Тёмный

Prank reer burco iyo lacag💸💸 qosolkii aduunka 

Sakariye Jakarta
Подписаться 242 тыс.
Просмотров 110 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

2 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 474   
@mosaid7260
@mosaid7260 3 года назад
Magalada uguu weyne somaliland waa UK. 😭😅😭😭😭Jakarta Salam from Djibouti 🇩🇯
@N_F_MUZIC_OFFICIAL
@N_F_MUZIC_OFFICIAL 3 года назад
Jakaarta Keep Going
@yaxyeabdirahman9584
@yaxyeabdirahman9584 3 года назад
Waxaan xajo rag waxba ka aqoon ataad tahy😅😅
@tayoqaran.1446
@tayoqaran.1446 3 года назад
Farxaan Diraac
@walifarah101
@walifarah101 3 года назад
Farxan dirac basandiir halgamaa sxb wn kuslmyaa hore usoco
@hafsoqueenofficial1664
@hafsoqueenofficial1664 3 года назад
Waran basadiir meelwalba maataaganrahay
@xmshaami5274
@xmshaami5274 3 года назад
Wax rag iyo rabi yaqan ayad tahay
@naruuracadey7798
@naruuracadey7798 3 года назад
Reer burco gobolkii raga salaan gobeed gaalkacyo baan idinka soo salaamayaa🥰🥰🥰
@hafsodiamond4827
@hafsodiamond4827 3 года назад
😘😘😘😘 sidoo kle
@amuuncrashiid2653
@amuuncrashiid2653 Год назад
Waanukaaqaadnay walal😊😊
@user-mahamett
@user-mahamett 3 года назад
inta ka heshay ismuujiya like👍
@daadirinhogamer6843
@daadirinhogamer6843 3 года назад
Intii islam ah ilahedartiisa iyo nabi maxamed (scw) dartiisa iigu sara
@raznashire1643
@raznashire1643 3 года назад
1:00qol madow ka qosolayaa sidii wax waln😂alla reer burcooy xaraabo
@Omarmohamed-yp1ev
@Omarmohamed-yp1ev 3 года назад
Maxaad ka qaban? Wll Dhar ma gashan tahay? 😀😅🙈
@raznashire1643
@raznashire1643 3 года назад
@@Omarmohamed-yp1ev 🤣war kir hana soo darafsan
@Omarmohamed-yp1ev
@Omarmohamed-yp1ev 3 года назад
@@raznashire1643 🤣🤣😅 raali gelin iga qabo huno mcn⚘
@maxamedxasaasi2887
@maxamedxasaasi2887 3 года назад
Qofka igu hore Nabiga ku sali subscrib walall saare
@ahmedfardaws9494
@ahmedfardaws9494 3 года назад
Kkkkkkk dad ku wax ay San laheen jecelaah
@saabiriinahmed1773
@saabiriinahmed1773 3 года назад
Scw
@nachiipmohamet1919
@nachiipmohamet1919 3 года назад
Waar Ninkaa farxaaN Dapa-Zurwaal meeel iiGu Tilmaama WllHi Waa Majaajilo CaaadiYa ZalaaN GopeeD lpH
@cabdicasiisdybala6418
@cabdicasiisdybala6418 3 года назад
Faarax daba surwaal inta aragtay
@hibomohamed1462
@hibomohamed1462 3 года назад
Maka leh zero bad ku waregysaa baa hh???
