Тёмный

ABWAAN SANGUB XAGGEED KU OGAYDEEN? | GABAYGII SUBKAN IYO CILMI FALAGA | DARDAARAN | 2019 

ABDI ASKARI TUBE
Подписаться 1,7 млн
Просмотров 223 тыс.
50% 1

SUBKAN WEEYE MAANSADU
SAAQFNA WAA LAAGU MADAX DARAY
WAXAY KALA SAXAYSAA
SANNADDAAYNU JOOGNIYO
SABANNADII LASOO MARAY


WAA MAANSADII UGU CUSLAYD EBID
EE SI TOOS AH LOOGULA HADLO SOOMAALIDA..
WAA GABYAAGII, CABQARIGII ABWAANKII,
IYO AABAH SUGAANTA SOOMAALIDA
MAXAMUUD CABDULLAAHU CIISE SINGUB,
WAA MACALLINKA SANNAADA
BADAN OO ISDABA SOCDAY
HADDA SOO SAAR JIRAY
RIWAAYADO SILSILADO AH
OO DHMMAANTOOD
KA CAANBAXAY
GAYIGA SOOMAALIYEED
….
GABYGII SUBKAN IYO ABWAAN SANGUB
RUWAAYADDII QABYO ONE ‘REMASTERED’
BY ABDIASKARITUBE
...........................................
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Main Channel … / abdiaskaritube
Our new Channel …. / abdiaskarimedia
''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 123   
@Nasrashiilaofficial3146
@Nasrashiilaofficial3146 5 лет назад
Cajiib abwaan sangub loo xiisay wallahi muxuu wax noo sheegay allow cimri dheer iyo cibaado san❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@igailaaliboy4147
@igailaaliboy4147 5 лет назад
Nasra Sheikh Hassan ilaahey had ha unaxaristo wll
@fatumayussuf6787
@fatumayussuf6787 5 лет назад
Nasra Sheikh Hassan wale waa dhinte Allah hau naxaristo 😭😭😭somali intii qiimaha lahayd waa tageyn
@nuuxckaafi-su4iq
@nuuxckaafi-su4iq Год назад
Aloow unaxriiso aamiin
@abdallamataan919
@abdallamataan919 5 лет назад
Alleh ha unaxaristo abwaam sangub oo manta geeryoday kitabka gacanta midig haka siiyo 😭😭😢2019/6/18
@mawlidrashid4057
@mawlidrashid4057 5 лет назад
abdalla mataan amin
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 3 месяца назад
AMEEN😢
@quenroyalfamly5972
@quenroyalfamly5972 5 лет назад
Ilaahaw aduunka iyo aakhiraba abwanka ugu naxariiso
@daahirqiijiye1147
@daahirqiijiye1147 5 лет назад
aamiin wllo
@abdirahmanmohamoud6632
@abdirahmanmohamoud6632 3 года назад
ilaahay ha u naxariisto abwaanka iyo inta dhimatay muslimiinta ah ruh ahaan tiir dhaqanka soomaaliyeed hayoo ahaaaa
@rachiisulub3892
@rachiisulub3892 5 лет назад
Askari waa ina xasuusiyey abwanki wayna allah cafiyo meel uu joogaba cimri dherer iyo cafimad incha allah
@igailaaliboy4147
@igailaaliboy4147 5 лет назад
Ilahow unaxaristo
@somaalieyestar2679
@somaalieyestar2679 5 лет назад
Cabdi askari inolaw intay nolal jirto Bro hormar wcn
@mohamudwehliye8064
@mohamudwehliye8064 5 лет назад
Illahey hako danbi dhaafo hana ku naxariisto abwan aan qabyalad aqoon baadtahay
@TheNasraabdi20
@TheNasraabdi20 5 лет назад
Allow caafimaad sii abwaan sangub aamiin aamiin yaa rabi
@Tk-nr7nm
@Tk-nr7nm 5 лет назад
Abdi askari tube nooleeyaha fanka somaaliyeed horay usoco🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@hanuudahana7454
@hanuudahana7454 5 лет назад
Allah cafiyo yaaraabii abwanka yaaraabii a siga io inte xanuun o somalia inshaa allah 🙏👏👏👏👏👏👏🎁❤💖💜🙏🧡🤩💖❤
@igailaaliboy4147
@igailaaliboy4147 5 лет назад
Ilahey ha unaxaristo
@ayaansaleeban9386
@ayaansaleeban9386 5 лет назад
Alle ha naxristo marxuumka
@cirjoogetv9611
@cirjoogetv9611 5 лет назад
ABDI ASKARI RU-vid ka ugu shidan somalida keep going
@sadiaaden2095
@sadiaaden2095 Год назад
Alle u naxariisto cabdulahi ciise sangub alle u naxariisto janada farduwsa ilahay ha waraabiyo ha ku siiyo
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 3 месяца назад
WALAHI, waa Arintii Lagu xidhey ❤
@abshirmohamed4025
@abshirmohamed4025 5 лет назад
Allah ha xifdiyo abwaanka. Rabbi waxaan uga baryayaa caafimaad taama.
