Тёмный

Afar xaasle iyo reer burco kkk 🤣🤣 qosolkii aduunka 

Sakariye Jakarta
Подписаться 237 тыс.
Просмотров 71 тыс.
50% 1

Развлечения

Опубликовано:

 

10 янв 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 440   
@ahmetjezt0h915
@ahmetjezt0h915 3 года назад
Hadad Nabigaa (scw) jeceshaY like isaar
@hillaacfilms2447
@hillaacfilms2447 3 года назад
Wllo subscribe iisaar hadaad awoodo waa codsi
@jamal71doutra52
@jamal71doutra52 3 года назад
Scw
@craxmaanxasan3842
@craxmaanxasan3842 3 года назад
صلی الله علیه وسلم
@haigacararin6429
@haigacararin6429 3 года назад
SCW
@togdheeraawi5040
@togdheeraawi5040 3 года назад
scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@xasankeyse6648
@xasankeyse6648 3 года назад
Qofkii ugu horeeyay ayaan ahaye lake ta iigu booba culimo 🤣🤣🤣🤣
@hillaacfilms2447
@hillaacfilms2447 3 года назад
Wllo subscribe iisaar hadaad awoodo waa codsi
@hafsaabdi3062
@hafsaabdi3062 3 года назад
Sakariye walaal wlhi reer burco waa soo funny!!! Wey iga qosliyeen Walahi!!!!🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂
@hillaacfilms2447
@hillaacfilms2447 3 года назад
Wllo subscribe iisaar hadaad awoodo waa codsi
@alliiama
@alliiama 3 года назад
I Love Reeer Burco one Love wllhi 😍
@ustaaboo5439
@ustaaboo5439 3 года назад
Reer burco funny waaye .
@comaamaam7679
@comaamaam7679 3 года назад
Reer burco boqor weye 😂😂
@nextismaah255
@nextismaah255 3 года назад
😍😍😍😍
@najaali1871
@najaali1871 3 года назад
Reerburco lama gaaro ❤💛
@alliiama
@alliiama 3 года назад
@@ustaaboo5439 sax wlhi so funny 😂😂🤣
@abdirahmanfarolle4556
@abdirahmanfarolle4556 3 года назад
ReR Burco one love FroM PuNtLaNd💪😂😂😂
@hillaacfilms2447
@hillaacfilms2447 3 года назад
Wllo subscribe iisaar hadaad awoodo waa codsi
@xareed1
@xareed1 3 года назад
we love from burco
@saedhassanabdirahmaan6327
@saedhassanabdirahmaan6327 3 года назад
Gob weeye reer puntland anana waan idiin ognahay hadaanu reer burco nahay❤❤❤❤
@mustafelamo
@mustafelamo 3 года назад
Reer burco ismuujiya gobtu isma dhaafto✔️
@mrhanad8148
@mrhanad8148 3 года назад
Kkk
@hoodoayaanle5447
@hoodoayaanle5447 3 года назад
Loool
@hamdakhader5294
@hamdakhader5294 3 года назад
WAligun ba badow nimada isku cadeeyaa
@samsammaxamed8598
@samsammaxamed8598 3 года назад
@@hamdakhader5294 waalagu faanaa badownimada mceey
@_afardhaan8250
@_afardhaan8250 3 года назад
Wiilka yidhi hal makaso bixi karta baka horaysa inad 4 niyaysato ayan wataa😂😂😂
@wardacadaani1334
@wardacadaani1334 3 года назад
Iyagoon midh haybay afar u hanqal taagayaan 😂😂😂soomalibaa laga helaa mid aan xabad hayin oo afar doonaya😂iyo naag aan la qabin oo hinaasta😂😂😂
@rahmohuseinahmed2877
@rahmohuseinahmed2877 3 года назад
Wllhy beentaa maahn wardooy baayo😄😄
@abdalaziizmohammed
@abdalaziizmohammed 3 года назад
Gabdho saddexdiina halkan kuwada jidha dhammanteenaba Baarakallaah 😂😂
@bbenacnac