@nimcocabdi3881
@nimcocabdi3881 3 года назад
Ala anaa gartay isku class ayaanu ahayn
@N_F_MUZIC_OFFICIAL
@N_F_MUZIC_OFFICIAL 3 года назад
Reer Burco ❤👇
@hakimiaadam1774
@hakimiaadam1774 3 года назад
basadiiirow wanku salmy from burco
@maryanabdi7660
@maryanabdi7660 3 года назад
Farhaan diraac kani mahee
@zakariyecabdi8669
@zakariyecabdi8669 3 года назад
Boqorada stlyka wan ku wataa qu3
@KaskiiHadle
@KaskiiHadle 3 года назад
4:15 farxiya feedha sanduuq wiilki ay isku fasalka ahaayeen
@ibrahimfarahisse4719
@ibrahimfarahisse4719 3 года назад
Ninkas funny waaye
@zamzammohamed8803
@zamzammohamed8803 3 года назад
Hh farax daba surwaal 😀😀😀
@boqoradaofficial2209
@boqoradaofficial2209 3 года назад
Walaalayaal subscribe iisaara waxaan ciyaaraa pubg games 🇸🇴💖🇸🇴💖
@abdiwaliaamusane978
@abdiwaliaamusane978 3 года назад
Uk 🇬🇧 ma magalo Somaliland kamida 😂
@umuzuhayra9424
@umuzuhayra9424 3 года назад
Maya lkn waxni uu waalanyahay hhhhhh
@dalmarg5794
@dalmarg5794 3 года назад
Prank kan Ka Qosol badan waligey ma daawanin Runtii 🤣🤣🤣 Reer burco waa wada funny wlhi
@apdikanimuslim4671
@apdikanimuslim4671 3 года назад
😂😂😂😂😭qofka labad waa libaax wlhi
@nimoabdizemed7504
@nimoabdizemed7504 3 года назад
Qovkii kobad ee like iyo views waa aniga iimala,aantii aya ku gacdey reer burco 🤣🤣🤣🤣
@ikranahmed6909
@ikranahmed6909 3 года назад
Nin culus jakarta horey usocoo
@munafeysal2158
@munafeysal2158 2 года назад
ويل الدين يحدثون في الكدب
@hafsaabdi3062
@hafsaabdi3062 3 года назад
Warya Jakarta miyaad walantahay!!!😂🤣🤣😂😅😭😭
@hafsaabdi3062
@hafsaabdi3062 3 года назад
@AKRAM DAALO soomaha!!😅😅😅
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi 3 года назад
Wr Lcgta ma Anigaad I siisay mize izaga 😂 #Burcooy Boqorada dHaLaaay ALLa mxn kuu xiizay 😂💯🥰🥰
@Kingtaplouz30
@Kingtaplouz30 3 года назад
Legand imnka ayaad ku raaxaysanysa Gopolkeni♥️💯
@hussenhaid8281
@hussenhaid8281 3 года назад
From Holland intii aan kamaqnaa Burco baan u xiisay wllhy I love you Gobolkay kii 💖💛🙌♥️
@cabdisalanismacil1484
@cabdisalanismacil1484 2 года назад
UK ayaa ugu weyn ninka lacagtiza ziiya
@sayidallicaamir7182
@sayidallicaamir7182 3 года назад
Reer burco waa na waalayaan
@mukhtarowbalayo4278
@mukhtarowbalayo4278 3 года назад
Adigaa 3 iyo 2 ku yacen kulaha
@abditaaxmohamed1650
@abditaaxmohamed1650 3 года назад
Waxpa iga siinmayo markaa
@ikraancali9608
@ikraancali9608 3 года назад
Ali siinbaawi igu salaaama😄😄😄
@abdiwaasacqorshe7195
@abdiwaasacqorshe7195 3 года назад
Sakariye iyo pranku waa walalo😂😂 Cuntada ugu macaan waa #Harakooga😂😅🤣🤣
@muhashikhuna8477
@muhashikhuna8477 3 года назад
𝑆𝑜𝑚𝑎𝑙𝑖𝑙𝑎𝑛𝑑 𝑈𝐾 𝑚𝑖𝑦𝑒𝑦 𝑞𝑎𝑏𝑡𝑎
@zamiyafarah8595
@zamiyafarah8595 2 года назад
Hooyodasillkede
@zamiiramahameth5037
@zamiiramahameth5037 3 года назад
SakariYe mxd Dadka Kaftanka uGu dilaYsa NaQ dhipiijo waa afar waabod😂😂😂😂😂
@hafsaabdi3062
@hafsaabdi3062 3 года назад
😅😅😂🤣🤣
@Hamdaartiofficial
@Hamdaartiofficial 3 года назад
Wlo qli waxba idinkuma aha fadlan subscribe ta ha ila dhaafin🥰🥰🥰🥰
@abditaaxmohamed1650
@abditaaxmohamed1650 3 года назад
Waa yuruupe
@jamaalapdulhijsb8834
@jamaalapdulhijsb8834 3 года назад
Viva dhaqdhabiijo in this reer biniin adan jafaal🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@raxmaqaliraxmaqali1122
