Тёмный

ABWAANKI LA QABTAY HEESTA AMXAARO KA JECELAHAY SOMAALI 

waridaad TV
Подписаться 310 тыс.
Просмотров 33 тыс.
50% 1

Kk

Приколы

Опубликовано:

 

25 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 355   
@shabeel7467
@shabeel7467 4 дня назад
Waa hees fiican oo qiimo leh. Hambalyo abwaanka iyo fanaaniinta ku codeeyey heestan iyo qolada laxanka iyo musikada.
@Asalcabdalsaciid
@Asalcabdalsaciid 4 дня назад
Abwaan daaha waan ku raacsanahay guul somaliland
@AyaanIsmail-ro6ir
@AyaanIsmail-ro6ir 4 дня назад
Badhyo Culus waa la Karbaashay the best song in Somaliland Histric ❤️❤️❤️❤️
@xundubcade-uq5cw
@xundubcade-uq5cw 4 дня назад
Horta guud ahaan umada soomalilaand waan salamay gar ahaan isaqow waxan idiin sheegaya wax dagaal inaydaan ujeedinba imuuqata lkn daniba way idinku khasbi waxa lobahanyahay sidii 1988ki in marlbaad timuu inagu baxaan waayo taas hadaynu isku raacno mardanbe dhulkena iyo dalkena lamasoo hunguraynayo qofwalba bartuu jogo hadanu dagaal ugu diyar garobin daniba wayku qasbi warmaana yaan layskugu kiin dhiibine meel ula wada jeesta adigu haw shaqayn cadawgaga oo intii cadawga kadhiman lahayd yanay idinka iskaga kiin dhiman sidaas ayaa inoo balana: wabilahi tawfiiq 🙏
@jamalskp7280
@jamalskp7280 4 дня назад
Waa sax diyaar
@AhmedMohamed-uf9bx
@AhmedMohamed-uf9bx 4 дня назад
Sababay sababay dhulmahante ayaa sababay 😂😂 wlh I aamina Reerku jaceelka amxaarada waxeey uqaadeen jabkii goojacade kadib😂😂😂
@AhmedMohamed-uf9bx
@AhmedMohamed-uf9bx 4 дня назад
Heesta jaceelka iidoor iyo axmaar yaa sababay 😂 Sababay sababay dhulmahante ayaa sababay 😂😂 wlh I aamina Reerku jaceelka amxaarada waxeey uqaadeen jabkii goojacade kadib😂😂😂
@xundubcade-uq5cw
@xundubcade-uq5cw 4 дня назад
@@AhmedMohamed-uf9bx shalaybaad dhalataye Ethiopia 🇪🇹 1982kii ayan dhulkoda magan ku ahaa adigo horgala oo lasocda rajiimki siyad mantana waynu is huranay walee
@Mohomettnaasir
@Mohomettnaasir 4 дня назад
lpx diyaar weye lkn Isaaq iyagii aya isku jeeda oo isu muuqda
@dulmar9139
@dulmar9139 4 дня назад
Waaxaqiiqa inay Ethiopia🇪🇹👍👍 taahay walaakeena dhabta ah guul somaliland insha Allah ❤🤍💚
@Janno190
@Janno190 4 дня назад
Indeerkay daaha gaas Waa geesi qaran Masada ayaa abaal noo haya abaal wayna nagu leh amxaaadu waa kuwii noo kacay markii nala gumaadayay yaa dalkiisa nagu soo dhaweeyay Xamar iyo faqash iyo qadaadwayn waa cadawga soomaaliland Guulaysta Somaliland ❤❤❤
@user-ov2wz5eh9u
@user-ov2wz5eh9u 4 дня назад
Dhib male shalayba amxaara nagu milantay ayad etheydeen gondor iyo baxardaar aya la idiin celin
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 4 дня назад
​@usedadka hasoo hoos ordin e meel qadaadwayn iyo yamyam wax kaoo gudbiyaan tag halkan soomaalilaanbaa laga taageeraayer-ov2wz5eh9u
@user-ov2wz5eh9u
@user-ov2wz5eh9u 4 дня назад
@@FaadumoMaxmuud-qu9kh amxaaro somali ku hadashaa ma ogolin aada gondor waad nagu dhix milanteene
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 4 дня назад
@@user-ov2wz5eh9u xabashigu waaka koonfur kugu dubeeya ee naagahaahii wada guursada cashuurtana kaa qaada xasan gurguurtana filled kuug waardiyeeya soomaalilaan duco iyo habaartoona kaagama baahna