@mubaariksaciid2835
@mubaariksaciid2835 5 лет назад
Alle ha unaxaristo abwaan sangub
@user-pm7ls5vi7y
@user-pm7ls5vi7y 2 месяца назад
Allah hakuu naxariiso abwaan singub 😢😢
@sacido1721
@sacido1721 5 лет назад
Ilaahey cimri dheer iyo caafimaad dheer ha ku siiyo sungub adeer
@mohamedreys4550
@mohamedreys4550 5 лет назад
Abdiaskari sxb dib usonoleh riwayadihi hore illen fan wakihore mahadsanid
@igailaaliboy4147
@igailaaliboy4147 5 лет назад
Allow unaxristo abwankeyn
@cfataaxtabaarakduqow5874
@cfataaxtabaarakduqow5874 5 лет назад
Masha allaah Abwaan qaali ah Allaha xifdiyo
@abdirashidneeqn5209
@abdirashidneeqn5209 2 года назад
Allah haunaxaristo
@khadarRashiid-ig8mw
@khadarRashiid-ig8mw 5 месяцев назад
Allaha unaxaristo abwan
@khadardayo6345
@khadardayo6345 10 месяцев назад
Ilahay hakuu naxariisto abwaan aragnay waxad sheegayso 😭😭😭
@NajibHassan-rg2wh
@NajibHassan-rg2wh Год назад
Allah haw naxaristo
@aminahasan1394
@aminahasan1394 5 лет назад
ilaahay hacafiyo walahi waa abwaanka ugu jeclahay abwaanada soomaliyeed ilaahay caafimaad hasiiyo sangub
@adarmohamed3709
@adarmohamed3709 Год назад
ALLAH HA U NAXARIISTO SANGUB
@dahaboaliso4717
@dahaboaliso4717 5 лет назад
KUSALIYA NABEGENA MUXAMED SCW SCW SCW
@aminahmed1166
@aminahmed1166 5 лет назад
Ilaahay ha u naxariisto abwaanka
@fadma638
@fadma638 5 лет назад
Rabiyoow cafi iyo caafimaad ku sii💕🙏🏼
@alfananmustafyare7683
@alfananmustafyare7683 5 лет назад
abdi askari homar wacan
@rajuesharamake8596
@rajuesharamake8596 5 лет назад
Abwaanka sanguub maxamuud cabdullah cise sangubwaxuu kuhad lijiray eraayo murti ku qotanto oo dhincayo bdn tabaneeyeso ee qofkii fahmay u fahansayay lakiin waxaa igu dhanbeysay asgoo xanuusaney illahoow caafimad tama ah
@duriyadiisayidnuur9735
@duriyadiisayidnuur9735 5 лет назад
Axyaa abwaan ilaahay cimriga hakuu dheereeyo
@mohamediraad4050
@mohamediraad4050 2 месяца назад
Allaha unaxaristo 😢
@ahmedkhayr7534
@ahmedkhayr7534 5 лет назад
Ilaahow Abwaanadeena Noo Xifdi
@xaajilacag828
@xaajilacag828 5 лет назад
Odeygii ay ka dhamatey
@arorabanji3476
@arorabanji3476 5 лет назад
keep going abdi aski tuyube
@cabdikeniisman6964
@cabdikeniisman6964 2 месяца назад
Alle haw raxriisto abwaanka waxuu ka mid ahaa abwaanadii tqaaliga ahayd
@harounnour7334
@harounnour7334 5 лет назад
Abwaan sangub illhow caafi
@xasbunnalaahiwanimcawakiil9512
Ilahey caafiyo ha caafiyo sangub