@raxmaqaliraxmaqali1122 3 года назад
😂😂😂😂😂😂😂
@اميرهمحمد-ه4ط
@اميرهمحمد-ه4ط 3 года назад
Kkkkkkkkkkkk reer habura
@mohamedmuse08
@mohamedmuse08 3 года назад
Legend baad tahay meel adag baad ka timid wlhi inuu iska ciyaarayo baan u haystay
@khaliilgaaruf4170
@khaliilgaaruf4170 3 года назад
Naqdhibiijo matuulo sakariye reerkoodu dagaa
@sacadqalinle3740
@sacadqalinle3740 3 года назад
Kkkkk haaaa wll waa sidaas xaafadohoodu waa xaafada turkey-ga
@z012y
@z012y 3 года назад
6:32 *Sheekhu hadduu billions rabo anigu immisaan doonnayaa ?* 🤔
@hamsemahdi8811
@hamsemahdi8811 3 года назад
Yaa yidhi sheekhdu billions na rabaan? 😂
@zainzaki135
@zainzaki135 3 года назад
Fakiyo
@abdishakurbt1512
@abdishakurbt1512 3 года назад
😅😅😅😅😅 naq dhabiijo wale hawlbaad so kordhisay sakariyay ilaa hada waan qoslaya iga wale
@suldaanabdullahi4407
@suldaanabdullahi4407 3 года назад
Beenta & lacagta labaadas waa labada maanta caalamka lagu adoonsado,,,, 😏
@dagan7757
@dagan7757 3 года назад
Kkkk🤣🤣🤣 lacag dhaynahaa laydunku leeyahay qosolku aduunka sakariye keep going🤣🤣🤣🤣
@fhassanmohamed1627
@fhassanmohamed1627 3 года назад
Subxaan allah sakariye jikaarta maxaa ka qLdan maanta. Waxaad ogaataa dadka aad ku hunguraynayso lacta aanadsiinayn inay ku jiraan dad aan saakaba quraacan. Qadana meelku ogayn plz unax dadkaaka oo haku walacsan waxaanad siinayn im feeling sad walahi ilaahaw ishooda kaa du. Subxaaan 😞😞😞😞
@ladaneey509
@ladaneey509 3 года назад
Ax walal wlhi wa runta dhalinyarada lama hunguriyeyo wa Doqon ma ragg ba lagu ciyara😭😭
@shamzdinmohamud6616
@shamzdinmohamud6616 3 года назад
2: 25 kulahaa xariifkan waa Uk😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀uk ma soomaliland bay ku taaal yaapnaye
@zamzammohamed8803
@zamzammohamed8803 3 года назад
😀😀Indha adayg bu dhmeyy
@اميرهمحمد-ه4ط
@اميرهمحمد-ه4ط 3 года назад
Kkkkkkkk wa ciyarde
@hodanhassan8173
@hodanhassan8173 3 года назад
sakariyoow magalaada ciyaarta ka daaa from gaalkacyo
@shiineapdi7500
@shiineapdi7500 3 года назад
Inta aragtay reer burco iyo lacagta iaan lasoo kala gaadhin 🤣🤣🤣like saara
@queenzavi6069
@queenzavi6069 3 года назад
Qofkii u horeye ban ahy like igu dhoba burcana uso socda igu sodhaweya🖤💫❤
@maalmahan7820
@maalmahan7820 3 года назад
Xabaad uleedahay
@safiyadheman8746
@safiyadheman8746 3 года назад
Ok
@akramvlogsfilms4904
@akramvlogsfilms4904 3 года назад
Wll qali iga nax soomaali ayaan ahay SUBSCRIBE SAAR WLL QALI and like
@nimoabdizemed7504
@nimoabdizemed7504 3 года назад
Zakariyow imala,aantii ayad ku kicizey wallhi 🤣🤣🤣keep going hargeysa imo illah ban kugu dharshey
@maxamedamiinxasan8472
@maxamedamiinxasan8472 2 года назад
Farxiya fedhasn duqban wllo nahay yaa xasuusta 🤣🤣🤣
@nasranashaad1309
@nasranashaad1309 3 года назад
Ala qosolbadanaa prankigan walahi beerka 😂😂😂😂😂😂keep going cali sanbaawi beerku nacaseeyay
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 3 года назад
Adigiiba 2iyo 3gu ba ku yaaceen 🤣🤣🤣🤣🤣🤣 maxamad yare caadi maaha
@empireshow1
@empireshow1 3 года назад
Ali simbaawi 🤣🤣🤣🤣
@kowsarowkonbe2306
@kowsarowkonbe2306 3 года назад