@user-ov2wz5eh9u
@user-ov2wz5eh9u 4 дня назад
@@FaadumoMaxmuud-qu9kh beenta amxaarada kuu sheegaan baad la wareegeeysaneysaa xamar xabad baan kaga xurayney amxaar mantana hargeysa wan ka xureyn doonaa Oofwareen aya inoo jooga intiina asalkooda amxaarada ma sii fadhin doontaan hargeysa goondar aya la idin celin waan soo socona ku biyo caba
@user-il6lr4oo4v
@user-il6lr4oo4v 4 дня назад
❤❤mashaa alaah waridaad geesi qaran guuleyso amiin❤❤
@user-jv9gi2jg7t
@user-jv9gi2jg7t 4 дня назад
ABWAAN DAA HA GAAS FEESI QARAN INAADEERKAY WAAR WARIDAADOW HABO iasaaq MAGAADO WAA OROMO XABUUSHO DEE WAA XABISHIYAD SHIIKH ISAXAAQ AYAA GUUR SADAY ETOPIYA guul guul soomaaliland ciidanka qaranka guul guul waar ❤❤❤❤❤
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
Masha Allaah guul isha Allaah❤❤❤❤
@alxmdulilah7023
@alxmdulilah7023 4 дня назад
Long life Somaliland 💚🤍❤️🇪🇹🇪🇹🇪🇹💪💪💪👑👑👑🦁🦁🦁💎💎💎🌟🌟🌟🌟☀️☀️☀️
@princehigh-flierp8965
@princehigh-flierp8965 4 дня назад
❤❤❤👏👏👏🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹WADNAHA GOO, WALAWEYNTA
@queency7943
@queency7943 4 дня назад
Alla ilehe axmaar baa naga xiga faqash iyo ina garac oo dhan guul iyo gobanimo Somaliland ❤❤
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 4 дня назад
Yes😂
@Cadii-skadhig
@Cadii-skadhig 4 дня назад
Hambalyoo hambalyoo 26 juni 1960&2024
@HodoAyan-is4fw
@HodoAyan-is4fw 4 дня назад
Abwaan daha gaas waa Abwaan qaraan hestan waa beesti hes reer Amazon maxi ruunta uga gaaban Happy 26 Juni 1960 reer Somaliland ❤❤❤❤
@husseinomar5942
@husseinomar5942 4 дня назад
Long live Somaliland Ethiopian cooperation ❤ you from Kenya 🎉
@MURAADMEDIA-xf8tg
@MURAADMEDIA-xf8tg 4 дня назад
Somaliya iyo itopiya itopiya Ii ga djaw❤❤❤
@moabdi3860
@moabdi3860 4 дня назад
The best song ever ❤
@SafiaNOURABDILLAHI-ok4cf
@SafiaNOURABDILLAHI-ok4cf 3 дня назад
🇪🇹 ❤🇨🇮 vive Ethiopie et vive somaliland
@user-wc4nj8fb2m
@user-wc4nj8fb2m 2 дня назад
Abwaan daaha iyo waridaad baa waan salamay heesku naa wayi martayi guul guul somali land ❤❤❤❤
@hassannur8022
@hassannur8022 4 дня назад
Waa ❤❤❤ Somaliland guul allow dhawr
@mustafeab7311
@mustafeab7311 4 дня назад
Qof waliba wax ayuu la yaabaa aniguna waxan la yaabaa sababta ay reer somaliland waxaasoo muhiimad ah usiiyaan somalia
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 4 дня назад
Waarun wax muhiimad lasiiyo maaha lkn feejignaantu waa mihiim inaan yac iska nidhaa waxa
@Aamiin.qurpawi
@Aamiin.qurpawi День назад
🟩🟩🟩🟩🟩⬜️⬜️★⬜️⬜️🟥🟥🟥🟥🟥 أحب بلدي صوماليلاند Waxaan jeclahay dalkayga Somaliland أحب بلدي صوماليلاند Waxaan jeclahay dalkayga Somaliland I love my country Somaliland
@Araweelo74
@Araweelo74 2 дня назад
MashaAllah sokeeye maaha kuwan kafankaaga tolaya dhisheeye dano wadaagtaan baa ka wacan Midakale ree somaalia ilaa geesaha la is daro inaga hadhi maayaan
@baashemaxamud1256
@baashemaxamud1256 4 дня назад
Manshaa Allah somaliland Iyo guul ❤❤❤❤❤❤❤
@happyahmad9689
@happyahmad9689 4 дня назад
Viva Ethiopia nodhaanta soomaali
@AhmedMohamed-uf9bx
@AhmedMohamed-uf9bx 4 дня назад
Sababay sababay dhulmahante ayaa sababay 😂😂 wlh I aamina Reerku jaceelka amxaarada waxeey uqaadeen jabkii goojacade kadib😂😂😂