@bbenacnac 3 года назад
Rer burco funny wlhi love buuran guys 🤣❤
@hillaacfilms2447
@hillaacfilms2447 3 года назад
Wllo subscribe iisaar hadaad awoodo waa codsi
@mahad-19
@mahad-19 3 года назад
😘✌
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi 3 года назад
Anagaa kaa daran 🖤💯
@hanadqays5415
@hanadqays5415 3 года назад
WLL
@ciscojunior4138
@ciscojunior4138 3 года назад
Waa xgee
@xamdimuuse3000
@xamdimuuse3000 3 года назад
Dar alle idin jclahy reer burco wan idin wataa
@hanadqays5415
@hanadqays5415 3 года назад
So dHwoow wLL0 mcn
@haniilkacaz7573
@haniilkacaz7573 3 года назад
🤣sakariye Jakarta wax kale thy 🤣 reer burco🤣 💉❣ my dhiiga🥰
@hanadqays5415
@hanadqays5415 3 года назад
WLL0
@haniilkacaz7573
@haniilkacaz7573 3 года назад
@@hanadqays5415 hee wlloh
@hanadqays5415
@hanadqays5415 3 года назад
@@haniilkacaz7573 4347592 WHatsapp iso qap0
@haniilkacaz7573
@haniilkacaz7573 3 года назад
@@hanadqays5415 hYh walll🖐
@hanadqays5415
@hanadqays5415 3 года назад
@@haniilkacaz7573 Kuma HaYe😁😁
@qeeyrsheegmedia155
@qeeyrsheegmedia155 3 года назад
4 buu guursaday aabahey legen buu ahye kulhaa3:20😀😀😀
@legendhassay6369
@legendhassay6369 3 года назад
liibax
@xaaqtuufofficial2091
@xaaqtuufofficial2091 3 года назад
Walahi waan qoslay laxwla 😄😄😄😄😄
@koos1302
@koos1302 3 года назад
2:30 inankasi waa runtii
@abaashurre226
@abaashurre226 3 года назад
qatar
@koos1302
@koos1302 3 года назад
@Abdifatah buuni ragii baba hada marsada wll
@zidinoofficial5023
@zidinoofficial5023 3 года назад
@@koos1302 kuwas badh baa xamda ah🤣🤣🤣
@koos1302
@koos1302 3 года назад
@@zidinoofficial5023 haaheey 😂😂😂😂
@zidinoofficial5023
@zidinoofficial5023 3 года назад
@@koos1302 saas ila shaqee inader
@manka0968
@manka0968 3 года назад
Rer burco dad funny ah waaye from moqdisho
@dailyxiin
@dailyxiin 3 года назад
Nin walba 4 Xaas haysku dayo inuu guursado Si aynu u badano Waa hadi uu ninku dhinac walba ka diyaarsan yahay😀 Abaahay walhi 7 dumara ayuu guursaday raga dumarka badan guursadana waan Taageera
@apdikaafiahmed8111
@apdikaafiahmed8111 3 года назад
Inder Koley aduh dhinac bad ka duuleysaayo dhanka Isa Sarifaada Sariirtunbaad Ku wadaa Wixii Kaleh Iyagaa U Taalaa Soomaha XaalıYey😅😅
@hanadqays5415
@hanadqays5415 3 года назад
So dHwoow wLL
@monam7931
@monam7931 3 года назад
Jibriil aqliga rabi kuu siyadi waa runtiii🙏🙏🙏✔️
@farhanmohamed1504
@farhanmohamed1504 3 года назад
Waar anigu afar amateed uma hayo ee midh yar oo bilaa buur buur ah faatixada iigu soo mara😁
@nimoabdizemed7504
@nimoabdizemed7504 3 года назад
1:43 jibriil waa wiil runtii mazkax badan kep going wllo jipril 👏👏
@hafsaabdi3062
@hafsaabdi3062 3 года назад
0:23 Dee waa ban gadeey bee!! 😭😭😭😭😭😂😂😂😂 Dadkan aad bay iga qosliyeen!!!
@abdulkaderhassan
@abdulkaderhassan 3 года назад
Barasho wanaagsan hafsa
@hafsaabdi3062
@hafsaabdi3062 3 года назад
@@abdulkaderhassan Adiga na wll!!!
