekh Год назад
Ax wiilka wllky ah allow ugargar si xun bay ugaleen putlland iyo Somaliland waa waxan ku nacay wiilashanadii iyaga wada dhiibi jiray
@fatimanour9793
@fatimanour9793 3 года назад
PUNTLAND KALIYA DANBIGA MALAHA SOOMALILAND WAA LAMID WAA KAXUMAHAY WAA DUCFI WAXAY KUGULAKACEEN ANIGU PUNTLANDER BAN AHAY WAA KAXUMAHAY.
@fadumosaid114
@fadumosaid114 3 года назад
War puntiland iyo somalland midna wax madhimine maamulada weeye arrintu dad ku dadkooda manecba ee maamulaa xukunkooda ilaashanaya.mida kale nimankaan waa niman ladaba joogo.
@AA-zk6fb
@AA-zk6fb Год назад
Somalia ha dhacdo inshAllah
@Jubalandvisit
@Jubalandvisit Год назад
Mawalanthy Somalia wax namayeelin ee mamulo eey axmarti samaysatey ba umadena xasuuqy lkn somalida deganadas markah rali meyka ahyn ee mamuladan ukala dhunta cadowga baa shacbi somaliyed cadawo dhaxdhigay I.a dds ama ogadenia wey xoroowi
@hawowar4475
@hawowar4475 5 лет назад
Masha'allah will fariid ah
@KafeeyoAli-ge1ku
@KafeeyoAli-ge1ku 3 месяца назад
Allow madaxdaan calooshood u shaqayste yaalka ahaa allow naga saar
@balariaraktidada9877
@balariaraktidada9877 5 лет назад
Wa wax laga xumado walahi
@hawaahmed7358
@hawaahmed7358 3 года назад
Aad ban ugu faraxsanahay in uu halgamaagan noolyahay
@abdihakimmohamed3196
@abdihakimmohamed3196 3 года назад
Maasha allah Viva ONLF
@habibaali9801
@habibaali9801 5 лет назад
Masha Allah my brothers I love o n l f Somali is one we are one👆👈🙏✋👈✊✊👍👍✊✊💯✔👆👈💯✔✋👈✊✊✊✊👍
@AhmedMohamed-tv6kr
@AhmedMohamed-tv6kr 3 года назад
Nin berriba xabashigiisii cagaha ka dhunkanaya oo aan meelna ka tageen muxuu mushkilad iigu keeni? Xoolahan jaahilka ah ee waraysanayaa waxba oga. Maabta nee halgankii qabiilka Ogaden ee lagu gumaynayay ummadda Somali Galbeed. It is over. Wixii uu u dagaalamayay mee? maxaa dhab ka ahaa? Muxuu u joojiyay? Runtii waa in xabashida aan Soomaalinnimo looga hor iman.
Далее
Qisada Heesta Baladweyn ee Beerlula Iyo Abwaan Hadraawi
28:58