@happyahmad9689
@happyahmad9689 4 дня назад
@@AhmedMohamed-uf9bx maxaad sababi sixirka soo walatay dhama bal ha ku shaqeeya mardanbe gooja cade dib loogu noqon maayo magaalda tops laysuma galay ilaa xuduuda hadal kuma yaal haduu isaaq katalinyo mar walba dadkayga dhinac karaac
@happyahmad9689
@happyahmad9689 4 дня назад
@@AhmedMohamed-uf9bx walieedba dawlda soomaaliland ciidnka libiya leh dadkasoo lugaysay xablaha kasoo aqoon soomaaliland dad ciidan hub hantiba la badan hadal kuma banana hus lugtayda hoosteda ku jiran saasa laydin xidhay ciidan ciyaara wada socda doorshada kadib kala baxa ubdka wayeelka
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 4 дня назад
​@AhmedMohamed-uf9bx adoo niikinaya oo burco iyo hargaysa galgalanaya ayaad arki soomaali kale isma gaadhno lkn adigu sankaad kaga tolantahay soomaalilaan
@user-il6lr4oo4v
@user-il6lr4oo4v 4 дня назад
🎉🎉🎉guul somaalilnd cadawgu hajabo amiin🎉🎉🎉
@Shaam-mc
@Shaam-mc 4 дня назад
Hmmm wixi qadiyada nala duulnya uunbad wadana😂😂😂😂
@Aamiin.qurpawi
@Aamiin.qurpawi День назад
GUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUL ❤❤😎👍 Gobonimo iyo reer SOMA💚★❤️LILAND
@abwaanabdiabdidahir3972
@abwaanabdiabdidahir3972 4 дня назад
❤ nin rageed waa zidaa anigaa wasa wixii ka soo hor jeedzada
@aminamohammed5902
@aminamohammed5902 4 дня назад
Soomlilaan heesaynay Ku haystaane miyaanay maqal maahmahda carabiga ah ee tidhaa macrifati qadiim khayru mina nasab wàar idínka tagnee na laawa waxba haku meeraysanin heestayada soomlilaan guul iyo gobanimo
@AbdirashidYusuf-lv6ww
@AbdirashidYusuf-lv6ww 2 дня назад
Mansha Allah tabarkalaha guul gobanimo somaliland waridaad tv ilahay haku xafido keep going
@cabdiraxmancabdilahi6047
@cabdiraxmancabdilahi6047 4 дня назад
ASXAABTII RASUULKA XABASHI AYEY U CARAREEN MARKII LA DILAYEY. DADKII REER SOMALILAND EE LA LAYNAYEY IYAGUNA WAXAY U CARAREEN ARDU XABASH.NABIGEENII MUXAMED (SCW) WAXA UU UDUCEEYEY XABASHI EE UMUU DUCAYN WALAWAYNTA
@roodanuur461
@roodanuur461 4 дня назад
1977 baa naalagu qaalday
@AhmedMohamed-uf9bx
@AhmedMohamed-uf9bx 4 дня назад
Heesta jaceelka iidoor iyo axmaar yaa sababay 😂 Sababay sababay dhulmahante ayaa sababay 😂😂 wlh I aamina Reerku jaceelka amxaarada waxeey uqaadeen jabkii goojacade kadib😂😂😂
@user-sv8ut3cb4i
@user-sv8ut3cb4i 4 дня назад
Anagu, ummadbaanu nahay Isaaq layidhaahdoo illaahayna, waa, naqaan.ninkii na,aqoonsadoow, abaal dad galaanu nahay, Ninkii eed Naga galoow dad aarsankaraanu nahay, itoobiya waxanu nahay wallaaliyo ehel is jecel, uf, koonfur iyo Somali qadhmuunba,❤
@axmedyusuf8192
@axmedyusuf8192 4 дня назад
1960 muu ahayn wuxuu ahaa 1920 gabayga waxaa tiriyay cali jaamac haabiil waannu ku jexelnaha maxamed saalaxoow
@MohamedHussein-yz2gp
@MohamedHussein-yz2gp 4 дня назад
Hi Brother Waridaad, I am Issaq and not a somali , anyone who supports me as Somaliland is my kin , so Ethiopians are our brothers and sisters
@somfarming9449
@somfarming9449 4 дня назад
What do you mean, not somali?? What nonsense are you spewing. Being somali is not a nationality. It's an ethnicity. If you're not Somali, you're definitely not a somalilander. Afkaagana soo baro!!