MagaaalaDa soomaliland ayaa La,oo fakirin cajiiib dee waa caasumada Kun baa ugu qosol badnaa io kii yiri war ninka lacagta adiga iga siiyey kk Dee Waxba igama siinaayo miyaa awalba dhagas bad aheyd wlhi kan yar cey buu kala daalay istaqfullh waa qosley
@raageadam5733
@raageadam5733 3 года назад
Sekeritye iyo asxab tisaba waysalamanyihiin
@kornelrabile5411
@kornelrabile5411 3 года назад
War yarka ugu dambeeyo wuxu umuuqda nin lacagta sa’id ugu baahan ee xoga bal xaad ugu laabi weyday hadad dhaanto
@abdinasirfarahali9512
@abdinasirfarahali9512 3 года назад
Anaa maanta ugu horeeya walahay ee liketa usaaara garaaadka from sool ban idinka soo salamayaa dhalinyaro hore u socda
@Bin_hazan
@Bin_hazan 3 года назад
Inkasto fn-thay lkn Imanka kaso Riday rga
@mahamoudabdirahman7118
@mahamoudabdirahman7118 2 года назад
Qaypta pakhti yaa nasiipka lxejeclopaa kujirt
@abdicasiisaadandirir6726
@abdicasiisaadandirir6726 3 года назад
kkk adiga wax walpa wa laga filanayah
@sahracabdi5700
@sahracabdi5700 3 года назад
🤣 best prank wllhi🤣 FroM hargaisa
@warfaasharmake2220
@warfaasharmake2220 3 года назад
Reer burco waa fani
@hodanisamciil4172
@hodanisamciil4172 3 года назад
Kulaha gabadhabaku kuursany gancsin wn ku abuuraya war 100 dollar farawaynah 😅😅😅
@munacisman5891
@munacisman5891 3 года назад
Waxan ad iyo ad ugu qoslay niinka hilib ka geela ku jawabay ee filayaay in ulacagta qato kadib uu niinka kale yidhi harikoga uu macan kadib lacagta ku qabsaday 🤣👍 gobalkaygii🥰 ❤
@najmaaxmed8378
@najmaaxmed8378 3 года назад
Ala beerka 😂😂😂😂😂😂😂😂😂prank iga dheh😂😂
@cruzego1883
@cruzego1883 3 года назад
Waaxay gabdhaha burco $50 lagu giursadaaye
@faadumoabdallah2336
@faadumoabdallah2336 2 года назад
Dulmiga jooji dadka masakiinta ah haku ciyaarin uf
@najmasiciid7600
@najmasiciid7600 3 года назад
Wlhi waxaran dadka hunguriga haka so ridin dhalin yarada manta 😢
@user-mahamett
@user-mahamett 3 года назад
Walaal ilahay dartii subscribe igu saarru-vid.com/show-UCjw6EOvv0nCxw2w2T29loIg
@motech2022
@motech2022 3 года назад
Dareenkii dadka ayaa qosol laga raadinayaa
@mustafinhofd3802
@mustafinhofd3802 3 года назад
War wan ku dilaya kulahaa😳😅😅😅😅😅🙈🙈
@khadarnasri4895
@khadarnasri4895 3 года назад
Part 2 inta iguraacsan like saara
@yacquubalra7378
@yacquubalra7378 2 года назад
Qaracaasi sariirtu iga dul tuuray qosol wllhi UK kulahaa
@mohamedabdishaafi4485
@mohamedabdishaafi4485 3 года назад
Rer burco wan idin salamay from muqdisho
@kawzarcaydiid358
@kawzarcaydiid358 3 года назад
😁😂😂😂walhy way iga qosliyeen reer burco huuno
@mohamedabdishaafi4485
@mohamedabdishaafi4485 3 года назад
@@kawzarcaydiid358 hhhh dadkan iska jeclahy wlh
@abdiali2957
@abdiali2957 3 года назад
Waan kaa qaadnay shp
@munasaleban4743
@munasaleban4743 3 года назад
Wanka qadnay
@najaxcabdi4906
@najaxcabdi4906 3 года назад
Kaa qadnay wllo salanta mid lamida
@saedhassan3871
@saedhassan3871 3 года назад
Sakariyow dad masaakiina ku jira zxbe ha ku hungayne kadaa wlhy qaarbaa ubaahane
@abdikadirali9034
@abdikadirali9034 3 года назад
Kan UK dhahayo maskxiyan ma fiyobo wlh
@mohamedskara4881
@mohamedskara4881 3 года назад
Reer burco fany wan idin salamay
@cabdiraxmaanmaxamed1298
@cabdiraxmaanmaxamed1298 3 года назад