@abdulkaderhassan
@abdulkaderhassan 3 года назад
Magacaga Ayan jecelahay hafsa
@hafsaabdi3062
@hafsaabdi3062 3 года назад
@@abdulkaderhassan waad mahaadsantahay!!!😜😜😜😜
@abdulkaderhassan
@abdulkaderhassan 3 года назад
Ma kula xiriir karaa whatsapp ka
@heersareofficial7814
@heersareofficial7814 3 года назад
Sakariye jakaarta yutobarka gobalka raga👏
@minauhmeth1091
@minauhmeth1091 3 года назад
1:40 wiilkas hadal qiimo leh yidh keep going brother👍👍
@2plus2equals59
@2plus2equals59 3 года назад
Khaniis buu u egyahay adigana waad amaani
@nimoabdizemed7504
@nimoabdizemed7504 3 года назад
Jibriil waa qov runtii maskax badan keep going jibriil 👏👏👏
@zerpwron8696
@zerpwron8696 3 года назад
And the Oscar goes to... So funny🤣🤣
@neymarjrskillsproductiontv6053
@neymarjrskillsproductiontv6053 3 года назад
The guy with black coat🙌💯
@khaledmoussa3119
@khaledmoussa3119 3 года назад
Waan nii salamay goblki raga I'm from djibouti
@saedhassanabdirahmaan6327
@saedhassanabdirahmaan6327 3 года назад
Waan idinka qaadnay gobtii jabuutaay
@meyou252
@meyou252 3 года назад
Kulaha"hadaad mid qudha guursatid way kugu dul cadaanaysa" ninku ma new buu sii ahaanaya 😂😂
@mohaa10
@mohaa10 Год назад
kkkkkkkkkkkkkkkk🤣
@umuaxlaam7735
@umuaxlaam7735 3 года назад
Jibriil nin nool masha alalh
@cawilgacmadhere787
@cawilgacmadhere787 3 года назад
Anuu waan ku jiraa Cawil saleeban 😂😂
@craxmaanxasan3842
@craxmaanxasan3842 3 года назад
mansha allaah
@innocentgirl649
@innocentgirl649 3 года назад
Marki hore Facebook ayan ka daawan jiray lkn hadda asxaabta RU-vidka ayan kusoo biiray
@xamsecismaan4843
@xamsecismaan4843 3 года назад
Ninkaa Saan wata Niyw Dumarkiii magaalada way ku Bateen Afar Afar u guursada🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@ahmedhussein5664
@ahmedhussein5664 3 года назад
Pro keeeeep going mar uunbaan halka kahadli like iisaara
@hillaacfilms2447
@hillaacfilms2447 3 года назад
Wllo subscribe iisaar hadaad awoodo waa codsi
@deqaabdi7328
@deqaabdi7328 3 года назад
Reer Burco man shall Allah waab dad funny🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣❤️❤️❤️❤️❤️
@Yaxye77
@Yaxye77 3 года назад
Ragàn iyagoon midh hayn bay kuleyihiin afara wan guursan lahaa Waar deee bajumaad tihiin laydhku yuusan idin soqaban😂😂
@mericanbadass5299
@mericanbadass5299 3 года назад
Waa raganimo 😂😂😂
@zuhuurademh1298
@zuhuurademh1298 3 года назад
Usheeg🤣
@rumanashir6976
@rumanashir6976 3 года назад
Hhhhh horta dumarku maogol yihiin inlala guursado😎
@baangobh4200
@baangobh4200 3 года назад
Waxa ahay kii ugu horeeyee daawada fadlana like saar ʕ •́؈•̀ ₎(☞ ͡° ͜ʖ ͡°)☞(ง'̀-'́)งʕ•ᴥ•ʔ
@hillaacfilms2447
@hillaacfilms2447 3 года назад
Wllo subscribe iisaar hadaad awoodo waa codsi
@shamzdinmohamud6616
@shamzdinmohamud6616 3 года назад
Xamashi baaan aqanaa baà taadi iska sax afxamashiga🤣🤣🤣🤣
@mohammoudsuleiman9492
@mohammoudsuleiman9492 3 года назад
Hhhhh wlhi dunny weey war ninka basadiir ladhagiya waan wataa 😆😆😆😆😆😆
@user-zc2ky3sq8m
@user-zc2ky3sq8m 3 года назад