@faizasaid3803
@faizasaid3803 4 дня назад
Edo, baryada naga joojidee, share iyo like ta gaajada kuu haysaa waynaa. Mar dheh oo dhaaf
@DaahirXuseenxasan-un4yf
@DaahirXuseenxasan-un4yf 4 дня назад
Somaalidu maah dawlad ee waa qoomiyad waxyna dagtaa meelo badan markaa somalia dawlad manoqonkarto markaa magac kale labaxs
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 4 дня назад
WADIGA CEYNAYE SOMALIDA RUNTA MAXAAD QAXOTIGA ISUGU DHIIBTIIN BENTA OD U SHEGATIIN DEGAMO ADAN KASO JEDIN8NA QABIILO ADAN AHEYNINA
@Halgame334
@Halgame334 4 дня назад
GUUUUL ETHIOPIAN KA DAD KEENA AHH
@doubledeqabus6815
@doubledeqabus6815 4 дня назад
FAQASH WAXAA NAGA AXMAAR 🎶🎶🎶🎼🎼🎵🎵🎧🎧🤣🤣🤣🤣 DEE WAA DHAB
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 4 дня назад
Soomaali Etal amxaarka maxay kudiidayaan sawtay xamar keeneen ee ay ciise daarood ula bexeen teeda kale xabashigu sawkan cahuurta kaqaadaya maxaa lala ooyaya😂😂😂😂😂😂😂
@khaliifaaden
@khaliifaaden 4 дня назад
sidaan u jeedo meel fog baa laydinka dey deyidoonaa sidii falastiin . 75 sano kadib qabiil isaaq la.oran jirey baa itoobiya dhulkoodii ka iibsadey oo duurka ku jirah ???????????????
@mustafeanshax12
@mustafeanshax12 4 дня назад
Sowkuwaa ogaadeenba kujira hhh
@rudwaansulub4835
@rudwaansulub4835 4 дня назад
Hees maaha waa jahilnimo anuu hayb ahaan somali dhamaan ehel iyo xigaalban nahay lakiin magaranayo xabashi oromo goortan wax isku noqonay
@MahadOsman-vb8ro
@MahadOsman-vb8ro 4 дня назад
Waa hess dhigeeda loo dhigay ❤❤❤❤❤
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 4 дня назад
Heestu waa fiicantay Masha Allah Ethiopia 🇪🇹🇪🇹🇪🇹 Guul walalahay reer Ethiopia 🇪🇹 Guul soomalilnd 💚🤍❤️
@AhmedMohamed-uf9bx
@AhmedMohamed-uf9bx 4 дня назад
Heesta jaceelka iidoor iyo axmaar yaa sababay 😂 Sababay sababay dhulmahante ayaa sababay 😂😂 wlh I aamina Reerku jaceelka amxaarada waxeey uqaadeen jabkii goojacade kadib😂😂😂
@saciid_iid
@saciid_iid 4 дня назад
​@@AhmedMohamed-uf9bxdhulbahante Afweyne jaajuus u ahaayeen laakiin ilaahada wey barooranayaan. Garaadlaawe itoobiya waxba kama sheegi karo car. Intaan soomaaliya kamaqnay waa Inaa baroorataan
@saciid_iid
@saciid_iid 4 дня назад
​@@AhmedMohamed-uf9bxjabkii afweyne kaaga dhacay kawaran illaa xamar iidooraa nahay markaa laheydeen 91kii sowkumaanbadin. Goojacade waa ragg aad qolal soofadhiisisay 8bilood oo xabaal wadareedkii cagafta. laascaanood guri aan laga goblamin majiro dhuuso
@Aamiin.qurpawi
@Aamiin.qurpawi 3 дня назад
SOMALILAND 🦁👈😎👍 💚💚💚💚💚 🤍🤍★🤍🤍JSL ❤❤❤❤❤ 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁👈👈👈👈
@user-dl3ny3bl8u
@user-dl3ny3bl8u 4 дня назад
Wll kay 1988 muxu igu samayay🚀xabashina 1988 🏘
@saeddahir7600
@saeddahir7600 4 дня назад
Somaligu hawiye sodonsano laqarxinayay maalintuu yidhi waan ladagaalamayaa ayaa dhabarka kajabiyay adeeer
@AhmedMohamed-uf9bx
@AhmedMohamed-uf9bx 4 дня назад
Heesta jaceelka iidoor iyo axmaar yaa sababay 😂 Sababay sababay dhulmahante ayaa sababay 😂😂 wlh I aamina Reerku jaceelka amxaarada waxeey uqaadeen jabkii goojacade kadib😂😂😂
@shabeel7467
@shabeel7467 4 дня назад
Gabaygaa waxa lahaa abwaankii reer Berbera Cali Jamac Habiil, hubiya weliba.
