Тёмный

Daawo; Dad badan ayaa kanaxa magaca Somaliland, RW Kuxigeenka Salax oo amaanay Muuse Biixi... 

Shabelle Channel
Подписаться 334 тыс.
Просмотров 15 тыс.
50% 1

Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel
Subscribe Like Comment Share

Опубликовано:

 

30 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 84   
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q 3 месяца назад
Kkkkkkkkkk HA CIYAANE CADOWGA HAYSKA CIYAANE NACASKU HAYSKA CIYEE SOMALILND GUUL INSHA ALLAAH ALLAAHU AKBAR
@AxmedYaasiin-s9g
@AxmedYaasiin-s9g 3 месяца назад
Insha allah marwalba guushu wadankeena somaliland bayraaci cadawga kaxun horumarka iyo jiritanka somaliland ilaahay ha jabiyo gude iyo dabadba guul wadankeena somaliland Rw sifiican ayuu u hadlay waxna wuu tusay ❤❤❤❤❤
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q 3 месяца назад
Intaan lagugu dilin neefow ka tag meesha dawladiinu xabaalihii meytidii ku dul iibsatay
@HamzeMed-py6up
@HamzeMed-py6up 3 месяца назад
Waar niin ki guesisana gac kudomiye firdiye no madaxwene
@mcnncm1318
@mcnncm1318 3 месяца назад
Qac buu ka yeedhsiiyey mooryaan iyo faqashta munaafaqiinta moqdisho lagu ilaaliyo
@cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
@cabdiraxmanmuxumed-sr1yf 3 месяца назад
Waar muuse waa dabadhilif Caadawku ah dalka iyo dadkaba
@FoziaCaabi-p3k
@FoziaCaabi-p3k 3 месяца назад
​DELL
@FoziaCaabi-p3k
@FoziaCaabi-p3k 3 месяца назад
DELL
@mcnncm1318
@mcnncm1318 3 месяца назад
@@cabdiraxmanmuxumed-sr1yf dalka sheegaysaa muxuu ahaa shuubo faqasheey
@faizam523
@faizam523 3 месяца назад
WAX BAA BAALAHA IGA YAACEY, MUUSOW LO'DA FASAX HA INOO DAGAALANTEE. IIDOOR CALAACAL BAA KA SOO HADHEY SIDII AY GOOJACADE UGU KASHIFMEEN😂😂😂😂😂
@Updiqanimohamedupdilahi
@Updiqanimohamedupdilahi 3 месяца назад
❤SOMALILAND IS NOT EASY❤
@Abdirahman-1020
@Abdirahman-1020 3 месяца назад
WALAAHI QAC AYUU KAYEERSIIYAY YAMYAM IYO QADAADWEYNTII RIJAAAL
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 3 месяца назад
Xarunta maamulka banaadir buu yiri iyadoo xasan sheekh fadhiyo 😅😅😅😅😅
@Khalid-dc4dh
@Khalid-dc4dh 3 месяца назад
Geese guulayso cadawgana ilaahayhakaa xafido
@BaadshaaRookii
@BaadshaaRookii 3 месяца назад
Ha ciyaane nacabku ha iska ciyaane waligood ha ciyaaane
@Yasmin-u2h
@Yasmin-u2h 3 месяца назад
Geesi isaaq ah
@XaliimoMuuse-n8r
@XaliimoMuuse-n8r 3 месяца назад
😮2 xidig buu lahaa bernta jooji
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 3 месяца назад
SoOmAALILAND WAA MAAMUL GOBALEED AYAGA KA NAXO NOLASHA DADKA SOOMAALIYEED CADOW AH DAMEERYAHOW IDOOR XAMAR EDEB U JOOG BACAAC🐑🐑🐑🐑🐑🐑🐑🐑🐑
@abokaraadan2506
@abokaraadan2506 3 месяца назад