Hhhhhh wlhy kuwan way walan yiin reer burco ilove you gopalkayga ❤💚❤💕❤❤💋
@abdifataahcade6793
@abdifataahcade6793 3 года назад
1:37 wiilka waa igu mowqif bro kep goin
@cilmiboodhari4776
@cilmiboodhari4776 3 года назад
Hhhhh reer Burco waa dad wada qablan ah lkn kuwa sida jilicsan uhadlaya waa hal xaaslayaal 🤣🤣🤣 From Galkacyo
@mubarakhassan3744
@mubarakhassan3744 3 года назад
Sakeriya jikaarta adiyo reer burca waan idin wataa dadkaygii
@prettyhamda-ayan429
@prettyhamda-ayan429 3 года назад
Jipriil Lumbarkiisa iizoo zheega wll😂💟pea izoo qap0
@apdiwahapnasri2808
@apdiwahapnasri2808 3 года назад
6368937
@shandhakoboyniga8998
@shandhakoboyniga8998 3 года назад
Burco biyo macaan aad baan ujeclahay bal ufiirso raga ugu caansan soomalida iyo kuwa waxkusoo kordhiya bulshada intooda badan waa reer burco
@saedhassanabdirahmaan6327
@saedhassanabdirahmaan6327 3 года назад
Xaqiiq weeye sxp
@MccIAlove
@MccIAlove 3 года назад
Sxbow faan baad balo ku qabtaan
@waliidmofficial4161
@waliidmofficial4161 3 года назад
Sakariye. Keep going pro
@Somali122
@Somali122 3 года назад
Alla dartii subscribe iigu saara walaalayaal sharafi korkiina ha ahaato 🙏
@eidhussen4712
@eidhussen4712 3 года назад
Burco 🏡🏡🏡 magaladi islantayda😎😎🧢
@abwaanmaayar7278
@abwaanmaayar7278 3 года назад
Jabriil kanadi isku darle😂
@kowsarowkonbe2306
@kowsarowkonbe2306 3 года назад
Cajiib mnashllh Wiika yar ee jabriiL ilahay aqliga haku siyaadiyo akhlaaq badan baa ka muuqata iyo in uu family dowrsan uu ka dhashtay Aqligu Go,ga kuma xirna 4xaas wax lagu soo caanbaxo maHan wana runtiis laasim wy kala tagayaan ma sii Ahaanayo guur sii jira.
@suldaanabdullahi4407
@suldaanabdullahi4407 3 года назад
Sufiyaan sheikh Ahmed waa nin fiican dadka ku mashquulsan dadkaas waxaa u rajeynaa in ee shaqo fiican heli doonaan. 4 xaas aa ka hadloosiin. Haduu rabo 1 million oo gabdho eh aa guursado.
@mahadgesale3368
@mahadgesale3368 3 года назад
isku qabiil mia thiin😩😂
@suldaanabdullahi4407
@suldaanabdullahi4407 3 года назад
@@mahadgesale3368 maya walaal 😂
@sacdiamoha8386
@sacdiamoha8386 3 года назад
Reer Burco fany weyeh wlhi wn jeclhy😂😂😂😂❤
@apdiazizayzar998
@apdiazizayzar998 3 года назад
Best chennnel sakariye jakaarta keep gion
@_afardhaan8250
@_afardhaan8250 3 года назад
Dumarkii way fara maten kulaha maxa ka galy ma isagy u maten😂😂😂
@zuhuurademh1298
@zuhuurademh1298 3 года назад
Inanka 2 waa nin raggeed🙏 Wax Caqli hayaba adaan ku haynaa wllo
@mumtazaxmed2327
@mumtazaxmed2327 3 года назад
La inanka jabriil ba igu fiicna😂😂😂
@amalali7104
@amalali7104 3 года назад
Alaa manooli 😂😂😂😂 reer burco markan arkaa qosolba igu horaysaaa 😂😂😂😂
@munaqalbidhaya6312
@munaqalbidhaya6312 3 года назад
Manshallah walal hormar wacan sakariye
@khathrauhmeth982
@khathrauhmeth982 3 года назад
Hhh burco halkaasi waa doodi agtiisa 😂😂
@hillaacfilms2447
@hillaacfilms2447 3 года назад
Wllo subscribe iisaar hadaad awoodo waa codsi
@khathrauhmeth982
@khathrauhmeth982 3 года назад
@@hillaacfilms2447 kuusaaray wll
@xareed1
@xareed1 3 года назад
hhh goormad kugu danbaysay
@Elpinko1