@seeraarbmchannel5623
@seeraarbmchannel5623 4 дня назад
HAA WAXA LEH ALI JAMA HAABIIL OO CIISE MUSE AH
@alio6100
@alio6100 4 дня назад
Abwaanku wuxuu tiriyey gabayga 1920 war idaad wuu qaladay
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 4 дня назад
Adiguna waridaadoow, magacaaf bixisaa ma hadho dayaxo qasqas, Daahe Gaas waa Geesi Qaran
@jamalskp7280
@jamalskp7280 4 дня назад
Heesta magaceed bal.soo dhiga link
@somfarming9449
@somfarming9449 4 дня назад
Walee Ethiopian ma soo dhawesto. Waad fogaateen ee Somaliland sharafteedi meel hakaga dhicina. Xabashi laheyne.
@deqaabdi1846
@deqaabdi1846 4 дня назад
❤❤❤❤❤❤ Mansh allaah hambalyo abwaanka qiimo badaan ❤❤
@AhmedMohamed-uf9bx
@AhmedMohamed-uf9bx 4 дня назад
Sababay sababay dhulmahante ayaa sababay 😂😂 wlh I aamina Reerku jaceelka amxaarada waxeey uqaadeen jabkii goojacade kadib😂😂😂
@user-gg2kx7zh4r
@user-gg2kx7zh4r 3 дня назад
Sax saxib 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Aamiin.qurpawi
@Aamiin.qurpawi 3 дня назад
💚★❤️GEESI 🦁👈 💚★❤️GUUUUUUL 💚★❤️GOBONIMO 💚★❤️SOMALILAND 💚★❤️SOMALILAND 💚★❤️SOMALILAND 💚★❤️SOMALILAND 💚★❤️SOMALILAND 💚★❤️SOMALILAND 💚★❤️SOMALILAND 💚★❤️SOMALILAND 💚★❤️SOMALILAND 💚★❤️SOMALILAND 💚★❤️SOMALILAND 💚★❤️SOMALILAND 💚★❤️SOMALILAND 💚★❤️SOMALILAND 💚★❤️SOMALILAND 💚★❤️SOMALILAND 💚★❤️SOMALILAND 💚★❤️SOMALILAND 💚★❤️SOMALILAND
@abdirashidalale8885
@abdirashidalale8885 4 дня назад
Hadalkii xasan shiish ee ahaa dp wold waan ogolayn.ka soo hadal
@a.bismail6492
@a.bismail6492 4 дня назад
somalidu waa jaahiliin. wax la yiraahdo Somalinimo ma jirto. danta guud ayaa jirta. haday jirto wax Somalitimo Somaliya iyo jabuuti idinkama hor istaageen inaad guulaysataan. waxaan rabaa in caruurteyda ay cunaan oo qabiilkeygu ay kheyraad helaan!! Guul Somaliand! Guul Ethiopia
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 3 дня назад
War illaahay kabaq kulahaa qof kii somaland ka soo hor jeeda waa gaal wllo gaalnimadu saas maaha qabyaaldaa kula carataye bal isdaji
@saeddahir7600
@saeddahir7600 4 дня назад
Sooomaligu waakeee 30 sano ayay B IYO T KU heshiin waayeeene
@mukhtarmaxamed5357
@mukhtarmaxamed5357 4 дня назад
Gabaygan waxa tiriyay cali jaamac haabiil 1920 wakhtigii ina cabdille xasan 1960kii iyo waxaan maaha wll aan kusaxee
@jamaliban
@jamaliban 4 дня назад
Fastiintii baa ugu daran oo walwalanayaansa
@abdullahsomali7992
@abdullahsomali7992 4 дня назад
Abwaan daaha iga gaadhsiiya wuu ilduufay tuduc amxaaba iga xiga oo wuxu hilmaamay anxaaku inu yahay qabiil waxayse ahayd inu yidha xabashiba iga xiga
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 4 дня назад
Somaliland' 🇭🇺🇭🇺🇭🇺. Ethiopia 🇪🇹🇪🇹🇪🇹 guuu lyo gobanlmo Somaliland ❤❤❤❤❤❤ guuuuuuuuuuuuuuuule 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪 guuuuuuuuuuuuuuuule 💪💪💪💪💪💪