@marwaan_gamers4103
@marwaan_gamers4103 5 лет назад
Allow cimri dheer iyo cfmd sii abwankeena sangub
@rahmaali2050
@rahmaali2050 5 лет назад
Oysamirtu hooyadu salkii reerka weeye wale wa hadal wayen Illahayow kucaafi Abwaan
@ahdnursiin1197
@ahdnursiin1197 5 лет назад
Masha Allah
@maryammohamedelmi6417
@maryammohamedelmi6417 5 лет назад
Eexayeysiin uun baad nooga baxdey meeshuu kudanbeeyey iyo xalkiisa nooga soo waran waxba kalama socono in aan wax ka ogaano ayaan rabnaa soow maaha somaliyeey
@anisaail6136
@anisaail6136 5 лет назад
Axsan riwaayad abwaan sangub xagee kudanbeyaaaaa asagoo xanuun san bn ogaa wll yaaaal
@adeshabdirahman7739
@adeshabdirahman7739 5 лет назад
Abwaanka abwanada Cabdulahi sacid sangub riwaayadii qabyo wllhi wa xasuus fuga Abdi askari sxb cadi madihid Runtii Somali dhalada ayaa tahay
@zamshire1
@zamshire1 5 лет назад
Ilaahow sangub unaxariiso oo janatul fidowsa ka waraabi Intaa kadib saxiibayaal erayadan hoose micnahooda cidii garanaysa ha iisheegto wa erayo ku jira maansadan Saraado Surreey Cirjiidh Siwaakha Surrada Gurgurka Saxalka Nayla jaliye Sangaaguri
@abdiwahabhassan7992
@abdiwahabhassan7992 5 лет назад
AbdiAskari sobadi Abdi Askari hore usuco
@NimcoGlam
@NimcoGlam 5 лет назад
Asc fadlan soo booqda channel kayga timaha skin makeup ka wlc all waad ka maqsuudi doontaan 💕❤️💕❤️💕❤️💕❤️
@zaidfarole9427
@zaidfarole9427 5 лет назад
Cabdi askari mahadsanid murti baa ka burqanaysa
@zeinabs678
@zeinabs678 2 года назад
Allaah janatul fardowsa ha ka waraabiyo
@ximiroofficial9587
@ximiroofficial9587 2 года назад
he was the father of art and literature
@abdinasirsheikh5047
@abdinasirsheikh5047 2 года назад
Alah yaraxma Mar walbo waan ooyaa abwaankeenii qaliga ahaa. Xasuus baad kuleedahay qalbiyada soomaliga dhabta ah
@abdiwahabhassan7992
@abdiwahabhassan7992 5 лет назад
Ader zangub wale Waa abwan qali naa kalay lahadal Adiga farta kugaliyee
@said_sahane1880
@said_sahane1880 5 лет назад
Ilaahow cimri dheer iyo caafimaad sii amiiin
@fadxicabdixasan6404
@fadxicabdixasan6404 5 лет назад
Ilhow naxrso
@amaalhargeysa4966
@amaalhargeysa4966 5 лет назад
Masha Allah sanguub
@samiirahmedmahmudahmedmahm1737
Somali
@shamiswarsame9987
@shamiswarsame9987 5 лет назад
Allow ku naxariso murtiidii Somaliyeed dhamatay😭😭😭😭😭😭😭😭
@cosobyuusuf2979
@cosobyuusuf2979 5 лет назад
Yaa allah Abwaanka caafimaadsii isagoo jiran baan ogaa.