@Elpinko1 3 года назад
Reer burco maasha alaah wey iga gosliyaan ❤️❤️❤️🇸🇴
@anwaranelka8510
@anwaranelka8510 3 года назад
😂😂😂 Reer Burco Waa Dd aan Gcn u TaaGy Sxp SaKi Hrmr Wcn Adga Neh ❤🙏
@ronaldomessi4715
@ronaldomessi4715 3 года назад
Keep going bro
@daahircadow4529
@daahircadow4529 3 года назад
I am so happy inan noqdo fast oo dawada
@hillaacfilms2447
@hillaacfilms2447 3 года назад
Wllo subscribe iisaar hadaad awoodo waa codsi
@daahircadow4529
@daahircadow4529 3 года назад
@@hillaacfilms2447 ok
@khaaidpdi2067
@khaaidpdi2067 3 года назад
Nabiga igula sali (scw) ❤ ❤
@wayoflifewayoflife1135
@wayoflifewayoflife1135 3 года назад
Sakariye iyo reer burco waxba lagama qaban karo😅😅
@abwaanmaayar7278
@abwaanmaayar7278 3 года назад
Zakariye keep goin
@sukaynaahmeth3218
@sukaynaahmeth3218 3 года назад
Ohh my goodness reer burco wax waal waalan 😂😂🤦‍♀️
@saaygaloveofficial836
@saaygaloveofficial836 3 года назад
Kkkkkkk Mir firqaa ayaa igu jirta kulahaa wlhi funny reer Burco
@abdulhiyusuf3941
@abdulhiyusuf3941 3 года назад
Wlhi wxn jeclhy qoslk zakariye sidu uqoslo mcana🥰🥰
@faraxkhadar3138
@faraxkhadar3138 3 года назад
O caada maku so duba deee
@ogabshir5436
@ogabshir5436 3 года назад
Reer burco dhib badanah 4 Xaas waah guursan lahaa kulahaa #Qacidadiih abahay racayaah kulahaa🙌😂😂😂😂😂😂
@ip____poi7324
@ip____poi7324 3 года назад
Laba nin haben walba mesha miyay sii istagan😂😂 burco ✌
@abdalaziizmohammed
@abdalaziizmohammed 3 года назад
Alla ragga aad ku dhagan tahay anigu waanba sii garanayaa saleemaan iyo abshir sakariye waa ay u kala kiciyaan RU-vid-ka kkk
@mariyaabdoo9299
@mariyaabdoo9299 3 года назад
War jibriil kanadi igu salama🤣
@mustafeqoraxofficial9364
@mustafeqoraxofficial9364 3 года назад
Hadad reer burco tahaY like hadkaalena kasoco❤
@hanadqays5415
@hanadqays5415 3 года назад
DHuuso
@mustafeqoraxofficial9364
@mustafeqoraxofficial9364 3 года назад
@@hanadqays5415 Tag h.wase 😅😅 Balwatase istanka Somar Xaryahow
@hanadqays5415
@hanadqays5415 3 года назад
@@mustafeqoraxofficial9364 War xisH00D
@king__moheshofficial4651
@king__moheshofficial4651 3 года назад
Reer burco wa dad qalbi wanagzan plz chanelkeyga booqda🎖
@habiahmed8319
@habiahmed8319 3 года назад
Inanka jakedka madowdga leh ayaa qaqiiqda ka hadlay 👏👍
@sudimohamed9458
@sudimohamed9458 3 года назад
Afar baan guursan,waan isku bad badalan kuyeh, lablabadaas bal arka
@dahirdaacad5433
@dahirdaacad5433 3 года назад
Rer burco waa idin wataaa
@hillaacfilms2447
@hillaacfilms2447 3 года назад
Wllo subscribe iisaar hadaad awoodo waa codsi
@heersareofficial7814
@heersareofficial7814 3 года назад
Zxpkay jipriil kanadi horuu uzii dhiibayba 😂😂
@abdirahmanwalalka7327
@abdirahmanwalalka7327 3 года назад
Jikrta hore u zoco lipx✌✌
@nastehohussein1645
@nastehohussein1645 3 года назад
Reer burco waan iska jeclahay ruuntii waa dad funny ah
@muuseafraxofficial
@muuseafraxofficial 3 года назад
Sxb hore usoco keep going
@king...3695
@king...3695 3 года назад
Hala isoo booqdo fadlan
@hanadqays5415
@hanadqays5415 3 года назад
weLcome