@AhmedMohamed-uf9bx
@AhmedMohamed-uf9bx 4 дня назад
Heesta jaceelka iidoor iyo axmaar yaa sababay 😂 Sababay sababay dhulmahante ayaa sababay 😂😂 wlh I aamina Reerku jaceelka amxaarada waxeey uqaadeen jabkii goojacade kadib😂😂😂
@AyaanIsmail-ro6ir
@AyaanIsmail-ro6ir 4 дня назад
Badhyo culus Somaliland bay koobiyaysaa everything dastuur Sharci oo dhan way nagu daba waasheen waa hees Ku Haboon meesheedii buudhigay
@nabeellu
@nabeellu 4 дня назад
Ethiopia is our savior…Kudos to you Waridaad Tv
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 4 дня назад
Wlhi run sheeg badthy Wlee halkeeda Ayuu dhigay wlhi runta abwanka Reer Somaliland ee Huwanta kaga qaylsiisayey
@mohamedhimilo6064
@mohamedhimilo6064 4 дня назад
War muuse hortii ayey garoowe u gashay axmaaro c.laahi yusuf horu ku kenay !!!!!!
@elbaa7bash262
@elbaa7bash262 4 дня назад
SOMALILAND ❤️🤍💚FOREVER ❤️🤍💚❤️🤍💚❤️🤍💚❤️🤍💚❤️🤍💚❤️🤍💚❤️🤍💚❤️🤍💚❤️🤍💚❤️🤍💚❤️🤍💚❤️🤍💚❤️🤍💚❤️🤍💚
@Aamiin.qurpawi
@Aamiin.qurpawi 3 дня назад
💚💚💚💚💚🤍🤍★🤍🤍❤️❤️❤️❤️❤️💚💚💚💚💚🤍🤍★🤍🤍❤️❤️❤️❤️❤️💚💚💚💚SOMALILAND🦁❤️❤️❤️❤️💚💚💚💚💚🤍🤍★🤍🤍❤️❤️❤️❤️❤️💚💚💚💚💚🤍🤍★🤍🤍❤️❤️❤️❤️❤️
@raxmacalisiciid4687
@raxmacalisiciid4687 4 дня назад
Asc adeer waa wakhtigi ina abdule xassan oo waxa tiiriye Cali jamac habil
@idirisxaashi8965
@idirisxaashi8965 3 дня назад
Jawaab wacan ayaad siisay waan ku wataa waridad
@user-dv7cs4iq5q
@user-dv7cs4iq5q 4 дня назад
Guuuuuul soomaliland masha allah guuuuul 🎉🎉🎉🎉💚💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️💪💪💪💪💪💪💪
@alxmdulilah7023
@alxmdulilah7023 4 дня назад
We love 🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🤲🤲🇪🇹🇪🇹🇪🇹
@user-wc4nj8fb2m
@user-wc4nj8fb2m 4 дня назад
Masha Allah somali land guul iyo gobonimo waridaad niin qaran adiga naa waan ku salamay ❤❤❤❤
@JamaTarabi
@JamaTarabi 4 дня назад
Guuuul iyo gobonimo JBSL ✌️💪💯♥️♥️♥️🌷💐🌷
@HjkHjk-vm8mw
@HjkHjk-vm8mw 4 дня назад
Abwaanku wuku saxsan yahay heesda somali wax la idhaah ma jirto markee dan leeyihiin pee ku qaraabtaan somalinimada laakiin qabiil kee ka jecel yihiin
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 4 дня назад
Happy 26 June Hanbalyo hanbalyo Somaliland 🇭🇺🇭🇺🇭🇺 guuuuuuuuuuuuuuuule 🎉🎉👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@AhmedMohamed-uf9bx
@AhmedMohamed-uf9bx 4 дня назад
Heesta jaceelka iidoor iyo axmaar yaa sababay 😂 Sababay sababay dhulmahante ayaa sababay 😂😂 wlh I aamina Reerku jaceelka amxaarada waxeey uqaadeen jabkii goojacade kadib😂😂😂
@Mohomettnaasir
@Mohomettnaasir 4 дня назад
ISAAQOW Midowba Waa talo wax walba wa dhici karne✊🏻
@sam-xz5tc
@sam-xz5tc 2 дня назад
mashallah may allah bless Ethiopia 🇪🇹 somaliland ❤️
@nimaali1932
@nimaali1932 4 дня назад
❤❤❤❤❤❤s/land is hero
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 4 дня назад