Gawsa abeeso guda ka xidhiidhsan inaga buufi kana shaqayso guul somaliland
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 3 месяца назад
Belaayo kula fool xumaatey dhider buu ekyahay caloolweyne naaskii hooyadaa aad jaqdey canihii kugu noqde xanuun
@maxamedsiciid8390
@maxamedsiciid8390 3 месяца назад
Waad shaqo tagtay ee Iska giro lacagta xilku markaad katagto cafiska dagdaga uso dalbo waynu isfahmaynaye
@mychannel-bq1mq
@mychannel-bq1mq 3 месяца назад
Qanje weyne Adeer Somalilialnd hadaad xaabsi tagtay Adigu ku ma mat ali kartid cidba Ee xaabsigaaga iska jir
@mychannel-bq1mq
@mychannel-bq1mq 3 месяца назад
waar iska aamus meeshuu Hasan ku hanjabayo dhiig baan u daadinayna Somaliland inuun soo xeri Galino Hadana waad dhex joogta
@cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
@cabdiraxmanmuxumed-sr1yf 3 месяца назад
Xanadi kuma hoosnoola kalitaliye muuse juudaan
@mohamedjama8926
@mohamedjama8926 3 месяца назад
Nin raga waxaase kasii wacnaan lahayd adoo hargaysa soo aada
@salebanmohamedmahmoud2483
@salebanmohamedmahmoud2483 3 месяца назад
ar iska aamus waa fashilintee beentaadii waa dhamaatay aad kugureysay oouur iyo afkalajira ayaad hayso kuwa aad kasoojedo aaad axmaarka
@samewadasamewada
@samewadasamewada 3 месяца назад
malintaa ku wii xoryada dadkii keenyi ayaa sixun loola dhaqmyi ilaa imnkana xumaantii ba lagu wada
@sakiya5652
@sakiya5652 3 месяца назад
Inader iskashaqayso makad dhamayso nookalay
@goudhassanaden4627
@goudhassanaden4627 3 месяца назад
Waar dadkani waxanaad ka hadlayso maba fahansana xin iyo xaasid bay talo ka yaqaanaane ha ku xiiqine meesha iskaga kaalay Qaranimadan iyo midnimadan aad ka hadlayso Xamar iyo inta ka nool baa kala wayn
@OmarQaloon-yr9wt
@OmarQaloon-yr9wt 3 месяца назад
Waa aqoon yahan soomaaliyeed iyo ar yaqaan xeel dheer
@Khalil112-d4p
@Khalil112-d4p 3 месяца назад
Libaaxa libax dhaley oo Isaaqa soo mah
@SahraIsmaaciil-v7c
@SahraIsmaaciil-v7c 3 месяца назад
qac waydhaaftay kkk wuu udhameeyay
@saadoali5930
@saadoali5930 3 месяца назад
dhawaan yaan madkaga nolookeenin
@SahalabdiBulale
@SahalabdiBulale 3 месяца назад
ALLAA. YAA. QOSOL UU.BAHAN😂
@salebanmohamedmahmoud2483
@salebanmohamedmahmoud2483 3 месяца назад
3 magaalo qaran mamanoqoto
@mychannel-bq1mq
@mychannel-bq1mq 3 месяца назад
Waxaan nacay calan kaa blue ga ah
@saf1090
@saf1090 3 месяца назад
Cina canbaashe 2.0
@AdancaliDhimbiil
@AdancaliDhimbiil 3 месяца назад
Fataal fataal dhalay isaaq waa isaaq hadu durdur iyo dabaal galo dofar abidkii ma daahiro wr isaaq aamin maleh
@ahmedabdillahi5685
@ahmedabdillahi5685 3 месяца назад