@yusufsalax3693
@yusufsalax3693 3 года назад
REER XAMAR IS MUJIYA 🙆‍♂️⚠️😁
@user-tx4xd2jo3c
@user-tx4xd2jo3c 3 года назад
🤣👏💯 War afarta dhaha😂
@salaadey29shamaq97
@salaadey29shamaq97 3 года назад
Jakarto ku so duul muqdisho so dhawoow
@beeristadhirta6655
@beeristadhirta6655 3 года назад
Walshiin oo idinka cudsanaysa subscribe Inaad isaarto ❤️
@yahyeboss2068
@yahyeboss2068 3 года назад
Hhhhhh wallahi Qosolka iga Dhamado😂😂😁
@mohamedmohamoud1696
@mohamedmohamoud1696 3 года назад
Caaqilkaasi waa qoloma tolow😁🔥
@siciidrashiid2075
@siciidrashiid2075 3 года назад
halhaysta sekeriye aad iyo aad inta igu raacsan like
@asadjoseph2878
@asadjoseph2878 3 года назад
2:50 saleBan dheere nin cülus meel walbah joogta aduh War Wan kusalamay sahip😂😂🖐️
@hollaatme2991
@hollaatme2991 3 года назад
Rag adag xagaa ugu tag😂😂😂 burcoy nolow ❤
@xareed1
@xareed1 3 года назад
*2021 SANADKII DADKIBA WASA 4 XAAS NOWDEEN*
@daherapdih4193
@daherapdih4193 3 года назад
Jakartoow taakeeye inuu caawa ku taakeeye maa rabtaa hhh 😂🤣
@nasranimcaan3433
@nasranimcaan3433 3 года назад
Wllhi ina yar oo lipaax ayaa Ku jiraa Darius😨🤲✨ hal xaas baa fiican fariid😰😓😘
@naasirnasri8849
@naasirnasri8849 3 года назад
VAAR inta iLa aragta odeyga in ay nagi dapa martey 😅🤣🖐
@haybeali1567
@haybeali1567 3 года назад
Reer Burcoa ismujiYa ❤👎
@sadikismail9244
@sadikismail9244 3 года назад
Nio afartu maanay isku si uun dhadhamayn horta 😂
@hillaacfilms2447
@hillaacfilms2447 3 года назад
Wllo subscribe iisaar hadaad awoodo waa codsi
@ibrahimzszo7684
@ibrahimzszo7684 3 года назад
May waa kala dhadhan bn maqly 😂
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi 3 года назад
😂😂 My My Xji waa kaLa dHadHan mid kaLa Mcn soortu 😋😂
@dailyxiin
@dailyxiin 3 года назад
@@Ibby_hashi War waa isku dhadhan 😀😁😁🤦‍♀️
@abdilahiyouseph2642
@abdilahiyouseph2642 3 года назад
@@dailyxiin managa hubtaa? 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@libaanxirsi5902
@libaanxirsi5902 3 года назад
hmmm als somalida iykoon midhba hyan kulahas waan guurzanyaah
@nastexocawil4032
@nastexocawil4032 3 года назад
Wow magalada Burco wa magalo dhisan America modayee lebiska iyo jaakadaha qawow miya ka jira burco
@farhanynwa9202
@farhanynwa9202 3 года назад
Sakariye jakarta Safar Nabad ah sxb
@kungabdhoodkaroon8000
@kungabdhoodkaroon8000 3 года назад
Mashaa Allah wiilka yaree jabriil waa nin caqli badan qaar waaweynoo faaruqu ka garaad wacanyahay
@abdirazakahmed4692
@abdirazakahmed4692 3 года назад
Ma hal xaas ayaa fariid lagu noqdaa
@amiinsosman8161
@amiinsosman8161 3 года назад
Mid reer burco amaan guursada waa rag xayi ah from mogadisho
@mattanstudio5828
@mattanstudio5828 3 года назад
Kulaha afar isku eegBa guurzanayaH heer burco Madaxa af SomaliGa
@abdikarim6089
@abdikarim6089 3 года назад
Reer burco wa idin wata wa dad wada. Funny ah kitab ka kkkk
@user-mu9fq3uy9q
@user-mu9fq3uy9q 3 года назад
Hhhh funny baa tahay. Wlhi
Далее
WILL REER BURCO OO NA JAFAY ARIMAHEENA vs ASAD HAGIO
16:37
Prank reer burco iyo lacag💸💸 qosolkii aduunka
16:31