100 KUN O OROMO O IDIN JOGA HARGEYSA AYA IDIN QABSANAYA HA NAGU SO QAXININA
@raxmacalisiciid4687
@raxmacalisiciid4687 4 дня назад
Asc aniga waa abdirahman Mohamed said Cali jamac habil
@mohamedabdi3468
@mohamedabdi3468 4 дня назад
Nothing can break somaliland and Ethiopia trust and friendship forum. A friend indeed is a friend in need. Therefor, we both need each other more than words and image could ever suggest. They are more friendly and respectful neighbours, than our cynical, envy, and hypocrates brothers in somalia and jabuti. Who hate and envy our property and existence beyond the limit anyone can imagine since history and time can tell about the beginning of somalia till now, with no gravity reason of state. But still exist and prosper by the grace of Allah(swa) !!! 😂
@Aamiin.qurpawi
@Aamiin.qurpawi День назад
🥰SOMALILAND🥰 GUUUUUUUUUUL ❤❤🦁😎👍
@NajahEsse-sy5qd
@NajahEsse-sy5qd 4 дня назад
Ethiopia 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 ❤
@AhmedMohamed-uf9bx
@AhmedMohamed-uf9bx 4 дня назад
Sababay sababay dhulmahante ayaa sababay 😂😂 wlh I aamina Reerku jaceelka amxaarada waxeey uqaadeen jabkii goojacade kadib😂😂😂
@AhmedMohamed-uf9bx
@AhmedMohamed-uf9bx 4 дня назад
Heesta jaceelka iidoor iyo axmaar yaa sababay 😂 Sababay sababay dhulmahante ayaa sababay 😂😂 wlh I aamina Reerku jaceelka amxaarada waxeey uqaadeen jabkii goojacade kadib😂😂😂
@userxmvw031
@userxmvw031 4 дня назад
​@AhmedMohamed-uf9bx shalay mxd leheden darwish banala idhahda ingiris bn ladagalanay waxa oyaya hadana wa idika e marna leh ingiris bn sarnay marna leh isaaq ingiris be naga raaceen afgaap iyo mod muslim halakugu imado falestine💩
@userxmvw031
@userxmvw031 4 дня назад
​@@AhmedMohamed-uf9bxno aqonsi bey bixinayan tasa sababtay orod xaar yohow 💩🐕‍🦺waxba ma tihide melaha dhusad🤮a latag 👻 [ viva etiopia 🩷]
@NajahEsse-sy5qd
@NajahEsse-sy5qd 3 дня назад
@@AhmedMohamed-uf9bx us us aslada abaha iyo sinjigagaba wase 👌🏻👌🏻dhulbahateee🤮🤮🤮🤮
@AsmoCadeey-fr7vu
@AsmoCadeey-fr7vu 4 дня назад
Kan Gabaygaa kan Tiriyey Gaal buu Ahaa Sxb❤
@dulmar9139
@dulmar9139 4 дня назад
Cayayaanka runta usheeg 👍👍👏👏
@jamalskp7280
@jamalskp7280 4 дня назад
WAA RUN XABASHIDAA NOO DHAANTA
@user-pz9yy4ym1k
@user-pz9yy4ym1k 4 дня назад
Masha Allaah guul isha Allaah ❤❤
@AhmedMohamed-uf9bx
@AhmedMohamed-uf9bx 4 дня назад
Sababay sababay dhulmahante sababay in eey iidoor xabashi sheegtaan😂😂😂😂 kusocda waxaad kaheshaan waxba ha iga siinina
@AhmedMohamed-uf9bx
@AhmedMohamed-uf9bx 4 дня назад
Jaceelkaan amxaarada wuxuu idin galay kadib jabkii goojacade 😂😂😂 waawareey waawareey dhulmahantoow kahara reerkii gaalo ayuu ugalay diinta haka saarinina
@AhmedMohamed-uf9bx
@AhmedMohamed-uf9bx 4 дня назад