maad daahirtid hadaanad adigu dofaar dofaar dhalay ahayn 30 sano ayad xaarkiina cuneyseene o caalam islaam iyo gaalba madaxa la idinka haysta fajac awgiiye
@Bilekhyr
@Bilekhyr 3 месяца назад
Bismillaahi raxmani raxim Kaasa saa ujiran ayaa ddka Soomaaliyeed rayslwaare U ah oo xafiiska fadhiya Ilaaheyoow sharkiisa Umada soomaaliyaed kaqabo
@halimojama2378
@halimojama2378 3 месяца назад
Waxaa sidaa u hadlaya ayaa umada somaliyeed u dhaartay dadka buka allaha caafiyo
@A3000BC
@A3000BC 3 месяца назад
Dila doofaarka
@Ayaan-qf3ls
@Ayaan-qf3ls 3 месяца назад
May dib
@Bilekhyr
@Bilekhyr 3 месяца назад
😂😂😂😂😂 xasbunullahi wanicmalwakiil kanaxoow nafta waa SSC khaatumo Daraawiishta cadowga jebiya
@mawliidhassan5625
@mawliidhassan5625 3 месяца назад
❤❤❤❤Guul Somaliland.❤❤❤❤❤❤guul .somaliland❤❤❤❤❤❤❤guul.somaliland❤❤❤❤❤guul .somaliland❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤guul.somaliland❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤26.6.1960.❤❤❤❤❤
@abdulhakimsamater7309
@abdulhakimsamater7309 3 месяца назад
😂🤣😂 .. Neef ..🐄
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 3 месяца назад
Qoladan soomaliland soomaaliwayn bay ku dhuuntaan amxaarana walaalo ayaan nahay bay ku leeyihiin waa munaafaqad to highest order
@hassannur8022
@hassannur8022 3 месяца назад
26 June 1960 is for Somaliland not for Somalia. 1960 kii ayay ahayd markii la yidhi warka Xamar dhaaf, waa tii oo dhab ah.
@hassannur8022
@hassannur8022 3 месяца назад
Waar Tabasho way soo dhaaftay 150,000 kun oo qof ayaa u dhintay Somaliland. Somalia waa cadceed dhacday xabaalaha ayaanu ku aasnay
@abdikarinisnail5240
@abdikarinisnail5240 3 месяца назад
Maad baadi goobtid adigu, war yuu idi. Mashquylin, meeqa sano ayey warkaas raqiiska ah anaga hawiye ah noola dhextaagan yihiin.
@FaysaFaysa-ib8yz
@FaysaFaysa-ib8yz 3 месяца назад
Waar muuse kagaadha meeshii waa gedee. Muuse wixi kujiruu hunqaacay. Muuse isaaq wuu iskudiree eega waxa kadhasha.
@zamzamabdi295
@zamzamabdi295 3 месяца назад
Bisinka dadka maxaa ka sokeeya wejiyadooda wejigiin gubay wuxu madmadoobaa
@KhadarKadar-xc8df
@KhadarKadar-xc8df 3 месяца назад
Mnsh allah saalax ishacadawgu kaadadan ❤❤❤❤❤❤ 26june hbnki xoriyada somaliland guul
@siisilafo
@siisilafo 3 месяца назад
Iska hadlow hakuwasaan reer komfureed
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 3 месяца назад
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa waa arrin aad u fudud oo la heli karayo. 2.0. Waxayna tahay inuu madaxweyne xasan sheekh maxamuud uu dhawaaqo aqoonsiga somaliland. 3.0. Ka bacdina la is weydaarsado safiirada xoojinaya xidhiidhka wanaagsan ee labada dawladood ee somalia iyo somaliland.