@nasroodawa9026
@nasroodawa9026 5 лет назад
Allaha unaxaristo
@cosobyuusuf2979
@cosobyuusuf2979 5 лет назад
@@nasroodawa9026 Aamiin walaalo waa mar hore marka aan uducaynayo waan ogahay inuu dhintay bishan June 18/2019 Rabi janatul Firdowsa ha ugu bishaareeyo.
@zahraabdi9972
@zahraabdi9972 4 года назад
Thanks 😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@mahamednageye4714
@mahamednageye4714 5 лет назад
Ilahay hakuu nazariizTo 😭😭😭
@eye2eyeerigavo777
@eye2eyeerigavo777 5 лет назад
Cabdullahi wax badan Somali u sheeg laakiin dad dhoohan sidee wax loogu sheegaa...?
@AhmedAhmed-ge9zi
@AhmedAhmed-ge9zi 5 месяцев назад
Somalida dana'heeda alle ha garansiiyo.
@hawaali5209
@hawaali5209 5 лет назад
Cabdi askari wan ku salamay riwayadihi hore noso qurxi i xaga muqka hadi ad awodid walakey wa codsi
@ahmedshaker9702
@ahmedshaker9702 4 года назад
اللهم الرحم یا الله 😭 wlhi ad ban ujecelaa xaqiiqdii😭
@geeljire395
@geeljire395 5 лет назад
San gub abwaan soomaaliyeed oo sharaf leh. Waxaan aad u jeclaan lahaa in uu san gub nagu soo booqdo magaalada Dhagaxbuur
@maxamuudcawil3422
@maxamuudcawil3422 5 лет назад
Allah naxariistii jano haka waraabiyo
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Год назад
Alow kuu naxariiso janadii ka waraabi
@berlinhussein3855
@berlinhussein3855 5 лет назад
Alha caafiyo sangub wuu xanuunsan yahay waaa abwaan qaran insha allh cafimaad ku waar
@naruurab1114
@naruurab1114 5 лет назад
Waa Abwaan dhab ah Sangub
@abdiqadiribrahimbulle8407
@abdiqadiribrahimbulle8407 2 года назад
Heeesaha oo abwaanka samayey hal meel isku keen sxbow
@ilhaanmohamedbille6897
@ilhaanmohamedbille6897 5 лет назад
Ilaahay cimrigaaga dheeree
@bosteyaalishire9838
@bosteyaalishire9838 2 года назад
Caro nabad galyaa sidii cowsha mirataaa waa Afrika ,🇸🇴🛐🇺🇲🇺🇳🚰✍🏿🤳🛀
@jijaluup7873
@jijaluup7873 5 лет назад
illahow sanguub hanaga qadin ilahow cimriga udhere dadki hore ayey somalida wedeninta ah kafirsanayan ilahow ku cafi ilahow ku cafi ilahow nokada weedeni maskaxdisu mel foog kafekereyso waayee ilahow noda amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin yaaa raabii raaxmaan
@shakratechnews5588
@shakratechnews5588 5 лет назад
Abwaan heeer sare nooloow madax sare
@naciimashire1633
@naciimashire1633 5 лет назад
Abtigay qli magaboob ragii ogadeen cadow idinma haleelo abtigay qli allow ikiindaa abtiyadhay
@naciimashire1633
@naciimashire1633 5 лет назад
@T dots realest abti qli wan imid jarar jano illhay habrkeeyee wallhi dadkaan kudhashay idinkaan idinka jecelahy idinka horadkiinan nuugay alle janad haidngeeyi
@naciimashire1633
@naciimashire1633 5 лет назад
@T dots realest amiiin abti qli markaan maqalo kalmad abti ayaan wallhi farxaa daaroodo dhabaan abti idhaa
@naciimashire1633
@naciimashire1633 5 лет назад
@T dots realest haa abti aabahy wuuihiliyay gobtiidaroodbuu igadhigay reer abti
@siradm
@siradm 5 лет назад