Hhh adigibaa 2ga iyo 3riiguba kudha qaaqee
@farxiyaahmed8794
@farxiyaahmed8794 3 года назад
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@cwaliindhacade6875
@cwaliindhacade6875 3 года назад
Jakaart barnamijyda nuucaan cml ka ah inoo so badi
@axmedcaydiid159
@axmedcaydiid159 3 года назад
Uk ayaa somaliland ugu weyn kulahaaa hhhhhh
@ikranahmed6909
@ikranahmed6909 3 года назад
Adiyo goplka raga wannidin wataa😘
@mohamedHassan-cd4nt
@mohamedHassan-cd4nt 3 года назад
4:10 ilmuhu afkisa sidee isleeyahay
@neymarjrskillsproductiontv6053
@neymarjrskillsproductiontv6053 3 года назад
Uk😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄
@stepstojannah
@stepstojannah 3 года назад
Asc walaalayaal I soo booqda channelkeyga waa channel Quran iyotafsiir iyo ducoyin si gudbi kheerka si qofkii dhageysto ajar ugu heshid jazakalaahu kheer
@munafeysal2158
@munafeysal2158 2 года назад
هلاك
@nageeb-mohamed
@nageeb-mohamed 3 года назад
Burco gobolka gobolada eryaday 🔥👏
@gashaangantaal3684
@gashaangantaal3684 3 года назад
Kani waaba hurdayaa uk somalia miyaaaa
@israomer4897
@israomer4897 2 года назад
Alah qosolka ayaad igadhamysay
@abdimaliksaidcawale4694
@abdimaliksaidcawale4694 2 года назад
4:15 WA Faarax dabasurwaale
@qudhachure9598
@qudhachure9598 3 года назад
Zero garayntu mxy ahyd
@somalicomedy9388
@somalicomedy9388 3 года назад
Masha alaah waan ka helay lkn qosolka xooga gaabiya
@sifeeyajibril3000
@sifeeyajibril3000 3 года назад
Dee waxaan dhakhdhakhda haya shit maad naka daysid oo sidaadi horay ku daysid very annoying
@suldaand
@suldaand 3 года назад
Sheeko cusu 0 farayn
@ahmedkalo8641
@ahmedkalo8641 2 года назад
Ma lacagtii dhaynahaa la idinku leeyahay😄😁
@bashiirzanati3521
@bashiirzanati3521 3 года назад
Qosol waynaa uk ayaa somaliland ugu wayn maxaad raga xadhiga ka jarysaa zakariyow
@_afardhaan8250
@_afardhaan8250 3 года назад
Waar naga tag harokoo lhyne kan dhimn muxu aha kulaha🤣🤣🤣🤣
@zakiali5664
@zakiali5664 3 года назад
Jakartay gobtii xiiranta ma tihid matagtid oo wax Kama soo duubtid daanta ceeryaanta’ waaar meeye gobtii xiiranta iyo ceeryanta like hala iisaaro
@fadximohamed3278
@fadximohamed3278 3 года назад
Kkkkkkk aar ma sidaasu ugu nool yahay somaliland ku lehas yuuke
@cabdiraxin4806
@cabdiraxin4806 3 года назад
Qosolka aduunka wllhi
@maryanabdi7660
@maryanabdi7660 3 года назад
Ree burco iyo zakariye Aad ban idiin salmayaa wllo
@mohamed88466
@mohamed88466 3 года назад
Qofka labaad maanu ahyn xaliimo dhareer walaalkeed iyo fatxiya feedho sanduuq saaxiibkeed Waa siduu isagu inagu yidhi Waar niow waxan waad Isla ogtihiin waayo dadkii hore uun baa soo noqnoqanya in badan
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 2 года назад
WAR DADKA HA LUGOOYNIN
@abdiqaniabdirahim8137
@abdiqaniabdirahim8137 3 года назад
Somaliland uk a uweyn😜😄
Далее
🎙Пою РЕТРО Песни💃
3:05:57
Просмотров 1,3 млн
WILL REER BURCO OO NA JAFAY ARIMAHEENA vs ASAD HAGIO
16:37
SOMALIA 🇸🇴 HALKE KU TALAA
3:41
Просмотров 6 тыс.
VIDEOGII IGU QOSOLKA BADNA \ REACTION REER BURCO
15:48
Просмотров 223 тыс.
REER BURCO ANI GACANAA U TAAGAY [ REACTION ] .......
22:55
nolosha qaadka
40:13
Просмотров 322 тыс.
🎙Пою РЕТРО Песни💃
3:05:57
Просмотров 1,3 млн