Heesta jaceelka iidoor iyo axmaar yaa sababay 😂 Sababay sababay dhulmahante ayaa sababay 😂😂 wlh I aamina Reerku jaceelka amxaarada waxeey uqaadeen jabkii goojacade kadib😂😂😂
@Hanaa_MuslimaYemen
@Hanaa_MuslimaYemen 4 дня назад
I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 6 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 15,000 Yemenis among us, and now we owe 45,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967736246190 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~«««~-♡~♡~♡~~•~•~♡~♡~♡~♡~♡~♡♡♡~~~: ~:~¡~¡~¡~;I.i.i.i.i.i. i.I.|-..•...،.🎉🎉😮❤
@Muslimsomali152
@Muslimsomali152 4 дня назад
Wllo imtaxanka shadiga iso duceya please please please please please please please please please markad salada tukaneyso aan basne😢
@Hootho
@Hootho 4 дня назад
Geesi geesi dhalay run
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 4 дня назад
AF SOMALIGA NO DAYA ADA ITOPIA DEGAMADA SOMALIDANA WA LEYDINKA RAFA
@AbdicasiisMohamed-pr7tu
@AbdicasiisMohamed-pr7tu 4 дня назад
Jareerbato dhulkii Markii dhulkii inad ku xaarto lagu ogoladad k8braysa yaan dhulka kalaclagu dhihin jwreerow mad joogi adoonti siyad batay beeraha kufalanjire
@HjkHjk-vm8mw
@HjkHjk-vm8mw 4 дня назад
Afsomaligee ku hadashaa horta gudhuu iyo waxaan umaduba fahmin baa ku hadashaane naa cida idiin qorta afsoomaliga waa isaaq dameer yahay futada madaaw caqligu lixsaac yahay
@ABDIRIZAAKMOHAMED-jp1uo
@ABDIRIZAAKMOHAMED-jp1uo 4 дня назад
Maalin baa kashalaynaysaan jeclaanta amxaarada masaakiinta ah gaajado laysay kiristan ah
@user-sv8ut3cb4i
@user-sv8ut3cb4i 4 дня назад
Saaxiib waridaadoow I sharax Inaana somaliba aynaan ahayn
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 4 дня назад
Guul somaliland and ethopia 🇪🇹🇮🇷🇪🇹🇮🇷🤣🇮🇷🇪🇹🇮🇷🥰🇪🇹🇮🇷🇪🇹🥰🇪🇹🇮🇷😃🇪🇹🇮🇷🔥🔥🔥 AYAADU QUURDEEYE LEEDAHAAYE AWAAYE KKKK MASKIIN QADADEWEYNE
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 4 дня назад
MARKEEY IDIN QABSADAAN LAYAAN HAKU SO QAXININA SOMALIDA RUNTA
@zuhaip9985
@zuhaip9985 4 дня назад
Dee adayba manta ku haystan oo gedo ku fadhiyaan ee iska kici aniga ima haystane
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 4 дня назад
WALAHI GARAWE WEY IDINKA OYSIIYEY😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@HjkHjk-vm8mw
@HjkHjk-vm8mw 4 дня назад
Naaayaa idikoo dameeraha raaci jireey talyaani wabiga idin kaga gudpi jiree miyaa somaliland waxka sheegi qadaad weeyney 👺👺
@hamda2342
@hamda2342 4 дня назад
Naa.xabaalahaa Iska.nebed.geliya Aah.baa.deeq Banshee.
Далее
BABYMONSTER - ‘FOREVER’ M/V
03:54
Просмотров 10 млн
Stray Kids <ATE> UNVEIL : TRACK "MOUNTAINS"
00:59
OVOZ
01:00
Просмотров 956 тыс.
GARAAD JAAMAC ISA SOO DHIIBAY  ARIN LAYAAB
9:28
Просмотров 26 тыс.
Ummmm We "HAIR" You!
0:59
Просмотров 14 млн