@guleidomar8972
@guleidomar8972 3 месяца назад
Rer konfurku runta iskuma sheegaan
@TobanKabe
@TobanKabe 3 месяца назад
Magacood, ba,a Somali la dhaho, kuwa keniy, kuwa itoobiya, kuwa jabuuri, kuwa somaliya, hadday wax garad ku jiro caawa citiraaf iyo aqoonsi hawgu dhawaaqeen Somali land hadii kale(1)luulyo xabashaa ugu dhawaaqi dibna Uma arki doontaan Somaliland ,ama garaadka laas caanood haydin lug gooyo iyo dani,😂😅😊😢🎉
@qaali4589
@qaali4589 3 месяца назад
Inaadeer riyada ka bax o iska shaqayso koonfur 2 dawladood o soomaliyaeed ayaanu nahay marlbaad in la dago ma dhcayso aan kla ceeblaano bay bay
@XaliimoMuuse-n8r
@XaliimoMuuse-n8r 3 месяца назад
Dowlada xasan dhiiqo in aysan dowlada aheyn ogada
@yasinyasin1851
@yasinyasin1851 3 месяца назад
Waa cay iyo aflagaado dad iyo dal magacoodii loo diidan yahay oo magac aaney lahayn lala leeyahsy waa laydin yidhaahdaa magaceygu dalkeygu waa Somaliland ee maaha somaliya somaliyana magola in loogu yeedho Somaliland
@Khalid-dc4dh
@Khalid-dc4dh 3 месяца назад
Maya saalaxoow dad Kani ma dhawa
@XaajidaibabdimuseShiishle
@XaajidaibabdimuseShiishle 3 месяца назад
Ba ka fadhiiso ader xaflada
@MUNAHAIBE
@MUNAHAIBE 3 месяца назад
Nacas nacas dhalay
@osmangure6040
@osmangure6040 3 месяца назад
Scab ma jiro saayo waa qurun qudbadddiisu laakiin ismanoga . Waa qof liita waa mooryaan .
@FoziaCaabi-p3k
@FoziaCaabi-p3k 3 месяца назад
DELL
@FoziaCaabi-p3k
@FoziaCaabi-p3k 3 месяца назад
DELL
@nasircumar5311
@nasircumar5311 3 месяца назад
HA KU DAALIN HALKII SOMALI WEYN NOO DAMQANEYSAY WEY NA BOGSATEY. SXB ISKA SOO NOQO
@FoziaCaabi-p3k
@FoziaCaabi-p3k 3 месяца назад
DELL
@FoziaCaabi-p3k
@FoziaCaabi-p3k 3 месяца назад
DELL
@GUDMO-BIYO-CAS-NEWS
@GUDMO-BIYO-CAS-NEWS 3 месяца назад
Ninkani waa true lander Ma hawl yara ✅
@FoziaCaabi-p3k
@FoziaCaabi-p3k 3 месяца назад
DELL
@FoziaCaabi-p3k
@FoziaCaabi-p3k 3 месяца назад
DELL
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 3 месяца назад
Xasa sheekh waa inuu xilka ka qaadaa kan buka ee uraya. Waa qof uraya e xilka ha ha laga qaado.
@zamzamabdi295
@zamzamabdi295 3 месяца назад
Maxaa kugu dhacay miyaanu soomaali midaynayn 😂😂😂😂😂😂
@Hikma599
@Hikma599 3 месяца назад
Ma runtuu ku urayaa markaa
@Hikma599
@Hikma599 3 месяца назад
​@@zamzamabdi295dadkani somali midawda ma rabaane isaaq nacayb ayaa dilay
@zamzamabdi295
@zamzamabdi295 3 месяца назад
@@Hikma599 waa run inay isaaq neceb yihiin waxaa kuu cadaynaysa wejiyadooda murug iyo nacayb baa ka muuqda wejigood gubayga
@RashidAli-bb3yc
@RashidAli-bb3yc 3 месяца назад
4:58 4:58 saalax abti geesi baad tahaye guuleyso 4:58 4:58
@abdiladifahmeddhamac4217
@abdiladifahmeddhamac4217 3 месяца назад
In lakalatago iyo in lawada joogaa waaqadiyad . Sidokale in wax lawadayeeshe iyo in lakalayeeshaana waa qadiyad . Intaasaa iskagiin khaldan
@FoziaCaabi-p3k
@FoziaCaabi-p3k 3 месяца назад
DELL
@FoziaCaabi-p3k
@FoziaCaabi-p3k 3 месяца назад
DELL
Далее
Qalpoq - Amakivachcha (hajviy ko'rsatuv)
41:44
Просмотров 437 тыс.
БЕЛКА ЗВОНИТ ДРУГУ#cat
00:20
Просмотров 788 тыс.
Jacaylka Sidee ayey isku yihiin Maxamuud Xaashi?
11:00
Tamsaasa Guyaadhaa Guyyaa
Просмотров 284
Qalpoq - Amakivachcha (hajviy ko'rsatuv)
41:44
Просмотров 437 тыс.