Meelna kuma ogine asagoo xanuunsan baa noogu dambaysaye bal adiga meel noogu sheeg ama wax nooga sheeg oo su'aasha jawaabteeda soo raaci
@hodanxasan510
@hodanxasan510 5 лет назад
Abdi askari siwayn kutageraa nolaw intay nolali jirto
@hafsaaa7237
@hafsaaa7237 5 лет назад
Kkkk ma seedaa jamaykaan alaw kuu naxariiso
@farhandouh5009
@farhandouh5009 5 лет назад
ABDI Askari Mahad sanid wll
@khaliilabdirizak1530
@khaliilabdirizak1530 3 года назад
1 hooyo kali ah 2 saydi jamaykan ah 3 sxptinimo qabid ah AUN ABWAAN SANGUB 😥
@Yedo25254
@Yedo25254 Год назад
Abwaan Sangub wuu Naga dhuuntay ciidiisi hooyo ayaana lagu xabaalay
@mukhtaraxmed1108
@mukhtaraxmed1108 Год назад
Wuxu aha aqoonyahan,,macalin,,,cabqari,,aftahan,, waayo arag,,,, waddani dhab ah,,,, felosoofi,,, aqoonyahan diineed,,, aabaha af soomaaliga
@hajiyare7657
@hajiyare7657 5 лет назад
Single mother baaa laga bartay qurbe usoo cararkiii
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 года назад
Xalka yurub yalo somali ka qeyliyen
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 года назад
Waya arag weyn aun
@idalahow
@idalahow 4 года назад
Dhaqanka Soomalida is badalay....
@ahmedhashi5723
@ahmedhashi5723 5 лет назад
Rag waa kii hore murtina waa ti hore riwayadano waa kuwi hore
@yuuyu114
@yuuyu114 5 лет назад
illaahoow ku dhoowr Abwaankeena Sangub Murtida ayaad dhaxal inooga dhigtay laakiin Soomalida Murtida ma dheefsataa?
@khalifmahmud5881
@khalifmahmud5881 5 лет назад
Sangub magacaa hajiro fara kutiris abwanada noo haray
@mahdiabdielmi1635
@mahdiabdielmi1635 5 лет назад
Dib baa loo noqonayaa Hargeysa naqbaa ka da ,ay Xamar nalbaa iigabaxay Somali weyn
@sareedoelmi618
@sareedoelmi618 3 года назад
Allaah hakunaxaristo abwan sangub maxa murti lagadhaxlay
@yuuyu114
@yuuyu114 5 лет назад
Silicani waa Qabyaaladeeysiga oo ah kansarka Soomaali haya Dowana malahan
@aminadhere8875
@aminadhere8875 5 лет назад
na adunka cajalade ah o ordeysa yuna ka cararin
@aminahasan1394
@aminahasan1394 5 лет назад
abdi askari waad mahad sanadahay inaad soo xasuusisay sangub dadka cid ka wadani san majirdo walahi dadkii fiicnaa lawaa wayahan iibaanka laga qaadayaal uunbaa sooharay
@mohamedyussuf9664
@mohamedyussuf9664 5 лет назад
Tolo'ay somaaliyeey abdi tahaliil iyo sangub dadkoodi miyaa suurku kurogmaday mise abaalkoodi soo jireen iyo somalinimo ayaan sidaan oogu badalnay?.
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 5 лет назад
Wuu Xanuunsanyahay yaa yidhi sxbyaal ? Malla hubaaaa
@bilandiirshe5713
@bilandiirshe5713 5 лет назад
HAAA MUDO AYUU JIIFAA
@regalsnow9707
@regalsnow9707 5 лет назад
War kani caruurtu wasa pedophile i hate him
Далее
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Просмотров 2,8 млн
daawo riwaayad qosol badan abwaan sangub
4:39
Просмотров 33 тыс.
Abwaan makeyte gabay
3:45
Просмотров 10 тыс.
HADRAAWI | JACBUR | (ISA SUDHAN)
29:20
Просмотров 650 тыс.
Riwayad hobolada waaberi
5:31
Просмотров 453 тыс.
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Просмотров 2,8 млн